Gudoomiye Ibrahim Dheere oo Siro badan oo ONLF Iyo Ethiopia dhexmaray Soo Bandhigay | Dood adag.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 116

  • @AbshirSheikhhassan
    @AbshirSheikhhassan 3 หลายเดือนก่อน

    Allha kuxifdiyo shekh ibrahim cadawgana allha kaqabto amiin❤

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc Sheikh Ibahim Afkaaga Caano
    Lagushub .O N LF waa halgamayal
    Soo jiray soona jiritoonta waana Jabhada kaliya ah ee halganku
    Dhaacada kayahay Ogadenia ha
    Ha Xaroowdo Aamiin.

  • @miyir4519
    @miyir4519 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh Ibraahim waa hogaamiye ilaahayaw kabadbaadi sharka aamin !

    • @faxdogg3062
      @faxdogg3062 2 ปีที่แล้ว

      Amine , adowgu raga sida oh kale xadaladisu adyaxin wey shirgolan , ee ilaxay ba wax ilaliye adowga allaha ka fogeyo

    • @Raho339
      @Raho339 2 ปีที่แล้ว

      Aaaaamiin yaaa Rabi

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +4

    Guul sare ogadenia ❤✌

  • @shireshuriye8268
    @shireshuriye8268 2 ปีที่แล้ว +2

    Best leader in somali region 💙 thanks 😊 🙏

  • @Raho339
    @Raho339 2 ปีที่แล้ว +3

    Ogaadeenia💪💪💪❤️❤️❤️👋

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahaa allaah ilaahay haku xifdiyo

  • @googleinternet9168
    @googleinternet9168 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sh Ibrahim

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy4242 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh ibraahin dheere si cajiib ah oo ay ka muuqato jihayn iyo tusaaleyn ayuu wax u qiimeeyay waana in laga faaiidaystaa ninkan iyo raga lamidka ah

  • @abdullahihusseinmuhammed901
    @abdullahihusseinmuhammed901 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh ibraahim dhere waa siyaasi bisil oo u qalma hogaaminta somali state

  • @DeeqaCabdiRashiid-su2xj
    @DeeqaCabdiRashiid-su2xj ปีที่แล้ว

    Gud/ Xaasid matihid Hambalyo Gees Dhaartey maan Shaa Allah Ayaankuleyahey

  • @mouhyadinibrahim9025
    @mouhyadinibrahim9025 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah geesi geesi dhamay sxb kubiir adiguna

  • @hamzaibrahim2159
    @hamzaibrahim2159 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulo

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 2 ปีที่แล้ว

    sheekh ibraahim dheere hogaamiye xalaala

  • @AyanmohammedAbdirahman
    @AyanmohammedAbdirahman ปีที่แล้ว

    Gul❤

  • @hindadahir6894
    @hindadahir6894 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha ku hadeeyo waxba meesha kuma haysid.

    • @ahmedabdi5176
      @ahmedabdi5176 2 ปีที่แล้ว

      Hinday huuno 1 eray ah oo danbi ah sheikh ibraahim kumuuna hadlin intaas uu sheegayba waa sax

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah walal dadkeena soomaalida waxaynu ubaaha nahay wacayi gali badan oo fahanka siyaasi ah

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 5 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyanmohammedAbdirahman
    @AyanmohammedAbdirahman ปีที่แล้ว

    Gul ader mcn❤

  • @DeeqaCabdiRashiid-su2xj
    @DeeqaCabdiRashiid-su2xj ปีที่แล้ว

    Good Leader

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 2 ปีที่แล้ว +2

    Kani waa kii ugu Caqli badnaa Dhamaan CAGDHEERTA!!!!!

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      kkkk malayaa Duriyadaa dhasjhey am xaskiisa

    • @caddecabdi8236
      @caddecabdi8236 2 ปีที่แล้ว

      Sxb wax caqli xunba nagu majiro

    • @mohamedhussein3681
      @mohamedhussein3681 2 ปีที่แล้ว

      Seattle, washington USA ayuu kulahaa sxb somalida kale ah meshasuu ilbaxnimada ka kenay.

