ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Public Prank Part3 Dagaal isku badalay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.พ. 2021
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte
    Public Prank Part3 Dagaal isku badalay #Garoowe

ความคิดเห็น • 215

  • @galayrofficial7976
    @galayrofficial7976 3 ปีที่แล้ว +75

    Asc asxaabta Qaaligaa wakhti iyo Juhdi ayaan ku bixinaa muqaalada aan idinku maawelino hadii aad ka hesheen shere gareeya si aan u gaarno 100k subscribe wax yar baa ka dhimane mahadsanidiin❤🙏

    • @farxiyamcali8555
      @farxiyamcali8555 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhh 😂😂

    • @luqmaanahmed2645
      @luqmaanahmed2645 3 ปีที่แล้ว

      Are crazy, crazy waryaa gabdhii kugu tidhi meel igu sheeg 😃😃😃😁😁

    • @abdisalanomar6382
      @abdisalanomar6382 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdiweli galayr wlhy legend baad tahay sxb waxan joga magalada bordeaux e dalka France 🇫🇷 wlhy sxb aad baad igu qoslisa hore usoco sxb horumar wacan baanku rajin Insha allah aad baanku salamaya

    • @safiyobaardheere7720
      @safiyobaardheere7720 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh wlhi wa dhag kan kusow celsha pat 2

    • @galayrofficial7976
      @galayrofficial7976 3 ปีที่แล้ว

      @@abdisalanomar6382 thanks

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 ปีที่แล้ว +27

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

    • @bomaye14
      @bomaye14 3 ปีที่แล้ว

      😁😁👍

  • @zhugeliang2121
    @zhugeliang2121 3 ปีที่แล้ว +48

    Rer puntland wa dad furfurn dhulka somalido dhan wn maray cid lamida wali man arg

  • @sayidali7878
    @sayidali7878 3 ปีที่แล้ว +33

    aad ayan idinku xidhanhy hargeisa ayana idinka so salamaya😚

  • @yaxyecabduqaadir8134
    @yaxyecabduqaadir8134 3 ปีที่แล้ว +19

    Hhhhh wllhi reer garoowe keep going love you rer garoowe

    • @wllronii5389
      @wllronii5389 3 ปีที่แล้ว

      We Lobe yOu Two Abaayo Mcn🥰💪

  • @mistycloud4455
    @mistycloud4455 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadkayga somaliyeed waan jeclahay 😂😂

  • @priyankachopra4292
    @priyankachopra4292 3 ปีที่แล้ว +13

    Dhalinyarada warayso xgd rer miyiga nogu so waraysanysaa agah barnamijka qurxi wllo

  • @sahaltello3727
    @sahaltello3727 3 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh 🤣🤣🤣🤣😂😂 pls part 44444 inta rabto ismuujiya dhee 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇹🇷

  • @tonightwithgouled32
    @tonightwithgouled32 3 ปีที่แล้ว +6

    Channels iigu xiisaha badan prankskiisa ❤️❤️✊🏾

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed686 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wa dad aad u dulqaad badan reer garoowe burco ayn idnka so salaamaya

    • @ismailzanwayne3290
      @ismailzanwayne3290 3 ปีที่แล้ว

      Waar dulqaad ma jiree dadkii gobolka lahaa baa ka tahriibay meeshuba waa yesterday iyo intii ruuxiyan u jilicsanayd
      Waa aan garanayo haduu prank jiri lahaa rabbi iyo rasuulka kaa yar ee sidaa u nag nagleh baa la qaadan lahaa
      Viva ex_gorowe iyo haldooro intooda badan qabriga ku jiraan

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 3 ปีที่แล้ว

      @@ismailzanwayne3290 🤣🤣🤣wd iga qoslisay

    • @ismailzanwayne3290
      @ismailzanwayne3290 3 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
      Waar saxib hadalku waa sidaa aan sheegay
      Guul iyo gobonimo

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 หลายเดือนก่อน

    Abdi wali galeyr and Suweys gaceyte salaan qiima badan walashey and walaalkey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulhakimraamare100
    @Abdulhakimraamare100 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkas mgcasi ma aqaano lk reer garoowe waa fani

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 3 ปีที่แล้ว

    Reer garowe salaman from muqdisho muq bilan🥰

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +14

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲Fln

  • @abdimaalikhaji4286
    @abdimaalikhaji4286 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo videogaan Gacnta lee iiga dhacday Lkn Abaayo quruxleey Tahy wlh wan Kaa hely 🌹❤️ xaqiiqdi

