#SIDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Kordhi FAHANKAAGA Maadooyinka aad AKHRINAYSID, Iskana yaree in ay maskaxdaadu kaa sarxaanto ama meelo kale kaa aado!
    FADLAN: #SUBSCRIBE SI AAD WAX CUSUB U BARATID MARWALBA!

ความคิดเห็น • 463

  • @SomaliaNews559
    @SomaliaNews559 2 ปีที่แล้ว +3

    Yuusuf sakiin waad ku mahadsan tahay sida aad mar walba inoo dhiirigelisid.
    Run ahaantii wax badan ayaan kaa faa'iiday.
    Waxaana kaa codsanayaa inaad ka hadashid sida ugu fudud ee aanu ku xaqiijin karno maadada aanu ku ficanahay amaba aanu rabno inaan ku shaqayno mahadsanid dhiirigeliye sakiin 🤝

  • @princesshuda7344
    @princesshuda7344 7 ปีที่แล้ว +26

    التفاؤل لا يعني أنك لن تمرض ، لن تتعب ، لن تبكي ، لن تموت. التفاؤل يعني أنك تملك الرضا عن كل أقدارك وتعيشها حامداً شاكراً.

  • @hamdaabdi8191
    @hamdaabdi8191 7 ปีที่แล้ว +8

    Thnks teacher ur amazing person

  • @faadumomaxamed8199
    @faadumomaxamed8199 7 ปีที่แล้ว +34

    wlhi ana ku gulysty kalinta kowad casharkdi hore e mudakirynta ada kaga mahdclinayaah wll

    • @murtiiyomaskaxmaal2633
      @murtiiyomaskaxmaal2633 5 ปีที่แล้ว

      Thank

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 5 ปีที่แล้ว +1

      Xagee kalinta koowad ka gashay

    • @zeib_abdix.k.7964
      @zeib_abdix.k.7964 4 ปีที่แล้ว

      Ayub wllku qli aaaaaad ayaad umaHadsan taHaY run aHaanti aniga markan dawadaY walHi dhirigalin aad ayaa igashay wad maHadsan tahay mar kowad iyo marwalbaba ha istaagin wllky walHi ilhy kher haku siiyo

  • @abdullahifarahafrah4154
    @abdullahifarahafrah4154 7 ปีที่แล้ว +26

    waad mahadsantahay AYUU YUUSUF SAKIIN sxb waxaad tahay dhiira galiyaha ardayada soomaaliyeed. mahadsanid

  • @seehamali294
    @seehamali294 7 ปีที่แล้ว +10

    mashallah jazkallah khayr brother ayub Allah ku xafido ajar iyo xasanad allah ka siyo amiin yaa raabi

  • @ayaanhassan5714
    @ayaanhassan5714 7 ปีที่แล้ว +6

    mahadsanid walal jazaakallaah kheyr ilaahey ha ku xifdiyo Insh allaah walal mash allhaa ilaahey fahankaaga hakuu ziyaadiyo Insh allaah

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade4246 4 ปีที่แล้ว +2

    Ya ustad waxa bdashy nolosheyda wa ifisay Nolasheyda Alle ka sokow insha Allah janadan ku kulmeyna sidan inta ugu kulano si ka qurux bdn ❤❤

  • @muctasimbinhassan4816
    @muctasimbinhassan4816 7 ปีที่แล้ว +9

    Macalin Ayub yusuf
    Wxan raba inad ishektit sida jadwal losameyo

  • @muniirasharaf284
    @muniirasharaf284 7 ปีที่แล้ว +8

    waa fiiidiyowgaagi labaadeen daawado imtixaanba iisocdaa waxan dareemayaa isbadl Wayn anooon wali waxbo tijaaabin waad mahdsanthy wlllky

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wax na fiican ayaad wallaal noo sheegtay Allah wax fiican ha ku siiyo adiga iyo ehelkaabba aamiin

  • @Leyaanachannel1
    @Leyaanachannel1 7 ปีที่แล้ว +4

    mashallh jazaakallh walaal

  • @xamdacabdi5347
    @xamdacabdi5347 ปีที่แล้ว

    Alle Hakusharfo macalin Wlhi waankaafaaiiday inbadan Alle Hakudaayo macalin

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 7 ปีที่แล้ว +72

    wll may shegi kartaa waxa kamida cuntooyinka maskaxda u fiican?

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +60

      Walaal waan ku sheegay fiidiyowga qaar kamid ah cuntooyinka maskaxda u fiican; sida khudaarta, kalluunka, lawska, biyo cabis badan, saliida qumbaha,shukalaatada madoowga ah, kafayga...iyo in aad iska yaraysid sonkorta waxyaabaha ay ku badantahay. Mahadsanid!

