Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • waa buug kamid ah buugaagta ugu caansanaa qarnigii lasoo dhaafay ilaa iyo maantana ugu horeeyo iskafaalooyinka maktabada kala duwan
    buug ku leh marka hore jeebkaada buuxi , sideed uga hortagi jeebka maran waa mabaadida guud ee uu xambaarsanayahy
    wuxuu soo bandhigaayaa mabaadi aad u sahlan la tacaamulka maalka iyo kobcintiisa ka faaiidaysiga fursadaah
    faalooyinka laga bixiyay markaad akhriso dadku waxay isku raaceen in uu yahay buug kalaasiiki ah yacnii aad is leedahay waxaa loogu talagalay qofwalba in uu fahmo .. aad u sahlan ..
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 418

  • @ogaansho
    @ogaansho  ปีที่แล้ว +628

    Muuqaalkaan adigoona like dhihin ha dhaafin 🥰🤍

  • @Faarax1234
    @Faarax1234 ปีที่แล้ว +258

    1. Buuxi jeebkaada
    2. Wax aan daruuri ahayn hasoo iibsan
    3.kobci hantidaada
    4.hantidaada ilaasho
    5. Guri yeelo
    6. Samee ilo kale oo dakhli kaasoo gelayo
    7. Kor u qaad awoodahaada kasbashada dhaqaale.
    8. Fursadaha ka faaiideyso

  • @hamseabdihakinmohamoudhuss7272
    @hamseabdihakinmohamoudhuss7272 ปีที่แล้ว +22

    Soo Koobid:
    1. Boqolkiiba toban lacagta kusoo gasha keydi
    2. Dakhligaaga meesha aad ku bixinaso maamul
    3. Kobci Hantidaada-- Maalgashi kusamee
    4. Hantidaada dayaca ka ilaali
    5. Ku dadaal inaad yeelato hanti maguurto ah
    6. Samayso il kale oo dakhli kaasoo galo
    7. Hantidaada kor uqaad adiga oo ilo badan oo dhaqaale samaynaya.
    Hamse Abdihakin

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 ปีที่แล้ว +218

    I'm 23yrs old i believe ten years from now i will be financially stable inshallah 😊

    • @SaidaAhmed-pn5ph
      @SaidaAhmed-pn5ph ปีที่แล้ว +4

      Inshallah wll me to 🥰

    • @maaxmohamed452
      @maaxmohamed452 ปีที่แล้ว +50

      Afkaaga hooyo maxaa kuu diiday ileen barnaamijku afsomali buu ku baxayaaye

    • @MohamedAhmed-vj7do
      @MohamedAhmed-vj7do ปีที่แล้ว +27

      @@maaxmohamed452 dhibaatada jirto ayaa ba intaas ah hadii aad kala hadasho oo aad dhahdo maxaa diiday in aad ku hadasho afkaaga hooyo waxaa lagu leeyahay reer baadiyaa tahay balse af qalaad aqoon ma aha

