ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Public prank part 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2021
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte

ความคิดเห็น • 375

  • @asma.4925
    @asma.4925 3 ปีที่แล้ว +44

    Best youtuber in garowe!!! Suways Gacayte!!😂💗

  • @sidikoahmed5257
    @sidikoahmed5257 3 ปีที่แล้ว +27

    Prank Soomaali duubto waa kii ugu shidnaa, waad naga qosliseen.

  • @mahadabdi8143
    @mahadabdi8143 3 ปีที่แล้ว +25

    I amina
    Gabartan darteed ayaan like 👍 u sarey cawa wan fuuray wlhi qosalkii wuu iga dhamaday

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 ปีที่แล้ว +23

    Wlhi prank Facebook Ka so daawaday
    Keyf Sidee ega Qoslisay waligeey uma Qoslin
    Video keyf so badiya Waaba Xaraabo miiran 😂😂✌🏾✅

  • @Memestv1000
    @Memestv1000 3 ปีที่แล้ว +19

    Naa us naag baa tahay 😂
    Oo ma ayada nin ah 😂😂

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 ปีที่แล้ว

      wa msi masersan oo keedi laga qaday

    • @nasteexoabdi2231
      @nasteexoabdi2231 2 ปีที่แล้ว

      Xishood bay ka wadaa waa naag xishoonayn oo indho adag

  • @quenamuun1225
    @quenamuun1225 3 ปีที่แล้ว +16

    Keep going suways hppti🇸🇱🦋from garowe

  • @farahtayin
    @farahtayin 3 ปีที่แล้ว +8

    6:46 adoo islahaa cabsi gali malagu cabsi galiyay adigiiba hhhhh

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 3 ปีที่แล้ว +7

    Gabadhaan kayf waa qosol miiran walahi kulahaa maxaa ii inkiraysaa walaley
    Alla abyo walaashaa maahi 😂😂😂😂😂

  • @caashaaxmed8624
    @caashaaxmed8624 3 ปีที่แล้ว +7

    Indho adayg baa ukuliyaha usoo xidhatay😂😂😂😂✌🙏🤚fardawso qosol iguma hadhin

  • @zaytum
    @zaytum 3 ปีที่แล้ว +9

    Aad iyo aad ayey uxiusa badan tahey tolkadaan👍👍🌹 suweys team 100% mahadsantihiin🌹🌹🌹🌹🌹. Keep going

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 3 ปีที่แล้ว +25

    Halkan ba imi mana qoslin wlhi kama yelayo inta iga danbesan la hadlaa✌️✌️🤣

    • @arahmanksem9592
      @arahmanksem9592 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa qososhaa MAGAC xun baaba lee dahayee

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi9034 3 ปีที่แล้ว +7

    5:30 kkkkkkk naa aamus bela kaa nagnagsiideee kkkkkkkkkk

    • @bishaaroburhaan9071
      @bishaaroburhaan9071 3 ปีที่แล้ว

      gbrta bas aan videoga usoo raadshy mGaceediyeey maujawaabeesaaa kulhaaa😂😂😂😂😂

  • @cranka7600
    @cranka7600 3 ปีที่แล้ว +34

    😂😂😂That is Nice prank. I say to you hi and kayf and abdiwali. From EU 👍 ramadan karim

  • @shokyabz9201
    @shokyabz9201 3 ปีที่แล้ว +10

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ala gabdha kowaad qosol bdna

  • @iskufilan1671
    @iskufilan1671 3 ปีที่แล้ว

    Hadaan tiktok kaso dawday naagtu indho adka from tiktok like

  • @fathiali4949
    @fathiali4949 3 ปีที่แล้ว +4

    Na aamus bala kaa nag nag siisaye😂😂😂

  • @omarabdi5760
    @omarabdi5760 3 ปีที่แล้ว +6

    Suweys abaaaayo HALIMA ABDULLAHI Walashey ayan raadinaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ruqiyaabdirahman6271
    @ruqiyaabdirahman6271 3 ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂😂 dadka reaction kooda hanaga jarin walalo markey ogaadan in prank yahay

  • @AbdizDuo-cc1pm
    @AbdizDuo-cc1pm 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hahaha wan qosle

  • @koshinmohamed6000
    @koshinmohamed6000 2 ปีที่แล้ว +2

    You guys are awesome, we love you keep it up.

