Barnaamijka Waydiinta Bulshada HCTV [Su'aalo Xasaasiya] by Sagal Guure

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 เม.ย. 2019
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
  • เพลง

ความคิดเห็น • 24

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 5 ปีที่แล้ว +15

    Hadii aan su aashaa isku dayo waa ilama yar ee dhasha soorta lgu sooryeyna waa labada naas ee uu jaqay

  • @mo_abdalla1
    @mo_abdalla1 5 ปีที่แล้ว +15

    Hadaan isku dayo qofka martida ah ee kuu yimid waa ilmo markaas dhashay oo caloosha hooyadii dhagax iyo ciil midna male labada wan ee lagu soorayna waa labada naas ee hooyadii because naasuhu laf iyo dhogortoona malaha cidii igu raacsan bal like ku muujiya

    • @herrochannel2670
      @herrochannel2670 5 ปีที่แล้ว

      Alle aqliga haku dayo bro subscribna isara

    • @mo_abdalla1
      @mo_abdalla1 5 ปีที่แล้ว

      @@herrochannel2670 waan kuu saaray mis kush kush laftaadu iska saar faryarada ku taabo hadaad rabta oo 😁

  • @dalxafilmshd5734
    @dalxafilmshd5734 5 ปีที่แล้ว +13

    Inta u diyaar garwdey Bisha barkysan ee Ramadan fdln subcire isaar

  • @Halane2055
    @Halane2055 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabar wanagsan halkaas kawad guulaha iyo barnaamijyada

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa ilmaha yar marku dhasho oo naasaha hooyadii siiso

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

    Waxa weeye markaan anigu qiyaasay su Asha waxa weeye ilkaha yar marku dhahay hooyadii naasaha siyay ileen Nass ayuunbu jaqaaye cunto ma fine ilmaha yar 💝💝💝💝💝💝

  • @saeedbashatah5740
    @saeedbashatah5740 ปีที่แล้ว

    Waa ilmo dhashay oo ka yimi meel ciid iyo dhagax lahayn, waxaad ku sooryeysay laba naas oo aan lahayn laf iyo dhogor

  • @ALi-wn1qg
    @ALi-wn1qg 5 ปีที่แล้ว

    Hero👌👌👌

  • @saeedbashatah5740
    @saeedbashatah5740 ปีที่แล้ว

    Qofkaasi waa ilmo dhashay oo ku noolaa meel aan dhagax iyo ciid lahayn, waxaad ku sooryey Badhi, oo ah laba wan oon lahayn laf iyo harag.

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 5 ปีที่แล้ว +1

    Waailmayarayaakuudhashay. Iabadawanwaa. Iabadanaasood

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 5 ปีที่แล้ว

    waa naasaha hooyada

  • @Tilawah930
    @Tilawah930 5 ปีที่แล้ว

    Adagaaa

  • @xamsemaxamed4732
    @xamsemaxamed4732 4 ปีที่แล้ว

    Ilmo Ayaa u dhaShay kadibna Naaskii hooyadii ayaa lasiiyey

  • @mohamudabdi2342
    @mohamudabdi2342 5 ปีที่แล้ว

    Dagdag badanaa dadku

  • @mohammedxayo5155
    @mohammedxayo5155 5 ปีที่แล้ว

    Su'aal adag oo hadana bilaa abaal marin ah. Sidaa wax ka bedela wllyl

  • @noahrageh623
    @noahrageh623 5 ปีที่แล้ว

    Waa su'aal daalinaysa Maskaxda lol

  • @Aduunyofarxad
    @Aduunyofarxad 5 ปีที่แล้ว +2

    somalidu suaal xumaa wax cilmi laga faaiido layimaada meesha

    • @salebanabdiraham2355
      @salebanabdiraham2355 5 ปีที่แล้ว

      Waa wiil kudhashay uurka hooyo dhagax iyo ciidtoona.malaha iyo laba wan waa walqasha lafta lama jibiyo waa laga reebaa

  • @mo_abdalla1
    @mo_abdalla1 5 ปีที่แล้ว

    HCTV. anna waxaan idin waydiinayaa hal su'aal oo halxidhaale ah
    3 nin baa hotel laga cunteeyo soo galay
    3 nin laba ka mid ah midkasta wiilkiisa ayaa la socda waxaa loo keenay 3 saxan oo bariis ah ama cunto ah
    Ninkastaana wuxuu Rabaa inuu saxan gaar ah kaligii cuno oon lala wadaagin
    Seed u kala siin lahayd su'aasha 7 baadka dambe u qaata jawaabta hadaad garan waydaana waan idiin hayaa

    • @munamire9656
      @munamire9656 5 ปีที่แล้ว +3

      Mohammed Ilkacase hadaan isku dayo 3 nin waxay kaladegaye yihiin tusale Ahaan awawgay iyo abahay iyo wiilkiisa markà kufilan 3 dexda xasan soo sheeg hadaan gartay

    • @mo_abdalla1
      @mo_abdalla1 5 ปีที่แล้ว +1

      @@munamire9656 congratulation manshaa alllah Alla maskaxda hakuu daayo Waad asiibtay 👏👏