"Taariikh-yahanada Caalamku maxay ka xusaan taariikhda Somalia "Prof Ingiriis iyo Kampala.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว +1

    Professor maxamed xaaji ingiriis waa nin garanaya waxa uu kahadlayo maa shaa allh

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +7

    Professor Ingiriis alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo we love you from Hargeysa Somaliland

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg หลายเดือนก่อน

    Professor Mohamed Haji Ingiriis is very honest. His political and historical analysis is totally devoid of the complicated Somali clan syndrome and prejudice. He is brutally clan blind in all his lectures. It is even almost impossible for one to know the clan to which Professor Mohamed Haji Ingiriis is.Kudos to the Professor!

  • @ahmedgurayqaws7033
    @ahmedgurayqaws7033 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah prof engirisi
    Aqoonyahan mudan ku dayasho iyo ka barasho cilmi

  • @MohamedNorBarre
    @MohamedNorBarre 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks prof. Ingiriis

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว +6

    Kkk state building, globally,external position, post colonial, revolutionary, center stage
    I wish our scholars, speak their mother language.
    Markay aqonyahankenu lahadlayaan dadkooda 100% waxan jeclaan lahaa inay ku hadlan luuqadooda hooyo.

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 ปีที่แล้ว +4

    M.ahsllah professor mohamed Haaji ingirisi guulayso waa aqoon Yahayn Somaliyeed oo Somliya Tariikhdeeda Wax ka Soo uruur Shay Oo Dhabta iyo Xaqiiqada Ka Hadla Leganad warysi Gaaga Meelkasta ama TV Kasta ima dhaafo Guulayso xafidahullaah Dhalin somliyeed Waan kugu Dayanaa Leganad sharf iyo Karaamo Agtaada Ha Ahaato Leganad ❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +1

    Heeso qaaliya ayaa lagu duubay barnaamijkan well done professor

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaas caawa wuuu ila joogaa waana wada fadhinaaa waa nin aragti dheer pro ingriis

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah farxad qod dhalan yarada somaliyeed oo wax bartay wax fahan san.

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 ปีที่แล้ว +1

    Barakoow aqoonyahan.

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 2 ปีที่แล้ว +1

    Pro ingirisi waa mutacalim soomliyed ,waiting

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg หลายเดือนก่อน

    Heesta naga daaya anu Professor ka dhageisano.

  • @DeeqaCaydiid-dy7dp
    @DeeqaCaydiid-dy7dp ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 2 ปีที่แล้ว +3

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamaantinba ♤..

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 6 หลายเดือนก่อน

    Taarikhda. Adiga ma akhrisid, waayo orizento di impero della somalia mario da vechi. Sh. Xasan Barsane.

  • @cabdiraxiinaadan3783
    @cabdiraxiinaadan3783 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxmiyaa

  • @alimire2
    @alimire2 ปีที่แล้ว +1

    👏🏽👏🏽👍🏾

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +1

    Noolow professor Ingiriis madax sare salaan sare

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      hawiyeh botoh badanah 😂😂 waa wadah profasor 😂unukah is lah xamar

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

      @@abobasement346 professor laiskama noqdo waa dadaal UK buu ku diyaariyay bugtii Somaliya iyo India baad u haysata,

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First ปีที่แล้ว +1

    Raadka uu Siyaad Barre reebay ee weligeed Soomaalida la socon doonaa waa QABYAALADDA.

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 2 ปีที่แล้ว +6

    Kacaankii raadka ugu weyn ee uu ka tagey welina muuqda waa qorista Far Soomaaliga.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +1

      Afsoomaaliga kacaanka hortii waa qornaa, wuxuuna ku qornaa alfabeetka Carabiga. Kacaanku wuxuu u beddelay laatiin si dadka looga fogeeyo barashada Carabiga iyo diinta. Mana ahayn fikrad ka timid xukuumaddii milateriga ee waa wax gaaladu amartay Siyaad Barre iyo kooxdiisii, woxoogaa dhaqaale ahna lagu siiyey.