  • @axmedrasto6141
    @axmedrasto6141 3 ปีที่แล้ว +7

    war naagta Kowad waaba Xeraamad HHHH 😄😄😄

  • @zamiinhabdi6647
    @zamiinhabdi6647 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabdha waa rr galkacyood 😅😅😅😅😅😅🇸🇱🇸🇱

  • @aliofficial24444
    @aliofficial24444 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @Dheymanshow
    @Dheymanshow 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi caadi ma ah belo kaa nagnagsiiday ku lahaa reer garowe caadi ma ah

  • @abdikadirmataan
    @abdikadirmataan 3 ปีที่แล้ว +21

    Gabadha xijaabka jalaha wllhi qosolka Iga dhameysay hhh

  • @MMaami
    @MMaami 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan kahaley nosoo badiya🤓👌

  • @snipercjahmed236
    @snipercjahmed236 3 ปีที่แล้ว +3

    Suways inta ku xiran oo jecel like ta isaara

  • @gacalsamegacalsame5866
    @gacalsamegacalsame5866 3 ปีที่แล้ว +3

    waa youtuberadi iigu horeysay ee abid aad iigaga qoslisa 🤩 Xamar baan kaa soo salamayaa

  • @thesulebanfamily310
    @thesulebanfamily310 3 ปีที่แล้ว +3

    Amazing 🤩

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +4

    Taaas waa reer waabari
    Jufan naaa us naa nag tag yaan indHa kaa dharbaaxine in wax lagugu meheriyo baad rabtay Aakhiraad udhaadhicin kulahaa 😂😂😂
    Alla byo qli walazhaa ma ahi kulahaa😂😂😂
    Qoftaas waaa qof fiican😂
    Kaas ugu danbeeya waa xariif kulahaa ninkeedii baa ahey soo bax kulahaa😂😂

    • @bashiirmyqtaar1991
      @bashiirmyqtaar1991 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣walhi taas aaga kaalo fc bay dsgan tahay waba aqana🤣🤣🤣

  • @geeleali4513
    @geeleali4513 2 ปีที่แล้ว +1

    cabdala cabdala waa yaabay habeenkaas hhhh

  • @Dheymanshow
    @Dheymanshow 3 ปีที่แล้ว +9

    Suweys my sister horay usoco kkk

  • @yasiyasi
    @yasiyasi 3 ปีที่แล้ว +2

    Funny wallahi 😁😁😁😁

  • @libanabdi9458
    @libanabdi9458 2 ปีที่แล้ว

    Abdelle wa ku salamy lander ✋

  • @mmhaji2045
    @mmhaji2045 3 ปีที่แล้ว +5

    Aniga keyf baa iga qoslisay walaahi
    Kulahaa habow baan ahay.
    Hhhhhhhhhhhhh xalimo abdilaahi

  • @omarabdi5760
    @omarabdi5760 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi Jag ban kugu ahay🤣🤣🤣Wankusalaamay Suweys....Abdiweli galeyr iyo Keyffff🙏👏🤝💜💛💚💙😅😅😅😅😅😅🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdinasirkhalif3465
    @abdinasirkhalif3465 3 ปีที่แล้ว +1

    Meher baad rabtee walhi qabriga udhaadhaceysa kulahaa booto badanaa waxu kkk

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan Hala xajiyo wlhi waa xaraabee vedioysda soobadi dheh

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 3 ปีที่แล้ว +1

    This parank very fantastic

  • @abdiazizfaarah6670
    @abdiazizfaarah6670 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhy waa qosol midhan
    From hargeisa

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 ปีที่แล้ว +1

    SUWAYS.GACEYTE.YOUR.BEAUTIFUL.MASHALLAH

  • @anwarabdulaahijimcaale312
    @anwarabdulaahijimcaale312 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah gobtii garowe reer abtigeey Waa pranki kii igu qosolka badnaa Walhy 😄

  • @abdikadirmohamud6236
    @abdikadirmohamud6236 3 ปีที่แล้ว +1

    War gabadha Indhaha u shidatay igu Salama intii taqaano😄😄🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asiyodini3990
    @asiyodini3990 3 ปีที่แล้ว

    Gabarta inaan isboobsiinaan rabnaa kuye. Kkkkkkkkkkkkk nooloow CABDI weli.

