ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sagal Beeldeeq iyo Fihiima Yaasiin Maxaa kala Qabsaday Wareysi Qosol Iyo Sheeko ..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 81

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 2 ปีที่แล้ว +8

    Sagal baaldeeq waa gabadh xishood badan oo qurux badan Mashallaah

  • @hodanmohamed768
    @hodanmohamed768 2 ปีที่แล้ว +5

    Wa ku salamy sagal bel deeq adhi jir ayan isla ahyn jirnay wax yar oo wacn ayay ahyd

  • @Ayandagaan
    @Ayandagaan 2 ปีที่แล้ว +2

    Mchaa alaha sagal beeldeeq dar alle ayan u ❤

  • @bilanmahamoud5946
    @bilanmahamoud5946 2 ปีที่แล้ว +2

    Waraysi aad uu xiisa badan weeye Ma shaa Allah ❤️

  • @leilaisse728
    @leilaisse728 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh mnsha allh ❤❤

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallha tabarakallha
    Waxada tihiin laba legend
    Ayada tihiin runtii mashallha
    Halakaa kasii wada hawasha
    👍🏼🌹🌹🌹🌹🌹

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 ปีที่แล้ว

    Fihiima iyo sagal gabdho sharaf leh alle ha idin xafido

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah gabdha somaaliyeed oo sharafle allaha idin xafido

  • @ruweydaabdikadir4210
    @ruweydaabdikadir4210 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhay waan ka arkay hal aboorkeeda ayaan ka arkay inay tahay gabadh daraa wisheed keep going my sister fihiima iyo sagal beeldeeq 👏👏👏

    • @hamdasagal9549
      @hamdasagal9549 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa daraawiishta wa gabadh habar jeclo ahe

    • @monnaawad8549
      @monnaawad8549 2 ปีที่แล้ว

      😂Soo baydh wad ambatee waa naag laadhera reer yusufa gabadhani

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan2166 2 ปีที่แล้ว

    Masha llah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ilhaanmohamed4928
    @ilhaanmohamed4928 2 ปีที่แล้ว

    Msh.ALlh Hore Usoco WLlshy Fahiima

  • @safa_faysal5945
    @safa_faysal5945 2 ปีที่แล้ว

    Salaan sare fihiima yasin iyo sagal beeldeeq🥰😍

  • @farduzfarax2933
    @farduzfarax2933 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sagal beeldeeq

  • @bisharohaybebisharohaybe3319
    @bisharohaybebisharohaybe3319 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah sagal beldeq wnsalamay
    Fihima ahana waxn ka codsanayna inad nowaraysatid xamda ama nura say filimka kujisho aadban ujaclahay xamda

  • @abdishakurali583
    @abdishakurali583 2 ปีที่แล้ว

    Ex classmate Sagal Osman guulayso walalo

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah Laba hablood oo aan jeclhy runtii

  • @monacilmi6632
    @monacilmi6632 2 ปีที่แล้ว

    Sagal beel deeeqa qof masuuula rutii waan tageeraaa inantaa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว

    Wan idin salamaya sagal iyo fihima ❤❤❤👍💋❤

  • @rayaancsamed8962
    @rayaancsamed8962 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Fahiima awey filmlkii wll🥺

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllah hore usuco waliba madaxwene noqo inshallah

    • @sameerahussein654
      @sameerahussein654 2 ปีที่แล้ว

      Sagal you're amazing young lady . Keep up the good work 👏 🙌 👍

  • @umurayaan6961
    @umurayaan6961 2 ปีที่แล้ว +1

    Sagal beel deeq axmed wlaashay from cigaal college salaan sare

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail ปีที่แล้ว

    wariye sagal beel. Beel deeq meel ayaan kusoo wada barbaarnay

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 ปีที่แล้ว +1

    waalagu soo dalbani I
    insha alha xabadaasiba way shidantahee

  • @kamaaludinwrsme6658
    @kamaaludinwrsme6658 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahimay film ki dhagar jacayl xageed kala dhacday wllo

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 2 ปีที่แล้ว +1

    11:50 meesha naga soo qurxiya kulahaa sagal waa funny wlhi😅😅😅

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +2

    Sagal qurux gabadh an jeclahay💋❤

  • @raxmayusuf685
    @raxmayusuf685 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhwo xijaabka xidha oo alle kabaqa

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi aabahay ayaa aad u jecela sagal wuxuu odhan jiray waa inantii sida fiican warka u soo jeedin jirtay

  • @ayaanjerara
    @ayaanjerara 2 ปีที่แล้ว

    Fihiim yasiin muse iyo sagal beeldeeq waan idin salamay labo hablood igu qaali ah nolada intay nololi jirto xbbti

