Fasirka Riyada Hooyo / تفسير رؤية الأم في المنام.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ค. 2022
  • #TOLMOONE_PRODUCTION

ความคิดเห็น • 33

  • @suhuurcabdilaahi2506
    @suhuurcabdilaahi2506 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto aniga hooyaday way dhimatay 😢lkin habeen walba waan ku riyoodaa iyadoo faraxsan oo na dhex joogta ilaahay hoygaaga janatul fardowsal aclaa haka yeelo hooyo macaaneey

  • @maryanruun9200
    @maryanruun9200 ปีที่แล้ว

    Mashaallah ❤❤❤

  • @Mk7efootball23
    @Mk7efootball23 10 หลายเดือนก่อน

    shiqow waa mahasanthy 🎉❤

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaahuma sali calaa Mohammad wacalaa cali Mohammad kamaa saleeytu calaa ibraahiim wacalaa cali ibraahiim filcaalamiina inaka xamiidulmajiid alaahuma baari calaa Mohammad wacalaa cali Mohammad kamaa baraktu calaa ibraahiim wacalaa cali ibraahiim filcaalamiina inaka xamiidulmajiid ❤❤❤💚💚💚🕌🕌🕌🍒🍒📿📿📿

  • @cabdigureyjaamac244
    @cabdigureyjaamac244 2 ปีที่แล้ว

    Sheesh waxan ku riyoday
    Hooyaday oo gacanta iga dhunkanaysa oo Ana madax ka dh/kanayo
    Lakiin way nooshay allah ha iidayo hooyo Macan

  • @xafsokhadarxasan
    @xafsokhadarxasan ปีที่แล้ว

    Hooyo oo lasixray oo xanuusanasa isoo sheeg sheekhoow

  • @fardoosomuuse3162
    @fardoosomuuse3162 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxaan kuriyooday aniga iyo hooyaday buur kadhacnay kadib aniga dhaawac ima gaadhin hooyadayna goomo gashay ama isbitaal iifasir wll jasakalah qayr

  • @ShamsoAli-gg2jx
    @ShamsoAli-gg2jx ปีที่แล้ว +1

    Shiiqow allh qary ku siiyo ani wax ku riyooday hooyaday anigo shuminaayo maxay noqonee plse iso sheeg mahadsanid❤

  • @user-yh8qj8ov9g
    @user-yh8qj8ov9g 4 หลายเดือนก่อน

    Sh.wxn kuriyoday hoyo o ikenty waxyabo an jeclhy kadibna ay iga tagtay waana ooyay wayna nooshahy

  • @SumayaQurux-pe5so
    @SumayaQurux-pe5so ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxan kuriyoday hooyo oo idilaysa anuna aan caasi ahay shekh iifasir

  • @nimohassanbarow665
    @nimohassanbarow665 ปีที่แล้ว

    Asc wllo wacan kuriyoodey anigaa gariwada hooyadeyna ila socoto hada indhaha ayaan biley hada Isoo labteen

  • @maryanyasiin5232
    @maryanyasiin5232 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh
    Xalay waxn ku riyoday ano safar u baxaya o boorso gari saranaya hoyaday niyada waxay iska ledahy way iska baxday iyadoon ku macsalamayn intaan kuso laabtay ban cagaha iyo madaxa ka dhunkaday ayeeyday dhashay hoyana Sido kala uga dhunkaday isku meel bay taagnayen
    Riyadas maxa lagu fasiri Kara hoyadayna waan ka fogahay hade

  • @user-qw8ex6tx6c
    @user-qw8ex6tx6c 7 หลายเดือนก่อน

    Shiikh ani waxan ku tiyooday hooyaday oo gaajo ahayso anoo niman aja nib ah cuntu ugu dhibayo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Asc SCW SCW SCW mashallh Allha kuxfdo

  • @xaawoisxaaq9284
    @xaawoisxaaq9284 หลายเดือนก่อน

    Shikhow iso fasir aniga hoyadeey ii ieersaneyso oo rabto iney igaracdo kacrayo😢

  • @sadamabdidahir8329
    @sadamabdidahir8329 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxbo dhunkashada kaso hadal
    Laba haben isku xigta ayan kuriyoday ano hooyadey dhuunkanaya

  • @maxamuudjiile7229
    @maxamuudjiile7229 ปีที่แล้ว

    Asc sheqow waxan kuriyoday ninkeyga oosucidi aaday aniga iyo hoyaday iyo walashey iyo deriskeyga oobariis iyo hilib isla cuninayno aanku riyoday sheqow jawab wacn

  • @Shadiy-hs1mm
    @Shadiy-hs1mm 6 หลายเดือนก่อน

    Wll ado mahdsan maa ii faasiri karta .hooyaday wan kalaa fognahay waxan kuriyoday ano uu tegey oo gacmahaa lugaahaa mesha dhulka ladhigo ka dhunkanayo iyo weliba sujuuda😢❤ ifaair wll waxan ahy xaas

  • @fardowsaabdullahi8946
    @fardowsaabdullahi8946 2 ปีที่แล้ว

    Asc waxan kuriyodey hoyadey lacak badan nocya badan isisey kadib waxan kuiri hoyo lacaktan wa fek waxey igutiri anigaba aabaha isiyey riyadas isir xaasbsna ahey hoyadeyna wa noshahey

  • @cabdimire4110
    @cabdimire4110 ปีที่แล้ว

    sheekh aniga hoyadey mas ayey iga celinaysay

  • @ilwaad09mahamud76
    @ilwaad09mahamud76 ปีที่แล้ว

    Lkin xanunsan ku riyoday anigana an baraya an leyahy kalay dhakhtar ku geye 😢ay ledahy ma kici karto an qadi kari la ahay inan geyo dhakhtarka i fasir

  • @leilaali4031
    @leilaali4031 5 หลายเดือนก่อน

    Maxan kuriyothe hoyo oo sac liseyso

  • @aaminasaleebaan1613
    @aaminasaleebaan1613 ปีที่แล้ว

    ❤️💋💋

  • @user-yw2ip5mf6d
    @user-yw2ip5mf6d 9 หลายเดือนก่อน

    Hoyoo odeheso icawi mahalagawadaa??😢

  • @UmuuRayyan-cz9ij
    @UmuuRayyan-cz9ij 11 หลายเดือนก่อน

    Hoyadey oo safar eh Ayan kuriyooday Anna aan oynaayo on kamurgaayo iney baxdo

  • @rahmocali2942
    @rahmocali2942 ปีที่แล้ว +1

    💓💓😍😍😍😍💓😍💓💓😍😍💓

  • @fatimaabdirisaq7641
    @fatimaabdirisaq7641 ปีที่แล้ว

    Hoyo

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac64 2 ปีที่แล้ว

    Asslaamu calaykum yaa sheekh,waxaan kaa codsan lahaa xoogaa in aad codkaaga kor u qasddo haddaanay dhib diidaysaa jirin,

  • @rahmocali2942
    @rahmocali2942 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓💓💓💓

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 ปีที่แล้ว

    Scwscw scwscw scwscw ♥️♥️

  • @leilaali4031
    @leilaali4031 5 หลายเดือนก่อน

    Maxan kuriyothe hoyo oo sac liseyso