  • @dhaxalreebmedia7639
    @dhaxalreebmedia7639 3 ปีที่แล้ว +30

    Suways Gacayte Wlo waxa tahy Qof fani ah Runti Rer Garawena wad So sarat Ad yad u mahadsantay adi iyo Keyf iyo Lagend Abdiwali Waliba waxan ka Codsan laha inad Abdiwli noso badisid

  • @sadamabdi3250
    @sadamabdi3250 2 ปีที่แล้ว

    Suways gabadha yar ee kayf ba iso jiidatay nogu soo celi kayf ban rabna prankgeeda

  • @maanfarah9496
    @maanfarah9496 3 ปีที่แล้ว +4

    Runtii markaan muqalkan dawaday xaqa uu leyhy waan sii yey runtii chennelka waa uu iisoo jeedty

  • @kamaalahmed8667
    @kamaalahmed8667 3 ปีที่แล้ว +2

    15:33 gabadha islaameed baa guri geynaysaa Alla beerka🤣🤣🤣

  • @learneasy4008
    @learneasy4008 3 ปีที่แล้ว +6

    Keyfeey afka fur deeh xubbi❤❤💋🤣

  • @susujt
    @susujt 3 ปีที่แล้ว +2

    Branamji aad u qosol badan please kayf noo so badi 😂😂

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan6931 3 ปีที่แล้ว +5

    Dad Dulqaad Badan baad
    Lanooshihiin
    Wayo anigu wan
    Idinla Dagaalami lahaa😂

  • @nasirkeyow8386
    @nasirkeyow8386 3 ปีที่แล้ว +8

    10:52 inta ugu Qosolka Badneed waa intaa 😂😂

  • @yusrakhalif3843
    @yusrakhalif3843 3 ปีที่แล้ว +3

    War dirisle nogu yeraa😂😂😂naaa xaga noga durug xanun baa jire

  • @wllronii5389
    @wllronii5389 3 ปีที่แล้ว +1

    HhHhHHhHHHHHHHHhHHHHHHHHh

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 2 ปีที่แล้ว

    Qabriga udhadhecesa kulaxa kkkkkkkkkkkkk

  • @prof.mohameda.farahjaafaa2137
    @prof.mohameda.farahjaafaa2137 3 ปีที่แล้ว

    wooooooow,,,, wooooooooow kan oo kale lama arag,,,,,halkaa ka sii wada

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว +1

    I like you keep it up from London

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 3 ปีที่แล้ว +1

    Sida reer galkacyodkii baa xijaab dheer loosoo xiray hhhhhh so funny go ahead walalayal

  • @halyeeyqaran2064
    @halyeeyqaran2064 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkklklkk walaahay waab yaabay halkaa kaga waga wada horay u socda

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla naagta 1aad qosl weeye wlhi cabdiweli wayla kortay hhhhhhhhhhh

  • @abuwaladsiciid6270
    @abuwaladsiciid6270 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh keep going

  • @axmedyare3454
    @axmedyare3454 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk suwaysay middaan imtixaanka ah xagee ka keentay walhi way iga qoslisay horey usocda wllaalayal

  • @hwacanxaaji8462
    @hwacanxaaji8462 3 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo waa gabadh naxaris badan oo dulqaad badan ilahay ha u siyadiyo mid kale inta mabay dulqadaten

  • @shekhismailaadan3024
    @shekhismailaadan3024 3 ปีที่แล้ว +3

    Ana furi kuagynaya. Inu dabsaaaruuu raba 😂😂😂😂 miss GArowe

  • @ibrahimsalat7274
    @ibrahimsalat7274 3 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely perfect

  • @hafuusyasin7277
    @hafuusyasin7277 3 ปีที่แล้ว +1

    Jufan kulaha gabdhaas ka helay hhh

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 ปีที่แล้ว

    Prank sax ah waakan

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha barnaamijka way qurux badantahay masha Allah hala arooso. Kayfna waa ahlu diin masha Allah

  • @Abdifatah10
    @Abdifatah10 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my sister amazing from 🇺🇸 Amircan

