madaxda soomaalida waa la Heystayaal aan talada dalkeena soo Ceshano"Ibraahim Dheere

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 96

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 27 วันที่ผ่านมา +10

    Yaa yaqaano Dr Ibrahim meel aan kala xiriiro waa xigmadyahan asal soomaali Allah barakeeyo. Aamiin

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +7

    Soomaalida badankood runta majecla inay maqlaan waa nasiib daro khasaaro adduun iyo aakhiro ummaddaan haysato.

  • @MrTrexPrehistoric
    @MrTrexPrehistoric หลายเดือนก่อน +7

    Insha’Allah ninkaan waa the next President of Somalia.

    • @xabiib-nuur
      @xabiib-nuur 27 วันที่ผ่านมา +1

      Noway

  • @MohamedHassan-bn4zs
    @MohamedHassan-bn4zs 28 วันที่ผ่านมา +3

    Waa cashar wanaagsan mansha Allah

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +4

    Micnaha siyaasad waa fan maamul

  • @user-km4eq6qs4t
    @user-km4eq6qs4t หลายเดือนก่อน +4

    Asc waa loobahanyaha in labaro. Tariiqda dhalinyarada Halugudhiga iskuulada jamacadaha❤

  • @miskiinki
    @miskiinki 18 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله الف خير.

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 27 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa Allaah ilaaheey ha ku xafido wll run badane

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 26 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah dad badan oo adigoo kalaa soo aruurso wadankaan gumeysiga cusub ka soo rida mahadsanid

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m 25 วันที่ผ่านมา

    Dr ibraahim meel walbo maa ka hadashid si dhalin yarada hada qabiilka lagu waalay ay wax ufahmaan oo gacanta is qabsadaan Allaha ku barakeeyo.

  • @user-gt6rb3hi2b
    @user-gt6rb3hi2b 27 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa Alaah macalin hogaamiye ah somali ninkan hallo dhiibo

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 29 วันที่ผ่านมา +3

    Cashar aad u qiima badan buu dr bixiyey mahadi ha ja gaadhe

  • @maxamedguuleed3561
    @maxamedguuleed3561 29 วันที่ผ่านมา +2

    Marsha allaah

  • @abdallaabdalla5332
    @abdallaabdalla5332 24 วันที่ผ่านมา

    SHEYDAAN IBRAAHIM TUUG

  • @libaanayuub2041
    @libaanayuub2041 24 วันที่ผ่านมา

    Sheekh ibrahin hadad siyasadasomaliya ka hadleyso inta adan Malin somali kale horta kahadal ina aderka axmaed madobe marka aad ina aderka jahadasho somali wey ku amine

  • @Hamz826
    @Hamz826 27 วันที่ผ่านมา

    Illhay cimriga haku barakeyo professor

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 27 วันที่ผ่านมา

    Masaajidka waa inaad ka bilowdo Muxaadaraat Lagu baranayo Siyaasi Iyo Cidda qualified U ah. Koofiyad Canjeero & warlord & Carab lacag la ordaya Si looga gudbo. Jazaakallah kheyr. Sacyukum Mashkuur. Algabaawa Ashadu min Alkufr😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @mudugtube9978
    @mudugtube9978 25 วันที่ผ่านมา

    Rabbi habarakeeyo sh.Ibraahim

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m 25 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar Allaha nayasiro

  • @sayidaxmedmohamud3633
    @sayidaxmedmohamud3633 29 วันที่ผ่านมา +2

    Woooow m. A yaa ustaadi adigoo kle ayaan u baahannahy sababtoo ah waxaa ku jirnaa xelli ee dhalintu ku doodayaan diinta iyo dowladnimada mala kala saaraa mise

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 26 วันที่ผ่านมา

    كلمة الحق
    ✅✅💯💯

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 25 วันที่ผ่านมา

    Waa Absame/Ogaadeen.... taasaa diinta na fareysaa in qabiilka la isku aqoonsado. waa mahadsan yahay

  • @IbraahimDaahir-mn9kd
    @IbraahimDaahir-mn9kd 27 วันที่ผ่านมา +1

    🎉itixaad Baddow ah Ayman kaa aaminsanahay ama islaax

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 27 วันที่ผ่านมา

    Walaalkay sh Ibraheem nooooolow

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 19 วันที่ผ่านมา

    Anigu wallaahi qofka diinta ii soo daliisha baan ka baqaaa waayo diintu dhibka ay leedahay waan ka dharagsanbahay. Aynu nolosha oo qura ka wada hadalno.

