Waraysi Dr. Faisal Rooble | Maxaa keenay Guusha deg-dega ah ee Jabhadda TPLF Tigray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 140

  • @miyirmiskiin2719
    @miyirmiskiin2719 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc Dr Faysal aad baan kuu salaamayaa sifiicanbaad ufalanqaysay Thanks !

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว +6

    Big news thanks nuur

  • @abdimuuse9541
    @abdimuuse9541 3 ปีที่แล้ว +4

    Professor feesal thank very much great person

  • @sultanyusuf2755
    @sultanyusuf2755 3 ปีที่แล้ว +6

    Wareysigan cadi ma ahayn! Thanks

    • @suldaanyare9548
      @suldaanyare9548 3 ปีที่แล้ว

      Nìmanko kuwi shly idin gumaaday o idin soceyriyay marka in lataagero ilama ahan

  • @issaali6048
    @issaali6048 3 ปีที่แล้ว +5

    Wareysi MUGWEYN iyo MASUL HUFAN. THANKS DR ROOBLE

  • @abdiazizfarahjama7339
    @abdiazizfarahjama7339 3 ปีที่แล้ว +7

    Dr, faysal aad baad u mahadsantahay

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 ปีที่แล้ว +9

    Somaliga Somali kale ayaa jabiya.

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 3 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah brother great Shaw

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 3 ปีที่แล้ว +9

    Professor rooble wadani dhab ah runsheeg caaqil ah

  • @hassankossar181
    @hassankossar181 3 ปีที่แล้ว +12

    I like Faisal and his analysis ... he is a genuine.

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 3 ปีที่แล้ว +9

    Dr faysal rooble waa xog ogaall waliba si wayn

  • @xagar77
    @xagar77 3 ปีที่แล้ว +8

    Rooble waa nin culus

  • @adamosman6424
    @adamosman6424 3 ปีที่แล้ว +7

    Thanks Faysal & Nuur for your rich analysis

  • @aragti6060
    @aragti6060 3 ปีที่แล้ว +13

    Nuur iyo jama waa mahadsantiin.ninkani waa aqoonyahan

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 ปีที่แล้ว +2

    Faysal rooble waa nin siyaasada aad uyaqaan wax badan og

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +1

    Faisal Roble waa aqoon yahan Mujaahid ah , runta u sheega Cadowga Somaliyeed , waxan xasuustaa kulan heer sare ah oo la odhan jiray "IHASA Conference 2012" oo ay diblomasiyiin shisheeye , aqoon yahan ka soo qayb galeen in uu Faisal yidh " Geeska afrika nabad heli maayo ilaa Somaligalbeed ama ogaadeeniya hesho Xornimo iyo xaqeeda ka maqan " waa hadal geesinimo leh oo aan ka yaabay in uu sidaa u dhigo waliba meesha looga hadlayey qadiyada Ethiopia .. well done faisal

  • @dahmuse8775
    @dahmuse8775 3 ปีที่แล้ว +4

    Wareysi wanagsan! Professor ku aad iyo aad u mahadsan yahay!
    Waxaan ku qoslay Farax Macalin oo aad bari hore waraysatay oo ilmayari aqlidhaamo! Thanks this time!

  • @abdulkadiradam7450
    @abdulkadiradam7450 3 ปีที่แล้ว

    Waa soo dhaweynaynaa

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr.FaysalRooble💙mahadsanid👍✋
    *Sovereign Confederation Nations of 🇪🇹Ethiopia* is the solution *Today, maybe Tomorrow be another solution* for now Free Tigrey🇻🇳& 🇪🇪Afar Republics. Ethiopia🇪🇹Confederation nations should share only *foreign affairs, monetary, immigration* tourism & environment🇪🇹. it's important to change Ethiopia's🇪🇹name into new one like Horn, Nile, *Kush Republic* because Ethiopia🇪🇹associates oppression, genocide, hunger as weapon, & refugee.
    former Yugoslavia separation was success story for all nations like Croatia🇭🇷Kosovo🇽🇰& some already joined EU🇪🇺. Similarly, Russia🇷🇺is doing better & others 15 new Republics (Kazakhstan🇰🇿) much better economically & socially peace & happy.
    for that reason, Ethiopia🇪🇹separation of 10 or 15 Republics would bring better developed & peaceful countries themselves & EastAfrica💙. My opinion, I prefer, Sovereign Confederation nations of Ethiopia🇪🇹instead disintegrated. However, Ethiopia choices belong to the people/nations.

