Xalane ayaa dalka laga maamulaa Mashruuc soomaali leedahayna ma jiro" Ibraahim dheere

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 194

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 3 หลายเดือนก่อน +26

    Waa siyaasi cajiib ah 👏👏👏 aragti durugsan leh 👌

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 3 หลายเดือนก่อน +23

    He is leaged really well done 👏 ✔ 👍 ❤ 😀 😊 👏 ✔ 👍 ❤ keep gone ♥

  • @Doctorbadal2025
    @Doctorbadal2025 3 หลายเดือนก่อน +14

    War walahi waa wadani maasha alllah, taariikh buu hayaa

  • @ismailcs7643
    @ismailcs7643 3 หลายเดือนก่อน +13

    Brilliant very true right message for Somali community

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน +11

    mahadsanid lakiin Af Somaliga baddi, si laguu fahmo.. carabiga badan naga daa, ereybixint somali keen.

    • @xasanfanax2020
      @xasanfanax2020 3 หลายเดือนก่อน +3

      Adugunne naga daa ingalishka ee mahadsanid dheh thanks ka la laabo

    • @noahD1636
      @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน

      @@xasanfanax2020 ma ninka hadlaya ad tahay?? Waan tir tiray, ogow dal somaliyeed wax ku maan baran. Af qalaad aqooni miyaa??
      ayaantan waxa socda ereyga DABCAN, DABCAN, kii hadlaa ku cel celiyo.
      DABCAN Nabad gelyo

    • @AfraaxXasan
      @AfraaxXasan 3 หลายเดือนก่อน +2

      baro carabiga maxaad ku fahmeysaa quraanka saad ufahmtid

    • @noahD1636
      @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน

      @@AfraaxXasan af carabi waan aqaan,
      Af somaliga ha qasina.

    • @noahD1636
      @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน

      @@AfraaxXasan ogow dal somaliyeed ku maan dhalan, Afkeygaan ku hadlaa

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah siyaasi cajiib ah

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 3 หลายเดือนก่อน +7

    Illaaheey caqligaan saliimka ah faafi si oow wadanka u hagaago runta qofka sheego lama burn buuniyo lakaan qofkii qabiil sheego walk bun buuninaa dhalinyaroo u kaca wandanka syl cusub aan as aasno❤

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maanshallaah, wadani wadini dhalay, afkaaga caano lagu qabay, aamiin aamiin yaarabi

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 3 หลายเดือนก่อน +6

    Asc...waxyabo mihiim ah ayuu ka hadlaya dadka meesha fadhiyana mobile bey ku mushqulsanyihin... I don't understand why and why ...ey shirarka u tagaan hadey telefon ku mashqulayan..adunyada kale waxas ma sameyan somali ugu imoow wax kasto xun

    • @mohamoudali8652
      @mohamoudali8652 3 หลายเดือนก่อน

      Meel walba oo soomaali joogto waa sidaas. Haddii aad tagtid jaamacadaha, iskuullada, shirarka waa wada caynkaas. Midda kale maba sii joogi karaan wax 15 daqiiqo ka badan oo markiiba dadku waa dareereyaan oo sammir ay wax ku dhegaystaan maleh.

    • @jamayusuf7205
      @jamayusuf7205 3 หลายเดือนก่อน

      Waxa ugu daran wa mobile 📱 xtaa barlamanka nexdiiisa..wa yaab...

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 3 หลายเดือนก่อน

      Waa waxaan la yaabey niyad jab
      Ma kuwaas baa wadan dhisi Kara? No way

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maash allaah maasha allaah dadaalkaan iyo wacyi gelintaan oo kale baa loo baahan yahay

  • @user-iAllahuakbar
    @user-iAllahuakbar 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allaah ilahow cimrigaga dheeree o cadawga ka ilaali wa raggii dadka dalka iyo diintuba ay baah nayd insha Allaah

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dib u heshaysiintii Somaliand ka dhacday waxay hirgashay waxay ahayd mashruuc Soomaaliyeed oo aan gacmo ajnabi ku jirin

    • @Hawd74.
      @Hawd74. 3 หลายเดือนก่อน

      Ma fahmayaan taas haday dawlado shisheeye ku jiraan ma noqonayaan nabad

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha Allah waa runtaa ee horay u soco waa in uu bartaa Qarankiisa Wadaniyadiisa dhalliyarada dagaalada ku dhashay ma yaqaanin Wadaniyadii Somaliyeed

