DADKA ADA BARA SIDEY KULA DHAQMI LAHAAYEEN | PSYCHOLOGY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • salimomer.thin...
    IS DIWAN GALI Koorsada : FAHANKA DABCIGA BINA-ADAMKA & HASAAWAHA
    Hadafka Koorsada:
    --- Inaad ka baxdid ku tiirsananta jaaniska, aad u heshid jawaab maskaxiyan sababta ay dhaqamada dadka ukala duwanyihiin xiliga Hasaawaha.

ความคิดเห็น • 35

  • @habondeeka8767
    @habondeeka8767 ปีที่แล้ว +17

    Huno ,May ALLAH reward you for the knowledge you have taught us❤😢

  • @abdirahmanadan27
    @abdirahmanadan27 ปีที่แล้ว +2

    Thanks, Mclin jiro aya tahy.
    Wax bdn wa ka faidy hubal in ka badan aya idhiman.
    Sharaf iyo nabad gelyo korkaaga ha ahaato.

  • @anisocumar831
    @anisocumar831 ปีที่แล้ว +1

    Video kaliya ianfacay dhihikara 100 kii 1000 wlh thanks ❤

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570 ปีที่แล้ว +1

    Salim aad baad u mahad san tahay ❤

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 ปีที่แล้ว +4

    Zxp courses ka xuduuda free nooga dhig zxp ama nala wadaag adoo raaliya zxp qli ❤❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +3

      free wye lkn koorsada ay codeentu u badato ayaa so sameen inshallah

  • @somalione6703
    @somalione6703 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaadi

  • @ShukriIsackMoha
    @ShukriIsackMoha ปีที่แล้ว +2

    Wll thanks in badan 🙏

  • @RaxmoXuseen-te7co
    @RaxmoXuseen-te7co 9 หลายเดือนก่อน

    walal

  • @ABDULLAH-pz1vx
    @ABDULLAH-pz1vx ปีที่แล้ว

    Illahay haku xafido ❤❤❤

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 ปีที่แล้ว +1

    Sxb tnks

  • @maryamahassan3828
    @maryamahassan3828 ปีที่แล้ว

    Thank you pro wlhi wax badan kaa faaiiday, jazaakAllah

  • @HazaamHaji-rz7dc
    @HazaamHaji-rz7dc ปีที่แล้ว

    Salim zxp meel lagaala soo xariiro inoo soo sheeg inaa icaawiso doonayaaa

  • @ademyare2289
    @ademyare2289 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid.

  • @zamzamahmet1401
    @zamzamahmet1401 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll nosoo badi arimahan

  • @abdimjidleo
    @abdimjidleo ปีที่แล้ว

    Zxp inad kula xirira rabye xgaan ka soqabta

  • @yaasminnuur8199
    @yaasminnuur8199 ปีที่แล้ว

    Mahasanid wll🙏

  • @ilhaamali7364
    @ilhaamali7364 ปีที่แล้ว

    Thnku u told me the main point

  • @ZamiiraAadan-ut3fr
    @ZamiiraAadan-ut3fr ปีที่แล้ว

    True✅

  • @axmedcali8433
    @axmedcali8433 ปีที่แล้ว +1

    Waad fiicanthy aad baad ula talisaa dhalinyarada
    Waxan ku waydiin lahaa talooyinkaga intaad u eegtaa shareecada

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 ปีที่แล้ว

    Mahasanid ✊

  • @ibraahimahmed8070
    @ibraahimahmed8070 ปีที่แล้ว

    Wll xage kala so xiriiraa

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 ปีที่แล้ว

    M.a😊❤

  • @somalidaoodhan12
    @somalidaoodhan12 ปีที่แล้ว

    mowduucyadaadiiba xiriir baad kusoo koobtaye noloshu waa bid balaadhane mowduucyo kale duwan kasoo hadal waanu ku caajisnay xiriirka mowduucyada ku saabsan fadlan naga daa

  • @liibanabdi7706
    @liibanabdi7706 ปีที่แล้ว +2

    Asc sxb salim marka kowad waxan kaaha mahad celinaya sida hagar la,aanta ah ee ad noogu faa’ideyneso cilmiga baratay alle ajar hakaa siiyo su,aasha an rabay inan kuweydiyo aya ah nio dhafarka ban iska deyn la,ahay haben walba markan sii seexanayo muqalkaga dawada nafteyda waxan u sheega in last night an dhafro inee tahay then habenka xiga sidi unba u dhafra adigo mahadsan caado xun wye wlh an dhibsady balse an dayn la,ahay fadlan waxad igu kordhin karto adigo mahadsan wll.

  • @hanadcarab2819
    @hanadcarab2819 ปีที่แล้ว

    THANKS sxp

  • @ciisexusen-lf8sx
    @ciisexusen-lf8sx ปีที่แล้ว

    Ustaadow waxaan kaa codsanayaa inaa muuqaalada subtitelka noogu furtid mahadsanid

  • @ZeytuuniMoha
    @ZeytuuniMoha ปีที่แล้ว

    Wll salim halkeen kaala xiriiri karaa ?suaal ban qabay

  • @iqromaxamed7962
    @iqromaxamed7962 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp ปีที่แล้ว

    Hurdaa ka soo kacday sow maaha 😃

  • @jzj75
    @jzj75 ปีที่แล้ว

    Wllo mad i cawin haa adiga

  • @Qasaac55
    @Qasaac55 ปีที่แล้ว

    Walhi Bulushadu way kuu baahantahy adigoo kale in aan kusoo follow gareeyo mar hore bay aheed lkn kuma aqoon shaly baan helay account kaga laba account baan kaa follow gareyey , waan ka heleya waxayalaha aad soo gudubiso