Riyada dhuxuusha iyo jawabihii suaalihina

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • ...

ความคิดเห็น • 63

  • @NASRIINMAXAMED-vw4yg
    @NASRIINMAXAMED-vw4yg 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waxaan kuriyooday gabadh aankaranayo.ooninkeedii oodhintay iisoo fasir abaayo ALAH khayr hakusiiyo

  • @deeqaluul750
    @deeqaluul750 4 ปีที่แล้ว

    Jazakillah khayre jazza

  • @jabbaaryare8560
    @jabbaaryare8560 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxaan kuriyoda eey iyo bisad markasto ayaan arka eeyga gacanta ayuu iga qaniinay bisadana lugta ayey iskaga keey duubtay si aad ayaan ooga baqay jazaakalaah qeer

  • @ayaansalim621
    @ayaansalim621 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah jasakumullah

  • @umumusbilbbe6131
    @umumusbilbbe6131 2 ปีที่แล้ว

    Walaashey waxaan kuriyoday hoowiye badan oo hawada kusocdaan oo xabado lagu tuurayo

  • @faiso1cadeey397
    @faiso1cadeey397 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walashey aniga waley qabaa lkn caruur malihi waxan kuriyoday ayadoo eey ibursanaayo lkn imuuw qabsanin waxa igaceliyay dameer oo eeygii lugta ayaa laga goostay Maxey tahay riyatas adigoo raali ah

  • @amiinaciise1602
    @amiinaciise1602 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo

  • @muna2378
    @muna2378 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo waxaan ku riyooday aniga cunayo bahalka caarada u eg oo ay china aha cunan asiga aan karsanen walibo dhiigisa ayan dhuqayay mida kale waxaa jirto riyo ugu so lalabato tuug gurigena iso dhacay

  • @deeqaluul750
    @deeqaluul750 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo khayre badan allah ku siiyo abaayo waxaan kuu riyooday anigo la igu kor aqrinaayo ayadahan WAMAN YARSUQHO MIN XAYTHU LAA YAXTASIB WA MAN YATAWAKAL CALAALAHI FAHUWA XASBO INAALAAHA BAALIQU AMRIH 3 Jeer ayaa la igu dul aqriye marka aniga soo kacay gabar ila jiiftay oo soo jeeday an waxaan dhahay abaayo quranka ma maqloosa la ii aqrinooyo markas ayee ii tiri maya abaayo bes wan kacay wan weesqatay wan tukaday kadib waxaa ku riyooda aniga oo gabar dhalayo marne 3mataano dhalayo midba isnital ku dhalayo isla subaxdi gabadh yar oo dariskeena waxee igu tiri abaayo xalay adigo lawa mataano dhalaayo kugu riyooday wali manan guursan gabar ayaan ahay Allaheeda ku xiran dukado sunooyinka soomo duceesto leylka wan kaca dukada marka abaayo isoo fasir riyadaas hadaa taqaanid abaayo mahadsanid

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  4 ปีที่แล้ว +1

      Wcs wr wb abaayo muqalka xigan kaga so jawabi doona insha Allah

    • @deeqaluul750
      @deeqaluul750 4 ปีที่แล้ว

      Haye walalsheey qaaliga ah

    • @sdaiqcali5119
      @sdaiqcali5119 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo aniwaxaa ladhah nafiso sadiiqcali waxaanku riyoda masaas baadan ooguriganag galaya midwuxuu aha Canaan madow wuna Ivanova abaayo war bixin dagdag bankag Banhay riyoyinkaygu ad bayu kalduwan yiyiin laķi tan waan kacabsad eewan kusugayabayo macaato

  • @umumusbilbbe6131
    @umumusbilbbe6131 2 ปีที่แล้ว

    Jawab igasii qaali

  • @rayaanalihassan9454
    @rayaanalihassan9454 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waxan ku riyoday geedo caagaran anoo beerayo isla markana labo cunug ano lee siinayo hal ayan qabana

  • @nilrab9358
    @nilrab9358 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu kheyr

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว

    Mashlah shukran wad iso jawabty mahadsanid abayo rayadiii maska

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 4 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @faynuujmahamud6141
    @faynuujmahamud6141 4 ปีที่แล้ว