  • @superpoetry8704
    @superpoetry8704 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah SWT baa igu og markuu ka hadlay Soomaaliya inay wadan aad muhiim ugu ah Afrka runtii ilmaa iga timid sababtoo ah anigaa Soomaaliya oo dhisan ku soo koray waxna ku soo bartay maantana dad kale dhulkiis baan marti ku ahay. Taas cid aan ku eedaynayo ma jirto sababtoo anigaa xataa doorkaygii gabay oo Soomaalinimo uun sheegta laakiin dalka, dadka iyo Diintaba aanan u gargaarin, keliya arimo hoose oo shaqsiyan ah uun ku mashquulsan dadkuna sidaas ayuu u badanyahay.

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 3 หลายเดือนก่อน +6

    Xaqiiq waaye wadani nolow

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 หลายเดือนก่อน +3

    Adeer aqari sunnada gaaladi ayaa qireyso siyaasi ka saameyan badan Nabi Maxamed scs dunida sooma marin waxaana nagu filan intuu nooga tegay.

  • @binmustafa3355
    @binmustafa3355 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sh. Ibrahim waa nin indheergarad ah, khibrad badana u leh somalida iyo halka laga haysto

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 3 หลายเดือนก่อน

    waa run illaahow na badbaadi aamin alle magan

  • @sakariaabdi8260
    @sakariaabdi8260 3 หลายเดือนก่อน +3

    Baraka Allah, wajazaka Allahu kheyr, wax ala oo aad tilmaantay waa run. Diinta iyo waddaniyada Allaha na😂jecleysiiyo

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kani been badanaa. Kulaha Madaxweynihii Uganda baa ooyay. Kaasa doonaya in uu dadka been Ku hogaamiyo. Bal waxa uu ciyaalka uuga sheekeynaayo.

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahuma Baarik ❤❤❤

  • @Notyorname
    @Notyorname 3 หลายเดือนก่อน +3

    wa sax somalia tugsiyadeda hala burburiyo oo schools halagu badala.

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 3 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha soomaaliweyne laga burburiyo; waa xalanee. Waa iney soomaaliweyne iskaxidho Wadamaada joogana xidhiidhka loojaro.

  • @mulki6698
    @mulki6698 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiil iyo alshabaab baa faceen naga reebay.

  • @KlusbedrijfHanadHirabe
    @KlusbedrijfHanadHirabe 2 หลายเดือนก่อน

    Smart guy adeer

  • @abdi_252
    @abdi_252 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan aad uga xumahay in dadka badankoodu daawan doonin muqalkan,
    Ninkan iyo dadka la aragtida ah waanagu yaryihin maanta
    Runti wa arin waxa uu kahadlayo wa xaqiiq 100%

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 หลายเดือนก่อน +2

    War Ninkaan Ila Arka Soomaaliya Qaramada Midoowey Ayey Ka Mid Moqotey imaaraatka Lacag Uu Kaa Reebtey Ha U Ooyinee Beerahaaga Falo Oo Carab Oo Hoos Kuu Reebey Aduunka Intaa La Tarmi Laheyd ???Turkiga Ayaa Walaal Noo Ah Dhalinyaro 🙏🇸🇴 Imaaraatka Laga Biixiyo Wadanka

    • @Santison_11
      @Santison_11 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo wax walal la dhahay mahaystid qof walba dantiisu kaa eeganooya,
      intaa iska dhaafno wadan xiwil aa walal no ah anaga aan isku tashano oo is gacan qabsano

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 3 หลายเดือนก่อน

      Aduunka wadan kaligii taagnaa karaa ma jiro waa leysku baahan yahay waana wax dabiici ah oo bini'aadamka Illaahey ku abuuray laakin waxaa muhiim ah in la kala gartaa kan aad isku danta tihiin oo aad dantaada ka heli kartit isagana tiisa kaa heli karo waa intaas uun

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dad nuucaan oo badan baa nagu dhex jira, Maashaa Allaah , Illaahey ha xifdiyo

    • @xabiib-nuur
      @xabiib-nuur 3 หลายเดือนก่อน

      Waa beelow armaajabo sidaa ayuu u hadli jiray

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa. loobahanyahay adoo kale Ilahey ha kugu guuleeyo

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน +2

    qaabkii hore ee wadaadadii hore ayaa wacnaa ee dhaqan somaliga ku salaysnaa.

