Nolosha Ariga Laakiin Markaan Kaymaha Dagaalka | Ruushka ha isku aadin sababtaan owgeed .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 154

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +56

    Mahadsanid wiilal somaliya oo la khaldi laha ayaad u furtay indhaha

  • @Gytyÿyyyy
    @Gytyÿyyyy 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Ilahoo soo badbaadi muslimiinta 😭😭

  • @nagiib.khadarcabdi2823
    @nagiib.khadarcabdi2823 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Dhalinyardii soomalidu Arsaqadiiba inay yurubtaalbay u haystaan
    Waardakiina Amiina oo wax kala soo baxa

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @مريم-ن6ي7ظ
    @مريم-ن6ي7ظ 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allaha ka samatabixiyo wiilasha muslimka ah ❤yaa rabi u gaar gaar

  • @mahamedhiglo6198
    @mahamedhiglo6198 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Rabiyow wixi muslim ah ka xoray dhibata 😢😢

  • @HibaXilwa-wn6hm
    @HibaXilwa-wn6hm 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢

  • @AishaIbraahim-nw9yv
    @AishaIbraahim-nw9yv 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤

  • @HudeyfeAbdisalan
    @HudeyfeAbdisalan 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mahadsanid macalin cumar inshaar

  • @culumoofficial4310
    @culumoofficial4310 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Cumar inshaar respact guul walaal

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +61

    Maanta hadaad nabad ku hurdeyso, dad baa habeen iyo maalin seexan oo gaajo iyo rafaad kujira waana walaaleheena reer Falastiin 🇵🇸 😢 aan uduceyno Allah dhibka haka qaadee. Aamiin insha Allaah 🤲

    • @QulasadaFilimada2
      @QulasadaFilimada2 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      aamiin

    • @abdifataaxmaxamed268
      @abdifataaxmaxamed268 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Aamiin

    • @hassanmohamud3003
      @hassanmohamud3003 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Alle haka dulqaado dhibaatada

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Illahay hau gargaaro shacabka reer Palestine 🇵🇸

  • @kcm7517
    @kcm7517 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid. Ustaad. Wacyigalintada. Omar. Ishaar❤

  • @XasanMuse-q6i
    @XasanMuse-q6i 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    رب هب لي من لدنك زوجة طيبة وجميلة انك سميع الدعاء اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @MaankaGeming
    @MaankaGeming 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    اللهم إنانسألك العفووالعافيةفي الدنياوالأخرة❤❤

  • @AL__FA-g
    @AL__FA-g 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ku Sali nabiga scw scw scw❤❤

  • @Sooyaal-media
    @Sooyaal-media 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Halkan soo daawo muuqaalo muhiima❤🎉❤

  • @saidismailsaid4445
    @saidismailsaid4445 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    الهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
    2/10/2024 16:00 arbaco

  • @khalidharir290
    @khalidharir290 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cumar ❤alle ha barakeeyo zxp

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    سبحان الله😢😢😢

  • @hadillaium
    @hadillaium 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Mid kamid ah videoska ugu cabsida bdn ee aan daawaday isbuucan😢 dhaliyarada caalmka islaamka waa dulmanyihiin

  • @xabadofficialmedia9142
    @xabadofficialmedia9142 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Cumarow Allah hku sharfo wllky ❤

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xanuun waaye wlhi allaha ugar-gaaro masaakiinta mhdsnd ustd omar qaaabka wacn oo aad inooga digtay casharkano kale🥲

  • @AxmedMaxamed-li8zh
    @AxmedMaxamed-li8zh 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wlhi xanuun quraan ninkii kufikiro wuufahmaya

  • @Somalia-c3m
    @Somalia-c3m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    omar🎉inshar mahadsanid sxp

  • @SaacadAlcaamiri
    @SaacadAlcaamiri 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wll

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha aqristaan aayatul kursiga, suuratu Yaasiin, Xasbunallaahu wanicmal wakiil, laa xowla walaa quwwata illaa billaah iyo saliga nabiga calayhi salaatu wasalaam Allaa ka indha saabaayo oo hurdo ku soo tuuraayo kadibna magaalada ugu soo horayso ha galaan halkaasna safaaradooda hakala xariiraan ama lug haku galaan wadamada dariska ee Muslimka. Allaah ayaa badbaadinayee. Alla balankiisa waa xaq, ducada madluumkana waa la aqbalaa.
    Allaha kasoo furto dhalinta Muslimiinta ee meel kasto ku dhiban cadowguna ku qasbayo inay dagaalamaan. Allaahuma aamiin.

