Ila 7 Sano kgu xidhnahy wll wana maalinkii 2ad mise 3ad e an comment ka bixiyo videosyadada Sababtana wa inan aad ula dhacay runtii arrinka a ka hadlyso runtii aad ayad u mahadsanthy bacda Allah ❤❤
Xaalada aan hada dareemayo ataad ka hadlaysaa, waxaan ku dhibanahay , mushkilada social anxiety aad u xoogan heer aan jeclaysanayo inaan meel cidla ah kaligay tago,
Omar waxaad modaa marka aad ka hadleyso caadooyinka wexey ahaadan bo Inaad nafsad ahaanteyda inaad ka hadleyso iyo dareemida waxa aan dareemaayo wallahi cadiim maalin uun waaan guuleesan iso docey adna alle haku sharfo ❤❤
labo qodob oo looga baxo caadada xun ee siigada alle sidhab ugu noqo alle salaadana haagaaji tan kale jooji waxa kugu sababaya hadii ay kugu soo dhacdo soo qaado buug oo aqri hadii kale wax kale ku mashquuli naftaada taas waa sidii alle ii gu kaalmeeyay inaan joojiyo caadada xun
15:55 ومن الملاحظ انتشار هذه العادة أكثر في المجتمعات التي تضيق على الشباب ممارسة الجنس وخاصة عند التقدم للزواج ومدى المسؤولية التي يجب عليه أن يتحملها (مثلا عزوف الشباب عن الزواج بسبب غلاء المهور)، كما أن الشباب تخشى ممارسة الجنس في الأماكن غير المشروعة وذلك خوفا من إصابتهم بالأمراض التناسلية أو لأسباب دينية.
Qalbiga sidaad noogu qaboojiso oo noola dareen tahay ilaahay janada bilaa xisaab kugu gali cumarow.
Aad iyo aad iska waran wllo
wlhi qalbiga ayaad ka hadashay lkn cadadadu waa maxay ?@@Xirsiev
@@Macalinbashiir1
ani imaadan weydiin lkn Waa ziigada ama alcadatu siriya..
walal kulamid ban ahaye seen kusoowada xariirnaa
26 days maraya kalsooni iyo xasilooni dareemaya wllhi allena u sii dhawaaday ❤alxmd omarow adna mahadsanid wllkey iga weenayow 🫂💯
13/9/2024💔friday😭cadada xun wa joojina✋🏻nolol cusub bilawa insha allah 💪🏻🤍alle dartooda igu taga✋🏻ya allah dhalinta xumanta ka madioobey🤲🏻😭
19 days ayan maraya without it alx
@@Ahmed-gb1xm legend saas ku soco ✅
@@Ahmed-gb1xm 90 days balan an ka qabsano sxp✋🏻
Talye, tirinta maalmaha jooji ma jiro ruux tiriya maalmahisii xuriyada kadib markuu ka soo baxo xabsiyada
@@caadowalboxunkadherow Been naftaada haw sheegin hada waa siigaysatay iyadoo laga yaabo inaad isla markaana daawanaysa muqaal sex ah ok maanta waa daalantahay wax tabar ah mahaysid 5 bari kadib markay shahwadu ku gubto ma adkaysanasid halkaan unbaad ka bilaabi ee sxp runta intaan ka hadalno si xaqiiqi ah maysaga daynaa jaxiimadaan lafaheena ruugaysa oo sidii tigadii gadaal katufaysa💯😢
7:57 Wax xun marku qalbigaga kusoodhaco acuuudi bileyso dheh subhanalah wal xamdulilah Allahu akbar laxowla laquwata, digiriga badi iyo saliga nabiga iyo 12 rakco eee sunuda umaleyn maayo qof intaaas samiyey inow waxqaldan sameynayo
🤲🏻iyo sunooyinkiii nabiga اللهم صل وسلم وبارك عليك يارسول ❤
Ila 7 Sano kgu xidhnahy wll wana maalinkii 2ad mise 3ad e an comment ka bixiyo videosyadada
Sababtana wa inan aad ula dhacay runtii arrinka a ka hadlyso runtii aad ayad u mahadsanthy bacda Allah ❤❤
10/10/2024. Khamiis Maalin Is bedel Mudan.❤
Dhalinyaro aysan waaridkood kawarqabin ka war qabtaaa guuleso omar inshaar🎉❤
Waa midkamida waalidiinta kumanaan la dhibaataysan xaaladahaa 😢❤
@@XudayfiCabdiwaxid waa arin laga murugoodo runtii
@@Anasmahareziiso qor nuunerkaaga watsappka
Waxaad tahay macalinkayga ugu fiican. Had iyo jeer waan daawadaa muuqaal. Kaaga ❤❤❤❤
