"Dowlad Soomaaliyeed la heli maayo, inta uu jiro Nidaamka 4.5.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • "Dowlad Soomaaliyeed la heli maayo, inta uu jiro Nidaamka 4.5, Waana God Madow oo lamid ah midka Al-Shabaab ay nagu ridayso".
    Aqoonyahan Faysal Rooble.

ความคิดเห็น • 118

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 14 วันที่ผ่านมา

    Waa runtaa Dr. Feysal

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 11 หลายเดือนก่อน +6

    Waa Runtiis Faisal Roble 4.5 Waxuu Nidaamkiisu Isagaa Ragaadinaya.

  • @zahradurow9525
    @zahradurow9525 11 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allaah waxaa tahay aqoon yahan waa runta intay jirto 4.5 allaaha ha ku xafido amiin amiin yaa rabi

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 11 หลายเดือนก่อน +3

    Faisal Roble Run Sheeg Waa Ceeb Sheeg Intuu Ka Hadlay Oo Dhan Waan Ku Raacsahay 100% Guulayso Ayaan Ku Leeyahay.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 11 หลายเดือนก่อน

      Daroodism.

    • @ahmed.bakool
      @ahmed.bakool 11 หลายเดือนก่อน

      @@halimamumin3643 Aniga & Isagi Soomaalinmo Ayaan Isugu Nimaan Mana Ahi Daarood.

  • @haboon180
    @haboon180 11 หลายเดือนก่อน +2

    Somalidii juboyinka Iyo Gedo dhulkoodii faqash ayaa xoog ku haysta. Waxan uu ku hadlayaa, waa sheeko faqash. Kolba wax ayey huwadaan. Faqash dusduska ayey ku dheragtee haddaan soodhku darandarin. 1991 waxa uu noqon the good old days.

  • @Kibrani
    @Kibrani 11 หลายเดือนก่อน

    Faysal rooble nin xaqa iyo runta ka hadla aqoonyahan dhamaystiran ✍🏽

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah Aqoon yahan,
    illaahay ha ku xafido 🤲.

    • @paulkhalif3299
      @paulkhalif3299 11 หลายเดือนก่อน

      I am phagaaxpour to Kismanyo; therefore the Government of Soomaaliland we very welcome;

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha waa aqoon yahan soomaliyeed allah ha xifdiyo xaqiiqda dhabta ah ee soomlinimo lagu helikaro waa in laga gudbaa 4.5 kan mudada dheereystay waa sida uu aqoonyahanka sheegay iyo in daacad dalku lagu dhaqo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha allah Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble ilaahay haku xafido Adeer cilmi iyo aqli baad isku darsatay ilaahay haku xafido from GK❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haboon180
    @haboon180 11 หลายเดือนก่อน +1

    Faqashtii Afweyne somali oo midaysan, ayuu 18 gobal oo reero ah sameeyey. Cida sheeko faqashta Maanta iibsataa wax jira ma ah. 1991waxa uu noqon the good old days.

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269 11 หลายเดือนก่อน

    wax kale ma hayaan soomaali wixii aduunka ugu liita ayey soo qaataan

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 11 หลายเดือนก่อน

    Faysal Rooble we wish you a longe life brother 👍✌️
    Anagu hadan nahay rer mudug waa ku taagersanahay ama rer puntland
    👌👍👍👍

  • @Puntland1
    @Puntland1 11 หลายเดือนก่อน +11

    This is guy is True Aqoonyahay😊😊

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 11 หลายเดือนก่อน

    Geesi iyo garyagaan
    Aqoon bdan🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿💕💕💕💕💕💕💕🌿🌿🌿🌿🌿🌿❤️

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 11 หลายเดือนก่อน

    Barbo Faysal Rooble
    You are right ✅️About Somalia 🇸🇴

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 11 หลายเดือนก่อน

    Before solving 4.5 we should solve the terrorists of shabab alkawarij.

  • @user-ln8bg1kq7r
    @user-ln8bg1kq7r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan Aragtidiisa Waa Mid Aniga ila Saxan, macquul ah , oo waaya arangnimo ku dheehantahay.

  • @yousufalifarah2378
    @yousufalifarah2378 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid faysal thanks

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa alllaaaàh
    🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳

  • @mowhei5568
    @mowhei5568 11 หลายเดือนก่อน

    Wax badan buu ogyahay Masha Allah

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 11 หลายเดือนก่อน +4

    Aqoonyahanka soomaliyeed wuu sheegi karaa waxa khaldan waanu sharixi karaa laakiin xalka iyo waxa lagaga bixi karo wey ku adagtahay. Waar umaddo inaga liita ayaa kufay oo kacay oo kaalin galay ee weynu samayn karnaaye xal ma raadinaa.

