Sideed Naftaada Ugu Noqon Janaraal Hogaaminaayo | Bugga Rober Greene ee Istaraatiijiyada .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 229

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 7 หลายเดือนก่อน +85

    Alxmdllhi 5 sano kahor iigudambasey siigada🤲🏿

  • @gaboose114
    @gaboose114 7 หลายเดือนก่อน +18

    somaliyey dadka wax xun soo gudbiya waan gaarsiinaa meel sare ee ustaadka iyo dadka wax wanaagsan noosoo bandhigaya aan gaarsiino meel sare coming soon 1m insha allah ustaad

  • @jeerijaksan9500
    @jeerijaksan9500 7 หลายเดือนก่อน +35

    Ilaaahow
    aduun iyo aakhiro
    noogu naxariiso🤲

    • @AhlaamFaysal
      @AhlaamFaysal 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin❤

  • @MahatbusuuriMahat-mt4rh
    @MahatbusuuriMahat-mt4rh 7 หลายเดือนก่อน +13

    Ogaansho maaha waaa noolasho waaa noolashooo❤❤❤❤❤❤❤ 10000000 100000 الله يسعدك ويوفقك ويرزقك ويحفظك يا صديقي العزيز الغالي ألف مبروك

  • @DAACIYARE252
    @DAACIYARE252 7 หลายเดือนก่อน +43

    -Hadii aad rabto in aad u nolaato sida ay ehlu janaha u noolyihiin adiga oo aduunka joogo noqo qof laabtiisu ay cafimaad qabto oo aan qofna cuqdad u qabin
    Sh:Mustafa xaaji ismacil harun❤️

  • @JUWEERIYO140
    @JUWEERIYO140 7 หลายเดือนก่อน +5

    Kusali nabiga scw wll
    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤

  • @MucaadAxmed-vf4hc
    @MucaadAxmed-vf4hc 7 หลายเดือนก่อน +5

    Maanta oo ah 27/2/2024 maalin isniin saacadu ay tahy 11: 30
    Waxa ladagaalami doona cadow keyga caado xun
    Dhalin yaro iso duceeya inu allah iga madooweyo🤲

    • @idiriscali-zh1mc
      @idiriscali-zh1mc 2 หลายเดือนก่อน

      Alle hkula grab glo❤

    • @FarahHirsi12
      @FarahHirsi12 หลายเดือนก่อน

      Ma xaqiijisay manta oo Mudo laga joogo iso jawaabo haday kuso gadhay farintayda

  • @inashacayb
    @inashacayb 7 หลายเดือนก่อน +9

    Guuleyso Cumar inshar muqaal aad soo dhigto anan daawan ma jiro inta odayga codkiisa jecel😅❤

  • @IbrahimJamac-n3b
    @IbrahimJamac-n3b 7 หลายเดือนก่อน +14

    Ayaamahan waad naga mashquushay ustaad aad ayan ku sugeynay

  • @NaniBoy1702
    @NaniBoy1702 7 หลายเดือนก่อน +2

    4/3/2024 22:46 go.aan fcn😢

  • @kheyre0293
    @kheyre0293 7 หลายเดือนก่อน +43

    Glad to see back ustad omar. I have been checking u for three days, cause u told as one week ago that u are working on it. Thanks a million.

    • @ELMDQ
      @ELMDQ 7 หลายเดือนก่อน +9

      Dadka aad lahadleyso inay Somali yihin ogow

    • @abd.kassel8591
      @abd.kassel8591 7 หลายเดือนก่อน

      @@ELMDQ😅😊

    • @SAMANE2021
      @SAMANE2021 7 หลายเดือนก่อน

      @@abd.kassel8591 waaa kuwaa 😂😂😂

    • @madoo199
      @madoo199 7 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@ELMDQ maaha muhiimadu dadka uu la hadlayo, ee waa isagu luuqada uu rabo ama jecelhy inuu Ku hadlo.
      Udaaya dadka aragtiyahooda somaliyeey.😑💔

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@madoo199 waxaa macquul ah inayba dhigtaan schools ingriiis lagu barto hadana dad bay ka lushaan intaa ar dadkena😂😂

  • @footballi-r4t
    @footballi-r4t 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kusali xabibkena maxamed scw

