NOLOL CUSUB: #40: 7 SIFO OO LAGAMA MAARMAAN U AH MACALINKA WANAAGSAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2017
  • Maxaa Lagu Gartaa Macalinka Wanaagsan? Ma jiraan Tilmaamo lagu aqoon san karo haddii uu sameeyo? Ma DOONAYSAA in aad NOQOTID Macalinka Adduunka Ugu Fiican? Haddaba, Fiidiyoowgan adigaan kuugu talogalnay!
    KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 230

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +68

    II SHEEG UMMAD HORUMARSAN WAXAAN KUU SHEEGAYAA MACALIN WANAAGSAN! Haa, waan Iloobay; Ciid Wanaagsan Dhammaantiina! Waxaan Rajaynaa in aad Wacantihiin. Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. MAHADSANID!

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว +4

      Ayub Yusuf Sakiin thanks macalinkaygi #Laf dhabarta bulshada tahay adoo kale Alle habadiyo
      Cimri dherar iyo cibaado suban Alle kubaryayaa

    • @waxgarad3687
      @waxgarad3687 7 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin ciid lamid ah ustaad mar walba aan kaga mahad celina ustaad cashirta qaliga ah oo aad nasiisay waligay qofna imasiin ustaad

    • @waxgarad3687
      @waxgarad3687 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin usatad aniga waxan raba in aad wax iga bartid sida lagu diyariyo cashirta jamacad qofka barti timeka barta (ustaad aniga waxa lanolaa second family dugsiga sare markan dhameeyaay rajadii aan wax barshada kalahaa way ig hor istagen waayo ani abehay iyo hoyaba badiye ayay kunolyihin ader an lanola isaga gana wuxu iso go aamiyay in aan dukan ugado bishiina 100$ aan qaato jamacad aan kabixi buu igu dhahey wuxu iga niyad jabiyay hadafki wxbrshada ) jamacadii aan iska diwan galshey 25/8/2017 wuxu iga baxay balanta wuxu dhahey jmcda is kabixi intaa kadib janis Ima siiyo aan wax kle kubarto 1 saac subaxino aanfuraa 11 galabnimo aan guriga so aada 12 aan imada inta kadib wan dalanahay jamacadna khmis iyo jimce aan dhigan rabaa oo aan fasax leeyahay ustaad ila tali mararka qaar waxa igu so Dhacda hadiiba saan aad lakulmaysid adunka maxa mar hore ugatagi ways wax barshada waan jeclahay lkn malihi wax igu garab tagan ustaad maxa tala iisii naysa xalaydu waa sidaa

    • @hindaahmed4326
      @hindaahmed4326 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin
      Eid mubaarik walalkay allaha ku xafido

    • @jgghjjyffhjokk8576
      @jgghjjyffhjokk8576 7 ปีที่แล้ว

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك حبيبي

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 8 หลายเดือนก่อน +3

    1:Diyaar garaw'
    2:baro ardeydadad
    3:dhirigalin
    4:noqo saxip kahor macalin
    5:ixtiram
    6:dac ahaw
    7:soo sar maw hipdad❤❤

  • @NS-vx7fn
    @NS-vx7fn 7 ปีที่แล้ว +15

    Waa waxa niyad jabka u keeno ardey badan oo dalka joogo waana qalad well done walaalkey walee somali meel kasto ayaad ka dhistay yuusufow alaha ku siiyo waxa aad jeceshahay intii kaa faaiideysatayna waxaan rajeynayaa in ey kuu duceyn doonaan iyo in lagaa qaado exprience ee aan lagu dhageysan kaliya jizaakalahu kheyran .