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan maashallaah ee ha la doorto .wadaadadu in ay xukuka u daayaan dad cilmidiieey lahay waa lagu baabayaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +3

    Duruustaan oo kale waa in dhalinyarada loo joogteeyaa si loo abuuro mujtamac caqliga ka dhisan.

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 28 วันที่ผ่านมา +4

    Sheeq Ibrahim from Seattle Washington we mis you

  • @BasraIsmaaciil
    @BasraIsmaaciil 26 วันที่ผ่านมา

    Qasadu sh undulus maah

  • @user-hk7fr7ec2u
    @user-hk7fr7ec2u หลายเดือนก่อน +1

    Excellent

  • @miskiinki
    @miskiinki 18 วันที่ผ่านมา

    مفعول به =Object

  • @abdiqanicaarif8324
    @abdiqanicaarif8324 29 วันที่ผ่านมา +1

    Somalida galbeedka dagan
    Somalia kale waxay oga fiican yihiin, waxay yaqaanaan dadka ay wax u sharaxayaan, kadibna luuqada ay fahmayaan ayay kula hadlaa, hadda ninkaan meesha uu taagan tahay adduun aqoon yahay somalida kale ah taagnaan lahaa English buu nafta dadka oga qaadi lahaa aysan wax wayn ka fahmayn

  • @ahmedbronchi2155
    @ahmedbronchi2155 26 วันที่ผ่านมา

    Yuu wax cusub u sheegayaa Ibraahim Dheere soo ma aha ninkii yidhi dadkii Jeel Ogaadeen lagu ciqaabi jiray cashar ay u baahnaayeen baa la baray

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 29 วันที่ผ่านมา +1

    5 sano lacag la'aan ahaw xal maaha ee waxaad odhan karta 5taa sano beeraha qota, ganacsiyada yar yar lacag badan uma baahna.

  • @CabdilahiXasan-or7xm
    @CabdilahiXasan-or7xm 28 วันที่ผ่านมา

    Ustad kan sameen ayuu igu yeshay

  • @Caliya7
    @Caliya7 25 วันที่ผ่านมา

    Waxaan layaabanahay somalida maxey ujecelyihiin kuwa qabiilka u ololeeya ee dalka qaribaya, hada ninkaan haduu madaxweyne isusoo sharaxo cidina madoraneyso waayo waa qof cadaalada udhow qabiilkana kafog.

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน +4

    Sacabka aad caadeeysateen oo gaalada laga soo minguuriyey. Waxa idinka habboon in takbiirta aad ku beddeshaa "allaah akbar"

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 25 วันที่ผ่านมา

    waxas waa faanka somalida

  • @SuleymaanDakhare-cp5od
    @SuleymaanDakhare-cp5od 17 วันที่ผ่านมา

    Malaha ereyadaanu waa kuwa yimi xilli loo baahnaa

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 26 วันที่ผ่านมา

    Tuugii seattle ala muxuu midabaynayaa ala hooyo inanku diimo badanaa

  • @anasabdulahi4047
    @anasabdulahi4047 27 วันที่ผ่านมา

    مفعول به......... subject ma ah sheekhaw ee waa object

  • @abdisheik2041
    @abdisheik2041 26 วันที่ผ่านมา

    Waxaan hada oolin ayuu ka sheekeynaa adeer 4.5 ayaa miiska noo saaran

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw 29 วันที่ผ่านมา

    Ku jecliyaaaaaa

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 29 วันที่ผ่านมา

    gaalada ayaa danbeysay in diinta iyo dawladda laka kexeeyo. Europe ayayna ka bilaabeen.

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 28 วันที่ผ่านมา +1

    Asaga ayaa is duqeeynaayo. Tusaale yaasha uu bixiyey ayaa ku tusaya.

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 27 วันที่ผ่านมา

      Asaga umada kuudhaama noocaadan sory group ayatahay

  • @adenaskar623
    @adenaskar623 27 วันที่ผ่านมา

    Asc ninkaan ceeb malaha fekerkiisuna waa fiican yahay

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 27 วันที่ผ่านมา

    ninkaasi ma leeyahay meel machad ah oo lagu barto culiimta Siyaasada iyo Shareecada isku jira

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 25 วันที่ผ่านมา

    xoogaa waxaa ka maqan oo uusan taaban ama uusan xoogga saarin inuu raadiyo in soomaali, tumaali, biyomaali iyo baajimaali yihiin magacyo xirfadeed ama shaqo ee aysana ahayn isir iyo abtir
    soomaali waa hilible
    tumaali waa birle
    baajimaali waa ashuunle
    biyomaali waa biyoole
    midda kale, dadkan xeebaha lagu beeray ee kaniisadda keentay muusan ka hadlin.... reeraha yemen iyo bantu iwm
    siyaasadda noo kululee aannu wax badan kugu soo kordhinnee

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wxlacaadv sheegtay waan ka qanaacbay😊

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 29 วันที่ผ่านมา

    siyaasaddu waa cilmiga labaad ee soo raaca diinta. Siyaasiyiin baraarugsan ayaa loo baahan yahay,cirkana kasoo dhici mayaan ee waa inaga raggii loo baahnaa.