  • @asmaismail868
    @asmaismail868 3 ปีที่แล้ว +1

    Kale nacala kulaha 😭🤣🤣 I love my people. Mashallah handsome men💖

  • @tasnim...1139
    @tasnim...1139 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlahi waan dhameeystay waana igA qoslisiiseen ee pleaze part 4 hhhhhhhh

  • @sultaanomar
    @sultaanomar 3 ปีที่แล้ว +3

    Hahahaha muuqalada noocan ah inoo soobadsha Insha allah weynu kahelnay 😂☝️

  • @isxaqguddi
    @isxaqguddi 3 ปีที่แล้ว +2

    kkkk Abdiwaliyow iska jir mid gacan fudud ba ku helidoo nee kkk

  • @iman1527
    @iman1527 3 ปีที่แล้ว +3

    Best prank ever 🥰😂

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk nice prank watching from Los Angeles California. Caadi maaha😂😂😂😂😂

  • @mohamedalifarah8040
    @mohamedalifarah8040 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah cabdiwali iyo suways waxaan Leeyahay keep going cabdiwali waxaad leedahay talent halkaa ka wad aan kula kaftamee sxb suways miyay kaa dheertay mise anaa mooday marka xigta kaabad kor intaas waa kaftan guul baan idiin rajaynayaa

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 หลายเดือนก่อน

    Suweys gaceyte we miss you my dear sister ❤️

  • @Ruushka771
    @Ruushka771 3 ปีที่แล้ว +3

    Odayga Cilmi Ahaa Waa iska tagY😂😂

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 3 ปีที่แล้ว +2

    Always great content keep going 😂👍

  • @fahadsubeer1299
    @fahadsubeer1299 3 ปีที่แล้ว

    Waax waaln waaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣waar cadi iskade🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hafzaelmi6457
    @hafzaelmi6457 3 ปีที่แล้ว

    Suwaysay walalo magaca madaxwaynaha sax waa aadan cabdule cusmaan

  • @osmanyare7425
    @osmanyare7425 3 ปีที่แล้ว +1

    Full respect wlh wax kle aya tihin bro keep going wxn idinka so salamaya 🇺🇸 Nebraska GRAND ISLAND🙏wa mrki igu horaysay ee an dawado channel kina wlh wana ka helay wa u qalantan liketa 👍iyo weliba subscribe ka cml✴✳✳✳✳

  • @asiyodini3990
    @asiyodini3990 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cabdi weli , waad naga qosolsiisay. Aadan cabdulle xaguu ku dhintay , jalalaqsi kuye kkkkkkkk

  • @YusufAbdiShire
    @YusufAbdiShire 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo, Shaqo Quruxbadan iyo barnaamij qosol badan ayaad soo kordhiseen Horay u socda Saaxiibayaal.

  • @sharmarkeabdihassan6098
    @sharmarkeabdihassan6098 3 ปีที่แล้ว +1

    Pranks noocaan ah soo badi

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 ปีที่แล้ว +2

    Oo dadka Soomaaliyeed waaba dul badan yihiine

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninks dhib bdnaa
    Love from mogdisho

  • @OmarGulet
    @OmarGulet 3 ปีที่แล้ว +3

    i love this show it's the last episode lyrics

  • @sahaltello3727
    @sahaltello3727 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhhhhhh istagfurullah war ninkan waa funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe 3 ปีที่แล้ว +2

    Prank no soo badi wll

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 3 ปีที่แล้ว

      Ninka. Waa kii copenghen ku nool so ma tiheed. Masjidka suun taga

    • @kaysebaashe
      @kaysebaashe 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahimmussa2708 haaye waa kuma aduu sxb

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc suways gacayte guulayso

  • @xamsebulshaawiofficial7512
    @xamsebulshaawiofficial7512 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk Cabdi wali galaydh Walahi comedy tahaY pro hore u zoco keep going

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah nosoo badiya walaahi aad ayaan idin xiseyaa keep going ayaan idin lee yahay

  • @maxamadibrahimcismancisman2986
    @maxamadibrahimcismancisman2986 3 ปีที่แล้ว

    AADAN CABDULLE CUSMAN AYUU AHAA EE MA AHAYN , AADAN CABDULLE XASAN.
    MADAXWEYNIHII UGU HORREEYAY SOMALIYA MAGACIISE AYEY QALADDAY GABADHU.
    BARANKIGA WUU FIICANYAHAY , WUU IGA QOSLIYAY.
    MAASHAA ALLAAH.

