Wa mowduuc aad umaleysid inuuba aniga iga hadlaayo ,nolasheyda dhan xariirada wa ka fogada qof hada isku ficanhy oo xariir iso bandhigto wa jaraa Thanks salim waxa iga qaldan ba ogaaday in badan ban is weydiyey midan
Wlhi tiktok aan kasoo arkay,videogas xataa madhameynin straight TH-camka imaaday,wax kastoo oo dhahdhay aney igahadlaysay but I can say now wax aa iskay badalay.thanks jzkh❤
I had one relationship with someone who has thé same attitude thanks ustaad to share with us your experience and Knowledge. Wan qoslay wlh xita sida bu uu hadli jirey "marabo inan gu jeclado sababto oo ah qalbigeyga ban Ila liinaya"
Hhhhh runtiis be ahayd wayo wuu oga inu ka tagi doono. Hda kadib dadka waxa ay ku sheegayaan aamin. Hduu qof ku dhaho ani waxas ma rabo ama ma sameenayo. Wa runtiis.
Anigu waxaan jeclahy qof aan xiriirka la yeesho in uu ahaado qof dhibtiisa ii sharaxi karah oo aan qarsan oo aan iga aamusin lkn qofku markuu iga aamuso si kastoon u rabey waan nacaa saan iskaga fogeyn lahaa waan ku dadaalah waayo waa qof fuley ah marka ustaad taas inaan sameeyo miyaan ku saxanahy mise waan ku qaldanahy ...mahadsanid ustaad salim💯👏👏
Ani waxa aad ka hadleeso badana waa isku arkay xariir waxa igu danbesay 2022 xarir marka bilow isdhaho waa ignore gareeya qofka wayo waxa u arka in uu muhiim ii eheen wali laga yaabe inan helin wali qofkayga, buuq iyo dagaal waa ka nastay ilaahay waxa ka barya khyrka na waafajiyo guur halal ino sahlo iyo sida ay qalbigeena jeceshahy
Tani waxay xal u tahay iyo tusaale fiican in badan oo doonaysa in nafo kale daweeyan iyagoon ogyn in iyagu u baahan yihiin in naftoodu u baahan tahay inay daweeyan ama aan u ogoleen in cid kale dhibkooda xaliso si ay u noqoto waxay sheegayan wax caafimad qaba waa mawduuc muhiim ah ❤
Qof saan ah ayan garanayaa wlhi marka hore waa qof baahi aadka daramayao markad u dhawatana wuu cararayaa wan ku wareersanaa wlhi mahadsanid ustaad saalim
Wlhi 💯 dabeecad aan leeyahay laakin aan anigu afka ka sheegi kariin baad sideedi u soo bandhigteey. Mahadsanid 23 jir baan ahay welii wax xiriir ah ma sameeynin qof kasta waan u jaraa bl macaliimow sida loo daweeyo cudurkan macluumad kan ka fahfaahsan ka soo diyaari 🙏🙏🙏
This is exactly what i am suffering for last 10 years si walbo nafteyda ugu shego wn ka dhadhici la’ahay qofa aniga ahyn ina u baahnan karo noloshana wehel tahy💔
1: jooji fikirka ah “nafteyda wan ka dhadhicin la ahay” 2: waxan process wye - sanado badan ba si khaldan u fakareesey dhici meeso ina malmo yar ku badasho - dulqaad muuji. Anigu saan sameeyey ba ku sheegin Ciladeydu aamus be ahayd - Markasta aan pressure dareemo ama khilaaf yimado , fikirkeyga kowad wuxu aha aamus lkn waxa bilaabey ina la dagaalamo Lkn fudeed ma ahayn - anoo nacaya inaa qofka xiriiriyo aya isku khasbi jirey Fikradahan ba igu wareegi jirey - ha is bahdilin - qofkan maba rabtide - wakhtiga wax ka fican ba u qalma - hdii aysan ku rabin kawaran - iyada kuso wacaysa sug - amey kugu kibirta. Lkn dhamaan wa inkiri jirey - wana wici jirey. Heer hada waxan garey alx aan si fudud qofka u xiriirin kro. Hduu khilaaf yimadana aan anigu hadalka u bilaabi karo “Bbe ciladaas ba jirta” “ bbe irintaas ba tabanaya” Alx wlhi wa dareen qurux bdn. Xiriir cafimad qaba ayan ku jira. No buuq no muran. Xalkaba communication iyo qof cafimad qaba ina doorato kama so haro I hope that helps