Wcs ya Omar inshar
Wxn dhashay 2003 wxna laigursaday 2019 Abo ayaa iguriye 2021 Abahey wu..Alle haunaxaristee een hada waxn ahy single mother hal ilmo ayan hestaa😂 gbdheyda abeheed wuxuu lahaa 2 xaas iyo shan ciyala da'ahaan wuu idhali kare🔻 wxan kuwada nolnahay kenya walina gbdhisa yar mu arkin mana bilo mana xiriiriyo (Aniga ma aqan)waqtigaa kacafimadi dono xanunka nolosheyda kubilowday 2019Wxn rajeynaa inaa ilowi dono ana farxad heli doono😊⏳
Insha allah❤
""Caadadu waa waxaa kaliyee qaabeeya mustaqbalkaaga ""
Allah khatumadha hanohagajiga 🤲
Yaa ustaad abuu-faysal🎉
Xaalada aan hada dareemayo ataad ka hadlaysaa, waxaan ku dhibanahay , mushkilada social anxiety aad u xoogan heer aan jeclaysanayo inaan meel cidla ah kaligay tago,
Sahan prodcasta( aadan sahan )kas daawo social anxiety sedex halqadod oo min saacad soconaya
Watsapp lambarkaaga iireb mudane ❤❤
Sxb daawo hamda Hussain podcast pal
@@buunkahasancade-fe3yr waliba taxanaha kabasho
13 /9/2024 Friday waan joojiyye
Halkaa ka hay wllo lambarkaagana iireb zxp ❤❤
Ustaad arin baan kaaga baahna xagaan kaala soo xiriira❤
Hlkee kaala soo hadlaa wll
Mudo 113 maalina oo aanka joogo caadad siigada
runti waxan dareemaya kabasho
waxa iiso noqday dhadhanki urta iyo dareemeed sigaarka ayaan iska joojin kari laayahy iiso duceeya 😢
Zxp watsap lambarkaaga iireb ❤
Alle hakuu gargaaro
jimca wanaagsan ustaad omar
Thank you for translating Dr camaad , ugu danbeyna aad ka joojisay dhalinta Karbaashkaad la dhici jirtay ! , Vedios kiisa inaad dadka tusiso ayaan jeclaan lahaa iyo zamaaladka hadii aad war ka heyso.
Thank you.
Ilaahay farxad dhamays tiran hakugu arsaaqo walaal❤
O my allah what a great channel keep grinding my brother
Masha allah sxp mcn qer allah ku siiyo
Cumar in shaar waa ehlo jano inshaa Allah
Wllkeyga omar waxn iskulka kubaran ayan kabartey waxan jogaa magalada baydhabo hoyadeyda way kujaceshahay wayni kutagertaa guleyso wll❤❤❤❤❤
Masha allah sidookle bydhabo ayan joga
Maanshalh wllo😊
Allah habarkeeyo hooyo
FrmBydhbyo jny❤❤
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤❤❤
Mahadsanid ya abu feysal❤❤❤
Omar INSHAAR
Abaalkaas. ilaahay unbaa kaa abaal marin kara akhiiyoow. ilaahay haku sharfo❤
Dhibka ama dhimashadu waa caadi hadii aad ilahay kuxirantahay mawalwalaysid❤
0:04 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جمعة مباركة ❤
Dhalin yaro alle ha idinka madoobeyo ❤❤😢
Cumar inshar wlal qiimo badan ❤
Omar waxaad modaa marka aad ka hadleyso caadooyinka wexey ahaadan bo Inaad nafsad ahaanteyda inaad ka hadleyso iyo dareemida waxa aan dareemaayo wallahi cadiim maalin uun waaan guuleesan iso docey adna alle haku sharfo ❤❤
أهلا وسهلا ومرحبا بك أستاد
Wlahi anaa marxaladan maraaya wanan bislaaday
Watsaap lambarkaaga iireb wll❤
Cumarow ilaaahay kitaabkiisa Qur'an Ka in salaada ay kaa celineyso xumaanta
Cumar inshar wlal qiimo bdn❤
War in the world😂sigo
Yeah 😅
Stop😂@@ShadiyaCabdiraaxmaan
@@GaniGuur okay😄
Barakoow Omar inshar
Good advice 👏
Thanks my brother ❤
Masha allah
Omar inshar macalinka nolosha ❤💯
Walalayaal Iisoo duceeya weli waan la dhibanahay caado xun
Alle hakamadobeyo 😢😢
Illaahi Si dhab ah ubaryi kadib araga laab iyo Cuntada haka dhargin Insha'Allaah
Allah haku barakeyo wll juhdigaga
Mahadsanid sxb
52 days alxam
