Barnaamijka Waydiinta Horn Cable TV By Sagal Guure

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

ความคิดเห็น • 99

  • @zakariahassanrakoub5735
    @zakariahassanrakoub5735 6 ปีที่แล้ว +41

    Sagal guuradayda Caashaqa ciyaalo hargiesa like’ta ha ila dhaafina cadaabtu ha idinka xishoote

  • @MuhammadAli-fl3iw
    @MuhammadAli-fl3iw 5 ปีที่แล้ว +2

    Horta niyow sagal gure iyo salma cawad ma isku qof kaliya ?

  • @uzaameinazulthan9586
    @uzaameinazulthan9586 6 ปีที่แล้ว +16

    Biciid barqin bilcin barqo daaqay bilcin hoosti barqo daaqay jilbo baldhaq
    Sagaley anaa ka jawapay
    By *uzaame ina zulthan"

  • @gtnsomalitv1014
    @gtnsomalitv1014 6 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh xalay ayaan xaaskygii waydiyo wabay ii eryii gadhay barqiin iyo waxa aayay maqashay aniga oo ku lab celincelinyaaaaaa

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 6 ปีที่แล้ว +4

    sc sagal guure ind waxaad markasta waxaad tidhaa waxaynu tagaynaa hargesa bartankeed kadib waan isku soo noqnyenaa markaa walaa mar kasta waxaad tiraa inshalaah weynu isku soo noqon doona

  • @janogale4011
    @janogale4011 5 ปีที่แล้ว +2

    Biciid barqin bilcil daaqay barqo hoosti bilcil seexday jilbo baldhaq
    Sagaleey waan keenay so maaha

  • @nourcarloz9999
    @nourcarloz9999 6 ปีที่แล้ว +4

    Sagalay Qoslkaaga Ku Haystaa anigu👌👌👌👌

  • @abdirahmandaahir594
    @abdirahmandaahir594 6 ปีที่แล้ว +6

    Sagalay Aragaaga ku farxaa wlhi Barnaamij aad wado oo aanan daawo ma jirto dar alle ku jecalahay nasabey waad i farxad galisaa

  • @ayanahmed5908
    @ayanahmed5908 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤦‍♂️🌳🦌

  • @hoodiayaan7672
    @hoodiayaan7672 6 ปีที่แล้ว +1

    Alaaa macalinkaygiiii cali faarax Cali madoobe waleee tantoobadaadii ma ilaaaabo

  • @ahmetthashi6753
    @ahmetthashi6753 6 ปีที่แล้ว +8

    Adiga Laftada Qaldayee Sagaley sida maha wxa weyan
    Biciid Barqin Bilcin Daaqay
    Jilbo Baldhaq👈

  • @apdyaziizmuztafe492
    @apdyaziizmuztafe492 6 ปีที่แล้ว +1

    HaRGaYza iyo xuzuuzeHedi igu kicizaY
    HLkani waa Wadadi WaD iyo caLaF 😂

  • @saylagalbeedmedia
    @saylagalbeedmedia 5 ปีที่แล้ว +1

    Sagaleey
    Waad ihoos dhigtay
    Waa inoo su,aal danbe
    Hadaanan cirka Kuu dirin

  • @cabdimaalikcali8227
    @cabdimaalikcali8227 6 ปีที่แล้ว +3

    Biciid barqin bilcil daaqay barqo hoostii bilcil seexday jibo baldhaq

  • @basmanasir4257
    @basmanasir4257 6 ปีที่แล้ว +3

    Ka yare u gabyay 😂😂😂. Nin raged walhi wa barnamij funny ah

  • @llibaanofficial2383
    @llibaanofficial2383 6 ปีที่แล้ว +2

    Halkani waa goolada madaxtooyada looga laabo filayaa barnaamijkan layaaab weeye

  • @ashqaraar8944
    @ashqaraar8944 6 ปีที่แล้ว +6

    odayga bacda garabka ku sitaa cabaar dhan ayuu dadka dhegeysanayey marku soo yara xafiday ayu yidhi i waydiiya hh inaksto uu inyar khalday

  • @mahadbadacastv7842
    @mahadbadacastv7842 6 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh walaahi berka I casaaday soo badi

  • @qaalidumar1065
    @qaalidumar1065 4 ปีที่แล้ว

    All a beerka qisol igumu hadhin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdifatahmohamed6834
    @abdifatahmohamed6834 6 ปีที่แล้ว +2

    10:20 error bu galay kkk
    4:45 intu manto so xiftiyay ayu shaashada iska so xadriyay