  • @halimomahmoud5612
    @halimomahmoud5612 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah wax badan aya laga fa idi kara inta aqliga le

  • @MaxammedAmiin
    @MaxammedAmiin 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxa aan ku tilmaami lahaa Sheekh Ibaarhin-Dheere macalin siyaasadeed, militari iyo diblumaasi. Ninkan waa hogaamiye ee isha ha lagu hayo. ONLF na waxa ay fahantahay dimuqraadiyadda. Guulaysta

    • @omarw5124
      @omarw5124 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan markiisii hore shabaab ayaa taba bartay fikrad iyo dhaqalana gelisay ayaga o raba inay hogaamiye uga dhigaan la,aan Ethoipia ugadagalanta sida ay kenya ugasamaysteen balse wuu ka goostay markii danbana way gaalaysiiyeen..😁😁

  • @mohamedhussein3681
    @mohamedhussein3681 2 ปีที่แล้ว +2

    Urur beledka ONLF wuxuu la midyahay urur beledyadii somalia burburyay ee hadafkodu ahaa reerkanaga sadbaa ka maqan,

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 2 ปีที่แล้ว

      Haduu warkaaga sax yahay, madaxweyynayaashii iyo wasiiradii soo maray deegaanka soo uma badneen reerka aad sheegeyso? Maxey soorta ola cuni waayeen ooy dhoobada ula walaaqan waayeen hadey reerkooda wax urabeen?!

  • @abdimohamed6386
    @abdimohamed6386 2 ปีที่แล้ว +2

    Ww waa abqari runtii nosoo baxay, main points muhuun ah taabtay, onlf waa inay taabo galisaa ajandayaasha uu tabtay professor ibraahim. Waa nin ku dayasho mudan. Isaga iyo dr.sadiq waa labad nin een oran karo deegaan waa ugu abqarisan yihiin

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 2 ปีที่แล้ว

    Waa waray sheikh Ibraahim waxban ayuu toosh ku qabtay thank you iyo Onlf oo ogaalatay in runta lasheego😘😘😘

    • @ahmedabdi5176
      @ahmedabdi5176 2 ปีที่แล้ว

      Sheikh ibrahim waa ninka kaliya ee gobolkaas somalida meel wanagsan iyo mustaqbal gaadhsiin laha hadii loodhiibi lahaa hogaamintiisa

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 3 หลายเดือนก่อน

    Isagu onlf ma aha miyaa?

  • @cabeyislam6402
    @cabeyislam6402 2 ปีที่แล้ว

    War wanagsan Ibrahim dheere canon daatay dabadoda laqabta wali lamadimanin onlf guul guul gusha was shacabka kasbada gar ahan somalida an Ogaden aheen

  • @aliadam180
    @aliadam180 2 ปีที่แล้ว

    لو اني فعلت كذا لكان كذا.
    من كان منكم مستنا فليستن بمن قد مات فان الحي لا تؤمن عليه الفتنة
    اللهم انصر من نصر دينك واجعلنا منهم واخذل من خذل دينك ولا تجعلنا منهم

  • @mohameddalmer3219
    @mohameddalmer3219 2 ปีที่แล้ว

    IBRAHIM DHERE WAA SHAQSI FAYAW
    MASKAX AHAAN AQLI AHAN
    CILMI AHAAN

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 5 หลายเดือนก่อน

    WEJIGAA GUBAY waa ninka 2 URUR oo Hubaydan Xabashi u dhiibay .

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 2 ปีที่แล้ว +1

    Onlf khaa imiin baakujirtay

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 2 ปีที่แล้ว

    Wax badan buu soobandhigay Ibrahim dhere oo qarsoonaa

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 ปีที่แล้ว

    OGADEENA MA AHA SOMALI GALBEED. ONLF LOOMA DHAMMA

  • @davidthestar6357
    @davidthestar6357 2 ปีที่แล้ว

    nimanyahow download ka fura youtube ka

  • @hanolato9250
    @hanolato9250 2 ปีที่แล้ว +1

    War nabad amxaaro kuxukumo nabad ma.ahaa.Xoriyaada ayaa waxwalbo kafiican.In hubka laiskdhigo ma.aheen.Tigray wataas ay xoriyadooda qori iyo xoog kuraadsanayso.Bari ayaa kuxukumaayo markay addis qabsadaan.Marka marwalbo dad kale oo xukunka qabsado miyaa no maamulaysa.

  • @ayaanhassen4934
    @ayaanhassen4934 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadalka sh. Ibraahim, waxaa fahmi kara, dadka cilmiga, iyo caqliga u saaxiibka ah. Waa hadal in aad loo fahmo mudan, waxna lagu qaato. Waa caalim, diineed iyo gobanimadoon, waana waaya-arag.

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 ปีที่แล้ว

    Alla maxaad run u sheegtey

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Alla soomaali maxaa haysta jaahilnimo salaamaad

  • @csool5341
    @csool5341 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice talk , but he never mentioned non- Ogaden people , how to integrate ?in order to challenge other ethnicity group , you ogaden must change the course.

    • @arifiahmed114
      @arifiahmed114 2 ปีที่แล้ว +1

      He did mentioned it at the last point, by telling them to change their name and logo! So that it'll be more general and open to all somali people not just 'Ogadenia'...

