NOLOL CUSUB: #33: NOLOSHU WAA KALSOONI: SIDEED UGU ABUURAYSAA NAFSADAADA KALSOONI KAMA DAMBAYS AH?

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 119

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +61

    HAA, GUUSHA ADIGAA ISKA LEH! BANAANKA USOO SAAR AWOODAHAAGA KUGU DUUGAN. AAMIN NAFSADAADA, KOR U QAAD, KUNA QOR MAGACAAGA BAAL DAHAB AH. DHAAF RAADKAAGA: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. MAHADSANID.

    • @rahmaahmedgeedi7023
      @rahmaahmedgeedi7023 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin a scww...war ninyahow cajiibka ah ogow inaad shaqo aad muhiim u ah u hayso bulshada somaliyed...waxaa aad iiga wanaagsan in aad wadid si ay wax badan u OGAADAN si wax badan isaga badallaan.
      adigana aad meel aad u Dheer ku gaartid..mahadsanid.

    • @hamdazuleiman6044
      @hamdazuleiman6044 7 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin waa runta wlky alle ha ku sharfo insha allah guul baynu isku ognahay guuleso markadta

    • @abdikaniabdikarim543
      @abdikaniabdikarim543 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin mashaallah waxbarashada guul ayaan k a kaaray mashAllah allha ku xafido ayuub yuusuf sakiin

    • @munacawil4815
      @munacawil4815 7 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin ayuuub walaal alle ha ku garab galo naftayda aad ayaan ugu kalsoonahay waxaan dadka igu dhow kala kulmaa dhiiri gelin la,aan se waxa ka wayn kalsoonida aan ku qabo naftayda

    • @Asli256
      @Asli256 7 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin wlhi still wan leyahy mishkilada sidan uga gudbana wan la,ahy hadafyi badna wy iga hor istagta tnk u more ayuub wan isku dayi doona in an ka gulaysto insha allah 🙈🙈

  • @hashimabdi2735
    @hashimabdi2735 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi this guy is like angel that is sent for me I was depressed and stressed about the talks some of my family they say about me that I will not make it in future to be successful person in life but I know one day they will suprised.Bro Ayub you are a real hero and role model for me since I just saw and watch your video in TH-cam you changed alot in my life and my focus in life .Allah will reward you big and I love you so much❤

  • @drscayuuniabdulaahi5186
    @drscayuuniabdulaahi5186 6 ปีที่แล้ว +3

    Ayuub yusuf sakiin walaaal aad baaad umahadsan tahay illaah haku xafido

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 7 ปีที่แล้ว +8

    Jazakallahu khayr walal yusuf sakiin

  • @kaisehamze6868
    @kaisehamze6868 7 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah mahadsanid sxb Ayub Yusuf Sakin wax badan baan kaa faa'idnay. Waxaad Tahay . (Saaxiibka NOLOSHA).

  • @cabdiqaadirdhiilhayexasan2354
    @cabdiqaadirdhiilhayexasan2354 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah .mahadsanid maclin Yusuf ilahay ha nagu anfaco wanaga ad no shegtay adigana Allah ha ka abal mariyo
    Waxan ilahay kaga baryaya janaatu firdoz

  • @ahmetmatan428
    @ahmetmatan428 7 ปีที่แล้ว +3

    mocha alh
    ayuubi ale
    ha kula garab galo sidad dadka
    somalida u cawinaysid ale adna ha ku cawiyo big bro

  • @simancuntosomali9468
    @simancuntosomali9468 7 ปีที่แล้ว +4

    ASC walalay allah xaqa na fahansiyo amiin amiin dhaha ayuub shukran walal

  • @hoodoluckyabdi1848
    @hoodoluckyabdi1848 7 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallahu khayr wllky alle haku dhawro la taliyah nololshayda

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nin rageed baadtahy ayuubow waana ku salaameyaa

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah my AKhuuya qaaliya raxmaanka nahoo kaa xifdiyo noloow waligaa nolol oo Allah kaga raali yahay

  • @rowdorayaan1123
    @rowdorayaan1123 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub Yuusuf Sakiin walaal aad baad u mahadsantahay aad baan uga faaideystaa cashiradaada

  • @umuiashaali5013
    @umuiashaali5013 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ayub Walalkeena waxaa tahay walaal jira ayaa tahay