  • @In-the-name-of-Allah-u8n
    @In-the-name-of-Allah-u8n 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Greetings from Yemen 🇾🇪 to all the free people of Palestine 🇵🇸 and to all the free people of the world❤❤..

    • @JaamacMuuse-y4c
      @JaamacMuuse-y4c 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Iwrn indro

    • @ABDIRISAK-JAMA1
      @ABDIRISAK-JAMA1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Please tell me whats up❤

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Not true 👎 it doesn't matter where you from but what I'm 💯 sure is you're scam

    • @m-12flix73
      @m-12flix73 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@xamseaadam1954yaan lagu qaldin😂

  • @Sami_Abdirizak
    @Sami_Abdirizak 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thanks pro

  • @ahmed_ali_buur411
    @ahmed_ali_buur411 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaah haynoo gargaaro hadaan nahay muslimiin

  • @LONEPOY-e5o
    @LONEPOY-e5o 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wl jazakalh

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle ha badbaadiyo maskiimiinta

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha ugar gaaro dhalintaradaan ku dhiban Halkaas

  • @StrongGirl-t2t
    @StrongGirl-t2t 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Omar Inshar❤😭

    • @Eva-f6c
      @Eva-f6c 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Gabar adag😭🤎

    • @StrongGirl-t2t
      @StrongGirl-t2t 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Eva-f6c 💋♾️

    • @abdinour
      @abdinour 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gbr jilicsa 😂🫵​@@Eva-f6c

  • @Edbashir
    @Edbashir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ربي يسعدك ❤

  • @Jiilishariif
    @Jiilishariif 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro walaalahaas.

  • @SAMIIR-TUBE
    @SAMIIR-TUBE 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Koobka shaaxa ah wan haystaa malwaxa iloway😂😢

  • @zhuap_xlvii
    @zhuap_xlvii 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    yes yes yes waan ku faraxsanahey in yamaniyintii shaley Rushka iyo itobia noosoo racey in dabka lagu ridayo Wax aan U jixin jixoonayo ma jiro 🤏🏽🫵👍👍👍

    • @mahamudmahamed9893
      @mahamudmahamed9893 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa runta😅 laakiin waa Muslim alle ha u gargaaro

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Muslim ma tihid miyaa jiilkii wakhtigaa yemeniyiinta shuuciga ahaa waa dhamaadeen kuwani waa islaam 😂

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid macalimu ❤😊

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢illahow badbaadi

  • @AxmedCabdilaahi-d7l
    @AxmedCabdilaahi-d7l 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good cumaraw waa arin sifudud uga dhici karta somalia

  • @CabdiwaxidAxmed-n3j
    @CabdiwaxidAxmed-n3j 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subaxanalah 😢

  • @zahraabisye7937
    @zahraabisye7937 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Asc waxan rabaa ku hadal afka carabiga fadlan ii soo jawaab

  • @ahmedzeytun3602
    @ahmedzeytun3602 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kuwii ay Qatar qoroty baan saan cml ooga baqaya, dhalin yaradi somalida ahaa

  • @XasanCabdi-zw4st
    @XasanCabdi-zw4st 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xagee kala xariiraa macalkin luqada carabiga bixinaya

  • @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
    @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha ka Soo samatabixiyo dhalinyaradas waa cadaab aduun

  • @MrkabShishaye
    @MrkabShishaye 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogaansho. Asc. ❤❤❤

  • @MursalSaleban-bm3sn
    @MursalSaleban-bm3sn 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogansho saxib kasoo hadal malabka iyo shinida

  • @ShuaybDuceysane
    @ShuaybDuceysane 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Russia Wa Jahannamadii Addunka wa Jaxamadi Addunk aiyo mida Aakhiro Halayska ilaaliyo.

