Alla shiiqow Wallaahi dhowr Jeer baa ku Riyoodayy anoo Cunto cunayaa shaqo fiicanna waa helayyy. Oo waliba aan malleeysaneenn. Masha Allaha Thanks Allaha ku Xifdiyo❤️✌️
Asc macalin riimi waxaan ku riyoodey aniga iyo gabadha caanka ah ee happy la dhaho o timaha iska xiirney kheyr Allah ku siiye ii soo fasir gabadhaas aqoon gooni ah uma lihi social media ayaan ku arkey jazakallaahu kheyral jaza sheekh Allah ku xifdiyo
asc shiiqa alah ku barakeyo wax iso shegat markasta wan ku arkag rurigeg bahalaka lahayo hangararac riyo ma ahn caadi mar kesat ku arkag rurig waa dabaq .wan layabanahay rurigan anig iyo 2 caruur ijogto xaasan wan ahy shiiq allah ku xafido ii so jwb 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
أللهم صلي علي محمد و علي ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Asc sheeqow Alle ha ku xiftiyo anigu waxaan ku riyooday madax weynaha oo lacag i siinaayo marnah waxaan ku riyoodoy roodhi iyo shaah cadeys ah ii so sheeg
Asc sheekh allah ha ku xafido waxaa ku riyoodey anigoo ila joogan 2naag oo deris nahay kadib kelida korkeeda ayaa idilaacsan markas ayay idheheen xaarkaga ma jòogsanayo islaamihii mid ka mid ah waxeey aruurinay saxarada weel ayay ku gurbinay wayna daboolay mida kalena waxeey idurtaa cirbida binjiga si hoogan dhanka kelida hosteda ah
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakatu shekh riimi Allaha kubarakeyo kuna xafidu shekh waxan kuriyoday ramadan ti nadhaftay malin duhura wan somana wan gajoday iyo haradba waxan kunlahay jabuuti wana xeb kulul ronti adba loharada an bilabo riyadi an arkay inshaallah saladi duhur markan tukaday wan ducaystay kadib wan tasbixsaday kadib wan sexday waxan samada waxa ligu soqoray tasbixda o midab casana kuqoran kadib ilahay waxan waydistay inuu cuntu samda iga keno waxana iga timiday khodrad sida tuga usocota khodrada way badnayd lakin waxan kagaranaya ruman hadana waxan waydistay ilaahay roob zam zama inuu samada iga keno roob aya daay wan kacabay waliba sacabadayda ayan kucabay maxay noqonkarta ryadasi shekh bal fasir inshaallah
Asc shekhow waxaan marar badan ku riyode anigoo walashey iladhalate jirdil u geysanayo mana aha quf aa nec bahay aad ayaan u jeclahay waxan layawe waxan mar walbo ugu riyodo anigoo dhiwateynayo 😭😭😭😭😭
Sheekh Ani waxan riyo ku arka marmar aniyo buuwayo habenki waxana ubadan markan salaatu leyka badsado hawada sare ayaan gala Hadi Aan iskadhafana waan biiwi lkn meel sare magarayo waxasi ayyan isku arkey intan buuwin waxban arka iisosocdo dhibna ila magan markasa hawada gali.
