Hawada reer e Aria Isaaqa baa dhaaga waxa reer somaliland kaa Maaqna ee kuu kaalifye Ina 5 Somalia raadyan waanu kuu khasarye midowga Waxanu kuu darsanye Maafiya Faashesta soo guumeystye
Waligay mid ka been badan ma arag xitaa mulaylama xagee joogtay somali land markii itoobia xayla salaase xukumayey xageese kayimaadeen waftiga ina ibrahin egal hogaaminayey
😂 Waa salamayaa wiilkan taariikhda qiimaha badan iyo buugan inoo diyaariyay maxaase ka danbeeyay In 30 ee u danbeeyay xalane madaxwayne kasta oo Somaliya qabsadaa aanu ogayn wax ka socda oo aanu kadinka istaagi karin iyo in aynu inagu xasuuqano oo anu yeelanay 15 oo midwaliba dalkii u xaraasho inuu xaaraan ka sheego aanu mid mawaadanahi ku jirin waxaa loo baahan yahay dhalin yaro mawaadaniin ah oo hogan ka qabta oo soo celiya sharafdii somaaliyeed
Maashaa Allaah. Farxashannimada ka muuqata sida loo diyaariyey iyo xogta Qoraaga weyn Xasan Cabdi Madar noo sii wad buuggan.
Alle ha unaxariistee marxuum max'ed x.ibrahim cigaal libaaxa siyaasada africa ayuu ahaa
MaashaaAllaah MaashaaAllaah 👏 👏 👏 👏 👏 wlo hanaga kalajarin way nugusocotaa weligay maqlin Taariikhdaa MaashaaAllaah
Cigaal waa ninkii bixiye gobolada maqan ama qaybiye somaliweyn
Somali 1887. La qaybiyey. Ninkan. Hamiga somaliwayn isaga keeney. Yan laga dareemob
Dadka wax lagama sheegee taariikhda akhriya waxa la dooni jirey waa soomaalinimo laakiin waxaa diidey gumaysigii haday soomaaliyi is raacdo xabashi iyo kiiniya ayaa loo baqay xaga diinta iyo xooga muslimka dadku waxay ku dhartaan dhulkooda iyo dadkeeda soomaaliyina waxay ku dharataa gobol iyo qabiil Ilaahay hays raaciyo soomaali quluubtoodana mid ha ka dhigo
Mahadsanid halyay
Mahadsanid walaal.
Keep going sxb ilkacase
Eng. Cabdifataax Mahadsanid walaal.
Dee Laftinaga wa nala xasuuqey bu dhaey
Buugaa isagoo pdf ma la helayaa zhp
Wayahan tariikhihii kaamahayno zxb
U gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha reer Gelinsoor wadataal geeska Africa
Sawirka aad soo saartay waa Abdirashid Ali Sharmaake AHN.
may walaal waa Cigaal.
Maashaa allah saaxiib waad kumahadsantahey
Raga heer waqooyi ayay aheey ku difici jire xasan dhiiqo wa laga hadal yaqasan yahay
Cigaal tariikhda madow bulaha
Shukran xasab cabdi madar
Manshaa
Walaal dhulku waa somali galbeed ogaadeen dhulwayn bay kuleeyihiin dhulkaas laakiin somali kamaqani majirto walibana magaalooyinka waawayn ogaadeen madegaan sida diridhaba harar
Cida keliya qiimo ku bixisay somaliwayn wa dhinaca somaliland
Xayle selasse wuu ooyey markii UN Somalia inay qarantahay lamaqashiiyey, kaddibna hawd dhulka layiraahdo ayaa ilmada looga tiray.
Bugaa malahelayaa.
Haa waa laguu hayaa.
Haa walaal. Waa Yaallaa.
Xagelagahelaya.
@@maxamedsomaali1104 Book-shops ka Hargeysa waa yaallaa.
Garowe malaga helayaa zxp
Musasal kiibeenta waaye
Bonjour
Sxb buuga ma heli karaa
Todoba jaajuus oo ilaahaay nacaydhe
Soomaali qabiilbaa baa bi iyay tolow goormay ogaan doonaan dhibaatada iyo xumaanta qabiilka
Hawada reer e Aria Isaaqa baa dhaaga waxa reer somaliland kaa
Maaqna ee kuu kaalifye Ina 5 Somalia raadyan waanu kuu khasarye midowga Waxanu kuu darsanye Maafiya Faashesta soo guumeystye
Waligay mid ka been badan ma arag xitaa mulaylama xagee joogtay somali land markii itoobia xayla salaase xukumayey xageese kayimaadeen waftiga ina ibrahin egal hogaaminayey
Ogadan baa laa kaari waaye laakin
Kheeyr beeye uu aheeyda reer
Somaliland waxa inaa dhiibye waxay
Aheeyda safarier Ariada oo Isaaqa
Deega Ayaa kuu kaalifysa kuwa xaabashi iskuu dheejye waa kuwa
Guumysta xaatala Aan
😂
Waa salamayaa wiilkan taariikhda qiimaha badan iyo buugan inoo diyaariyay maxaase ka danbeeyay
In 30 ee u danbeeyay xalane madaxwayne kasta oo Somaliya qabsadaa aanu ogayn wax ka socda oo aanu kadinka istaagi karin iyo in aynu inagu xasuuqano oo anu yeelanay 15 oo midwaliba dalkii u xaraasho inuu xaaraan ka sheego aanu mid mawaadanahi ku jirin waxaa loo baahan yahay dhalin yaro mawaadaniin ah oo hogan ka qabta oo soo celiya sharafdii somaaliyeed
Cigaal waa ninkii bixiyey nfd
Ogadan baa guumeysige raabye
Inaaye hoos faadhye 7 warqada qoorye Ogadan beeye ahaayan
Illaheye baa naaga qaabtye
Benaale nfd iyo ogaadenia waxaa ibsada cigaal oo xaylesalaase ku yidhi haadan doorashada sobaxo ogaadenia waan kususaxe
@@nuurahmed8180. Benele ogaden. Waxa. Si toos lo bixiyey1947. Ree sev area 1954 ba la qatay. Benaha. Faqashta. Nagala tag
ASc R.w cigaal mawaxuu r.w u ahaa xiligas somaliya mise somaliland xiligii xayl salase kkkkk
Somalilnd wa ninki xuriyada. Somaliln keney. Hada. Midnimada. Xmar. Geyey
Ina cigaal Somali how faanin isagaaba bixiyey sida taari8khyahnada sheegeen Taariikg beena ayaad dadka usheegaysaa
Tarikhdi. Benta ahyd. Laga shegay ba aminaysa
Cigaal waxsn maqlay naag dhillo ah oo amxaaro ah iyo boorso lacag ah ayaa hotelkii Addis loogu keenay wuuna yeelay.