Sidee u fahantey mowduuca. - wli ma aragtey nin iyo xaskisa oo midkood aamus badan yhy. Aabe aan caruurtiisa la sheesan Xta xiliga aad guur diyaar u noqotid miyesan ahayn ina iska fiiriso qaab fikirka qofka doraneesid. Mida kle ma qof xiriir bila macna ugala aragtey. Mrkasta waxa isleedahay amuu kan kii yhy
Aniga ahan xiligii hore 2016kii ilaa 2020 aad baan u furu furna waxan lahaa is dhex gal bulsho iyo xiriiro faro badan Haddase xitaa ma daneeyo inan hal qof la hadlo xita wlaladay ila dhashay midaasna igama ahan xuma ee waxaba is dhaha bal hadda maxa kala shekaysan maxayse ku soo kordhin inad qofkas la hadasho sabbta aan isku badlay ila iyo hadda wan garan la ahy wlhi
Maalinkasta inaan xirir keyga jaro ku fakaraaa lkn hadana markii xiliga jarmada la gaaro badnaa xalka baan raadiya mana jecli qof aan jeclhy inaan waayo ama qof intaan khalad ka gado khaasatan inaan qof dhaawaco alla ilaahow noo sahal dhanka wanaagsan war saalim meel aan kaala soo xiriiiro isheeg
Haa wey jiraan system saas u shaqeeya. Raba kala taga iyo isla jooga hal mar. Disorganised attachment style ba la dhaha. Waxad la dagaalanta xiliga aad fakareyso fikradaha kala taga u fiirso isku na day inaad badasho
Waxa la socday 7sano waxaana sugaaye ila uu wax ka qabsado oo meel iska soo saaro Ana waxbarasho watay maalinta soo qaangaaray ilaa iyo hdda waxa uu ii aha wehel waxaana Alle uga mahadcelin jiray in Ruux dhan walba ka dhowrsoon nolol ikala dhexeyso lkn hadda Wuu dhintay asagoo nool ayuu agteyda ka dhintay . Xeriir kle waa joojiye mana aamini karo in nolol kle jirto calaf baan u jogaa ama qabri dooq kle malihi😢
Runti comenti kuma badni lkn waxaan ka mid ahay dadka ustaadka qalbiga ooga mahad celiya waxaana jecleystay in aan cilmigaan wax ka akhriyo waan dhageysta dad ka hadlo waana sababtu ustaadkan iiga soo horbaxay allaha kuu barakeeyo cilmu nafsiga iyo culuumtoo dhanba anagana hana baro❤️
Runtii salimow ani inad iga hdlozo bad mooda still sidi ahy qufkii xarir jcl iguO qada wxan uheesta inu cadaadis igu hyo oo keliya waxan naftydah aminsan the kelinimo xarir wa mala ycni sidi quf hore dhawac logu geeste cml waka feejiganahe xarir dhan💔😢
Dhibkeyga waa labo mid 1:waxan isku arka perfect halka qofka xiriir iso bandhiganaayo aan u arko inu cilad le yhy oo ani ahaan ii qalmin 2: dadka asxabta nhy waqti waan galin kara lkn mid xiriir iga Rabo waqti maba galin kari mana uhaayo . Ama 1month markaa la hadlo iska dhadhicina qofkaan waaba eberkiis mar danbe mobil kama qabanayo ciyowba wuxu yhy aqrinaa isagoo xiriir aan ka aqbalin 🙊😳
Maasha allaah Ustaad runtii waxaad moodaaba inaad ka soo hadashey su'aalo aan in muddo ah raadinayay io astaamaha oo dhami aad ka hadleyso aan anigu gabigooda iga hadlayaan runtii lkn mida aan ku kala duwanhy waxey tahy weli xariir maanan sameyn hadana video gaan anuu iga hadlayaa so dhawr jeer baan isu dayey sidaan iskaga badali lahaa ama aan xal u heli lahaa lkn macal asaf xalkaa mahayo bal igala tali ama wixii looga daboobi lahaa nala soo wadaag ustaad Alle haku xfdo inshaa allaah
Thanks ustad. Ustadi waxan kuwydina qofka hadu islashekesanayo oo uu maskaxdisa sheko an jirin ka samesto oo jecel in uu dadka kafogado sida qof walanna kaligis iskulashekesto qofkas malga yaba in uu maskaxdis dhibato sogarto. Ustaad iso jawab please maskaxdeyda buuqa kasocdo wanku dalay markasto rabo in an ka fakaro sidan hadfkayga kugari laha shekoyin mala awal ah aya maskaxdeyda kuso furma side uamusiya maskaxdayda😢🙏