Alla shiiqow Wallaahi dhowr Jeer baa ku Riyoodayy anoo Cunto cunayaa shaqo fiicanna waa helayyy. Oo waliba aan malleeysaneenn. Masha Allaha Thanks Allaha ku Xifdiyo❤️✌️
mashalh❤😢
Scw scw
Sheeikh riim waxan ku jeclhey taqwada dheer iyo saa ilaahey u aminzatah. Iyo saa u jeceshay yaqiinta dadka taam tahay marka allah ku xafido 👐
Salallaahu callehi wasallam Yaa nebiyu llaah yaa Rasuulullaah waaraacney waa rumeyney Aamiin yaa Rabi
Sallallaahu caleeyhim wasalim
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
اللهم صل على محمد وآل محمد
Asc macalin riimi waxaan ku riyoodey aniga iyo gabadha caanka ah ee happy la dhaho o timaha iska xiirney kheyr Allah ku siiye ii soo fasir gabadhaas aqoon gooni ah uma lihi social media ayaan ku arkey jazakallaahu kheyral jaza sheekh Allah ku xifdiyo
Sheikh iiga soo jawaab waxab ku riyooday aabahy allaha unaxariiste oo gaadhi II hadiyay oo ileh kadoono wasankii buu yaalaa Adaa leh wana gaadhi cusub shukran insh allah sheikh Ramadan Mubarak
Allahu masali cala Muxamed wa cala ahli Muxamed salalahu caleyhi wa salam scw ❤
Xabxab anoo cunaya ayaan ku riyooday ii fasir sheekh khayr hele
LAHUMASALICALA MUXAMED SH KURIYOODAYE GABABAR UUR LE BISHII UGUDABEESAYE XIJAABANA WAXAAN KURIYOODAYE Angoo madaxweenaha uu ii dhiibaye qasanada lacagata furaheeda oo lacagatana ayeye saas uraseesatahaye oo dadakana iigu leeyihiina lacagata qeeb nagasiih
شكرا جزيلا يا اخي
😍😍😍😍😍😍😍
Sheikh allaah kuxafido isojawaab su aasha kuweydiiyay
Allaahuma sali calaaa nabiyunaa muxamed salalaahu caleyhi wasalam❤
Allaahuma sali wasalim calaa nabiyinaa muxamed wacaa aali wasaxbihi ajmaciin
صلی اللہ علیہ وسلم sh.marar Bdn waxan ku riyoday injir iska so qabanayo micnahisa ii fasir deg deg insha qeyr bdn alaha ku siiyo alahuma aamin yarabi
Scw Allahuma Sally Calla Nabiyana wa xabibana Mohamed Wa calla Aali sayidan Mohamed scw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Scw scw scw scw scw
asc shiiqa alah ku barakeyo wax iso shegat markasta wan ku arkag rurigeg bahalaka lahayo hangararac riyo ma ahn caadi mar kesat ku arkag rurig waa dabaq .wan layabanahay rurigan anig iyo 2 caruur ijogto xaasan wan ahy shiiq allah ku xafido ii so jwb 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
AdhigA NOOSOO fair
Sheekh
Allahuma sali calaa muxamed wacalaa allihi muxamad scw
Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamd kama baarakta caala ibrahima
Allahumma Salli 'ala Muhammadin wa 'ala aali Muhammadin, kama sallaita 'ala Ibrahima wa 'ala aali Ibrahima innaka Hamidum-Majeed. Allahumma barik 'ala Muhammadin wa 'ala aali Muhammadin kama barakta 'ala Ibrahima wa 'ala aali Ibrahima innaka Hameedum-Majeed.