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. 11 หลายเดือนก่อน

      Khawaarij argagixisada in la Ga sifeeyo inuu topic ah k a hadlo ayay ahead Laakin duqaan Ethiopian ayaa ahay lahaa wacdiga ku jiro asagoo og ayaa jahawareer. Gumeysiga la yinid.

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 11 หลายเดือนก่อน +2

    Munaafaq #1

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน

      You are right my dear.

  • @MiddelUmmah
    @MiddelUmmah 11 หลายเดือนก่อน

    Faysalow waxey aheyd in aad ka dhuumato fagaara hadalka waayo ma mud nid mana tihid shaqsi gaar siisan in uu ka hadlo masiir bulsho Muslim ah somali bilaa diin ah hadii aad u ololeyneyso Waa gooni balse Somali muslim ah rabta diin tooda boos kaaga ma banaana kumana rabto

  • @deegaanbilecooperation5700
    @deegaanbilecooperation5700 11 หลายเดือนก่อน

    Adeer ma cidbaa lacag kusiisay oo kutiri , hadalkaas jeedi,Adeer Somali waa kala shakisay oo beelo dagaan ah ayey ukala baxday, waxa isku keeni Kara waa wadashaqayn dowlada federaalka iyo Maamul goboleedyada, Adeer dantaada sheeg , 4.5 waa xal kumeel gaar ah inta laga gaarayo One man one Vote, hadii aad rabto Somali wada jira ka shaqee sidii Lagu gaari lahaa one man one Vote.
    Kp9

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 11 หลายเดือนก่อน +1

    You are right thank you so much

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. 11 หลายเดือนก่อน

      He was one who was fighting for 4.5 and he consider himself Ethiopian. He was silent when the Khawaarij was killing .He is list cost.The Country is fighting to eliminate Khawaarij .That is tooic beriod.

  • @aliarte4508
    @aliarte4508 10 หลายเดือนก่อน

    Dadkaas baa dad ah

  • @rocky4066
    @rocky4066 11 หลายเดือนก่อน

    Khabiirkani hadalkiisa qiimaha badan leh waa in dhegloo dhigaa soomaalaay haddii aad rabtaan in dalka horumaro

  • @ilyasadanilyasadan1155
    @ilyasadanilyasadan1155 11 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waan wareernaye maalinba Nin hainoo khudbadeeyo halkii lainoogayimid ma aynaan fahmin
    Waar ilaahay aan usoonoqono, xalku wuxuu kujiraa Allah oo xadhigiisa laqabsado,
    Haddii kale wareer laga bixi maayo illaa aanka dhamaanayno waana xaqiiq, waxba yaan qofwalba fikradiisa xal moodin

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah aqoonyahan feysal.rooble

  • @amiiragk5358
    @amiiragk5358 11 หลายเดือนก่อน +1

    Halgamaa faisal roble❤

  • @quruxdaqoyska3932
    @quruxdaqoyska3932 11 หลายเดือนก่อน

    Excellent you did

  • @haboon180
    @haboon180 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkani waa geri. Juboyinka ayaa geri degaan laga siiyey. Faqash ayaa qaybsatay juboyinka Iyo Gedo. Degal manta ayuu bilawday. 1991 waxa uu noqon the good old days. Beenta waa la soo afjari. Somali manta ayuu kii hurday toos. Xaq ayaa loo hiilin.

  • @user-vn7wk7bv7f
    @user-vn7wk7bv7f 11 หลายเดือนก่อน

    Khabiir ❤❤

  • @ismailadam3425
    @ismailadam3425 11 หลายเดือนก่อน +3

    Faysal runta ha ka fogaan somaliland iyo somaliya waxay ahaayeen laba dal oo midoobay raadinayayna in la helo shantii soomaali markaa iyaga oo laba dal oo walaalo ah ha dhismaan dabadeedna ha wada hadlaan soomaalidii kalana ha doonaan, daaroodkuna ha iloobo in uu xuduud qabiil u doonaan sool , waayoo DDS ba Isaaq ayaa dagan mana yidhaahdaan darood nama xukumayo ee Runta ha qaato

    • @abdulfathmohamoud2736
      @abdulfathmohamoud2736 11 หลายเดือนก่อน

      Sxb farmashi maa ka Soo quraacatay , Gobol ka mid ah somalia tihiin , laxoox cun iska daa farmashiyaasha .

