NOLOL CUSUB: #42: WELIGAAGA HA QUUSANIN HANA ISDHIIBIN!

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 199

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  6 ปีที่แล้ว +87

    WAX WALBA OO AY XAALADAADU TAHAY OGGOOW NOLOSHU WAXAY KAA RABTAA IN AAD GUULEYSATID! OONA KU QORTID MAGACAAGA BAAL DAHAB AH. DHIG RAADKAAGA WAARINA MAGACAAGA.

    • @hamdazuleiman6044
      @hamdazuleiman6044 6 ปีที่แล้ว +4

      Ayub Yusuf Sakiin xaqiiq tan wax tahay macalin ruuxiyaad alle hanoo ka dayo wax in badan badashay niloshayda waxan ibartay habka loo noqodo qof adag guushan loo dhabar adeego yeeshayna nolol fcn oo aan ka quusad lahen allow kudaa intay nololi jirto

    • @fardowsoabdinuurali8078
      @fardowsoabdinuurali8078 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin
      Shukran wall
      Allaah hanaga
      Dhigo kuwa
      Guuleysta
      Aduun iyo aakhiro

    • @fardowsoabdi3138
      @fardowsoabdi3138 6 ปีที่แล้ว

      haa waa sax wlle

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin

    • @MohamedAhmed-lt5tf
      @MohamedAhmed-lt5tf 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin wll wxn rabaa meel aankaalasoo xodhiidho, fadlan.

  • @sacdiyocilmi7204
    @sacdiyocilmi7204 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ayuub ((is the best teacher)) hada ka hor ayaan galay kaalinta 10aad waan murugoodey wlhi lkn ma quusanin imtixaankii ku xigey kaalinta 1aad wan la yaabey illaahey ayaan u mahad celiyey maanta oo aan jaamacad dhigto waxaan galaa kowaad AMA 2aad maanshaa allaah waxaan Lee yahay guushu iyo guul daradu qof gooniya la ma dhalan

  • @smile2914
    @smile2914 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jakallah khair for your lovely advice❤

  • @nasriinhaji3026
    @nasriinhaji3026 6 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah macalinkeyga nolosha miisankada xasanadka allaha kuu saaaro amiin

    • @nasriinhaji3026
      @nasriinhaji3026 6 ปีที่แล้ว

      DILEDHAYE TV waan kuu saaray wall

  • @iqraaadam235
    @iqraaadam235 6 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad mahadsanid

  • @ayanwarsame7389
    @ayanwarsame7389 5 ปีที่แล้ว

    waxaan ahay hooyo afar caruur ah leh alxamdu lillah dhigatana jaamacd dhawr ayyn maadooyin ku dhacay lakiin macalin yYusuf ayaa ilahya ila kulmiyey inaan dhagayso kheyr allah ha ku siiyo walaal

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 6 ปีที่แล้ว

    Macalin yuusuf sakiin sidaa ujeceshahay ina marwalpa na caawisid adna alle wixi aad doneyso haku fududeeyo haku siiyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍 qof wanagaa iyo dhiirigelinta nala jecel

  • @abdifitaaxcabdifitaxrashka4532
    @abdifitaaxcabdifitaxrashka4532 5 ปีที่แล้ว +2

    Wall Mahsanid Wallhi Alle Dardee Baan Kujeclahay

  • @ayaanhassan7820
    @ayaanhassan7820 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah wll qaali shukran illaaheey haku dhowro farxad ku nooloow waligaaa

  • @abdinorabdullahi1962
    @abdinorabdullahi1962 2 ปีที่แล้ว

    Macalin Ayuub sakiin. thanks my teacher

  • @salwacadey7384
    @salwacadey7384 5 ปีที่แล้ว

    waad mhdsantahy wll shukran kheyr illah hkusiyo

  • @waalamahuraanciidanqaranab7471
    @waalamahuraanciidanqaranab7471 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustad Yusuf sakiin. Alla maxaad aqoontaan iyo dhiri galintaan xilihore u baahnaa ilaa hadana u bahanahay sedax videos Bas Ayaan wax weyn kaa
    Faa iday
    Thanks a lot ustad

