MAXAADAN KA OGAYN QANJIRKA THYROID | ADNAN & SIRKA PODCAST

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ค. 2024
  • Waa Maxay Xanuunka ku dhaca Thyroid, Maxaase Dawo u'ah
    Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
    Producer: IBrahim CM
    Production: ‪@sultaanfilms‬
    Follow AS PODCAST on
    / a.s__podcast
    / a.s.podcastt
    / as.podcast8
    Follow SULTAN FILMS on
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
    Waa maxay xanuunka ku dhaca Thyroid
    Maxaa keena Thyroid
    #sultanfilms
    #adnan_sirka_Podcast

ความคิดเห็น • 190

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah dhaqatiir waxtar bulshada uleh tihiin hore usocda

  • @nisrenahassan9195
    @nisrenahassan9195 หลายเดือนก่อน +18

    Best Somali podcast ever seen .

  • @istaahiljama1059
    @istaahiljama1059 22 วันที่ผ่านมา +2

    Maantan idinku soo biirey aadbaan uga helay because hore umuu jirin podcasts somali ah oo caafimaadka lagaga hadlo aadbad umahadsantihiìn❤

  • @maryanmohamud2153
    @maryanmohamud2153 10 วันที่ผ่านมา +1

    This kind of podcast our community needs to listen best podcast thanks dr.

  • @saabiriinxasanabdiraxmaan1931
    @saabiriinxasanabdiraxmaan1931 หลายเดือนก่อน +6

    Dhalinyaro share dhaha. Vediogaan si ay bulshooyinka badan uga faaideestaan. Aniga arday ahaan. Macalin baa 6 months ii sharaxaayay. Mana aan fahmin but hada. 35 minutes ku fahmay. Alhamdullilah ❤. Mahadsanidiin. Adinkana.

  • @Mohan-2034
    @Mohan-2034 7 วันที่ผ่านมา +1

    Drs noosoo badiya dhaqaatiir kale noosoo balamiya xitaa cudurada dhamaan waa muhiim in laga hadlo

  • @husseinhassan9850
    @husseinhassan9850 หลายเดือนก่อน +10

    lecture muhiim ah waaayay runtii waa mahadsan tihiin DRS
    next lecture waxaa nooga dhigtaan ASTHMA waa codsigeyga drs mahadsanidiin

  • @fahemamuhammad6623
    @fahemamuhammad6623 12 วันที่ผ่านมา

    Mawduucyo aad ay ugu baahi qabtay bulshadeenu, hore usocda walaalayaal.👏🏼🤍

  • @AymanMohamed-pq5ov
    @AymanMohamed-pq5ov หลายเดือนก่อน +5

    Podcast ladaawado kii ugu qiimaha badnaa baad noo soo jeediseen Doctors
    Soomaaliduna aad ugu baahnayd Alle Ajarkeeda haydin siiyo aduun iyo aakiiraba I.a Miisaanka xasanaadkana haydin ku daro🤲🤲🥰

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Aaaamiiin.
      Mahadsanid walaal Ayman.

  • @Degan23-c7i
    @Degan23-c7i 15 วันที่ผ่านมา

    Fahan guud wan uga baahna qanjidhka😊

  • @HassanMohamed-sc3po
    @HassanMohamed-sc3po หลายเดือนก่อน +7

    This is what kind of PODCAST we need

  • @AishaAishacuud
    @AishaAishacuud หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah aad baan ubogaadinayaa barnaamijkan halkaas kasii wada dadaalkiina i.a❤

  • @fartunbirimo3429
    @fartunbirimo3429 25 วันที่ผ่านมา

    M.a jazaka Allah Dr's kena ciwan muhiim ah kadhawajisen

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 หลายเดือนก่อน +1

    Waan bogaadinehnaa podcast gaan mowduucyada muhiim ahna waa ka hadashaan , Allah idin sharfo

