XIDIGAHA GEESKA (IGA DAA QABIIL) NIMCAAN,HODAN,MURSAL,YURUB GEENYO 2016 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ค. 2016
  • GOBFILMS
    Codadkii: NIMCAAN HILAAC,HODAN ABDIRAHMAN,MURSAL MUUSE,YURUB GEENYO...
    ERAYADI:ABDIMUDALIB
    MUSIC:ILYAS IDIRIS
  • เพลง

ความคิดเห็น • 2K

  • @ugaaz
    @ugaaz 8 ปีที่แล้ว +632

    MUQDISHO Baan ku dhashay
    Lkn Wlh Dad ahaan Iyo Deegaan Ahaan BORAMA Waa meesha Labaad een Dunida ugu jeclahay. Allaha i tuso anaa subax Borame ka soo toosa 😭😭
    ❤️AWDAL❤️

    • @muminali7696
      @muminali7696 8 ปีที่แล้ว +16

      borama waa somaliland waana degmo hoos timaada hargiesa markaad borama tagayso hargiesa ayaad imanaysaa first

    • @ugaaz
      @ugaaz 8 ปีที่แล้ว +30

      +Mumin Ali Igadaa Qabiil
      Borama Hargeisa Waxba kama baryeeyso

    • @mrderweyn4470
      @mrderweyn4470 8 ปีที่แล้ว +4

      +Ugaaz Arafat kaagan faqashkaa waxaad isku dhufataadooni dhaafmeeshan anaa boorame leh waanan difaacan waxna kaamasaarna

    • @ugaaz
      @ugaaz 8 ปีที่แล้ว +1

      +Ateye Elmi thank U walal

    • @ugaaz
      @ugaaz 8 ปีที่แล้ว +22

      +abdirahman jaakhuur Faqash iyo waxa aad sheegeeyso waan Ka Gudbay sxb
      Igadaa Qabiil 😂😂😂

  • @eminemmusic3192
    @eminemmusic3192 7 ปีที่แล้ว +891

    *_hadii aad tahy reer muqdisho, reerr Bari,reer Djibouti reer gaarisa S.land Waxad doonto aminsanoow dhamanteen waxan nahay sooomali_*

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +66

    Hadii ad heestan ad 👂👂2020👂👂 farta☝️☝️☝️Taag☝️☝️

  • @hassanmohamed1554
    @hassanmohamed1554 7 ปีที่แล้ว +62

    Aryaa Borama Igeeya Igeeeya Borama Igeeya Viva reer Awdal iyo Borama One love together as one

    • @alyconde423
      @alyconde423 3 ปีที่แล้ว +1

      💋💋💋💋💋💋💞💞💞💞💞👍👍👍✔️💯💯💯💯😍😍😍😍😍😍

  • @MoShine
    @MoShine 8 ปีที่แล้ว +77

    60ki ayay ahayd marki la laha "Dugsi ma leh qabyaladi, waxay dumiso moye."
    ALLAH dhamanten ha inaga daweyo cudurkaas qabilka.
    Shaqo wanagsan Xidigaha Geeska :)

  • @ahmedcazka5815
    @ahmedcazka5815 6 ปีที่แล้ว +151

    Ax ax yaa hees intii kaheshay Like haygala bakhaylina

  • @maanlulaahmed9003
    @maanlulaahmed9003 11 หลายเดือนก่อน +4

    12/8/2023 ayaan dhagaysanayaa heestan allow qabyaalada iyo qudhunka naga dhex saar🥺
    Dhalinyaroy nabadu inagay tahay danteena e mawada ilaashannaa oo odayaashan siyaasiyiinta ah ee inagu dan gaadhaya ma iska dhex qabannaa.?😭
    Only reer Somaliland❤

  • @NastehoIsmail-co8gx
    @NastehoIsmail-co8gx 11 หลายเดือนก่อน +5

    Barga heesta laqaday dadku wllo ayuu ahaa lkin manta oytahy bisha 8 18keda 2023 daka way colooben ilahyow wllnada noso celi😢😢