    • @salamnalcawdh3574
      @salamnalcawdh3574 ปีที่แล้ว +7

      ​@@MohamedAhmed-vj7do run ba shekte Allah jannada ha ku galiyo

    • @salamnalcawdh3574
      @salamnalcawdh3574 ปีที่แล้ว +3

      ​@@maaxmohamed452 aqoon drida na heesto waaba taa

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +31

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booq❤😢💓

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 ปีที่แล้ว +19

    Akhayaarta Buugaan waa dhageysanay. Waxuu kahadlayna waa Muhiim. Waxaase Xaqiiq ah oo kadhow wado kale oo ah Midda lagu Taajiro waana inaad ujiheysato adigoo Rabbigii Koonkan iyo Xoolahan iyo Adigaba Ku abuuray ee kulahaa inaad Riziq Xalaal ah aad weydiisato.
    1. Akhrinta Qur'aanka ood badiso
    Culumadu waxay dhahaan:-
    إقرء من القرآن بقدر ما تريد من السعادة
    "Akhri Qur'aanka oo kutabur dhuux waxuu kahadlaayo hadba inta aad Liibaan dooneyso
    2. Badi Saliga Nabiga SCW
    3. Adkaarta subax iyo galab akhri. Sidoo kale Ducadda badi, xattaa hadaad wado socoto
    4. Laylka tuko oo kudadaal Salaadaha inaad kutukato wakhti sidoo kale kudadaal Sunnooyinka.
    5. Noqo qof dadaala oo barta Luqadaha asaasiga marka laga reebo luqada Soomaaliga kudadaal Luqada Carabiga iyo Englishka sidoo kale kudadaal inaad barato hadba wadanka aad joogto Luqadda lagu hadlo ee Muhiimka ah sida Ethiopia oo kale Amxaari, Kenya oo kale Kiswahili.
    6. Kudadaal Xirfad aad kushaqeysato adigoo marwalbana kafaaiideysanaya Furaska soo baxa.
    7. Kudadaal Xajka iyo Cimradda waa Nimcooyinka Allaah aduunka uu dhigay oo lagu liibaano Aduun iyo Aakhiraba.
    اللهم انا نتبرء من حولنا وقوتنا ونلتجأ الى حولك وقوتك اللهم اعنى ولا تعن علينا وانصرنا ولا تنصر علينا واهدنا ويسر الهدى لنا.
    اللهم آمين
    اللهم اجعل الصوماليين مؤمنين مطيعين لك تابئين يا رب.
    اللهم اجعل الصومال بلدا آمنا يجبى اليه ثمرات كل شىء
    يا رب نستغفرك ونتوب اليك
    اللهم حبب الينا الإيمان وزينه في قلوبنا وكره الينا الكفر والفسوق والعصيان واجعلنا من الرشدين.
    اللهم اللف بين قلوب الصوماليين واصلح بينهم
    اللهم آمين

  • @user-fq1wd5cd5l
    @user-fq1wd5cd5l ปีที่แล้ว +16

    1. kaydkaaga u ogolow inuu ururo
    2.xadid karashaadka baxaya
    3.kaydkaagu ha ku si shaqeeyo
    4.hantidaada lumitanka ka ilaali
    5.hoygaaga dhaqaale ka sam e
    6. dhaqaale u kaydi marka gabowdid
    7.kobci awooda dhaqaale so saraysid

  • @Apdullahi
    @Apdullahi ปีที่แล้ว +16

    Ku Sali Wll Nabiga Scw❤

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 ปีที่แล้ว +38

    6sano Mise 5sano Ka hor ayaan daawadey muuqaal aad uga hadleesey Kaas oo ahaa 24/25sano xaqiiqdii muuqaalkaas qalbi ahaan aad Iyo aad ayuu sameen weyn igu yeeshey maantana 20jir guul weyn nolosha ka gaaray baan ahay mahdsanid ayaan ku leeyahay kun jeer 0:13 0:14 0:15

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว +2

      Zxp muuqaalkaas taitelkiisa maxa kuqorna ana aan soodaawade inkasta oo aan ninkan inbadan kuxidhna oo aan filayo in aan daawaday muuqaalkas aad sheegaysid

    • @xamdiaadanxuseen2885
      @xamdiaadanxuseen2885 ปีที่แล้ว +1

      Allah akhbar

    • @maxamedibraahimyuusufshida2970
      @maxamedibraahimyuusufshida2970 ปีที่แล้ว +1

      @@Hamsebaashe1 24/25 sano inta aadan gaarin Ku qor TH-cam waa muuqaalka koobaad ee kuusoo boodo

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah ปีที่แล้ว +15

    Respect wllky saan kusugayey ❤️💯allaah hakusharfo

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran cumar❤

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 ปีที่แล้ว +22

    Kamaan laba-labayn inaan ku dhufto markuu ii soo dhacay notificationku ,sababtoo ah waxaan ogahay jeebkayga..!🖤