  • @FadumaAbdiIsak
    @FadumaAbdiIsak หลายเดือนก่อน

    Keep doing doctors 🙏❤️

  • @salmoabdisalmoabdi
    @salmoabdisalmoabdi หลายเดือนก่อน +1

    Best Somali podcast ❤

  • @abdullahi91
    @abdullahi91 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha idinka abaal mariyo dadaalka aad shacabkiina galinaysaan🙏🤲

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah ilahey cimriga iyo cilmigaba ha idin barakeeyo mahadsanidin our Doctors ❤❤

  • @doogmedia2345
    @doogmedia2345 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah aad ayaaad u mahadsantihiin wllo qaaliya
    Waa mowduuc aad muhiim u ah
    Aanan ku fahmi waayay sanad
    Balse aan maantay ku fahmay in kayar saacad ❤

  • @nasriincadaani4588
    @nasriincadaani4588 หลายเดือนก่อน

    Mar uun inaan noqdo drs aadban u jecelahay alle ha iirumeeyo riyadaydaaaa❤

  • @Alax.12
    @Alax.12 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanidiin
    Dhakhaatiirtayada
    Waxbadan ayaa bulshada soomaaliyeed ufaaidayseen❤🎉

  • @Real_00533
    @Real_00533 หลายเดือนก่อน +3

    Waan jeclahy podcasts ka podcast kaan caafimaad ka kaliya looga hadlayo wa arin kle oo somalida ku cusub Mahadsnidiiin 🙏😍

  • @idilyuusuf1894
    @idilyuusuf1894 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsan tihiin walalyaal runtii latalin cafimad oo ad ugu bahneyn🙏

  • @habiiboissackdaahir437
    @habiiboissackdaahir437 หลายเดือนก่อน +2

    I.a next vedios. how to learn every language in digital

  • @user-cp2vl1jq8f
    @user-cp2vl1jq8f หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo aad ayaad u mahansantihiin maxaa yeelay majiro podcast somali ah oo haddana ka hadlaya caafimaad. Sidaa darteed mar 1aad iyo mar 100aad waad ku mahadsantihiin ❤❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan walaal, Sharfanid.

  • @anfacmohamed7597
    @anfacmohamed7597 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah waxaad noqtaan 2 dhaqtar o daacad isku eh , hadhow dhaqaale ha isku dagaalinina iyo qabiil toona

  • @user-tk3ek5nc1o
    @user-tk3ek5nc1o หลายเดือนก่อน

    dr adnan and dr sirka mahdsnidin wxbdn niga faaidney runtii waxad kasoo hadashan xanunka baabasiirka iyo xdhiidhka kdhexya dhbar xnunka amse xnunkani xanuun kale ma isku badali karaaaa misaan dhimis makeena waxn rjynaa frinta inay nisoo gaadho mhdsnidin❤

  • @kaahosahal6238
    @kaahosahal6238 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله

  • @nisteehabintuibraahim2719
    @nisteehabintuibraahim2719 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks Dr Adnan And Dr sirka
    Jazaka allah kher 🙏

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 หลายเดือนก่อน

    Dr's marka lasaaro fadlan podcast kle kusoo dara insha Allah

  • @hanaahmed1115
    @hanaahmed1115 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Alllah, aad ayaad u mahadsantihiin waxan jeclaan lahaa inaad ka soo hadashaan laba xanuun oo somalida aad ugu badan
    1. Xanuunada caabuqa kaadi mareenka khaasatan dhanka dumarka markasta kusoo noqnoqda
    2.xanuunka gastritis ka
    qaabka ugu haboon ee loo ga hortagi karo haduu qofka ku dhacana si sax ah loo daaweeyo

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Walaal Hanaa runtii waa 2 mowduuc oo aad u muhiim ah insha Allah mar baan diirada saaridoona, qorshaha ayaana ku darsaneynaa insha Allah.

  • @naasirmaxamed8534
    @naasirmaxamed8534 หลายเดือนก่อน +2

    Dr adbad umahadsantihin sidad videos ka quruxda badan ad nola wadagtan points ad logu bahna bad ka hadashan sida nogu wada alle ha idinka jazai siye👏

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Allah ku sharfo walaal Naasir.