  • @engxaraar109
    @engxaraar109 3 ปีที่แล้ว +4

    faysal rooble xog'ogaal iyo aqoonyahan weeyaan runtii, hambalyo ayaan leeyahay waxaan rajeynayaa in aad noosoo badin doontaan wareysiyadiisa wax badan ayay nataaraan.

  • @yubsjeemfcdceec2884
    @yubsjeemfcdceec2884 3 ปีที่แล้ว +5

    Aqoonyahay rooble waa kan Kelly ee aqqoon u leh geopolitical

  • @abunasrudin8892
    @abunasrudin8892 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah

  • @gibrildalaisac9980
    @gibrildalaisac9980 3 ปีที่แล้ว +4

    Faysal wan jeclahay waa nin aqoon sare leh

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 ปีที่แล้ว +13

    Ninkan waa aqoon yahan

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 ปีที่แล้ว +6

    Fysal Roble aqonyahaan somaliyed

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run sheeg aqoonyahan faysal cabdi rooble

  • @cabdisayidmaxamud2821
    @cabdisayidmaxamud2821 3 ปีที่แล้ว

    Ragii ina ilay ayaa waxaan ku sheekaynaya

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 3 ปีที่แล้ว

    Runbuusheegay faisal rooble

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 ปีที่แล้ว +2

    diin ma ku dhaqanaa i will say no ninkii sidaas dhahay so mhn ninkaan maxey tareysaa aqoontiisa

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 3 ปีที่แล้ว +3

    Askarta soomaaliyeed oo tigree kadagaaalamay haday jiraan waxaay u aareen 30kun oo sinaawi xasuuqay waana aarsadeen haday makale xamar uga aareen

    • @issaali6048
      @issaali6048 3 ปีที่แล้ว

      Waa saxantahay walal, lkn waxa lagu haysta madaxdena waa takri falka awoda e haday marsin lahayen sharciga waan tageri laheyn. Lkn suq madaw n heshis hoose maya!

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว +1

      Wiilashani qadiyad Soomaaliyeed uma aynan dagaallamayn ee Eritrea ayay u dagaallamayeen. Farmaajo haddii uu wadada saxda ah marsiin lahaa dagaalkooda Tigriy waynu ku faani lahayn

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว +3

    Maan sha allah Faysal Abdi Rooble 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 ปีที่แล้ว +1

    Noolaada.

  • @abdlleibraahim8838
    @abdlleibraahim8838 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa ddka maanta somalida u dhardhy alw cim dheeri baan ku wydiinynaa

  • @abdisom4566
    @abdisom4566 3 ปีที่แล้ว

    SXB HADII TIGRAAY AY SOO SAARAAN CIIDAN SOMALIYEED WAXAY SOO SAARI DOONAAN SOMALI-ETHOPIANKII AY QABTEEN

  • @mawliidcali9355
    @mawliidcali9355 3 ปีที่แล้ว +4

    Nuur sawkii faarax macalin lahaa tigree waa fulay waligoodna guulma gaadhi karaan horena umayna gaadhin

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +1

      Faarah waa iska nacamle , Waxana arinkaa uga jawaabay Aqoon yahan Fiasal Roble cashirna u dhgiay faarah macalin , kuna sheegay nin aan Somaligalbeed wax badan ka ogeyn .. cajiib th-cam.com/video/lXGJLifbOtI/w-d-xo.html