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 ปีที่แล้ว

      ​@@Aw88-c1r 😂maxaa ku haya

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 ปีที่แล้ว

      ​@@Aw88-c1r carab matihid Afrikaan tahay dee😂

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r ปีที่แล้ว

      @@Aliinaliiban1780 Muslim baan ahay oo kitaabka Alle ii soo dejiyey waa luqada Carabiga oo igu waajib ah inaan barto. Farta laatiinka ahna Afrikaan malaha ee gaal cad baa leh.

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r ilaahay wakaa quranka af carabi ka dhigay adiguna wakaa af somaliga ku siiyay aqligaagu ha shaqeeyo ilaahy haduu dadka carabiga ku waajibin lahaa af kalaba ma bareen. ALXAMDULLILAH INAAN SOMALI AH DIINTA ISLAMKANA WAX BADAN KA QAANO IGU FILAN LKN CARABI IYO CARAB RABITAANKEED ILAHAY KA MAGAN KALAY ..IYAGA AF CARABIGU WAX HA U TARO😏😏

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 6 หลายเดือนก่อน

    Somali galbeed, ayaa la yaqanna.

  • @moacadde5269
    @moacadde5269 ปีที่แล้ว

    Ninkan aadban u jecelahay in aan dhagaysto

  • @abdijama6388
    @abdijama6388 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa la socotaa in dagalkii somaliya iyo ingiriska waxa ku dhintay 74000 oo darawiish ah ugu yaran

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว

      Dagaal Ingriis lagu qaaday ma jirin ee wuxuu ahaa xasuq shacabka somali, sabab na looga dhigay waa gaalo ama gaal la joog

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 ปีที่แล้ว

      Malow been badh baa
      maxamed waal moday nebigiiye

  • @yuusufabdi5616
    @yuusufabdi5616 ปีที่แล้ว

    Meeshan iska xidh niyow tariikh lahayne naagyahow

  • @xamsecawil542
    @xamsecawil542 2 ปีที่แล้ว +2

    maxaa macno ku jira heestan khal khalka gelisay hadalkii pro ka

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

      Alshabaab baad tahay hoyada dhiladii ku dhashay nacdal baa ku taal, heesuhu waa taariikhdayadi hadaanu Somali nahay, hoyada carab baa wasay oo ku dhalay

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 ปีที่แล้ว

      @@dalaisacgibril5899 Comment kaagu waa cajiib. Bal dib u yara akhri waxaad qortay wll 3 bil kahor

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin walan balayo ku wareysatay

  • @ailover5719
    @ailover5719 ปีที่แล้ว

    Ingriska maxa somalia kiinay akhas Xukumada waa inay mmtv talabo ka qadata Wa Tvga faqashka

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar ปีที่แล้ว

    Waar ka daaya heesaha codka kaliya soo Daaya

  • @iidaanz
    @iidaanz 2 ปีที่แล้ว

    Ogadeen war walhi waligay ma maqlin ma taariikh cusubaa siyaad barre maa wax yeelay malaha wuxuu u jeeda SNM ahahah waar ileen tanoo kale ahahha

  • @blackdignitymedia3172
    @blackdignitymedia3172 ปีที่แล้ว

    100% faqash programming. How is it allowed in Somaliland?

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 ปีที่แล้ว

    Correction/saxid : 1- Habaasweyn Hargeisa galbeed kama xigto umana jirto 60 kilometer. Dhinaca konfureed ayay ka xigta wayna dhowdey ee maaha wax 60 klm shaqo ku leh . Waxa ku geeyeyna waa faduul oo weliba in lagugu xidho ayay ahayd oo meeshu waa jamhuuriyadda Somaliland . 2- Iddi Amin waxa u caan ku yahay ma ahayn sheeko dumar iyo xuquuq dumar lkn wuxu caan ku noqday dictatorship iyo 90 kun oo qof oo uu ka qaaday dhalashadii Uganda una masaafuriyey dalka Britain. 3- Cuqdad iyo kala-shaki u dhaxeeyey iyo isaga iyo dalalka reer galbeed ( gaar-ahaan Britain ) iyo isaga iyo dalal Africa ah ( gaar-ahaan Tanzania oo aakhirka isaga meesha ka saartay ). Iddi Amin waxyaalahan ayuu caan ku noqday ee ma ahayn sheeko dumar iyo xuquuq dumar

