7 SHAY OO NOLOSHAADA KA DHIGAAYA MID AAN MARNABA CAADI AHAYN

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 228

  • @ManSabriye
    @ManSabriye 6 ปีที่แล้ว +113

    sxb waxa tahay qofka kaliya ah o an niyada ku dhisto waxan ahay kaligey waxana joga wadan an wadankeyga aheyn waalid iyo walaal midna ilama joogo
    Runtii waxan la kulmay caqabado badan o niyad jab iyo kalsooni daro igu riday
    lkn Markan vidiogaada fiirsado waxa igasho dhiiro galin ad u sareeso
    Markan daawanayo vidiogada waxa ka soqaada sidi inu walalkeyga iga weyn ila hadlaayo
    sxb mcn mahadsanid in badan

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  6 ปีที่แล้ว +22

      Walaalkayga qaaliga ah Alle weyne garabkaaga ha galo hana kugu guuleeyo hankaaga, runtii waa ii farxad in aan noloshaada qayb ka noqdo. Ha niyad jabin weligaaga, Oggoowna Noloshu Marwalba waxay kaa rabtaa in aad Guuleysatid! Mahadsanid inbaddan. Guuleyso.

    • @hibobarrexusengaraado7975
      @hibobarrexusengaraado7975 6 ปีที่แล้ว +1

      sorry wlky ha niyad jabin adun Kan ad arkeyso Wu is badal badan yayahy isku day in aaad wadada guusha radiso Allah na kuxirnow waad guleysanaya inshallah

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +1

      Abas Ali kulamid ban ahay bro

    • @deeqmediapro574
      @deeqmediapro574 6 ปีที่แล้ว +1

      Kamal Abdullahi bro waad guuleysan doontaan Insha allh ha is dhibina

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +1

      Deeq Caato hada wax yaabo badan Ayan isku mashquliyay mar aan masaajidka aado 5 wakhti iyo wakhti aan wax baro awal mar Ayan dawakhi gaadhay thanks geesi wan kaqatay taladada

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 6 ปีที่แล้ว +24

    jasakallah kheyr ustaad wn kahelay baramjiyadada guulayso libaax

  • @hamdazuleiman6044
    @hamdazuleiman6044 6 ปีที่แล้ว +11

    Best teacher ayuub noolow alle haku sharfo markasta guul baynu isku ognahay thnkz wlky

  • @princesshayaat6648
    @princesshayaat6648 6 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad ayada umahadsantahay walahi habeenkaan sii dhagaysto vediogaga iyo habeen ka aanana dhagaysan iskumidmaha niyada iidagta vedio yadana insha allah waxan rajaynaya inan rumeeyo oo imtaxaan ka ugu soodhan aan noqdo qofka ugu sareeya insha allllah yarab jazaka laahu khayr my teacher thanks alla haku xifdiyo

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 6 ปีที่แล้ว

    .. جزاك لله خيرا استاد

  • @cashocisman8269
    @cashocisman8269 4 ปีที่แล้ว

    Thankfully teacher ayuub

  • @farxiyofoos7416
    @farxiyofoos7416 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاك لله كل خير يا أستاذ

  • @user-th9wq4nw9q
    @user-th9wq4nw9q 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad sxb ayuub yuusuf thanks brother

  • @fartaoladcooking781
    @fartaoladcooking781 5 ปีที่แล้ว

    Msh alh jazakalah ustad ayuub yuusuf
    Sakiin alh ku barakeyo

  • @fatimaabdirahman2769
    @fatimaabdirahman2769 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh
    Jazaka allh khyral jaza

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 6 ปีที่แล้ว +1

    ASC masha Allah jazakallahu khayr waa taalo ficaan iyo tusaale wanaagsan

  • @duniyaa8848
    @duniyaa8848 6 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allahu kheyran macalin Ayuub

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumulahu qayra bro

  • @wagaxisback
    @wagaxisback 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayub yusuf sakiin Noolow

  • @mascuuddaahir1890
    @mascuuddaahir1890 6 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad yuusuf sakiin

  • @ciisediinsheikh2862
    @ciisediinsheikh2862 6 ปีที่แล้ว

    Tnx mr ayuub

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 6 ปีที่แล้ว +6

    Walaal wamahadsantahay maxaayeelay aad ayaan uga faa'iideystaa talooyinkaada wanaagsan. Aniga oo ah hooyo Lix caruur heysato ayaan ku dadaalay inaan waxbarto oo aan GED shahaado kaqaato, aniga oo aan fursad uhelin yaraanteydi inaan dugsi sare kaqalin jabiyo. Hadana hadafkayga waxa uu yahay inaan macalimad diini iyo maadigaba noqdo.