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      ODAY FAARAX MACALIN WAA FASHILMAY 4 SANO AYUU FARMAAJO UU INDHO L AAN UU KU TAAGEERAYAY MAANTANA WAX BUU KA SHEEGAYAA IYAMUU WAALAN YAHAY F MACALIN KKK

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks nuurow howlaha aad wadaan dhamaantiin oo dhan gaar ahaan jaamac, sayid iyo camera manadiina

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 3 ปีที่แล้ว +5

    Kuwii ugu fuleysanaa weeye tikreega lakiin waqtigaa u hiiliyey

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 3 ปีที่แล้ว +2

    Mshadsanid rooble

  • @amirabdullahi2880
    @amirabdullahi2880 3 ปีที่แล้ว +1

    Sstv Faisal Rooble wa aqoonyaan.
    Farax macalim wa call box.

  • @shaafimaax3420
    @shaafimaax3420 3 ปีที่แล้ว +1

    Waryaa nuur geelaagii unoqo kabax waxan.

  • @abdimohamud3061
    @abdimohamud3061 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Faysal professor ma aha, doctor ma aha. Marka walaal ka fiirso waxa aad tebinayso inay xaqiiq ku salaysanyihiin. Haddii aad isleedahay ama dooneysid inaad Faysal sharafto ama weyneyso si kale oo dhabta ku salaysan uga hadal.

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว +1

    Faysal waan taageer sanahey laakiin arinta Farmaajo waa ku kala duwan nahey waa mucaarad xaqna waa u leeyahay

  • @diinaarixasan5423
    @diinaarixasan5423 3 ปีที่แล้ว +2

    haa adeerkaa dadkas lakenaa mesha ku xeeldheer arimahkan

  • @khdarxuseyn7481
    @khdarxuseyn7481 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll kay nuur iyo adeer faysal

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 3 ปีที่แล้ว +2

    Nuroow siyasiga ka dhaf suasha itobia a ku wado, dhibatada Somalia heysa a ka badan ta itobia, ader Somalia isku mashquli arinteeda

  • @azizali7079
    @azizali7079 3 ปีที่แล้ว

    Faysal rooble berigii hore doodskist wan dhavaysan jiray lakiin waxan ka booday markii dood la waydiiyay shereecada oo yidhi i say no

  • @husseinhussein6074
    @husseinhussein6074 3 ปีที่แล้ว +4

    Nuuroow faarax macaline mar labaad warayso

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +1

      farax macallin waa corrupted, low moral, inantiisa oo farmaajo shaqo siiyey buu somali oo dhan u gumeeyey farmaajo oo ceebtiisa la arkayo aas aasaa, xataa mujaahidiinta uu dhiibay iyo dhallinyarada ereteria la geeyey

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 3 ปีที่แล้ว

    Mabanaana kulahaaa
    Subxana allah

  • @maxacusub1369
    @maxacusub1369 3 ปีที่แล้ว

    War kani talo ma hayo

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +2

    TIGREE WAA DAD MIDNIMO XOOG HAYSTA IYO DHUL YAR CONTROLLAAN

  • @cabdisayidmaxamud2821
    @cabdisayidmaxamud2821 3 ปีที่แล้ว

    Miskiin

  • @YusufAli-mt7bh
    @YusufAli-mt7bh 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr faysal waa tuntii

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 3 ปีที่แล้ว +1

    Ki i will say no dhihi jiray sow mahan

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 3 ปีที่แล้ว

    Waxan talo isla heyn waa somalida

  • @diirdiiriye4045
    @diirdiiriye4045 3 ปีที่แล้ว

    M

  • @najiibmaqliwaa5958
    @najiibmaqliwaa5958 3 ปีที่แล้ว

    War ubo awalba dad ma ahayne nagadaa

  • @JanaKaleAmeen
    @JanaKaleAmeen 3 ปีที่แล้ว +1

    I ask myself if I am wrong or not this man he's the one use to saying we have chance with Àbby Ahmed and this government .