Waxad ka so hadasha walal dadka is badela adigon waxba ku samayn xariir kula jira hadan waji kale kula so baxaya hadalo adana ku arki jirin kula hadalaya markastan ku dhahay waan ka tagay hadana kula jooga oo malin nooc kula dhaqmaya
Wa mahadsan tahay ustd salim omar 1 su'aal (ma jiraa maalin aad u qorsheysay ina podcast naf ogaal so galisid si aan ugu sii tashto ani ahaan?) Sababto eh malmo kadib ban arka inta badana ma imaado halkan Thanks❤
Mahadsanid wllo waxan la yabana dhibka halku iga haysto iyo sababta markasta an xirir sameyo uu brain 🧠 kayga u shaqeyo ila an xirirka aa dhameyo manasanyo At this time ayan ku jira insha allah inay hagagto rajayna
Aniga dhibka i hesta waxa waye malin walbo qofka waa ka taga ban dhaha goana kama qato marka is dhaho goan qado qofka wanagisa xasusta kadibna waxa is dhaha am nabsi gasha happy dhan kuma ihi xirir
- La talin Khaas ah
shorturl.at/0BtZ9
- La Talin Bilaash ah
forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
- All My Links
linktr.ee/Salimomer1
Saalim saaxiib fikirkayga ahaan io dhalinyarnimo ahaan macno wayn kuma jirto inaad xariir io haasaawe aan hadaf lahayn naftaada io noloshaada ku baxiso xariirku waa masuuliyad io waajibaad kusoo kordhaya naftada cause qof dhan baad balamo io axdi ladhiganaysaa mana wacna adoon naftaadii balankeedii oofin inaad midkale qaada masuliyadeeda kaliya target iyo hadafkaygu waa kasareysaa xariir when i achieve my goals and dreams every thing that moments baan ka dhabayn doonaa sikooban dhalinyaro adoon mustaqbalkaaga nafeed dhisin dhinackale ha eegin hana aadin thanks
💯
Wan kugu raacsanahy wlhy fikerkaga wll
Sababto ah adoo walidka kuguso tabceen oo waxkuso bareen adoon abalkoda gudin ama naftada meel kasosarin inad xidhidh ama nolol sameyso wax muhima uma arko
Intaan meesha ku qor uslahaaba adaaa idhi ,, dee hort qofu xidgiidhka uu smayno inuu bur buri doono iyo inkalaba wuu sii og yahay waay hadaadan guur iyo nolol.diyaar u ahayn xidhiidh maxaz kaqabane😅😅😅 nagadaa ciyaarta ku dheh
Exactly walhi qofan isku fikir nahay 😊
This is very educational. Thank you, Ustad Salim.
You are welcome 🤗
Best comment ❤
Wa mowduuc aad umaleysid inuuba aniga iga hadlaayo ,nolasheyda dhan xariirada wa ka fogada qof hada isku ficanhy oo xariir iso bandhigto wa jaraa
Thanks salim waxa iga qaldan ba ogaaday in badan ban is weydiyey midan
Alx wan ku faraxsanhy inad ka faidey wll
Wlhi tiktok aan kasoo arkay,videogas xataa madhameynin straight TH-camka imaaday,wax kastoo oo dhahdhay aney igahadlaysay but I can say now wax aa iskay badalay.thanks jzkh❤
𝐖𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐧𝐭𝐚𝐡𝐲 𝐰𝐥𝐥❤
This guy is talking about me wlh. I appreciate and learned a lot from this video.
Qof aan dhowr bilood kahor kala harnay oo aan aniga xiriirkeeda Jaray ayaa Muuqaalkaan maanta isoo dirtay! xiriirkeena siduu ahaa iyo sidaan ku kala tagnay iyo waxan ku Fekereeyay xiligaas dhamaan waad ka hadashay. Waan Yaabay run ahaaantii. Mahadsanid Ustaad 🤝
Ex ficn ba hysta 😳😁.
@@SalimOmer Aniga ne Qofkale ayaan u diray oo aan dabeecadeeda aqaan! waan ka iloobay inaan ku xuso qoaraalkeeyga 😄🤣
topic aad ikhuseeya waa mahadsantahay ustaad wax badan ka faaiday jasa kallah
I had one relationship with someone who has thé same attitude thanks ustaad to share with us your experience and Knowledge.
Wan qoslay wlh xita sida bu uu hadli jirey "marabo inan gu jeclado sababto oo ah qalbigeyga ban Ila liinaya"
Hhhhh runtiis be ahayd wayo wuu oga inu ka tagi doono.