    • @claahiaxmed3602
      @claahiaxmed3602 2 ปีที่แล้ว

      Macalin waxaan rabaa inaad iishegto sida loonowdo macalin jiim pls

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 7 ปีที่แล้ว +5

    mashallah walal qali ayuub yuusuf sakiin mhdsanid allah haku siyaadsho cimriga iyo cilmiga jazakala khyir

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว +5

    Macalinkaygi thanks video
    Soojiidasho leh

  • @diamondboy2543
    @diamondboy2543 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin ayub allah haku xafiido long life

  • @amiishamoha8875
    @amiishamoha8875 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustd wax badn banu kaa faidnay🥰

  • @keyfabdikadir5075
    @keyfabdikadir5075 7 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka allaaahu kheyr wll ayub Allah haku xafido melkasta oo aad jogto runtii waxbadan ayaan kafaidnay Allah haka awaaalmariyo akhii ayub yussuf

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah tabaarakallah ustaad baarakalaahu fiik iftiin baad u tagay bulshada soomooliyeed ku dayasho ayaad u mudan tahay jizaakilaahi khayran walaal

  • @sareyairad3024
    @sareyairad3024 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah jazakilah macalin cilmigaga allakubarakeyo

  • @fawsiyaahmed2489
    @fawsiyaahmed2489 7 ปีที่แล้ว +3

    waa mahadsantahy Ayuub cilmi badan ayaan ka faaidsysty cimriga allaah ha ku siyaadiyo

  • @BishaaroAxmed-bf8ks
    @BishaaroAxmed-bf8ks หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ayuuub yusuf skin

  • @NimcaanxuseenAxmed
    @NimcaanxuseenAxmed 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wallo

  • @wagaxisback
    @wagaxisback 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayub yusuf sakiin

  • @huskahajji75huska67
    @huskahajji75huska67 ปีที่แล้ว +1

    Allah kubarakeyah ayuup Yusuf sakin

  • @fardowsoabdi3138
    @fardowsoabdi3138 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks wll qaliya run ahantii waxan kamid ahy dadka sifiicn wax kaga faa iday

  • @ilhanadow6769
    @ilhanadow6769 7 ปีที่แล้ว

    jasakallah kheer . waxa kahadasha kalsonida Allah .

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakallah khayr walaal

  • @GreenLife-Guides
    @GreenLife-Guides 7 ปีที่แล้ว +1

    shukran zxb yuusuf sikiin ilahay haku sharfo

  • @sulekhaisse5759
    @sulekhaisse5759 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah aad iyo aad ayaad u baahantahay boqolkiba boqol

  • @muqtaarmaxamedyuusuf4027
    @muqtaarmaxamedyuusuf4027 3 ปีที่แล้ว

    Ayuub ma sh Allah waad mahadsantahay

  • @abdinasirdaacadchannel5451
    @abdinasirdaacadchannel5451 2 ปีที่แล้ว

    💥❣👑🙏 macalin ayuub tnx

  • @suleimanbicir9980
    @suleimanbicir9980 7 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ayuub sxb

  • @hindijaffe219
    @hindijaffe219 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashaal Allah ku xiftiyo wllo waa runta .

  • @user-vb7si1ql1l
    @user-vb7si1ql1l 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran

  • @aaminahussein4037
    @aaminahussein4037 7 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا عيد سعيد

  • @sagalcali3528
    @sagalcali3528 7 ปีที่แล้ว +1

    manshalah ayub wllo ilahay khayr badan ha Ku siiyo inshalah ciidal caafiya

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah
    Xoolaha
    O
    O
    Dhan
    Waad mahadsantahyy wll Qaaliyaaaaaaaaa

  • @farxaanismaaciil2186
    @farxaanismaaciil2186 7 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin quraan ka kasoohadal
    Taas baan aad ugu baahanahaye

  • @faraxbiribir5676
    @faraxbiribir5676 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walakay ayub alle haku barakeeyo

  • @khadijojamac451
    @khadijojamac451 6 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid ayuub

  • @safiyasafiya7822
    @safiyasafiya7822 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181
    @khalidbulshaawikhalidyare5181 6 ปีที่แล้ว

    Maaasha Allah zxp Qaali

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @jamalkhadar2857
    @jamalkhadar2857 ปีที่แล้ว