    • @internetpolice3553
      @internetpolice3553 10 หลายเดือนก่อน

      Ameen

    • @najaadmaxamuud8099
      @najaadmaxamuud8099 2 หลายเดือนก่อน

      Haa walhi hada oo ay 2024 wey ka darteyba alle hanoo sahlee xukuumadu dadkii wey kala dismay wlhi😢😢😊

  • @sahrosahro2922
    @sahrosahro2922 8 ปีที่แล้ว +8

    Wlh heestan ilaa shalay ayada Lee ii shidan "igada Qabiil Waa I dadabjaray igadaa 😭" well done XIDIGAHA GEESKA❤️❤️🔥☝️

  • @asmalucky7408
    @asmalucky7408 8 ปีที่แล้ว +21

    sadexda fanaan waa zamaroon 😃😃😃😃😃😃😂😂😑😕😕geenyo Mooyeh
    viva zamaroon

  • @engabdirahmanabdilahi2234
    @engabdirahmanabdilahi2234 3 ปีที่แล้ว +72

    2021ayaan dhagaysanaya heestan best one 😍❤somali one nation

    • @Eprahim_1
      @Eprahim_1 ปีที่แล้ว

      Ana 2024 😂😂🙌

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 7 ปีที่แล้ว +75

    4 ta fanaan ee qaadaya iyo abwaanka heesta sameeyay iyo music garaacuhuba waaa rèeer awdal mansha allah awdal hormuudka geeska africa

    • @TheGobfilms
      @TheGobfilms  7 ปีที่แล้ว +5

      +Sayid Hassan iska hubso sxb ma wada ahe...

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 7 ปีที่แล้ว +6

      Gob films . Malaha waxaad ogtahay qabiiladoodee .
      Nimcaan .. mursal.. hodan .. music idiris yare. Waa dadka dega awdal ama west rigionka.
      Yurub geenyo iyo x.laab saalaxna waaa asal reer borama lkn ma ahan qabiilka dega wlhi

    • @anfahusseinali1497
      @anfahusseinali1497 7 ปีที่แล้ว +4

      Sayid Hassan heestan maba lahan ayugu ee so hubi waala so xaday

    • @hamseeidmohamed7258
      @hamseeidmohamed7258 7 ปีที่แล้ว

      Qabiil hlna maaha

    • @nimcoomar8565
      @nimcoomar8565 6 ปีที่แล้ว +5

      hhhh yaa kugu idhi waa wada awdal inkastoo soomaaliland mid tahay

  • @muusevivo9461
    @muusevivo9461 4 ปีที่แล้ว +24

    Hawiye ilaah ka cabsada please😭😭

    • @libinahmed3956
      @libinahmed3956 3 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhhhhhhhh maxa hawiye ugaar ah wa somalo dhan

    • @ahmedhajji7497
      @ahmedhajji7497 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @abbas26
    @abbas26 5 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan ku dhashay muqdisho qabiilna waligey dad maweydiinin allahii i abuurtaan kudhaartee somalia waa mid😍😍😍😍😍

  • @aishacute3158
    @aishacute3158 ปีที่แล้ว +4

    Heestan markan dagesanayo wan qirooda🥺 allow cudurkan qabiilka naga caafi hadan Somali nahay amiin ya rabi

  • @bushramohamed3989
    @bushramohamed3989 4 ปีที่แล้ว +11

    Heestn kama dhrgo saan u dhagayso mararka qaar waxn idhaa fanka ma ku birtaa 😘😍

  • @ilyaasmedia24k
    @ilyaasmedia24k 7 ปีที่แล้ว +24

    nimcaan Hilaac iyo yurub Ku hystaa aniga
    viva nimcaan abidkay

    • @alyconde423
      @alyconde423 3 ปีที่แล้ว

      💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋

  • @biirsadebiirsade4227
    @biirsadebiirsade4227 8 ปีที่แล้ว +18

    iga daa qabiil waa dabar jaree
    iga daa qabiil waa iduleeye
    iga daa qabiil qaranba ideeqe
    Ee iga daaaaaaaaaa
    xidigaha geeska ✅⭐️💯🎶