Sheekh riim waxaan Ku riyooday maalin cad cirkana xidigo yaalan macal cadceed
أللهم صلي علي محمد و علي ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Numbarkaga
Ayaa rabaa
Allahu musali calaa muxamed wacalaa aaali muxamed. Scw
Asc sheeqow Alle ha ku xiftiyo anigu waxaan ku riyooday madax weynaha oo lacag i siinaayo marnah waxaan ku riyoodoy roodhi iyo shaah cadeys ah ii so sheeg
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين
للهم صلي وسلم علي نبينا محمد وعلي آله وصحبه وسلم
Allahu masali calamuxamad wacala allihi muxamad
Asc shekh waxan ku riyoody anigo mobeel hely riyadas sii deg deg eh igu soo jwb
Allah haku xafido yaa sheikhah. aniga mar walba waxan ku riyoodaa aniga oo cunto cunaayo inta bdn bariis mcn bdn oo aanba kadhargeynin ayan cunayaa riyada dhexdeeda xitaa markaan cunto cunitaanka kuriyoonaayo waan baryo qaadayaa sidi qof si run wax ucunaya qofka qolka ila jiifo wuu iga yaabayaa wuuna iga cabsanayaa hbn hore waxan kuriyooday anigoo cunaya wax aan shukulaato aheyn oo aas kareemka cml ah lkn maqiyaasi karo qaabka ey umacaaneyd wax an kutilmaamo si darn ayan ucunayaa waxa ila jiifay qolka gabar wllshey ah waxey tiri xalay dhan mopelka kugu ifinaayay ee maxaa cuneysay markaasaa usheegay waxa aadka imacaanaa waxaana ahay aniga gabar aan wali guursan jazaakallah sheikh cuno cunida dhib bey igu heysaa riyada dhexdeeda waayo hbnkii dhan wax baan calaajinayaa oo leyga baqayaa plz iigasoo jwb wax ey iiga baa'ba'eyso midaas shukran
mashalh😂😂❤
❤ Dayaxa ama khoraxdawaa jeclahey ❤
Mansha alaah shiikhow riyaa rabaa inad ifasishid seen kulaso xariiraa
Sheikh waxan kuriyodhay jirkeyga said U dalalayo very glowing skin or body ii macne please
Shiiqow asc Allah haku xiftiyo waxaa ku riyoday anigoo cabaya maraq
Sheeqow waxan kuriyoday Anigo dad hortoda kuqubesanayo waliba niman qar muxram ii eh iyo qar an muxram I ahen please iga sojawab
Asc sheekh waxn ahey gabar an wali guursan waxn xirir lahen wiil wana kala tagney waxna 3 jeer ku riyoday inoo ilmo udhalay sheekh iso fasir riyada 🙏jasakalh kheir sheekh
Ani xita hawen walbo wan kula riyoda😢😢😢😢
Allahuma sali wasalim calaa xabiibina muxamed❤
Sheekh waxaan ku riyooday abeeso lugaaley gacan iga qanintay korkana iga fuushay Ii fasir sheekh qeyr allaha kusiiyo
Asc shekh waxan ahay qof kuu jecel ilaahey dardiisa waxan raway inaan ku weydiyo riyo r2 jeer anku riyoodey taasi oo ah geel qurux badan anigo daawanaayo🐪🐪
Asc cheickh Rimi waxan ku riyoday hoyaday oo dahab ilkaha hoose igu xidhaysa farahana i galinaysa pleas igaso jawab
Allahuma sali cala muxamad wacala aali muxamad❤
Allhuma salii calama muxamed waclaa eeli muxamed
asc sheeq barakalahu figum waxa guriyoday anoo uurleh oo babur idardarayo oo dadka idhahayan washahiday uurna walahaay wil,anadhalay hadana uur aya yeshay kawara nadhalay bls iisofasi
Shiqo xly waxan ku riyoday qiyamihi oo dhcay dadka oo.dhan oo dhinten oo.aan kaso harnay aniga hoyade iyo walshe iyo ciyalkayga ee maxay thay riyadas
Allah huma sala wasalim calaa seydina Muhammad ❤❤❤❤
اللهم صل على محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
Scw scw scw ❤️
Elbm
Shiikh asc waxan ku riyooday lo,idileyso hooyana iga cilineyso adoo raali ah ii sheeg xitaa gabar ila dhalatay wey ku riyootay riyadaas