  • @qadancabdi5099
    @qadancabdi5099 3 ปีที่แล้ว

    Mhsy sagal 😁😁😁💋

  • @nabihamuhammed3781
    @nabihamuhammed3781 5 ปีที่แล้ว

    Cali farax 😁😂😂

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad u aqli badan tahay sagal

  • @kobciaqoontaada978
    @kobciaqoontaada978 5 ปีที่แล้ว

    Wall sagal guuree waxan kaa codsan lahaa barnaamujkan ayaan la socdaa waana taageeraa ee wll music aad ku bilawdo kadaa oo nala saair mahdsanid

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ka xumahay inay dadkii sidan af Somaligii ka yihiin ax Biciid barqin bilin daaqay barqo hosteed bilcin bilcin seexday jilbo bal dhaq

  • @qawraxd.q3826
    @qawraxd.q3826 6 ปีที่แล้ว +1

    Barigii aanu yaryarayn ayaanu ku ciyaari jirnay habeenkii fiidka

  • @maxamedcilmi4183
    @maxamedcilmi4183 6 ปีที่แล้ว +1

    8:40 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂sagal dhalbay ku ag noqotay😂😂😂😂😂😂😂

  • @sharmavlogs4846
    @sharmavlogs4846 6 ปีที่แล้ว +3

    Subscribe iigu qabta

  • @Tafo775
    @Tafo775 6 ปีที่แล้ว +1

    Ala maxaaan u xiisay Hargeysa
    Iyo wadadaada wad iyo Calaf 😁😂

    • @girlwithn0j0b___33
      @girlwithn0j0b___33 6 ปีที่แล้ว +1

      Mo Lillzaki wad iyo calaf ma wada🤔😂

    • @Tafo775
      @Tafo775 6 ปีที่แล้ว

      Susu Mohamed 😂 haaa

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 5 ปีที่แล้ว

      Mo Lillzaki calaf iyo casho dhe timo sxb

  • @jamalabdirashid8227
    @jamalabdirashid8227 5 ปีที่แล้ว

    ala ninkaasi waa macalin kaygii markii aan burco joogay ii dhigijirey sckoolka aan ahaa galaaska koobaad 11.02

  • @شيخمحمودعبدعلي
    @شيخمحمودعبدعلي 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhjh
    Wasuaal xanaf leh

  • @ashqaraar8944
    @ashqaraar8944 6 ปีที่แล้ว +7

    odayga bacda garabka ku sitaa cabaar dhan ayuu dadka dhegeysanayey marku soo yara xafiday ayu yidhi i waydiiya hh inaksto uu inyar khalday

  • @ayanahmed5908
    @ayanahmed5908 4 ปีที่แล้ว

    🤣😂😂😂😂😂😂👌

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @KhalidAli-po3lh
    @KhalidAli-po3lh 6 ปีที่แล้ว +1

    WXIII HORE QUBAAA

  • @awagabyow8171
    @awagabyow8171 5 ปีที่แล้ว

    11:56 😂😂😂😂

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 6 ปีที่แล้ว +1

    Ani Xataa Afka Somaaliga Am Aqanii

  • @ahmedyousuf6737
    @ahmedyousuf6737 5 ปีที่แล้ว

    sagaleey adiga qudhaadu ma adaa karaya markaa sheeka xumada nagalatag

  • @mubaarakal-zaylici2504
    @mubaarakal-zaylici2504 6 ปีที่แล้ว +2

    De hayee wax la odhan karo dadka waydiiya
    Cajsi weyi sanee

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 6 ปีที่แล้ว

    Biciid barqin bilcin barqo daaqay bilcin hoostii barqo seexday jilbo baldhaq.

  • @queensabriin7391
    @queensabriin7391 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk

  • @qadancabdi5099
    @qadancabdi5099 3 ปีที่แล้ว

    W😁😁😁😉😉💋

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 6 ปีที่แล้ว

    Biciid bilcin barqo daaqay jilbo baldhaq ayaan u aqaanay

  • @hamdaquen3909
    @hamdaquen3909 6 ปีที่แล้ว +1

    Biciid bargin bilci hoosti agtada seexday

  • @cabdirisaqmohamedadencabdi9194
    @cabdirisaqmohamedadencabdi9194 5 ปีที่แล้ว

    7:37 jilbo baldhaq agtaada seexday kulahaa 😂😂😂

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 6 ปีที่แล้ว

    Dadkana suaal bay wadiinsaa maaha inay k uqososho

  • @naasirsuleiman1032
    @naasirsuleiman1032 5 ปีที่แล้ว

    zhxp kug maso baxay sid marnaamishka sorry

  • @laylaxudayfia9659
    @laylaxudayfia9659 5 ปีที่แล้ว

    maa karayoo Alle maganee makarayoo

  • @kukunuta9047
    @kukunuta9047 6 ปีที่แล้ว

    Gaw war fool xum xumaa raga soomaalidu naw!!

