15 Riyo Oo Kuu Sheegeyso In ilaahay Kaa Ajiibay Ducadaada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 109

  • @nasrocabdisamad3567
    @nasrocabdisamad3567 3 ปีที่แล้ว +16

    Amiin alowe cimri dheer oo cafimaad leh i sii yarabi raxmaan asxaapta amiinta igu kaalmeeye

  • @الجمالينبعمنالقلب
    @الجمالينبعمنالقلب 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc shekh waxan kuriyoday anigoo ducee sanaayo waliba umada muslimiinta u duceynaayo hadane faraxsan

  • @shewalalmahri4775
    @shewalalmahri4775 3 ปีที่แล้ว +6

    Shiikhow ilahy haka abaal mariyo wax sheegaga arinta ka rabo waxa waye wiil dhalinyaro ah o dhunsan aya ahaa sanadadi lasoo dhafay sanadka ayaa hanuun iso galay marka shikhow xaaranta umada islaamed ayaa igu badneed mana shaqeyo see uga tobad keena ilahy kasakow iina duceeey jazakallah ina wadadan ka lexanin

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว +1

      Illahay hakuhanuuniyo adiga Io umadoo dhan risaqad xalaalana rabi hakusiiyo

    • @shewalalmahri4775
      @shewalalmahri4775 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maryamaibrahim5420 shukran walshey aaamin yarab alx hadeer sadaqada badinaya

    • @qadraqliahmed7956
      @qadraqliahmed7956 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha allh Wllkey ilaaheey hakuu dambi dhaafo cibaadada hakaa aqbalo ilaaheey hakaa cafiyo dambiyada aad gashay rizaaqad xalaal ah oo barakeeysanna hakusiiyo inti muslim ahna sidaas ilaah ha uwadayeelo

    • @shewalalmahri4775
      @shewalalmahri4775 3 ปีที่แล้ว +1

      @@qadraqliahmed7956 aaaamin abayo qali insha allah ilahy hana waafajiyo wadada toosan yarab🤲🏽

    • @dergamaxamud530
      @dergamaxamud530 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shewalalmahri4775
      Asc wr wb Shewal Almahi
      Waxad Sameysa aad u lasin har iyo Haben istiqfarta dadkas aad wax ka so qadatayna hadi Ay nol yihin Cafis weydiido hadi Adan garaneyna u sadaqee Adigana mar walba haka dagin Ducada iyo Salada iyo sunoyinkiisa ilahay ha kugu sugo Jiidkiisa toosan inti Aad Danbi gashayna Rabi ha kuu danbi dhafo Rabi Raxmadiisa iyo Naxariistiisa ha ku siiyo wll
      Aaamiin

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin yaa rabi jazakallah khayr shiekh mashallah

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh firi qoralkeyga waku barya waxan ku riyoday abahay ho dhintay ALLEH ha uu naxaristo isago liin macan imisayo aniga iyo ttufax walashay sinayo waliba isago farxsaan hosna ila hadlayo magacaygu waa sahra asad mahadsanid

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 3 หลายเดือนก่อน

    Alxamdullaah shiikh mahadsanid

  • @kuulowabdi1319
    @kuulowabdi1319 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shekh jazakalah kheyrn shekh waxan kuriyooda anigoo wabi kadabaalanayo oo cabsi dareemayo kabaqayo yanxaas

  • @xaajixaliyexaajixaliye8465
    @xaajixaliyexaajixaliye8465 3 ปีที่แล้ว

    Baarakallaahu fiik shiikh waxaan kuriyooday gabar aan isna qaanay intii ay iitimid waxay igu dhahday iiducee maxanuun sana gabadha kadibnah wiil saaxiibkey ah wuxuu igu yiri ii ducee inta aan xanaaqay baan ceeriyey

  • @ilhandayib5762
    @ilhandayib5762 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shiikh ilahey kheer haku siiyo aniga wanku riyooday qof dhintay anigo uduceynayaa balse qabri ma'aanan dultaagneen ee wadada ayaa lamarsiinaayi ana meel gees ah intaan kaistaagay ayaan uduceeyay maxey noqon karta walipo xali ayaan kuriyoday

  • @ridwanahmed257
    @ridwanahmed257 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riimi Aniga oo jooga dalka gudihiisa gaar ahaan somaliland maLinimadii 2/05/2021 aYaan ku riyooday Anoo Hawshii dumr wadah markaas sonkii maXaY riyadu yeLi micnaheda no iisheeg sheekh Tabrkllh

  • @caqligaabaashaalsii8038
    @caqligaabaashaalsii8038 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh.uumiyoow.inteet.joogtaa

