NOLOL CUSUB: #28: MA TAHAY ADIGA QOFKII LA IIGU TALOGALAY?! (SIDA LAGU XUSHO LAMMAANAHAAGA NOLOSHA)

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 145

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +83

    CIID WANAAGSAN DHAMMAANTIINA..KU CIIDA FARXAD, KU CIIDA GUUL, KU CIIDA NOLOL CUSUB!

    • @deeqamaxamed1067
      @deeqamaxamed1067 7 ปีที่แล้ว

      masha Allah wll ilahay ha ku xafido ayuub waxbadan ayad no faidaysay

    • @deeqamaxamed1067
      @deeqamaxamed1067 7 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin ciiid Mubarak

    • @wacaneeyshire2884
      @wacaneeyshire2884 7 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin ciid cafiya wllo

    • @umuyasircabdala606
      @umuyasircabdala606 7 ปีที่แล้ว

      يوسف سكين عيد سعيد عيد مبارك تقبل الله منا ومنك صالح الاعمال

    • @hamdazuleiman3164
      @hamdazuleiman3164 7 ปีที่แล้ว +3

      Ayub Yusuf Sakiin ciid caafiya wlky ku nolow nolo ifesa

  • @sahiirlove7143
    @sahiirlove7143 7 ปีที่แล้ว +71

    qofki ugu hor dawaday ahay like ta ha ila dhafin

  • @abdihakimyoussuf
    @abdihakimyoussuf 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك يا دكتور أيوب حفظك الله من كل سوء

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 7 ปีที่แล้ว +7

    ciid mubarik taqballah mina waa minkum salixaal acmaal barakallah fikum

  • @ishraaxibraahim8224
    @ishraaxibraahim8224 7 ปีที่แล้ว

    Eid sa'ed
    Ayuub Yusuf Sakin
    Jazaka Allah khayr

  • @drshadiabashe2854
    @drshadiabashe2854 7 ปีที่แล้ว +4

    10zx wll جزاك الله خيرا جزاء ورزقك الله الجنه بإذن الله تعالى بارك الله فيكم جميعا وحفظكم الله
    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بالف خير وصحة وسعادة دائمة

  • @najmahappyhusen5872
    @najmahappyhusen5872 7 ปีที่แล้ว +8

    maasha allah ayuub walhi run ahaan tii wana dhiira galisaa waxkasta oo la jeceshahy nafdata wanala jecladay wax lakuku abaal kuda maba lahanee ilaah janada hoykaga haka dhiga aamin yaa rabi wa ka faaidnay aad ayaa umahadsan tahy ku nolow farxad an dhamad laheen

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah tabarakallah alkah haku sharfo Dhiirigaliyagayga Macalin Ayuub.Waan qoranayaa Tobanjan Qodab Waanan Ku Dabakhayaa Intaanan Guursan Ka hor inshllh.Guulayso akhii

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah walaal qaali ah ayuub ilaahey ha ku dhawro aakhira iyo aduunba aad iyo aad baan uga helay video gaaga waana ku xirnhy.halkaa ka sii wad dadaalkaaga waa loo baahanyhy

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jasakallah khayr waxaan kugu abaal gudo garan maayo waxa Allah karaje neeso hakusiiyo aamiin

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 7 ปีที่แล้ว +1

    machallaah tabarakallaah wll ayub Eid Mubarak

  • @aminaadanmaclin3821
    @aminaadanmaclin3821 7 ปีที่แล้ว

    mash allh jesakallah qeer ayub yusuf sakiin

  • @falisabdulle5735
    @falisabdulle5735 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah, Alle ha ku xafido walaal
    Waxbadan oo inaga maqan ayaa inoo sheektey. Ii nolow walaal❤️

  • @rahmarose8287
    @rahmarose8287 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ayuub sakiin Rabi haku xafido aad ban wax badan oga faideystay barnamijyada da alle waxan waydisaneysna mustaqbal wanagsan inu nasiyo

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 7 ปีที่แล้ว

    mashallah waad mhdsantahy walal qali ilahy cilmiga iyo aqoonta haku siiyadsho jazakala khyir

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
    @qalbiaanwehelkedaheysan5677 7 ปีที่แล้ว +4

    ciid mubarak aad ayaan ugu helay nasixadaada oo sificn ugu saxantahy yaarab nagu arzaaq jowoj saaalix

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 5 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah sax weeye mashaa Allaah ayub runta sheeta illaahay ha kuxaafiido