  • @saalahabdiwaahid569
    @saalahabdiwaahid569 ปีที่แล้ว +11

    ALLAH (sw) haku barakeeyo Garaadka Aqoonta Iyo Caqliga saliimka ah wll OMAR I.SHAAR 😊🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah barnaamij muhiim ah weeye ılaahay hku barakeeyo cumaroow🎉❤

  • @Macalin-Abdirizak-Ali
    @Macalin-Abdirizak-Ali ปีที่แล้ว +8

    Waxaan akhriyay isaga oo afsoomali ah waana Buug aad u wacan waxaana turjumay aqoonyahan soomaaliyeed❤

    • @cuud5134
      @cuud5134 ปีที่แล้ว

      Intee ka heshay aboowe?

    • @Macalin-Abdirizak-Ali
      @Macalin-Abdirizak-Ali ปีที่แล้ว

      @@cuud5134 Waxa Turjumay wll DR JAAMAC SAHAL KA RAADI FACEBOOKGA ISAGA OO IIB AH

    • @cuud5134
      @cuud5134 ปีที่แล้ว

      Waa mahadsantahay walaalkey.

    • @RahmaAli-wl1zu
      @RahmaAli-wl1zu ปีที่แล้ว

      Wll buuga ciwaankisu afsomli marku yahay ma fakar o hodan noqaa

    • @suhaibali411
      @suhaibali411 ปีที่แล้ว +2

      ​@@RahmaAli-wl1zu fakar oo hodan noqo waa book kale / think and grow rich . Bookan iyo kuwa kale oo turjuman waxa aad ka heli karta telegaram page la dhaho Somali books

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ ปีที่แล้ว +10

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شكرا يا عمر انشار ❤️👍

  • @barkhad21
    @barkhad21 ปีที่แล้ว +20

    Aad iyo aad baan kaaga mahadcelinaayaa saaxiib, sidookale waxaan kaa codsan lahaa maadaama uu muuqaalkaan iska koobanyahay inaad PODCAST inoogasoo samayso mawduucaan dhaqaalaha ku saabsan kanaalka Omar Inshar, midaasna waan kaaga mahad celin lahayn aniga iyo dad badan oo barnaamijkaas aad ugu baahnaa.

    • @updirahmanmohaan80
      @updirahmanmohaan80 ปีที่แล้ว +3

      Shp hadii anan Khaldaneyn Buugan Waxa la dhaha Ninka ugu tajirsana Baabil wxad ka helaysa Somali book telegramka waliba isago soomali ah

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤ shukran Yaa Ustaad Cumar Inshaar ❤❤❤

  • @BrotherofMuslims
    @BrotherofMuslims ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah thanks wll cumar waxbadan ayaan ka faaiidey
    Marka laga hadlaayo jeebka dadka inta ugu badan wey fududeystaan yacni israafka ayaa ku badan

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 ปีที่แล้ว +22

    Aqoonyahan sare mahadsanid ustaad ❤
    Makhrib baad kusoo beegtay ceerigaabo hadaa laga adimaa 😊

    • @islamicaffairs5008
      @islamicaffairs5008 ปีที่แล้ว

      Hargeisa ba hadda laga addimayaa

    • @cusmanmaxamoud8057
      @cusmanmaxamoud8057 ปีที่แล้ว

      Keeba aqoonyahan ah 😂😅miyaad kaftamaysa walaal

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว

      @@cusmanmaxamoud8057 waa dadka caqliga usaxibka wana qof ku dayasho mudan wana umadisa wxa uso kordhiyay afar iyo labatan kasacna wacyi galiya anigu aqon kale uma lihi onaka ahayn yutoubka anka bartay lkn akhiro wxan markhati uga ahaynu dadka wanaga fari jiray xumantana uga digi jiray aqon yahankna hamodin ka bugagta badan sita boqolal somaliyed aya wada bugmidhan sita hal wx o fa idolena umaso.kordhiyan dadkoda