labo qodob oo looga baxo caadada xun ee siigada
alle sidhab ugu noqo alle
salaadana haagaaji
tan kale jooji waxa kugu sababaya
hadii ay kugu soo dhacdo
soo qaado buug oo aqri
hadii kale wax kale ku mashquuli naftaada
taas waa sidii alle ii gu kaalmeeyay inaan joojiyo caadada xun
15:00 Waxaa laga yaabaa inay dadka ka qariyaan (dambigooda) laakiin kama qarin karaan Eebbe, illeen isagu waa la jiraa, markay ku dhagraan habeenka hadal aanu raalli ka ahayn, Eebbana waa koobay waxay agtooda ah. samee
Soo dhawow walalo cumar inshaar
Jimco wanagsan ustaadii🙏
16 September Monday 0:43 morning 2024
Plz ustad buuga easy peasy method ka so hadal wan hupaa inuu dhalin yar badan cawin doono
13/9/2024. 🎉 insha go aan iyo talasaarasho rabi.
15:55 ومن الملاحظ انتشار هذه العادة أكثر في المجتمعات التي تضيق على الشباب ممارسة الجنس وخاصة عند التقدم للزواج ومدى المسؤولية التي يجب عليه أن يتحملها (مثلا عزوف الشباب عن الزواج بسبب غلاء المهور)، كما أن الشباب تخشى ممارسة الجنس في الأماكن غير المشروعة وذلك خوفا من إصابتهم بالأمراض التناسلية أو لأسباب دينية.
4 days aa ka maqnahay siigo alxamdulilaah isoo duceeya walalayaal.😢😢
M.a
@@SayidSiciid-q2k sxp imisa waday adi
Alah ha naga madoobeyo
Thank you
Channalka iyo Dadka commantic ga qorayaa Aad ayay u mahadsan yihiin waayo qof walba wxuu ogaanayaa inuusan kaligiis imtixaan ku jirin lkn lagula jiro
aad iyo aad sxb qalbigeena Alle haka saaro
aamiin yaarabbi😢😢
M.a allah wll noosoobadi ilahay Haku varakeeye🎉
Watsapp lambarkaaga iireb mudane ❤❤
Macalinka nolosha ❤❤❤❤❤
Waxa Go.ansaday inan iska dhaafo S,,,, JULY 10/7/2024 kadib waxan is ilaalinayay Labo Bilod labadas biLow waxan aad ugu xirnaa ilahy dagaal wayn ayan naftayda la dagaalay heer aan qolkayga sexan lkn waxa dhacday in hal 12/9/2023 ayay saladii iga tagtay waxana gadal ugu labtay qolkii aan iska celin jiray wlhi aad ayan oga shalayaa inan mudo 2 bil aay iga khasartay lkn hadana wali wan go.asaday ilahy hayla garab galee ii aamin waxad ogataa inay fududayn wlhi waa jihaad intas ka badan dhibane uma ahan dono waxan aad ugu xiisay farxadii aan daremi jiray wakhtigedii ka hor waxan bilaway 2013 ilaa hada wan wadaa aadna wan oga shalaya iso duceeya inu ilahy naga ma dobeeyo dhaman dhalinta iyo inta la dulaysan😢😢😢
Asc dhamaan muslimta
Wcs mudane ❤
Not bady parsanol but change to move realy turth your goals but your success ful❤
Cumarow wll waxa tahy qof ilahy nosodiray ilahay dambigaaga iyo kuwa walidiintada hadhaafo wll
Mahasanid
Wlahi waan runtaa omarow insha Allah what'supkaga moosoo dhig saan kuula soo xariirno
Anagaa sameysan karno ee aan isku dayno walaal
15/9/2024
mahadsanid
alah
Waan ogahay inaana qof xun ahayn omerow
11:11 Sheikha waxaaa kadhageystay waxaa jiro dambi marka gasho faa’ido kugu jirto saababto inaaad katowbad kento dib dabana aadan usamaynin
Omar😊
Ogaansho.. waan dhimanay allow mar un I tus aniga o ka xaro😓😢😥😭
You will be free one day
Ani waxaan iska dayn lahayn isticmaalka social media
Omar inshar
14'9'2024
Aaway barnaamijkii minbar show 😊
Alx❤
14 sano jir ku bartay siigo hada waxa jiraa 20 Sano lkn iskama dhafin please talo wll tinimo isii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Goaan gaar donka isninta iyo khamista kuddal wall
1 mashquul. waqtigaada wax kuqabo faraaqada kafogow.