  • @fartoonmohammed7519
    @fartoonmohammed7519 7 ปีที่แล้ว

    masha allh jasakal laah qeyr abowe

  • @xilojanoqaranjecelqabyaadd370
    @xilojanoqaranjecelqabyaadd370 7 ปีที่แล้ว

    asc Ayub wllo Eed mubrk Allh yaxfiduka

  • @hoyomacan5886
    @hoyomacan5886 7 ปีที่แล้ว

    jazakalahu KheYr walalkey❤

  • @asaldhaladsoomaali1298
    @asaldhaladsoomaali1298 7 ปีที่แล้ว

    macalin ayub jasa allahu khayr aad baankuugu xidhanahay wax badana waan kaaa faaiday mahadsanid

  • @jamilamuse5393
    @jamilamuse5393 7 ปีที่แล้ว

    Ciid wanaagsan wll Ayub
    Alle haku xiftiyo ahkiyo addunba
    Aad baad u Mahadsanthy
    Runti nolashayda wax wey ayay ka badalaan vidioyadaadu 👍

  • @qadarhaayow4100
    @qadarhaayow4100 5 ปีที่แล้ว

    mashaaa Allah wlh til maaa mahaaan waaa xaqiiiiq Allow ajir iyo xasanaaad kaaa siiiii aaaaamin

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 7 ปีที่แล้ว

    masha allah barakallah wll

  • @aminajamac2388
    @aminajamac2388 7 ปีที่แล้ว

    maasha allah walalkay ayuub wax badan baan ka faiiday guulayso wll mahadsanid

  • @ifrahifrah4828
    @ifrahifrah4828 7 ปีที่แล้ว +4

    mnsha Allah wll waxan ahaa marka hore qof aad oogaa xishodo inaan ku dhaaho segaga Mar walbo waan ku jeclahay ama mar walbo Wac mnsha Allah wax yaabo badan ayan kaa faa iiday wll mel walbo calamka ka joogto naabad ku nolow mahadsaniid iin badan ciid wanagsan

  • @abdifataxcadays5994
    @abdifataxcadays5994 7 ปีที่แล้ว +1

    mnsha Allah aad bn kugu mhad celinyaa runtii waa barn. ay ka faa ,iidayan kuwa is doorty kuwa isdooranya iyo kuwa is doorandoonaba marlabad iyo mar saddexadba waanku mhad celinyaaa

  • @hindaqali8812
    @hindaqali8812 5 ปีที่แล้ว

    masha allha ayub yusuf sakiin ilahay ha ku barakeyo wllo

  • @fatimaalidhuh240
    @fatimaalidhuh240 7 ปีที่แล้ว

    Shukran Shukran

  • @istahilahmed2958
    @istahilahmed2958 7 ปีที่แล้ว

    manzhallh mhdsanid ayuub wll

  • @rahmamohamud2924
    @rahmamohamud2924 7 ปีที่แล้ว

    waa advice fiicn shugran akhii

  • @abdulahimohamuud6455
    @abdulahimohamuud6455 7 ปีที่แล้ว

    masha allah good lecture

  • @ikranmahamud5955
    @ikranmahamud5955 7 ปีที่แล้ว

    Ciid Mubarak Wllo Ayuub Iyo dhamaan Muslim ka

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 7 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak Ayub i

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 7 ปีที่แล้ว

    JAZAKALAHU KHEYRAN YA MACLIN YUSUF

  • @faresadan6092
    @faresadan6092 7 ปีที่แล้ว +1

    asc ayuub yusuf walal kiis idigaana sidoòkala iid Mubarak jisaakumullah qer barakallah

  • @muhubom4515
    @muhubom4515 7 ปีที่แล้ว +1

    Ciid mubarak walaal jazakumullaah qer

  • @xawajagta9825
    @xawajagta9825 7 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh wllky caqli badane allow nookaa dhawr
    Aaadbn ugahely wllhi mnsha allh

  • @fardusamaxamed8221
    @fardusamaxamed8221 7 ปีที่แล้ว

    masha allaaaah wllo shugran marwalba sifiican ayaan kaga faiday sanaaa nolow

  • @khadijaaded843
    @khadijaaded843 6 ปีที่แล้ว

    Masha Alah dar ilahey ban ku jeclahay iyo dhiri galintada

  • @zamzamabdi9098
    @zamzamabdi9098 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wll

  • @najmahappyhusen5872
    @najmahappyhusen5872 7 ปีที่แล้ว +3

    Eid mubarak

  • @amalhassan6811
    @amalhassan6811 7 ปีที่แล้ว

    mashallah Allah kubark

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 7 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah waa xaqiiq 👍

  • @engasad3427
    @engasad3427 7 ปีที่แล้ว +1

    ayuub walal qeer allaha kaasiiyo talooyinkaan

  • @deeqaabuukar7008
    @deeqaabuukar7008 6 ปีที่แล้ว

    Aaah waa runtaah yuusuf sakiin wax nasiib eh malihi walaalkeeygah ........waa sufur sufur walaahi.....