  • @mohamedhassan7031
    @mohamedhassan7031 5 ปีที่แล้ว +7

    Waxan ku dhashay mogdisho-Somalia
    Lkn wxn markasta maanka ku hayaaa inan kasoo kaco dhulka wallallaha Somali-Land in.a✔❤💯

    • @hamzabokh9160
      @hamzabokh9160 ปีที่แล้ว

      Come bro somaliland waa wadankagii hooyo

  • @nasriahmed1200
    @nasriahmed1200 5 ปีที่แล้ว +20

    Inta somali dhamantood tagerta like ii saara

  • @queenqueen1995
    @queenqueen1995 8 ปีที่แล้ว +332

    hesta hadey kusocoto reer somaliland wa rune iska daaya qabiil anagoo na dabar jaray adinkana yuu idinku darina walalaheen nabada wn la jeclahay viva somaliland dhiig ayaan wadaagnaa

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +7

      +saafi qalbi saafi, Waa runtaa walaal ilaahay ha inaga wada daaweeyo meel walba waa joogaa qabiil oo Somali joogto. Alah ha isku soo celiyo soomaali oo caqli fayow oo sidani dhaanta. Dadku waa isku mid siyaasiyiinta ayaa wax kala jaraya ee shacabku ma kala tagin.

    • @queenqueen1995
      @queenqueen1995 8 ปีที่แล้ว +7

      +ateye elmi wll wlh qabiil wx noma taraayo siyaasi lee na kala dilay ma ahee dadku wa isku niyad samaanyahay waayo hada wxan wada daganahy dad wada rer somali land ah waligey soocitaan kama aynan dareemin magaca somali inan wadaagno ayaan iskugu damqanaa dhibkana kuwada qeybsanaa

    • @hodanadam9602
      @hodanadam9602 8 ปีที่แล้ว +4

      +saafi qalbi saafi haa wlhi waa runta abyo

    • @alinouh1002
      @alinouh1002 8 ปีที่แล้ว +14

      +saafi qalbi saafi , Waa runtaa walaalo anigu soomaalinimo Ayaan ku faanaa waligey Kuma fikirin inaan walaaleahay koonfur eedeeyo ama aan culaadiyo waayo wixii dhacey dowlad xun ayaa geysatey hadana waaba laga adkaadey oo la ridey wixii la shaqeyn jireyna wax yar ayaaba ka sii nool, markaa wixii hore waa in laga tago oo wanaaga laga raaco. Waxaan deganahay Borama waxaana ila degan magaalada dad ka yimidey Soomaaliya oo dhan waxaanan u jecelahay si siman. Qabiil waxba ma taro wuxuu dumiyo mooyee.

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +5

      +saafi qalbi saafi , waa runtaa huuno ALAH ha ka daweeyo inta qabligooda sheydaanka qabiil galey. Dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyee........Adna walaalo qof caqli badan ayaad tahay waanan ku farax sanahay inaad Somali tahay!

  • @ahmedtixey626
    @ahmedtixey626 ปีที่แล้ว +10

    2023 I'm listening this song it is so amazing while the tribe our people is entered the bones

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 ปีที่แล้ว +14

    21/10/2022
    Yaa iga danbeeyo hees qiimo weyn iyo fananiin qiimo badan ❤️
    Waxan waqti xaadirkan ku dhageysanaya Muqdisho Caddey❤️🇸🇴

  • @nashaadyuusuf8860
    @nashaadyuusuf8860 13 วันที่ผ่านมา

    Somali intay qabiladi kore intay so dhaaftay ayey maraysaa jif jifo wale qabyaladu waa basale ka jooga somalay 1 july 2024 mantan ogu raja xunahay 😭😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @najwadiriye5216
    @najwadiriye5216 8 ปีที่แล้ว +100

