Waraysi Dahir Mire | Ethiopia Wajigii Burburka ayaa ka Muuqda ee waa In Soomaalidu Diyaargarowdo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 149

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis9042 3 ปีที่แล้ว +5

    Thank Mr Daahir isha Allah kheyr
    For Everyside for us

  • @awbile
    @awbile 3 ปีที่แล้ว +4

    Waar Xariifkani waxba ma oga yaan lagu habsaamin. Waa marka horee waa Caadifi, marka labaad waa qabyaaliiste, ta saddexaad waa hurdaa aduunyo kale ayuu joogaa

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว +3

    dowlada soomaaliya nin kasoo shaqeeyay oo hadana maamul gacan kusameysa kasoo shaqeeyey maku tilmaami karnaa siyaasi soomaaliyeed, misa waxaan odhan karnaa calooshii ushaqeyste, dadku caqliga ma la'a ee meesha siyaasi noosoo fadhiisi ama nagadaa

  • @mustafehaji1698
    @mustafehaji1698 3 ปีที่แล้ว +9

    masha Allah Dr xikmad badan ayuu kahadlay shidalka ogandenyana Dakada Garacad baa laga dhoofinayaa insha Allah

  • @mandelachannel2155
    @mandelachannel2155 3 ปีที่แล้ว +7

    ماشاا الله

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaya arag sare ahna aqoon yahan Daahir Mire Jibriil, waa ruugcaddaa siyasaasadeed.

  • @abdirashidmohamed9112
    @abdirashidmohamed9112 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninku ma ogyahay markii ingiriisku rabay inuu ogadeniya gobolada waqooyi iyo kan koonfureed cida is hortaagtay oo diiday wuxuu ahaa maraykan. Reergalbeed iyo shiine midna khayr inoo mahayo. Hagardaamada soomaaliyana weligeed reer galbeed baa ku hayey arintuna waa meesha aan ku naal iyo diinta aynu haysano

    • @shroble6916
      @shroble6916 3 ปีที่แล้ว +1

      he knows he doesnt care. he doesnt care about Somalia or Ogadenia he is only thinking of qabil, you can understand if you listen to him. He was wrong before the war when he sided with Ethiopian enemies and started rebellion and he is wrong now. A useless and corrupt man, may Allah guide him and us all.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +9

    Kuwii nayiri carab baatihiin ayaa nadulleeyey. Qofkana haddii uu belwed leeyahay cidwalbaa gumaysan, waayo belweddiisaa waxwaba uga fcn

    • @alisalad6079
      @alisalad6079 3 ปีที่แล้ว

      Asc , Mr Dahir , ma carabkaa kaadafay mise qalbigaay kaaga jirtaa markaa tiri " specially , isku xirka dadka Ogaden (Somali Galbeed)iyo dadka isleh ee puntland iyo jubaland " waa yaab inaad kala saarto dadkii daganaa Jamhuuriyada Somaaliya ! lkn , Mr Nuur maxaad u ,ogolaatay inuu barnaamijkaaga uu ukala qaad qaado dakadihii Soomaalida , oo Djabuti miyaaneey aheen 5 Soomaaliyeed ? waan kaxumahay in barnaamijkaaga lagu xayeeysiiyo dakada Garacad oo aan lagba hadlin dakadaha kale sida Dakada Hobyo . Wcww .

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

      @@alisalad6079 nin majeerteenaysan baa igusooqaldamay

  • @abdirashiidmaxamuud9525
    @abdirashiidmaxamuud9525 3 ปีที่แล้ว +1

    illhay ha u naxriisto walaalkaa

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ayaan darro iyadoo larka xaalado somalaliya ku sugan tahay inaad tiraahdo joritaankeenu wuxuu u baanyan yahay shisheeyey. Xishood .ka xishuud karaamo oyo sharaf midna ma lihid

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 3 ปีที่แล้ว +1

    Jabuutina soomaali maaha puntland iyo jubalandna jigjiga inay isku dadyihiin ha muujiyaan walee waa qabyaalad waali ah adeer somali state waxaa majority ka ah dadka aad necebtahay

  • @maxamuudcabditabatabood4456
    @maxamuudcabditabatabood4456 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah aqoon yahay daahir mirre jabriil allah haku dhowro

  • @alibacher8041
    @alibacher8041 3 ปีที่แล้ว +3

    United States and Britain policy towards Somali didn't charge since 1884 did not change.
    It's based double faced bias.

  • @baashiosman1016
    @baashiosman1016 3 ปีที่แล้ว

    Meesha ugu dhaw waa dakada hobyo ee barta deegaanka

  • @MMATvs
    @MMATvs 3 ปีที่แล้ว +1

    SNM oo anaga na hoos joogtay kulahaa beeenta daarooodka!!

  • @maneytalk9296
    @maneytalk9296 3 ปีที่แล้ว +1

    Daahir mire jabril wa tariikhyahan xog ogaal ah mahadsanid

  • @boqorbeerta8780
    @boqorbeerta8780 3 ปีที่แล้ว

    Allow burburi, oo umadaa Soomaaliyeed neecow xornimo gaadhsii

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ka xumahay aad somali aadaya cadawaga wadanakeeni buburiyey aniga hooyaday aniga dhabarkeda aan saranahaya la dilay ayeeyo la dilay somali badana cadawaga ku dhameyey halkaas dhudub marka aniga xanuuna gaara ah ayey ii leedahay cadawaga aad hubaka aad ka soo qadateen

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc waa idinsalaamayaa waa warbixin fiicaan.