  • @khadijajibril1574
    @khadijajibril1574 5 ปีที่แล้ว

    jzk akhii

  • @hanadhangool9550
    @hanadhangool9550 7 ปีที่แล้ว +2

    maanshaallaah

  • @himacadeey540
    @himacadeey540 7 ปีที่แล้ว

    asc ciid wanaagsan walaal qaaliya baatahay vediogaaga marki aan daaawaday walaal waan ka faaiiday wax badan walaal qiimaleh ayaa tahay allaha ku xafido i.a

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 7 ปีที่แล้ว +4

    macalin aad baa umahadsantahy runti niyada iidhistay

  • @mahamedhassan6533
    @mahamedhassan6533 7 ปีที่แล้ว +10

    wan ka xumahay sxbky
    qof intaa oo wanag ah laga helayo
    ama.so dhawayn kara manta ma jiro xagee u donaa

    • @user-uk8yf1yx4b
      @user-uk8yf1yx4b 6 ปีที่แล้ว

      Mahamed Hassan marksto mala wanagsan lahow marnaba niyada hagalin inaa wax dunida yaalo lawaynayo. لا تكن متشائما

  • @modeeq3059
    @modeeq3059 3 ปีที่แล้ว

    Wlh blh kilaabkaan waan kasoodaahay wuxuu uqalmay inaa marhore daawado siyaan dhiiragelin ugahelo thnks legend 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maqzudazayr8660
    @maqzudazayr8660 7 ปีที่แล้ว +2

    illahow khayr fara badan kusii wll

  • @suheylabashirsuheylabashir8240
    @suheylabashirsuheylabashir8240 7 ปีที่แล้ว

    cid Mubarak wngsn owacn wll ayub sakin wll mhdsanid

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad codsi sida dhaqsi ugu ilaawo qofaan jeclahay oo xumaaday xiriirkeena mahad sanid Bro

  • @shamsoahmed3484
    @shamsoahmed3484 7 ปีที่แล้ว +2

    eid mubarak

  • @safiyasaneey5184
    @safiyasaneey5184 7 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid walaalo qaali ayuub jazaakal laah kheer

  • @bilanbarkhad9331
    @bilanbarkhad9331 7 ปีที่แล้ว +1

    ayuub lkn suaal qabaa qof aad kala wadan fog joogtaan ayaa rabtaa intaa is guursataan cml mxaa ku ogaan kartaaaan

  • @suwaarabintu8857
    @suwaarabintu8857 7 ปีที่แล้ว

    wllkay ayuub ciid mubaarika kunoolaw waligaa farxda

  • @zahraabdulkadir9358
    @zahraabdulkadir9358 6 ปีที่แล้ว

    Illahe haku xafido wll

  • @bilanbarkhad9331
    @bilanbarkhad9331 7 ปีที่แล้ว

    ayuub waa ku mahadsanthy vedeo kaaga aad noogu deeqday

  • @cabdixakimvillasomalia2540
    @cabdixakimvillasomalia2540 7 ปีที่แล้ว

    mudane --- ayuub yuusuf sakiin runtii waxaad tahay qof qiimo aad uwayn leh waanad mahadsantay inabdan halkaana kasii wad jazaakallaahu khayran cadiim bulshadana waxaan leyahay halaga faaiidaysto walaalkeen #ayuub waayo waxa layidhi qof wax kusiiya inbadan waad aragtaa balse qof wax kuu sheega waxyar ayaad aragtaaa guulaysta dadkaygii

  • @myhusbanddabacaserxxx5222
    @myhusbanddabacaserxxx5222 6 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsanid a lot walalkay waxii qalbiga iigaga jiray ayaa ka hadli mar mar waaxa is dhaaha waxa tahay smart wamen sababtoo ah adiigoo kale ayaa isku fikir nahay 😎

  • @suubansaxarlasaxarla9945
    @suubansaxarlasaxarla9945 7 ปีที่แล้ว

    iam avery big fun of you mr ayoub keep up the good work

  • @bbyK898
    @bbyK898 7 ปีที่แล้ว +2

    manshalh ayuub wllo proud to be like u hno

    • @museyare2501
      @museyare2501 6 ปีที่แล้ว

      kawsar bilan bile waaan kusalamya

    • @museyare2501
      @museyare2501 6 ปีที่แล้ว

      kawsar bilan bile fararale143@gmail.com igala soo xidhiidh huuno

  • @sucdiciisr8842
    @sucdiciisr8842 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks ayub