    Masha aallah

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf 2 ปีที่แล้ว

    شكرا لك يا طيب صدقت

  • @ahmedhappy6939
    @ahmedhappy6939 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc ustaad ayuub yuusuf sakiin masha Allaah wllo vedio'yadaada waxa badan ayaa iga baddalay jazaakallaahu khayr jazaa wll
    Su'aal waxaan rabaa inaad inoo so duubto casharo Ku saabsan sida ugu fudud ee macalinka lagu kasban karo yacanii lagu soo dhoweysan karo mhdsnd 💟💟

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masuul

  • @waxgarad3687
    @waxgarad3687 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi marar baa sidaa lay oran jiray masha allah ustaad

  • @jamaalyare225
    @jamaalyare225 7 ปีที่แล้ว

    Mash allah i like to ba ateacher and i hope so mhadsanid mcalin

  • @abdullahibs427
    @abdullahibs427 ปีที่แล้ว

    Thank you bro

  • @ismaaciilmaxamad8917
    @ismaaciilmaxamad8917 7 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu kheyr

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181
    @khalidbulshaawikhalidyare5181 6 ปีที่แล้ว

    Maaasha Allah Qaali yuusuf sakiin

  • @MaxamedAadanmacalin
    @MaxamedAadanmacalin 6 ปีที่แล้ว

    masha allh

  • @sucdiciisr8842
    @sucdiciisr8842 7 ปีที่แล้ว

    Thanks ayub

  • @sh.abubakarnurshe2508
    @sh.abubakarnurshe2508 6 ปีที่แล้ว

    masha allah walaal runtii waanku taageeraa ilaahay haku xifdiyo wll

  • @noahmo4924
    @noahmo4924 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @qaasinmohamed
    @qaasinmohamed 8 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181
    @khalidbulshaawikhalidyare5181 6 ปีที่แล้ว

    maaasha Allah wll Qaaliya💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @mowlidmohamedhussein581
    @mowlidmohamedhussein581 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nimcoadanisaag4963
    @nimcoadanisaag4963 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah yufufoy waad iga qoslisay

  • @duniyoabdi9477
    @duniyoabdi9477 7 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله
    شكر أخي الكريم

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181
    @khalidbulshaawikhalidyare5181 6 ปีที่แล้ว

    Maaasha Allah Qaali

  • @raxmaaxmed-fr8pt
    @raxmaaxmed-fr8pt ปีที่แล้ว

    Maashaallh

  • @umalkhyr4123
    @umalkhyr4123 6 ปีที่แล้ว +6

    mcha allaah runtiii wxd thy macalin aaad u qaaaliya wxd thy deeeeqsi wxd thy qof aaaad wanaagiiisu uu naga soo jiito media ha wxd thy tusaaale wcan runtiii markastana wxn ku fekeraa inaaan mcalinkayga ayuub aaaan ku daydo amaba aaan dhaafiyo ...
    wxd thy qof dad bdan noloshoooda u jeeexay liiidkiii saxda ahaa ee ay ka mari lahaaayeen noloshoooda ayna ku gaaari lahaaayeen guuushooda ....
    ani ahaaan wxn kuu hyaa taaageero buuuuxda runtiii allena hakula garab galo hawl aaad u culus bd wadaaaa wd fcnthy ustaaad halkaa kaga siii wad hawshaaa aaadka u wngzan mcha allaah mcha allaah..
    runtiiii wxn aaad u rabaa inaaad noo soo bandhigto sidee ayuu qofku usoo jeedin karaaa presentation amaba uu dadka usoo hor joogsan kari lahaaa ...