Asc sheekh allah ha ku xafido waxaa ku riyoodey anigoo ila joogan 2naag oo deris nahay kadib kelida korkeeda ayaa idilaacsan markas ayay idheheen xaarkaga ma jòogsanayo islaamihii mid ka mid ah waxeey aruurinay saxarada weel ayay ku gurbinay wayna daboolay mida kalena waxeey idurtaa cirbida binjiga si hoogan dhanka kelida hosteda ah
Asc Sheikh riimi waxaan rabaa inaad ii sheegto waxaan ku riyoday anoo wado luuq ah oo ciriiri ah maraaya ayaan waxan helay 3 saacdot oo dahab ah oo kala meel yalaan ilaa hadana wan la yabanahy ii fasir Sheikh jizakalahu qeyr
Scw gabdho badaneh
Alahuma sali calla muxamed wacalaa ala living was behind wasalim
Asc sheikh riyo ayaa igu soo lab labatay sheikhow anaa Mel dhexe dulayo iyo anigoo kursi kudalayo please
Allahuma sali wasalim calaa xabiibinaa muxamed
Asc shiiqo waxaa kuriyoday gawar dhimatay oo meel doogjooto
Sheikh Anigu waxaan kuriyooday Anoo xirfad ka sha qaynaya gabadh waan Ku riyooday Runtii xalay
Allah humma salle calaa Muhammad waa calaa aale Muhammad
Barakalaahu sheikh waxaa kuriyoday aniGo wiil yar dhabteyda soraaray xaajigeyga anigana madhalin waxaana leyahay magaciis isheg ma aqaan ayu leyahay
Allhu masali wasalim claa sayidanaa muxames scw scw scw scw scw
Allahuma sali wasilim calaa said inaa muxamed
Allahuma sali wasalim calaa xabiibinaa muxamed scw
Allahu sali calaa muxamadin
اللهم صلّ وسلم على سيدنا محمد عدد ما في عِلم الله ، صلاةٌ دائمة بدوام مُلك الله
الهم صلي على محمد وعلي ال محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي ال ابراهيم انك حميد مجيد❤
Alahuma sali cala muxamed scw
Allaahu masallii callaa muxamed wacallaa aali muxamed
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى ال وصحبه وسلم❤❤❤
Xayawaan kawaran.allahu masali calaa maxamedin
Alaahu masali calaamuxamed
Salalaahu caleyhi wasalam
Alaahumasalicalamuxamad
Mمحمد ﷺ.
اللهم صلي وسلم نبينا وحبيبنا محمد عليه الصلاة والسلام
Sheikh riimi wan ku salamay sheikh waxan ku riyooday aniga oo rimir gadgaduudan oo aad u macan cunaayo
Asc shiiq wadku mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad u fasirtay riyada. Su'aal xaaskeeyga ayaa ku riyoote gabar yar oo saan barad ah waliba ayadoo idheheesa qabo gabadha aan sawir ka qaadee? Maxee noqon kartaa riyadaas
Shek aniga waxan kuriyodaay نبي الله محمد صلى الله عليه وسلم
Hmplyo 🎉
Alah humasalecalamuxamad wacala alihi wasalam
Masha Allah
Alah hakubarakeeyo
Maasha Allaah jazaaka Allaah qeyran sheikh
Scw
Allahu masalim
Calasayidina
Mahamed wa
Cala aalihi sayidina
Mahamed
Asc sheeq waxaan kuriyooday anoo baabuur ilagadoomaayo labo jeer waxna iguma gaarin jugyar xataa imagaarin labadajeerbo iisoo fasir alle hakubarakeeyee
Shiikho waxan kuriyadaa xajiin dhulka buuxda oo aan ka cabsanaayo iiso fasir
Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakatu shekh riimi Allaha kubarakeyo kuna xafidu shekh waxan kuriyoday ramadan ti nadhaftay malin duhura wan somana wan gajoday iyo haradba waxan kunlahay jabuuti wana xeb kulul ronti adba loharada an bilabo riyadi an arkay inshaallah saladi duhur markan tukaday wan ducaystay kadib wan tasbixsaday kadib wan sexday waxan samada waxa ligu soqoray tasbixda o midab casana kuqoran kadib ilahay waxan waydistay inuu cuntu samda iga keno waxana iga timiday khodrad sida tuga usocota khodrada way badnayd lakin waxan kagaranaya ruman hadana waxan waydistay ilaahay roob zam zama inuu samada iga keno roob aya daay wan kacabay waliba sacabadayda ayan kucabay maxay noqonkarta ryadasi shekh bal fasir inshaallah
