Waraysi Prof Ingiriis | Ciidanka Somalia Inay Tigray ka Dagaalameen waa Sharaf aad u wayn.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 269

  • @Adhicadeeye
    @Adhicadeeye 3 ปีที่แล้ว +13

    Wax badaan ayaan ka faaidaay ninkan waa Aqoonti oo Qof ah mahadsanid ineey xaaji ingiriis

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah maanta waxa timid my favorite sstv ingiriis salaan sare all the way from California

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว +26

    Your questions are always meaningful.

    • @Somalitraveli1
      @Somalitraveli1 2 ปีที่แล้ว

      Question about the comparison(around minute 35 ) was a not a mature question for a learned person.
      The guest gave neutral answer. I liked it

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 ปีที่แล้ว +23

    Prof igiris waa aqoon yahanka kaliya ee taariikhda somalida loo daba fariisto runtii wuxuuna noqon doonaa mid hormuud usii ahaada halganka xoriyada dalkeena aqoonyahay da'yar ilahow cimrigaaga dheeree il iyo afxumada cawaantana kaa haay

    • @AM-ms9mn
      @AM-ms9mn 3 ปีที่แล้ว +2

      Yarkaan caadi maahan

    • @alalialmaqribi4188
      @alalialmaqribi4188 3 ปีที่แล้ว

      Maskiin

    • @alalialmaqribi4188
      @alalialmaqribi4188 3 ปีที่แล้ว

      Aqoon yahan iga dheh maninka dhalin yara soomaaliyeed oo lakhayaanay ku tilmaamaya guul soomaali usoo hoyatay

    • @AM-ms9mn
      @AM-ms9mn 3 ปีที่แล้ว +2

      @@alalialmaqribi4188 warka sifiican udhuux. Qiyaanda iyo beenta ciidanka lagukaxeeyay waalidiintoodana loosheegay qalad bey eheed buuyiri. Asaga waxuu kahadlayaa uun unusuNkaxumeen in tigree lajabsho lanaxasuuqo sida kii ay Xamar kageesteen ookale

    • @alalialmaqribi4188
      @alalialmaqribi4188 3 ปีที่แล้ว

      @@AM-ms9mn taas waa markii dawlad soomaaliyeed oo awood markii aan heesanaa, goaanka na iyada uu ka goaa, laa kin Dawlad iyadii ba Ajnabi uu ilaa linaayo, madaxdeeda na farta ardsababa loogu yeeraayo, Ayaan ka hadleenaa walaal

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 3 ปีที่แล้ว +24

    Masha-Allah ProfessorIngriis Aqaanyahay sarre nooloow

  • @matthsn449
    @matthsn449 3 ปีที่แล้ว +6

    Amazing interview. You should interview him more

  • @mohamadhassan1511
    @mohamadhassan1511 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha alah pro maxamed xaaji walle aqontaa biyo dhigtay barigi hore waan mucaradi jiray lkn waa khabiir
    Fadlan waraysi kale layeelo oo arimaha somalya ah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +6

    #Pro_ingiriis waxn ka qoray hduu farmaajii shalay kaso hor bixi lha farmaajaha maanta wuxuu noqon lha laba qofoo is haysta😂😂

  • @assowehassoweh9638
    @assowehassoweh9638 3 ปีที่แล้ว +8

    Manta qiray ninkan inu aqonyahan yahay.33:27 Cidan somaaliyeed in u ka qabgalo dagalki lagula jiray TPLF marka hore ba waxan u arkayay wax SAX'A shaqsiyaday markan ka hadlo

  • @saadaqshire8400
    @saadaqshire8400 3 ปีที่แล้ว +8

    waresixisobadanbuu ahaa waxan codsanayaah warsigan ethopin u badnaa siyaasadeeda cusub warsikale oo ubadan somalia inlalayeesho profka

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa alaah sxb md English aad ayaad umhdsanthy sida aad cdowgada ugu demben is a very good

  • @Danx329
    @Danx329 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin dhalinyaro ah oo dhalinyaramadiisii ka faa'iideestay, waxaan jeclaan lahaa im aad markale inoo casuuntaa ustaadka.

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 3 ปีที่แล้ว +8

    Great conversations and enlightenment. Thank you brother Nur❤️ and brother Professor Ingiriis❤️

  • @Somalitraveli1
    @Somalitraveli1 2 ปีที่แล้ว +2

    32:01 good point
    34:34 I don’t know the guest but I like his support of going after those who subjugated Somalia.
    36:55 Good answer. The host had “maangaab” question.
    39:00 That was another good point. Farmaajo’s needs to speak out more.