  • @hamzeibnults7327
    @hamzeibnults7327 7 ปีที่แล้ว +11

    inta ayuup yusuf ka heshy likta mhdsnid wl

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 7 ปีที่แล้ว +4

    Thank you yusuf markaste waxa itahey dhiri galiye jisa kalaah qeer bro

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว +3

    #AYuub taageerahaaga ahay macalinkaygi pic respect

  • @nasridiinmahamed8270
    @nasridiinmahamed8270 7 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid خزاك الله خير

  • @suhuur1911
    @suhuur1911 6 ปีที่แล้ว +1

    I love you yuusuf 💝💝💝jasaakumullaah kheir ☺

  • @drshalimamohomoudmouse9195
    @drshalimamohomoudmouse9195 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah Ayub yusuf: waa video aad umuhiima wll alla haku barakeeyo wax badan ayan ka
    faa iiday.

  • @ubaxcabdiraxmaan5128
    @ubaxcabdiraxmaan5128 7 ปีที่แล้ว +7

    ayub yuusuf sakiin ilaah haku xafido

  • @user-lw5ky2ci7d
    @user-lw5ky2ci7d 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah walal Ayuub jazakallaahu kheyr Alle ha ku xifdiiya aduun iyo akhira

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah JazakalAllah qeyr ayub Wan soo dhaqsaday hada ayan seexan rabay video cusub aan sugayey shukran bro
    😂 😂 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nnimco5656
    @nnimco5656 7 ปีที่แล้ว +4

    mansha Allah jasaakalaaaah khayr
    wll ayub mudo kooban oon channel kaaga ku xidhnaa ayey noloshaydii isku badashay nolol cusub
    alxamdulilaah

  • @mahaddiini6397
    @mahaddiini6397 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @nasirahmedmahamed6429
    @nasirahmedmahamed6429 7 ปีที่แล้ว +1

    mancha allah jasakalah khayr wll
    fikradaha ad nosoo gudbiso wa kuwo wax ku oool ah

  • @wacayzkhalifa
    @wacayzkhalifa 7 ปีที่แล้ว +2

    Alle Haku dayo wllky nolow

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 7 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ilahay haa ku xafido Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

    • @sulekhomire4119
      @sulekhomire4119 7 ปีที่แล้ว

      mahadsanid brother yuusuf saki in waa cashar aad muhìm igu ah naftayda iyo dadka loo badan

  • @nimoabdulahi2109
    @nimoabdulahi2109 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wll sida aad ugu faa, iideysid walalahaga somaliyed ilahey ajer iyo xasanad ha ka siiyo

  • @anisahassan6449
    @anisahassan6449 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaw cajiib wa 8 shay oo cajiiba o kalsonida lagu so ceshan karo thanks bro ayub

  • @hanadhangool9550
    @hanadhangool9550 7 ปีที่แล้ว +2

    Ayub yusuf sakiin waan kusalamy saln sare alle haku xafido aad &aad baa umahadsanthy sida ficn ee aad ucawinaysid bulshada maanshaallaah ilaahy haku siyaadiyo fakartaaga ficn walaal sulaashedu waxay thy marka aan baranyo qulad qalaad see dhakhso ugu baraankaraa walaal tahnkis ♡♡♡♥♥♡♡

  • @najmahappyhusen5872
    @najmahappyhusen5872 7 ปีที่แล้ว +3

    maasha allah ayub walal aad iyo aad ayaa kaka faaiday zajakallalu qeir 👍👍👍👍

  • @rayanabdullahi1241
    @rayanabdullahi1241 7 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء الله جزاك الله حيرا الجزاء

  • @duniyaa8848
    @duniyaa8848 7 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallaah tabaarakaallah jizaakallaahu kheyran macalin Ayuub

  • @user-nk3wm7se5q
    @user-nk3wm7se5q 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @faatimosmaan654
    @faatimosmaan654 7 ปีที่แล้ว +6

    mashaa Allah walaal ayuub mahadsanid

  • @Mohamed-khdar
    @Mohamed-khdar 9 หลายเดือนก่อน

    I really like this teacher and iam watching 2023❤

  • @user-sk8yb9wu1b
    @user-sk8yb9wu1b 7 ปีที่แล้ว +4

    Nashidadan igu saacideeya asxabey illah dartiis

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah jazaakallah khayr akhii

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin Ayuub ◆◆◆◆

  • @munalanecleey7019
    @munalanecleey7019 7 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid macalin ayuub yuusuf sakiin kheyr allaha kusiiyo