  • @bashiirabdi2924
    @bashiirabdi2924 4 ปีที่แล้ว

    Jazakumullahu wll garab istaaga aad nala garab taagan tahay hal suaal ayaan jeclaa inan ku waydiyo hadii raali ka tahay oo kusaabsan nolashayda iyo wax barashadayda waana muhiim suashayda ilaso xidhidh inshallah

  • @yaasiincarrab8811
    @yaasiincarrab8811 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah ustaad

  • @abdifatahmohamed5929
    @abdifatahmohamed5929 6 ปีที่แล้ว

    Illaahey kheyr ha kaa siiyo sida quruxda badan aad casharkaan hormarinta nolosha noogu soo diyaarisay, Mahadsanid walaalkey Ayub Yusuf Sakiin.

  • @muunaahmed3737
    @muunaahmed3737 6 ปีที่แล้ว

    mcha allh macalin Ayuub long live my teacher

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 6 ปีที่แล้ว

    Shukran wall yusuf sakiin

  • @xamdidagam2714
    @xamdidagam2714 6 ปีที่แล้ว

    masha allah mahadsanid wllo

  • @ubahmahamoudegal9223
    @ubahmahamoudegal9223 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah
    ustaad qaaliya
    nooloow teacher

  • @mascuudali7238
    @mascuudali7238 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayuub

  • @ayansuleiman1472
    @ayansuleiman1472 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran wllo
    Waxa badan ayan ka faieysdey

  • @zahramohamed2703
    @zahramohamed2703 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustad keyga macalin keyga allaha kudowra adun iyo akhiraba masokobi karo waxyabahaan kafaidaay jazakallah khyr brother

  • @AhmedAhmed-ff6yp
    @AhmedAhmed-ff6yp 5 ปีที่แล้ว

    حفظك الله زاك الله علما نافعا في الدنيا والآخرة ونفنغا الله به يا حبيبي

  • @sahraladan662
    @sahraladan662 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thx🙏🙏

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah walaal qali

  • @ishaafro279
    @ishaafro279 6 ปีที่แล้ว +2

    My macalinkeyga qaaliga o aan waxbadan kafaaide allaha ku sharfo aduun iyo aaqiraba ❤

  • @munahassan2512
    @munahassan2512 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo sidaa dadka udhiiri geliso mahadsanid yusuf sakiin

  • @sarahfarah9140
    @sarahfarah9140 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa ustaad masha alaah

  • @liibaanlii8252
    @liibaanlii8252 6 ปีที่แล้ว

    Sxp ayub thanks sida ada dadka hamigoda ugu bararujiso

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 4 ปีที่แล้ว

    Masha alha walal shukran

  • @ayaanabdihakiim4235
    @ayaanabdihakiim4235 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaah Walaal jazaakallaahu khayr xaqiiq taas baa ah👍👍👍👍👍👌👌

  • @ashahassan7227
    @ashahassan7227 2 หลายเดือนก่อน

    Manshallah thanks 🙏

  • @ayaanhassan7820
    @ayaanhassan7820 6 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa aad umudan wll qaali shukran

  • @xasanjaamac6350
    @xasanjaamac6350 6 ปีที่แล้ว

    masha Alaah macalin ayuub guulayso

  • @fariihamohamed1332
    @fariihamohamed1332 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle haku sharafo macalin noloshayda adiga bedelay wlhi guulayso if iyo akhiraba

  • @marwoabdi4793
    @marwoabdi4793 6 ปีที่แล้ว

    masha allh jasakallah kheyr

  • @umuaamiin1314
    @umuaamiin1314 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah jasakalaah qeyr walaal