    Iga daa qabiil wey dabar jaree iga daa iga daa qabiil wey duleeyayee iga daa iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Waa dabin gumeysigu nagu dagee iga daa dhiig daatay iyo kala daadsanaan iga daa diif iyo darxumo waa halkay dagtee iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Iga daa qabiil wey dabar jaree iga daa iga daa qabiil wey duleeyayee iga daa iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Mid daciif ahoo ladudaayo qoys iga daa maatida dayacan dab dhintaa dhaxdhiga iga daa darajaduu ku helo dowlad kuma noqdee iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Iga daa qabiil wey dabar jaree iga daa iga daa qabiil wey duleeyayee iga daa iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Iskudiin bulshoo waxa kala durjiya iga daa dadka quursigoodana igu dirqiya iga daa dulmigaan galnaan dib ka eednayee iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Iga daa qabiil wey dabar jaree iga daa iga daa qabiil wey duleeyayee iga daa iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Iskuduubnibaa dowb lagu hantee ila doon midnimaa dalka wax u doorisee ila doon danta guud ayaa dawa ii ehee iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa
    Iga daa qabiil wey dabar jaree iga daa iga daa qabiil wey duleeyayee iga daa iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daa

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว +6

    Iga da qabil qaran baideqe 🇸🇴🖐❤agasime nimcan hilac ale haku dhowro iyo somali odhan gul ayan idinleyay

  • @malynali2704
    @malynali2704 3 ปีที่แล้ว +24

    4/3/2021 🇸🇴💙🤍🙏🏽 may Allah bless both countries ❤️🤍💚

  • @Cawalecabdilahi
    @Cawalecabdilahi ปีที่แล้ว +2

    Alllla qabiilooow mxd na qaribty aaawey soomaaalidiii isu dmqan jirty😢😢😢 sooomaha tan reeer hebel weeeyh indhaha lysaga ridayo 😢 oooo qoooorta lysaga jarayo 😢 reeer walbana maro daliiga leh dushooooda ka taaagy 😢😢 ........... sooomaaaalidu Muslim by sheegataaa lkn qabiiilka ayey ku dhaqanta ilaaahaw saaafi bn ka ahy aniguye 😢qabligyga iiga ilaaaali yaaa raxmn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Abdivlog
    @Abdivlog 6 ปีที่แล้ว +66

    somaliland nabad Allow usiyadi inagana rer xamar ah inasii nabad Amin. igada qabil wai daba jare igada qabil wai duleyaye igada qabil qaran ba ideeqe❤ soomalay nollaada❤

    • @TheGobfilms
      @TheGobfilms  6 ปีที่แล้ว +3

      Yaranka Ameen

    • @hodanmohamud4899
      @hodanmohamud4899 6 ปีที่แล้ว +1

      yaranka23 ameeen allow nadab waarta siii somalia

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว +2

      Reer waqooyi ilaahay baa haybad usiiyay xikmada suuganta dawlidii somaliya reer waqooyi ayaa u heesi Jiray imikana somaliland ayaa u heesa

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว +1

      Xamarna ilaahay nabad ha ka dhigo

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane ปีที่แล้ว +17

    Hodan Abdiraxmaan dheere
    Mursal muuse cumar
    Nimcaan hilaac
    Music ilyaas idiris
    Gadabuursigii fanka lahaa❤
    Ilma adeeraday samaroonimo❤

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe 2 ปีที่แล้ว +3

    Koobkii gobalada puntland ee Mire awaare lagu qabtey qofkii daawan jirey heesta wuu garanayaaah😊😊

  • @hodanxuxuule4673
    @hodanxuxuule4673 8 ปีที่แล้ว +85

    Fanaaniinta Reer Awadal Waad Kusoi Baxdeen Heesta Nimcaan Yurub Geenyo Mursal Muuse Hodan Cabdiraxman 💔❤ Reer Awadal SAY NO QABIIL 🎆❤💞🎈

    • @khaliifadam8164
      @khaliifadam8164 6 ปีที่แล้ว +9

      Hodan Xuxuule
      sorry yurub waa reer hawd

    • @amiinmuztafe8291
      @amiinmuztafe8291 5 ปีที่แล้ว +7

      Abwaanka heesta sameeyay wayo hooydee wasto waa isaaq laandheer ah hhhhh

    • @naziimomar8600
      @naziimomar8600 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khaliifadam8164 waa reer borama wll yurub