  • @roodamandi1212
    @roodamandi1212 2 ปีที่แล้ว

    Please please wll hodan c raxma noo soo qabo wll

  • @zhadiyahdiamond5071
    @zhadiyahdiamond5071 2 ปีที่แล้ว +2

    Filimkii muu dhamaaday wllo fihiimaay😪😔🤕

    • @finnadguunje2141
      @finnadguunje2141 2 ปีที่แล้ว

      Haa walalo. Way dhamaaday mid ayaa noo soo socda

  • @abdiarinbaallaalejcyl3451
    @abdiarinbaallaalejcyl3451 2 ปีที่แล้ว +1

    Legenada wn salamaya fihiimaay
    Meshana anigu wn cadeeyay xata gambaleerka wxba lama hadhin mada aad sagal noo keentay oo ah gabadhakaliyeen idinka guursan lahaa in allaale inta 📺 yada laga arko
    Ku dhawaad 5sano iyo 8 bilood tageero buuxa ayn u ahaa sagal wxnn leryhy cilad la i ku waar sagaleey queen 👸 🤦🏾🙌

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 2 ปีที่แล้ว

    Waan idin salaamay

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 2 ปีที่แล้ว

    Wllo buraanburka kadaa deelqaafka

  • @adnaibraahim4470
    @adnaibraahim4470 2 ปีที่แล้ว

    Man sha allha reer buuhoodle

  • @hoodonimco5245
    @hoodonimco5245 2 ปีที่แล้ว

    Hore usoco fahima yasin

  • @axmedabdi5438
    @axmedabdi5438 2 ปีที่แล้ว

    Fahiima weriyaasha kelena soo fadhisi janalkaaga

  • @salmaclrashiid5746
    @salmaclrashiid5746 2 ปีที่แล้ว +3

    Fihima filnikii meyay mudamaday wllo

  • @fariihamohamed4515
    @fariihamohamed4515 2 ปีที่แล้ว

    HORTA WAA MAASHA ALLAH LKN FIHIIMAY FILIMKI DHAGAR JCYL MEE

  • @ayangimale5886
    @ayangimale5886 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Masha allh

  • @nacimaadan7752
    @nacimaadan7752 2 ปีที่แล้ว

    Masha alha

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 ปีที่แล้ว +1

    sagal beel deeq waa gabar dhalinyaro ah oo geesiyad ah sanadkii 2016baan HCb TV kadawan jiray ayadoo barnaamiz yaab ah soodayn jirtay codkeeda iyo geesinimadeeda baan kuqoslijiray indha adaygii oo qof ah weeye

  • @deeqacabdillahi2252
    @deeqacabdillahi2252 2 ปีที่แล้ว

    waa runteed eedo Idıl Mohamed Suleıman ıla awooweyaasheeda Suxufıyıın waaweyn ahaa

  • @abdixaji600
    @abdixaji600 2 ปีที่แล้ว

    isabella .sagal beeldeeq

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 2 ปีที่แล้ว

    Am am am

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 2 ปีที่แล้ว

    Sagal maxaa helay sowta naxday 😁😁
    Marka wax waraysanayso sowta qaylisa

  • @bisharonurfarah2293
    @bisharonurfarah2293 2 ปีที่แล้ว

    Film kii meeh

  • @shukriqurux
    @shukriqurux 2 ปีที่แล้ว

    I am am am maxa laga wadaa😂😂😂

    • @rahmaa8394
      @rahmaa8394 2 ปีที่แล้ว +1

      Say walhi iska dhig weye kkkk

  • @kifaaxabdi4794
    @kifaaxabdi4794 2 ปีที่แล้ว

    Sagal tarikhadada si fiican bad u sheegtay jiingali xadhadhan schoolkaygii

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 2 ปีที่แล้ว

    War Sagal ma Dhulbahantaa mise isaaq?

  • @gudonaxmed260gmailgudonaxm8
    @gudonaxmed260gmailgudonaxm8 2 ปีที่แล้ว

    Fihim wll aa way musalsal kii

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @fatumaabdullahi5849
    @fatumaabdullahi5849 2 ปีที่แล้ว

    Filimki away miyu dhamaday

  • @clkariincllaahicllaahi2124
    @clkariincllaahicllaahi2124 2 ปีที่แล้ว

    Lkn iyaba waa inanwali

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 2 ปีที่แล้ว

    I'M kkkkk

  • @clkariincllaahicllaahi2124
    @clkariincllaahicllaahi2124 2 ปีที่แล้ว

    Sagal inan reer buuhoodle ah iiraadi oshikhada ah

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadeed sagal beeldeeq was tuma?? Was wariyee ayay tidhiyee

  • @hufanalahihufan5222
    @hufanalahihufan5222 2 ปีที่แล้ว

    Am am am qurbajog

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 2 ปีที่แล้ว

    Wàan ku Soo biiray sagal beel deeq awgeed wàan idin salamayaa labadii naba

    • @hashidheeg6308
      @hashidheeg6308 2 ปีที่แล้ว

      Inantaa sagal ah waan ku haystaaye bal kawarama

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar Gbadhii SawtaN is Badashey Cadaatey Qurux badatey Mnsha AllaaaH waar Reer Buuhoodlow Hrgysa wadda Kaallaya Dalkeena Nimcaa fadh,fadhida

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkķkkkhhhhhhhhhhh

  • @yaasmiinlove1054
    @yaasmiinlove1054 2 ปีที่แล้ว

    Fima adiga warasigaa rabnaa

  • @safa_faysal5945
    @safa_faysal5945 2 ปีที่แล้ว

    Salaan sare fihiima yasin iyo sagal beeldeeq🥰😍