  • @muhyadinhussein8725
    @muhyadinhussein8725 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fiiro gaara:soomaaliyey ragani way dadaalayan si ay mawduucyo wax tarleh inooguso gudbiyaan
    Balse hadii aydin diyaar u ahayn inaad is badal samaysaan idinma badali doonaan😢

  • @C.qaadirrashiidXabiibjaamac
    @C.qaadirrashiidXabiibjaamac 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asw wll waxaan aragti oo caadooyinka xun xun laga baxayo waa inaa caadada xun aad dib dhigataa sida caadooyinka wanaagsan aad u dib dhigatid mar walba ay kugu soo dhacdo waxaa dhahdaa beri baan sameen berina ma dhamaato mahadsanid

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ino Soo Badi xikmadaha nocaan oo kale mahadsanid brother keep going 👍👍👍👍

  • @ayaanmaxamednuur4663
    @ayaanmaxamednuur4663 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ogaansho respect ❤💯

  • @baarliinmohamed-7191
    @baarliinmohamed-7191 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cumarow link share xirfad maad halkan so dhigtid saan halkan uga tixraacno isku day muuqaal walba oo aad sogalineyso inaad soraaciso link share xirfad

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahow noo naxariiso labada daaroodba

  • @Abdifatah2030
    @Abdifatah2030 7 หลายเดือนก่อน +3

    cumar insharaw madax waynaha somaliya maad isku soo sharaxdo tiriibkan legend baa tahee saxip we love you walahi

  • @abdullahiamedosoble
    @abdullahiamedosoble 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Tala wanagsan Masha Allah ❤

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa kan muuqaalkii dhalinyarada , siyaasadii inaga nasi inkastoonan daawanba.

  • @caadowalboxunkadherow
    @caadowalboxunkadherow 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cadowgeyga waa nafteyda iyo sheydan waka adkana lawadas 15✋
    Ya llah. ii dambi dhaaf 🤲xumanta iga fogey ✋🤲27/2/2024 🥶💔badal naftada✅❤️

  • @abdirabbibashiirguled8266
    @abdirabbibashiirguled8266 7 หลายเดือนก่อน

    It’s seems you defaming Somali entities and propagating dishonest propaganda between government institutions and citizens.

  • @Kolbaheer
    @Kolbaheer 7 หลายเดือนก่อน +1

    Omaroo 19 ilaa 2022 siyaasada soomaliya kama hadli jirin hada maxaa isbadalay 🤷🏽‍♂️

    • @abdirahman7282
      @abdirahman7282 7 หลายเดือนก่อน

      Ninkan siyasad kama hadlayo hada mida kale qofka waxaad ku aragtay ku xugmi wax laga sheego haku xugmin. TikTok iyo fb ayaan ku arkay kalmadaan hada aad soo qortay omar waxas kama hadli jirin ee hada muxu ogahadlayaa ayaga oo qalbiga kuhayo in ninkii waqtigas xukunka hayay iyo asaga ay isku qabiil yihiin lkn dadka caqliga usaxiibka ninkaan Somali wax anfacayo waxan ka ahayn kama hadlo waliba ka dhalanyaro ahaa waa dhiiri galiyaha ugu weyn ee manta aan heysano
      FG: wax waliba dhanka xun hadii laga fiiriyo waxay kula noqon wax xun. Dhanka wanaaga ah hadad kafiiriso wanaag bay noqon

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho 6 หลายเดือนก่อน

    ustaad asc afsomliga qoralkisa neh uu ii dibaya lkn sas uu ii tahay in aan waxa Iga daxa kuxayo wa in aa kala hadla almuhim waxa xirfada video editing ka gareyi horlar balaran sas ooyi tahay waxa ku bireyi in aan aroosyio dubo Lacag ana xadidenen ana kasameyi lkn waldgeyga rali igma ahaa maxa igula talin lehed mahadsanid

  • @mulkisharaf1523
    @mulkisharaf1523 7 หลายเดือนก่อน

    Sheer xirfad free ma la igu bara lcg ma hysto lkn wan jaclhy😢😢😢😊

  • @AliHassan-kk6il
    @AliHassan-kk6il 6 หลายเดือนก่อน +1

    Noolow taliye dhalinta sasudhiri gali ilaah haku dayee❤❤❤❤

  • @AMIINjeey
    @AMIINjeey 7 หลายเดือนก่อน +2

    The best TH-camr omar inshar ❤

  • @liyooalisheqdoon1686
    @liyooalisheqdoon1686 7 หลายเดือนก่อน +1

    Daarod nimada iska daa madax weeynaheena xasan cambaarenta iska daa mise waa hawiye miyaa udhaleecenee

