[Su'aal Xikmad Badan ] Barnaamijka Waydiinta Bulshada HCTV by Sagal Guure

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2019
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
  • เพลง

ความคิดเห็น • 48

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +16

    TUKADA SALAADAY KUJIRTAA
    🤲 NAXARIISTUYE 🤲
    INTIINA MOOGAN INTA KALE ALLE HAKA🤲🤲🤲 JAZAI SIIYO

  • @cr.kaambul6355
    @cr.kaambul6355 5 ปีที่แล้ว +7

    muuska waxa la cunaa marka laga saaro diirka yaa igu raacsan like ii saar haddaad igu raacday

  • @mohammedadam3605
    @mohammedadam3605 5 ปีที่แล้ว +9

    Allow u gargaar gayiga nabada😘

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie 5 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland Ilaahaw barakee

  • @masuultvzhyb
    @masuultvzhyb 5 ปีที่แล้ว +5

    hablo shidan hargaysa ugu tag sadexda magac waan soo socdaa kowdhe waxna waan sidaa labo dheh from erigavo

  • @hamsemo8769
    @hamsemo8769 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc hadan nahay tol iyo qaraabo heesta magaceeda i sheega bilowga

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ❤

  • @mawliidyasiin535
    @mawliidyasiin535 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees

  • @yaasinaxmed3532
    @yaasinaxmed3532 5 ปีที่แล้ว +1

    Habluhu badan koodu weyka jawaabayaan suaalaha inamada miyey ka caqli badan yihin tolow

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 ปีที่แล้ว +3

    11:54 ilaa diyaariyihii barnaamijka ee horn caple ayaa khaldamay.....bal u fiirso jawaabta uu leeyahay waa sax

  • @sayidsuleiman2510
    @sayidsuleiman2510 5 ปีที่แล้ว +1

    Sagal Guure wll Hargeysa Soo Dhaaf ilaa Gobolada Bari

  • @qaboojiyeyare2742
    @qaboojiyeyare2742 5 ปีที่แล้ว +1

    Muuska waxaa la cunaa marka diirka laga fiiqo

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 5 ปีที่แล้ว +2

    Maahmaah baa tidhaahda fari fool ma dhaqdo

  • @kawtharmoumin6345
    @kawtharmoumin6345 5 ปีที่แล้ว +1

    wajiga fol

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 ปีที่แล้ว +1

    war su'aalo qosola so diyaariya Sida barnaamijka ghana ka jira cidii ila aragty

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 4 ปีที่แล้ว +1

    Markuu bislaado

  • @husseinabdullahi7763
    @husseinabdullahi7763 5 ปีที่แล้ว +1

    Hesta kubilawaneyso magaceed yaana qaaday fadlan ishega

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +2

    ODAYGAA 👏SHATIGA CAD 6:41
    LABADA 🙏SU AALOD SISAXA UGA🙏 JAWAABAY

  • @cahdirisaaqwadaniawil4754
    @cahdirisaaqwadaniawil4754 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa xarabo sualahani

  • @SirAbdifataahJama
    @SirAbdifataahJama 5 ปีที่แล้ว +2

    Marka la diiro lama Cuno ee waxa ka horaysa ma bisilyahay hadaanu bislayn cidna diiran mayso

  • @ibualichannel6410
    @ibualichannel6410 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxa la cunaa marka diirka laga saaro

  • @mohamedabdullahalimohamed3647
    @mohamedabdullahalimohamed3647 2 ปีที่แล้ว

    Muuska markii lafiiqo ayaa lacunaa

  • @adenibra6999
    @adenibra6999 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka miyaanad wax siinaynba ma su aalunbaa la wadi

  • @saedhassan4854
    @saedhassan4854 5 ปีที่แล้ว +1

    Anuu dadkan oo dhan waxan geen lahaa cilaashka aadan siiro

  • @mohamoudisaxaaq1456
    @mohamoudisaxaaq1456 5 ปีที่แล้ว +1

    muuska waxa la cunaa marka la furo ama la diro

  • @abdirahmankayze83
    @abdirahmankayze83 5 ปีที่แล้ว +2

    Hargeisa caday u xisay wlhi

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 5 ปีที่แล้ว +1

    Moska waxa lacunaa markii uu bislaado

  • @daahiryare463
    @daahiryare463 5 ปีที่แล้ว +1

    gabadha su'aasha ayay shacabka ka khaladay
    goorme/wakhti/xili wa isku micno
    hadii jawaabta ay tahay marka lafiiqo waxa ka wanaagdanayd in ay tiraahdo muuska sidee loo cuna

  • @diiryeweyd455
    @diiryeweyd455 5 ปีที่แล้ว +1

    muuska waxaa la cunaa marka diirka laga fiiqo

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 5 ปีที่แล้ว +1

    Haahhahha
    wax waalan waji io Baasaboor maxa isu keenay

  • @siiso100
    @siiso100 5 ปีที่แล้ว +1

    Barnaajim qiimo leh balse waxaan ka xumahay in maanta afafkii kale ka xoog bataan afsomali aynu inagu lahayn dadkii carabi iyo English aanay dhaqan iyo soyaal midna u lahayn aya lagu saliday taasa keentay in maanta erayga waji uga adeegsi badan yahay fool alle xaqa hayna tuuso af hooyo hala xoojiyo qof walbaana xil hayska saaro thanks mar kale muuq baahiyaha horn cable

    • @siciidxariir8828
      @siciidxariir8828 5 ปีที่แล้ว +1

      mahad sanid wllky

    • @siiso100
      @siiso100 5 ปีที่แล้ว

      @Saciid xariir adiga mudan walaal

  • @mahdicadde1504
    @mahdicadde1504 5 ปีที่แล้ว +1

    Muuska waxaaa la cuunaaa marka qobka laga fiiiqo 😂😂😂😂

  • @samadtv1826
    @samadtv1826 5 ปีที่แล้ว +1

    Fool ne waa maxey wllo

  • @kawtharmoumin6345
    @kawtharmoumin6345 5 ปีที่แล้ว +1

    muuska waxala cuna marka qalka laga saaaro

  • @youroubhussen631
    @youroubhussen631 5 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 5 ปีที่แล้ว +1

    Fool ba somaliga lagu dhaha

  • @najiibw1580
    @najiibw1580 5 ปีที่แล้ว +1

    muuska waxa la cunaa marka diirka laga siibo

    • @fadumoizze1840
      @fadumoizze1840 5 ปีที่แล้ว

      Najib wad garatay

    • @najiibw1580
      @najiibw1580 5 ปีที่แล้ว

      +Fadumo Izze hore ayaan u maqlay su,aashan wllo

  • @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
    @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 5 ปีที่แล้ว +1

    marki kafiiqo wajiga waxa kagu yiraxda fool

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 5 ปีที่แล้ว +1

    markuu bislaado