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 3 หลายเดือนก่อน +3

    Warkaada wa sax℅ wa mesha somaliya laga xukumo siiba xamar

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faataaley Beenloow. Kani Waa Alshabab Tuug ah. Nin Jiro Ma Ahaa Ninka Leh Siyaasadda Dhugsiyaad Aan Ka Biloono Qofkasta Oo Waxgaard Ah Way Fahmi Karaan Beenloow Uu Soo Xirtay Jaakeed Iyo Suurwel Uusa Laheen ( DHARKA UU SIITO WAA TAABAAL CAARAA ) Raba Dhalinyaradda In Uu Maarin Habaabiyo. Wax Uu Soo Bartay Ma Jirto.

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon 3 หลายเดือนก่อน

      Maxa cadaynaya hadalkaga?

  • @MubYus
    @MubYus 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waaa Run.

  • @bezani
    @bezani 3 หลายเดือนก่อน

    Ragga wadanka inay maamulaan loo baahanyahay waa kuwan oo kale…legend🙏🏽

  • @cabdimusse404
    @cabdimusse404 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo ficil han samayno. Adigana Allah ha kuu barakeyo

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa maanta asaga madax kadhiga siduu u hadlo aan aragnee

  • @AhmedAhmed-oh7by
    @AhmedAhmed-oh7by 3 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi??? Muxuu yahay horta shaqsigaan... muxuusa ka hadlayaa?? IIDI AMIN baa askar somaaliyeed transit ah tababar ka timid ka ooyay ? Meel uu hadalkiisa u socdo ma jirto. Waxaa la yaabanahay dadkaan meesha u soo fadhiistey.. WASTE OF TIME..

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Qoloma Ninkan Koley Suu Shegay Waa Wahabiyo Asoo Mushar Carabta Ka Qadanayo Uu Kii Xirowga Maskinka Ka Kala Dadshay😂 Seen Ku Aminaa Hada Su'asha Mudan Ninkan Somalia Muu Jogaa???? Mase Joogida Wadanka Waa Ku Cusub Yahay ????

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 3 หลายเดือนก่อน +1

    walaalow waa kaligaa wadaniyada yaan lagu dilin waxaad u sheekeynayso waa ido

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 3 หลายเดือนก่อน

    Walaalo jir oo joog, Alle dadka noocaaga ah ha inoo badiyo.. anigu shakhsiyan waxan qabaa diinta xageeda inaan 80s iyo 70s an ku fiicnayn laakiin taas wa fikradayda dalkeena iyo dadkeenu waxay u baahanyihiin dad fakir dheer ku shaqeeyo oo qabiil iyo wadaadba laga nasto

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 3 หลายเดือนก่อน

    Al-itaxaadkan marki u wax kasta aruursaday oo uu shaati diimeed ku dhacay dhalinyaro badana dhumiyay bu fikir kale o u ku halaago oo hor leh la so taganyahay! Markan wa fikir siyaasi ah o wadani ah. Mindha mar dambe wadaad ima qaldo. Malin hore ba arkayay ictisaamki o so dhagsaday boor ay ku qorten al-salafiyah 😅

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 3 หลายเดือนก่อน +5

    Somali dadka kahadla wanaaga codkooda wuu gaaban yahay waxaa badan oo lamaqlaa dadka qabyaalada iyo ceebta kahadla ayaa caan ah oo baraha bulshada heysta naago gaalo iyo qoomuluud iskugu jira kuwo waalan kuwo kuqafiifay qurbaha dadka fiican ee sidaan u hadlaya lamamaqlo kor iskusooqada oo baraha bulshada sogala umada maskaxda kadhaqa umadiiba maskaxdii waalaga wasaqeyay yar iyo weynba waxaas ayan dhageysana ayagaa noo ah dad 🙃

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 3 หลายเดือนก่อน

      Absolutely 💯 sxb ninkaa waa dadka maanta maskaxda fiyow ee nool waayeh waana rajaynayaa inuu madaxda kamid noqdo

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 3 หลายเดือนก่อน +2

    I like this guy

  • @rumaanmaxamud7236
    @rumaanmaxamud7236 3 หลายเดือนก่อน

    dakaan aqoonta leh maxay iyagau mashaaric iyo isku tashi u abuurilayihin
    dhibaatada jirta laftirkoodi baan ka marneyn waxyabaha dhibatada keenaya