  • @hiboaxmed7158
    @hiboaxmed7158 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah tabarkallah raxmaan guys you doing good job we need a lot of educated people allhuma barek ❤

  • @ASHRAFSHLPY-ml9he
    @ASHRAFSHLPY-ml9he หลายเดือนก่อน

    Thanks for your precious info❤

  • @maryanmohamud2153
    @maryanmohamud2153 10 วันที่ผ่านมา +1

    Can you tell us the salt name walal

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 หลายเดือนก่อน

    Podcast ugu fcn aan daawado
    Kan waxaad ku xijisaan Testestiroon

  • @rahmafaysal4112
    @rahmafaysal4112 หลายเดือนก่อน

    M.a keep going brothers

  • @nimcoizmail7753
    @nimcoizmail7753 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dr wxan tagy dhakhtr wxu yidhi hal qanjidh ayaa xawli u shaqynya wxuna gaadhy 9.8 markaa wxn ku si socdaa heerki thirotka mxn sameyaa

  • @abdirahmanmohamednor8119
    @abdirahmanmohamednor8119 หลายเดือนก่อน +1

    Jazalumullah Dr Adnan nd Dr sirka much welcomes

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 หลายเดือนก่อน

    Hore u socda brothers ❤🎉guul ban idin rajeynayaa

  • @muniabdulahi1529
    @muniabdulahi1529 หลายเดือนก่อน +1

    Next ASTHMA PLSS

  • @iskufilaninnaqaliif2835
    @iskufilaninnaqaliif2835 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw

  • @uzamafarah1028
    @uzamafarah1028 หลายเดือนก่อน

    Guys keep up the good work

  • @ikraanmahad8264
    @ikraanmahad8264 หลายเดือนก่อน

    Well appreciated podcast.
    Macluumaad aad u muhiim ah baanu idinka faaiidnay, dhibaatada thyroid-kana aad buu ugu badanyahay dadkeena wacyigalin iyo baraarug cilmiyaysanna ma jiro, talooyinkaas waanu gudbinaynaa idam Eebbe. Aad baad u mahadsantihiin dhakhaatiir idinkuna.

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan walaal Ikraan, Sharaf ayaad leedahay.

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayaad u mahadsnid walyal aqoonta aad barateen in aad dadka uga faidaysan
    JAZAKALLAH 😊

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Wa iyaaka Nadiira. Mahadsanid.

  • @caashocaasho3786
    @caashocaasho3786 หลายเดือนก่อน

    Mahadsamid intada soo dhigtay wax baa ka faaiiday wll hormar wacan baa ku rajeynaa 😘

  • @Abdirahman-Boss
    @Abdirahman-Boss หลายเดือนก่อน

    Well done Dr’s✌️

  • @user-tp3jw4ht5z
    @user-tp3jw4ht5z หลายเดือนก่อน +1

    كيف أقدر اتواصل مع الدكتور 😢 ضروري

  • @suhaib3396
    @suhaib3396 หลายเดือนก่อน +1

    Aad bad u mahadsanyihin Labada Doctorba ❤❤

  • @amranadan7900
    @amranadan7900 หลายเดือนก่อน

    I'm proud of you guys
    You are the best
    I can't even wait for the next video

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน +1

      Sharaf ayaa leedahay Amran.
      Jimco walba 2pm waa joogto insha Allah.

    • @amranadan7900
      @amranadan7900 หลายเดือนก่อน

      InshaAllah

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 หลายเดือนก่อน

    best podcast ever

  • @najmamoalimmohamed5434
    @najmamoalimmohamed5434 วันที่ผ่านมา +1

    Dr cosbada somali waxay ku imaata loor Lkn cosbada dibada ka imaato miyaa no kala saar

  • @user-uu3vb3jq8u
    @user-uu3vb3jq8u หลายเดือนก่อน

    Dr ma iisheegi kartaa cuntooyinka la cunikaro iyo cuntooyinka lacuni karani iyo sidee asigoo igu dhicin uga hortagi karaa plz isoo jawaab mahadsanid........