    M.a jasaakalah 😍😍😍

  • @faraxdagan7507
    @faraxdagan7507 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo wankugu cusubahay wll waxa jirta riyo idhibty taso ah inan mrki sadexad ku riyoday rag raba inay ifara xumeyaan waa mrki sadexad we anku riyoodo mrkastana wanka bad badaa habeenki Dambeyay bishan ayuu ahaa igasoo jawab

  • @sacdiyaali5191
    @sacdiyaali5191 4 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga waxan ku riyooday anigo masweyn oo geeso leh I cayrsayo o a wabi iga dhex caarayo oo an ku tagtagsanayo alwaaxda wabiga ku dhex yaal markii danbe an ka badbaday

  • @umumusbilbbe6131
    @umumusbilbbe6131 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaan kuriyooday anigo dhuxul cunaayo sixoogan

  • @maxamedosmaanamaxamedosmaa7361
    @maxamedosmaanamaxamedosmaa7361 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waxaan kuriyooday anig aweyso ikhaniineysa

  • @fardowsabarud5044
    @fardowsabarud5044 4 ปีที่แล้ว

    Wan kusalamay waxan ku riyoday yaxas nag cadana o angaranayo waxay tiri so gal biyahan wan ka diday naagti waxay gadhay biyihi waxa conay yaxaski waxay wadatay baldi ama sakel abayo i fasir

  • @najmamohamudnuurulqalbi7655
    @najmamohamudnuurulqalbi7655 ปีที่แล้ว

    Gobsaneey dhuxusha jawaabteeda aaway

  • @ciiseyare6934
    @ciiseyare6934 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @ikranmohammed6634
    @ikranmohammed6634 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Abayo Waxan ku riyooday gawadheedi oo yaxaas cunaayo woo cuuny hadane woo soo tufay iyadoo dhiman oona nooleen
    Aniga neh neh zaaid aya u oyna
    Abayo iso jawaab plss

    • @habonabdi7525
      @habonabdi7525 4 ปีที่แล้ว

      Abyo gawar gar ani dalaye ay xalaye kuriyode ayado idahayso gurigena salid lagaxadaye gawadana waa gawar yar 2 sano magarin

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 4 ปีที่แล้ว

    Mantan channel kaaga arkay waxad iishegtaa qof inta uu xaaray oo xarikisa intu layaabay qori ayuu so qaatay oo xaarkii ayuu kuwalaaqay kadib shinbir kaso duushay xaarkii oo xaafad dariska ayey shinbirti fushay xarkii intii so hartana dhawr kastumo ayey isku badaleen bal riyadas ino so raadi

  • @rayanaomar7594
    @rayanaomar7594 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo allah kheyr badan allah ku siyo waxaan ku riyooday saddex gabadh yar baan uu so iibiye dharka cusub o qurux badan ka dib way gashadan.

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  4 ปีที่แล้ว

      Xaas mise wali gursanin waxad ku sugantahay so raaci

    • @rayanaomar7594
      @rayanaomar7594 4 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 Asc abayo wali ma guursan lay ma qabo gabar ahay .

    • @hanijaamac9225
      @hanijaamac9225 ปีที่แล้ว

      Asc aby wax ku riyody nin an kal tagny o an ur u leyhy ay hwen walibo riyo ku arka

  • @wiilomoha8463
    @wiilomoha8463 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo mcn waxan ahay gabar waxan sexday 9 subaxnimo mrkn salatul duxada tukaday ka dib waxanku riyoday anigo so matagay lafo raqayga o isku duban o sidi il o kale usamaysa pls fasir inti illahy ka garansiyo insha allah

  • @SamiaMahamud376
    @SamiaMahamud376 4 ปีที่แล้ว

    Asc xage ka la so xiiraa walalo suala ayaana u baahan

  • @nilrab9358
    @nilrab9358 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @maryanmuqtaar3215
    @maryanmuqtaar3215 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🏆 👌 👌