    • @nimaali4646
      @nimaali4646 7 ปีที่แล้ว +1

      Eid Mubarak Ayuub

  • @ikranmahamud5955
    @ikranmahamud5955 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc Walal Ayuub Ma ii soo qori kartaa telephone kaga Waxaan kaga baah na talo Mahadsanid

  • @habiboahmed9496
    @habiboahmed9496 7 ปีที่แล้ว +3

    ciid wanaag san walal ayuub

  • @xawajagta9825
    @xawajagta9825 7 ปีที่แล้ว

    Ciiid mubaaarak wllky

  • @maariyahassan2320
    @maariyahassan2320 7 ปีที่แล้ว +2

    Ciid wanagsan ayub wllky ..Allah nokadayo walal nolosheyda markasta isbadal ayad ku sameyaaa

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 7 ปีที่แล้ว +3

    manatay wan ku faraxsanahay. inaan noqto qofki 6

  • @nimcomahad7726
    @nimcomahad7726 7 ปีที่แล้ว

    عيد مبارك كل عام وانتم بخير أخي الكريم

  • @bilanbarkhad9331
    @bilanbarkhad9331 7 ปีที่แล้ว

    ayuub ciidal aaafiya adna frxadaa ku rajaynaynaaaa

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 7 ปีที่แล้ว +1

    wll waxyaabo badan ayaan raba inaan kula wadago Si ad igu soo jawaabto hlkeen Ku so gudbiya wll

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhh qodobka ugu dambeeya aadban ugahelay beena maaha thankz ayuun

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 7 ปีที่แล้ว +4

    kawsar bilan jazaka Allah wll dhib ee soo maray ayaan ilaawi waayeey lkn hda alx waanku qasbanadey inaan is dajiyo anba man qaadan jirin awal waanoda

    • @reallynice8998
      @reallynice8998 6 ปีที่แล้ว

      mudan haween mnssha Allah walshey wa muhim inaa nolosha la nicin inbdn kaliya ficilada xun xun leska ilaliya inbdn

    • @reallynice8998
      @reallynice8998 6 ปีที่แล้ว

      inbdne hadii at jeceshahy tala bixinta nolosha wlcome inbdane

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk ayub seen ku ogaan Kara in ay kasoo bixi karto
    😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 ปีที่แล้ว

    faraxad ku Waar wllkey taalada ficn 👍👍👍👍👍👍

  • @fahraimahamed5362
    @fahraimahamed5362 7 ปีที่แล้ว

    ciiid wangsan sakin sixibkeyga dhow ayad tahey wad mahadsantahey wll

  • @natashamohamed4673
    @natashamohamed4673 7 ปีที่แล้ว

    Ciid Mubarak

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 7 ปีที่แล้ว +9

    ayuub wll hdaad ogaan lahayd sidaan isu badalay ilahay iyo cibadadoon badiyaay ka sokow waad ee dhirigalisy waan is badaly isla caawa qaldadkygii hore ayaan ka so noqdey alx nolosha anoo nacay ayaan manta dib uu jecladey walahi laba sano ayaan nolosha cidhiidhi Ku jiray cawaan saxaya barnamijkan aniga IMA quseeyo haatan lkn waxan arkay inaad hada soo dhigty Si warkyga uu aragtiid uu soo qory jazaka Allah wll ayuub barnamijka haka baqan dadka hdalkooda ee dhiiri galiyaay alx alx alx

    • @bbyK898
      @bbyK898 7 ปีที่แล้ว +2

      mudan haween manshalh wllshay wali qalbigaagu wuu cafimad qaba hadaaba waanadu ku galayso alle haku guuleeyo hno

    • @rahmoabdullahihashi9286
      @rahmoabdullahihashi9286 7 ปีที่แล้ว +1

      mash allah

    • @MarcoisX
      @MarcoisX 7 ปีที่แล้ว +1

      mudan haween maashaa Allah

    • @haqabtirebaahshe4155
      @haqabtirebaahshe4155 7 ปีที่แล้ว +1

      Mnshllh wlloh mudan haweeeeeeen

    • @siraadabdi749
      @siraadabdi749 5 ปีที่แล้ว

      halkee wllo laga hela qof sida uwanagsan majiraba imika

  • @quruxdumar923
    @quruxdumar923 7 ปีที่แล้ว +1

    plz qofki aqaano nashidadan ku soo galeyso ii sheeg magaceeda

  • @hanadsiciid1672
    @hanadsiciid1672 7 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub mahamaah guuna oo barnaamijkada, muhim u ah ayaan kuu shegaya, waxa la yiri: "Wiilkaagu maalin ayuu hiil kaaga baahanyahay"
    waxaa loola jeeda marka aad xulanaysid ubadkaaga hoyadopd