    • @BashirAhmed-ne4kk
      @BashirAhmed-ne4kk 2 ปีที่แล้ว

      jamhuuriyada markaa qofkii yimaadba miyaan ku xidhnaa?? balse maanta maxaa taariikh ah ee ubadkeena aan uga taganaa aan ahayn qabiil iyo gaajo

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 ปีที่แล้ว +1

      @@BashirAhmed-ne4kk Gaajo iyo qabiil weligeedba way ka jireen Geeska Africa immikana way ka jiraan LAAKIIN Somaliland weligeed 18 May 1991 ka hor ma yeelan dawlad ay iyadu samaystay , weligeedna ma arag nolol ka heer sarraysa ta maanta ka jirta. Carruurta waxaanu uga tageyna inay halkaa ka sii ambaqaadaan nolosha

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdigah5364 Waa runtaa oo horumarka Somaliland gaadhay maanta, weligeed ma gaadhin. Ka dib 1961kii isku daygii dhici soobay ee gooni u goosadka ee saraakiisha woqooyiga ayaa lagu soo rogay Somaliland xukun degdeg ah (waxa xukamayay 1961 ilaa 1991 taliyaha milateriga ee qaybta 26aad; taliyahaasi mar walba wuxuu nin reer koonfuri ah; xaqiiqiyan wuxuu ahaa madaxwayne milateri oo kibir badan oo xukuma gobolada woqooyi). Macnaha xukunka degdeg ah waa cadaadis, xadhig maxkamad la'aan, in laga ilaasho waxbarashada wax ka sarreeya dugsi sare, in laga mastaafuriyo aqoonyahanka iyo saraakiisha reer woqooyiga. Ma ogtahay inaan xataa qofka reer woqooyiga ah aan loo ogolayn baasboor Soomaali ah. Qofka reer woqooyiga ee baasboor qaataa wuxuu ku heli jiray rafaad, laaluush iyo garab iyo in la samaysto waraaq dhalasho oo foojari ah oo caddaynaysa inaad ku dhalatay koonfur.
      1960kii way midoobeen 2da dal in kastoo aan la ansixin midowga. Hase yeeshee midowgaasi hal sano ka dib (1961) wuxuu isku bedelay in Somaliland noqoto dal la guumaysto.

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r Waa dhab taariikhda aad taxday LAAKIIN kacdoonka saraakiisha reer Somaliland 1961 sameeyeen wuxu ahaa " Ka-noqosho midow qalloocday " . Kacdoonku ma ahayn gooni-u-goosad gobol dal ka goosanaya . وبالله التوفيق

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 ปีที่แล้ว

      @@BashirAhmed-ne4kk Maya jamhuuriyadda qofkii yimaadda ma xidhayno LAAKIIN qofkii ku kaca arrimo dafirsan qaranimda Somaliland waa in la xidho ( kii muwaadin ah ) amma la masaafuriyo kii dibedda ka yimi sida Maxamed Ingriis . Maxamed Ingriis sida uu isba sheegay wuxuu Habaasweyn u joogey shaqo lid ku ah qaranimada Somaliland

  • @zakidaahirmohamed3005
    @zakidaahirmohamed3005 ปีที่แล้ว

    hada waxaad faaninaysaa waa iida amiiin iyo mingise waxa ay qabteen mohamed siyaad bari wax fiican maqaban sow ma ogid inuu afka somaliga qoray . tacliinta dadkana sare uqaaday adeerow dadka iyo xaqiraada daa

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 ปีที่แล้ว

    Beenaale yar

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm ปีที่แล้ว

    donkey.

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    Professor maxamed xaaji ingiriis waa nin garanaya waxa uu kahadlayo maa shaa allh

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    Professor maxamed xaaji ingiriis waa nin garanaya waxa uu kahadlayo maa shaa allh