  • @haboon1112
    @haboon1112 6 ปีที่แล้ว

    thnkz wllo ruux alle caqli siiyay thy waa hadl meel dawaynay hadlka iyo dhammn nolazhada oo dhan

  • @abasali2237
    @abasali2237 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin sakiin wlhi wax badan ayd noo faaidaysay jazakallahu khair

  • @meymunmahad5725
    @meymunmahad5725 6 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH TAwa bare nololeed waad idhirikalisay runtii noloshayda waxbdn ayaa iska badalay jazakalah

  • @upduldahir6961
    @upduldahir6961 6 ปีที่แล้ว

    wad mahadsantahay my best teacher

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah habo thank you FAA,iido Badan ayaad Gudbinaysaa long live habo

  • @wagaxisback
    @wagaxisback 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayub yusuf sakiin

  • @abdifatahhaji4719
    @abdifatahhaji4719 6 ปีที่แล้ว

    ustaad ayuub mahadsanid ♥️

  • @khadijamcabdow1585
    @khadijamcabdow1585 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallah kheyr

  • @hamdazuleiman6044
    @hamdazuleiman6044 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allah ayuub markasta oo aad soo galiso barnamijyadan ceynkan aad ban ugu farxa waayo waxan ka faaida waxyaabo badan waxan ka bartay sida aan loo rajo dhigin caqabad kasta alle ha ku sharfo

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 6 ปีที่แล้ว

    shukran szp iku qali yusuf runtii mar wlbo wxn kaa faaida xikmad iyo aqoon sxp ilhe ha Ku ziyaadiyo xikmadaada

  • @faisoyusuf2062
    @faisoyusuf2062 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid alle qer an dhaman alle ha ku siyo macalin👌

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 6 ปีที่แล้ว

    shukran wll

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah sax waye akhi jazakallah 👍🏼

  • @mindgalal825
    @mindgalal825 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi aadba ugu farxay video
    Shukran wllo ayuub allah khayr haka siiyo wanaaga ka shaqesay

  • @najmamaxamed9576
    @najmamaxamed9576 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah techear you are best techear waxatahay qofka dareenkayga soo toosiyey eaxaan aha qof mugdi ku dhexjirta waxaan aha midka rajo ka dhigtay riyadeeda waxaan iska dhadhiciyey inaan guulaysanaynin lakin sahada kama qusanayo ila aan kagadhayo riyadayda thanks techear jaskala khayr

  • @hudamohamed3675
    @hudamohamed3675 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah yusuf Allah hakuxiftiyo

  • @duniyoabdi9477
    @duniyoabdi9477 6 ปีที่แล้ว

    Mashllh A
    Ustaad Ayuub Rabbi Haku Sharfo
    waan ku farxa Inuu jiro qof ado kalaa Mhdsnd

  • @cabdishakursaleban4860
    @cabdishakursaleban4860 6 ปีที่แล้ว +11

    Mnshlah mhadsand macalin run ahaantii waxad tahay dhiirigaliyahayga ruuxiga

  • @wardixasan5941
    @wardixasan5941 6 ปีที่แล้ว +3

    thank you bro

  • @munahasan4903
    @munahasan4903 6 ปีที่แล้ว

    masha wll alle ha ku xifdiyo wad no faaideysa jazakallahu kher

  • @caishoc103
    @caishoc103 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah macalin ilaahay haku xafido aduun iyo akhiro dhamaaan teena insha alaah

  • @xuseencabdirashiid9367
    @xuseencabdirashiid9367 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ayuub ,waxaan jeclaan lahaa inaad ka soo hadasho aqoontu sida ay saamayn ugu yeelan lahayd bulshadeena una noqon lahaayeen cabqari wax curiya