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 3 ปีที่แล้ว +2

    Kani waxba sheegi maayo waa caac

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad Barre wixii kudhicilahaa kumadhicin ee shacabkii ayeykudhacday. Ayagaana masuul ka ahaa iyo qabiilladooda

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 ปีที่แล้ว +2

    Very sad indeed those who caused those atrocities who are living in America and Europe must be followed and if found taken to ICC Courts and face the law for the inhuman acts they did to the prisoners who they suspected were against the regime the international community should assist in finding and arresting these murderers finally those who committed the atrocities during the dictatorial regime of siyad barre should not go unpunished

    • @adama2988
      @adama2988 3 ปีที่แล้ว

      Are you talking genocide tplf committed Ogaden region???? It’ll face a one day terrorist tplf for jail Ogaden..

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waraysi miisaan iyo cilmi ku salaysan. Dr. Jibril mowjadduu ka hadlayo ma fahmi karaan kuwa maskaxdooda ay naafaysay qabyaaladdu

  • @sadadali5161
    @sadadali5161 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah. Waad ku mahadsantahay Nuurow wareysigan laakin wll waxaad raadisaa dhalinyarada aqoonyahanka ah. Wiilal iyo gabdhaba oo fikridaha dhalinyarada soo badi inshallah. Deegaanada odayaashaan wuu ka badanyahay ilaahay haa xifdiye. Aduunka wuu is badelay marka dhalinyarada aqoonyahanada raadi. Thanks sxb!

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 3 ปีที่แล้ว +1

    Seven sisters, Cina o Ruush maxey noo kala yihiin? Mise USA dad aan ku leeyahay aa meesha taal?

  • @jmperson
    @jmperson 3 ปีที่แล้ว

    ah innaa lilaahi wanii ilayhi raajicuun, waa wax laga xumaado in ummad muslim ah ay sidaasi ku smaynayso qof muslim ah.

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 3 ปีที่แล้ว

    Aniga oo ah Cali JaamC Xasan joogana Laascaanood waxaan taageerayaa Taladaas Daahir Mire Jibriil.
    Taariikhda oo Caawa ah 24/8/2021.

  • @nasriinibraahim372
    @nasriinibraahim372 3 ปีที่แล้ว

    Reer soomaalilaand khaasatan re sheekh iisaxaaq afwayne wayka taqaluseenee tarabadhaadameelahaakahaya

  • @dAhmed-us6fy
    @dAhmed-us6fy 3 ปีที่แล้ว +4

    Taariikhdu been masheegto and Isla xiligaa waxaa lagu amray s.n.m inayciidanka furinta dib ugasooqaadaan madaxduna addis Ababa soo ahlaan. Laakiin snm way fahantey in laxidhxidhayo waxaanay is miidaamin kusoogashay hargeysa iyo burco.

    • @shroble6916
      @shroble6916 3 ปีที่แล้ว

      Westerners created SNM and gooni isutaag to divide Somaliweyn, long before you know. It was to stop the idea of Somaliweyn forever and they convinced you it was your idea. Weakening your own nation and becoming tiny useless states and you are happy about it. Foolish people, everyone in the world thinks of expansion and even takes other peoples lands and you want a tiny state by choice. Itll never work, Somaliweyn will become a reality against all the gaalo plots and their foolish minions, inshaAllah.

    • @dAhmed-us6fy
      @dAhmed-us6fy 3 ปีที่แล้ว

      roble anigu nacas kuuguyeedhi maayo laakiin xaqiiqada ayaad is diidsiinaysaa. Inta aynu waxaynu inagusamaynay dadkale eedeeda dusha kasaaraynona xaqiiqada waynuka ilduufaynaa. Waxba reergalbeed ha eedayn, xukunkii xamar kajirey ayaa snm abuuray. Somalina anaa kaa jecel, shalayna anaa midnimo raadinaayey maantana anaadiidan. Cid aan lamidoobona ma arko, midnimo aanan raali ka ahayna iguma qasbikartid. Luqadan aad wax kuqoraysona, taadaakaaga haboon.

  • @btechnology2059
    @btechnology2059 3 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka soomaali nfd jigjiga waa walalo siyaasi qabyaa liiste jaahil oo musuqmaasuq badan ayaa dhulka soomaali qariween insha allah gumaysi wuu dhamaanaa

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa lagayerlayaa aragtida gaaban ee qabyaalada kudhisan
    Ee caqabadda ku ah waxkasta oo somalidu ay ku dooranlahayd dad wanaagsan oo hogaamiya ,oo aragti fog leh

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว

    Khabiir weeye nin kani

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxad ka dheefatay dagalkii iyo aadida amaxarad

  • @afdhaba1064
    @afdhaba1064 3 ปีที่แล้ว +3

    siicad u deeh darodka Somalia meey-nagala-hadlan.