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 7 ปีที่แล้ว +1

    Mudnaanta adaa leh ustaadkay Ayuub shukran huno

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 7 ปีที่แล้ว +2

    mancha allaaH dhiirigelintadu Wa no muhiim macalin adna farxad waarta ku noolow 😃😃😁😀😍😍

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 7 ปีที่แล้ว +4

    ASC Abwe Ayuub maansha allh maanta wax badan ayn kaa barty jazaakal laah aqiii

  • @fahraimahamed5362
    @fahraimahamed5362 7 ปีที่แล้ว +3

    wad mahadsantahey ayuub waxbadan ayaa nagu kurdhisey

  • @samsamamin9890
    @samsamamin9890 7 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah macalim Ayuub wax badan ayaa kabartay chanalkada Jazaakallah kher Allaha is abal mariyo sidaa Mar walbo noo dhiiri giliso.
    ku nolow nolol faraxad leh waligaa

  • @raaliyaninkeedajecel9707
    @raaliyaninkeedajecel9707 7 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid macalin jasakallaahu khayr

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jasakallah khayr

  • @najmamaxamed9576
    @najmamaxamed9576 7 ปีที่แล้ว +4

    Thanks dear teacher alle hakufdiyo

  • @duniyoabdi9477
    @duniyoabdi9477 7 ปีที่แล้ว +3

    thnks walaaal Ayoub Allaha ku sharfo

  • @cabdiwahaab8359
    @cabdiwahaab8359 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad ayuub

  • @abasaden8956
    @abasaden8956 7 ปีที่แล้ว +4

    manasha Allah walaal waligay ma arakin Yusuf oo kale dadaalka Aad wadiid wll ilahay ha Ku la garab galo dee wll

  • @safiyaseydomar3914
    @safiyaseydomar3914 5 ปีที่แล้ว

    JazzakaAllah kheir ustaad

  • @abdikaniabdikarim543
    @abdikaniabdikarim543 7 ปีที่แล้ว +2

    sxb abaalkaaga wax lagu gudo malahan sxb ilahay ha kaa abaal mariyo sxb

  • @umuiashaali5013
    @umuiashaali5013 7 ปีที่แล้ว +2

    Thank you dear teacher

  • @abdixakemdahir8653
    @abdixakemdahir8653 7 ปีที่แล้ว +2

    thanks ayuub bro

  • @caashaciige8436
    @caashaciige8436 7 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid ayub bro

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad ayuub yuusuf sakiin

  • @maxclipproductionhd1637
    @maxclipproductionhd1637 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayuub

  • @abdikaniabdikarim543
    @abdikaniabdikarim543 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan qaatay go aan keyga uga dambeeye waxaa sabbab unoqotay ayuub yuusuf sakiin mahadsanid macalin

  • @sucdiciisr8842
    @sucdiciisr8842 7 ปีที่แล้ว +4

    thanks ayub

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 3 ปีที่แล้ว

    Thankz wlalo
    Alle haku barakeeyo
    Hore u soco

  • @dahaboomar9530
    @dahaboomar9530 5 ปีที่แล้ว

    asc aad yadmahadsantahay waxafiisada fidiyowyada mahadsanid maasha.Allaah

  • @user-nk3wm7se5q
    @user-nk3wm7se5q 7 ปีที่แล้ว +2

    haa waa runta

  • @quweenalxmcalakulixaal7802
    @quweenalxmcalakulixaal7802 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow qeyr kusii🤲

  • @hassanahmedismail6430
    @hassanahmedismail6430 7 ปีที่แล้ว +3

    Ayub Yusuf
    Thnx bro
    U teach me the way rise up my hidden power hhhh tnx alot bro

  • @umumohamed6190
    @umumohamed6190 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ayuun walal