2 Wax kastoo kugu sababayo kafagow
3 ducada badi.
4 dulqaado intaad kagudbi marxalada hore
Hadii dhalinyaro nahay qof wlba caado xun baa lagu imtixaaney ilahy naga madooweyo waa maalin fadlin badan ilahy naga badbadiyo cado kasta xun
Alx thank
Asc wll Omar waxaan nadhar kugalay diin kabax hadaan sameeyo hadana waa samey 😢 talo isiiya
@25
Walaal cumar ka soo hadal arinka😂 Lebanon ka socdo
Nio Halkeen hno kaalasoo Xidhiidhaa cumaroow
Watsapp lambarkaaga iireb mudane ❤❤
Wayn isla raadinaynaa wllo
Bal haye ustaadow adigaba usamey dhalinyaraada ku ibtileysan groupyo qaas ah. 31:00
Anagaa sameysan karno ee aan isku dayno walaal
Sameeyo Dee zxp@@mrcartoon2022
Aniga cadad xun madawado lkn blwd kle ayn leyahy xashishika cabo😢
Marba hada halkan joogto insha allah waxan rajeynaya in alle wax wanagsan kuugu badalo adna ka fogow asxaabta ad isla cabtaan ,
☝️☝️☝️
😢😢😢
Podcast gaan aad uu ii anfacay
Tuurashada hala Daayo Qaraabo hadad Diin leedihiin Maanta hakugu dambeyso alle wu ku jeedaaye.
AM the first person in this comment😊
Inan qof kale y sheegto aad bay u adagtahay wlahi
Wax waliba waa sida aad ka dhigato. Haddii aad heleso qof daacad ah oo aad u sheegato dhibkaaga waxna kula qabto. Ma'ahin wax uu qof waliba iska helo. Ee walaal aamin naftaada iyo dadka wanaagsan. Alle ha inaga madoobeeyo c.xun😢
Haddaadan kaalmo waydiisanin waad go'i doontaa. So is gaar
Haddaadan kaalmo waydiisanin waad go'i doontaa. So is gaar
Group watsap ayaan idiin hayaa ❤
Inoo sheeg sxb ama soo dhig
Iiso qor numberkaaga wll
Igu so dara
Cumarow social anxiety podcast kasoo diyaari
Haan ku waaniyo saxib . Daaka cadada sigada sameyo mid waalba qaab ukar ah ayu u sameyay maarka .maxa susata hadaki u yidhi cumar ee aha meshad kaqalado dib u fiiri
02.09.2024
Asxaapy waswaas qalbi ah maxaa lagu daaweyaa pls talo wlltinimo
Saliga nabiga badi wll
I.a wllkei
Ku qor Sh umal daawada waswaaska siwacan ayuu kuugu sheegayaa ku dhawaad 1:50:00🎉
waligaa haku judge gareenin qof inuu caado xun sameeyo hadaa taqaanid oo isku dhawdihiin , waxay rabto ha ahaato haduu qaad cuno IWM. hana ku xamanin hadii kale aduunkaan maa tagaysid ilaa caadadaas laguugu imtixaano iskajir marka.
Yaa go.aan ragnimo ila gaaraayo kaliya mudo 90 pari pes waxaa noo sameynaa Group Go.aan nimo leh. reply mustaqpalkaaga yusan gorgortan kaa galin 18/9/2024...💀
14/9/ 24
Haka caajisin dadaalkaaga