  • @daudmuktar2560
    @daudmuktar2560 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ciid lamid e

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 6 ปีที่แล้ว

    masha allah allaha ku sharfo

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @cilmicumarcilmi88
    @cilmicumarcilmi88 7 ปีที่แล้ว +2

    msh lh
    ayuub saakin

  • @lakimohamed7229
    @lakimohamed7229 7 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub yuusuf sakiin
    waaan kusalaamey Runtiii dhiirigaliye muhiim noo ah ayaaad tahay Allah cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo

  • @muloman8830
    @muloman8830 7 ปีที่แล้ว +5

    Waxad ka hadashaa sida laysku qaban karo marka ad cadhoodid plz

  • @cabdirizaaqxasansamaan
    @cabdirizaaqxasansamaan 10 หลายเดือนก่อน

    Sax waaye ustd ayuub

  • @marwamustafemustafe8143
    @marwamustafemustafe8143 4 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @waaneeyofficial5233
    @waaneeyofficial5233 4 ปีที่แล้ว

    Ayuubow aad iyo aad u mahadsanthy wll

  • @hipohappy4700
    @hipohappy4700 5 ปีที่แล้ว

    Asc ayup runti dhiri galintaga wa mid muhiim u ah qof walpa oo aniga waxd ii thy horumarka nolosheyda aniga oo niyad jabsan hadn niyad jabka wa iga baba aa mid farxsn ya noqda thnks walal alle ha ku xafido

  • @sahurwacan641
    @sahurwacan641 7 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa Allah ayuub Allah hku dhawro waxaan kaa codsan lahaaa inaad kasoo hadashid sidee waxkasta ku barankaraaa macalin laan mahadsanid wlll

  • @raxmaaxmed-fr8pt
    @raxmaaxmed-fr8pt ปีที่แล้ว

    MaAshaallh

  • @marwamustafemustafe8143
    @marwamustafemustafe8143 4 ปีที่แล้ว

    Wllahi ayub imso dhacan casharka markada soooo dhigtidi

  • @deeqoabdirahman6713
    @deeqoabdirahman6713 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah

  • @hibocali3002
    @hibocali3002 7 ปีที่แล้ว +22

    Intii rabtaa dhalinyarada inaan chalenage hormar side isku badeli laheyn wiig guduhed Intii igu racaysan rabta like soo qabo waxa rabaa wiig keliya inaan ficil ku sameyno inakoo isla bartaminaaa insha allah

  • @xasanjaamac6350
    @xasanjaamac6350 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin ayuuub thanks thanks

    • @SamiraEngCaato
      @SamiraEngCaato 6 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid Ayuub walaal waxaad ka soo hadashaa sida loo hanan karo qalbiga ilmaha 10 ilaa 16 jirka ah aadna u jeclaysiin karto waxbarashada.

    • @engkhaalidabdilaahi7937
      @engkhaalidabdilaahi7937 6 ปีที่แล้ว

      Maacalin ayub waxad isharaxda sida lagu noqdo arday aqoonyahan ah oo examkasta si fiican oo aqoon ku dheehan tahay uga jawaaba ama ad ku noqon kartiid arday ay ardaydu ka baqato aqoontiisa

  • @MaxamedAadanmacalin
    @MaxamedAadanmacalin 6 ปีที่แล้ว

    istaadi waqtiga aqriska ugu fiican waqtigey

  • @ayanmaxamud5767
    @ayanmaxamud5767 6 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @naciimacawaale5284
    @naciimacawaale5284 4 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخي أيوب يوسف سكين wll wax akhriska waan jeclahay laakiin way igu adag tay joogtanta wax akhriska

  • @MaxamedAadanmacalin
    @MaxamedAadanmacalin 6 ปีที่แล้ว

    waaye

  • @jawahirsheikh5866
    @jawahirsheikh5866 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @tafaaulkheer8602
    @tafaaulkheer8602 7 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaa sugeynay maalmahaan video gaada! Mahadsanid walaalkeen Ayuub

  • @xaashiaxmed4137
    @xaashiaxmed4137 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay macalin

  • @hamdazuleiman6044
    @hamdazuleiman6044 7 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqda ka hadashay ayuub alle haku daayo

  • @hindaahmed4326
    @hindaahmed4326 7 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubaarik walalkay ayuub farxad kunoolow