  • @aanaabdikani955
    @aanaabdikani955 6 ปีที่แล้ว +1

    ayuub sakiin aad ayaa umahadsantahay sidaa aad noo dhirigalinayso jaskallah

  • @millionerhirsi7999
    @millionerhirsi7999 6 ปีที่แล้ว

    Jasakkalaah wll Ayuub

  • @mohamedhappy1318
    @mohamedhappy1318 6 ปีที่แล้ว

    Thanks staad

  • @hibomahamed6652
    @hibomahamed6652 7 ปีที่แล้ว +4

    wllo ayuub Allah hakaa abaaliyo video walba doobto waankafaa isadytaa

  • @umulkheyrdayib6988
    @umulkheyrdayib6988 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll shugran

  • @yasinomar8580
    @yasinomar8580 6 ปีที่แล้ว +2

    ayuub

  • @adoontiialleadoontiialle8163
    @adoontiialleadoontiialle8163 6 ปีที่แล้ว

    Masha,Allaah waxaa tahay dhiirigaliyaheena

  • @yasinomar8580
    @yasinomar8580 6 ปีที่แล้ว +2

    thanks for your tiknes

  • @hodanmaxamed5546
    @hodanmaxamed5546 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a ayuu noolow wn ku taagera xaqiiqdii

  • @hannamaxamed9931
    @hannamaxamed9931 6 ปีที่แล้ว

    ilhy caqliga haku barakeyo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks habo

  • @zecki.hazzan5966
    @zecki.hazzan5966 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxbadanban ka fahmaY wlaHY Yusuf thankz

  • @rayaanosmaan6743
    @rayaanosmaan6743 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mahadsanid wll wx bdn bn ka faa'iiday casharkan

  • @hanadhangool9550
    @hanadhangool9550 7 ปีที่แล้ว +2

    maanshaallaah thankis

  • @axmedgureyalqaasim9536
    @axmedgureyalqaasim9536 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @alinhojuinjrjr1146
    @alinhojuinjrjr1146 7 ปีที่แล้ว +1

    Anshiida bilooga video ga yaa igu cawinayaa jaaskalhu khyrn

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว +1

    #Nashiidada magaceeda isheegi Kara

    • @Asli256
      @Asli256 7 ปีที่แล้ว

      Kamal Abdullahi لا تقل لوحدي او كيف سبيل ba la dhaha wll sida ku qor way ku so baxaysa

  • @muhubom4515
    @muhubom4515 7 ปีที่แล้ว +3

    Wallaal waad mahad san tahay

  • @apdirisaqyusuf9687
    @apdirisaqyusuf9687 6 ปีที่แล้ว

    Mnch allh

  • @aminajama3983
    @aminajama3983 5 ปีที่แล้ว

    Asc Mahadsanid wll somaliyed oo aan aad U jecelahay abah nolosha aad baan ku dawada waan ku tagera ale mahadleh lkn wan ku mahadcelin aad baad noloshayd wax uga bedeshay ale dabi dhaf ku waydiya markasta oo aan salad tukado shugaran akhi jasakala khayr

  • @muktarbulshawi1543
    @muktarbulshawi1543 7 ปีที่แล้ว +3

    masuul sare salan boqortooyo saxib ✌✌

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 7 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍😍

  • @naciimacawaale5284
    @naciimacawaale5284 5 ปีที่แล้ว

    الله کبر الله کبر الله اکبر màashaa allh

  • @abdifatahshukri4581
    @abdifatahshukri4581 7 ปีที่แล้ว +4

    ayub sxb aad ayaad umahadsantahay
    waxa tahay
    macalinka kaliya aan Ku faano

  • @sahruubureqa880
    @sahruubureqa880 7 ปีที่แล้ว +3

    jasaka allah

  • @analovely6906
    @analovely6906 ปีที่แล้ว

    Asc walaal Hadey kalsooni deyda hadey jabtone maxaan sameya walaal

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 7 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allah wll qli ya ayuub sakiin alle haku xAfido waa maha san thy bri

  • @mohamedcabdinuur4495
    @mohamedcabdinuur4495 7 ปีที่แล้ว +3

    mahad sanid yusuf

  • @salmamaxamed3179
    @salmamaxamed3179 6 ปีที่แล้ว

    ayuub dhiiri galinta ayaad dhaxal u tahay

  • @apdirisaaqcade2221
    @apdirisaaqcade2221 6 ปีที่แล้ว

    War
    Nin
    Aan Aad idhirigeliyey Ayad tahay Alle Hakugu Badalo Ajar