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkastaaba meeshuu kuxwacanyhy buu bulshada ubuuxin karaa m.allh podcast gan waan jeclaaday walina ku ma aan arkin soomalida asgoo kle allah ha idin barakeeyo ❤❤

  • @MaamuuusMaamuuus
    @MaamuuusMaamuuus หลายเดือนก่อน

    Podcast aad u qeyma badan 💚

  • @najaadupdy4486
    @najaadupdy4486 หลายเดือนก่อน

    👏👏👏👏

  • @user-gs1uy9ie5u
    @user-gs1uy9ie5u หลายเดือนก่อน

    Masha allh wll suaalo ban raby inan niga waydiyo thyroid ka marka xge nigalaso xirira maledihin insstigram

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      AS Podcast instagram ayaad nagala heleysaa insha Allah.
      2da dhaqtarna ciwaanadooda sigaar ah ayey ugu qoranyihiin qeybta Bio.

  • @fathiali2613
    @fathiali2613 หลายเดือนก่อน

    This podcast ❤

  • @ugbadAbib
    @ugbadAbib หลายเดือนก่อน

    Dr yaal insha allah cudurada caanka ah gaar ahaan somalida caanka ku ah soo badiya mahadsanidiin ❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Waayahay insha Allah. Mahadsanid Ugbad.

  • @Ayrinibraahim3796
    @Ayrinibraahim3796 24 วันที่ผ่านมา

    Walal stress kaso hadal ado raliya isu buuq qof dhib ba haysen 😢

  • @ummadamedia6785
    @ummadamedia6785 หลายเดือนก่อน

    Best podcast somalia 🇸🇴

  • @SacdioOmar-qc1mu
    @SacdioOmar-qc1mu หลายเดือนก่อน

    M.a podcast gii ugu qimaha badnaa somalida oon wx ka faidnay Allaha idiin xfdo

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Allah ku sharfo walaal Sacdio.

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 หลายเดือนก่อน +1

    kasoo hadla xanunka xnunka sonkorta 😊

  • @salmoabdisalmoabdi
    @salmoabdisalmoabdi หลายเดือนก่อน +1

    Muqal qurux badan baa niga sugeena

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 หลายเดือนก่อน

    aqoon marka uledahay wxa kahadlayso wxay ledahay faidoyin badan mansha allh wllo ayaal❤

  • @tagsanahmed6336
    @tagsanahmed6336 หลายเดือนก่อน +1

    H pyloric acid kasoo hadal wllo iyo dawadiisa

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal หลายเดือนก่อน +1

    next docter timoo dadshada sababha ku yimadaan thyroudku ma uu sababkii karaa ????????????????????????????????please

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 หลายเดือนก่อน

    aniga waaba leyga remove gareeye dear doctors swnaaagsan aaa ufaah faahiseen waan idinka mahadcelinaa🙏🙏🙏 waan idinka faa,iday wax badan podcast qiimo bdan episodes waan ku tixnaan donaa insha Allah

  • @rothajimcle
    @rothajimcle หลายเดือนก่อน

    Waa idinku xiranahay xilraansho aan cadi ahayna allah idin barakiyo

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Sharaf ayaad leedahay Rotha Jimcale.

  • @fatimahahmed2038
    @fatimahahmed2038 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidiin. runti this podcast aad buu muhim uyahay waana rajaynaya cudurada aadka ubadan ee sidaan kle loo fahansanen oo dadkeena ku badan inaad soo badisaan . 😘😊

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน +1

      Insha Allah waa ku dadaaleynaa in aan kahadalno xanuunada bulshada kubadan dhamaan.
      Mahadsanid Fatima.