  • @saki7952
    @saki7952 3 ปีที่แล้ว +3

    Muuqaalkaan ka hor waxaan professor maxamed Xaaji ingiriis ka aaminsanaa fikir qaldan. Lkn hda waxaan ogaaday aqoonyahan taariikhda ku wangsan inuu yahay oo mudan insaga laga loox jiito

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninkaan. Wax halaga.Faa.iideeysto
    Runtii PhD. Da.uu qaatey.waxa ka nuhiimsan.in uu Yahay.ruux wax gud bin kara Proff.M X ingiriis.masha Allaah
    Reer.Ahaan.kuwa u dhaliilaya.
    Waa Reer Galmudug Idinku.Filane.iimaansada intaas.

    • @cooffle2
      @cooffle2 3 ปีที่แล้ว +1

      PhD- da uu sheeganayaa waa been.
      Haddii bisinkaagu been yahayba sidee waxaa kale ee uu sheegaya loo rumeysan karo? Beenaale waa beenaale

    • @abha2476
      @abha2476 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cooffle2 waan ku garannay Cooffle, bal saaxiib noo sheeg si aan u fahamno wuxuu yahay Prof. Ingiriis, shaqsiyan ma taqaannaa? Maxaad caddeyn u haysaa in uu beenaale yahay, shahaadooyinkiisa miyaad aragtay.
      Bal nooga warran, anigu ma aqaanno, laakiin siduu u hadlaayo qof wax bartay ayuu iila eg yahay.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahey aqoontaada hakuubarakeeyo runtii wax badan ayaa iiga baxay the only historical man of somalia

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 3 ปีที่แล้ว +4

    war ninkaan waa nin cajiib ah ilaahay ha xifdiyo❤👍🙏

  • @anissahassan8261
    @anissahassan8261 2 ปีที่แล้ว +1

    Bravo Nur. Waa barnaamij aad u qiimo badan.
    Horay usoco Prof Ingiriis. Aqoonyahan sare. Masha Allah

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +5

    Bravo Prof. Ingiriis.

  • @mustafaahmed4343
    @mustafaahmed4343 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle haku sharfo walal Mohamed Haji Ingiriis.

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +8

    Mr. Ingiriis waa is beddelay oo hadda sida aqoonyahan buu u hadlin. Awal qolada Facebook live ka qaylisa buu u hadli jirey.

    • @puntlandforce6383
      @puntlandforce6383 3 ปีที่แล้ว +1

      Walahi beenta maha mar uu hargeisa ka halayey ban arkay wuxu ila aha wil yar oo cuqdad qabiil washay 🤣🤣🤣

    • @Mina56
      @Mina56 3 ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 3 ปีที่แล้ว +4

    Maanshallah xafidullaah waaaaaaaa Sax Tikrega hala laayo waa cadowga Somaliyeed illahay hanaga qabto cadowga

  • @abdifatahahmed38
    @abdifatahahmed38 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah pro ingris nin mudo badan wax darsay.

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 ปีที่แล้ว +5

    Dadka kufarxaya ciidan soomaali oo udhimanayo tekreega waxaan leeyahay sifudud hadalkaa umaydaa sodhawayseen ee wiilka aad Shaheen baan idinka maqnay jordaan tegey hadh iyo habeen

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 ปีที่แล้ว +2

    Ku soo dhawaada chanelkeyga waxyaabo badan baan ka hadlaaye
    Oo itoobiya ka midtahay

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 3 ปีที่แล้ว +15

    Midbaa run ah somalidu waa geesiyiin markay dagaal ama deeqsinimo noqoto
    lakiin midbayna weligeed lahayn vision dheer oo siyasadeysan waxoodiiba waxa kharibay tola’ay yaa reer hebelaay

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 ปีที่แล้ว +1

      Vision ka dheer waxaa abuura hogaanka, hogaanka ayaa soomaalida noqday mid qabyaaladd ku dhisan xilli walba.

    • @alalialmaqribi4188
      @alalialmaqribi4188 3 ปีที่แล้ว

      Aqoon aad uga dhigaysid dhalin yara soomaaliyeed in ay ku qanacsanaadaan Eey u bakhtisa difaaca kursiga abii axmad, maxaa tahay?

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxbky Maxamed X. Ingriis wuxu noqdaa xiddig caqli badan markuu arrimaha debedda ka hadlo. Fadlan, walaalkay ka dhex bax arrimaha localka- iyo tariikh soo fagidda qabyaaladda huwan. Keep it up this way.