  • @nuurkaaduunka3615
    @nuurkaaduunka3615 6 ปีที่แล้ว

    shukran teacher of life

  • @abdallamahad1818
    @abdallamahad1818 4 ปีที่แล้ว

    M.a ayub jazaakallaahu kheyr mubaaraka fiik

  • @deqaabdullahijama8984
    @deqaabdullahijama8984 6 ปีที่แล้ว

    Maaasha allaaaah ayuuuub waxbadanaa kaaafaaiday mhdsanid

  • @sahracabdi9889
    @sahracabdi9889 6 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah. Mahadsanid

  • @bashiircadde8130
    @bashiircadde8130 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh walal dhira galin ayaa ka helay allh ka abal mariyo

  • @fadumofeynus792
    @fadumofeynus792 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi walaal fidyoowgaan Aniga Ayaa moodaa in la iigu tala galaay wlhi mhd snd in bdn ustaad qaaliya Ayuub ❤💯😭😭😭😭😭

  • @farihamohammedmahmood5549
    @farihamohammedmahmood5549 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxaa tahay wariid dhab ah waayo wariidka qarkii ilma hooda saa uma waniyaan waa mahadsan tahay yusuf love you 😘

  • @mahadstoria86
    @mahadstoria86 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Allaha kaa Abaal
    Mariyo, sidaa Inoo
    Dhiiri galisay si Lamida
    Wall Aduun 😘😘

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jasakallah khayr walaal ayub Yusuf sakiin

  • @fawsiyaahmed2489
    @fawsiyaahmed2489 6 ปีที่แล้ว +1

    shukran wll waanada aad i waanisay

  • @jamiilajamiila7395
    @jamiilajamiila7395 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabaarakallh wll illaahay khayr haku siiyo macalin qaaliya ayaad tahay guulayso wll

  • @hasso1236
    @hasso1236 6 ปีที่แล้ว +1

    wlh chanelkaga aad iyo aad uu wax itaray ilahey hakubarakeeyo

  • @halimohaliim7259
    @halimohaliim7259 6 ปีที่แล้ว

    Go Forward Walalkay

  • @fardowsoyaasiin5280
    @fardowsoyaasiin5280 6 ปีที่แล้ว

    masha Allaah wll Alle ha ku sharfo waa xaqiiq ku noolow maalintada

  • @shdsdhdsf9623
    @shdsdhdsf9623 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid meeshaada kawad

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 6 ปีที่แล้ว +1

    JAZAKALAHU KHEYRAN YA MACLIN YUSUF

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mucalin ayuub ilahay Haku xafido

  • @sucdiciisr8842
    @sucdiciisr8842 6 ปีที่แล้ว

    Thanks ayub

  • @naimachannel925
    @naimachannel925 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allh amazing sxb Maba garnyo.waxayo waxan kugu abal Gudo ilahy ha kubarakeyo wll qliya

  • @saraadam4754
    @saraadam4754 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub thanks wllo wlhy aad bn uga helay

  • @fardowsoyassin6971
    @fardowsoyassin6971 6 ปีที่แล้ว

    waa zx wll masha allaah guul layso inbadn insha allaah

  • @anushhaji9777
    @anushhaji9777 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah marwaliba wxaa jeclahay video yadaada dhiira galinta wana ku mahadsan tahay dhiira aad samaysid

  • @xasanjaamac6350
    @xasanjaamac6350 6 ปีที่แล้ว

    masha alaah macalinkaygii dhiii galinta

  • @user-nk3wm7se5q
    @user-nk3wm7se5q 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalinka nolashayda alle ha ku xafido

  • @mohanafarhaanali3043
    @mohanafarhaanali3043 6 ปีที่แล้ว

    Yusuf. aadbad umahad San tahay dhira galintada waan ubahna
    waxan isku arka inan hormar Ku riyodo onan
    udhaqaqin
    lkn ada wada itusay
    thank u inbadan