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomalida kuli waa dad reer mii ah weeye ee dowlad nimo iyo qaranimo iyo midnimada dalka hooyo ee soomaalia iyo shacabka soomaaliyedba mid garanayaan mahan soomaalida ee badankoodi waa jawasiisyu iyo qarandumisyu ee u wada
    Shaqeeya cadowga dalkeeyna hooyo ee soomaalia iyo shacabka soomaaliyedba ee dhaliyarada soomaaliyed waxaan u soo jeeydin lahaaa ee qabiilka iyo reer jecleysiga iyo siyaasiga qofka sheeykta ee noocuu doona ha noqdeey waa in laga fogaadaa ee warkiisa la raacin iyo xitaa hadii loo bahdo ee danta dalkeeyna hooyo ee soomaalia iyo shacabka soomaaliyedba soo gasho in aad hooyadaani iyo aabahaagi walaaladaadi iyo caruurtaadi ka hormari kareeyso danta dalka Somalia iyo shacabka soomaaliyedba marka dhaliyarada soomaaliyed waxaan u soo jeeydin lahaa gowalkaad doonto ku dhalo mise ku soo bar baar waxaa waajib iyo mid muqadas nimo inagu wada saaran waa in aan u kacnaa sidii sharafta iyo karaamada dalkeeyna hooyo ee soomaalia iyo shacabka soomaaliyedba u soo cilin laheeyn ee dalkeeyna hooyo ee soomaalia ka sifeeyn laheeyn nidaamka qarandumiska ah ee fadaraalka ka iyo dimoqaraadi waxa loogu yeedho ee beeynta ah iyo oday qabiileeyd iyo qof siyaasi sheeykta ee dawalif iyo qarandumis ah iyo ganacsato dhiiga ummada soomaaliyed ku taajiray iyo kuwa diinta islaamka ku ciyaaray ee qof waliba mab da gaar ah wata ee asaga kaliya isla saxan iyo waxii kale ee xun ee farabadanba waa in aan cakta marinaa weeye dhaliyarada soomaaliyed maxaa yeelay caruurteeyna iyo gabdhaheyna soomaaliyed iyo hooyoyingeeyna wan wanaaksan si aan ugu sameeyno meeyl ay ku nastaan ee amni iyo sharaf ku heylaan ee dalkeeyna hooyo ee soomaalia walaalayaal ee toosa dhaliyarada soomaaliyedow dalkeeyna hooyo ee soomaalia iyo shacabka soomaaliyedba ee anaga kaliya ayuu na sugayaa dalka Somalia iyo shacabka soomaaliyedba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 3 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhda been badan ayuu ka sheegayaa snm tii layidhi ciidamada itoobiya xaga danbe kamara siloo qa bqabto s. N. M iyadaa isasoo miidaamisay sheekhow

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 3 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad buu hayaa n8nkani wali lama sheegin American cid uu saxiib u yahay oo uu daafaco. Suyasaduna saxiib maleh

  • @m0hamedsaman
    @m0hamedsaman 3 ปีที่แล้ว +2

    Masuulka inuu la yaabo maysan aheyn waayo jabhadeenta inay waxaa ka imaan karaan inay u qiyasnaato bay aheyd

  • @xamseaadan605
    @xamseaadan605 3 ปีที่แล้ว

    Wargayska aan ugu jeclahay wargaysayada youtube ka wax kusoo gudbiya ama kusoo waraystay aqoonyahankii iyo waayo aragii somalida.

  • @MMATvs
    @MMATvs 3 ปีที่แล้ว +1

    Kani ma daarood baaa?

  • @comeon4796
    @comeon4796 3 ปีที่แล้ว

    Walaal wareeysiyada dhaadheer 2 parts laba qaybood ka kaladhig. Dadku badanaa waa mashquul

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 3 ปีที่แล้ว

    Jigjiga, Garowe iyo Kismaayo maxaa isku xeray? Muqdishana maxaa ku qasbay iney Jigjiga xiriir qasab ah la sameeyso? Ogaadeenya gobolka aad ku sheegeysid sow waa hore qaranka soomaaliyeed uma burburin? Mise dad gooni ah aad u baaqeysaa?

  • @abdurahmancademahmoud9087
    @abdurahmancademahmoud9087 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxan layabay gesinimada Tebee eeyrabaan in eey kugumestaan dhaman itobiya

  • @abdullahiahmed2059
    @abdullahiahmed2059 3 ปีที่แล้ว

    Siyaasigaan dhinacna midnimo soomaaliyeed buu ku talinayaa oo raadinayaa dhinacna asagaa faas wata uu Somalia ku kala jarayo Puntland, Jubbaland iyo Ogaden ha la isku xiro aawa soomaalidii kale yaab wakaas soomaaligu!!

  • @keysecabdikeysecabdi6426
    @keysecabdikeysecabdi6426 3 ปีที่แล้ว

    Tigray laba arimodbaa lodaynayaa mid aa in besha calamka latuso horornimadooda tankalana waxalarabaa axmaro markii latuso tabartoda inayna waxba iska celinkari inlaga fujiyo kadib si axmaro hadhow ugu dabatukato abii

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 3 ปีที่แล้ว +1

    Aqoonta aad sheeganayso maxay kaadeeqday qaabkan ayaad utaalaye yacni shaaribta kawadaa

  • @fe8445
    @fe8445 3 ปีที่แล้ว

    Maamulka DDS muxuu yahay qorshahooda hadii Ethiopia kala daadato. Taladaydu waa diyaargarooba shacab & dawladba. Hub iyo ciidan diyaarsada si aad isu difaacdaan. Mustafe hays maahin, masuuliyad baa kaa saaran dadka & dhulka. dhibaato wayn baa ka soo socota Ethiopia. Hadaadan hubaysnayn waa lagu xasuuqi, dhulkaagana waa la qaadanayaa.

