XASUUS JELAATO ASAAD FOOTO LAYAC SHANKAR FONE STUDIO SHALERMO SUPER MASAJIDKA MARWAAS AFAR IRDOODKA SBD MANY MORE JEZAKUMULAAHI KHEER SACDIYO CADEY 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Via rooma masha allah xaafadeeda ayan arkey manta igu danbeesey 93 isbitalka martiini ama burunto iaboorso inad soo duubtid fiicned via rooma waxa loogu bixiyey ayay rooma italia ay u egtahay
Muqdisho wa magalada ogu cejlahay Wayo nolol fican ayan ku so qatey O aad farxsana waa xasus qali ah Markasta aan arko Siyad Bare Wagu xukumey wax badan ayu u qabtey wadankena waxan heysaney amaan Wax barasho bilash ag iyo cafimadka o bilash aha waxan aad ogu farax sana Nadafada magalada dadka wey ku dadali jiren wayo dowlada wey ganaxi jirtey qofki ganacsi iyo guryaha hadi wasaq lagu arko waa la ganaxi jirey abayo wax aad u fican ayad sameysey dalkena waa muhim in aan u noqono
Maya walal aan ku Saxo Jidka Degmada ma kala qeybiyo xjjab iyo xweyne ee waxa kala qeybiya kii aad Video ga kaso bilowday oo ah jidka Isgoyska Martiini ilaa Shalemo afrika' Hotel madina kaas ayaa kala qeybiya' Hadad so gasho Dahabshiil iyo hormuud waa Degmada xamar weyne
Aqoon la aan ku heyso Maxkamadda gobolka iyo degmamada xamar weyne kalama go yaan wadada Isbitaal martii kala jara via roma waa la dhahi jiray 2 degmo lamiga saaran
Marka hore waad mahadsan tahay qaabka aad noo tusaysay degmada waaberi xamar jab jab iyo xamar wayne balse meesha aad lahayd wadada baar ha i dhaafin buundada marka aad ka soo dhaadhacdo marka aad ka timaado degmada waaberi wadadaan waa wadada unicef waxayna caan ku tahay foprnadii allaha u naxriistee ďalfac baar ha i dhaafin baar naastiro
QALAD MA AHA DAD AA ARKI KARTID MARKEY JIDKA MARAYAAN MAALINWALBO IN LA ARKO. YOU SOMALIS ARE TOO MUCH FOR REAL. KEEP WEARING THAT UMBRELLA, WE WILL BE HERE IN THE WEST LAUGHING AT YOU AND LIVING OUR BEST LIVES.
Sister nothing is wrong in recording public places, its public not private. The Somali people that say don't film me in Mogadishu when they are in Europe they understand what public places and private are, continue inshallah and don't stop for some backwards Somalies. What are they doing in cities, if they are baadiyo this is city.
Anoon caasimadda ummadda soomaaliyeed weli arag ayaa markaan muuqaaladaan daawado waxay iila mid thy inaan joogo.
Thanks walaashay.
XASUUS JELAATO ASAAD
FOOTO LAYAC
SHANKAR FONE STUDIO
SHALERMO SUPER
MASAJIDKA MARWAAS
AFAR IRDOODKA SBD MANY MORE
JEZAKUMULAAHI KHEER SACDIYO CADEY 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Best Somali blog not only that best afsoomaali oo sax ah and historical story teller amazing mashalah sister
Wan jecelalahay kawaka malayg
ee xamar weyne iyo CURUBO HODELH💖B💞 M♥️C💓N.
👍♥️👍💓👍💝👍🇸🇴👍💙👍🇸🇴👍🎁👍🏆👍🎆👍. ALLAH HAKU
XAFIDO XABIBTI.