    • @hodanabdirahman1842
      @hodanabdirahman1842 2 ปีที่แล้ว

      0

    • @cabdicali1445
      @cabdicali1445 2 ปีที่แล้ว

      Waa khabiir

    • @cabdicali1445
      @cabdicali1445 2 ปีที่แล้ว

      Wax badan og

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

      I’m Somali not Ogaadeen and I respect the name Somaali Galbeed region to call not Tribal name.

  • @maxamedcambe8656
    @maxamedcambe8656 2 ปีที่แล้ว

    marna.yan.magaca.yan
    lagtagen..ogadeniya.guul

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 ปีที่แล้ว +1

    ONLF WAY DUL QAAD BADANTAHAY WAAYO IYADU MAWQIFKOODA WAY AAMINTAY LAAKIIN ADIGA OO KALE AYAA JIRA OO CAD CEEDA GALBEEDKA SOO BAXDA BARINA U DHACDA SIDAADOO KALE

  • @MohamedShuriye-qt5zp
    @MohamedShuriye-qt5zp 26 วันที่ผ่านมา

    Meeqo jeer baan dhahey Onlf siyaasadda waa ka caruur hhhhh asxaabtii aan ku wada doodi jirney arinkan halkan yaa uga yeedha

  • @mahadjama1731
    @mahadjama1731 2 ปีที่แล้ว

    Hashiiskaan baas ma Ethiopian baa lagu noqday,

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax heshiis oo dhex maray onlf iyo dawlada ethoipia ma jirto haba yaraatee onlf waxay noo sheegeen inay heshiis qaateen heshiiskaas oo ay ugaleen inay ethoipia ogolaatay in afti laga qaado shacbiga reer ogaadeeniya taasi been bay ahayd haday jirto heer ay doorashada gali kari waayeen may dhacdeen runtuna wataas ; la yaab male in dagaal ka la sii wadi kari waayo laakin sideeda in loo sheego ayay ahayd in kasta oo ay ahayd in mar hore la qaato go aankan

  • @mahamudmuhumed5667
    @mahamudmuhumed5667 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hogaamiye dhaba ibrahimdheere

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 ปีที่แล้ว

    Adigaa la heshiiyay ee maxaad ka dheeftey ama aaf.ka faa indeed sheeg

  • @GODOL24
    @GODOL24 2 ปีที่แล้ว

    Ninyahaw karbaashka nagadaaya

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 ปีที่แล้ว

    Mar naba magaca yaanan laga tegin

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA TH-cam.KA MEELKASTO JOOGTAAN.

  • @gjljhglgft7824
    @gjljhglgft7824 2 ปีที่แล้ว

    NIN HALYEEY AHAA GENERAL AHAA MUJAAHID AHAA MAANTANA JIIR LA MEEL JOOGA

  • @OAdan-ml5eg
    @OAdan-ml5eg 2 ปีที่แล้ว

    Nimankii u shahiiday xorriyadda ma u ducooseen, ma xasuusateen?
    Damaashaad iyo qosol waxan ahayn ma arkin

  • @calimaxamed111
    @calimaxamed111 2 ปีที่แล้ว +1

    Been allaa caayaye walee ninka waa hadal yaqaan.
    waa nin balaaqo leh.

  • @mahadjama1731
    @mahadjama1731 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada goor aykaga fiican tahay kacdoon ma jirto, goor xun lama dagaalamo,laakin dumaal baan sugeynaa, sidey hada ka hor tigregu dumaasha noogu heley, tolow ma oromo mise tigreega, waqtiga baanoo sheegi doona

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 ปีที่แล้ว

    War aad u wanaagsan

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 ปีที่แล้ว

    Ibrahim dheere soo kii ma ahaan Tigray uu shaqeen jiray oo isku dhiibay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Ibraahin dheere ina Adeer noogu dar maxaadaradii away noogu gaba gabee

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 ปีที่แล้ว

    Looms baahno ragii soo halgamey miyaad ka wadaa isku xishoo

  • @MoussaMahad
    @MoussaMahad ปีที่แล้ว

    Asc.madaxawene.moosafe.anigo.wan.ko.hasat.nin.iyan.ko.dhashay.gobalak.siite.damadah.afdam.iyan.ko.dhashay.maa.gago.mumin.jamac.geedi.ifaka.aqarat.waan.ko.hasith

    • @MoussaMahad
      @MoussaMahad ปีที่แล้ว

      Maxa.ku.tala.daa.nimo.waa.wanag.maa.liid.wanag.maa.lihid.doqon.yatahualpa.datak.soomal.waa.ku.hos.dhisayin

    • @MoussaMahad
      @MoussaMahad ปีที่แล้ว

      Xilak.isak.dhaca.waala.kal

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 2 ปีที่แล้ว

    magaca ONLF waligiis baan labadalayn jaajuusiinta gumaysigu futada kawaso meeshooda joogeen looma baahna