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa siyaasad saaxiib joogtona ma laha waxba haku dhaliilin arinkaa , laba isleynayey ayaa isku siyaasad noqda

    • @JanaKaleAmeen
      @JanaKaleAmeen 3 ปีที่แล้ว

      @@saidahmed3524 wa runta sxb kkkkkkk

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk odayga waraysi hore oo aad ka qaadey saw kii lahaa tplf weligeed dib usoo noqonmayso duqa waxaad hubto ama aad aqoon u leedahay ayaa dadka looga sheekeeyaa wax soo socdana lama saadaalin karo waxa laga sheegaana waa dembi ay beeni ku dheehan tahay

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว

      HALA YAABINA WAA AQOONYAHAN SOMALIYEED WAA ISKA MACNO YARE EE ISKA DHAGEYSO WAA NIN KU LEH CIIDAMADA SOMALIDA LOOGU YEERI JIRAY LIBAAXYADA AFRIKA, INTUU DHIHI LAHAA RAADIYO MUQDISHAA UGU YEERI JIRTAY KKKK

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 3 ปีที่แล้ว +2

    ereteria

  • @somnews6954
    @somnews6954 3 ปีที่แล้ว

    Faysal Rooble oo khayr ka hadlaya maalinta la arko waa wax kale....waa ninka kaliya ee lagala tashado xasilooni daro ka dhacda Kililka...waa jaajuus weyn...Ogaadeen kaliya lagalama tashan karp kililka 5aad...Somalidii jufadii cabdi iiley warkiinu meel gaari maayo...Abiye is the first.

  • @saahidsaahid5629
    @saahidsaahid5629 3 ปีที่แล้ว

    Back

  • @borrowprivateeye2603
    @borrowprivateeye2603 3 ปีที่แล้ว +1

    Lamahuraan weeye burburka waxan la dhaho itoobiya. Qoomiyado kala duwan oon gumaysi yeeli karin, oo kulligood xornimo raba la iskuma qasbi karo.

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว

    Faisal waxaa ku jira mucaarad yar oo uu Abiy kaga soo horjeeday taas baanu si cad ugu dhiirraneyn in uu dhaho "reer Galbeed baa Abiy ka adkaaday ee Tigreey awood ay leeyihiin ku ma qabsan gobalkooda".

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax farmajo iyo kheyrlaawe waa in lamaxkamadeeyaa waa khaainul wadaniyiin

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 ปีที่แล้ว +4

    mUSTAFE CAGJAR MAXUU UGA FAAIIDEYSAN WAAYEY FABIIR fAISAL ROOPLE

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      ABIY WAA JAHAWAREERSAN YAHAY

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad Faisal Roble waa nin aan runta ka gaban , had iyo jeerna ay ku weyntahay Somalinimadu , sida uu sheegay maanta waxa jirta fursad hadii Somaligalbeed xornima doonka ONLF iyo shacabku gacmaha is qabsadaan in xaq badan aan heli karno , Tigreega in kasta oo dunidu u soo gurmatay hadana waxa ay muujiyeen midnimo , laakin nasiib daro Ilaa Axmed gurey oo boortaqiis jabiyey , sayidkii ingiriis iyo qudhun ,1977 Somaligalbed xornimo heshay ay Warso ruush iyo cuban u soo hiiliyeen , hadana waa in la helo midnimo Somaligalbeed aan kula xisaabtano Ethiopia si ana xaqena u helno .. Faysal si fiican buu u cadeeyey arinkaas .. Waa aqoon yahanka kaliya ee aan la gaban xaqa somalida iyo runtaba... waa in la qaata erayadii Abwaan M.tukaale ALLA WEYN ninkii aamina awood leh .. aan ka tashano aayaha Somaligalbeed th-cam.com/video/wIKZmZfv4YA/w-d-xo.html

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 3 ปีที่แล้ว

    ninkaan waxaan ku xasuustaa
    marlaweysiyey diinta malaysku xukumikaraa uuna si xoogan ugu jawabay I SAY NO