  • @JuweriaAli
    @JuweriaAli 3 ปีที่แล้ว

    Beerkaa i cadaaday marku yiri "bariis" 😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 ปีที่แล้ว

    Reebarigu waa laandheere Meesha Anigu Aanka imid hadii adigoo shaqsi sual waydiinaya qofkale ku soo dhexgalo, afkaa lagu dhufanlahaa lahaa, Reebarigu waa dowlad

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว +1

    Noo so badi Baaye prankiga lkn dhalinyaradu haku badnaado

  • @yahyeadan742
    @yahyeadan742 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk wlhi ninkas dadki waa kaqosliyay😂😂😂😂

  • @wllzizu
    @wllzizu 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi Qosolka Wan Izku celin wayeY😁😁😁

  • @QEU9
    @QEU9 3 ปีที่แล้ว

    I love your pranks guys inaba caadi maaha keep going..somalida weey ka buuxan dad nocas oo kale ah hhhh From London ayan idin kala socdaa 👏👏👏👏👍👍

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 3 ปีที่แล้ว +1

    Halkaas kasii wad Hunnno

  • @user-qz1bz1sr2g
    @user-qz1bz1sr2g 2 ปีที่แล้ว

    Qosala iguma hadhin raftey🤣🤣🤣🤣

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 3 ปีที่แล้ว

    Best comedy greeting from hargeysa

  • @maxamuudsiciid7788
    @maxamuudsiciid7788 3 ปีที่แล้ว +2

    Tageraha kowad
    Waa aniga
    Noo soobadi pranky ga
    Asxabta

  • @Islamicones1
    @Islamicones1 3 ปีที่แล้ว +1

    More more videos like this please

  • @abdullahihassaniman9129
    @abdullahihassaniman9129 3 ปีที่แล้ว +1

    Prankiga nocaanoo kale ino badiya goobo kala duwana taga 10 daqiiqo kabadiya 20 cml inooga dhiga aadbaa mahadsantihiin keep going

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii aad yaa u jeclaysatay waanad iga qosliseen maanta subscribna waa saaray.kkkkk

  • @falaqfalaqchannelofficial3318
    @falaqfalaqchannelofficial3318 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa barnamish fican horay usocda

  • @mohamuut_zayid2709
    @mohamuut_zayid2709 3 ปีที่แล้ว +2

    dadkan lahajadooda wa funny waqooyi miyaa lakiin dhalinyarada ina aragno donaynaa odayasha wa dhamaad waxba mahaayin

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 3 ปีที่แล้ว

    WaaN qoslay cabdi wali rageedii noo soo badiya.

  • @axaniid5899
    @axaniid5899 3 ปีที่แล้ว +2

    fadlan prank kan kanooc duwan nookeena mida kale dhalinyarada lawaydiiyaa kii horaa kashidnaaa

  • @maxamedigadhamaaw9259
    @maxamedigadhamaaw9259 3 ปีที่แล้ว +1

    C/wali galeer hadaa aduyada kunoshahy waayaab🤣🤣🤣🤣

  • @cabiqaadirmacalin9082
    @cabiqaadirmacalin9082 2 ปีที่แล้ว

    Waa bariis kulahaa

  • @aadanaar194
    @aadanaar194 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhh qosol ayaa icadaaday

    • @dadirhanas8534
      @dadirhanas8534 3 ปีที่แล้ว

      ASC walale aadan setahay xalada kawrn hooyo iyo cidii kawrn iyo wiilki jirana bal iso waran walale 🤣🤣🤣

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 3 ปีที่แล้ว

    Noocan oo kale badi. inuu dadka ka xanaajiyo abdiwali

  • @dadirhanas8534
    @dadirhanas8534 3 ปีที่แล้ว +2

    Naxariis badna gabadhu marki xoog lo jiday waxay tiri Sii daa Sii daa inty is hayn waydey

  • @abdulkadirdhagacade2503
    @abdulkadirdhagacade2503 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamish xiso leh waaye guuleysta.

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 3 ปีที่แล้ว +1

    wax kaa ilko badan aad isticmaasho aan ku qaniinin waa Gadhfeedha ama Shanlada balse bariisku ilko maleh,

  • @hassanisse691
    @hassanisse691 3 ปีที่แล้ว

    Wlhy waad ka baxsatay galayr so badiya

  • @bashar4695
    @bashar4695 3 ปีที่แล้ว

    Adan cabdil cisman allha unaxaristo

  • @ahmedhanshi1106
    @ahmedhanshi1106 3 ปีที่แล้ว +2

    Prank kii hore cml oo Ilkacase vs Sharma poi ah kaas ba kulaha

  • @user-bn3co5th2l
    @user-bn3co5th2l 3 ปีที่แล้ว

    Zuweys gacayte waan Ku taageeraa wllo

  • @cabdirashidcabdilaahi7269
    @cabdirashidcabdilaahi7269 3 ปีที่แล้ว

    Reer puntland Dulqaadbadanaa

  • @fuadfuadul2204
    @fuadfuadul2204 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi rer burco funny nima wan idindayey dadka kaliya ee igaqosliya