    • @amoore164
      @amoore164 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin wll emailkaaga ma heli karaa adoo mahadsan?

    • @majidjamal3967
      @majidjamal3967 7 ปีที่แล้ว +1

      majirta meel an ka so xiriin karo si ad iga Cawisid wax yaboo badn o nftyda ka khldan من فضلك اخي🙏

    • @asmahassan8826
      @asmahassan8826 7 ปีที่แล้ว

      waxamxiisheegi,karataa

    • @charleschaplin454
      @charleschaplin454 7 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin thankz ayuub waaad ii bartay cuntooyin wanafsab

  • @najmacadey5165
    @najmacadey5165 7 ปีที่แล้ว +10

    masha allaah walalkey ayub yusuf mahadsanid wax badan oo fiican ayan kabartay jizakallah

    • @naimawoo8867
      @naimawoo8867 6 ปีที่แล้ว

      Maa shaa alllh

    • @ramloramloruun2813
      @ramloramloruun2813 2 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @ramloramloruun2813
      @ramloramloruun2813 2 ปีที่แล้ว

      Walal sidee lo aqrisada marka imxitanka maranysid Mel mshqulbdn hdii aajogto wxmafhmysa ishg

  • @princessinaabdirahman2502
    @princessinaabdirahman2502 7 ปีที่แล้ว +3

    yusuf sakiin macalin qali ah aad ayad u mahdsnthy 💙❤💛💚💓💔

  • @suadmohamud9621
    @suadmohamud9621 7 ปีที่แล้ว +12

    markan arko video Kaga wan ku farxa aniga aad aad buu ii cadiya thank you walaalkay

  • @nuuradiinibrahim7041
    @nuuradiinibrahim7041 2 ปีที่แล้ว

    Macalin muqal iga so same thank you dear teacher

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 7 ปีที่แล้ว +2

    wllky ilahay ajar fara badan hakaa siiyo Caawinta aad caawinayso dadkaga
    imbadan mahadsanid wllky Aniga dhibaa i haysta waxkasta oo aan xafido isla markiiba waan Hilmaamayaaa
    taasina waxay igu riday inaan ka niyad jabo waxan akhriyaye
    Jazakalaah khayr

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว +1

    Thank you my Role model Teacher Ayuu🙏💯

  • @alihaykal835
    @alihaykal835 6 ปีที่แล้ว +1

    Thank you my brother 💞💞💜💜💞💚❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ walahy wax weyn ayaa kaa fahmay from Francec 🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷👈

    • @xamadahappy481
      @xamadahappy481 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin ilaahay caafimaad deg deg ah ha siiyo inshallah

  • @hanankhadar7729
    @hanankhadar7729 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks WlkY Video wx BaDaN Ka Fa iidaY❤😍

  • @nuurmoha8806
    @nuurmoha8806 5 ปีที่แล้ว

    M.a thanks ustad imbaday ayan kula socda

  • @SalmaanMaxamed-ix6qn
    @SalmaanMaxamed-ix6qn ปีที่แล้ว

    mnsha allaah Alle cilmiga iyo caqliga iyo caafimaad kaba hakuu barakeeyo wll

  • @mohamudabdilahi1884
    @mohamudabdilahi1884 2 ปีที่แล้ว

    Kaalinta koowaad ayaan galay adiaga tartaaa thanka you

  • @SalmaanMaxamed-ix6qn
    @SalmaanMaxamed-ix6qn ปีที่แล้ว

    جزاك الله أحسن الجزاء في الدارين

  • @sacdiyocilmi7204
    @sacdiyocilmi7204 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid mcln ayuub jazaa ka llaahu khayr lataliye wanagsan baa tahay runtii mashaa allaah

  • @sacadjibril7837
    @sacadjibril7837 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey caqliga ha kuu barakeeyee

  • @yaskahaji9688
    @yaskahaji9688 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah aad ayaa u MHD santhy my brother amiin Adina sido kle farxad an Ku rajeyheena

  • @sahraadan7781
    @sahraadan7781 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allaaah runtii qof waxaad tahay anan wanoyinkiisa ka xisa dhigin wax badan ayana ka faa.iida ayuun Yusuf sakiin jazakallaahu khair wll mar walba wax ay naftayda u bahan tahay ayaad ka hadashaa mahadsanid

    • @hodanabdikarim7931
      @hodanabdikarim7931 7 ปีที่แล้ว

      yusuf wlll waxad ii sheegta saan uu yeesho gooaan waalo qof caaziimo leeh maa ii Hii