  • @mahdihaashi5015
    @mahdihaashi5015 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Mr. Dahir. Waad ku mahadsantahay wanada iyo Tusaloyinka.
    Waxan donaya in aan kuwaydiyo side loo Burin nin Aadan kenin I mean la soo Doran oo lagu dul kenay. ???

  • @TheAwgga
    @TheAwgga 3 ปีที่แล้ว

    Waa in gaalo lala saxiibaa ayuu kusoo gooyey warkiisa macalinku wararka lama socda miyaa daawo Taliban iyo sidey u xoreesay dalkeeda iyadoo gaalo dhani isugu tagtey

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa beenaale, heshiiskii siyaad iyo mingiste wuxuu dhacay bishii april 1988, SNM tuna waxey weerartey may 1988, taariikh been haka sheegin, waxaa laguu xirey, ciidamadii ssdf oo isku dhiibey siyaad bare

    • @moah6351
      @moah6351 3 ปีที่แล้ว

      Saxb heshiiskii ugu horeeyay ee Siyad bare iyo mingiste waxuu dhacay bishii January, 1986. Magaalada Djibouti. Tan April ee aad sheegayso, waa kii labaad.
      Aniga ayaa jogay Jabuti. Xaal sii Dahir jibriil

  • @high-tech3304
    @high-tech3304 3 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe xaaji ayaan lahadlayaa dekeda Galmudug ee garacad ee galinka horena ay alshabaabku haystaan galinka dabana ay maamulka galmudug aykaqabsadaan ee ayxukumaan lama aaminikaro

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว

    Elhow burburi

  • @sunnibarre5591
    @sunnibarre5591 3 ปีที่แล้ว

    Caqliga cidiisa ayu keenay adeerkaan anoo respect gareynaa jabout so somali maahan marka ow garcad ka hadlaa

  • @axmedmuuseaxmed8294
    @axmedmuuseaxmed8294 3 ปีที่แล้ว

    Waraabe ilko Beelay ayeey Somalidu Ku lug Xiran tahay Aayo Ka Tashi Somalida iyo Xuriyadeeda Maanta Maalin U dhaamo Arki Meeyso

  • @AhmedAli-gq8rb
    @AhmedAli-gq8rb 3 ปีที่แล้ว

    war soomaaliyeey ogaada nimankaan waxaa loosoodiray in Somalia isnacsiiyaan oo colaado iyo naceeb abuuraan si aan soomaali dowlad uga dhalan war ninkaan sirdoonka keenya ayaa soodiray haleeska jiro wariye maahan cadawga ayuu ushaqeeyaa

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว

      Dameer ciyay baad tahay

    • @AhmedAli-gq8rb
      @AhmedAli-gq8rb 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdullaahiismaaciil5708 jaajuusiin ayaa tihiin gabigiin waana leeydin ogyahay gumeestahaa insaaniyada idinka badalay

  • @faisala4218
    @faisala4218 3 ปีที่แล้ว +4

    Beenaale isagaa isburiya: Hadaladiisa oo dhan way isburinayaan ninka: Wuxuu yiri, ["waxaa ii yeeray walalkay oo i yiri, 'kaalay arag waxa la igu sameeyay'"] Haddana wuxuu yiri, [Gaadhi baa la igu qaaday oo waxba lama socon iyo meesha la ii waday. Waxaanse u haystay in lay xidhayo..markaan u tagay walalkay, ilama hadal! Waxba imuusan oran! Shaatiga ayuu iska siibay si uu ii tuso dhibta loo gaystay...... lakiin si xayi ah ayuu ii la hadlay/u hadlahayay..... hal eray oo kaliya yuu i yiri].
    Bal keeba run ah se keena beena? Subxannalah!! Kkkk

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa kugu adag fahamka afsoomaaliga uu ku hadlayo. Waxay u badanyahay inaad ka midtahay mujrimiimtii Afweyne u adeegayay ee tacadiyadaas geystay ee ku dhiiraday jar jarrida jidhka qof muwaadin ah muslim ah. Ilaahay naarta ha ku fogeeyo Afweyne, Tafke, iyo intii badnayd ee aad adigu ka mid ahayd ee ku faaxay daadinta dhiigga shacabka soomaaliyeed

    • @faisala4218
      @faisala4218 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdullaahiismaaciil5708 go listen to him again and tell mei am wrong. He literally told the guy 4 different stories.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 ปีที่แล้ว

    Walaslkaa dartii ayaa ugu caasiday
    Umaddii iyo dalkii kuso koriyey wax
    Ku so baray masuuliyad maqaadi kartid
    Cadiifadda ayaa kaa xoog badan!!

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 3 ปีที่แล้ว

    Qabyaaliste qaawan oo 45 sano kahor la dagaalay qaranka soomaaliyeed ayaa talo la waydiinayaa adeer qabyaalada jooji aqoon malihide jabuutina waa soomaali xasadkaagu waxba ka tarimaayo shidaalkana waxaa laga dhoofinayaa jabuuti habartaa wase

  • @adama2988
    @adama2988 3 ปีที่แล้ว

    Marka dugaagii tigreegu meel qabsadaan ayaa camera soo hor fariistaan laakiin markii la jebiyo yeyda tigreega assay ayey saaranayaan sstv..