  • @vippixel7320
    @vippixel7320 11 หลายเดือนก่อน +2

    You’re right ❤❤❤❤❤

  • @hamdamohamud-ss7gs
    @hamdamohamud-ss7gs 11 หลายเดือนก่อน

    Yes you’re right until we stop the nonsense happening now

  • @moomar4185
    @moomar4185 11 หลายเดือนก่อน +2

    Foosiyo xaji aaden wax badan bay ka qaylisay 4.5 xata maxakamada sare aya ay case kaa u gudbisay lkn dee yaa dhagaysanaya?dad ba 4.5 ku shaqaysanaya waliba kuwa madaxda sare ah.

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 11 หลายเดือนก่อน +2

    Pleas Faisal we OGADENS ABSAM Therefore the government of SOOMAALILAND We welcome:🌏🌍🌏🌏🌍🌏🙏

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waryaa Aamus amxaar afsomali bartaa tahee

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 11 หลายเดือนก่อน

    Barbo brother Robbal

  • @user-pc9oq9hf1e
    @user-pc9oq9hf1e 3 หลายเดือนก่อน

    Calankaas ma lihin keenu waa light blue

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 11 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga fikirkeyga waa in la soo celiyaa 18 sideed iyo tobankii gobol ee dalka Soomaaliyo lahaan jiray.

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. 11 หลายเดือนก่อน

      Kuwaas diktetorkii sameystey sida uu usoo noqon Karin ayaysan usoo noqonayn e e qarawga maalinta jooji.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 11 หลายเดือนก่อน

      Sheeko caruureedka Naga daa.
      Somali dambe oo isku soo noqoneysa majirto. Gumeysiga iyo Xabashida ha inalawada wareegaan, intaas ayaa Somaliland u dhaanta Inta ay faqashtu dib xukun ula wadaagi lahaayeen.
      Ilaahey baa idin ka magan gelney.

    • @shambalafe300
      @shambalafe300 11 หลายเดือนก่อน

      Dadku haday dawlaadnimo diyaar u ahayn ....hogaamiyaha ugu wanagsan hadu qabtana waxba is adigi mayaan al xaqiiq dawlaadnimadu wa dadka ee maha shaqsiyaal .....

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 11 หลายเดือนก่อน

    Barbo brother Faysal Rooble

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 11 หลายเดือนก่อน

    Wixi lagu heeshiyay hadi lagu dhaqmayo ama laga run sheegi xladan laguma jirin xaqiq

  • @macalinxasan6841
    @macalinxasan6841 11 หลายเดือนก่อน

    Rna🇸🇴0k✍️✌

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 11 หลายเดือนก่อน

    Faysal Rooble shalay markuu Madaxweyne Farmaajo xilka hayey waadigii ka soo horjeedey isagoo Vision iyo aragti iyo daacadnimo na lahaa .markaa Mr Rooble hadal kaagu waa hadal aad daacadnimo ku dhisnayn

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 11 หลายเดือนก่อน +1

    Arimaha somalia iyo calanka US maxaa kulmiyey?

  • @Bigtrader86
    @Bigtrader86 11 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan i will say no miyaa mise waa qof kale

  • @hatethatiloveyou7939
    @hatethatiloveyou7939 11 หลายเดือนก่อน

    4.5 marki lagu hishiiyay baa dowladnimada dib lo helay
    Hadana meel fcn baa lagu so gaadhay
    In laga gudbaa 4.5 waxa ka horeeya in cadawga khawaarijta wadanka laga saaro

  • @abdullahideghokossar7059
    @abdullahideghokossar7059 11 หลายเดือนก่อน

    I conqure with the first speaker who said ..... .......somalia is going to no where as long as 4.5 is the official constitution .
    This bloody 4.5 is something imposed on Somali during the so called "Kampala Road Map" just for somalia come back n stand on its feet n truly that's how it is.

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 11 หลายเดือนก่อน +5

    Aqoonyahannada soomaalida yaab bay leeyihiin. Hadduu nin daacad ah oo aamin ah yimaado dadka ugu horeeya ee tafaha qabsada waa iyaga. Marka hawsha halowdana talooyin qurux badan iyo qiiro jabaan bay afka furanayaan. Ninkani iyo professor Samatar mar ayaan tufatay! intii u dhaxaysay 2017 - 2022 ayaa dad badan lagu bartey.