Hda kadib dadka waxa ay ku sheegayaan aamin. Hduu qof ku dhaho ani waxas ma rabo ama ma sameenayo. Wa runtiis.
Rabi haku barakeeyo aqoonta iyo cfimadkaH ustaad❤❤❤ ustaad salim omar
Salim ani io wllshy baa wnaagaga ka sheekyna aadna wan kuu taageernaa wlll shukran❤🎉
Allah ha idin jeclado adi iyo walaasha
Thank Teacher wax badan waan ka barty waana ku faxarsanhy 😊😊🎉
Anigu waxaan jeclahy qof aan xiriirka la yeesho in uu ahaado qof dhibtiisa ii sharaxi karah oo aan qarsan oo aan iga aamusin lkn qofku markuu iga aamuso si kastoon u rabey waan nacaa saan iskaga fogeyn lahaa waan ku dadaalah waayo waa qof fuley ah marka ustaad taas inaan sameeyo miyaan ku saxanahy mise waan ku qaldanahy ...mahadsanid ustaad salim💯👏👏
Isku mid ban nahy runti
Ani waxa aad ka hadleeso badana waa isku arkay xariir waxa igu danbesay 2022 xarir marka bilow isdhaho waa ignore gareeya qofka wayo waxa u arka in uu muhiim ii eheen wali laga yaabe inan helin wali qofkayga, buuq iyo dagaal waa ka nastay ilaahay waxa ka barya khyrka na waafajiyo guur halal ino sahlo iyo sida ay qalbigeena jeceshahy
I must add watching salem omer's poadcast in daily rountine😊❤labo vedio baan daawaday aneeyba iga hadlayan yaa rabbi😢
I am happy it resonated with you. 😁
Tani waxay xal u tahay iyo tusaale fiican in badan oo doonaysa in nafo kale daweeyan iyagoon ogyn in iyagu u baahan yihiin in naftoodu u baahan tahay inay daweeyan ama aan u ogoleen in cid kale dhibkooda xaliso si ay u noqoto waxay sheegayan wax caafimad qaba waa mawduuc muhiim ah ❤
Masha allah جزاك الله خيرًا ❤
𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜 𝐪𝐮𝐫𝐱𝐨𝐨𝐧 𝐥𝐞𝐝𝐡𝐲 𝐰𝐥𝐥 ❤
@@MaxamedMaxamuud-w5o mahd snid wall
@@Aishaabdiq125 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐡𝐲 𝐰𝐥𝐥 𝐬𝐢𝐧𝐚𝐠𝐥 𝐦𝐚𝐭𝐚𝐡𝐲 𝐦𝐢𝐬𝐞...?
@@MaxamedMaxamuud-w5o single
Mahadsanid macalin JasakaAllah ❤
Inta aanan waligood haasawo sameen waansalaamay xiriirka phopia kaqabaa 😂
Alla alxm qof ani cml ah 😂 waa liiga noogay sii liiga dhaadhicinaye ilaa hada wee iga dhaadhici la'ahay😂
Waa kaa qaaday😂
@@Maryuumah😂😂😢
Qof saan ah ayan garanayaa wlhi marka hore waa qof baahi aadka daramayao markad u dhawatana wuu cararayaa wan ku wareersanaa wlhi mahadsanid ustaad saalim
😂😂
you explained perfectly wll ilaahy cilmiga hkuu barakeeyo much needed topics
Jazakallah qeyr Salim ❤ nosobadhi PLZZ
Mahadsanid wll. I really needed this right now
Glad you got it at the right time 🕰️
Mnsha Allah aqligaga iyo aqoontda aat nooga fai,deyso Allaha ku barakeyo❤
Wlhi 💯 dabeecad aan leeyahay laakin aan anigu afka ka sheegi kariin baad sideedi u soo bandhigteey. Mahadsanid 23 jir baan ahay welii wax xiriir ah ma sameeynin qof kasta waan u jaraa bl macaliimow sida loo daweeyo cudurkan macluumad kan ka fahfaahsan ka soo diyaari 🙏🙏🙏
No xiriir hdaa rabto nolol degan ❤❤
Ilaahay hakaa abaalmariyo ustaad
This is exactly what i am suffering for last 10 years si walbo nafteyda ugu shego wn ka dhadhici la’ahay qofa aniga ahyn ina u baahnan karo noloshana wehel tahy💔
1: jooji fikirka ah “nafteyda wan ka dhadhicin la ahay”
2: waxan process wye - sanado badan ba si khaldan u fakareesey dhici meeso ina malmo yar ku badasho - dulqaad muuji.