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 3 ปีที่แล้ว

    Hadi TPLF goosato somali galbedna wey go,aysa isla go,itankas aya sababi kara great somali ama wadan goniya ayay noqon anago Somaliland ahina labada qodob ayan ku go,an qadanayna
    Somalida konfur +somali galbed+Somaliland waxa la sugi intaas haday dhici weydo oo somali galbed wadan noqoto
    Somaliland iyana aqonsi ayay rabta lamana qasbi karo

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuuqii uu geystay afweyn iyo faqashtii somaliland

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxbey waxa ishegtaan abiya axmad ma Muslim baa mise waa gaal? Iku cawiya dee ilma adeerayaal

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว

      Abiy Ahmed Muslim ma aha ogaantayda

  • @mawliidcali9355
    @mawliidcali9355 3 ปีที่แล้ว +4

    Formaajo waa khaayinu wadan hala xidho markuu xilka kadago

  • @engrwehelie9641
    @engrwehelie9641 3 ปีที่แล้ว

    soomaalidu waxa ay balo ku dhigeen haddii qowmiyado kale wax kala dhaxeeyaan inkee ayaku qabiil wax ku doonid madhaafaan
    bal hadda is weydii qofka ka hoos dagaalamaya calan ay ku xardhan tahay #ogaaden , ileen maba ahan wax inaga dhaxeeya'e
    nin ku yire sinaan meyno
    adna diid sareyntiisa

  • @axmedbile9709
    @axmedbile9709 3 ปีที่แล้ว

    It ibya Hadhacdo

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 3 ปีที่แล้ว

    Prof. Tatle kiisa marwalba sii oo ku dhawAq ha khaldine

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed9352 3 ปีที่แล้ว

    Faisal marku siyaasadu ku fashilmay ma Tplf bu naf biday kkkkkkk

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว

    Waxa yaable, gaalo waa laba shitoole. Marna Abii ayey kor u qaadayeen, hadeerna dhiigyacabkii Tigreega.

  • @maxamedali992
    @maxamedali992 3 ปีที่แล้ว

    Diinka makudhaqannaa jwaabta waa maya ninkii dhahay miyaa wareysigiisa nookeentay. Wallee aqoonyahay baa ba'ay.

  • @puntlandforce6383
    @puntlandforce6383 3 ปีที่แล้ว +2

    Faisal Rooble wa dadka fara ku tiriska ah ee somaliyeed oo Geopolitics aad ugu dheereya.

  • @tmmohamed1920
    @tmmohamed1920 3 ปีที่แล้ว +2

    Tigree waxba soo noqoshadeeda hajeclaanina duligii yaysan idinku celine

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 3 ปีที่แล้ว

      Jaceyl lagama hadlaayo ee waxa socda ayaa laga hadlayaa. Inaga ethiopia nooma kala roona. Ethopia way bur-buraysaa ayuu sheegayaa

  • @lbanhassan1249
    @lbanhassan1249 3 ปีที่แล้ว +1

    Kanı kii diinta waxka shegy miyanu ahyn qofaan dintisa qadrin hadalkisu waxba tarimayo

  • @ubahubah3949
    @ubahubah3949 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan kitaabka allah diiday ee ku faanaya ma waxaad u keenta waxaanu is ku nahay qabiil. Iiman waxa ugu hooseeya qofka wixii diinta ka soo horjeeda qalbiga ka nici waaya waad u qoslaysa oo leedahay professore eeg halku ku gaadh siiyo gaalka doofarka ah

  • @abdisaid5107
    @abdisaid5107 3 ปีที่แล้ว

    Bullshit beenaale weyn waa caruurta tigrey ga u ooy kuu a soo laabtaan

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 ปีที่แล้ว

    FArmaajo 🇪🇷👎🇪🇹

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadka aan iyagu somalida soomaaliya ahayn maxaa ka galay arimaha soomaaliya

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 3 ปีที่แล้ว

      Adeer wadanka waa loo siman yahay anu itoobiya ayaan kudhashay waligayna Somalia maan arag hadana qalbigayu iyo fikirkaygu waa Somalia waligay itoobiya qalbigayga maynan galin

    • @aragti6060
      @aragti6060 3 ปีที่แล้ว

      Somali waa somali, baro dhibaatada Somali oo dhan haysata.

