ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

BARNAMIJKA KAFTANKA IYO SUAAL HARGEISA KA WAREERISAY | SALMA AWAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2019
  • www.kalsantv.com
    / kalsantv
    / kalsantvuk
    Kalsan TV Kala xiriir
    Tel: +44 (0) 208 961 6267
    Email: Info@kalsantv.com | Sales@kalsantv.com

ความคิดเห็น • 47

  • @anwarahmed5342
    @anwarahmed5342 5 ปีที่แล้ว +17

    Suuradaha quraanku waa 114, Aayadahuna waa 6 kun iyo xoogaa.
    Suuradda ugu dheer quraanku waa Suuratul Baqrah, Ayaadda ugu dheerna waa Aayatul deen, Ayaadu deenta ka hadasha oo suuratul baqrah ku taal numberkedu waa 255.
    Kalmadda ugu dheer quraanku waxay ku taal suuratul xijr Aayaddu raqamkeedu ay tahay 22, kalmadduna waa:-
    فأسقيناكموه.

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka yar oo standard 6 sidaay u qaabishay ayaan ka helay wuu mudanyahay adeer soo barbaar illahoow na haku xifdiyo Mashallah waayo waa wiil yar inaay garabka qabata u naxariisata waa xaq

  • @kimyoung3987
    @kimyoung3987 5 ปีที่แล้ว +3

    Wll marku qofku suaasha ka jawaabo u sheeg inuu saxanahy waa iga talo
    Everyone should understand instance they could get more advantage.

  • @hamzaqurbaawi1985
    @hamzaqurbaawi1985 5 ปีที่แล้ว +2

    Wariye degan runtii sida wax wax u taagaanthy

  • @khalidshamal7508
    @khalidshamal7508 5 ปีที่แล้ว +1

    Salma awad ha laga daayo wariyah qaabkii waraysigee ayaan diidayba kalsan tv ka qabta yarta

  • @soali6308
    @soali6308 5 ปีที่แล้ว +5

    Kafiso 4aad

  • @zeeytuun
    @zeeytuun 5 ปีที่แล้ว +5

    Minweyn , Minyaro, Meelmadayato, Makmakato

  • @mustafemohamed5733
    @mustafemohamed5733 5 ปีที่แล้ว +1

    Suaashan gabadha afraad ee la guursado inantu waxay ku xumaynaysaa inantii sagalee dhawaan la guursaday

  • @sucadahmed4180
    @sucadahmed4180 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaa tuntiii ninku

  • @kaderaatahir8522
    @kaderaatahir8522 5 ปีที่แล้ว +2

    Wankaheelay salmee number kagasheeg

  • @abdijecelow2526
    @abdijecelow2526 5 ปีที่แล้ว +3

    codka somaliland ayan ku haystaa

  • @dr.dalmarbarre2526
    @dr.dalmarbarre2526 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ladhaha branch 4

  • @tillaabdilaahi9523
    @tillaabdilaahi9523 5 ปีที่แล้ว +2

    meel madayato weeyan heblaaayo🤚

  • @sacdamaxamed694
    @sacdamaxamed694 5 ปีที่แล้ว +4

    Wxy inamadaa garbka la qabsanayaa hablaha saxafda rag isku haystaan sub xanalahaa

  • @miimashariif2394
    @miimashariif2394 5 ปีที่แล้ว +1

    Macalin cabdi aw cali iga muuqdeeH

  • @kaltuunyusufdhagoleyusuf6059
    @kaltuunyusufdhagoleyusuf6059 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninka dhahay quraka waa boqol iyo Afar Ayadood

  • @AhmedMohamed-sp6ho
    @AhmedMohamed-sp6ho 5 ปีที่แล้ว +2

    waa meel madayato iyo mag magato

  • @AhmedFathi-lt1uw
    @AhmedFathi-lt1uw 5 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhan ba kaga daran su'aasha 😃😃😃😃
    ( Ku maatahy ) su'aal yaab keeda wadata weeyi

  • @fahmimohrani548
    @fahmimohrani548 5 ปีที่แล้ว +1

    we we

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 ปีที่แล้ว +2

    Qosol qalalan looma baahnee qufkii suaasha garta abaalgud sii haba yaraatee Nacnac madhan barnaamij maahee

    • @dahirmaxed9908
      @dahirmaxed9908 5 ปีที่แล้ว

      Wayso dhowr ayaa layidhaahdaa

  • @AhmedHassan-ip3lq
    @AhmedHassan-ip3lq 4 ปีที่แล้ว +1

    Anuu meel ma dayadaasaan dhahy

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan waa fariiid

  • @liibaannagiib2266
    @liibaannagiib2266 4 ปีที่แล้ว +1

    Naa nagatag dhiayay

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 5 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka inantu siday wax u waraysanaysaa

  • @halimaali6919
    @halimaali6919 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa layira kabadha 4 kaamil

  • @xasanmaxamuudyuusuf9512
    @xasanmaxamuudyuusuf9512 5 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkan aadbuu u ficanyahaye keena walaal goboloda kale keena yaakhii

  • @hanateitmohamett3733
    @hanateitmohamett3733 5 ปีที่แล้ว +3

    Mmm TollaHi xaraaboH weeye

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa kuma?? 7:10

  • @farihaabdirahman818
    @farihaabdirahman818 5 ปีที่แล้ว +1

    Dangalo afaraad ....dangalo walaal

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว

      Fariha Abdirahman naag jirkeeda lagula dawanaya naag ahaan uma aaminsani

  • @salmaanabdilahi853
    @salmaanabdilahi853 5 ปีที่แล้ว +1

    Wear Gabdha udhawaada waatan kuwaalaty soodhowow

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Min wayn min yaro mag magaato ma lafsato weeyan ta ugu danbaysan qaladeen

  • @rockstone2884
    @rockstone2884 5 ปีที่แล้ว +1

    Qof tan waba jeclahay

  • @HawdmediaPro
    @HawdmediaPro 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkk

  • @farihaabdirahman818
    @farihaabdirahman818 5 ปีที่แล้ว +1

    Handaraaba..kkkkkkkk magac khatara

  • @hamzaqurbaawi1985
    @hamzaqurbaawi1985 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh
    Handaraaba

  • @abdihakimkimu8278
    @abdihakimkimu8278 4 ปีที่แล้ว

    Sundus meel iigu sheega

  • @bilaalmaxamed4029
    @bilaalmaxamed4029 5 ปีที่แล้ว

    6000 iyo 600 iyo 66 baa kugu laray .
    6666 ayadood waaye

  • @engjubbaismail1978
    @engjubbaismail1978 5 ปีที่แล้ว

    handaraaba.hhhhh