  • @mahadcabdullahi8162
    @mahadcabdullahi8162 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxaa tahy macalinka aad ka iigu dhiiri geliyay xaga wax barashada

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahasanid dumashi wad mahasantahy

  • @qabowemaxamed6852
    @qabowemaxamed6852 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb wlh wan isbadalay

  • @naturechannel7161
    @naturechannel7161 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsantahay ayuub yuufus sakiin waxaad tahay qofkii ii horseeday in aan maareeyo nolowsheeyda oo dhan ale ha ku dhowro kuma ilaawayo isbadal kasta oo nololsheyda ku yimaado oo guulsheyda aha

  • @fartuunabdulkdir573
    @fartuunabdulkdir573 6 ปีที่แล้ว +3

    Ustada thnks

  • @xamdidagam2714
    @xamdidagam2714 6 ปีที่แล้ว

    mhdsanid wllkey

  • @sinduurasomali977
    @sinduurasomali977 6 ปีที่แล้ว

    alle khayr hakusiiyo macalin

  • @safacalicabdi8004
    @safacalicabdi8004 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah sakiinoow waxad badashay noolashayda oodhan

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 6 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @nastexoabdulahi2298
    @nastexoabdulahi2298 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ustaad aad ayaa umahadsantahay illahay hakaa abalmariyo waxaan dawaday vedeo kan waqti aan aad ugu bahnaa

  • @kalthumkhalif3914
    @kalthumkhalif3914 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah thanks

  • @ubahabdilaah4888
    @ubahabdilaah4888 6 ปีที่แล้ว

    Cimriga Alle Ka ku dheere Iyo wll
    Caqli ayaa kugu dhamadaY 😍😍

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 6 ปีที่แล้ว

    Mahad balaadhan ustaad

  • @farhiyaali5566
    @farhiyaali5566 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh Mahadsanid ustaaad Ayub. Walahi aniga ayuu igu socdaa vidiogan. Maxayelay halmar hadaan guldaresto waxa isdhahaa adiga malaha guusha malagugu talagalin. Mahadsanid kunjeer walah Manta niyada ayaa idhistay❤️

  • @Abdul-Typist
    @Abdul-Typist 6 ปีที่แล้ว +1

    Vielen Dank bruder
    ich gerne deine Motivation Video vielen Dank 1000 mals

  • @engahmed9698
    @engahmed9698 6 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay ayuub sakiin

  • @ManSabriye
    @ManSabriye 6 ปีที่แล้ว +1

    Ayub Yusuf Sakiin
    walaalken marna macalinkeena
    mahadsanid in badan

  • @ayaanmursal3448
    @ayaanmursal3448 6 ปีที่แล้ว

    ASC adaan ugu farxaa barnamij yadaada wllo yusuf halkaa kasiwad allaahaa naga dhigo kuwii kafaa idaystaas barnamij yadaaan

  • @f4umovies945
    @f4umovies945 6 ปีที่แล้ว +1

    Wxn ahay form 1 waxaa jira ardaybadan oo aanu tartamayno badiidooda waanka guulaysta balse labo kamida way idhaafaan maquusanayo wxn rabaa inaan fasalkayga ugalo kaalinta 1aad macalin taladaadu waa imuhiim

  • @hawasalax2331
    @hawasalax2331 6 ปีที่แล้ว

    masha allah walalkey video aat ayan udawada walahi waxaqiq hadal kaga wayo Aniga ayati jabiyay wana kugules tay alx

  • @zaabiriintiizamirkabadnyd1788
    @zaabiriintiizamirkabadnyd1788 6 ปีที่แล้ว +7

    abooowe masha allh aaad bad umhdsan tahay xilli kastana alle hakula garab gallo miisaanka xasanaadkana hakuugu daro wllow waan kaa faaiiidaa wllhi inbdn