    • @frank099100
      @frank099100 3 ปีที่แล้ว +1

      Nasiib darro dadka soomaalidu waxay uhaystaan qofku asagoo wax baran inuu faallo ka bixin karo subject kasta. What you don't understand is his specialisation. Mohamed studied political history of Somalia and that means to analyse what happened in somalia. Somalia wixii ka dhacay aad bay u xumaayeen ka hadalkeedana khalad ma aha ee waxaan u baahanahay inaan oggolaano oo wax ka branno

    • @ifka2877
      @ifka2877 2 หลายเดือนก่อน

      @@frank099100walal dadkeenu Waxi dhacay yaan lasoo hadal qaadin hadii kale reerkeeyga Ayaad kusoca waaye warkoodu sidee wax loobadala Hadi aan waxba dib loo eegin ayad oo qaladka ama saxda aan qabiil lootirineeyn ❤

  • @mohacade1777
    @mohacade1777 3 ปีที่แล้ว +7

    Prof ingiriis runti hadaan nahy somali wan kgu faana horay usoco

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 3 ปีที่แล้ว +3

    Maanshallah xafidullaah waa Runtiiiiiiiiiiiiiiiii
    Waaaaaaaa Sax waana wadani mashallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 miidnimo

  • @ismailabdyan1080
    @ismailabdyan1080 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks very much habaryar. Well researched.

    • @mohamedabdimohamoud8328
      @mohamedabdimohamoud8328 3 ปีที่แล้ว +1

      Habaryar aaa

    • @TherealNomad01
      @TherealNomad01 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdimohamoud8328 no one paid attention to this except you. It’s funny a man calling another man habaryar😂😂

    • @blacksafety
      @blacksafety ปีที่แล้ว

      Ma laga roonaad tahay?

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaa Sax Tikregawaxay rabeen iny qabsadaan Somaaliya OO iyagaa madaxtooyad Somaliya Ka talin jiray laakiin madaxweyne Farmaajo xafidullaah cadogiisa Allah jabiyo isagaa diiday faragalinta shisheeyaha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว

      Taariikhda jiritaanka Soomaaliya Farmaajo waa madaxwenaha Kaliya ee muwaadin Soomaaliyeed cadaw u dhiibay. Marka ma garanayo fara gelinta uu diiday ee la sheego

  • @abdirahmansaman1676
    @abdirahmansaman1676 2 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhda nfd kahadal in sha alah

  • @dwight9024
    @dwight9024 3 ปีที่แล้ว +9

    Dhap ahanti wariyuhu wa academic
    Bal Eeg Eeg qaabka u su'aalaha u waydiinayo!

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks wllo Nuur waraysigaa prof. Maxamed waxaan kaga daydaa aqoontiisa qaybta Anthropology uu bartay iyo qaybta Western philosophy uubartay Waxaan ku talin lahaa wllaha Soomaliyeed in aqoonta Video ku jirta aad ka weelaysaan
    Masha Allah 💯