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว

    Sheekh isoo fasir anigoo farax san oo ilaahay baryaya oo gacmaha kor u taagaya welina ma guursan

  • @osmanali9343
    @osmanali9343 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wbr allaha kaa abaal mariyo sh riimi aad baad nooga haqab tirtay riyooyinka abaalkaaga jano fardawso allaha kayeelo aaamiin

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs shekh jasakallah khern aamiin ya Rabi🤲

  • @ashahusseinahmed6298
    @ashahusseinahmed6298 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh wxan kaa cod snyaa inad ii soo fisirtid riyo wxn ku riyoody wiil xirir nga dhaxyy oo ilaa guur aan ku hishiiny calfka na kala geyy aan wiil udhaly ka mid ka mid cunuga iga qaaty

  • @raxmocabdulaahi8387
    @raxmocabdulaahi8387 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq allaaha ku barakeyo waxaan ku riyooday odaygeyga oo gabar bikro ah kufsaday kadibna idhahaayo intuu lacag isiiye magaalada isaga baxa adiga iyo caruurtaada idhahayo ii fasir shiiq allaaha ku barakeyo

  • @munoaadan981
    @munoaadan981 2 ปีที่แล้ว

    M.a allhno aqbalo shiiq

  • @douglasorenge6046
    @douglasorenge6046 3 ปีที่แล้ว

    Ask Sh waan ku salamey magaceyga waa Abdirahman suasheydu waa waxaan ku Riyoodaa marar badan Anigoo La fadhiyo Dad Aanan garaneyn oola sheekeysanaaya fasirkeedu muxuu noqonkaraa?

  • @qaliqali4766
    @qaliqali4766 2 ปีที่แล้ว

    Sual sheekh hadiyat kuriyoto riyadan macnehedhu wase,anojogo banke khiyama kadib wahan mare jit wahan arke nar iyo jano wandafe wahalakulme melbedadjogan,ye ukalafadiyan asxabuljana iyo asxabunar waxan lafadiste asxabuljana, sheekh bal itafsir riyadan

  • @zeynmaxamedxusein8799
    @zeynmaxamedxusein8799 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiqow aniga waxaan ku riyoday anon urleheen misna shalay will ey kuwqoraan tahay surety baqara bogeda hore oo bilowga ah qaab garan ahaan kadib na waxaan yeshay uur waxaan shalay will firaha calmed kuleh ila iyo hada wiilkaas ciyaalka dhaqan ahaan wuuw kadu wan yahay

  • @amalabdullahi8949
    @amalabdullahi8949 ปีที่แล้ว

    Asc wll riyada weysada maxay noqonaysaa waliba biyaha aadaa ugu raaxaysanaaye

  • @caynacali6735
    @caynacali6735 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh jazakallah wax badan baa no faidaysa. Waxan kuriyoday anigo qof idhahaayo injirba kugu jirta ana an qarinayo. Mar labaad ayan hadana ku riyoday 2 xabo o injir ah o madaxayga kaso qabanayo o an dilayo markan qabanayana sidi qof kale inan ka qabanayo ayan madaxayga u arka ii fasir sheekh

  • @fartunmohamed4365
    @fartunmohamed4365 3 ปีที่แล้ว +1

    AMIIN sheik jazakalax

  • @cabdidixiin9541
    @cabdidixiin9541 3 ปีที่แล้ว

    Umalkhayr sheekh riyaadayda waniloobaa malmokadib ayan inyarxasuustaa sheekh

    • @arwaabdi1625
      @arwaabdi1625 3 ปีที่แล้ว

      Kula mida ahay hbnki waxan ku riyoodo subaxi wey iga lumayan ma xasuusan karo sheikh mxy thy arintaas

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 3 ปีที่แล้ว

    shukran sheekh sad wnga nogu soo gudbiso

  • @badrudiin5388
    @badrudiin5388 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq ilaahay hakubarakeeyo insha aallh waxaan kuriyooday anigoo kabo gadanaayo gaduud ah riyada kale caano macaan cabaayo

  • @catuulatacatii4075
    @catuulatacatii4075 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqoow Waxman kuriyooday dhoorma saxibkey oo geeriyooda ayaan marwalbo arkaa riyada dhexdeeda

  • @naciishquruxabdiaziz8655
    @naciishquruxabdiaziz8655 24 วันที่ผ่านมา

    Alhamdulillah

  • @grwyhaha2752
    @grwyhaha2752 3 ปีที่แล้ว

    Riyadh adigoo. samada aadaye oo heebaabayso 22 ka hor baan ku riyoodaye ducadaan ku ducaystan waan heli sheeq

  • @jannojoogdheer2201
    @jannojoogdheer2201 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh waxad ifasirta riyada meel cilaj ama mesha dadka laga quramiyo jooga