    • @HamseMohamed-o3c
      @HamseMohamed-o3c 7 หลายเดือนก่อน +2

      Jaahil cid kuu jawabyso maleh 1960kii ayad soo maraysaa Bari hore ayaa dhalinyarada somaliyeed buugas qabiilaysiga xireen sxpow WA Isla caadi inad sida Ayda isaga cido thank you jahil😂

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@HamseMohamed-o3cWalaahi jawaab tii ku habooneyd waa siisey duliga

  • @HasanGeedi-o3r
    @HasanGeedi-o3r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Azxaapta 1m kuutara kanaalka waxyaabo maalayacni ahba waad gaarsiisaane

  • @taajirat6064
    @taajirat6064 7 หลายเดือนก่อน

    Somali wxey aminsantahay
    In itoobiyanka dagaalkooda jihaad yahay
    Sidi hogaaamie kooxeedka loo baxshay baa loo bixin

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 7 หลายเดือนก่อน +2

    omer inshaar thank you brother you real hero🫡🫵🏻
    50k baa dhamin 1M insha allaah dhowaan waad gaari☝🏾

  • @khady4206
    @khady4206 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia ayada isma ogola inee is maamulan oo isku samraa hada lama oga admis xilige baxayaan Somalia gacanteeda kuma jiraan waxee u dhigantaa nin qoys Allah ku arsaaqay
    Ka dib aqoon siduu wax ugu qaban laha
    Leh xaas iyo caruur hadane deriska u maa mulaan meeshi la rabo loo jeediyaa

  • @haiguboodin5489
    @haiguboodin5489 7 หลายเดือนก่อน

    hadeer ayaan fahmey ciidanka dalka sawaptey ugu soo jeedi la yihiin waxa wadankooda kadhaca waxaaba looso towa baray iney argagixiso un la dagaalamaan

  • @HindaHussein-z9r
    @HindaHussein-z9r 6 หลายเดือนก่อน +1

    اسال الله ان يسعدك ويحفظك من كل شر

  • @wiilqaranwiilqaran8703
    @wiilqaranwiilqaran8703 7 หลายเดือนก่อน +1

    Run ahaantii wax badan yaa ka faaiidey oo iiga kordhey mahadsan ❤

  • @idirisadde
    @idirisadde 7 หลายเดือนก่อน

    Waaar dadka caliga hagaga ciyaarina 😂 xusul duubka waayaha ninba xeelad kaga bax , qofkastaaba isaga naftiisa inaga yaqaana suduu utarbiyayn karo isga inaga yaqaana ee wll cumarooow dadka yaynaan maskaxda ka qasin

  • @islaw940
    @islaw940 7 หลายเดือนก่อน +1

    nolasha aduunyada ninka raga ah hadona aabo u noleen somaliana joogo waku rafad allow naga saar😢😢

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulillah waan ka guuleeysatay caado kasta oo xun ❤🎉

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 7 หลายเดือนก่อน

    Hirarka mawjadaha isriixriixaya ee noloshata tan ma sahlana qofba meel ayay la maraan Allow umuraha sahal wax unbaa isdaba marsane

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Golden voice ✨️ 💛channel ogansho👌 😍 💖

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad mshadsaniid

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilhay cumrigaga ha ku dhereeyo wllky omer inaashar

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 7 หลายเดือนก่อน +6

    I'm trying to stop bad movies 🎬 finally stop 😂

    • @MoBashier
      @MoBashier 7 หลายเดือนก่อน

      😮‍💨

    • @vandufle3242
      @vandufle3242 7 หลายเดือนก่อน

      Maxa naga galay marka Afsomali ku hadal ama iska aaamus

  • @Idiris17
    @Idiris17 7 หลายเดือนก่อน

    Marka laga yimaado taariikhda iyo qawaacida dagaalka ee lawada garanyo inta kale aad sheegtay waa taageero iyo buunbuunin aa shabaab u samaynayaid