  • @nasiromar3620
    @nasiromar3620 3 ปีที่แล้ว

    G. Galaal ayuu dhinac ooga cod egyey, yaa iisheegaya meeshaas?

  • @awilabshir2763
    @awilabshir2763 3 ปีที่แล้ว

    Halyay ka mid ah halyay yadii ssdf

  • @abdifatahmahamedaidid5697
    @abdifatahmahamedaidid5697 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkk puntland iyo juboland daarood iyo somali meel uu istaaga maanta xabashi daaye anagaan idin fahmayne hadii aad daarood ama somali mid uun ku niyad samaataan oo ku hawl gashaan la arkaaba in aad guulaystaan mid uun ku hagaag miduun ku habdhabo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    You should not base what you choose on fear but on favour and merits.

  • @ilovayouomg9893
    @ilovayouomg9893 3 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhda wuu kabeen sheegay ssdf jabhad dagaal diyaar u ahayd mayahayn caawumo vadan iyo huba walasiyay hal dagaal oo ay siyaad bare lagashay majirin waxaana la ogaaday inaanay dagaal daacad ka ahayn markii ciidamo badan oo ssdf ah ay siyaadbare isudhibeen ee saraakiil loowada dalacsiyay ayaa madaxdoodii laxidhxidhay snm hawlgalo isdabajooga iyo dagaalo badan ayay lagaleen dowladii siyaad bare dagaalkii buuraha 1984 jabintii jeelka madheera maxabiista badan lagajabsaday ilaa dahaladii xuduudaha kadocday markii danbe ee losheegay inay hubka dhigaan ee Somalia iyo Ethopia heshiyeen wakuwii snm hargaysa iyo burco sogashay markaa Tariikhda been lagamasheego waligeed ssdf dagaal magalin hal dagaal oo ay itobiyaanka ladocdeen ayaa jira waanakii balanbale ee xabashidu calankooda katageen

  • @jalal6529
    @jalal6529 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa cajiib! Maxaa Puntland iyo Jubbaland gaar ahaan u dhaweeyay Somali State? Waana khabiir!

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 ปีที่แล้ว

      @S. M kablalax Guriceel ha kuu keeno tuunbooyinka!

    • @se1059
      @se1059 3 ปีที่แล้ว +2

      Fahan sheekado waa daaroodisam midayn somali maaha

    • @jalal6529
      @jalal6529 3 ปีที่แล้ว +1

      @@se1059 Ninkaas caqliga xumi wuxuu doonayaa in qabiilkiisu khaadim u noqdo Itoobiya si ay Soomaalida inteeda kale u xukumaan. Miyuusan ogeyn in Itoobiya oo loo kala dhuunto tahay wixii jabka ugu weyn u keenay guud ahaan Somaliya gaar ahaanna Somali State?
      Kuwii shalay ONLF u dhiibayay tigreega iyakoo gardaduuban miyaysan ahayn kuwa uu maanta gaar ahaan u soo dhaweysanayo?
      Jabka na haysta maanta waa nin wax ismooda dadkuna wax moodo laakiin ay caqliyaddiisu intaa ku egtahay.

    • @adama2988
      @adama2988 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jalal6529 waa cawaan duqoobay oo daayeen wuxuushta tigreegu korsatay u waramaya..

  • @maneytalk9296
    @maneytalk9296 3 ปีที่แล้ว

    Mareexaan shalay somali uur kuyaaly kubeereen farmajana wa madaxweynihii ugu horayay ee qof somaliya dhibay mareexan dalkan wa uga dhamatay lol

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu maslaxad ayay kuleeday china iyo US iyo AU inataba waa inay la dhaqantaa .odaygani muu Goroowe tako maxaa dhigay Nairobi

  • @mohamednazar6045
    @mohamednazar6045 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro #waraysiyadaad qaado

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 ปีที่แล้ว

    Woow. War ninkan Jailki amxaradu ku nasakhmay.
    Shirkadaha 7 Sisters iyo Maraykan Somalidu ha hoos tagto bu taaganyahay 2021.
    Kkkkk..
    Markasu weliba isticmarki dabinadu dhigay ka cabanaya.
    Ninkan wa dawakhsanyahay.
    Yan dib loo waraysan.
    Wa laga dambeya ban maqli jiray lakin ninkan wa isku sheeg aqoonyahan an maqlo kii ugu liitay mudoyinki dambe..

  • @AO00720
    @AO00720 3 ปีที่แล้ว +4

    Ogadenku wa umad caajib ah, mid walba wuxu leyahy anuu ka faidaysano burburka Ethiopia, hadan arki maysid iyaga oo far dhaqaajinaya.

    • @ahmedali-te8io
      @ahmedali-te8io 3 ปีที่แล้ว

      Walahi waa la yaab maba arkaysid ayago ka hadlaaya
      Kikiyo iyo oromo war ka suga

    • @AO00720
      @AO00720 3 ปีที่แล้ว +1

      @S. M waar sidan sii isku dhama

    • @fuadahmed5192
      @fuadahmed5192 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland itobiyan naqaanaa haday arkaan dhaqdhaqaaq yar oo somaliya dhexdooda wayheshiin iyagoo midaysan bayna nagusoo jeedsan marka waa inloo aamuso istay isku burburayaan

    • @shaqlanqali2402
      @shaqlanqali2402 3 ปีที่แล้ว

      Jel ogaden wa laxidhay rag rerkinu sodhibo heli meysid

    • @shaqlanqali2402
      @shaqlanqali2402 3 ปีที่แล้ว

      Idor halyabin ogaden sodhibistis wali citiraf kumad helin

  • @MohamedAminJibrilmamiin197
    @MohamedAminJibrilmamiin197 3 ปีที่แล้ว

    dee sababta laguu xidhayy sheeg. maxaad ka ogayd dilkii CabdiRahman Caydid dhabdhable!