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 3 ปีที่แล้ว +1

      Brother adigoo raaliya horta qofku aqoon waa baran karaa,weliba labadan aad xustay,balse kaaf iyo kala dheeri ayaa ii muuqata iwm.
      Waxaan sidaa u idhi horta labada aad xustay ee Anthropology iyo philosophy ba Soomaali hore waa u barteen oo PhD (Doctor of philosophy) waa ka gaadheen ,qiyaas ahaana Soomaalida waxaa 1962 derajada PhD qaatey sidaan filayo AUN tee Dr Xasan Cali Mire iyo Dr Axmed Keyse oo Ingiriiska iyo Talyaaniga kasoo qalin jebiyey ,ka dibna dhamaadkii lixdamaadkii iyo horaantii 70’s kiina group kale oo rag iyo dumar isugu jira ayaa usoo baxay,qaar ka mida sida AUN tee prof Gaadi ay soo barteen Anthropology ga especially human biological and physiological characteristics etc.
      Labadan subject na midna afar qeybood weeye oo waa Anthrolopogy ga,philosophy guna waa 7 qeybood oo waa wax la yaqaan iwm.
      Markaa hadaan ku horeeyo Anthropology ;Maxamed Xaaji Ingiriis iigama muuqato aqoon uu u leeyahay oo la taaban karo,waayo 4 types ka cilmigan labo ka mida oo ah Linguistic anthropology iyo sociocultural anthropology kamaba muuqdaan ,labada kale ee archaeology iyo biological/physiological ka oo dhowr nin oo Soomaalida ka mid ahi barteena iigama muuqato aqoonta asalka ah,waana kuwuu isku dayo inuu wax ka sheego oo waxaan arkey isagoo ka hadlaya asalka Soomaalida iwm.ogow markaad asal qoomiyadeed ka hadlaysid waa inaad kulansataa afarta noocba sida asalka luuqda,asalka bulsho/dhaqankeeda,asalka raadeed iyo hadhaaga bin’aadamka ( calaamado qadiima iyo physical human remains oo ah archaeology)iyo asalka noole abuuristiisu marxaladaha ay marto,bahduu ka yimi iyo qaab dhismeedkisa kala duwan body and organisms ( yacni sida noolaha Allah u abuuray iyo qaab jidheedkiisa ama xubnihiisa,inta la yaqaan sida bin’aadamka,xayawaanka,dhirta iwm waana biological/physiological anthropology).
      Markaa bro waxaa la yaaba adigoo umad ama qoomiyad asalkeeda ka hadlaya in daliilkaaga ugu badani noqdo siduu yidhi hebel oo hebelkiina noqdo author/journalist aan cilmi kale u dheerayn oo weliba umaddaa uu wax ka qorayo inta badan ku saleynaya danta wadankiisa gumaystaha ahaa ( yacni waxaan arkey clip yo uu leeyahay cilmi baadhis aan ku sameeyey asalka Soomaalida oo intaan kor kusoo xusayba ka madhan oo khiyaali badan iyo hebeloo ingirrsi siduu yidhi u badan iwm).
      Markaa bro odeygu anthropology ga uu bartey ma garan?.
      *mida Western philosophy buu bartey runtii waan ku qosley oo WP guba waa khiyaali,marin habaabin iyo in umadda waxyaabaha asakla u ah laga lumiyo,iyadoo loogu bedelayo nin walbow hortaa u dhaqaaq iyo laguma dhaamee dhaqaaq (yacni qof walbow wixii kula quman samee,taasoo aakhirkii iyagii kusoo noqotey oo in badan oo ka mid ahi ka ooyayaan xumaanta dhaqameed ama fikradeed ee laga dhaxlay khiyaaligaa ujeedo badanka ahaa,ayna taagan yihiin xaalka ninkii Soomaaliga ahaa ee subaxa intuu soo jarmaadey makhaaxi uu lahaa oo tuulo ku taaley intuu Lax shilis ku qalay oo hilibkii wada kariyey cidina ka iibsan-weyday ee markii qoraxdii dhacday yidhi halheyska caanka noqdey ee ah;War yaa harageedii nagaga celiya (yacni laxdu may iska noolaato siadani waa khasaare iwm.).
      Marka anigu sodon sano ayaan wadamadaa joogaa aqoon fiicana waa u leeyahay mawducaana war iiguma laabna oo xataa high+baan la dhigtay,waa la shaqeeyey,kuwoodii old generation ka ahaa waan la sheekaystay oo waxayna ku odhanayaan waxaasi waa deluded system,maalin dhoweydna waxaanba arkeyey clip laga duubay haweeney la ooyday markey aragtay nin iyo naag wadada dhexdeeda isugu galmoonaya goor fiida oo ay police ugu yeedhay ayna ka badin waayeen inay ticket siiyaan,balse markii dambe waxgarad badani ka kaceen oo police kii yidhaahdeen waa la garanayaa,waana lasoo qabanayaa waayo waa ficil xun iwm.
      Markaa waaba arkayey odeyga oo Soomaali ka carar ah oo leh aniga iyo ajnebi kale iwm.
      Hadaad sidaa ku faraxsan tahay ka joog baan ku odhan lahaa gadhku gadhkaad moodey maahee?.!
      * philosophy ga micnihiisu waa jaceylka xigmada ( love of wisdom).waxaana bud-dhig u ah barashada asaasiga dabiiciga ah ee aqoonta,xaqiiq ahaanteeda,jiritaankeeda iyo kan ugu muhiimsan oo ah tixgelinta iyo deganida aqoonyahanka anshaxiisa ama akhlaaqadiisa (consider as an academic discipline).Philosophy gu waa 7 farac oo aqooneed waxaana ka mida;political philosophy,metaphysic ,logic,Ethics etc.
      * hadaan labo kasoo qaato.
      *metaphysics ku waa barashada la macaamilka kowaad ee mada’a axwaasha ama shayo esp xaqiiqda,wakhtiga iyo waxa ku xeeran iwm.
      * Ethics kuna waa aqoonta la macaamilka moral ka iyo mabaadiida dhabta ah ee qofka dabeecadihiisa,hab-dhaqankiisa ama akhlaaqdiisa (knowledge that deals with moral and principles of person’s behavior ).
      * Gebageabadii bro waxaan qoraalkan dheer u qoray aqoontu waa wax fiican oo mudan ku dayasho,sidoo kalena la yaqaano qeybaheeda kala duwan iyo furuucdeeda.waana la baran karaa ee balse laysagama been sheegi karo,sidoo kale aqoontu anshax bay leedahay oo aqoonyahanka dhabta ah waxaa ka reeban faan been la socoto iyo i tus aan loo mee dayin oo waaba aniga kuu sheegay in philosophy ga saxda ah ay asal u tahay tixgelinta,garashada iyo akhlaaqda qofka academy ga ah iwm.
      *markaa bro odeyga ugama xumi aqoon ee sanad ka hor baan cooment ku qoray haduusan ka fiirsan wuxuu ku hadlo Soomali waa baran magacbeyna u bixin,markaa waxaan ku qosley inay tii dhacdey oo comedian reer waqooyi ah loo Barkhad la yidhaahdo lehna barnaamij Tooshka siyaasada la yidhaahdo uu kusoo qaatey inuu Mr Ingiriis xadka faanka iyo beenta Soomaalida record ka jebiyey.ogowna aadanuhu waa markhaatiga nool oo isku maqan.wixii typing error ah iyo qoraalka dheerba raali ka ahow.