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 28 วันที่ผ่านมา

    Siyaasi Somali waa inu dilaa yahaay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 27 วันที่ผ่านมา

      ilaahay ayaa dili doonaa kuwaas

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 27 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan dadka ayuu sasabanaya waana meesha soomali dhibku ka heysto aftahannimo ayey ku soo galaan kadibna wajigiisa dhabta ah uma jeedaan macalimiitii quraanka dhigi jiray waa nimankii ee qaalinata ka qaadan jiray marka ardaygu dhameeyo quraanka dhaqankaas ayuu burburiyey hada waa danbiile

    • @nasrihassaan2610
      @nasrihassaan2610 25 วันที่ผ่านมา

      adigu yaa ku shegay war , asaga dee , siyasada somalia ee kha in nimada ku saleysan mashegto wixii ey ku qaldameen waana sababta u ninkan kaga duwanyahay intaan ka aragnay

  • @abdullmalikmohamuud2075
    @abdullmalikmohamuud2075 หลายเดือนก่อน

    waa nooca argagixisada ugu xun kanoo kle

    • @MaalinHabeen
      @MaalinHabeen 29 วันที่ผ่านมา +3

      War amus. Adiga john ayaa wax kusoo baray

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 27 วันที่ผ่านมา

      Magac yahuud bixisey oo ay u bixisey muslimiinta miyaa kula fcn ,maxaa kuu diidey inaad yahuud magac u bixiso !??

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 27 วันที่ผ่านมา

      Ma taqaanid ee haku dambaabin. He is legend

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 28 วันที่ผ่านมา

    Somalida wax weyn ba ka maqan, Siyad barre meales zinawi iyo ileyas Afwerki Mogadishu bu ku hayay Ethiopia iyo Eritrea oo wadan aah bu kalajaray Ethiopia baad la'an ba ku dhacday iinay laba wadan noqdan bay ku hasheeyn. somali wa iisku xasid, xasidnimo ba halkan na dhigtay.

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 27 วันที่ผ่านมา

      Ismu wadan bey ahaayeen oo eretareya baa bad u ahey adis ababa maxey u kala go,een ,xaasidnimada na heysa waa unn ithobiya jaceylka oyo keenya jaceylka

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 27 วันที่ผ่านมา

      aduu hada waxada ku hdashay cqliyad itoobiyaan ee kuma hadlin fikir nin Soomaali ah uu leeyahay marka sidii nin itoobiyaan ah ayaan kuugu jawabayye, adeer xiniiyahag fuul aniga Soomaali ayaa lay dhaah layma turo anigaana iska leh Geeska afrika wana soo noqon inshaalah

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 หลายเดือนก่อน

    Miskiiin hoyadaa u sheeg

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 27 วันที่ผ่านมา +3

      Hooyada maxaa kuu geeyey ,caasinimada ma wanaagsana hooyo kale hadaad wax ka sheegto hooyadaana ixtiraam uma heysid wll

    • @XasanCali-qj5tz
      @XasanCali-qj5tz 27 วันที่ผ่านมา +1

      Ruxi,hooyo,caya,wa,wacal,

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 27 วันที่ผ่านมา

    Somaliya adiga oo kale ayey ubaahantahay weliba adigoo kale maaha ee 4000 oo meelwalba aynu udhiibano inta kalena ay daba soconayaa

  • @aarkasibi9320
    @aarkasibi9320 28 วันที่ผ่านมา

    Fudayd badanaa sheekhan, hadalkiisu mafadhiyo, dagdagu waa camal shaydaan.

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 27 วันที่ผ่านมา

      Haye markaa adaa ladagane maawax nosheegtid

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 27 วันที่ผ่านมา

      waxaad ka mid tahay kuwa isticmaarka u shaqeeya

  • @aarkasibi9320
    @aarkasibi9320 28 วันที่ผ่านมา

    Wuxuu sheegi lahaaba fudayd ayaadhaafinaya

  • @Ryana_sweets
    @Ryana_sweets 26 วันที่ผ่านมา

    Ibraahim Dheerow adiguba laheyste ayaad tahay, aqoonta aad sheegeyso adigu maxaad kudarsatay? hadii wax lagusoo baray waxaa habooneyd inaad adiguna wax kudarsatid, maxaa kudarsatay?