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi heestan qalbiga ayay raad kaaga reebaysa inta maskaxda wngsn way dareemayan heestan

    • @zuzuqalli887
      @zuzuqalli887 4 ปีที่แล้ว

      Reer awdal ma wada aha hno

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +6

    igaa daa qabiil way ii dabar jareen
    iigaa igaa daa qabiil waka wadankaygiii wacnaa igaa zoo
    eeryee iigaa daaa......✅😘😘
    xidigaha geeska mhd bldhn hestu
    waa wax kuu qadazho mahad sanidiin☚☚☛☛♕theGobfilms tnx pro😘

    • @learnmore1590
      @learnmore1590 6 ปีที่แล้ว

      Ibraahim Shakul Yare wan ka qeyliyay meel wlbo xaadir😂

    • @sumayaadan2547
      @sumayaadan2547 3 ปีที่แล้ว

      Meelkasto wajoogta yah mashalah🥰

  • @iftiinyakub7212
    @iftiinyakub7212 6 ปีที่แล้ว +5

    Xudigaha geeska one love wlhi
    💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
    Magaciin ha jiro heestan kama daalo 2018 🌸🌸🌸🌸🌸💋💋💋💋💋

  • @faraxhassan2297
    @faraxhassan2297 11 หลายเดือนก่อน +2

    Heesan cawa dhagaysan anigu u baqay qarankan ku soo dhashay waligay xabad ma maqalin 32 ka diba miyaan maqalyaa 😢in ragaygii ku dhintan bila sabab allow adiga noo maqan ee nabd noo ilaali 🤲 12:50 baan kaliya u dhagaysanya qolka fadhig warwar i cabsi iga haays dalkayga dartii walhi xit waan ilmaynayaa allow dadka noo madaxda ah xaqa garan sii yaa rabi qofkii dulmi wada ee na kal dilay dhalin yaro dalka iga leeh ee aan amanka ilashano 2023/8/12😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadarahmed5177
    @khadarahmed5177 7 ปีที่แล้ว +142

    isqa iyo samaron wĺhi waa i hal sababtuna waa Somaliland ayun Wada nahay igadaa waxa warkodaa anu dad iyo adlbaan aduunka ugu jeclahay waa Somaliland iyo dadka daga ❤❤❤❤❤

    • @abdiazizbare5527
      @abdiazizbare5527 7 ปีที่แล้ว +5

      waaa runtaaa hibaaq

    • @IfrahIbrahi
      @IfrahIbrahi 7 ปีที่แล้ว +3

      Khadar Ahmed thank you qaali. somaliland waa hal inagoo iskala qaad qaadeyn quruxey koley labadas ayaan nahay sax

    • @missbrunet8463
      @missbrunet8463 7 ปีที่แล้ว +3

      Khadar Ahmed

    • @wassilabk1584
      @wassilabk1584 6 ปีที่แล้ว

      AHMED cabdilaahi ok

    • @wassilabk1584
      @wassilabk1584 6 ปีที่แล้ว

      AHMED cabdilaahi o

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 6 ปีที่แล้ว +22

    No QapiiiL viv SomalilnD Hore udocda DadKyGi dalkygiii

    • @alyconde423
      @alyconde423 3 ปีที่แล้ว

      💯💯💯💯✔️✔️✔️✔️✔️👍👍👍👍

  • @filfilgiro725
    @filfilgiro725 8 ปีที่แล้ว +7

    Nice One
    💝Somaliland 😍
    Viva Xidigaha Geeska
    💿

  • @sharmakeomar6484
    @sharmakeomar6484 8 ปีที่แล้ว +2

    Igadaa qabiil xamar ba nawada deeqde somaliyoo dhan isku imaada wa nabadee😍😍love mogadisho allow nabad siii

  • @nuredinahmed7041
    @nuredinahmed7041 5 ปีที่แล้ว +44

    We proud of reer Borama and their fantastic fan Mursal,Nimcan, yurub geeenyo, and Hodan the mother of love are all from Borama