    • @adama2988
      @adama2988 2 ปีที่แล้ว

      Dabcan wuxuushta tplf baa ku raran jidhay waana mida uu diidan yahay professor kaan.. dib dambe dugaagii tplf kuuma adoonsan doonaan

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +1

      @@adama2988 ;qof jiran baad tahaye kuwad aad sheegaysid meel ay xataa ka taliyaan kuma noolaan,marka keliya ee aan arkayna waa iyagoo muqdisho magan ku ah oo Xalane lagu siiyo xoogaa bariisa oo Bas-baas laga buuxiyey ka dibna lagu yidhaahdo orda minguste la dagaalama oo dhulkiina weerara iwm.
      Markaa adigaaba magacooda garanaya ee dib u joogso .

    • @y.a1903
      @y.a1903 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedAhmed-tx6dj
      Si qurux badan bad uso gudbisay fikirkaga fahamad iyo aqooni ka muqato, mahadsanid.

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 ปีที่แล้ว +10

    🇪🇷👎🇪🇹

    • @minetoumina5830
      @minetoumina5830 3 ปีที่แล้ว +2

      🇪🇹👍🙏💪🇪🇷

    • @comeon4796
      @comeon4796 3 ปีที่แล้ว

      @@minetoumina5830 are you eithopian

    • @abdirisaakaden6653
      @abdirisaakaden6653 3 ปีที่แล้ว

      @@minetoumina5830 🇩🇯❤🇸🇴😎

  • @AliAhmed-iv3wo
    @AliAhmed-iv3wo 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqanxume somaliyeed ayuu sheegey, isuma taliso, ( prof Ingiriiis dhegeysta profka)

  • @zakiabdi
    @zakiabdi 3 ปีที่แล้ว +8

    Niinkaan wax badan baan ka faaiidaa markaan dhagaysto

    • @amiinboos7632
      @amiinboos7632 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa aniguba waxaan ka qoraa 12 waraaqadood markas toon dhagaysto wax ku dhaw aqoontiisa aad ayuu u kobciyay Prof.M.X Ingriis
      JAZAKA ALLAH KHAYR

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri486 2 ปีที่แล้ว

    I salute prof for honest and scholarly opinion of issue somalis

  • @alikoor
    @alikoor 3 ปีที่แล้ว +8

    Waraysi xiiso leh weeye oo wax badan iftiimiyay, wayna fiicantahay in mar kasta la waraysto aqoonyahanka bulshada.

    • @cooffle2
      @cooffle2 3 ปีที่แล้ว +1

      Aqoonyahinomo la sheegtaa aqoonyahan kaa ma dhigto.
      Ma baadhay shahaadadaha u sheegtay inuu qaatau iyo muddada u ku qaatay?
      No credentials at all. Waa been fakatay .
      Waa bililiaqadii xamar.
      Farmayeerugu(kal-kaaliye caafimaad ) uu sheegtay Dhakhtornimo.
      Tv Daljire, iska hubsada sheegashada darajooyinka ay sheeganayaan dadka aad fikradahooda noo soo gudbinaysaan.

    • @adama2988
      @adama2988 2 ปีที่แล้ว

      Dabcan wuxuushta tplf baa ku raran jidhay waana mida uu diidan yahay professor kaan.. dib dambe dugaagii tplf kuuma adoonsan doonaan

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    Waa aqoon Yahan somaliyed oo aanan kadaalin daawashada aqoontiisa sida sheeq mustafe xaga diinta aadan uga dhargayn alaha xafido ingiriis

  • @qorone____6077
    @qorone____6077 3 ปีที่แล้ว +18

    su,aashaan wuu ku dhacay ingariis nin an alshabaab iska dhicinkarin oo maalin walbo ay shacabkeena laaynaayo inuu tikreey la so dagaalo waa Ceeb

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha allh anigu nafsiyan ban u tagera aqoonyahanka dada yar #Pro_ingriis❤❤🦁🦁🧣💪

  • @ibracastro9311
    @ibracastro9311 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa aqoon Tiyo qof ah prof ingiriis iyo Wariyaha SALAAMA 🙏 zxbyll

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax ka badan hal saac baan dhaawanayay prof ingiriis Waxaa iiga muuqato aqoon
    Sidoo kale waa nin la socdo xaaladda maanta taagan,
    War ninkaan halaga faaiideysto inta aad dacaayado iyo hadallo raqiis ah ku weerari lahaydeen

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 3 ปีที่แล้ว +3

    Very good information thkz Mr Ina Xaaji ingiriis.