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 3 ปีที่แล้ว +2

    Daahir Mire rug cadaa, Col A/laahi Yusuf Ninka kaliya uu Aaminsanyahay buu Ahaa,

  • @shroble6916
    @shroble6916 3 ปีที่แล้ว

    His politics was wrong in the past like he showed us in this interview which lead to rebel groups siding with the enemy Ethiopia and eventual war and he is wrong today, he sounds like a traitor who does not care about Somalis in galbeed or anywhere but his qabil. This man is always wrong and he can teach us how to do the opposite of what he says. May Allah guide him and us all, ameen.

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 3 ปีที่แล้ว +2

    Mushkiladdu somalidu waa sidii koonfur isu afgaran lahayd, taasoo keeneysa marka danbe in iyadoo la miyir qabo Somali oo dhami wado tashato. Odaygani xal wuxuu u arkaa jigjiga iyo puntland iyo jubaland inay isku xidhmaan, waa nin reereed.

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan diinta masiiixiga ayuu faafiyaa waana beenaale

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว

      Argagixiso futo xun baad tahay. Diinta dhuunta kuuma dhaafayso Dameer xun baad tahay

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdullaahiismaaciil5708 ninkan Ethiopia ayuu ku dhex gaaloobay waana damiirlaawe aboowe

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdullaahiismaaciil5708 ninkan wuxuu ka mid noqday xerta kiniisada tekla haymanot ee Addis Ababa

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 3 ปีที่แล้ว

    Soomaali meelkasta ay joogto maamul xumo ayaa inahaysata. Ragga kataliya DDS,kuwa NFD iyo kuli maamulada dalka kajira hada waa wada koran ama dhufaan oo kuli Ethiopia ayaa sida Eebbe looga baqi.Xaal inta uu saa yahay na Gargaar Eebbe iyo mid Aadame midna helimayno. Bulsho weyntana waa la iswada nacsiiyey. Xili adag Soomaalinimadu dhulka taal ayaan dhashay waase Qader Eebbe Alx.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว