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed8252 ปีที่แล้ว +10

    جزاك الله خير الجزاء

  • @sophy20233
    @sophy20233 ปีที่แล้ว +6

    Bugan sabtidi ayan akhriskisa bilabay walahi lagama shekenkaro sida uu caqligaagu isku badalayo dhanka maaliyada markad akhrisid✨️

    • @xogaha_cilmiga
      @xogaha_cilmiga ปีที่แล้ว +1

      Maanta ayaan cutubka 4aad dhameeyay

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว

      @@xogaha_cilmiga ma isago English ah zxp mise Somali haduuse Somali yahay xage kahelaya hargaysan joogaye

    • @xogaha_cilmiga
      @xogaha_cilmiga ปีที่แล้ว

      @@Hamsebaashe1 isago somali ayaan hayaa lkn miqdisho ayaan ka dalbaday aniga hargeisa ayaan joga wllo

    • @agassihersi962
      @agassihersi962 ปีที่แล้ว

      ​@@xogaha_cilmiga aso bdf ma hela

    • @xogaha_cilmiga
      @xogaha_cilmiga ปีที่แล้ว

      @@agassihersi962 wali maan arag isago hdf sxpo

  • @nimcocabdi6197
    @nimcocabdi6197 ปีที่แล้ว +2

    ماشا الله تبارك الله الله يبارك فيك يا أخي 😊😊

  • @abdirisaaqjiir9200
    @abdirisaaqjiir9200 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar alle haku xafido sxb wlhy 7qodob waan qortey waxeyna noqonaya jadwalka ganacsigeyga thanks pro

  • @abdiraxman5287
    @abdiraxman5287 ปีที่แล้ว +5

    The best asset you have that we are young💞 hantida ugu fiican waa dhalinyarnimada🖐 3:44

    • @hideeyes8565
      @hideeyes8565 ปีที่แล้ว

      Afkaga hooyo kuhadaL wll macaN ❤

  • @ahlamsheikh7788
    @ahlamsheikh7788 ปีที่แล้ว +1

    wallahi waa ii faaidaysay ajar iyo xasanat ilshay haka siiyo. awooda qofku waa dhaqalaha

  • @user-qu9ol2rm1u
    @user-qu9ol2rm1u ปีที่แล้ว +5

    Zhp Askari ban AhY Xaasna MA lihi AkonkeYga HoyadeY ba heso Wxe U banhanYihin Pey kla Baxana Wixi klana Hoya Ii HeYso GurigeYgana Wa Gobta Shaqadeda Iyo Guriga Hoyde😢❤❤

  • @hanadmaxmud698
    @hanadmaxmud698 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsan thy wax badan baanu kaa faa idnay hore u soco

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 ปีที่แล้ว +5

    Yaa ila istiqfaaresanay oo ajir ii ziyadiya asigna ajir isku ziydiya. ❤

  • @Mohauwies
    @Mohauwies ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏 zhp omar

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว +6

    1 jeebkaaga Buuxi
    2 xakamee hantidaa
    3 kobci hantidaa
    4 hantidaada ilaasho
    5 dhiso guri
    6 Samee il dhaqaale
    7 Samee emergy box

  • @aragsanindho7553
    @aragsanindho7553 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid huuuno

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 ปีที่แล้ว +2

    Maanta waxaad nooso diyaarisey best fiidyow wllhi alle haku sharfo ❤❤

  • @bisharmuhumedibrahim5905
    @bisharmuhumedibrahim5905 ปีที่แล้ว

    Mnsha alah tabaraka alah shukran ustaad cumar بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @MUDIANO-fc6ze
    @MUDIANO-fc6ze ปีที่แล้ว +1

    Omarow shukran Allah hakubarakeyo

  • @abdicasismuse981
    @abdicasismuse981 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wadiifaidesay

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +3

    Muuqaaalkaan aadbuu walahi Muhiim u yahay.
    Mahadsanid.