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub sidee quranka ku xifdin karaa thankz

  • @farduusbeautyvlogs8977
    @farduusbeautyvlogs8977 5 ปีที่แล้ว

    Mshaaa allaaah wll mahadsanid wankahelaaa barnaamijyadaaada

  • @rahmoruun8555
    @rahmoruun8555 6 ปีที่แล้ว +1

    wad mahdasan tahy wllo wax badn ayan kaafaidy runtii 👍👍

  • @NimcoAlpidhaya-ki6ye
    @NimcoAlpidhaya-ki6ye ปีที่แล้ว +1

    Macalin wan ku salameyy macalin wxn rajaynaya in aad ii soo jawabi foonto arday ayaa ahy alxmdullh talooyinkaga waan qaata lkn fhib i haysata markan imtixanka u fadhiisto oo aan ka shaqeeyo oo aan dhameeyo ka dib aan is dhaho dib u eeg wxd qortyy hawabihi saxdaa aan bixiyey ayaan dib iskaga qaldaa talo isii macalin❤

  • @ilkacazeilkacaze2394
    @ilkacazeilkacaze2394 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad Ayuun
    jazaakallaaah wax bada banu ka faa'idnay.

  • @dhinbilyare7836
    @dhinbilyare7836 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz Ayub YuzuF wll

  • @kankomma5234
    @kankomma5234 7 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allaah, Alle ha kuu siyaadiyo walaal , 👍

  • @abdiibraahim9124
    @abdiibraahim9124 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء اللة جزاك لله خيرا يوسف ساكين حفظه الله

  • @naimasaid4866
    @naimasaid4866 7 ปีที่แล้ว +1

    thnx wll jazakallah kheir

  • @saynabali4100
    @saynabali4100 4 ปีที่แล้ว

    Manshaallh.wall mahadsanid

  • @kiinibrahim2125
    @kiinibrahim2125 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @nagibaxmadkhalif9837
    @nagibaxmadkhalif9837 3 ปีที่แล้ว +1

    WAAD mahad santahay macalin ayub yusuf

  • @kankomma5234
    @kankomma5234 7 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء جزاك الله خيرا

  • @naciimacawaale5284
    @naciimacawaale5284 5 ปีที่แล้ว

    ayuub shukran waan kaaga mahad cceli nayaa waxaan ahay ardad quraan waxaan doonayaa sida loogalo imtixaan ka quraan ka

  • @huduhubukkhugn5h168
    @huduhubukkhugn5h168 7 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Walalkey yusuf sakiin ma I sheegi kartaa nasheedadan music la'aanta ah oo aad barnamishyadaada dhan ku jirto magaceeda Mahadsanid inbadan

  • @amalqali469
    @amalqali469 6 ปีที่แล้ว

    Markasta waxa aan jclhya in aan dawado video Masha Allah waxa aan ahy ardayda ku jirta dugsiga sare welipa fasalka afrada iso duceee

  • @abdifatahabdinurabdulkadir7804
    @abdifatahabdinurabdulkadir7804 7 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walal waad mahad santahay waad kafaa idaystay . Shukran

  • @مريمخليفعبدي
    @مريمخليفعبدي 7 ปีที่แล้ว

    Adaa mudan walalkena qaliga ah
    نشكر كثيرا
    اللّٰه يجزيك الخير ان شاء اللّٰه

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan1204 6 ปีที่แล้ว

    mnsha allh good teacher .
    wlhi waan dhageysty waxbadan bana ka faidey waayo inaan taloyinkan qato waxa kahoreysa inaan maqlayey ama fahmey
    mhdsnid Wllky markle jazaklah khayr

  • @hodanfarxan8939
    @hodanfarxan8939 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ed iyo eed ayad u mahad tanty

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah nin jira baatahay love you big

  • @istarliinabdullahiabdi8284
    @istarliinabdullahiabdi8284 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah aad baan ugu faa ideystay runtii thnkx

  • @alvazamiir5923
    @alvazamiir5923 5 ปีที่แล้ว

    Mnzh. Alah. Yuzuf. Ilhay. Ha. Iska kaa daayo.
    Wadada. Guush ayaa ngu. Hogaamisayna

  • @haykalcabdisalaan7612
    @haykalcabdisalaan7612 3 ปีที่แล้ว

    Thanks waxaan kaa dhigtay zhpka nolasha
    Zhp allah hku daysto

  • @osmaanxidig
    @osmaanxidig 7 ปีที่แล้ว +2

    #MAHADDANID MACALIN YUSUF SAKIIIIN AAD BAAAN KUGU MAHADCELINAAAAA WAXAAA TAHAY MACALINKAYGA ALXAMDULLILLAH

  • @liibaanmahamoud8554
    @liibaanmahamoud8554 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub sakin alle haku parakeyo runti dad Badan ayd madow ka sarty mchalha