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 3 ปีที่แล้ว

      @@axmedaxmed5455 ADEEER SOMAALI GALBEEED BAAN DEGANAHY WELIBA GASHAAMO FIKIRKA SOMAALINIMADA WAAAN JECELAHY WELIBA FIKIRKA SOMALILAND BAAN KASII AHAY

    • @user-xh3iw5kl4v
      @user-xh3iw5kl4v 3 ปีที่แล้ว

      Stupid question ethioipia is our country region 5 is our city do u understand ,(🤝✌🇪🇹

    • @dahirabdullahi9278
      @dahirabdullahi9278 3 ปีที่แล้ว

      @@user-xh3iw5kl4v oromo hhhhh

  • @bashirabdullahi1912
    @bashirabdullahi1912 3 ปีที่แล้ว

    Beenaalayaal tigree ah

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 3 ปีที่แล้ว +1

    Ethiopia iyo Somalia midna mahin awooda africa ee wa awoodaha east africa wa la aqaan cida wasta africa marki hore iyo imikaba

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 ปีที่แล้ว

    waryaaye faysal rooble professor ma ahan ee beenta joojiya, faysal 40 sano ayuu khamra kucabayey LA nin meel gaara ma ahan kkkkk xil ladoorto wuu gaari waayey, shaqaala magaalo ayuu waligii ahaa

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +2

    DADKAN AQOONYAHANADA ISKU SHEEGA EE BEENTA LA DHANKAXAAN LA YAABAY, LIBAAXYADA AFRIKA WAA CIIDAMADA ITOOBIYAANKA, SOMALIDA IYAGA DHEXDOODAY BEENTA ISKAGA DHAADHICIYAAN

  • @saadaqsireed7905
    @saadaqsireed7905 3 ปีที่แล้ว +1

    Faysalki nahay kitabka qur,anka leyku xakumayo ,, allah haso hanuunsho

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 3 ปีที่แล้ว +1

    Aqoon laawe sheeganya inuu aqoon leeyahy aqontaada dib ugu noqo

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan waakii yiri
    Qur aanka in lagu xukumo wadanka
    Yaa kagaalnimo badan

    • @yussufahmed2984
      @yussufahmed2984 3 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed yare
      Waxaa fiicnaan Lahayd in aad iska saxdo Qoraalkaaga waxaadan Hubina ma aha in aad iska soo Qorto waa kugu ceeb waliba waxaad Haysaysataa wax Cilmi Qeyb ah 😩 way fiicnaan Lahayd in aad wax Hubsato Mida kale Gaalinimadu wax aad adigu bixiso ma aha 😤 ee adigu Naftaada u ooy Qof kale midiisa kuma khuseyso Runtii si ayaad u deg degaysaa shame on you

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 ปีที่แล้ว

      @@yussufahmed2984 hadalkii waagaa uu yiri faysal ee aheyd anigu ma qabo in diinta islamka somaliya lagu xukumo waa arin aad u foolxumeyd waayo macnuhu waxay tahay ilaaheey anagaa uga aqoon badan wixii danta dadka iyo dunidu ku jirto,wax hadalkaas lagu difacana iima muuqato aqoontiiisa waa mid bini adam ilaahey aayad quraanuu ku yiri.. نَرۡفَعُ دَرَجٰتٍ مَّنۡ نَّشَآءُ ؕ وَ فَوۡقَ کُلِّ ذِیۡ عِلۡمٍ عَلِیۡمٌ We raise to degrees whom We please, but over all those endowed with knowledge is the All-Knowing (Allah). mid kastoo aqoon leh allaa siiyay aqoon dhamaantoodna ilaahey aqoontisaa ka sareysa fasiraad saas u dhow weeye hadan qalday allaha iga cafiyo