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 3 หลายเดือนก่อน

    😂MUCAARAD BAAN KUGU AHAA LAA KIIN RUNTA AAD MAANTA SHEEGTAY WAA QAATAY😂😂😂😂😂

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkaa la hadleyso marka hore telephone ka inaad ka xereysaa bey aheyd waayo kuli wey fooraraan dulucda murtida geli mayso hada ka dib saa hala sameeyo

  • @YassinBaffo-rj9jy
    @YassinBaffo-rj9jy 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaasoo dhammi meysan dhacdeen maanta meesha aan taaganahay haddii eey ka hor immaan laheyd masuuliyiintii sidaa loogu shaqeeysan jiray

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali ku dhow! Waa oromo neceb carab iyo islaamka

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 3 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarooy maalinba nin mabda haysta hadba dhinac ha idiin kaxeeysto , ninankaa waa dad la yiraahdo aqwaan muslimiin aqwaan mufsidiin, lacagtana waxaa siin jiray waa kuwa caawiya aqwaaan muslimointa

  • @LibanDahir-b3z
    @LibanDahir-b3z 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaas waa propaganda ciidan transit ah aa Iida Amiin ka ooyay waxaas ilmaha ugu sheekeeya

  • @SabahHayle
    @SabahHayle 29 วันที่ผ่านมา

    Ha get it

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 หลายเดือนก่อน

    Saraakiil Uganda ku maraya safar ayaa madaxweynihii ay dalkiisa safarka ku ahaayeen iyo dhawr ninoo martiya ah ka baqay oo ooyay kana calaacalay! Ar ma liqi karnee biyo nagaga dar.

  • @Hamidher
    @Hamidher 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan 10 Ee Somalia u bahan tahay

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 3 หลายเดือนก่อน

    Dadku siday wax u beeran lahaayeen dhaaman iyo meelo biyaha roobka u celiya u qodan lahaayeen. Xoola dhaqidoodii ugu noqon lahaayeen isugu filaan lahaayeen ayay u baahan yihiin in la baro oo lagu dhiiri galiyo.

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaali ma nihin etoobiyaan baan nahay baad lahaydeen soomaaliya maxaa idinka qoseeya

  • @xabiib-nuur
    @xabiib-nuur 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer waxba kama jiraan warkaa
    Waxba kuu dhiiban mayno farmaajo qaran ayaad tahay

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 หลายเดือนก่อน

    Horta ha la is waydiiyo dawladaha shisheeye maxay kuu caawinayaan dawladkastaa xataa turki dantooday u imaadeen somaliya inay dawlad yeelato lama ogola markaa maxaa loo fahmi laayahay somaliyeey hadana idinkaa la isku keen diray

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 3 หลายเดือนก่อน

    War waxaad fidinaysaan ma jirto Diinta aad intaa fidinayseen baad hal mar qabyaalad iyo jaajuusnimo gaalada baad dabada la gasheen .yaa idin aaminaya

  • @KlusbedrijfHanadHirabe
    @KlusbedrijfHanadHirabe 2 หลายเดือนก่อน

    Smart guy adeer ayaa tahay mida kale taariikhda europ aya la bara maxa naga galay

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan xagee ka raacnaa social media, fadlan nala wadaaga.. also iskoolkaan waa xagee?

  • @mohamedhassanali8919
    @mohamedhassanali8919 3 หลายเดือนก่อน

    Nin aan ku ogeyn aya sirta
    Adiga soo matihid nin amxaarada iyo itoobiyanka usoo wata wadaada gumesidiidka aha oo aad kaga hiilisay ina ilay

  • @KlusbedrijfHanadHirabe
    @KlusbedrijfHanadHirabe 2 หลายเดือนก่อน

    Smart guy adeer ayaa tahay mida kale taariikhda europ aya la bara maxa naga galay

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 3 หลายเดือนก่อน

    Tuug waaye ninkaan waa ninkii diinta ka beensheegay

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 หลายเดือนก่อน

    Muxuu carruurtiisa been ku akhriyayaa !