  • @kalifadan8677
    @kalifadan8677 7 หลายเดือนก่อน

    Buggisa "Art of sudection" hada so samayso ka si fican

  • @AarkarHashi-wd2vx
    @AarkarHashi-wd2vx 7 หลายเดือนก่อน

    Alshabaab wa cadow somaloyeed halmaalina kama asdan hadlin dhibkooda lashabaab aya taha umaleynaya

  • @Dhalinyaromedia-i6l
    @Dhalinyaromedia-i6l 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cumarow dalka marxalad xasaasi ah bu ku jira e dajinta isriratijiyahan noso badi wll ilahay haku xafidee

  • @ABDIRISAK-b3o
    @ABDIRISAK-b3o 7 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي محمد وعلي آل محمد❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kan 4aad istiratiijiyada dhulka geerida
    The death ☠ ground strategy 😮😮😮😮😮

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 7 หลายเดือนก่อน +2

    شكرا لك يا استاذ ❤

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ogaansho
    Xaliye
    Xog goob
    Gedo boy
    Waa raga dhiri galinta ka helo guleysta if iyo akhiro ba❤😢

  • @Casaaq-cf6hs
    @Casaaq-cf6hs 7 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp wax badan kazo diyaari❤😊

  • @ismajisow2249
    @ismajisow2249 7 หลายเดือนก่อน +4

    Somalia alle haxafido Aamiin

  • @cumarmaxamed8256
    @cumarmaxamed8256 7 หลายเดือนก่อน

    Xiqdiga ku hayaa waa kaa aan afkaaga soo marinayn somaliland markaasaad muumin isk kaayo dhigiysaa

  • @WaxakleBoy
    @WaxakleBoy 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc omar inshaar sxp videoga dowload ufur

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films 7 หลายเดือนก่อน +1

      Haa nio 😢🤧

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 7 หลายเดือนก่อน +2

    بارك الله فيك الاستاذ عمر انشار

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haddii la sameeyay waan samaynkarnaa! Soomaaha?

  • @KhadarMohamed-w7k
    @KhadarMohamed-w7k 7 หลายเดือนก่อน +1

    fast time wayee waxan ma fahmen

  • @abdullahi9794
    @abdullahi9794 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha’allah

  • @burhanosman4655
    @burhanosman4655 7 หลายเดือนก่อน

    Walalka depersonalization kasoo hadal pls

  • @Kh.f.q
    @Kh.f.q 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ufur downloadsk

  • @RAASHID5t
    @RAASHID5t 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo 950k🎉🔥
    Horay usoco ustaad omar😊

  • @somtech2422
    @somtech2422 7 หลายเดือนก่อน +3

    Good job 🎉🎉🎉

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @aaminoyasin1556
    @aaminoyasin1556 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sharaf io karaamo Omar inshar

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 หลายเดือนก่อน +1

    Istira tijiyada isu dheeli tirnaan taa🎉🎉

  • @Akram_Adam_Mohamed
    @Akram_Adam_Mohamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Omar inshar Noolow Masul...🤝🏾

  • @sadamdiiriye3505
    @sadamdiiriye3505 7 หลายเดือนก่อน +1

    Insh allh 1 million subscribe ayn ku rajeyni Walal Omra inshra

  • @Jeejeste
    @Jeejeste 2 หลายเดือนก่อน

    Wll buugan aad uu muhiim u yahay halkeenka helaa

  • @Daareyn1
    @Daareyn1 6 หลายเดือนก่อน

    Waxbadan ayaan ka faaiiday channellkan

  • @abdiqaniomar985
    @abdiqaniomar985 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qodobadan soo badi ustaad

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 4 หลายเดือนก่อน

    Wll cumar inshaar alle haku xafiido

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka waa inaa lo tababara caqiido

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 7 หลายเดือนก่อน +1

    The best channel ❤

  • @awalecasri6281
    @awalecasri6281 3 หลายเดือนก่อน

    Cumar ishar ma Naga waleysa bro

  • @ApdaleEpic-ye8nl
    @ApdaleEpic-ye8nl 7 หลายเดือนก่อน +1

    First comments ❤🎉

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 7 หลายเดือนก่อน

    Anaga taarikhdena waxay u dhaxeysa 1960 gumeysi baan ka baxney 1967 ilaa 1969 madaxweynahi ayaa la diley 1969 ilaa 1991 22 sano kacaan barakeysan baan ku jirney 1991 ilaa 2024 bur bur sidee wax u socdaan