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 3 ปีที่แล้ว +6

    Very legend.

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo profisser maxamed

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 7 หลายเดือนก่อน

    The Ultra Legend

  • @sadaambollo8290
    @sadaambollo8290 ปีที่แล้ว

    He is great scholar

  • @ZakarieAbdilatif-np6mi
    @ZakarieAbdilatif-np6mi หลายเดือนก่อน

    Prof ingiris❤

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 3 ปีที่แล้ว +6

    Waar prof sida uma haysan waa nin aragti fog leh

  • @AliAhmed-iv3wo
    @AliAhmed-iv3wo 2 ปีที่แล้ว +1

    Nur wad mahadsantahay, caawa waxaad noo keentay, aqonyahankena prof Ingiriis

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 3 ปีที่แล้ว +4

    KOLAY SOMALI RUNTA IYO CILMIGA AYEY UGU NECEBTAHAY!!!!!.NINKA HADLAYA WAXA UU KA HADLAYO LA EEGI MAAYEE, WAA QOLOMA AYAA LA EEGFAYAA, OO WAX LAGA SOO SAARAYAA!!!!.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      SIDEED UDHIHI KARTAA ASKARIGA KU DHIMANAYA ITOOBIYA EE DALKIISII LA HAYSTO

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 WAAD IS WAYDIISAY, ISKUNA JAWAABTAY!!!!!.SOMALIYA, MIYAAN LA HAYSAN????.MILETERI DAAYOO, POLICE AFRICAN AH, AYAA DHAX JOOGA, ETHOIPIANA ASKAR BAA KAGA DHIMANAYSA, MA CAQLI BAA????.

  • @abdulhassan4693
    @abdulhassan4693 3 ปีที่แล้ว +3

    wareysi miisaaman mahadsanid Noor & professor ingriis

  • @Muhammad-sx7wr
    @Muhammad-sx7wr 3 ปีที่แล้ว +1

    Maantaa nin rag ah keenteen oo aan dabadhilif Tigray aheen. Sii socda oo jira walaalayaal qaali.

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa wax garad ah.

  • @abdiali7987
    @abdiali7987 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa guul

  • @adammohamed2602
    @adammohamed2602 3 ปีที่แล้ว +2

    Prof maxamed ingiriz waa aqoonyahan dhab ah waxbdan og we'll meeeeet

  • @amiinxadaari7954
    @amiinxadaari7954 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan somaliyey. Waxhala FAA iidk. Run ahaantii wàanin waxbadan og waxbadana soomali ku kordhinkara

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว +1

    Khabiir weeye prof kanj

  • @cabdulaahiaxmed1550
    @cabdulaahiaxmed1550 3 ปีที่แล้ว +1

    Wareysiyada noocaan ah soo badi Nuurow wax badan baa laga faa'iidayaa

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 3 ปีที่แล้ว +3

    Soomaalida waxaa dilooday Qabayaalada siyaasintu soomaalidu wey ka dhaxe faaiidaysteen Qabayaalada isku xidhka bulshada iyo siyaasiinta maanta jooga iyo gumaysi ku dhisan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 ปีที่แล้ว +4

    Professor waa nin jira aniga waa jecelahaye waa nin aqoonta caqli ku darasadaye guulayso

  • @fartuunj6426
    @fartuunj6426 3 ปีที่แล้ว +1

    wariyaha professor ongriis wareesanaayo yaa ila arkay wajigiisa suu u xanaaqay markii la yiiri wax fiican waaye in ciidanla tigreyga ee tplf la baabiyo wajigiisa xanaaq iyo dulinimo ayaa ka muuqato

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      Fartuun adiga moday isagay dadkisi xasuqen muxu xanaqa

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว

    Professor Mohammed Hajji Ingiriis

  • @minetoumina5830
    @minetoumina5830 3 ปีที่แล้ว +5

    VIVA ETHIOPIA-ABYSSINIA-HABACHA 🙏💪🇪🇹 BARAKA ALLAH ALEHUM AMINE 💚💛❤😘

  • @osmanmahamud2724
    @osmanmahamud2724 3 ปีที่แล้ว +3

    Khabiir sare.prof.ingiriis waad salamanthy

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaa Sax Tikrega waa dhibaato Socotay not only Itoobiya.ee Tikregawaxay dhibaato ku Tahay Geeska Africa illàahay hanaga qabto cadowga Tikrega🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 ปีที่แล้ว +1

      Itoobiya oo dhan baa cadow ku ah soomaalida.