    @Abdihakim Ahmed jamanuur ina todobogoogaradleeyow waad og tahay daarood la'aanti inaadan waxar gawracan karin oo erayga iidoor wuxuu ka soo jeedaa human exchange oo ka yimid lahaagaagii ingiriiska ahaa markaad kala badalateen dad isaaqa oo adoon uu ula wareegay iyo dad ka mid ahaa adoontuu watay oo uu isaaqa ku dhex daray oo ah ku yiraahda maanta ingiriis ayaa hargaysa na siiyey sida adiga oo kale adoon injirow oo ku faanaya inaad tahay adoonkii ingiriisku keenay somaliya inaad tahay oo iidoortu oo ah magacii ingiriisku kugu suntaday oo kugu adoonsaday uu wax weyn kugu yahay oo ogow dhulka aad ku dhuusdhuusto daarood ayaa iska leh oo waa adigaas markaad waxba noqon wayday aad ku waalatay daarood iyo dhulkiisa in iidoortu baarabujisow ioo taas iidoortu u baahan tahay daarood iyo kaalmadiisa oo iidoortu baryeyso daarood oo habeen iyo maalinba war yaa daaroodeey ay iidoortu ku oydo oo hadana ismoodsiiyey in faratoon, iyo ina baashe iyo ina kore iyo ina canbaashe iyo barasaabka laascaanood dhabaha muuse biixi cabdi mr. Lgbt uu makhnuutkiisa uu u dirsaday sool, kuwaasoo aad og tahay inaysan waxba ka ahayn beesha daarood agteeda oo taanooyinka aad qurbaha ka soo baridaan oo aad ka soo dawarsataan aad dhuruuruqyo ka siisaan oo iidoortu waa og tahay iyo adiguba sanku neeflaha dalqamaayow oo jaajuusiin u ah xoogaga daarood oo sirta iidoorta u soo tabiya hogaanka dhabta ee daarood oo aan waligiis iidoortu wax ka ogaan karin iyo kaba qaadyadooduba oo ogow liitow wadaad tolki kama janato oo naf kasta oo daarood oo la joogta iidoorta waa sirdoon daarood oo iidoortu waa majnuun falan ee iidoortu markay isku taagtay cabdikariin cali nuur afhayeenka beesha daarood oo iidoortu waa og tahay siday isugu xaareen oo iidoortu waa iyadii shib wada tiri markii shacabka daarood siiriyasli si dhaba ugu hanjabay iidoorta oo hadaysan iidoortu wax ka badalin dhaqankooda edebta daran ee ay hadda wataan ee kooxo qurbaha ka timid oo gaalo iyo khaniisiin (lgbt) iidoor ah oo xaalada iidoorta somaliya sii xumaynaya amaba sii xumayn doonta mustaqbalka ay ku yeelaan doonaan somaliya waayo iidoortu carrada ay ku nooshahay waa dhul daarood oo waad og tahay iidoortu meeshay ka timid iyo sababtii uu ku yimid shiikh isaxaaq raximahullaah iyo iidoortuba dabo daloolow (lgbt-yow) oo waxaan og nahay daarood badan inay tababaro ugu jiraan sidii sayid maxamed xasan inay iidoorta qiiq ka kiciyaan oo dhulkooda ay ka cayrshaan waayo uma qalmaan inay dhulkii awowe daarood jooggaan oo kufur iyo fusuq ku sameeyaan iidoortu oo taasoo caradooda durriyyadii daarood sii kordhisa markay iidoortu keentay multi fate oo ah dimo kala duwan iyo gaalo iyo dariiqooyin xaraar oo muslim sheeganaya oo ogow iidoortooy daarood waa muslim ahalu bayd sunniya ah oo diin iyo dariiqo kale aan somaliya ka doonayn oo hadda iidoortu somaliya keentay fusuq iyo lgbt oo ah khaniisnimo dalkoodii hooyo ee daarood oo ka caaganaa gaal iyo khaniis iyo dhilo iyo dariiqaysi oo ogow hada iidoortu somaliya kuma haysato somaliya ingiriis difaaca ee yaa kuu hiilin doona iidoortooy majnuumiinta falan aheey markii gumuca daaroodku ku gumaado oo dalkiisa kaaga sifaysto fidnada iidoortu keentay oo warmo dhiigle iyo waa wareey kaa dul yeerto iidoorow, ma waxaad moodin sidii faroole, iyo gaas iyo dani ingiriisku lacagta ugu sasabay inuu halyeeyada daarood oo xukun dawli ah ka madax baan sidii wiilwaal iyo maxamed cabdulle xasan iyo axmed guray oo kale oo meel la qabto aan lahayn sida talebaan iyo sayid maxamed abdulle xasan iyo wiilwaal iyo axmed guray in iidoortu helayso cid ka celisa oo weerarka daarood iidoorta wuxuu uga imaan doonaa sool iyo sanaag iyo puntland beesha daarood ee degan iyo galgaduud iyo daaroodka galbeed sida kablalaxa somali galbeed iyo jubbada hoose iyo gado oo xaaqi doonta ilaa kenya iidoorta ku sugan iyo goldooxa dhabayaco oo caruurtoodii ay jaamadaha ugu dirsadeen deegaanada fulayga gudobiirsi iidoortu ku shabaaxtameen oo Hoogow hada iidoortu waxay ku dhuusdhuustaa dalkii awoowe daarood ee deegaanka looga ogolaaday wakhtigii shiikh isaxaaq raximahullaah uu noolaa oo xittaa iidoorta aan laga aqoon dhulkaan maanta khaniista iyo gaalada iidoortu ku qooqsan tahay oo waa og yihiin inay waqooyiga samaliya marti ku yihiin ibnu xaaraantu oo markii aan iidoortu joogin waqooyiga somaliya gudobiirsay iyo ciise iyo daarood degsiimo u dhaxaysay ma jirin tuugyahow tuugu dhalay ee iidoortu xaartay oo hada waxaa ceeb iyo tabarxumo iidoorta ugu filan cabdikariin cali nuur afhayeenka beesha daarood oo maanta noqday boqorkii iyo madaxweynihii beesha daarood oo kuwii daarood ku sheega ahaa ee jagooyinkaas daarood u idmaday gabeen shaqadoodii oo maanta cabdikariin cali nuur u soo sarokacay sharaftii iyo tayadii awoowe daarood ismaaciil jabarti lahaan jiray ee ay meel uga dhaceen bakhtiyada daarood ee ku haliilsan hogaaminta beesha daarood oo ha noolaado cabdikariin cali nuur afhayeenka beesha daarood (daarood beelo ma aha oo taasi waa eray bixinta bakhtiga daarood) oo saw iidoortu kama argagixin sida laascaanood daarood ugu soo dhaweeyey ee aan waligeed madaxweyne iyo isin toona loogu soo dhawayn magaaladaas. Doqontii iidoor ahayd wax yar mooyaane waxaa ka haray dhilo iyo khaniis (lgbt) iyo gaal iyo dawarsi iyo dariiqooyin fitnaysan oo galo iyo khaniis daba jooga marakan aan joogno. yaahuu yaahuu yaahuu. End

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว

    Somali afkay kaga hadhay

  • @high-tech3304
    @high-tech3304 3 ปีที่แล้ว

    musharax kasta wuxuu campaign'ka ku galaa dalkan cidna uma maqna ceelna uma qodna oo loolajeedo diplomat"si uma maqna ceel shidaalna umaqodna markaa oo uu leeyahay musharaxu codkiina isiiya anaa idiin hagarbaxayee marka codka lasiiyana afartiisa sanadood waxay ku dhamaataa filada uu kujiro iyo canshuuta dekeda turkiga halaga keeno iyo alshabaab meel halaga qabsado markaa anigu waxaan daad utaageersanahay in gayiga soomaaliyeed ceelasha shidaalka ee qaniga uukuyahay laga qodo oo dunida loo iib geeyo si dadka soomaaliyeed baahida dalalka sisheeye uga raystaan una mahadiyaan qaninimada illaahay kumanaystay

  • @irmaanscholarshipfoundatio1448
    @irmaanscholarshipfoundatio1448 3 ปีที่แล้ว

    Dshir somaliland strategic freind e Taiwan miyaanu ahayn indirect partner to usa?

    • @dahirmirejibreel5312
      @dahirmirejibreel5312 3 ปีที่แล้ว

      Good question. Go for the real price.

    • @shroble6916
      @shroble6916 3 ปีที่แล้ว

      The US government sent Taiwan to somaliland to pressure the central government who was going closer to China. It is not something somaliland could do or Taiwan would want, its all US.