  • @amaalhabi
    @amaalhabi 14 วันที่ผ่านมา

    Dr waxd kso hadashn qudaarta iyo faidoyinka ay jirk u leyhy.
    Mhdsanidn

  • @hafsawasiro7284
    @hafsawasiro7284 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanadiin Dhakhatiir👏

  • @Degan23-c7i
    @Degan23-c7i 15 วันที่ผ่านมา

    Xilimuu qaliin noqon kara qanjidhku 😢

  • @user-zr4xl6uq6v
    @user-zr4xl6uq6v 23 วันที่ผ่านมา

    Wllo Ka so hadal madax xanunka magrine

  • @TasnimOsman
    @TasnimOsman หลายเดือนก่อน +1

    7h dhan maaba ka dhiman😮

  • @user-fq8pd9kl5m
    @user-fq8pd9kl5m หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidin dhaqaatiirteena qaaliga ah iloowshaha sow ka mid maaha calaamadaha

  • @Muktafiabillah11
    @Muktafiabillah11 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLAH keep moving Dr Adnan And Dr Sirka BARAKALLAHU FIIKUM❤

  • @Dhoolpodcast
    @Dhoolpodcast หลายเดือนก่อน +1

    Student syndromeku waa wareer kkkk
    Mahadsanidin khubaro

  • @user-uh5ru7mg2g
    @user-uh5ru7mg2g 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanidiiin Drs A and S waxaan ku biirin lahaa inaad noo koobtaaan
    Qaybaha kala gedisan ee branch kamida caafimaadka oo ah public health ❤❤❤❤❤❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  16 วันที่ผ่านมา

      Halkaan kadaawo
      th-cam.com/video/ImpR_0SEWJM/w-d-xo.htmlsi=rlHpHfZuhuMj9HUO

  • @Udgoon754
    @Udgoon754 หลายเดือนก่อน +1

    Waqti fcnbaa podcast gaan nosamayseen Doctors ✨👑 su aalo ma idin waydin karanaa 2:26

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน +1

      Soo dhawowo walaal... Noosooqor su'aashaada.

  • @KalthumaAbdiqani
    @KalthumaAbdiqani หลายเดือนก่อน

    Wan qaba xanunka dhakhatir badan wan uu tagay oo gobalkayga jooga mid kastana dawu iso siya waxna iskagama garto lkn hada wxa kaliyan cafimadka ku daremo waxay noqotay ducada illahay isagan markasta barya oon cafimad waydista❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Kalthum, Waad caafimaadeysaa insha Allah, hadii gobolka aad kaweysay daryeel wanaagsan...
      waxaan kugula talineynaa in aad tagtid caasimada.

    • @KalthumaAbdiqani
      @KalthumaAbdiqani หลายเดือนก่อน

      @@ASPODCAST-somali inshalh wlal wn qadanya taladad Dr ficana wn radasanya meel kastaba ha jooge

  • @muxubo7736
    @muxubo7736 หลายเดือนก่อน

    Next gastric noooga dhiga

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantihin dhaqatirtena

  • @ayanhassan7204
    @ayanhassan7204 หลายเดือนก่อน

    Wad mahad santihiin sida wanaagsan aad noogu soo gud bisaan ciwaanada muhiimka

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio5500 หลายเดือนก่อน +1

    Next, waxabarshada dalka iyo mida dibada farqiga u dhaxeeya
    Plz codsigayga eega 😊

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน +3

      Waa mowduuc xasaasi ah qorshaha ayaa ku dareynaa insha Allah.

    • @Alax.12
      @Alax.12 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid inshallah kasoo hadla ​@@ASPODCAST-somali

  • @DuniaMohamed-pf2eo
    @DuniaMohamed-pf2eo หลายเดือนก่อน +1

    Markuu soo galaa soo galay

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Sharaf ayaad leedahay walaal Dunia.

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 หลายเดือนก่อน

    Aad ayaad u mahadsan tihiin Sida quraxda badan aad barnamijkan u wadaan, guuleysta Doctors.

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan walaa Xamuudi, adigana sidoo kale Guul ayaa kuu rajeyneynaa.