Scwscwswscwscw scwscwswscwscw scwscwswscwscw scwscwswscwscw scwscwswscwscw scwscwswscwscw
Wll Aniga Sidaas oo kale Ayaan Ku Riyoodey oo samara Waxa la iisgu soo qorey Towxiid Laa illaaha illallaah iyo Tawakkal Calalaahi Wakafaa Billaahi wakiilaa Lkn Maanan Fahansaneyn
Allaahu masli calaa muxamed waclaa aali muxamed kamaa saleyta calaa ibraahiima waclaa aali ibraahiim inaka xamiidu majiida
ASC sheikh WaxaN HaweeN kasto kuriyooDha aniGo lake ama Bohol sidhat utaqanit Kujira AniGa IYO AzxbtayDha. Kadibna CadhoW AYAA NASOBURSADHO HARKAN ISDOHO CARAR MEESHA KABAX KAMA BIXI KARO DADKA KLE WEY CARARAAN LKN ANIGA MAKARO WAAN ISQASBA HADANA MAKARO😢😢
Allahuma sali calaa muhamadin wacalaa caali Muhammad kamaa saleyta alaa ibraahiim wacalaacaali ibraahim inaka xamiidul majiid sheekh waxa kuriyooday sheekh huseen jabuuti oo nambar furalabo ah iso yeeriyay ana waan kaqortay wuxuna igu yiri waxi suaalo aad qabto xalkaan igasoo weydii wali meesha uu ubadan yahay oo laga xelaay aya iisheegay axldullilaah waanu kufarhay
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Scw
Alahumasali calamaxama
Alahouma Salah cala maxamad
Shiikh kher allha ku siiyo
Shiiqow waxan ku riyooday hada ka hor ano ilmo badan Mel doog aha ku cayar sinayo maxa LA dhihi Kara tas waxa dhalayna MA aqani
Alahuma sali calaa muxamed
Allahuma sali wasalim cala nabiyina mahamadiin saallalahu caleyhi wasalam
Alaahumasali wasalim calaa nabiyinaa muxamed
Allahou moussali rallah mouhamad ha alli mouhamed
Asc sheeq waxan ku riyoody anigoo 2 dooli matagay ii fasir sheeq 😇
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى ابراهيم انك حميد مجيد
Scw scw scw
Allahu ma sali calaa muhamed
Salalaahu caleyhi wasalama Salalaahu caleyhi wasalama Salalaahu caleyhi wasalama Salalaahu caleyhi wasalama Salalaahu caleyhi wasalama
Allahu masali cala muxamed❤❤
Asc shekhow waxaan marar badan ku riyode anigoo walashey iladhalate jirdil u geysanayo mana aha quf aa nec bahay aad ayaan u jeclahay waxan layawe waxan mar walbo ugu riyodo anigoo dhiwateynayo 😭😭😭😭😭
Alahumasali wasalim wa Barik cala sayidina muxamed
Allaahu ma sali calaa maxamed wa cala ahli maxamed
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Sheekh Ani waxan riyo ku arka marmar aniyo buuwayo habenki waxana ubadan markan salaatu leyka badsado hawada sare ayaan gala Hadi Aan iskadhafana waan biiwi lkn meel sare magarayo waxasi ayyan isku arkey intan buuwin waxban arka iisosocdo dhibna ila magan markasa hawada gali.
Wll ridas fasirked lama radiyo ayu yiri shekh
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا وشفيعنا محمد وعلى آله آله وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ألف ألف ألف صلي على النبي وعلى آله وصحبه أجمعين
"ALLAAHUMA SALLI WASALIM CALAA SAYIDINAA MUXAMED".
shiikh ale haku barkeeyo wallo
Allhu ma sali calaa muhumed wa calaa aalihu muhumed
Asc shiiq nabar kaga ayan rabnaa inaa riyoyin ku weydiyan rabnaa
Allaa huma Sali calaa muxamad wacalaa aali muxamad❤❤❤
Allahumasali calaa muxmed walaa aahlii muxamed
Sheikh kawaran adoo cunto qaybinaaya hadad ku riyooto badi anoo dad cuno siinya ayaan ku riyooda