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh aniga waxan ku riyooday mel far biyo ah dul fadhiyo oo waliba malaay badan kaso baxsanaayo maxaa waaye iso shega plz

  • @amal_yt8415
    @amal_yt8415 3 ปีที่แล้ว

    Asc.sheikh.waxaan.rabaa.raqamkaaga isodir.insha ALaah

  • @aaminoxareed1480
    @aaminoxareed1480 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxad ifaritaa riyada ayad kursi iyo sadexdaa kulacud o laa akhrinayo

  • @SuldanBurco
    @SuldanBurco 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah ❤❤❤

  • @zsh2214
    @zsh2214 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh adigoo raali ah ma ii fasiri kartaa riyadaan oo ah
    Waxaan ku riyooday anigoo dahab iibsanaayo fasirkeeda muxuu noqon karaa Jazakallahu kheyr

  • @zadrizamiFamily
    @zadrizamiFamily 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin aamiin 🤲❤❤❤❤

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 3 ปีที่แล้ว

    Magacaygu waa sahra asad sheikh JAZAKA ALLAH KHEIR ALLEH haku sharfo aduun iyo akhiro
    Sheikh 3mar aan riyo kuso weydiyey xita wattpka imdna so jawabin qoralkeyga ma aragtid miya

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal adigoo raali ah sheeqa isuu whatsup numberkiisa please allaah haku barakeeyo

  • @maankamaanka2500
    @maankamaanka2500 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @grwyhaha2752
    @grwyhaha2752 3 ปีที่แล้ว

    sheeq waxaan 2 jeer ku riyoode madaxayga oo injir. ka daadanayso marka markii. hore lacag badan baa ilaah igu harqiye markii danban waxabo maanan helin

  • @Samar-gw5hm
    @Samar-gw5hm 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh Allaha kaa abaal mariyo sida wngsan aad wax noogu sheegeyso
    Yaa sheeq habeen dhaxdaas wxn ku riyooday mama aan taajudka Isla aadnay oo jirkeyga Cuneyso sida waraabaha sii jeedka ayey iga cuneysay ilaa aan hurdada kasoo boodo Mamadana Qf wngsan waaye Wllhi wan fahmi Waayay jwb

  • @ifajcaaadeyifrajcaaadey2494
    @ifajcaaadeyifrajcaaadey2494 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah sheq ilah haku xifdiyo

  • @safasumiita2327
    @safasumiita2327 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekh

  • @xafsocabdulahi1710
    @xafsocabdulahi1710 2 ปีที่แล้ว

    Kawaran adigo uducaynaya hooyo dhimatay

  • @ayaanmahamed7930
    @ayaanmahamed7930 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sheikh alle haku xifdiyo

  • @faadumomuxdiin7340
    @faadumomuxdiin7340 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqoo waxaan ku riyodey anigoo ninkeyga xalaasha ah oo jidka dhixdiisa igu naageysanayo oon cabsanaayo isagan rawa bulshada dhexdeeda maxay tahay

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

    Shikheyga ii duceeyey weliba

  • @hosseinjowhar3093
    @hosseinjowhar3093 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sheikhow
    Waxaan ku riyoodaa mararka qaar
    Anigoo baabuur ka xeynaayo ama wadaayo si nabad ah marka maxay noqon kartaa riyadaas.

  • @shugrishidan8997
    @shugrishidan8997 2 ปีที่แล้ว

    سلام الله عليكم

  • @farhaannoor6249
    @farhaannoor6249 2 ปีที่แล้ว

    Asc shaikh telkaga whatsapka ma heli karaa

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeqoow ale haku xafido waxaan rabi la haa Number kaaga what’s up ka oo suaalah laguugu soo diri karo mahadsanid

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว

    Shukran suldankeygi

  • @sadiamohamedhassn4124
    @sadiamohamedhassn4124 3 ปีที่แล้ว +4

    Ameeen

  • @ukhtiinislaam7451
    @ukhtiinislaam7451 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxaa ku riyode anoo uur leh lee bus anoo dhalaayo kuma riyon

  • @hillhussein3205
    @hillhussein3205 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiiin yaa rabi

  • @islambestreligion6225
    @islambestreligion6225 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhow waxaan kuriyooday Ari cad oo biyo dhaxdiisa iga cararaya kadib waan qabtay arigii
    iifasir kheyr illahay hakusiiye

  • @gsvejs4735
    @gsvejs4735 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyody ano quranka aqrinayo

  • @amalkayse2814
    @amalkayse2814 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    Ani waxaan ku riyooday anoo uur leh
    Oo dhahaayo uu dhaq'dhaqaqay ilmihii
    Iso sheeg sheekh mahadsanid