    • @libangalad8041
      @libangalad8041 11 หลายเดือนก่อน

      Wallahi waxaad aheegtay wax aan kufakarayyay 👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia ma rabno annagu.4.5 na adigu ku meerayso.nagama maarantaan hadaanu somalilanders nahay .waa waxaad dagaalka u hurinaysaan.

  • @AhmedAli-fo3og
    @AhmedAli-fo3og 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaa is weydiin mudan, habka awood qeybsiga ee 4.5 imisa, imisa nooca oo awood qeybsi ah ayaa ka jira Soomaaliya? Besides the 4.5 model, how many types of power sharing models exist in Somalia?
    1. Waxaa jira, 4.5 heer federaal
    2. Waxaa jira 3.5 puntland iyo Somaliland
    3 Waxaa jira 2.5 galmudug, jubaland iyo maamulada kale.
    4. Waxaa jira 1.5 casimadda xamar.
    Dhammaan intaasi waa awood qeybsi power-sharing arrangements. Maxaa badalaya xaqsoor sideee loo helayaa. Ciladu qabyaalada iyo damage sadbursiga ku salaysan weeye. In cilada oo dhan la saaro waa mar marsiiyo runta ka fog.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 11 หลายเดือนก่อน +1

    Daroodisimka ayaad xal u raadineysey khudbadaada nuxurkiisu taas ayuu beey aheed. Sikastooy iska dhigaan in ay dan Somaliyeed ka hdleyaan,
    Wuxuu Hadalkooda isku soo biyo shubtaa neceeybkeey u qabaan Somaliland.
    Waxba ka qaadi meysaan Somaliland, Ilaahey beey leeyihiin. Hore ayaad isku deydeedeen in aad iskugu tehtaan.
    Hadana waa tii un baa socotaa.
    Hasbuna Allahu wa nicma Al wakiil.

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 11 หลายเดือนก่อน

    Sax Sax Sax Sax Sax Sax Sax 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlad somaliya looma bahna dalku

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 11 หลายเดือนก่อน

    Qalad . Horta Ethiopia maaha dal Christian keliya ah . Ethiopia waa dal ah qowmiyado dhowr ah iyo dhowr diimood ay ka mis yihiin Christian , Islam , Jewish iyo qaarkale oi la yidha Animist. Qalad labaad : Somaalida 1884 lama qaybinin ee waa ururiyey oo waxa laga dhigay dhowr maamul oo keliya halkay ka ahaayeen kun maamul-qabiil oo aanu jirin maamul ka dhaxeeya . Sidaas oo kale waxa jira qowmiyado badan oo Africa ah midwalba meel amma dhowr meelood laysugu ururiyey iyako aan hore u lahayn maamul midaysan

  • @user-kl3bc8mp2c
    @user-kl3bc8mp2c 11 หลายเดือนก่อน +1

    4.5 waaba xal soomaaliyeed oo mar dhow mirihiisa la guran doono waxaana diidi karo kaliya qof cuqdadeysan sababtoo ah imminkeynu 4.5 federal ah aan waxku maamulno ayaa dowladii soomaaliyeed waxaa lagu xamanayaa reer gaar ah iyadoo aaney reerkaasu dowlada miisaan badan eysan ku laheyn marka laga reebo madaxweynaha marka taasi fikir qof cuqdadeysan ee xal soomaaliyeed maahan

    • @SSS78781
      @SSS78781 11 หลายเดือนก่อน

      SXB INTA 4.5 SOMALIA🇸🇴 AY KA JIRTO DOWLAD IYO NABAD GALYO HA SUGIN WALIGAA..

    • @user-kl3bc8mp2c
      @user-kl3bc8mp2c 11 หลายเดือนก่อน

      @@SSS78781 ayeydaa riyaha kaxade 4.5 kahor 2004 maxaad eheed nabadse maheysatay mise caqligaaga fooraro oo waxaad dooneysaa sidii siyaad barre dalka oodhisan intuu yimid asagoo burbursan katagay

  • @SSS78781
    @SSS78781 11 หลายเดือนก่อน

    WA RUNTIIS DOWLAD SOMALIYEED YAAN LA FILAN INTA( 4.5) AY SOMALIA🇸🇴 AY KA JIRTO... WAYO SIDEE BEELO WAWEYN OO SADEX WADAN GADO LOOGU TILMAAMI KARAA DAD LAGA TIRO BADAN YAHAY...❓️❓️❓️❓️❓️❓️

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 11 หลายเดือนก่อน

    War Nin yohow orodoo horta dalkaaga( Somalis tate) ka xoreey gumeysiga. Somalia kaagama baahna waano iyo hadal.