  • @faizahassan3220
    @faizahassan3220 6 ปีที่แล้ว

    wax bdn baan ka faiday barnamijyadada allah yacizak teacher

  • @mohamednurmohamed6270
    @mohamednurmohamed6270 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahy yaa ayuub kheyr Allahkusiiyo

  • @TixraacaTariikhda
    @TixraacaTariikhda 6 ปีที่แล้ว +1

    mashallaah walal alle ha ku barakeyo

  • @zaciimkazaka9417
    @zaciimkazaka9417 6 ปีที่แล้ว

    masha allah axsan mclin wlhi inbadan aan kafaa iideysty shukran

  • @faizahassan3220
    @faizahassan3220 6 ปีที่แล้ว

    ustaad ayub allah ku xafido

  • @nimcasharafabdikadir1937
    @nimcasharafabdikadir1937 6 ปีที่แล้ว

    Allah haga abaal mariyo ustaad Ayuub Yuusuf sakiin

  • @happylifechannelmohamedwel8671
    @happylifechannelmohamedwel8671 5 ปีที่แล้ว

    Thanks bro thanks yusuf

  • @nasrodaahir125
    @nasrodaahir125 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah jazaakallaah

  • @rayaanladan4420
    @rayaanladan4420 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha ilahey hu xifdiy usatada ayuub sakiin

  • @fatumafarahmohamed8396
    @fatumafarahmohamed8396 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub wllky jazakallaah waxbadanbaan kaa faiday

  • @munacawil4815
    @munacawil4815 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah yusuf alle walaal ha ku dhawro

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ilaahay haku xafido walal sida wngsn e ad nagu dhirigaliso wana jeclahay barnaamajkga niyada way igu dagtaa wayo wadan qurba ah ayaan ku noolahay o caqbada badan kaa hor imanayan

  • @queenoftheworldlazol6711
    @queenoftheworldlazol6711 6 ปีที่แล้ว

    Mashallllah wll ilaahay haku barakeeyo wanka faaidney

  • @AhmedHassan-xg6zc
    @AhmedHassan-xg6zc 6 ปีที่แล้ว

    mashallah ustadi waa mahadsantahay

  • @mohamudomar1625
    @mohamudomar1625 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah macalin sharaf ku nolow

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 6 ปีที่แล้ว

    Maan shaa Allah well done

  • @siyaadjaamac3625
    @siyaadjaamac3625 6 ปีที่แล้ว +1

    Wxan ku faraxsanahay in aan helo waqti aan ku daawado video gaada marwalba mahadsanid ayuub

  • @engfathihassan6809
    @engfathihassan6809 6 ปีที่แล้ว

    ayuub the one and the person who understand our people alle keep you Allh give the best live

  • @hannaahmed326
    @hannaahmed326 6 ปีที่แล้ว

    Jzk Allah kheir Waalaaalo Rabbi swt haka ajaar siyoo

  • @bilkhermaslax683
    @bilkhermaslax683 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilhey haaa ku xifdiyo wll ❤❤❤❤❤👑👑👑

  • @alinhojuinjrjr1146
    @alinhojuinjrjr1146 6 ปีที่แล้ว

    Ustaada jaaskalhu khyrn

  • @lakiburco9415
    @lakiburco9415 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah aadbad umahadsan tahay walal Ayuub

  • @user-jx1wh5mw5u
    @user-jx1wh5mw5u 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah walal

  • @user-vb7si1ql1l
    @user-vb7si1ql1l 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah haku barakeyo wll

  • @maryamamahamed4550
    @maryamamahamed4550 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah dhiiragaliyaheyga Ustaad ayuub ilaahey haku xifdiyo waxaanka faiiday wax badan ❤️

  • @ahmedtimo477
    @ahmedtimo477 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah macalin zakin

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 4 ปีที่แล้ว

    Masha alha walal shuran zxb Mar walbo wad kumahasantHay dhiriglinta oomar walba Nala garab jogto

  • @safiyabille3722
    @safiyabille3722 4 ปีที่แล้ว

    ayuub alle haku xifdiyo wlal qali
    wxad tahay ruuxa qure niyada ku dhisto markan dawado

  • @luckyhibo8176
    @luckyhibo8176 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah illahay hakuu siyaadiyo anagana hanagu anfaco xikmadaada alle ku siiyey