    • @Kokobulle4040
      @Kokobulle4040 ปีที่แล้ว +1

      asc magacegu wa abshiro ilah haku barkeyo e isheg riyada shuxuha an dubayo on kadkadayo abayo

  • @dehodannuur4505
    @dehodannuur4505 4 ปีที่แล้ว

    Abàayò waxàànku riyooday masas badàn oo gùrìgeygà or òrďaayo anà waxanķu dhawaaqaa guŕigaan masaskàanaan ku naçay masaskà miďàb koodaà aqdàr baxsan maaha màna cado jaalana maàhà hurud ayeyku dhawyahin kàma baqaayo ayana wax ima yeelayàan meelaha ayeey or ordaayaan xaas uur leh ayan ahày iifasir fadĺan wàa ii muhìm

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

    Mansh

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx wbr

  • @aishakiin4071
    @aishakiin4071 4 ปีที่แล้ว

    Please wlal I jawaab aniga waxan ku riyoode mas madow o weyn iyo naago badan o noloshayda ka xun riyada ahan teeda kadib masku I'ma cunayo lakin Wu igu waregaya marka danbe wax Ana fahmeyn Aya waxay I dhahen maskan dawadiisa boorsadada ayay ku jirtaa kadib daawo sida sunta jiirka o box ku jirtaa ayan so baxsaday Wu carare maskii naaagihiina naxdin o ma dileysa ayay I dhahen Maya Aya dhahy wuxu u noqon meshu ka yimi bas gabar yarna wa ahy o wali dhalinyara cadow badana wa leyahay

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  4 ปีที่แล้ว +1

      Wa cadaw riyadada wax kale kuma samsana rabi haka uasiro

    • @aishakiin4071
      @aishakiin4071 4 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 daawada la I dhahaya waad haysata ayan la yaabe

    • @aishakiin4071
      @aishakiin4071 4 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 shugran walashay macan qayr badan alaha kusiyo

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  4 ปีที่แล้ว

      Dawada wa adkar abaayo wa duco

  • @umumusbilbbe6131
    @umumusbilbbe6131 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan kuriyoday anigo qaxaayo

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว

    Waxa iiiga so jawabtaa anoo naaas nuujinayo ilmo matano ah marwo ahay kow iyo la iaroosaa oo taaj ikujiro plz jwb

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  4 ปีที่แล้ว

      Xaas mise gabar haroob laga dhintay waxa tahay so raaci

    • @aaminomohamed8037
      @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 xaaas baaan ahay abayo

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk wa macquuul wey jiran niman anoo laiqabo guuur kahadlayo allaha igaqabto gurigeyga unbey duminayan hhhh

  • @umalkhayrmaxamed5698
    @umalkhayrmaxamed5698 4 ปีที่แล้ว

    Asc waxan ku riyodaya habaday oo dhimatay way i timado

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs qaali wan kusoboqday kuna saray subscribe adna isoboqo qaali keep going

  • @habonabdi7525
    @habonabdi7525 4 ปีที่แล้ว

    abyo gawar saxibadey walaked ay waxey ogu riyote asgo diintey ona talephnka nagasowacayaa phonkana dhabkisa madacaya ay hoyadis sowacac iyo walshis

  • @kosarkoshen6672
    @kosarkoshen6672 4 ปีที่แล้ว

    Zk

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl 4 ปีที่แล้ว

    Maska cagaaran kawaran

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  4 ปีที่แล้ว

      Insha Allah wan ka soo hadli doona

    • @utun_jaceyl
      @utun_jaceyl 4 ปีที่แล้ว

      Insha allah

    • @umuahmed31
      @umuahmed31 4 ปีที่แล้ว

      Anaa ku riyooday mas cagaar oo qurux badan oo caloosha iga galay.🤔

    • @hodanaxmed5240
      @hodanaxmed5240 ปีที่แล้ว

      Abaayo inte ka helaya

    • @hodanaxmed5240
      @hodanaxmed5240 ปีที่แล้ว

      Abaayo waxan ku riyoday anigo dhuxul jid kudadsan qadanayo kadibna tugo la dhahay oo dhahayo tugo mahan kadina wan habara kadib cidi gurigiba kudumayo m