  • @MaxamedilkacaseMaxamedilkacase
    @MaxamedilkacaseMaxamedilkacase 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ala kabedbaadiyo😢😢😢

  • @Amatullaah5559
    @Amatullaah5559 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حسبي الله ونعم الوكيل 😢

  • @AbdiFatah-o2k
    @AbdiFatah-o2k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Omar inshar ❤

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxan wa borbogaando reer galbeed

  • @AliHassan-uf6yg
    @AliHassan-uf6yg 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan arki doona somali badan joogta halkaas

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ruushka Ciidan uma baahno jooji dacaayadaha reer galbeedka carabta u soo dhiibeen

  • @yaxyeaadam5818
    @yaxyeaadam5818 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ustaad omar fariin baan Gmail kaaga soo diray please iso jawaab walhi aad baan kuugu baahanahay e

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilashan iyo gabdhan uma lenmayo in ay saliga nebiga dhaafayaan

  • @AbdilatifSheikh
    @AbdilatifSheikh 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Okaaly maclumadkan seed ku xaqiijinkarta wll ocidamada ruushku markay muuqalka duu bayan cidamada ruushku mala ma arkaan waaxan ree galbeedka ka dambeeyo Russia long live

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mar aan dagaal lagu jirin bay iska duubeen

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cajiib wxaa is dulminayaa waa isla iyagii uun oo carab ah yaab

  • @maameis2674
    @maameis2674 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Baaba jay ayaan soo xasuustay 😂😂

  • @kedirjundi5679
    @kedirjundi5679 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Russhka Adoonsi Male masar weydhanta

  • @hassanmohamud3003
    @hassanmohamud3003 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku Sali nabigaaga muxammad

  • @saydali5757
    @saydali5757 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan kaga mahadcelinaya wll cumar inshaar dadaalka aad umareyso sidi aan marweliba ufejignan laheyn,runti maantana in xog cidi kusiiso wa iyado saanad dhan lagusiiyay Markale mahadsanid

  • @CabdifitaaxGalad
    @CabdifitaaxGalad 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa sida DDS ay ethiopia u gasho

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ileen mujrimka rushka Hogamiyo waxa uu u bootenayo waxa uu Dabka ku guray dhalinyarada islamka

  • @ruunmoh
    @ruunmoh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaas somali ma aheen aslan beentiis waaye

    • @YaataqaanaCabdi
      @YaataqaanaCabdi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaad kahadlaysaan sxb🤔

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    10:10 Cunugaas yarkaa iga nasiib badnaa kkk., ilaahay ha idin soo badbaasho

    • @abdikarimyusuf6141
      @abdikarimyusuf6141 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Iska aamus xabada waaba caadi qaboowga kajiro meesha lama qiyaasi karo

  • @MuscabJeylani-k7l
    @MuscabJeylani-k7l 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rushka iyo marekan wax isma dhaman

  • @MohamedMuqtar-t7b
    @MohamedMuqtar-t7b 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Israel waa la jiwiyay ku laawo vedio hore

  • @MohamedmohamudNor-qt3vn
    @MohamedmohamudNor-qt3vn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaaxan iyo malawaxaan intey nooyaaliin😊

  • @MahadMataan-c4v
    @MahadMataan-c4v ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Baabajey maxay nogu dari wayeen Somalia hano matalee 😂😂😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🤔 10 mar ka fakar sideedaba haddii shaqo banaanka ah laguu soo bandhigo😮😮
    😢 markii Dagaalka Laga Tago Dabin Addoonsi ah ayaad ku dhici kartaa!

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Omer inshaar
    Shaqo muhiim ah ayaa umada soomaaliyeed u hayssaa.
    Muuqaalkan waa muhiim inuu aad ufaafo.
    Shaqo 2k ba tire 1k ba ah.
    Iyo passport dal european ah qofka diidayaa wa ayo ee soomaaliya jooga.
    Waa dabin halis ah gaar ahaan dhallinta.