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 3 ปีที่แล้ว

      FARMAAJO KA DAMBI BADAN OO XASUUQ GALAY

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdirahman5840 war iska aamus caano boore fooqul caano boore

  • @cabdirisaqxaji2690
    @cabdirisaqxaji2690 3 ปีที่แล้ว +1

    Faysal rooble waa ninkii lahaa in quraanka la isku xukuma ma banaana marka waa in la iska ilaaliyo afmiinshaarnimadiisa

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 3 ปีที่แล้ว

      ADEER INUU TOOBAD KEENAY MAXAAD KA OGTAGY KA QURAAAN KU GEFAY EEE XUKUNKII ISLAAMKA GARAB MARAY WAA FARMAJO OO XASUUQAY DHALINYARO WIXIII BAYDHABO KA DHACAY MAXAY EHEEED
      NINKANA HADUU HADAL GEFA YIDHI WUU KA TOOOBAD KEEENAY WAXNA NINKAN MUU CIDNA MUU DULMIYIN

    • @rakaabrakaab5520
      @rakaabrakaab5520 3 ปีที่แล้ว

      war beenta daa wuxuu ahaa kii saalahaa axmed ismaaciiil samatare

  • @bashehajiabdi5075
    @bashehajiabdi5075 3 ปีที่แล้ว

    Nuuroow miyaad waalantay mawaxaad waraysanaysaa ninkii murtadka ahaa eediintba kabaxay

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 3 ปีที่แล้ว

    Sheejo Ogaaan

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 3 ปีที่แล้ว

    Shareecada islaamka in la isku xukumo, I.will say No
    kan maxay ka waraysanyaan. Walee professor kaa dhac

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 3 ปีที่แล้ว

      ADEEER FARMAAJO AYAAA KU GEFAY ISLAAMKA OOOO CIYAAAL XASUUUQAY OO DAD XASUUUQAY NINKAN CIDNA MA DILIN CIDNA MA XASUUQIN

    • @medaly581
      @medaly581 3 ปีที่แล้ว

      Hadi aanad shareecada islamka rabine sidee muslim kutahay ?
      Walal allahu na abuurey sidaa ugu haboon een iskumamulikarayno ayu shareecad noga dhigay marka inaad dhaag udhigtid ma ahaan galada dinteena beenta kashegaysa.

  • @adenali2478
    @adenali2478 3 ปีที่แล้ว

    SSTV waxa uu eegtahy in ay tahy cidacaad uu shagaysa tigreega?

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 3 ปีที่แล้ว

      MA FARMAAJO TAAGEERI LAHAA DAALIMKAA

    • @Hurusocod
      @Hurusocod 3 ปีที่แล้ว

      Wecel ayaa tahay, tigree adiga iyo isirkaaga ayaa u shaqeeya.
      Midgaanbaa tahay, runta miyaa ku dhibaysa

    • @adenali2478
      @adenali2478 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdirahman5840 sxb farmajoo waa nin somali ah oo madaxweyna ah, waa ninka keliya ee somalinimo ku shaqaynaya, waa nin dacaad ah oo runti tuug ahayn, marka sxb adecaa oo xismeya, anigu nin kale oo nadiif ah ma arkayoo!! viva somalia

    • @adenali2478
      @adenali2478 3 ปีที่แล้ว

      @@Hurusocod hhhh maxa la caytamisa? badow aya tahy malaha? hhhhhhh, sxb tplf ba sidaas sameysay, tigreega xasuuqay, blablabla! war somalida waa kuwi xasuuqay tplf aad jeceshahy adiga iyo sstv! hhhhhh runta qheega sstv! siiba jamac galaad waa nin runta sheegeyn!!

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว

      Miyaad illowday xasuuqyadii uu Farmaajo ka gaystay Baydhabo, xamar, Bariire, Dh/mareeb iyo Jubbalaan. Tan kale tuuganimada ka daran maxay tahay lacagaha laaluushka uu u bixiyo iyo ta uu u qaybiyo CBB si isga loo taageero ama dad loo caburiyo