Wax Aadan Horey U Maqal Ayaat Ku Maqli Doontaa Ee Lkn Wehel La,aan Hadaawan Waa Kuu Digay Hadabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2024
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 46

  • @nasraibrahim4637
    @nasraibrahim4637 6 หลายเดือนก่อน +6

    Asc sheikh Allaha ku xafido wlh malinta bilaabay inaa Albaqro gurikeyga ku shido subax walbo waxaan ka reeystay ani iyo dhaqtar ilmo loo siii wado cirri maaliyadeed barako daro kuli waaan ka dawoownay Alxamdulilaaah❤❤

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheikh riimi inaan kulasoxariro ayaan rabaa inte kalasoxarira sheikh alle haku barakeyo

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alxm shiiq allaah kubarakeeyo anigo dagaal iyo cir iyo dhula ay igusooqaadeen shayadiin oo ay naftayda iyo diintaydii igu haystaan yacni diintayda markan kuleeyahay waxaa fahmikara qofkii ay qabsatay tanokale😢 was was ayey igurideenshayadiin xaalkaan kujiray allah unbaa ogaa 😢😢😢😢 ayuu rabbii swt iwafajiyey aqrinta suuratul baqara waana kuladnaaday alxm qofkaste waakulatalin lahaa aqrinteeda hadaa aqoonin shido insha alh

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 6 หลายเดือนก่อน

      Wala anga waxan qaba shaki waswaas iyo shakigu ma iskumidba waxan kashakiya dadka dhan gar ahaan dadka asxapta nahay qofka malin barto oo isku wanagsanao wmalinka danbe wan kashakin qofkii sidaasa uga tagayaa ama uga carari cabsi datreed waxan dareeni ciiri iyo cabsi qofki arka garan dhibka shakiga iyo waswaska alaha naga dulqado😢

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh qisada suuratu baqra noo siiwada waanaga goosay videoga noo dhameystir shekh Allaha ku xafido

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 6 หลายเดือนก่อน +1

    Haben way cadi ban ahay wan is ka dhageysana, Alxamdullilah

  • @user-ix7hl1eg6b
    @user-ix7hl1eg6b 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah allaha kubarakeeyo

  • @ayaan7179
    @ayaan7179 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ilhy haku xafido sheekh

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jasakallwh shiikh

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-8262 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wad iga quslisay

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 6 หลายเดือนก่อน

    sheekhow ilaaheey ha ku barakeyo taleefonkaaga wasapkaaga ayaan rabaa inshallah

  • @zackofficial129
    @zackofficial129 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh Riimi Riyooyinkii xagee lagu soo dirayaa sheekh riim

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-8262 6 หลายเดือนก่อน

    Ma Ku dhacya Sheikh Allah Ku xafitiyo

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 6 หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @user-zi3th5so2u
    @user-zi3th5so2u 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhaan lambarkiisa ayaan rabaa xagee kahelaaa

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga in badan ayan gurigayga kushidi jiray
    Marki dambe raadiyihi ayey ka jabiyeen
    Mid kale ayan so gatay way iga jabiyeen
    Mid sedexaad ayan so gatay way iga jabiyeen
    Marki dambe dhagaha inta gashado ayan kuseexan jira
    Mar walbo quranki o liga damiye ayan so kaca
    Hawshi guriga ay kuwateen aya usurta gali waysay...
    Walahi surah baqarah wa daawo

  • @nawaalabukar5189
    @nawaalabukar5189 6 หลายเดือนก่อน

    Alaahu akbar Subxaana laah

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiikhow ii soo duceey waan xanuunsanayaa inuu alle ii caafiyo ducada ha iga iloopin inshlh

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 6 หลายเดือนก่อน

      Ilahay haku caafiyo..xagee laga hayaa pro

    • @sophiakiin4762
      @sophiakiin4762 6 หลายเดือนก่อน

      Alaah hakucaafiyo cafimad taama

    • @aminafarah2318
      @aminafarah2318 6 หลายเดือนก่อน

      Walaalo ILAAHAY ha ku caafiyo caafimaad sareecana oo taam ah oo deg deg ah RABBI ha kugu arzaaqo ALLAAHUMA amiin amiin

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-8262 6 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-cx4gw4tk5d
    @user-cx4gw4tk5d 6 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤

  • @user-ix7hl1eg6b
    @user-ix7hl1eg6b 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq

  • @sahrasahra5373
    @sahrasahra5373 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sethy waxaa rabaa inaad ifasirto riyo iguso labatay xagee kalaso xiriir please iso sheeg wadsaabkaga inshallah khayr alle hakusiiyo

  • @user-wi5ds6gd5v
    @user-wi5ds6gd5v 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheq riyo igu so laalabatay inad ifisrtid inteen kaala soo xariiraa

  • @suweylaabdi528
    @suweylaabdi528 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shiekh wad cabsatay miya wlh dacad ayan u qoslay allaah haku xafido

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 6 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan2525 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekhi aniga arinteyda si gaar ufiirso aniga waxaan ku riyodo wee dhacayan waxaan rabaa meel aan kugu soo shego qisadeyda iso jawab

  • @user-cx4gw4tk5d
    @user-cx4gw4tk5d 6 หลายเดือนก่อน +2

    Zcw ❤❤

  • @user-ns1ml9uz7i
    @user-ns1ml9uz7i 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 6 หลายเดือนก่อน

    Sheek telofonkaga intan ka helayaa

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h 6 หลายเดือนก่อน

    M.aalh ❤❤❤❤scw scw scw

    • @user-yj2fb4it2h
      @user-yj2fb4it2h 6 หลายเดือนก่อน

      Asc shiikh ii soo ducee ina soo sheeg duco ani iyo nin kayga sixir baa na dhex yaal mudo 1sano iyo 3 bil ah meelu joogo ma ogi hadana arosad cusub ahay

    • @user-to1jz2gh8j
      @user-to1jz2gh8j 6 หลายเดือนก่อน

      Shukkaran sheqa shukaran

  • @amanimusa4960
    @amanimusa4960 6 หลายเดือนก่อน

    No absi

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 6 หลายเดือนก่อน

    Yaab

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz 6 หลายเดือนก่อน

    Sheikow markan suratul baqara aqriye anigo dan ciriri ayan dareme naqaska aya igudage

    • @maxamudabdi8732
      @maxamudabdi8732 6 หลายเดือนก่อน

      Walaaal wad ilahay hakula garab galo

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 6 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-8262 6 หลายเดือนก่อน

    Asc