  • @indhoforex9266
    @indhoforex9266 ปีที่แล้ว

    Waa xog muhiim ah oo ruux walbo anfaceeso thanks

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 ปีที่แล้ว +1

    Aad u mahadsanty Wll alle haku barakeeyo Wll big respect my brother

  • @ahmeddhakane6749
    @ahmeddhakane6749 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid
    Buugii dhamaaba waad inoo soo koobtay

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid ustaad omar

  • @asharafpoy1692
    @asharafpoy1692 ปีที่แล้ว +3

    Waxii aan ku fikirayey aa ii xoojisay mahsanid ustadii🙏

  • @mohamedabdilaahi7339
    @mohamedabdilaahi7339 ปีที่แล้ว +1

    M.shaa allaah Allah ha ku sharfo waa buug aad u qiabadan runtii waxbadan baan ka faaiday.

  • @MohamedOmar-oq3dw
    @MohamedOmar-oq3dw ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH 💖 💖 💖 💖

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 ปีที่แล้ว +1

    M sh allah mahadsanid wllky

  • @aishahassan8073
    @aishahassan8073 ปีที่แล้ว +6

    حلقة جميلة ما شاء الله...

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa muuqaal faaiidadiisa xambaarsan jasaakallah walaal

  • @abdikaniabdullahigure3379
    @abdikaniabdullahigure3379 ปีที่แล้ว

    Soo badi arimahaano oo kale mahadsand ustad

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 ปีที่แล้ว

    Mhdsani ustaad omar inshar like waa saaray runtii muuqaal faaido wayn xambaarsan wye

  • @xaydarofficial1544
    @xaydarofficial1544 ปีที่แล้ว +3

    Wllky Omar Wll Arimaha Dhaqalaha Noso Badi wll Allh ku Sharfa

  • @Lilcous
    @Lilcous ปีที่แล้ว +1

    Mahad celin ayad mudan tahay wll muqaladada oo idil kuma jiro mid hada dawato aad ka tageso adigon wax ka faaidin marka mahdsanid saxib alle haka abal mariyo 🙌🏽

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa muuqaal gaaban laakiin faa'iido badan
    JAZAKALLAHU KHEYRAN
    WALAQL CUMAR INSHAAR.

  • @JaamacMaxmud
    @JaamacMaxmud ปีที่แล้ว

    7Waan kudhaqamidoon insha alllh guul ban rjaanya

  • @hamsegadhle4651
    @hamsegadhle4651 ปีที่แล้ว +4

    Waxaadba moodaa bugan inuu aniga iga hadlayo omer inshaarow🎉

  • @dal-joogchanneltv1855
    @dal-joogchanneltv1855 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @Adanizza
    @Adanizza ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bro thanks 🙏🏾

  • @mohamedburhaan4007
    @mohamedburhaan4007 ปีที่แล้ว

    Omer I shaar, agaasime waa mahadsantahay 🎉

  • @madaliyow
    @madaliyow ปีที่แล้ว

    Muuqaalkaan aad Ugu Helay Dhiira Galin ka helay masha Allah wllkeena @ogaansho

  • @faaido_official
    @faaido_official ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير يا اخي العزيز❤

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 ปีที่แล้ว +2

    4:56 💰💵
    Wlhi waxan so xasustay 2013 mar An DALKA YAMAN JOGAY Waxan Arkay odey DA ah waxa la yiri Cagadaha la turo bu arurin jiray Misan bu sari jiray lacagta ka so baxdo bank ka YAMAN bu dhigi jiray mudo kadib Gari Noca Homeyda bu So ibsaday Asagan Darawal ka ah okay Wuxu shaqeyo Qeybti u Darawal ka la sin laha bu Jaranaya Rasamalki Gariga mel lo dhigi lahana wu Jaraya intaba Bank ka bu GESANAYA NINKII MUDO YAR BU 3 GARI OO CUSUB KU YESHAY Masha Allah HABKA WA HAB ISO JITAY XAQIIQA