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 11 หลายเดือนก่อน +6

    Farmajo aya dalka ka xoreyn kara shabab & shisheyahaba wayo wadaniyad an caadi ahsyn aya Allah ugu deeqey bslse faysal & inta la halmaasha wey diidan yihiin anigu la qabiil ma ihi gobolka sitty ayan ka so jeeda lkn damiirka i faraaya inan runta u sheego dadkeyga anagu weli gumeysi ba n ku jirna malinti farmajo la diidey in fib lo doorto waxay no ahsyd mslin madow. Allaha so celiyo mar kale. Amiin.

    • @sharmaanbeek4696
      @sharmaanbeek4696 11 หลายเดือนก่อน +2

      Shakhsi jacayl maha daljacayl yeelo

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 11 หลายเดือนก่อน

      Hooge madaxweyne farmaajo waana ninbhalkan gaarsiiyey shabaab waa run wadaniyad wuu leeyahey lkn 5sano waxba kamaqaban shabaab bal waxuu u ogolaadey in ay dakada xamar canshuur kaqaataan ciidamad kuyeeshaan korneylo iyo janano bal kafakir gudoomihii baarlamanka waqtigii farmaajo darawalkiisa khaaska ah shabaab buu ahaa markiidanbana lagoostey gaarigii gudoomiyaha bal kafakar qatarta ninka noloshiisa soomartey.

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 11 หลายเดือนก่อน +2

      Ninkan waa nin soomaali ubaahantahey waqtigan

    • @user-cw5gu6rg1q
      @user-cw5gu6rg1q 11 หลายเดือนก่อน

      Farmajo hadow wax xoreyn Karo 5sano ayow talada haayay iskadaa inow riixo e xitaa Dib ayey uqabsadeen dhulkii xorta ahaa

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 11 หลายเดือนก่อน

      Ma Farmaajo cusub baa jira, mise weyrax wuu hurday shantii sannee Farmaajo xukunka hayey.

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 11 หลายเดือนก่อน

    War kan waa kii hada kahor dhahye aniga wxaan qabaa diinta iyo siyaasada in lakala saaro balaayada isaga iyo mid kale iyago dad wawena aye waxas dadka laso hor istaagen hadee umaleyan in la ilooway ader Somali wax ma ilowde kafadhiiso magaalka

  • @atika7411
    @atika7411 11 หลายเดือนก่อน

    That's true completely right 😂

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu wali ma waxaad ku riyoonaysaa somaliya! markiihoraba laba dal baannu kala ahayn oo isku biiray.wayna shaqayn wayday.dib baan idiinka noqonay.waadsi uqaadan la'adihiin.nagama maarantaan laakin annagu aad baan idiinka maarannaa ya ximaar.4.5 adigu ku meerayso.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 11 หลายเดือนก่อน

    Waxan oo dhan iska ilaawa, aan is waydiino hadalku xaguu inaga maraa. dadka wax garanayaa waligood ba ma hadal uun bay wadi.

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 11 หลายเดือนก่อน +1

    Daaroodnimana intay jirto weligeed qaran soomaali jiri maayo,fadhi ku dirir iyo qiiro waxba ma keento.

  • @cooffle2
    @cooffle2 11 หลายเดือนก่อน

    Fiqi tolkii kama janno tago.

  • @abdisalamali7020
    @abdisalamali7020 11 หลายเดือนก่อน

    Mudane, waan ogahay inaad tahay qof aragt-dheer, lkn, waan ka xumahay inaan iraahdo adiga iyo Xasan isma taqaaniin...

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. 11 หลายเดือนก่อน

      Ethiopian inuu yahay ayuuba isku yaqaan maxaa Dr.Xasan Sheekh baraya nin Dano shisheeya ka shaqeeya?

  • @SAIDALI-m8d
    @SAIDALI-m8d 11 หลายเดือนก่อน

    Diinta maxaad ka tiri

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 11 หลายเดือนก่อน

    INTA DAAROOD SOMALI KU DHEX JIRO, WALIGOOD MIDOOBI MAAYAAN!!!!!@.RUNTA SHEEG!!!!!!.

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 11 หลายเดือนก่อน

      Iyo Haiwye

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 11 หลายเดือนก่อน

      @@defensegeneral9893 HAWIYE, CUQDAD IYO CIIL SOMALI UMA QABAAN!!!!!