Anigu saan sameeyey ba ku sheegin
Ciladeydu aamus be ahayd -
Markasta aan pressure dareemo ama khilaaf yimado , fikirkeyga kowad wuxu aha aamus lkn waxa bilaabey ina la dagaalamo
Lkn fudeed ma ahayn - anoo nacaya inaa qofka xiriiriyo aya isku khasbi jirey
Fikradahan ba igu wareegi jirey
- ha is bahdilin
- qofkan maba rabtide
- wakhtiga wax ka fican ba u qalma
- hdii aysan ku rabin kawaran
- iyada kuso wacaysa sug
- amey kugu kibirta.
Lkn dhamaan wa inkiri jirey - wana wici jirey.
Heer hada waxan garey alx aan si fudud qofka u xiriirin kro. Hduu khilaaf yimadana aan anigu hadalka u bilaabi karo
“Bbe ciladaas ba jirta” “ bbe irintaas ba tabanaya”
Alx wlhi wa dareen qurux bdn. Xiriir cafimad qaba ayan ku jira. No buuq no muran.
Xalkaba communication iyo qof cafimad qaba ina doorato kama so haro
I hope that helps
😮😮😮😮mawduca muxu iiga raba
Ustaad waad i lafa gurtay
Aad iyo aad. Mxa khaas ag isku aragtey
Maansha allaah salim xagee lagaala soo xiriiiraa qofkii rabo inuu wax ku weydiiyo
Smart ❤ tnkz ustd
Maasha Allah tabaraka ilahay haku barakeeyo cilmiga wllo
Xiriir bilaa hadaf ah waligaa ha samayn, xiriir aadan is lahayn wlh guur baad diyaar u tahay ee qofki nolosha kula wadaagi lahaa raadi waa malaayacni iyo waqti lumis, waana xaaraan
Sidee u fahantey mowduuca. - wli ma aragtey nin iyo xaskisa oo midkood aamus badan yhy.
Aabe aan caruurtiisa la sheesan
Xta xiliga aad guur diyaar u noqotid miyesan ahayn ina iska fiiriso qaab fikirka qofka doraneesid.
Mida kle ma qof xiriir bila macna ugala aragtey.
Mrkasta waxa isleedahay amuu kan kii yhy
@@SalimOmer reallty
Wlhi ani xariir malihi, wiilashii aanu isku schoolka ahayn kurti waa wada xaaslayaal,
Maxaa ragaas kaa reebay baan iswaydiiyaa, lkn waxaa isku qanciyaa marwalbe in nolosha mustqbalkyga iyo tan ubadkayga ay ka wanaagsanaan doonto tooda markii loo eego.
Dabcan tartan kulama jiro balse waa sidaan jeclahay
Dagdag iguma jiro 😂I'm in somalia👐
Hhhhh
Saddax sano kahor bey jugta haasaawaha qaangaarka isoogaartay! Maantaseh waanku qoslaa kolkaan arko ruux leh xariir iyo habla buriska. Markastaahi caqabado baan abuurta si aan hormar usameeyo baddalka aan inani kulleetiga isaga dhagnaan laheyn iyo buuq joogta ah. Saaxib Saalimoow ra'yigaa horey ugu taagneed aniga baaleh maanta lajoogo, waasa ku faraxsanahay.
sxp sanadkan ind xirir ay sameysato wa waqti lumis cadi ah ind naftdd wax u qabsato oo noqotid qof mel iska so saro aya muhim san
@@DrZadakMohamed aad iyo aad wlhi
Xirirka xiligan asagaba cabsi ah😂
@@FatimaAydaruz 🤣
@@FatimaAydaruz 💯😂
Walhia waniga kaasi war ilay cudur ba I Haya ilahaw i caafi 🤲🏻
Thanks ustaad
Videoga bilowgiisa ila dhamadkiisa anu iga hadlaya wlhy dabecadan wnku wareray lkn alx wnku faraxsanahy inan adi ku dhageystay Mahadsanid ustad
Adi un bad is khiyaanay ogow
@@IsmailAdanisack-y6dmaxad uga jeeda
Thanks alot ❤
Berigaas cilmi nafsiga maadan aqoon ciladdu taasay eheed ustaad😂❤
Walaalkeen aad iyo aad aa umahad santahay ee qaybaha kale ma noogu soo dhaqso kartaa
Waa is heley maanta😊
Thank you wall salim
mashallah si cilmiyaysan ayad noogu sheegtay oo aad noogu sharaxday "Attachment system"
runtiina 100% wan kugu raacsanahay.