  • @wewonwm7349
    @wewonwm7349 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Free Palestine

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle hakasoo furto ruush anaa arkee qof russian ah waxaad is dhahaysaa aadame maaha naxariistaa ka guurtay waxaana waxa sababay dhibaatadii iyo dilkii shuuciyadu ugaysatay

  • @Gooh_axmed_Aar
    @Gooh_axmed_Aar 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xataa dhalinyarada Dalalka kale ee shisheeye joogta maalin dhaw Hadii la isku yaaco Furimaha la isu daabulayaa Ee isu badnaado Dalkiina dhista unasoo gurya noqda.

  • @guleedresto4817
    @guleedresto4817 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wn Ku slmyi shp rushka kaliya maha EE wa wadankasta wxn usoo jogeyi Libya ayaa dadka Ajanita siida rushka dadka uu qoran jirtayi kasii daranka dadka la qortayi jiida hore ayaa la geyna libyaka mel ayayi dhufeysii ka galayen

  • @calicabdibootaan2926
    @calicabdibootaan2926 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhi waa Arin jirta

  • @IBRAHIMHUSSEINBADROONI
    @IBRAHIMHUSSEINBADROONI 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan ka mid ahaa dhowr somali iyo ajaanib ah kuwaasoo loo soo bandigay in la ciidamiyo waliba bishii 4k dollar balse waan diiday waana Lee soo tarxiilay

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BalaYa Ruush tagta

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yukrayn ha isku dhiibeen

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah jabka carabta jecliyaa😂😂❤

  • @caadilcade
    @caadilcade 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rushka Saqajaan Waye

  • @haa8793
    @haa8793 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oct 7th maogin sidey wax noqon donan culeys ey wax kugumadin Alaha saaro yahud iyo xulafadoda ducadena yanan kalajarin ansiilaba jibarno musliminey culeyska Alaha kaqaado culeyska muslimiinta

  • @Fateeli
    @Fateeli 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    koob shaha waa isla fahanay lkn halka malawaxa digir maku badalan kara ayada ii dhawee

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @Yahyabinuyaxya
    @Yahyabinuyaxya 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Shiìkh634
    @Shiìkh634 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yuutu yuub keenaan ku soo biir 😂😂😂😂

  • @SalmaAhmed-sm4ex
    @SalmaAhmed-sm4ex 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaalada in la aamino baa ba khalada😢

  • @cawil252
    @cawil252 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Way isireen 3000aa ku sheqeynysa balse dhawr bilod oo dagaal ah waxa ii suurto gashsy inaan dib u soo noqdo gudaha Moscow .safaaradaydi somaliana xaqeygii iima soo dhicinin

  • @AbdiFatah-o2k
    @AbdiFatah-o2k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @abdimajidfarah7387
    @abdimajidfarah7387 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc aniga oo ku nool ruushka arinkaas waa jiraa lakin dadka igu si shakhsi ahaan udoorta ayaa badan oo carabtu in tabadan marka lagu dhaho lacag badan iyo sharci ayaa la’idin siinaya ayay is qoraan ciidan lakin somalida dagan halkan iyagu kuma jiran mana arag oo maqal qof isqoray ciidanka

  • @XareedMoxamed-bd3rp
    @XareedMoxamed-bd3rp 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb shaqo waa shaqo

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhalan yarada waxbay barteen dad ciidan u noqdo ma laha laakin hub nuclear ayay leeyihin

  • @ahmeddu7772
    @ahmeddu7772 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤔bisha juni myaaa dhahye sxb mise😊

  • @abdihakimwarsame9318
    @abdihakimwarsame9318 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll
    TH-cam kumaa Bahnaa...ee ka Baxaaa.

  • @ZakiAbdirahman-d4e
    @ZakiAbdirahman-d4e 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaal loo ardo dhibaatadaas ayey keentay Marka wax kuu dhaama malahan wadankaada in aad joogto.

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hollywood news

  • @ceegsane
    @ceegsane 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    sxb aadan sahlan waa laso xaqiijiyay somali maahan ninkas waa itobiyaa wll

    • @YaataqaanaCabdi
      @YaataqaanaCabdi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sxb adoo raali ah Aadan sahan maad kawadaa🤔😁

    • @ridwaan2524
      @ridwaan2524 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      amaa adi tahay hee