  • @samakaabhussein4331
    @samakaabhussein4331 7 ปีที่แล้ว

    zxb wamahadsnthy waxan jeclhy inaad nooso gudbisid fikrado kusabsan ganacsiga anig taas hada gacanta kuhayaaa

  • @somalisomali2385
    @somalisomali2385 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah runta ayaad ka hadashey walahi

  • @mauliidyusufadan6433
    @mauliidyusufadan6433 5 ปีที่แล้ว

    Shuruudahaaga aad baay ubadanyihiin. Kilipkaan hadiilaraaco dadku iskuursanmaayaan qofwalba cilad buuleeyahay 10 tilmaamood oo wanaagsan wadaleh waa 100%5

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว

    Sax weyen runti Wllhi lakin is barashada maha in ey qadato 4sano ama 2sano anigu fikir keyga waxan qaba in waqtiga
    Leys siyo si dhaqsi leys kubarto o leys kufahmo magaratay wall mcn
    Fikir kagana wad kumahadsan tahay in badan wall qali

  • @mohahassan4309
    @mohahassan4309 7 ปีที่แล้ว

    tangis ayuub

  • @ymcboy288
    @ymcboy288 7 ปีที่แล้ว +1

    wwww nice

  • @deeqaabuukar7008
    @deeqaabuukar7008 6 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa ee waa sax waxaas kasoo hadashay dhan waa muhim kii been kuuu sheegaayane oo ku qayaanaayo aaaaah wax yaawaha dhan .......,...........kuli waxaas ayaa naga dhaxeeyo

  • @queenoftheworldlazol6711
    @queenoftheworldlazol6711 6 ปีที่แล้ว

    ani gabadh baan ahye sidee kuwaydiin karaa wll ayuub

    • @reallynice8998
      @reallynice8998 6 ปีที่แล้ว

      queen of the world lazol halkee ku noshahy wlshey

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 7 ปีที่แล้ว +1

    mhdsnid libaax

  • @ummijannahduniya450
    @ummijannahduniya450 7 ปีที่แล้ว

    aadbaad u mahadsantahy walalo ayub waxyaabo badan ayaan kaa bartey kuna dhaqmey really happy to have someone like you

  • @samakaabhussein4331
    @samakaabhussein4331 7 ปีที่แล้ว +4

    waxan udhexayna waxbrsho iyo shaqo yaa waxas dhan naga fiirinayaa hoyaay ama walashy gabar ma udirsan karaa ilen qof xun ikenimyaan

    • @hodanhassan5418
      @hodanhassan5418 7 ปีที่แล้ว +2

      naaga badne sulekheye waxkasta waad qabankartaa looma baahna inaad jiho uun ahaato wllky

  • @hoyomacan5886
    @hoyomacan5886 7 ปีที่แล้ว

    hadal qiimo iyo qiiro leh waye wlhi

  • @haliabdimahad7449
    @haliabdimahad7449 5 ปีที่แล้ว

    Asc ayuub si qaas ayan raba siden kugu helaa E-mail or phone

  • @arawelob7084
    @arawelob7084 7 ปีที่แล้ว

    Hadaba adun dhan khastay balwadna waa lenahay carurtena waa kaa adagnahay

  • @khadramohamed289
    @khadramohamed289 7 ปีที่แล้ว

    ayuub wali mahayo qof aanu isfahano isoduce

    • @qalinleabdi259
      @qalinleabdi259 7 ปีที่แล้ว

      Khadra Mohamed
      qofka aad doneeso inaas is fahantaan
      waa qof nocee walsheey raadi waa helesaa oo baadi goob

    • @khadramohamed289
      @khadramohamed289 7 ปีที่แล้ว

      qalinle abdi
      thanka wll 😂😂

    • @qalinleabdi259
      @qalinleabdi259 7 ปีที่แล้ว

      Khadra Mohamed
      qof waliba waxuu raadinyaa qofkuu fahmi lahaa
      waa lagaari donaa insha allh

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 7 ปีที่แล้ว

    warku waa cadyahaay ciidi meelaha banaan sii buxiinaysa

  • @amalhassan6811
    @amalhassan6811 7 ปีที่แล้ว

    asc