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 2 ปีที่แล้ว +1

    Qori lama rabo maskax 🧠 iyo qalin ayaa larabaa 🖊🔑 ayaa mihiimah hadii laga tigi waayo qoriga markaad xalmoodaan arka

  • @suaad4188
    @suaad4188 2 ปีที่แล้ว +2

    Jawaasiista ileyn ma xishoodan

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 2 ปีที่แล้ว

    Arey baa iga gadmey waxaan ku dirirayey somali galbeed qabiilada soomalida weynooga hareen away somslidii oran jirtey onlf tuura waan idinku soo biireenaa. Ma jirto somalida dhimasho ma rabaan tan kale xoogooda soomaliya ayeey degan qabiilka meesha degan waa onlf period

  • @zainabkhalif6683
    @zainabkhalif6683 2 ปีที่แล้ว

    waa siyasiga kali aha ee an live ula kulmo ala ha barakeyo wu dadal badan yahay

  • @xamseaadan605
    @xamseaadan605 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkan waxaan ka fahmay in cabdi iley iyo onlf xidhiidhkii lasheegi jiray wax ka jiraan dabcan.

    • @dahfur2735
      @dahfur2735 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi illey ayaaba tirtiray

  • @Raho339
    @Raho339 9 หลายเดือนก่อน

    OGAADEENIA🟥🟦🟩🟥🟦🟩🔥💪

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

    Isaga ururkiisa magicii? Muxuuse ahaa?

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 ปีที่แล้ว

    Cs ninkaan waa la yaqaanaa runtii.

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 ปีที่แล้ว

    Adiga ma onlf ayaad aheed

  • @abdurahman9170
    @abdurahman9170 2 ปีที่แล้ว

    Talo wax ku ool ah ayuu soo jeediyay

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Masiibo ka daran ayaa taala maanta nin abeeso koriyoow adigaa u aayine axdi malaha xabashidu lagu aaminaayee sidaad yeelin maantana aawey soomaali galbeed aawey herer aawey mooyaale aawey sitti aawey dirir dhabe aawey dhulkii

  • @GODOL24
    @GODOL24 2 ปีที่แล้ว

    😄😄😄😁😆😅🤣😂

  • @fowziaaliduh6781
    @fowziaaliduh6781 2 ปีที่แล้ว

    Cc

  • @moabdulla7156
    @moabdulla7156 2 ปีที่แล้ว +1

    Afku kuma go o

    • @abdilecaare6835
      @abdilecaare6835 2 ปีที่แล้ว

      Ibrahim dheere talo iyo tusaale kufilan inta wax fahanta waad usheegtay hadii la qaadanayo,
      Ajar alla hakaasiiyo Mudane

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Adeer ha kala saarin xabashi waa isku mid abbii axmaar tigree iyo Oromo waa cadow shisheeye ama aamusa ama qaysha dhulkii Faraha ayuu ka baxaye maxaad falin

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 2 ปีที่แล้ว

    Ader waa lakataaky xisbiqabla sanadgo 2021 waax onlf laydha majiro lacagti lauurinjiray majiirto qabiilka jabaha cuudum WSLF hadan nahay waxa badaa at. Nakgla qabsiin KANA ogaadaan ah aduunyadi bainbaraty 35 sno haalxabashy. Maynadaalin waa uubo iyo dabaqoodhi

  • @amirabdullahi2880
    @amirabdullahi2880 2 ปีที่แล้ว +2

    Caajib.Ninkan awalba argagixisada Alitixad bu kujirey hadalkisa wa mala yacni.

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 2 ปีที่แล้ว

      ninkan si fican ma u taqanid anaga live u naqano waa nin wadad aha ka xisho

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 2 ปีที่แล้ว

      @@zainabkhalif6683
      Sxb dadka lama caasiyee ninkan waa aqoonyahayn cabqariya nasiib daro soomaalidu geesigeeda iyo aqoonyahankeeda maqadariso oo ilqaloocanbay ku eegtaa

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimuuse4919 waa saas reer shabele odeyga way ka gabiyen ilen gobal hadi ladhaho anago namatala marka sheekhanaqo shicibka ku yar marka sheekha nala tagela ilma aderayan kkkk

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Adeer jooji ogaadeen waxaa ka fiican soomaali galbeed waayo waxaa gumeysi oo inoo qabiyey qabiil qabiil marka ka daa qabiilka dhulka waxaa degen soomaali weyn oo cid walba

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 2 ปีที่แล้ว

      ninka hadlayo waa hogamiyahi somali galbed waxuna leyahay wax wan ku wayay kkkk marka hadad wax u tari asaga aha ee ku bir