  • @user-jn2lb6zb2l
    @user-jn2lb6zb2l หลายเดือนก่อน

    Cusbada mgceda iso qora asxabey please qofki garanayo

  • @hothen777
    @hothen777 หลายเดือนก่อน +1

    Dhakhtar hormonka aad ugu xeel dheer i sheeg wll adnaan 🙏

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Xagee ku nooshahay walaal Hothen ?

    • @hothen777
      @hothen777 หลายเดือนก่อน

      @@ASPODCAST-somali hargaysa jooga wll

    • @sabahabdiladif8638
      @sabahabdiladif8638 หลายเดือนก่อน +1

      Hargeisa Dr mohamed abdiladif takhasus PHD ka haysta oo fadhiista Shifo ENT clinic , Gargaar hospital iyo Hargeisa Group Hospital intaaba wu fadhiista wad ka heli kartaa

  • @Xalimoyusufcali
    @Xalimoyusufcali 20 วันที่ผ่านมา

    wllyal waax idin arky xilli aan u baahna tallo micnaha facultiga aan baran laahaa lkn waxaa ii cadaatay in aan ku fcn nhy maadoyinka la xariiro cafimaadka 😊
    micnha waxan ahy ardayda hada F4 examkiisa galay oo natiijada sugaayo
    Alle ha idinka abal mariyo❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  16 วันที่ผ่านมา

      Allah ku waafajiyo walaal Xalimo.

  • @fardowsocdy7696
    @fardowsocdy7696 หลายเดือนก่อน

    Ha iloobiin goagle cuduradah lagah baaro dhibatadah keeni karto💯

  • @LearningArabic-vb2sk
    @LearningArabic-vb2sk หลายเดือนก่อน +1

    mahadasanidiin mowducyadan aad baan ugu bahanhy

  • @abdirisaqhasan2027
    @abdirisaqhasan2027 หลายเดือนก่อน

    Allah ha’idinka abaal mariyo waa podcast faa’ido weyn laga faa’ideysan karo

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Aamiiin, Mahadsanid Abdirisaq.

  • @samaaxmohamed-ic3yk
    @samaaxmohamed-ic3yk หลายเดือนก่อน +1

    Ardeyda caafimadka barta zaaid uanfaca wax badan ka fahmi

  • @feriihadalmar2900
    @feriihadalmar2900 หลายเดือนก่อน +1

    Wad mahadsatihiin dr wl kawarma hadad kasoo hadshaan ba FSH IYO LH iyo dadka la nool savage syndrome ka wayo wn lanoooly dhib badn way i hystaa o la dhahy somalia waxb laga qabn karo

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 หลายเดือนก่อน

    Aniga edadey thyroid ayey udhimatey allaha unaxiristo doctorka wuxu dhahay cusbada isticmal ayda majeclen dhanan

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Walaal Canab, Allah unaxariisto Eedo.
      Waxey aheyd geeri xanuunbadan runtii.

  • @hkashkir
    @hkashkir หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidiin, fadlan kusoo xijiya Xasaasiyadaha, Samboorka Iyo Intolerant-ga Caanaha.

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน +1

      Runtii waa mowduucyo aad u xasaasi ah loona baahanyahay insha Allah qorshaha dhaw ayaa ku dareynaa.
      Mahadsanid Hkashkir.

  • @LeylaNuur-ri4lh
    @LeylaNuur-ri4lh หลายเดือนก่อน

    Majiraa dhaqtar ku taqasusay xanunkan oo jogo xamar wll

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Walaal dhaqaatiirta qaliinka guud iyo kuwa kutaqasusay daaweynta uur kujirta wey ku caawinkaraan.

  • @EdnaAden
    @EdnaAden หลายเดือนก่อน

    Pls ka soo hdla medicine ka wxn doonaya inaan barto wxn ardayda sanadkan examka dawlada u fadhiisanysa ee bal ka soo hdla wllo wad mahadsantine❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  หลายเดือนก่อน

      Sidee jeceshahay in aan uga hadalno walaal Edna?