  • @Sayidka603
    @Sayidka603 6 ปีที่แล้ว

    ayub yusuf sakiin wallaal aad baad u mahadsantahay shalay ayay ahayd markii ugu horraysay oo aan qoro wax aan odhan karo waa is baddalka ugu wayn ee qof ku dhici kara- oo ah setting goals/palns. jazaakallaah khayr walaal.

  • @salmocabdirisaq1353
    @salmocabdirisaq1353 5 ปีที่แล้ว

    Waaa mahadsanthy ustaad ayub ilahy haku dayo

  • @iqraali5836
    @iqraali5836 7 ปีที่แล้ว

    thans aqii really waan kaa faaide guul ayaana rajeynaa runtii wxaad nalla wadaagte waxyaaba nolosheena badalaayo wxn ku rajeynaa nolol farxadlleh illaah aduuun iyo aaqiraba faraxad kusii wll mcn

  • @jamilamuse5393
    @jamilamuse5393 7 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah
    Jazakalahu khery Ayub yusuf sakiin
    Rutn aad ayaan kaga mahadnaqaya
    Talooyinka wax ku oolka leh e aad no so gudbisid

  • @umalkhayrabdi5258
    @umalkhayrabdi5258 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

    • @rahmafuaad6148
      @rahmafuaad6148 ปีที่แล้ว

      teacher Mashaallah waan kafaidey

  • @salmacabdiraxman326
    @salmacabdiraxman326 6 ปีที่แล้ว

    masha allah ayuub waan kaaga mahad celinayaa taloyinkaagan waanan kufaa idnaa

  • @sacdiyajamac8757
    @sacdiyajamac8757 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi aad io aad ayaad umahad santahy ayub yusuf sakiin alleh haku xifdiyo

  • @maryamadhuubquen6613
    @maryamadhuubquen6613 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @mohamedkobey9716
    @mohamedkobey9716 5 ปีที่แล้ว

    Mnshallah abtii mcn sithe numbrkatha kuhelii karaa wax badhan sifaa kagafaidisathoo

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 6 ปีที่แล้ว

    mashalah cashiradada wax badan ayaan ka fa.iidey waxan bilabey shan bilod ka.hor hormar ayan subiyey ilahey ha.ila garab qabta

  • @muniirshaqaaqo90
    @muniirshaqaaqo90 6 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @xaawomaxamed7645
    @xaawomaxamed7645 4 ปีที่แล้ว

    thanks ustaadii

  • @hamdaapdiismail2602
    @hamdaapdiismail2602 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi wax badan baan iska badley Aqoonteyda iyo dhaqankiyagaba iyo hab fekerkeygaba ilaahey ah ku karameyo

  • @abdifatahmohamedali9858
    @abdifatahmohamedali9858 6 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid

  • @sawamuhmed5611
    @sawamuhmed5611 7 ปีที่แล้ว

    jasaaakilaaah wll alle cilmiga hakuubarakeeyo anaganahanagadhigo kuwii ka faida

  • @qamarmohamedali3074
    @qamarmohamedali3074 3 ปีที่แล้ว

    Walal alle haku xifdiyo .wax badan ayaan kaa bartay waana ku xirnahay youtube kaaga .mahadsanid ayuub

  • @ibrahimhassanomar8274
    @ibrahimhassanomar8274 7 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid bro Halkee kaala soo xiriiri karaa su`al ayaan rawaa in aan ku weydiido in bdn Mhdsnid

  • @samdajamac7590
    @samdajamac7590 4 ปีที่แล้ว

    Thenks ayub sakin

  • @fadumohusseinmaxamed8409
    @fadumohusseinmaxamed8409 7 ปีที่แล้ว +10

    yusuf aniga kama daalo dawashadada mar walbo waku cesh ceshtaa aniga aradyad aan wax aqrin ayaan ahay shugran aqii

  • @xamda1433
    @xamda1433 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waan kahelay allah ku xifdiyo 👍👍👍👍

  • @aqunacabdala9415
    @aqunacabdala9415 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalimow waxyabo badan ayaa na fahan siisay

  • @kayfabdullahi5536
    @kayfabdullahi5536 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllkay

  • @caynizaed5572
    @caynizaed5572 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr yaa akhii fillaah