  • @qudubsulubqudub9519
    @qudubsulubqudub9519 7 หลายเดือนก่อน

    ARGIGIXIYE CUMAR KHAWAARIJ

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wax garad somaliyed omar inshaar

  • @abukarmuhamedhilo7837
    @abukarmuhamedhilo7837 3 หลายเดือนก่อน

    Legend thank you

  • @mohamudyousuf3199
    @mohamudyousuf3199 7 หลายเดือนก่อน +1

    Download maxaa Udiidan tahy ?

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks Brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @musemohmud5032
    @musemohmud5032 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sha allah ❤ wll omar aad baa u mahad santhy

  • @kingsiliga
    @kingsiliga 6 หลายเดือนก่อน

    Dean Winchester

  • @AhmedAbdihukun
    @AhmedAbdihukun 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid

  • @SAMBAD666
    @SAMBAD666 7 หลายเดือนก่อน

    JIILKA😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢DAANYEERTA🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒

  • @user-Trending-Today
    @user-Trending-Today 7 หลายเดือนก่อน

    30 sano cadow ban sxb uqawa

  • @CabdirashiidSharaxaaye
    @CabdirashiidSharaxaaye 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sida ciidanka soomalia

  • @Thegirlwithagoodheart
    @Thegirlwithagoodheart หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsanthy abti❤

  • @yonismahmoudmohamed
    @yonismahmoudmohamed 7 หลายเดือนก่อน

    barnaamishkaaga waa barnamish fcn sida aad uwado lkn Somali mawaxay ceeb yeelata markii ina adeer kaaga xilka laga qaade ,bal aan ku weydiiye inteed ku maqneed muda xilleedkii farmaajo kuman arag adigoo wax ka sheegayo nidaamka dowlada ama wax udhow oo waxaad ku gamba jirte taariiqda somali iyo mowduucyo kale lkn markuu hassan sheikh mahmud noqde madaxweyne ayee ceebaha somali yimaaden miyaad nadhirabtaa,waa adiga aan ka hadlin xitaa markuu farmaajo geed ku beeraye addis ababa mise markaas ethopia waalo ayaa aheen oo hada cadaawad noqone miya?,koley waxaada waa qabyaadal geed ku gambad laheen.

    • @MoHariir
      @MoHariir 7 หลายเดือนก่อน

      Kaliyaaata inta ku anfacaysa ka qaado
      Wxii kle is dhaga mari🎉

    • @yonismahmoudmohamed
      @yonismahmoudmohamed 7 หลายเดือนก่อน

      pro mowduuca waa mowduuc fcn allah barakeeyo wllken lkn wxa kaliya fahmi waaye sababta dowladii hore qaladaad keeda la iskaga indha tiraaye oo tan wax walbo sameyso qalad loogu arko, tan kle wixii fiican sheydaan xitaa walaga qaata, waatu ku dhahay nabiga scw saxaabigii sheydaanka ayatul kursi iga aqriso dhahay {sadaqaka wahuwa kaduub}

  • @cabdicasiis_1000
    @cabdicasiis_1000 7 หลายเดือนก่อน +1

    Man she allah

  • @MahdiUgaas
    @MahdiUgaas 3 หลายเดือนก่อน

    🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 7 หลายเดือนก่อน +1

    GREAT TH-camR❤

  • @TheonlyLenged
    @TheonlyLenged 7 หลายเดือนก่อน +1

    real Leader

  • @AmalMohamed-wp8by
    @AmalMohamed-wp8by 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaka Allah kheir

  • @AarkarHashi-wd2vx
    @AarkarHashi-wd2vx 7 หลายเดือนก่อน

    13:44 calanka shabaab ayaad so qaadatey ogaansho waa argagaxiso

  • @MohamedAbdikadir-mk3rc
    @MohamedAbdikadir-mk3rc 4 หลายเดือนก่อน

    keep going

  • @MahdiUgaas
    @MahdiUgaas 3 หลายเดือนก่อน

    🤍🤍🤍

  • @craxmaanckariin3471
    @craxmaanckariin3471 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