  • @xaawacaateyeh5691
    @xaawacaateyeh5691 ปีที่แล้ว

    Asc baarak'Allahu fiika Jazak'Allah khair. MASHAALLAH subject haad uu fahido badan. Thank you.👍🏽👍🏽

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah waa talooyin aad u wanaagsan oo aniga si gaar ah ii anfacay waxaan rajaynaya inaynu raaci doono
    Mahadsanid cumar inshaar sidaad noogusoo gudbisay illaahay hakaaga abaal mariyo khayr

  • @techwizissa7247
    @techwizissa7247 ปีที่แล้ว

    Mashallah! program fican. mahadsaniid 😎

  • @zakeriahay7914
    @zakeriahay7914 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rasaaq yaa fataax illahow risiq waasicoo xalaalaan kuwaydiisanay amiin❤

  • @maxameddahir9941
    @maxameddahir9941 ปีที่แล้ว

    Waa buug ka mida kuwaan u jeclahay bugaaagta

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah Mahadsanid Ustaad

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 ปีที่แล้ว +1

    Thanks omar

  • @RomanIsmacil-dl3bq
    @RomanIsmacil-dl3bq ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaad ❤

  • @najaxahmed2519
    @najaxahmed2519 ปีที่แล้ว

    Msha alh

  • @sharmarkejama1603
    @sharmarkejama1603 ปีที่แล้ว

    Rich dad poor dad akhriya iyaguna waa buug muhiim ah gaar ahaan dadka raba inay fanacial freedom gaadhan mahadsanidin isooqabo wixii faahfaahin dheeri ah ❤

  • @IBRAAHIMCALIBASHIIR2021
    @IBRAAHIMCALIBASHIIR2021 ปีที่แล้ว +1

    RUNTI ANIGA WAXA JIRA 17 SANO HADANA SAS AYTAHAY ARINKAN
    AMA XOGATAN AN OGADAY WAXABA MODA IN NOLOSHAY WAX YABAHA QABA LAHAYO DHAN MUQALKAN LA IIGU SHEEGAY WALAHI WALALKAY OMAR INSHAR ABALKAGA WAXA KUGUDO MABA GARANAYO WAYO INTAD XOG MUHIMA ISHEGATAY AYABA TIMAHA MADAXAYGA KUYALA KABADAN NOLOW WALALKAY OMAR INSHAR.🥰🥰😍😍

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 ปีที่แล้ว

    Wll soo badi muqaaladaan cml

  • @sokorowofficial868
    @sokorowofficial868 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiri galiye Omar kuwa guulaysta Allah Inga dhigo🤲

  • @mohamettdrahimahmet314
    @mohamettdrahimahmet314 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wallo

  • @ducaysaneofficial.
    @ducaysaneofficial. ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walaal

  • @KhalidAbdisamad
    @KhalidAbdisamad 2 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ayad uu mahadsantahy

  • @cabdikariin3830
    @cabdikariin3830 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad aya uma hadsan tahy waxa ifurtay wado wayo waxan ahay dadka lacagtoda mel walbo ku bel dareyo lkn. Manta kadib wax badan iska badala thanks 🙏 ustaad

  • @abdinaasirgaaboow1429
    @abdinaasirgaaboow1429 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid sxb wlhi wax badan ayaan kaa faaiday👍

  • @cabdalaomar1909
    @cabdalaomar1909 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid teacher

  • @maxamedcali2135
    @maxamedcali2135 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @Ahmed_habiib
    @Ahmed_habiib ปีที่แล้ว +4