  • @lulaladan448
    @lulaladan448 6 ปีที่แล้ว

    masha allha wat kuma hadsan tahy fikirka adnala wadaakte jazakallah

  • @abdifatahbashirosman4841
    @abdifatahbashirosman4841 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ayuub yusuf sakiin allaha kuxifdiya wax tahay macalinkeyga nolaaheydana waxbadan ayan kabadalay dadka hdii ay ahan lahayn adiga okale wlhi somalida hormar wayne ayay gari lahayd cilmigad no faideysay adna allaha kadhiga kii dadkisa dalkisa danahisa gar ahaanted ku anfaca nolol cusub

  • @samsamamin9890
    @samsamamin9890 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah kher walal dhiiro galintaada.
    Allaha ka abal mariyo

  • @ashajamal3810
    @ashajamal3810 6 ปีที่แล้ว

    Masha allha wan kahelahay waa barmamij qliya

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 6 ปีที่แล้ว

    masha allah barkallah

  • @mustafeamiinchanel2993
    @mustafeamiinchanel2993 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalin antagero

  • @kkkkk695
    @kkkkk695 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah positivity walobahanyahay wa muhiim

  • @ayaanmursal3448
    @ayaanmursal3448 6 ปีที่แล้ว

    Maansha'allaah wallo aad baan ugu farxaa bar naamij yadaada

  • @ayaanmursal3448
    @ayaanmursal3448 6 ปีที่แล้ว

    Allaahaa ku xifdiyo

  • @suldankhadarsiraad3708
    @suldankhadarsiraad3708 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @yaasiincarrab8811
    @yaasiincarrab8811 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว

    Mashaaallh mashaaallh mashaaallh jaskal khyr

  • @axlaamabdirashiid4599
    @axlaamabdirashiid4599 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allha alle hakaa jasaaidiiyo walhi wax badan baan kaa faaidey wanan rajeynaya inana isbedel dhaba LA imaado

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +1

    mashallaah is like story brother God bless thank you

  • @ismailisse245
    @ismailisse245 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahy haku dhowro in badan

  • @jimcaalexuseen5881
    @jimcaalexuseen5881 ปีที่แล้ว

    Alle hku xiftiyo ayuub yuusuf sakiin wad mahad santahay☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺🤩

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 6 ปีที่แล้ว

    Asc jasakallaah khayiir

  • @munaxaaji6774
    @munaxaaji6774 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @sukeenaquruxsan6707
    @sukeenaquruxsan6707 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay khayr haku siiyo wllkay wax badan ayaad noo fa iidaysaysa

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 ปีที่แล้ว

    Ayuub khayr allaha kusiiyo waayo wanadhiiral galisaa

  • @waxadrabtowadidhihiadaykut3687
    @waxadrabtowadidhihiadaykut3687 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @hafsah3404
    @hafsah3404 4 ปีที่แล้ว

    AL wll jaskumalha khayr nolo iska hosaysa an ku jira wll sucudiga an ku no lay wax barsho iyo wax na ma haysto shaqo xamaal ah an ka shaqeya lkn wlahi wax badan Wan kudhagysty wlahi wanan ka faiday sida dhirigalinta ah aad wax nogu shegto insha llah nolshyda in an badlo o tan an kujiro mid ka fican in an galo an rajaynaya Kuna dadalaya insha Allah wll

  • @aa-miyohoo-s3651
    @aa-miyohoo-s3651 3 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID USTAAD AYUUB

  • @raaxomohamed539
    @raaxomohamed539 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waruuntaa walll masha Allah

  • @sihaanabshirabdihakim7931
    @sihaanabshirabdihakim7931 ปีที่แล้ว

    That's good one

  • @anisaabdulahi1093
    @anisaabdulahi1093 6 ปีที่แล้ว

    Mahdsnd wl sare allaha ku xifdiyo

  • @ahmettciltire2073
    @ahmettciltire2073 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Yuusuf ilahey haku dhoro walal casharadada walasocda

  • @raaxaruun9032
    @raaxaruun9032 6 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH WAA TALO WANAAGSAN ALLAH AJIR HAKAASIIYO WLH ANI WAXAA IHEYSATO MAALIN KASTO WAXAAN DHAHAA BARI AYAA SAMEYNEE