  • @AwilOsman-ub3bq
    @AwilOsman-ub3bq 28 วันที่ผ่านมา

    Iska aamus--ama'xaqiiqada'kahadal'adiguba'lahaystayaasha'ayaad'kamidtahay'mustacmarad'ayaa'aduun'kasocota'idaanana'leyku'maamulaa'aduunka'ninkii ay'awekuuda'kukacsanayaan'ayey'maqaaxida'udhiibtaan'sidey'rabaana'wax'ugu'sheegaan

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 27 วันที่ผ่านมา

      Ma fahmin qoraalka ujeedka maxuu yhy qoraalkaaga ????

  • @abdallaabdalla5332
    @abdallaabdalla5332 หลายเดือนก่อน

    KANI WAA TUUG ISAGAAGAABA AFKIISA KA QIRTAY , SIYAASADU WAA QIYAANO DIINTANA WAA CADAALAD MABA KULMI KARAAN , KAN WAXAA SOO DIRAY GAALADA ISKA ILAALIYA SOOMAALIYEEY

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 27 วันที่ผ่านมา

    Soomalida danbi dhaaf weydiiso dagaal diineed aad adigu bilowday ayaa weli na heysta adiga waad iska faraxsantahay laakiin inaad danbi aad u culus inaad leedahay ha iloobin

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waa maangaab!
    Ibrahim dhere waa ninkii somali galbeed xabishada u gacan galiyey
    Waa ninkii isagoo diin sheganaya hubka ka dhigay muslimiintii dalkooda u halgamayey iyo diinkoda, waa ninkii dustuurka xabashida ee kufriga ah, ku dhaartay oo ku badashy diintisa .
    Ninkan ku aqoon u muxadaree!!

    • @gaarhadafkada8106
      @gaarhadafkada8106 29 วันที่ผ่านมา +1

      Inta uu sheegay wax maa ka qaldan? Wixii saxan ka qaado waxii kale katag sxb

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 28 วันที่ผ่านมา

      Warninyahaw ani ma aqaan ninkaan
      Lakin waxan u fahmay cali maxmed geedi oo kale inuu yahay😂😂😂😂

    • @mohsen6878
      @mohsen6878 28 วันที่ผ่านมา

      @@gaarhadafkada8106
      Waxa aad ku hadlayso waxa qima u yelaya waa in aadan burinin!
      Hadii aad dalkii iibsato iyo dhiigii shuhadada hadana aad inoo shegto madaxda somalidu dalki bey iibinayaan
      Waa hadal aan qima lahyn
      Waa hadal khaainul wadan waddiin

    • @mohsen6878
      @mohsen6878 28 วันที่ผ่านมา

      @@RobleBarre-xz6kt
      Exactly waa daba qoodhi Ethiopian
      Waa cali Muhammed gedi oo gadh-leh

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 28 วันที่ผ่านมา

      @@mohsen6878 kkkkkk
      Waaa in dhalinyarada
      Looga digaaa cali gedi
      Oo kale ani cali ogahay
      Saw meles ula safty somali gar ahan rer muqdishana u xasuqay

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 27 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂bal arka doqonkaan damanka dhiliqsan axmaaro buu ugasocararay hooyadiis iyo walaashisii markaas buu rabilahaa in uu mugdisho wax kanoqdo 😆😆😆😀🦊 raqbaratay

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 27 วันที่ผ่านมา +1

      Macas cuqdad dishaybaatahay axmaradu dhulsomalibay haysata Somali oodhana way utaala muqdishana cidukamaxigto oo Waa meesha somalida logataliyo marka muqdisho ayadaa ubaahan caqliga cagimaadka qaba adise nooc yaroo hankiisi qabiil dilaatahay

  • @najiibxamaada
    @najiibxamaada 28 วันที่ผ่านมา

    I swear the God, he's a laier, wake up to my people Somalia, never trust him

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 27 วันที่ผ่านมา

      adigaa been ah

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 27 วันที่ผ่านมา

      Beenaale maaha. Weligiina laguma sheegin

    • @nasrihassaan2610
      @nasrihassaan2610 25 วันที่ผ่านมา

      give us proof, bro. we have brains that are functioning

  • @mohamedhassanali8919
    @mohamedhassanali8919 หลายเดือนก่อน

    Ninkan inu murtad inu yahay waxa sheegay sheekh xasaan oo ay isku ehel yihiin

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 27 วันที่ผ่านมา

      Allahayow murtid ha ka dhigin. Isaga iyo Annaga toona.