  • @ugbaadcali2598
    @ugbaadcali2598 6 ปีที่แล้ว

    Runtii nolasha baad ijeclisisey mahadsanid yusuf

  • @dralibaashi7088
    @dralibaashi7088 6 ปีที่แล้ว

    Thank u thank u waqti anku dhawahay quus ayaad hami i yeeshay thank u plz badi videoska sidaan oo kale ah

  • @habanehassan5946
    @habanehassan5946 6 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb
    Haa waan kuu ogolahay wall
    Soodhoow
    Si kaliyo laab ah

  • @najaadabdullahi6675
    @najaadabdullahi6675 6 ปีที่แล้ว +1

    Akhii Filah allah dartii ku jeclahay marka kowad Wllhi videoyadaada waan dhawaday Wax badan aye iga sacideyeen runtii Nolasheyda wax badan Ayee ka badaalen Videoyadadaa
    Allah waxaan kaga baryaaya ajarkaga Jannatul cula haka dhigo walaal Qaaali ah aya tahay runtii Halka ka waad😀❤️❤️🙏🙌🙌👐🏻

  • @nasromohamud1520
    @nasromohamud1520 5 ปีที่แล้ว

    Video horay ayaan u dhagesty lkn manta anoo murugeysan aya dhagesty manta dhan ayaan soomanen allhamdulillah illahey hanaga aqbalo soonkena iyo saladena aad aya u mahadsan thy aniga waxa ku bixiyay macalinkii nolasha🙏😭😍

  • @huddahusseingebert7210
    @huddahusseingebert7210 6 ปีที่แล้ว

    sirta guusha waan fahmey guusha waan bilabay guusha waan arka guusha waan u socota ...

  • @rashkaboy1380
    @rashkaboy1380 6 ปีที่แล้ว

    Hadalkaaga aadbaan ugudhiirada ayuubow kheyr allh kusiiyo

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 ปีที่แล้ว +11

    ustaaad mahadsanid in bdn aniga waqti aan u baaahna muqaalkan ayaan dawaday waad I dhiira gelisay runti nolosha waxay rabtaaa inaa guulesto 💜💜💜💜💜💜💜

  • @maryamqalu3689
    @maryamqalu3689 6 ปีที่แล้ว

    Asc wllkey ayub run waxadmoda in adigahadlesid mahadsanid inbadan

  • @ummijannahduniya450
    @ummijannahduniya450 6 ปีที่แล้ว

    Inta aad soo sheegto dhan waan qabaa wallkey lkn taladaada marwalba waa qata waana wadana aad ayaan kuugu mahadcelinaa mahadsanid waxba ma tareyso waan kuu duceynaa

  • @umukhairmahmod9085
    @umukhairmahmod9085 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walal nagu qaali ah

    • @shdsdhdsf9623
      @shdsdhdsf9623 6 ปีที่แล้ว

      Umukhair Mahmod mahadsanid

  • @mohameddahir3866
    @mohameddahir3866 6 ปีที่แล้ว

    waan ku gu raacay

  • @aasiyaaxmad1807
    @aasiyaaxmad1807 6 ปีที่แล้ว

    Thanks In bdn

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allh tabaraka Raxmaan wllo jazaakalahu jannah insha Allh ilahy hakubarakeeyo anagana Allh naxafido o wax kheyr badan hanaguirsaaqo dhan walbo

  • @sucdilucky9785
    @sucdilucky9785 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub wllkey mahadsanid aniga ayuu ila hadlayaa muuqaalkan waxbarashada igu adag 😥

  • @amaladdey3226
    @amaladdey3226 6 ปีที่แล้ว

    mashalaahaa waxbadanaa kafaiday Lknwaxaandonaye inaasuaal kuweydiiyo waxbarashadayda kusabsan galmada ayandonaya

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 6 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb walal sikhaas inaan kula soxiriira raba fadlan xagen Kala soxiriiri karaa adoo rali ah

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ilaahay haku xafido long life walkey abu yusuf