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday sheekh aniga oofoolanaya

  • @farhiyoabdilaahi3001
    @farhiyoabdilaahi3001 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiqow waxan ku riyaday aniga oo meyd ah oo dhimanyo bisha lixad ee junn tuwan iyo kowgada badana waye rumeyoda riyadayda oo waye dhacan

    • @ikranadamali4383
      @ikranadamali4383 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo riyada anoo dhimanaya way igusoo noqnoqotay

  • @mamaiqlas6893
    @mamaiqlas6893 ปีที่แล้ว

    Amin Amin Amin yarabi

  • @umumumtaz3518
    @umumumtaz3518 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamin yaa rabi

  • @xalimosacda4945
    @xalimosacda4945 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sh allaah khayr haku siiyo

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaminn

  • @nasteexonalka2779
    @nasteexonalka2779 3 ปีที่แล้ว

    shekh waxaa ii fasirtaa nin waaga is guursan oo sxbo nahay ayaan ku riyode Anigo u dhalay gabar asiga u eg riyadaas ii fasir

  • @malyuuncire5813
    @malyuuncire5813 3 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyooda anigoo duulduulaya hawada lkn samada magalin wana kufaraxsanaa wanna layaba sidaan uduulay xitaa subixii markaan sootosay run ayaan uqabay Waxaan iskudaya Inan dulikaro wana iskuqoslay

  • @andfatahali2493
    @andfatahali2493 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay haku barakeyo

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 ปีที่แล้ว

    Shikhi iifasir riyo

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 3 ปีที่แล้ว

    Sheek kawaran Hada Mar melbu kuriiyo mesha adi ku sheeqeeyso Mar badan maxa tafsiireeysna wayo Ani hospital Aya ku shakeeya oo qal qali Aya caxeey Mar badan Aya kuriyonaya

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH

  • @fadumoadanabdullahi9007
    @fadumoadanabdullahi9007 3 ปีที่แล้ว

    Shugran shekh

  • @safiaindhayare2385
    @safiaindhayare2385 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jaza ka allah

  • @DoDo-mn6kj
    @DoDo-mn6kj 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhaygi magacaygu waa cabdifataax, waxaan ku riyoodey 3 habeen aniga oo xaarkayga/saxarayda cunaya,

    • @DoDo-mn6kj
      @DoDo-mn6kj 3 ปีที่แล้ว

      3 habeen oo isbuuc gudahiis ah weeye,

    • @bayaanjama629
      @bayaanjama629 3 ปีที่แล้ว +2

      Bismillah
      Subxaanallah

    • @cadarsulaiman4332
      @cadarsulaiman4332 3 ปีที่แล้ว +1

      Saxarada waa beeelo lcgaa heleysa

  • @farduuzibrahim92
    @farduuzibrahim92 3 ปีที่แล้ว

    Maan sha alaah

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @raxmashiiqilaahayjakubarke2951
    @raxmashiiqilaahayjakubarke2951 3 ปีที่แล้ว

    shiiqiifasirriyadiiaankuwaydiiyay

  • @huda9105
    @huda9105 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰

  • @cabdiqaadirsaleebaan9858
    @cabdiqaadirsaleebaan9858 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @الجمالينبعمنالقلب
    @الجمالينبعمنالقلب 3 ปีที่แล้ว

    Iisoo farlsir shekh

  • @hanajamac6484
    @hanajamac6484 3 ปีที่แล้ว

    Saka oo udanbaysay ayan ku riyoonayay anoo dhalaya uurna ma lihi ikhyna xoogban ubaryaa wakhtikasta

    • @hibaqsiceid9698
      @hibaqsiceid9698 3 ปีที่แล้ว

      alle ducada hakuu aqbalo waa bil barakaysane wllo qali

    • @hanajamac6484
      @hanajamac6484 3 ปีที่แล้ว

      @@hibaqsiceid9698 amiin wlshey qali jasaklh dhamantenba rabiha ino aqbalo

  • @FadumoMaxamed-r7o
    @FadumoMaxamed-r7o 3 หลายเดือนก่อน

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝🤲🤲🤲

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

    Anigo ley duceenaayo ku riyodey shikh ii fasir bal

  • @farhaannoor6249
    @farhaannoor6249 2 ปีที่แล้ว

    Asc shaikh telkaga whatsapka ma heli karaa

  • @lylacanab7228
    @lylacanab7228 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 💞💞

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 3 ปีที่แล้ว

    Amiin insha allah

  • @cabiidbillaah4531
    @cabiidbillaah4531 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @aragsanqurux6533
    @aragsanqurux6533 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yaarabi