    • @xuskad98
      @xuskad98 2 ปีที่แล้ว

      Must be soo cool being from America

  • @naima8304
    @naima8304 2 ปีที่แล้ว +2

    Hunno gabadha xijab yellowga noso ceLi she is so funny wllhi🤣🤣

  • @queentaasha9254
    @queentaasha9254 ปีที่แล้ว

    Aamino cabdulaahi ninkeedii bn ahyee so nax kuyee😂😂

  • @siciidmahamuut3007
    @siciidmahamuut3007 2 ปีที่แล้ว

    Kayf wllhi waa gabadh legend ah

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalhi baalyo aya lagu dhigay

  • @xasanxaaji7137
    @xasanxaaji7137 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin rabty lagu maheriye wlhi qabriga udhadhaceysa hhh

  • @luulhassanawaaleluullubi9648
    @luulhassanawaaleluullubi9648 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk rer mudug naga cilmi badan jufan bal iishega rer suways

    • @axmadd9910
      @axmadd9910 3 ปีที่แล้ว

      Habar cml
      Godku haka xirmo cml

  • @xhakasahal7767
    @xhakasahal7767 3 ปีที่แล้ว

    FADUMA CAPDULAHI WATAN KEFAY 🤣😂😅😂😅😂🤣

  • @muscabcade8303
    @muscabcade8303 3 ปีที่แล้ว

    Suways gacayte keep going on wall from borame

  • @kayfmalabo5739
    @kayfmalabo5739 3 ปีที่แล้ว +10

    Walaashay suways horey usoco asxaabta Walaashay suways 100k gaadhsiiya plz

  • @sumayonur4026
    @sumayonur4026 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂wlhi qosalkey iga dhameysa kayf suweys hore u soco bayo adi iyo galayr

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰😙💓💓💓

  • @abdisalammohamed8133
    @abdisalammohamed8133 3 ปีที่แล้ว +3

    Keft waa gabar comedy ah oo talent fican leh.

  • @Ilyaas_Totti
    @Ilyaas_Totti 3 ปีที่แล้ว

    alla walaale walaasha ma ahi hmmmm

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaa Umadaan waa foodo. Goormeed dad nabdoon oo degan oo akhlaaq ah noqonaynaa. Ilaahaw umadaan hanuuni

  • @kingazard6312
    @kingazard6312 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan kayf la dhahaayo brank wan ku hystaa Ee noo soo badiya

  • @hulka1448
    @hulka1448 3 ปีที่แล้ว +1

    Kefy wan ku wata keep going my sister

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 3 ปีที่แล้ว

    Walahay aad baan u qosley

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 3 ปีที่แล้ว +6

    17:45

  • @hakimziyech5360
    @hakimziyech5360 3 ปีที่แล้ว +3

    MuxuYadiin Guri nin zeexdo haYaaa😂😂😂

  • @kingmanka9994
    @kingmanka9994 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @sihamahmed415
    @sihamahmed415 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah cawada muqalkan aad ayuu iga qosliyeey

  • @nuuhali2092
    @nuuhali2092 3 ปีที่แล้ว +6

    Keyf caadi maaha.

  • @Muzamil701
    @Muzamil701 3 ปีที่แล้ว

    Keyf ha laigu soo xiro
    Qaraabo kkkkkk

  • @khadromohammed1727
    @khadromohammed1727 3 ปีที่แล้ว

    Soo badiya

  • @jamacismacil2596
    @jamacismacil2596 3 ปีที่แล้ว +4

    Qosolkii Aya Iga dhamaaday Noso Badiya reer Garoowe waa funny thank you walaal Suweys Gacayte

  • @ibnucageykilwe4178
    @ibnucageykilwe4178 3 ปีที่แล้ว

    Iid mubarak taem SUWEYS GACAYTE

  • @mohamedqanciye5064
    @mohamedqanciye5064 3 ปีที่แล้ว +9

    Galkcyo magac xumada laga daayo galkcyo ma tuulaa mxay tahy galkacyo bn ka ni mid

  • @liibaanxajiabiib7037
    @liibaanxajiabiib7037 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @AhmedSaid-ox8cq
    @AhmedSaid-ox8cq 3 ปีที่แล้ว

    Jaamac barafle waa ka badisay wlahi gabadhu dadku wAASHAY

  • @hamdaharafofficial2752
    @hamdaharafofficial2752 3 ปีที่แล้ว +3

    Kayf talanti ayaaa leetahay keep going sxp

  • @dhiiragaliyechanel373
    @dhiiragaliyechanel373 3 ปีที่แล้ว

    the best prank My sister
    Keep going