😊
90% waan leyahy calamadahan
🙏 ku dadaal ina badasho inshallah
Qof hori usoo mare lee dareemi karo waqtigaa galisay video-gaan❤
Salim aqoontadu waa high ebee haku xafiido
From facebook🖐
Thank you wax badan kaa faa'iday🥰
1.Aad bad u mhdsnty wllo
2. qofka qaba anxious ka iyo qofka avoidantiga sababaha ay u kala fogaanayaan noo soo horeysii
Ada mudan. Inshallah xalqada xigta
Insha allah
Aniga xata wan raba inan kala ogado. Topic fican
Mahadsanid inbadan wan ka faaiiday maqaaladaada
ala maxaan khaladaado fahansanaa saliimow wllo runtiii waxaad ibaratay cashar aan waligay laybarin shukrn❤❤❤
Welcome 🤗
Aniga ahan xiligii hore 2016kii ilaa 2020 aad baan u furu furna waxan lahaa is dhex gal bulsho iyo xiriiro faro badan
Haddase xitaa ma daneeyo inan hal qof la hadlo xita wlaladay ila dhashay midaasna igama ahan xuma ee waxaba is dhaha bal hadda maxa kala shekaysan maxayse ku soo kordhin inad qofkas la hadasho sabbta aan isku badlay ila iyo hadda wan garan la ahy wlhi
Ani un baa is modayay walahi
Hada waxan noqday
Kali socod
Qof cusub hadan barto wan ka shaleyaa
😮
Tan Waka diiday nio xriirka muhiim umaba aha nolosha. Guurka Ka hor wana Ka waanin lahaa dhalinta iney Ka fogaadan xiriirka Ka horeya guurka
Si fcn ufahan horta xirirka laga hadlayo kaliga nin iyo nag is shukansanayo mahn wa xirirka dadka o dhan la ledahay waye mawduca
Xirirka shukansi kaliya maha dadka is qabo xita xirir ba ka dhaxeyo
Thnks wxad iga cawisey wxyabo bdan inaa iska bedelo
Maalinkasta inaan xirir keyga jaro ku fakaraaa lkn hadana markii xiliga jarmada la gaaro badnaa xalka baan raadiya mana jecli qof aan jeclhy inaan waayo ama qof intaan khalad ka gado khaasatan inaan qof dhaawaco alla ilaahow noo sahal dhanka wanaagsan war saalim meel aan kaala soo xiriiiro isheeg
Haa wey jiraan system saas u shaqeeya.
Raba kala taga iyo isla jooga hal mar.
Disorganised attachment style ba la dhaha.
Waxad la dagaalanta xiliga aad fakareyso fikradaha kala taga u fiirso isku na day inaad badasho
@@SalimOmer I.a wll shakrn
Tnks ustaad
Welcome wll
Mahadsanid bro.
Ada mudan
Waxa la socday 7sano waxaana sugaaye ila uu wax ka qabsado oo meel iska soo saaro Ana waxbarasho watay maalinta soo qaangaaray ilaa iyo hdda waxa uu ii aha wehel waxaana Alle uga mahadcelin jiray in Ruux dhan walba ka dhowrsoon nolol ikala dhexeyso lkn hadda Wuu dhintay asagoo nool ayuu agteyda ka dhintay .