  • @xamda1433
    @xamda1433 6 ปีที่แล้ว

    Wll aad iyo aad ayaad umahad santahay jazakalahu qayra
    ✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍

  • @fatimacadeey8407
    @fatimacadeey8407 7 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah baarakalaah eeboow nookaadaa wlky qaaliya wlhifiidyoow yaashaada aadaa u jclhy aadaana u dhageeystaa mashaa Allah tabaarakalaah eeboow ku xafiid blys facbookaaga qoofkiihaya hala isiiyo

  • @ahmedsheikhfareh5292
    @ahmedsheikhfareh5292 7 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @cabdisamadkarash6963
    @cabdisamadkarash6963 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah ilahey cilmiga ha ku barakeyo

  • @zaamiqanciye4516
    @zaamiqanciye4516 3 ปีที่แล้ว

    allah ka ajar siiya ustaad

  • @nadaabdirisak5802
    @nadaabdirisak5802 6 ปีที่แล้ว

    allah ku dhawro janaddii fardawsa rabbi kaaga bayd aad ku noolaaato

  • @engasad3427
    @engasad3427 7 ปีที่แล้ว +3

    maasha allah walaal ayub thank

  • @rosserossey5969
    @rosserossey5969 7 ปีที่แล้ว

    fadalan macalin ma ii sheegi kartaaa meel lagaala xidhiidho mahadsanid

  • @sahraadanali576
    @sahraadanali576 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u mahad santahay jazaaka llaah illaah janatul firdoows haku galiyo aqligaada hakuu siyaadiyo

  • @Badrah-18
    @Badrah-18 6 ปีที่แล้ว

    erayada qalbiga kaso baxa ayaa gaara ama gala qalbiyada kale taasi waa sababta aan an dhiira galintada midna u dayicin xaqiqatan word by word baan ugu dhaqmaa alx waana sababta i badashay iga dhigtay qof han leh masha allaah tan iyo markan vedios yadada firsigoda bilabay waxan daremaya qanaco nafsiyan ah inan guleysan karo alx herkeyga waxbarashana adbey u sareysa alle kasokowna ku mudnid ma aqaan si an kugu mahad celiye wll guleyso oo alle cimrigaga dheere

  • @altamoodho4030
    @altamoodho4030 6 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid ayub yusuf sakin wana kumahdsan tahay fikirada iyo dhirigalinta wacan

  • @clshakuurfarhan9099
    @clshakuurfarhan9099 7 ปีที่แล้ว

    Ayuub yusuf zakiin Jazakalaah Khyra Jazaak Honest persan WhO Change My situation

  • @umuiashaali5013
    @umuiashaali5013 7 ปีที่แล้ว

    Jazakal allah qeyr walaal key yusuf allah darti baan ku jeclahay

  • @adenibrahim6783
    @adenibrahim6783 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll aad ayaa umahadsanthy sida fcn e o ad nogu sharaxdo casha rada thanks

  • @miremohamed2188
    @miremohamed2188 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxana haya aradaya dhigataha jamacada lkin waxa jirah hal arin oo waligaya intaan waxa so baranaayay idaba jogataya
    Aniga nafatayada waxa kala soni ah ku ma qabo tasinaha waxa ken tay inaya guula daradaya du badatoh mara ka waxa talaha ma in siina karataa

  • @ibrahimabdishuuriye7382
    @ibrahimabdishuuriye7382 7 ปีที่แล้ว

    asc ayuub yuusuf sakiin walaalkeey aad baad u mahansantahy allah kuu kordhiyo

  • @nazirhassan4353
    @nazirhassan4353 7 ปีที่แล้ว +6

    tnkz wllo ani markaan is dhaho wax akhri waxn soo xasuusta yaraan taydi

    • @mohamudsidiig5952
      @mohamudsidiig5952 6 ปีที่แล้ว

      Nazir hassan
      Hhh yaratadii jacayl miya ku saameyey

    • @khadarmoha7404
      @khadarmoha7404 6 ปีที่แล้ว

      Nazir hassan walaahi ani kula mid ah iyo dad bari hore iigu dambesay xata kuwa dhintey lkm galigey isku modi jiray

  • @nasteexoaxmed4012
    @nasteexoaxmed4012 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wll mahadsanid ajir iyo xasanaad badan allaha kaa siiyo

  • @nasraomar1406
    @nasraomar1406 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo aadban udaawada videoyadada wax badana wanka faa ido jaza allah ayub

  • @aaminamohamed4742
    @aaminamohamed4742 7 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid waxbadan ayaan kaa faaiidnaa walaal qaali ah allaha ku barakeyo.