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 3 ปีที่แล้ว

    War ninbuu ilaahay kadhigaye garkii aaway duftan sanka kaasarana maxay tahay cajiib!!

  • @caato3
    @caato3 3 ปีที่แล้ว +1

    Daahir Nin waxbadan og afwayne meesha uu dhigay Somalia dictatorship dhiig yacab ah Ilaah baa nadhaafshay Diin iyo dadba kama taigin!

  • @MohamedSalah-iz5me
    @MohamedSalah-iz5me 3 ปีที่แล้ว

    Walaalkaa wuxuu doonayey inuu burburbiyo dawaladfii,
    DHEH KELIYA MAXAA LOO DILAY WALAALKEY.
    AHU U NAXARIISTO SIYAAD

    • @abdifarah622
      @abdifarah622 3 ปีที่แล้ว

      Siyaad dowlad la sooo doortay buuburburiyey lamana dooran

  • @raichuyt2393
    @raichuyt2393 3 ปีที่แล้ว

    Nacas is dhiibay dagaalami kari waayay doqon hadii aad run sheegayso maxaad 100000 xabashi u soo galiseen imikan waxba majeerteen qaban SNM ayaa keentey inaad hadasho

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +3

    Haa waangartay, dhinaca IKRAN Umar joogto ayaad nagudartay, caqli majeerteenow

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalidu waa cawaan geeljirayaal ah shidaalkana lama dhexmarsiinkaro cawaan geeljire ah. Caqli najeerteenle

    • @herssihailoula8249
      @herssihailoula8249 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa majeerteen ku haystaa, wax kale oo ka caqli wanaagsan maba haynee.

    • @herssihailoula8249
      @herssihailoula8249 3 ปีที่แล้ว

      @S. M I support mj and ogaadeen, and I think that they are the most smart somali people. As for Garacad it is the most strategic place to export that petrol.

    • @xamseaadan605
      @xamseaadan605 3 ปีที่แล้ว

      @S. M
      Xaqiiqadu waxay tahay baadiye iyo magaalaba inaan uga badanahay cidkasta oo magac qabiil wadata
      wayo intaan magaalo leenahay cif leh ma jirto inta anaga magaalo joognana cid tir ahaan xataa na barbar dhigman karta ma jirto.

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

      @S. M weligaaba nimaan kurabin isku xoq

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269 3 ปีที่แล้ว

    Caqli xumada soomaalida waa taas ma ruush ku daafacaya xasuuqay shacabka suuriya into afgaanistaan dhaalibaan waxey ruush la dagaalamayeen 20 sano mareykana 20 sano waa la nuuxin waaye kala qeybsanaanta waaye dhibka idin heystaa into horumar la.aan

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 ปีที่แล้ว +1

      Kala qaybsanaanta soomaalidu waligeed ka bixi mayso in lays daaliyo maaha waayo soomaalinimada lama qadariyo diinta lama qadariyo dulmi ayaa soomaalida caado u ah iyo in xukunka loo adeegsado ku tagri fal awoodeed.

    • @shroble6916
      @shroble6916 3 ปีที่แล้ว

      ma maraykan ba ka fiican, imisa wadan oo muslim ah bay burburiyen?

  • @rambowabdi3255
    @rambowabdi3255 3 ปีที่แล้ว

    Afwayne ilahay narta jahanama haku fogeeyo

  • @mahmudabdi6129
    @mahmudabdi6129 3 ปีที่แล้ว +1

    Majeeerten ku wax sas lo galo way yihin waayo Gaaalay so raacen hadana mar labad ba laydin galin idinka iyo Isaaaq ba waayo cadawga Somaliyeeeed bad tihin

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Adigana gaalo baa lataliyee ku ahaaa dictatorship

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 3 ปีที่แล้ว

      adagio kale baa dad uguliito apiyo amaaxaar.baad.maanta dabasocotaan.

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

      Sxb ninka Waalan maaragtay, kulahaa maraykanka aanraacno, waa dhinaca ay Ilhan Umar lajiro aan raacno. Caqli majeerteenle weeye

    • @rashidabdi1409
      @rashidabdi1409 3 ปีที่แล้ว +2

      Majeerten iyo Isaaq iyaga ayaa Somali oo dhan maamula marka hadaad iyaga meesha ka saarto yaa idin maamuli

    • @rujaalhaaji2323
      @rujaalhaaji2323 3 ปีที่แล้ว

      Jooji waryaa Qabyaalada iyo Qabiilada aad aflagaadeeynaysid ee soomaaliyeed.

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 3 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare halyay baan uhaystay oo waan ducayn jiray ee eleen wuxuu ahaa dilaa wayn

  • @mayo3607
    @mayo3607 3 ปีที่แล้ว

    Dahir, waa nin taariikh leh, aqoon leh, waayo arag ah. Maanta waa dadka yar ee og in Ethiopia guumaysto dad iyo dal Soomaaliyeed una baahan yihiin inay Itoobiya ka xoroobaan. Wuu Mahadsanyahay.

  • @husseincaddecadde7969
    @husseincaddecadde7969 3 ปีที่แล้ว

    Anigu kaga tacsiyeen mahayo waayo waa dabille dal iyo diin duminaysay

  • @mudanedilaal4058
    @mudanedilaal4058 3 ปีที่แล้ว

    Kani waa eber.
    Waxba meesha kuma hayo.