Xeriir kle waa joojiye mana aamini karo in nolol kle jirto calaf baan u jogaa ama qabri dooq kle malihi😢
Saas ha dhihin waa iga yaabisay bee Dhimashada tooska umaleenaaye Waaba kala tagteen miyaa.😮
Iskuday inaa salim laxiriirto ama qof aqoon uleh waxyaabahan oo ku dhagaysta xalna ku sheegga
@@ridwaanburhaan859 qaab noocee ula xariiri kara
Ustaadii dadka sunta ah ka soo hadal
Mrka ka tago baba xasusta wnagoda🥺
Thnks ustad
Waa runtaa wallahay mahadsanid wll
Mahadsanid Ustaad salim Omar ❤
Mahadsanid wll
Ada mudan
Wow wlh wilkn muqldisa aad bdn ujclhy xqq uu tabtaa wx bdn wn ka brty malinka barty ila hda gulyso wllo❤
Ustaaad caadad iiga hadashay mhdzanid
Ilhow ada na leh 😂😭🤷♀️
Runti comenti kuma badni lkn waxaan ka mid ahay dadka ustaadka qalbiga ooga mahad celiya waxaana jecleystay in aan cilmigaan wax ka akhriyo waan dhageysta dad ka hadlo waana sababtu ustaadkan iiga soo horbaxay allaha kuu barakeeyo cilmu nafsiga iyo culuumtoo dhanba anagana hana baro❤️
Thankz wll. Aaamin. Jazakallah khyr
Runtii salimow ani inad iga hdlozo bad mooda still sidi ahy qufkii xarir jcl iguO qada wxan uheesta inu cadaadis igu hyo oo keliya waxan naftydah aminsan the kelinimo xarir wa mala ycni sidi quf hore dhawac logu geeste cml waka feejiganahe xarir dhan💔😢
Thanks teacher
Pls refrense ii reeb ustaad. Ama qoraal dabeecadaha uu leeyahay iyo xaalka. Mahadsanid
Ustaad haka tagin xalinta mushkiladaas
Muqaalka dhamaadkiisa ayan xalka ku sheegey. Xalqadaha so socdana wan si faahfaahin inshallah
@@SalimOmer shukan aboowe
Dhibkeyga waa labo mid
1:waxan isku arka perfect halka qofka xiriir iso bandhiganaayo aan u arko inu cilad le yhy oo ani ahaan ii qalmin
2: dadka asxabta nhy waqti waan galin kara lkn mid xiriir iga Rabo waqti maba galin kari mana uhaayo .
Ama 1month markaa la hadlo iska dhadhicina qofkaan waaba eberkiis mar danbe mobil kama qabanayo ciyowba wuxu yhy aqrinaa isagoo xiriir aan ka aqbalin 🙊😳
Show arin kan waa layla qaba wxn islaha waa keliga kkk
Isla qabna hadalkas ino hadashey Fatima😂🥰👏
Xaqiiqada qaraar mhdsnid
Ada mudan
Wlhi inaa iga hadlaysaa mooday xiriir dhan waa nacay😊😮
Dadka xirirka ka fana wa dadka Sigesta i amin
😂😂😂
Thanks wllo
Maasha allaah Ustaad runtii waxaad moodaaba inaad ka soo hadashey su'aalo aan in muddo ah raadinayay io astaamaha oo dhami aad ka hadleyso aan anigu gabigooda iga hadlayaan runtii lkn mida aan ku kala duwanhy waxey tahy weli xariir maanan sameyn hadana video gaan anuu iga hadlayaa so dhawr jeer baan isu dayey sidaan iskaga badali lahaa ama aan xal u heli lahaa lkn macal asaf xalkaa mahayo bal igala tali ama wixii looga daboobi lahaa nala soo wadaag ustaad Alle haku xfdo inshaa allaah
THANKS 🙏
You're welcome 😊
Sxp 2016 baan ano jigjiga jooga qiso jacayl xanun badan iso martay ano arday jamacadeeda oo dhigta civil engineering Sanadki sadaxad ano ku jira kadib jamacadi waan ka tagay Xaalka igu xumaday kadib waan tahriibay inkasto ilaway dhibatada jacaylka hadana ila wakhtigas xidhiidh jacayl ma samayn boqolal gabdhood jacayl iso bandhigtay niyadayda uunba ii leh tan wati mustaqblakaga ku ciyaari lahyd markaste oo gabadha aan ka dareemo inay aad ii xiisaynayso markaas baa igu danbayso. Xidhiidhka dhan waan u jaraya Gabdhaha waan baranaya lkn waxa igu adag xidhiidh jacayl inan la sameeyo 💔 Runti aadbu ii anfacaya topic aadba umahadsanatahay bro swed swedan baan kaso salamaya ❤️
Alle Qalbiga haku nadiifiyoh wll🥺🤲💯
@@najmaquen9389 amin wlo Thanks u ❤️
Thank you
You're welcome
Thanks ustad. Ustadi waxan kuwydina qofka hadu islashekesanayo oo uu maskaxdisa sheko an jirin ka samesto oo jecel in uu dadka kafogado sida qof walanna kaligis iskulashekesto qofkas malga yaba in uu maskaxdis dhibato sogarto.