    Asc magaceygu waa Ahmed Wxn rbaa in aad ii sheegto Xalka “ Dib udhigashada “

    • @apdimaajidmoh9325
      @apdimaajidmoh9325 ปีที่แล้ว +2

      Sax muuqaalkan laga hadlay 4sano kahor ogaansho ka soo daawo

  • @Sheegey-te4oq
    @Sheegey-te4oq ปีที่แล้ว +3

    Allahu Akbar❤❤❤

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ra'yi ka diwanaa qabaa inaan Alle isku xiraa igaga filan inaan ku fekero taajirnimo maxaa yeelay dunida waa mashquulin dadaal lkn ma ahan inaan hah u dhahdo oo aad ka fekerto kaliya sidee hanti u yeeshaa hadhow waa mid kaa mashquulin doonta aakhiradaada cumarow taas ku dar cish maa shi'ta fainaka mayitun juhdiga ugu badan aakhira aan galino hantidaasaa sax ah hadii Alle kuu aqbalo

    • @ibrahimhussein9021
      @ibrahimhussein9021 ปีที่แล้ว

      Walaatansa nasiibka mina dunyaa ayuu Eeba kudhahay walaal.Nabigana waxaan sunadiisa kabaraneeynaa inaan arimaheena saacan waa saacan aan kadhigno,saacad aan cibaadeeysano iyo saacad aan kasbi xalaal ah raadsano si aanan dadka utuugsan noolasheenana umaareeyno

  • @user-ld1ow3pv6x
    @user-ld1ow3pv6x ปีที่แล้ว +2

    One day i.a i will be rich man🎉

  • @anisaabdi1063
    @anisaabdi1063 ปีที่แล้ว

    Wcs mahadsanid

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah horumar wacan dhamaanteen inshaa Allah

  • @abdishukriabdituur1312
    @abdishukriabdituur1312 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother

  • @ayubisse5238
    @ayubisse5238 ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر

  • @CabdixakiinCabdullaahi-ph2fm
    @CabdixakiinCabdullaahi-ph2fm ปีที่แล้ว +1

    maandha allah omar ❤❤❤

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 ปีที่แล้ว

    Shukran, anaga kuwii ka faaida alle ha naga dhigo

  • @nimcaanabdi4926
    @nimcaanabdi4926 ปีที่แล้ว

    Asc wllo omar ishaar alaha kubarakeeyo waxaathy رجُلَُ احسن من الرجال اللهَ يحفظك

  • @abdilaahi_mahamuud
    @abdilaahi_mahamuud ปีที่แล้ว +1

    3/5/2023 waxan ku jiraa halganka isbedeLka ee dhaqaalaha ee ka bixid wax la'aanta
    3 sanno ka dib inshlaH waxan noqdaa mid isku filan oo aan ilahaY moyaane cidkale waxba aan waydiisan inshaalaH
    Profitable trader📊
    Finical trader❤️🙏
    Come back 3year later inshlaH
    Waan soo socdaa ha I daahsanina ❤

    • @seynabahmed7613
      @seynabahmed7613 ปีที่แล้ว +1

      ane hada ayn bilabaya iga cawi hada iga ronthy

    • @abdilaahi_mahamuud
      @abdilaahi_mahamuud ปีที่แล้ว

      @@seynabahmed7613 wala sidaada oo kale ayaan ahay bilow youtube xog badan ka raadi iyo internetka

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 ปีที่แล้ว

    bookan asigoo af somali ayaaan akhriyaay runtii wax badan ayaan ka faaiday mahadsanid adigane wll omar inshaar

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +3

    Keep going brother

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL ปีที่แล้ว

    Keep up ustaad

  • @sanaaco7609
    @sanaaco7609 ปีที่แล้ว

    Buugaan waan akhriyay asagoo af soomaali ah wax badanna waan ka kororsaday waana dabaqay

  • @MohaCilow-wc5gr
    @MohaCilow-wc5gr ปีที่แล้ว +1

    Wad ku mahadsantahay wllke ogaansho ❤

  • @mawliidyoniz9634
    @mawliidyoniz9634 ปีที่แล้ว +1

    Afkaagiyo adin kaagaba allha. Kuu barakeeyo wll aad ban ku taagera wlhi 😊