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud 3 หลายเดือนก่อน +2

    Turkigu wuu leeyey mucaarad dabada ah sida guulan iyo taageerayaashiisa anaga yurub jpogna aragney caruur soo baxsatey . Si guud turkigu waa dimuqpraadi qofku cod ayuu wax ku badai karaa

    • @faarhass9967
      @faarhass9967 3 หลายเดือนก่อน

      Guulan maaha mucaarad siyaasiya ee
      Waa dambiile wadanka isku dayay inuu cinqilaabo

  • @AmiiroCdy-bn3it
    @AmiiroCdy-bn3it 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale kaddaab Allaah kabaq

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 3 หลายเดือนก่อน +2

    Syl 13 wiil bey ahayen as asayashii wase kq badnaayeen oo urur dhan bey ahayen

    • @mohamedismailmohamed71
      @mohamedismailmohamed71 3 หลายเดือนก่อน

      Syl fekerkoodii waa ka sababay burburka SOMALIYA,

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedismailmohamed71
      Maxa ka mid ahaa fikirka ay lahayen oo somaliya burbyriyey tan labad ma og tahayse 13 & inta badan xubnihii in aysan qeyb ka noqon xukunkii dalka!

  • @SundusabdullahiMaxamed
    @SundusabdullahiMaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa mudane

  • @mshekhs586
    @mshekhs586 3 หลายเดือนก่อน

    Probably he never went to Halane

  • @naza3086
    @naza3086 3 หลายเดือนก่อน

    Taariikh been ah. Ogaden Ethiopian ah ayaa wuxuu doono ka sheekeynaya.

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka jahiilka ah waxuusan anqoo ulahayn ayuu waxakasheega manayaqaan waxuu mucaaradayo

    • @muuminibrahim
      @muuminibrahim 3 หลายเดือนก่อน +2

      Runta miyaa kudhibeysa

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaa taqnaa soo bandhig

  • @Wassup309
    @Wassup309 3 หลายเดือนก่อน

    Salfi madhab waa laga saaro wadanka somalia 🇸🇴
    Waa waxa ay Alshabaab ku nooshahay.
    Alshabaab waa in Saudi 🇸🇦 Arabia loo mastaafuriyaa

  • @hassanabdihassanabdi393
    @hassanabdihassanabdi393 3 หลายเดือนก่อน +6

    Muhimadu wa Iney Shareecada Allah taliso waxa Kasohara wa Kufri

    • @Doctorbadal2025
      @Doctorbadal2025 3 หลายเดือนก่อน +1

      Xalane usheeg, TV ga ka hadal

    • @liibaanjamac2136
      @liibaanjamac2136 3 หลายเดือนก่อน

      this is 21st century and it will be impossible

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdilahi yusuf waxa uu ahaa somalii maxkamadahana waa hal qoys warkaas waxbaa ka soo uraya😂

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 3 หลายเดือนก่อน

      Waa aqwaan mufsidiin

  • @haa8793
    @haa8793 3 หลายเดือนก่อน

    Waruntaa dinta iyo dowlada kalasaar waa calmaani nimo nabiga salalaahu calehi wasalam arimaha dhan masaajidka ayu kuwaday dowlada islaamka uguhoreysay waxey ka asaasantay masjidka horey usoco

  • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
    @CalibashihanguleBashi-hg4sj 3 หลายเดือนก่อน

    Beenloow

  • @SabahHayle
    @SabahHayle 29 วันที่ผ่านมา

    Wa run 🏃

  • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
    @CalibashihanguleBashi-hg4sj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wakhtigii iidi amiin ma dhici jirin in transit looga yimaado South africa tan kale ciidan somaliyed o dress qaba kama imaan karaa south africa bal fiiri wuxuu kuso qaadanayaa

    • @liibaanjamac2136
      @liibaanjamac2136 3 หลายเดือนก่อน

      hhhhhhh aniguba waan yaabay

    • @mohamoudali8652
      @mohamoudali8652 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wey ka qaldantay uun ee u dulqaado. Wadaadku wuxuu u jeeday in saraakiishaasi ka yimaaddeen mid ka mid ah waddamada loo yaqaanney xillligaas: FRONTLINE LIBERATION STATES oo ka mid ahaa Mozambique amma Namibia.