Ustaad iso jawab please maskaxdeyda buuqa kasocdo wanku dalay markasto rabo in an ka fakaro sidan hadfkayga kugari laha shekoyin mala awal ah aya maskaxdeyda kuso furma side uamusiya maskaxdayda😢🙏
th-cam.com/video/cm97UIN0KyA/w-d-xo.html
th-cam.com/video/USw3axAQfhI/w-d-xo.html
Anigu dhibaa ihyataa qofkii ijeclbaa waan dhibsadaa sabbatan ma aaqano ilaa.soo taliyaa asxabeeyee
Mahadsanid ustaad xalqada xigta ma nooga dhigi kartaa (find secure partener)
Anxious attachment style ba ka horeeya
@@SalimOmer okay noogu xiji hye dheh🙈❤️
secure mathy abyo
@@manoqaali may bayo😁🤭
Ka waran hadaan ilaa hada igaga dhaadhacsantahy in aanu xidhiidhku fiicnayn oo ay xaaran tahay haasawaha bilaa macniga
Sehr gut 👍
Waa dhibka ihayzta
Hda iska daweeso kwrn
Calamdaha isku arky kuwa ugu drn
1=waligey xirir ma samen sawir ban samesty kaas le iimuqda
2=qof hda is qabsno ama isfahmi weyno xalkeyga ugu wen uguna horeyo waa kala tag uun
3=shucurteyda maso bandhigi kro
4=waxyalaha qar waa inkiraa ilaa dadka ee isdhahan maba kala jeclo qoftan
5=ina dadka wax wedisto dhipa u arkaa lkn inee ayaga iwedistan caadi ee ilthy
6= qof hdu wax fcn idhaho ama i amano xita inuu suuronayo iila muuqataa
Intaas waxa iisiii dher inaa caafimad qabo isku malenyay 😢😂
Cajiib, intaaba baa waan leeyhy , hhh
Aniga kula mida ninkaa anigu igu hadlaya sasey tahay wxn kuma qanacsani wxn iskaga reebana garan maayo🤦🏻♂️
@@Kazim_277 walaahi idiila mid aya ah waayo waxan ka codsana salalim inu so badiyo muqalada nuucan ❤
Waan isku arkay intaba, jaahil bn ka ahaa jazaka allah, i have to work on it
Omg that’s me
Waan isla yaabsana waxaan ahy avoid attachments 😊 hada xitaa xidhiidh guurka burburriyo rabaa
Waxba layguma sameyn maskaxdeyda ileh carar uun
My problem 😢😢😢 qof. I fahma
𝐒𝐞𝐞𝐦 𝐰𝐚𝐥𝐡𝐢
@@MaxamedMaxamuud-w5o hah
Dr qof nocan ah ayn lasocday lkn aad ayay iigu adkaty saan uladhaqmi lahaa ,aad ayan ugu wareery runtii allaxmudllah ugu danbayn go,aan ayan kaqaty waayo waxa uu rabo iyo waxa uu diidan yahy ayn kla garan wayay😢 ,
🤦🏻♂️
Rutii wax aad kahadlayso dhan waan isku arkay walna waan ula aa ee wll qli xalka waa maxay arinkan fikir iga sii
Waxad ka so hadasha walal dadka is badela adigon waxba ku samayn xariir kula jira hadan waji kale kula so baxaya hadalo adana ku arki jirin kula hadalaya markastan ku dhahay waan ka tagay hadana kula jooga oo malin nooc kula dhaqmaya
Waa narcissist qli
carar block him please he is narcistic
Micnha mxa lagawadaane @@SGRESTAURANT
Waa nersistic
Dadka aniga ka mid ah wxn iskaga dawenaya garan mayo ninka anigu iga hadlayaa wxs kuma qanacsani hadda anoo sameynaya is arkaa🤦🏻♂️
Wa mahadsan tahay ustd salim omar 1 su'aal (ma jiraa maalin aad u qorsheysay ina podcast naf ogaal so galisid si aan ugu sii tashto ani ahaan?) Sababto eh malmo kadib ban arka inta badana ma imaado halkan Thanks❤
Malinta jimcaha. Lkn mowduucyada kala badan kan research kiisa wuxu iga qatey 2 asbuuc.
Mahadsanid wllo waxan la yabana dhibka halku iga haysto iyo sababta markasta an xirir sameyo uu brain 🧠 kayga u shaqeyo ila an xirirka aa dhameyo manasanyo
At this time ayan ku jira insha allah inay hagagto rajayna
Aniga dhibka i hesta waxa waye malin walbo qofka waa ka taga ban dhaha goana kama qato marka is dhaho goan qado qofka wanagisa xasusta kadibna waxa is dhaha am nabsi gasha happy dhan kuma ihi xirir
Xalgada so socota aya ku anfacaysa inshallah
Suaal aa is weediin jiray oo jawaab u waaayay baad ka hadashay mahadsanid sxp🙏🏽