  • @maxmedismacil9724
    @maxmedismacil9724 2 ปีที่แล้ว

    asc Ayub yusuf sakiin waxan kacodsanay sida farta loqurxiyo qurux badan

  • @rmnceman707
    @rmnceman707 7 ปีที่แล้ว

    Allah hakaa abaal mariyo wlle waxaaan jeclaaan lahaa inaaaa iii sheeegti sidi aaan nolasheeda ubadalo iyo dabaaecadheeyga

  • @maxamedcabsiiyechannel8114
    @maxamedcabsiiyechannel8114 6 ปีที่แล้ว

    ayuub yusuf sakiin masha Allah ilaahay haku xifdiyo waxaan kaa codsanaa inaad ka hadasho sideen ku noqon karaa dhaqtar aniga midaas ayaa iga dhex guuxayso waxaan hada haystaa shahaado jaamacadeed oo caafimaad ah

  • @zainabmose6269
    @zainabmose6269 7 ปีที่แล้ว

    mash allah macalin ayuub waxaad nabartay waxa walba oo nolosha kamida waxaad

  • @fadumohusseinmaxamed8409
    @fadumohusseinmaxamed8409 7 ปีที่แล้ว

    Ayub Allah ku xafido aad ku tageera waxa raawaa ina Xisaabta iyo carabiga sificaan ina u barto maxan sameyaa

  • @clahiibrahim6870
    @clahiibrahim6870 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub yuusuf sakiin .sxb aad baad u mahadsantahay ,waa barnaamij aad muhiim u ah ee waxaan jeclaalahaa in aad taxane ka dhigto.

  • @fawazahmedderie8932
    @fawazahmedderie8932 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub jasakala khayr fartayda ayaxun samuuradana sifiican wax uguma qorikaro ilatali maxaan samayyaa

  • @hiboyonis7364
    @hiboyonis7364 7 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah noolo

  • @drakii7206
    @drakii7206 3 ปีที่แล้ว

    Asc ustat ayuub waxa doonayaa in ad kasoo hadasho sida lookasbada arday Fara badan oo ku jecel in.a waa iga codsi mhdsanit

  • @dulmidiid6998
    @dulmidiid6998 7 ปีที่แล้ว

    *Mahasanid Walal fcn Dhamaan Dhalinyarada hablaha Iyo Inamadaba Waxaan leeyay Caqabad kastood Soomarteeen Nolosha dhanwalba kusaabsan Kala dagaalama Dhashiina Say unoqdaan dad tayo le*

  • @cataaswaageesi8809
    @cataaswaageesi8809 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ayub, sideen usabraa, maxaase sameeyaa si aan ugu sabro dadaalka aan ugu jiro horumarka aan rabo.

  • @abdibasidduale5560
    @abdibasidduale5560 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub seebayno ubaranaa macalimiinta xun iyo kuwa fiican

  • @ayanmaxamud5767
    @ayanmaxamud5767 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub

  • @mohamedmuhidinsheikh3242
    @mohamedmuhidinsheikh3242 5 ปีที่แล้ว +3

    Talk topic about how can I become rich man ?

  • @faaisomaxamuud94
    @faaisomaxamuud94 3 ปีที่แล้ว

    Kolay waa wax fiican macalinku inuu ardayga cannanto si uu kor isugu qaado balse waxan kaa codsanyaa inaad mar uun ka hadasho mawduucaan adigoo raaliya sidee loo soo jiitaa macalinka .mahadsanid

  • @HaniCarab-km2ez
    @HaniCarab-km2ez 5 วันที่ผ่านมา

    Dadaal ka so badi❤❤

  • @rowdorayaan1123
    @rowdorayaan1123 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay

  • @hindabushaale170
    @hindabushaale170 7 ปีที่แล้ว

    asc aadan ku sallaamay waxad soogellisa wacayi gellin cajiiba jazaakallaahu khayran jizaa

  • @faresadan6092
    @faresadan6092 6 ปีที่แล้ว

    Asc ayub yuusuf jisaakumullah walal kiis baarakalaah

  • @lamdamaxamed3497
    @lamdamaxamed3497 7 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi aniga waa arkey macalimiin badan oo sidaan oo kale