Some paint job, a bit of cement here and there, throw in some landscaping and you have a beautiful city and ofcourse population playing their part
Masha alah howl adag ayaad haysaa horay u soco dhalinyaronimaydii ayaan soo xasuustay meeshaan mari jiray
Taladubwaa in aad barato taariikhda meesha aad Ka hadleyso in aadan muuqaalka Ka duubin si AAD u gaarto ujeedkaaga ah in aad TAARIIKH reebto
Asc Mashaa Allah Mashaa Allah walaal qaaliya aad ayaad ugu mahadsan tahay waqtiga iyo juhdiga aad galinayso ka sowarimida horumarka iyo bilicda magaalada malahaaguna waa sax ILahay haku sharfo walaashen Guulayso Guulayso Guulayso inshaa Allah soomaaliya hanoolaato nabad iyo nolol hanoolaato inshaa Allah ❤️💕❤️💕❤️❤️💕💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Eedo mcn waxaankaa codsanaa xaafada kaaraan eedo macaan waa xaafadeydi iisoo duub eedo qeyr alaha ku siiyo thank you eedo scwe
Xamar jabjab waa meeshii aan ku dhatay waa mahadsantay walaasheey canada ottawa thanks sister
MaashaAllaah.....xamer jabjab gudaha u gal ..walaley Allaha ku barakeryo waaloo bahan yahay wadanka in aad na tusto Qayim.💯💯💯❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Much needed video, the place i grew-up
MashaAllaah tabaarakaAllaahDagmadaCabda Cadadacasiis abaayo noosoduub BarakaAllaahu fiki
Hore u soco walashey hormar wcn Muqdisho cadey
Jisakalah my sister sharafey alle haku barakeyo
Mashallah noloow walaashey bulshada wax weeyn aa u heysa wlhi ilaahow muqdisho ano nabad qabo igeey
and
ayay ugu magacdareen via rooma
Gabadh wadani ah baa tahay ee allaha ku barakeyo
Waxaan Alle uga baryay cumar finish in Illaaheey ishakale katuuro wuu cuuryamiyay Muqdisho
Hori usoco abay macntu,,, wankulajogna
Anigu abaayo waxaan si wayn kaaga codsanayaa Africa Village casapopalare oo aan anoo aad u yar mar joognay
Suuqa bakaaraha ayaa rabaa in aan arko marhore ayaa igu dambaysay
Via rooma masha allah xaafadeeda ayan arkey manta igu danbeesey 93 isbitalka martiini ama burunto iaboorso inad soo duubtid fiicned via rooma waxa loogu bixiyey ayay rooma italia ay u egtahay
Fiya rooma sidii qaxii lama taaban waa la hagraday waayo meela kalaa aad udhisantay beelihii banaadiriga ma hurdeen ama geel liqey ku dheceen aaway beeshii banaadiriga beeshaan aadka ujeclaa beel nabadeed
Walaashey WAA ku salaamay howsha halkA kasii wad shalay set ahayd iyo maanta WAA wax Kala fog WAA a in lagu farxo muqdisho tagtay talaabsatay
Muqdisho wa magalada ogu cejlahay
Wayo nolol fican ayan ku so qatey
O aad farxsana waa xasus qali ah
Markasta aan arko Siyad Bare
Wagu xukumey wax badan ayu u qabtey wadankena waxan heysaney amaan
Wax barasho bilash ag iyo cafimadka o bilash aha waxan aad ogu farax sana
Nadafada magalada dadka wey ku dadali jiren wayo dowlada wey ganaxi jirtey qofki ganacsi iyo guryaha hadi wasaq lagu arko waa la ganaxi jirey abayo wax aad u fican ayad sameysey dalkena waa muhim in aan u noqono
Mansha allah abayo ale haku xafido ❤❤❤❤
Xamar weyne Waa meesha aan ku dhashay 😍😍😍
Wadan hudheey laheen majiro aniga Sweden ku noolahay dadka Swedish iyo ajaaniibta qofaan hudhey gadanin majiro
MA dhahayno wall Wan og ahay danta dadka soo sawir wadada Sheekh cali suufi ilaa shirkole
ASC Waxaan ka codsanaya in aad so geliso Degmada Shingaani iyo Boondheere iyo Shibis
Maraykanka xataa huudhay waa lagu gadaa thrif store aa la dhahaa wax la isticmaly
Xassus aad iyo aad iigu weyn baad i horkeentay waana mid dadka jiilkayga ah ee 80 meeyadii hana qaaday ay ku daltabyoonayaan . Mahadsanid adeer.
Keep going walaashey waxaan kaa sug nababa waa dagmada kaaraan
abaayo ciil gaabta ayaa ka dalbaday
Hallan Aad Hadda Taaga tahay Waa,inta,U Dhaxeysa.Sartii Dabaqa,Ee binguer.Masjidkuna Wuxuu Ku Dhegganyahay Baar Nouve ento.Dhinaca Kalena Waa Shineemo Africa.Barxadda Huudheyda Lagu Gadayo Waxaa Berisamaadkii Lagu Gedi Jiray Weliba Si Naadis.
🌹Maansha alaah wlh waad noo dadaalaysaa ss🙏☑️
Wll aan ku saxo meesha muuqaalkaga aadka soo bilowday kuli waa xamar weyne wax xamar jajab kuma arag iska sax adigo raali ah
Masha Allah that's great news and always keep it up.
Via roma maa saan noqatay bisinkiyoow. Taariiq. Via roma waa jajabtay Bismilaahiyow
Sacdiyo...Dadka Camirada ay qabaneyso dhib Maleh,Howsha aad ku jirto waa Guul Soomali Usoo Hoyatay!!..Walaal howsha Meesheeda ka sii wad Guul & Gobannimo!!..Hantiyeey Macaan allaha Noo Soo Celiyo!..Aamiin.Aamiin. scww.
masha allah xabibti thanks waqti dheer ma ma arkin alx 30 iyo dhowr sano ma arkin wallahi im form london
Jidka cadayga waxaa loo yiri geed aad uweyn oo caday ah ayaa ku ooli jiray ma aqaan hada in laga jaray
Aaway BAR Novechento..Ama 900??.thanks.