  • @toughnut3972
    @toughnut3972 6 ปีที่แล้ว

    Aniga sagal Gure ayan ku heystaa

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin 6 ปีที่แล้ว

    Wariyaha lafteeda ayaa khaldaysa kkkk. Biciid barqin bilcin daaqay jilbo baldhaq. Waxooga bay jeebkeeda kaga darsatay

  • @sakariyejama1354
    @sakariyejama1354 6 ปีที่แล้ว

    Naag wln iyadaba khaldyza

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 6 ปีที่แล้ว

    Soo dhowow qof walba maxay u lee dahay. I don’t get it 🤔🤔🤔

  • @siciidali7654
    @siciidali7654 6 ปีที่แล้ว

    Waa bakylaaa

  • @maahirxaamudxassan3970
    @maahirxaamudxassan3970 6 ปีที่แล้ว +1

    hmmm macalin cali faarax waad u dhawaysay

    • @ayaanaadan3755
      @ayaanaadan3755 6 ปีที่แล้ว

      Macaliin Cali farax Cali madooowe

  • @finalfrontier001
    @finalfrontier001 6 ปีที่แล้ว

    Cringe.

  • @daljiradaljecel1471
    @daljiradaljecel1471 6 ปีที่แล้ว

    Suaashu wey ka khaldanthy
    WA sidan biciid bilcin daqay daaqay barqo seexday jilbo baldhaq

  • @sosoalerrr2386
    @sosoalerrr2386 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh hhhhhhh hhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😍😂😂😂

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu soo jeedinteedu aadbay u liidataa

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 6 ปีที่แล้ว +1

    Naa adaabo si qaldan uleh sidan may ahayn ciyaalnimadii ayaan aqaaney

  • @zuldaanegalle4805
    @zuldaanegalle4805 6 ปีที่แล้ว +4

    Mxy ku kala duwanyihin
    Caashaqu & jcylku
    Suaashas waydiii hno
    Dadka waa suaal adag runtii
    Lama kala saari karo
    Qof u fiirsado mooyee

    • @abdiladiifhassan4515
      @abdiladiifhassan4515 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa su'aal wanaagsan zxp.

    • @zuldaanegalle4805
      @zuldaanegalle4805 6 ปีที่แล้ว

      @@abdiladiifhassan4515 tnx pro Lknze
      Dadku kama jawaabi karaan
      Runtii waana suaal aad uficn
      Oo in dadka la fahansiiyo u baahan

    • @asmaahmet69
      @asmaahmet69 6 ปีที่แล้ว

      Wllo dadku isku si ugma jwaabyaan midakle jacylka oo kaliya ayaa tqcriif badn leh oo qofba si uyaqaan

    • @abdiladiifhassan4515
      @abdiladiifhassan4515 6 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaahmet69 caynkaa weeye wlo

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว

      @@zuldaanegalle4805 huuno nooo sheeg mlha adaa grnyee

  • @khadrakiinqueen488
    @khadrakiinqueen488 6 ปีที่แล้ว +1

    Sagal maaha jeegnta wa gobti

  • @anniejama3903
    @anniejama3903 6 ปีที่แล้ว

    wtf what kind of somali is that , those damn landers are becaming oromo

    • @Maxchama
      @Maxchama 6 ปีที่แล้ว

      Bilcin wa geed
      Biciid wa xayawaan ugaadha ka mida
      Barqo wa amin subax dhaaftay duhurna an gaadhin
      Baldhaq wa jileec

    • @anniejama3903
      @anniejama3903 6 ปีที่แล้ว +1

      @@Maxchama okey thanks

    • @Maxchama
      @Maxchama 6 ปีที่แล้ว

      @@anniejama3903 sorry for the rough words that i have used against you🙄

    • @anniejama3903
      @anniejama3903 6 ปีที่แล้ว +1

      @@Maxchama its all good bro

    • @Maxchama
      @Maxchama 6 ปีที่แล้ว

      @@anniejama3903 ok thank u bro/sis, I just edited and screened my first reply for any inconvenience words.

  • @mustiehrlich3814
    @mustiehrlich3814 6 ปีที่แล้ว

    Biciid barqin ,
    Bilcin barqo daaqey ,
    Barqa hoosti seexday ,
    Jilbo baldhaq !
    Waacaynkaas maaha 🤔

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk biciiid barqin bilcin daaqay barqo hoostii bilcin seexday jilbo bal dhaq😂😂

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 6 ปีที่แล้ว

    Hh qaar badan ayaan bilcinkaba garanayne maxay dhahaan

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 6 ปีที่แล้ว +2

    3:56 mid baa marku yaabay cararay 😂😂😂😂😂😂

    • @daaddalyrics8282
      @daaddalyrics8282 6 ปีที่แล้ว

      yazin mo wlhi wan arkay cabarban qoslayyay 😂😂