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 3 หลายเดือนก่อน

    Runta xaqiiqdeyda walhi ninkaan ba dhabmeeyey. Aamin ama ha aaminin.
    Dalkaan ceel dheer buu ku dhacay waana loo tashaday runti

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 หลายเดือนก่อน

    WARTAAS BEEN BAAD KU SHEEGTEEY BARIGII DAWLADII KACAANKA MADAXDA IYO WASIIRADA CARUURTOODA AYAA DEEQ WAXBARASHO DIBADA HELI JIREY IYO KUWA MAREXAN U BADAN AYA AYAGABA LA SIIN JIREY WAILIGOID SOMALIA CADALAD MA OOLIN DIKTARKII SIYAAD WAA UGU DARNA MUJAHIDIINTE RIDEY JANO ALLAAH GEEYO DHAMAN GUUL BAAN JOOGNA NO DIKTATATER XOR

  • @drkaremphmohmoud
    @drkaremphmohmoud 3 หลายเดือนก่อน

    Waa ninkan magaciisa yaa ii sheega

    • @abukarhajji
      @abukarhajji 3 หลายเดือนก่อน

      Ibraahim dheere

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 3 หลายเดือนก่อน

    Qawaarijta waa ceeynkan ma ,l' gala Dowlad soomaaliyeed in ay luga heeda ju 💖 istaagto calamine iyo xabishi ayeey ku waashaan

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 หลายเดือนก่อน

    Somali Dan ayaa la maamula 💯 % but waa sababta SOMALI AMISOM AWOOD UGU LAHEYN IN EEY KASAARTO

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 3 หลายเดือนก่อน

    Dayuus baad tahay dalka iyo dadka soomaaliyeed hore ayey u socdaan isbadalo waaweyn ayaa socda hadalkaaga munaafaqnimo badan ayaa ka buuxa

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 3 หลายเดือนก่อน

    Oo kililka shanad ma ka soo quustay gudoomiye ibrahim mise howsha la gashey!

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 หลายเดือนก่อน

    ليش تخلط كلمات عربيه مع بلغتك ⁉️

    • @zainzoala1083
      @zainzoala1083 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 You may need to learn the history of Somali language first.

  • @mohammedbaashe319
    @mohammedbaashe319 หลายเดือนก่อน

    0:09

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 3 หลายเดือนก่อน

    Beenalee

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 หลายเดือนก่อน

    Somali 1990 ayaa Qoxooti laga dhigay: Aqoonyahankeedii:

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 3 หลายเดือนก่อน

    Mash Allaah waxa soomali ma jirto tuugo baa is baheesatay

  • @Danta77
    @Danta77 3 หลายเดือนก่อน

    Mushkilada Somaaliya waa dhalinyarada dhumiyay aqoonsiga Soomaalinimada ama (Identity), tan labaadna qaab fakar aan Somali ahayna wata. Somaliya waxay dhibka ka bixi karta marki dhaliyarada maskax S/yeed ku fakaran xalka dalkoodana cid kale u daba fadhiisan

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 3 หลายเดือนก่อน

    Nin adis ababa laga maamullo waxba kama sheegi karo xamar x waayo xalane shalay ayeey yimaadeenberrina waa laga saari karaa gaalada reer galbeedka lkn jig jiga ma laga saari karaa xabashiga dhowr qarni isku haysta dadkii iyo dalkii,

  • @osmanali2281
    @osmanali2281 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muslinimo Soomaaliyeysan ayaa Soomalidu u baahan tahay

  • @aweesali8161
    @aweesali8161 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ninkaan waa nin odaya oo wax badan og lkn somalida qof wax badan og majecka ama wadani ah waxa ee kajcelyihiin ninka qabyaaladiistaha

  • @nimosamater3429
    @nimosamater3429 3 หลายเดือนก่อน

    Sooli qabiil isku wad hay sataa maxay qabankar taa waxba

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 3 หลายเดือนก่อน

    Shisheeyo iyo ku Dhoni qateee

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 3 หลายเดือนก่อน

    Somali wali gumesi shisheye iyo gumesi qabiiyalda aya maskaxda kaa hesta ila laa hela dad caaqli leh oo xaqiida shega ☝️🇸🇴

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalia iyadaa cadow isku ah mahee cadow banaanka waxba nagama tareen, maanta waxaan hay naa nin Soomaali oo dhahaayo Ethiopia ayaan aamin sanahay

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 หลายเดือนก่อน

    Mapka somalia ha la ilaashado: dowlad somali xoog leh waa arki:

  • @AbdimalikMo
    @AbdimalikMo 3 หลายเดือนก่อน

    Waa run waa inaan werar naah halane dowlad ama shacab ama ciidam. Meshaas waa qasab inaan talaabo ka qaadno