Meeshan jaad ayaa lagu gadi jiray masjidka hortiisa
Thanks
Maxatsanid abyo mcn from Kenya
meesha joogta wa xamar weyne waa qaladay
Masha allah Mogadishu via Roma
Walaal aad ba kaa heley videos. Waxaan ahay Qurbojoog oo wadankiisa caasimadiisa oo xiisey. Jzk
Abaayo gobalka usheeg wadooyinka dhisa dheh
baayo dadka caadiga dhib uma arkaan wajigooda in la arko iyo inkale lkn kuwa isqariya waa shabaab lee ha u joojin ...
Via rooma wa ka xumahay in ay san tahay 😮😮
Scw abayo aad ayad umad santay tahay
Waa mesha aan ogu cejlahay
Waa qaldan tahay kalabarka ama isgoyska kalabara labada degmo
Masha Allah. Hudheey. Magacaan aan maqlo waxaa igu dambeeysi markaan Soomaaliya kunoolaa. Dadkii dagaalkii 1991 katagay Soomaaliya aan kamid ahay.
Weey ku dheeleen wadada, sidaani muusan aheen wadooyinka.
Waaw xamar weeyne. Ala maxaa Anoo yariis oo Aabo gacanta iga haayo marwaaz soo marney Jimcaha markaan Dabaasha bada kasoo laabano.
Marwaas soomaaliya oodhan
Ayuucaan kayahay xaafdedii
Shugran
May lacag iska ururiyaaan oo ay dhisaan
Bayo isgooska holwadaag ilaa bar ubax so duub bal
Viya rooma
Weligeed aaladhijiray
Maya walal aan ku Saxo Jidka Degmada ma kala qeybiyo xjjab iyo xweyne ee waxa kala qeybiya kii aad Video ga kaso bilowday oo ah jidka Isgoyska Martiini ilaa Shalemo afrika' Hotel madina kaas ayaa kala qeybiya' Hadad so gasho Dahabshiil iyo hormuud waa Degmada xamar weyne
Allah nabad ha usiyaadiyo dalkiina Manshaallah
Waan kaaga mahadcelinenaa is xilqaan kaada
Via roma hindi baa joogijirtey markii xamar iigu dambaysay 1990kii hadda ma joogaan?
Sacdiya.....madaxweyne haloo doorto.
Masha allah I used to walk from via Roma to marwaas dugsi wen I was a kid bring us all the memories thanks 4 sharing👍👍👍
Aduunka huudhey tukaamo Ayaa lagu gadaa
Wax jiro misajid caddy kaa baxo sides ayaalogu bixiyay
Baarka allaah fiika
Omg via Roma armeshan Maxaa xaaji qamsiin ka raacay ano Bada🏝 talaka ku so dabaashay 😢😢😢
10 Sanadood ka hor baa iigu dambaysay Xamar weyne
masha allah abaay0
Huudheyda wa lajoojiyay wa wax laska masafuriyey qashin
Sax waye xamar waye abayo
Aqoon la aan ku heyso Maxkamadda gobolka iyo degmamada xamar weyne kalama go yaan wadada Isbitaal martii kala jara via roma waa la dhahi jiray 2 degmo lamiga saaran
Marka hore waad mahadsan tahay qaabka aad noo tusaysay degmada waaberi xamar jab jab iyo xamar wayne balse meesha aad lahayd wadada baar ha i dhaafin buundada marka aad ka soo dhaadhacdo marka aad ka timaado degmada waaberi wadadaan waa wadada unicef waxayna caan ku tahay foprnadii allaha u naxriistee ďalfac baar ha i dhaafin baar naastiro
Shanghai
Qwey
Mashallah thank you. The bread looks so nice Alx
سلام عليكم ياريت تكون باللغة العربية وشكرا
Xafada cadayga aya
ladhaha way ged caday
ah aya ku alijiray.
Talyaanigii baa u bixiyay
Gudoomiyahane waa in iska waa xkuqabso laguxaaqaa jimcakasto
Amiin yarabi
Talyanigan joogi jirey dgisamyashay kuwii roma ku arkay ayay u eegyihiiin
Cajiib sii waf shaqada. Qofkii xamar yaqaanay ayaa u xiisaya nimcadeeedii
Maasha allaah
Via roma
Amiin yaa rabi
Masha Allah abayo
Hadaa leedahay Maxaa kugu qoran
SACDIYO WADADA CADAYGA MISE WADADA RAQEYGA
Maashaa alaah
QALAD MA AHA DAD AA ARKI KARTID MARKEY JIDKA MARAYAAN MAALINWALBO IN LA ARKO. YOU SOMALIS ARE TOO MUCH FOR REAL. KEEP WEARING THAT UMBRELLA, WE WILL BE HERE IN THE WEST LAUGHING AT YOU AND LIVING OUR BEST LIVES.
Mash alah
Xmar weyne wa xudunta xamar cadet
Masha allah
Asc
Follow Aan ku saare
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏝🏝🏝🐳🐳🐳
Sister nothing is wrong in recording public places, its public not private. The Somali people that say don't film me in Mogadishu when they are in Europe they understand what public places and private are, continue inshallah and don't stop for some backwards Somalies. What are they doing in cities, if they are baadiyo this is city.