  • @cabdiqaniabdi9967
    @cabdiqaniabdi9967 3 ปีที่แล้ว

    gabdhaas suways taageero kadhan baan u ahayaaa caanakadhan huunno

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😅😆 horay usocda akhyaareeey

  • @cabdiladiifjamac221
    @cabdiladiifjamac221 3 ปีที่แล้ว

    Asc wn ku haystaa wlhi prankigiina keep going ree garowo dhan

  • @amiishamaxamedcali6150
    @amiishamaxamedcali6150 3 ปีที่แล้ว +1

    C/wali Waxaab sugayaa Dharbaaxada kugu dhici Donta kkkkkkkk

  • @maxamuudcabdulahi4923
    @maxamuudcabdulahi4923 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk suways caadi ma Ahaan

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว

    😃😃😃reer ga roowe Dhi badanaa🇸🇴🇸🇴👈

  • @mahamudahmed7886
    @mahamudahmed7886 3 ปีที่แล้ว

    war iska daa. goayga hubkaygu ka mid yahay 😀😀😀😀

  • @mustafadark3287
    @mustafadark3287 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sxb yaan lagu diline iska daa sxb

  • @apdirahmaanmuxibo9165
    @apdirahmaanmuxibo9165 3 ปีที่แล้ว +2

    𝑯𝒂𝒅𝒂𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏 𝒌𝒖 𝒔𝒐𝒐𝒃𝒊𝒊𝒓𝒂𝒚
    𝒓𝒆𝒆𝒓 𝒈𝒂𝒓𝒐𝒐𝒘𝒆 𝒘𝒂𝒏 𝒊𝒅𝒊𝒏 𝒔𝒂𝒍𝒂𝒂𝒎𝒚
    𝑵𝒂𝒔𝒂𝒃 𝒏𝒂𝒔𝒂𝒃 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒚

  • @abdikadirabdillahi7758
    @abdikadirabdillahi7758 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Waan kuheestaa su'aalaha prankiga ah aad buu iiga qosliyay runtii soobadiya barnaamijka nuucaan ah aad baan uxiiseeya mahadsanidiin

  • @abdiwalimahamedali7872
    @abdiwalimahamedali7872 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk

  • @muusecali4391
    @muusecali4391 3 ปีที่แล้ว +1

    caawa ninkii cabdiwali waa kala kacsan yahay

  • @maxamedcicasiis4018
    @maxamedcicasiis4018 3 ปีที่แล้ว

    Bali docolaaa astaq furullaah😂😂😂😂

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 3 ปีที่แล้ว

    aadan abdulle ismaan nairobi ayoo kudhintay baladwayne waa kudhashay

  • @ayannakahin9305
    @ayannakahin9305 3 ปีที่แล้ว

    Qosol weeye wallahi🤣🤣🤣 nabad iyo caafimaad ku waara

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going Plz My walal Isoo booqda

  • @waxqabadchanell2654
    @waxqabadchanell2654 3 ปีที่แล้ว

    Anigaa ugu horeeya quruxey

  • @hashtube4697
    @hashtube4697 3 ปีที่แล้ว

    Baris

  • @FatimaAli-ej1ir
    @FatimaAli-ej1ir 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah dad badan dulqad leh ban arkay

  • @nuuneabdullahi5736
    @nuuneabdullahi5736 3 ปีที่แล้ว +3

    War prank kuma fiicna garawe Galkacyo gee reeer mudug ga kkkk reer garawe waa masakiin

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 3 ปีที่แล้ว +1

      Reer Garowe waa ree magaal

  • @baaruudak.b.m1114
    @baaruudak.b.m1114 3 ปีที่แล้ว

    Wallaahi waad iga qosliseen,,,

  • @ayannakahin9305
    @ayannakahin9305 3 ปีที่แล้ว +1

    Laakiinse dadka u sheega in uu prank yahay video ka dhexdiisa

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @axmedabdi3442
    @axmedabdi3442 3 ปีที่แล้ว

    Baayo hor marwacan 💯💯💯💯💯 my dhiga

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed158 3 ปีที่แล้ว +1

    subways aadan abdule xasan miyaa? mise waad qaladay magacaga

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂 war kaas waaba qosol soconaya.kkk

  • @wllronii5389
    @wllronii5389 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 3 ปีที่แล้ว

    Suways.gaceyte.your.beautiful.mashallah

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 3 ปีที่แล้ว

    well done guys

  • @OnpointSoccerhighlights
    @OnpointSoccerhighlights 3 ปีที่แล้ว

    Nice1