  • @xasanmaxamedmacow4503
    @xasanmaxamedmacow4503 11 หลายเดือนก่อน

    Nuuruddiin Rooble
    Muslim maa tahay mise Gaal
    Waxaa tiri Diinta laguga dhaqmi karo
    Diin la aan maan ku noolaanaa
    Cilmaani maa tahay

  • @rocky4066
    @rocky4066 11 หลายเดือนก่อน

    Runtu waa sidaa 4.5 waa virus soomaaliya lagu talaalay

  • @haboon180
    @haboon180 11 หลายเดือนก่อน +1

    Faqash dusduska ayey ku dheragtee haddaan soodhku darandarin. Faqash gobal kasta waa laga tiro badan yahay. Puntland 40 percent faqash weeyi. Waa in dadka dhulka ku badani ka taliya. Waa in Somaliland dadka somaliyeed ee dulman u hiilisaa. Juboyinka Iyo Gedo waxa dadkii deganka lahaa ka barokiciyey faqash. Waa in xaqa loo hiiliyaa.

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 11 หลายเดือนก่อน

    4.5 darood un bey faido utahay ilen wa monoritye

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 11 หลายเดือนก่อน +1

    Khawaarij iyo eey eey dhalayba dalka waalaga sifeynaya adiga cid kaala tashaneso malaha ina kahadashe waku qaldanthy balayo waji madowe marka hore ilahey utowbad ken melaa diin kajirin dad kuma nolaan karaane diindena sharafta iyo macaanida badned ayad siyaasad xun kadoorate hadaa nin fcn dadka isaga dhigesa ninkaa ku aqonle ucalaacal

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 11 หลายเดือนก่อน +1

    Why not the American system of two party, president and vice presidents from the same party? This president and prime minister system from Darood and Hawiye is unheard off and unsustainable

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 11 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalida ku nool Canada iyo Ameerika waa dambiilayaal ay ku jiraan falal dambiyeedyo waa in ay waayaan dhalashadooda oo dib loogu celiyo gobollada Soomaaliya iyo sidoo kale taageerayaasha argagixisada.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 11 หลายเดือนก่อน +1

    Rubbish/Tororog . Waar mushkiladda Las-Anod waa mid Somaliland u taale waxba haysku xoqxoqin madaxweyne Hassan Sh Mohamoud . Las-Anod waxa dab ku shiday garaadkii yidhi gala gala NAARTA

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 11 หลายเดือนก่อน

    Dhiin maku daqmenaa'' I will say No'' maa warkiisa ladhagesanooyaa. Saqajaan dheh

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 11 หลายเดือนก่อน

    Tulli guuleed ayaa kaaga baahan waxtar.

  • @momojojo619
    @momojojo619 11 หลายเดือนก่อน

    Doqonwalba was dacsadaa.dowlad Somali la arikimaayo inta uu joogo qawaariij.ka halal catawba noo diiday jiif iyo nolaal.

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 11 หลายเดือนก่อน

    Bal dowlado caraba ayaa israaiil taakule karabtaa.
    Turkiga qaladkiisa maanta makasoofakatay.
    In Ashabaab Farmaajo iyo Qadartahay dhib uma aragtid.
    Hadii layiraa 4.5 was qalad maxaa kubedelilaheyd

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 11 หลายเดือนก่อน

    Weligeed baan la heleyn wax lagu magacaabo dawlad Soomaliyeed miyaa la helayaa Jabueti miyaa la helayaa Somaliland miyaa la helayaa labada gobol Ee ku kala jira kenya iyo Ethiopia haw fadhiyin in ay dhacdo taasi Oo waa sacab koo tima yeesha saabuun xoor laga waayey Oo waaney suura geleyn talo kale Oo manfaco leh keen😂😂😂😂👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😢😥😥🤫🤫🤫😭😭😭😪👎👎👎👎👎

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 11 หลายเดือนก่อน

    Soomali wadade kuqanacsan halwasiir.

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 11 หลายเดือนก่อน

    Dowlad laheli mayo ilaa kitabka ale iyo sunadii nabiga SCW laqato dastueka galada dajiyeen Laturo galo bananaka laga maro markaas dowlad laheli inta kadambeyso been baa lahayah

  • @abdullahideghokossar7059
    @abdullahideghokossar7059 11 หลายเดือนก่อน

    I conqure with the first speaker who said ..... .......somalia is going to no where as long as 4.5 is the official constitution .
    This bloody 4.5 is something imposed on Somali during the so called "Kampala Road Map" just for somalia come back n stand on its feet n truly that's how it is.