  • @abdihussein2041
    @abdihussein2041 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah saxibkey

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah

  • @muslimdaahir6794
    @muslimdaahir6794 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan soodhawaynayaa profka

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 3 ปีที่แล้ว +1

    bacbuu isoo qaaday wan filayay inan burqandoono . qofkasta qof baa ka cilmi badan inuu is amaanoahayn

  • @bashirali8044
    @bashirali8044 3 ปีที่แล้ว +1

    War ina xaajiyow waan ku salaamay indrow timaha si la ekeysii mahad sanid

  • @somali7851
    @somali7851 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninka dad aduunka ku nool ugu aqoonta badan ayaan ku safayn lahaa 😂😂😂

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 ปีที่แล้ว

    Prof ingiriis m.a khabiir wax badan og

  • @Abdibr876
    @Abdibr876 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa barnamij aad iyo aad u qiimo badan

  • @saadaqshire8400
    @saadaqshire8400 3 ปีที่แล้ว +3

    allah xafido profo ingariis

  • @dahiraw-ahmedbarise1394
    @dahiraw-ahmedbarise1394 3 ปีที่แล้ว +3

    Professor maxamed ingiriis si aqoonyahannimo ku jirto ayuu uga hadlay waana ku mahadsanyahay.

  • @ayala1627
    @ayala1627 3 ปีที่แล้ว

    Sannadkii 2006 markii ay ciidamada Itoobiyaanku soo galeen caasimadda Muqdisho, layntii iyo gabboodfalladdii ay gaysteen, aan inyar idin xasuusiyo e, shantii bilood ee u horreeyay dhimashada dadka rayidka ah ee Muqdihso ku dhintay; odayaasha beesha Hawiye oo isu xilsaaray in ay diwaan galiyaan waxa ay marinayeen 24,000 oo qof. Isla bishii lixaadna xisaabtu waa ay ka luntay oo lama tirin karahayn dadka rayidka ah ee dhintay.
    Dadka shacabka ah waxa ay saraakiisha Itoobiyaabku kusii daynayeen oo ay ku nabad galiyeen, in uu sheego guri ama se qof lacag leh oo uu magaalada ku yaqaan. Si loosoo baadho qofkaas.
    Dadkii faraha badnaa ee ka qaxay gudaha magaalada ee u qaxay deegaannada Garasbaallay, Tareedisho, Ceelasha Biyaha illaa Afgooye, haddii ay rabaan in ay guryahoodii soo eegaan in ay fayow yihiin iyo in kale; ogow lacag baad ah bay Itoobiyaanku ka doonayeen. Waxan aan sheegayaa, dhammi waa uun wixii wakhtigiis laga qoray Muqdihso.
    Sidaa marka ay tahay; borofaysarka waan la qabaa in ay sharaf tahay in ciidamo Soomaaliyeed ka qayb qaataan suulinta jabhadda TPLF.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว +1

    33:00 Dadku ma cabaadaan xoolahaa xabaada sida Geela for your information.

  • @maxamedcali7407
    @maxamedcali7407 3 ปีที่แล้ว +4

    Maash Allah
    Aqoonyahayn ina xaaji
    Allaah hadaayo

  • @engrabdinasir7989
    @engrabdinasir7989 2 ปีที่แล้ว +1

    33:00 su,aashan ugama jawaabayo mucaarad iyo muxaafad lkn waxan uga jwbya si academic ah.

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheer

  • @barkhad100
    @barkhad100 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudane Oramada aya ka khatar badan qolooyinka kale waayo dhul iyaga ma wadaagno mana shegtaan dhul Somaaliyeed xaga oramadu meel wal o dhulka Somaalida ka mida yidhaahdaan anagaa lahaan jirnay o nalaga qaaday.

  • @drwiilwaal
    @drwiilwaal 3 ปีที่แล้ว +2

    Waraysigaan wuxuu banaanka soo dhigay in prof ingiriis uu yahay nin aqoonyahan ah wacyigiisa geeskana dhisanyahay. Kana heersareeyo dad badan oo u qaylinaya madaxwaynenimo.

    • @alalialmaqribi4188
      @alalialmaqribi4188 3 ปีที่แล้ว

      Aqoon aad uga dhigaysid dhalin yara soomaaliyeed in ay ku qanacsanaadaan Eey u bakhtisa difaaca kursiga abii axmad, maxaa tahay?

  • @fartuunj6426
    @fartuunj6426 3 ปีที่แล้ว +1

    qalbidhagax jaajuus tigreyga la shaqeeyo buu ahaa

  • @dekabdulahi6510
    @dekabdulahi6510 3 ปีที่แล้ว

    Fur dowloadka

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali oo dhulkeedii aan nabad ka jirin sidee wadan kale nabadiisa ugu dagaalamaan?

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 ปีที่แล้ว

      Siyaasada ayaa Keentay in laga dagaalamo lkn Somalia reer koonfur baa ka dhigay meel qasan oo dagaal uun ku jirta bal car aqoon yahn sax oo ninkan la mid ah ha la idinka helo oo sheegaya wax sax ah
      Ciidama somalia ee ka dagaalamaya tigeergu waxaay wada u xaadhi doonta hab dhaqanka iyo qaaxidad laga haysto tigeerga ee qaldan
      Tigeergu sow somalia dagaal kuma jirin haddii meeshoodi laga dagalamayo waa sharaf aad u weyn

  • @mrxussein
    @mrxussein 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan wax khibrad uma leh xaalad geeska Afrika.

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 ปีที่แล้ว +1

      Adiga miyaa u leh dadkan wada siyaasiga ah allow yaa aqoon durugsan siiya

  • @cabdixasan3787
    @cabdixasan3787 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @mohnoor8
    @mohnoor8 3 ปีที่แล้ว +8

    When I hear this professor, he is not on the same level as the brothers samatar or Faisal Roble(Wisdom). Who in the world says that young people who are tricked to death, for a cause they have not chosen in advance is good|virtue? It is cynical of him to justify that Somali youths die in a conflict between brothers (Axmaaro, Tigrey and Eritrean). He has the same mentality as typical Somalis, where he is happy for revenge , but dont see the bigger price of revenge (the lives of Somali youths) I am also happy that they are being punished, but not at the expense of Somali children / young people who are being sent to their deaths without their consent.

    • @Mohamedahassana
      @Mohamedahassana 3 ปีที่แล้ว +1

      That is that he is not a professor yet. For those who know professor level, where on earth this guy received that professorship?

  • @Muhammad-sx7wr
    @Muhammad-sx7wr 3 ปีที่แล้ว

    40:00 *Ciidanka waa inuu u dagaalgalikaraa si qarsoon (covert operations) ama si muuqata (overt operations) hadii intaa oo waalid loo sheego siduu oga qarsoobaanaya kuwa doonaya inay danta Somaliyeed ku wax yeeleeyaan?*

  • @Burco.
    @Burco. 3 ปีที่แล้ว +5

    Maxamed xaaji ingiriis, I remember waxaan ku arkay suuqa magaalada Brussels in 2016 the frist think he asked me was qabiil kee bad tahay and told him waxan ahay somali after that he told me he is doing baadhitan ku saabsan Somalia for Oxford university than I invited him to have a launch with me and we have a interesting conversation he is a great man and very funny

    • @adama2988
      @adama2988 2 ปีที่แล้ว

      Dabcan wuxuushta tplf baa ku raran jidhay waana mida uu diidan yahay professor kaan.. dib dambe dugaagii tplf kuuma adoonsan doonaan

  • @dowlad
    @dowlad 3 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed xaaji ingiriis hadalkiisa uma bogin

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      NIN LEH ASKARTA SOOMAALIDA EE KA DAGAALAMAY TIGRAY SHARAF BAY U TAHAY WAA GAF WAYN OO DHALINYARADAAS LAGA GALAY DHULKEENII AYAA CADAW ALSHABAAB HAYSTAAN IN ASKARI SOOMAALI AH MEEL KALE UU KU DHINTO WAA QALAD

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      MAY TAAS WAAN KAA DIIDAY ADUUNKA KAMA DHICIN DAD HUBAYSAN OO DEGAANKOODA JOOGA LGAMA ADKAADO IN KASTOO WAQTIGU UU KU DHEERAADO

    • @hoyoqali3665
      @hoyoqali3665 3 ปีที่แล้ว

      Nin kan hadal kiisa uma bogin ninku taxumaa

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alihujaleh8627 waar garad iyo cilmi haddii aanad ku darin Waxba ka fahmi maydi reer koonfur Waxba fahmi maayaan dhaaman anigu somaliland baan ka soo jeeda hadna ciidamada somalida ee ka dagaal galey tigeerga waa sharaf aad iyo aad u weyn waxaana halkaa laga fahmi kara dhallinyarada koonfurtu Lama socdan wixii wadanka ka dhacay 2006 ilaa 2016 soo gaadhsii waar Horto itoobiya caaawiya haddii aad sidan uhadlaysan
      Ciidamada somalida ee halkaa kadagaal galay waxaay ahaan doonan kuwo yaqaana hab dagaalka tigeerga iyo dhulka lagu dagaalamo ee tigeerga waxaayna noqon doonta caawimo weyn oo xambaarsan khibrad iyo waayo aragnimo

  • @SuperMaxamuud
    @SuperMaxamuud 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij aad u qiimo baddan

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan layaabanahay soomaalida aqoonta caqliga kujira, dhibta nahaysata

  • @alalialmaqribi4188
    @alalialmaqribi4188 3 ปีที่แล้ว

    Waa musiibo, soomaali ay gumaadayaan afrikaan nuuc waliba gudaha soomaaliya na xabashi ay ku sugan yihiin, In uu soo fariistaa shaanshada Nuuc iska wada Aqoon yahan, Waaqicana aan lasocan,

  • @abdimohamed7655
    @abdimohamed7655 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa nin wen dhexdhexaad