    • @xamseibraahim6717
      @xamseibraahim6717 4 ปีที่แล้ว +3

      Hhh adi qaPilki ka wada haLkan xataa

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 4 ปีที่แล้ว +2

      No yurib geenyo is from baligubadle nt borama but all is same

    • @ismacilyasin3675
      @ismacilyasin3675 4 ปีที่แล้ว

      @@mohbulshaawi597 waR yurub labada midna maha waa gabooye

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 4 ปีที่แล้ว

      Ismacil Yasin id think so

    • @b-heroofficial
      @b-heroofficial 3 ปีที่แล้ว

      Hh qapiilku waa xaraam mha in lays toydo ama lays zhegto
      Wxa xun la didan yhaY in laysku yaso qapyaalad lays faquuqo
      Taasna diin ahan wa xaraam
      Nabiguba scw quraysh wxa uka ahaa bani haashim cabdi manaf binu kilaab ayauu si maraa
      Sdas darteed faquuqida unbaa xun
      Wll inad fahanta rajaynayaa bo dini laaH

  • @iiraan111
    @iiraan111 8 ปีที่แล้ว +24

    abwaanka ee maskaxdiisa ka yimadeen erayadaan iyo fanaanintaba jirkiina aloow naarta kadhoor walee waa hees aan maqlo midii igu sameenta badneed

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi Xamar waligay ma Arag hargaysa Ayaan Ku dhashay hadana Xamar waan Ku faana wlhi ilaahow dhibta ka qaad dadka reer muqdisho

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 8 ปีที่แล้ว +60

    saas waaye naga daa qabiil Qarankeena somaliyeed hana deeqo somalia hanoolaato 😍

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 8 ปีที่แล้ว +2

      +Wadani ibrahim adiga somali neceeb intee laga geeynaa huno meel kasto waa kugu soo arkaa faqash lee kujirtsa ish wax isku fal nin weyn baa tahee

    • @khadradhool1343
      @khadradhool1343 8 ปีที่แล้ว

      +Wadani ibrahim nin daciifa oo la dudaaya qoys igadaa maatida dayacan dab intaa dhex dhiga igadaa darajaduu ku helo dawlad kuma noqdee igadaa igadaa qabiil qaran baa ideeqee iga daa viva somali wayn dulmigaynu galnay dib ka eednayeeeeeeeey somaliyeey balanteenu waa midnimo

    • @khas751
      @khas751 8 ปีที่แล้ว

      +Hanad Apdi Aziz
      tell them Hanad

    • @khadradhool1343
      @khadradhool1343 8 ปีที่แล้ว +1

      +Kha S kkkkkk wll way cadahay heesta dhuux somaliland Nus qarni bay ina madax martay maanta waa maalintii midnimada Soomalia hanoolaato

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 8 ปีที่แล้ว +2

      +Hanad Apdi Aziz heesta waala dareemi karaa micnaheeda ta kale somaliland intee ladhahaa goormeesa qaran noqotay? suasha meesha taalo waa taas

  • @fatuuhupi7518
    @fatuuhupi7518 11 หลายเดือนก่อน +2

    darajaduu Ku helo dawlad kuma noqdee 😢

  • @mowledismael5524
    @mowledismael5524 7 ปีที่แล้ว

    woooooow ax ax yaaa heees iga daa qabi weydabar jaraye😭 iga qabil wuu iduleyaye 😭iga daa qaranba ideeqe💋❤ iga daa walahi eshcaal hees🙌👍👌👏👏 xidigah geeska guuul waligiin

  • @caashacuud4397
    @caashacuud4397 8 ปีที่แล้ว +21

    اخيرا أغنية لها معنى ورسالة😉❤️

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy 8 ปีที่แล้ว +35

    QaPiiL🔚❌🚫🔫💣🔪 viva QaranimO😍😍

    • @saynabcabdi8060
      @saynabcabdi8060 7 ปีที่แล้ว

      Hamakivic mohamed fufkfkldjejwjdhekdjfjfjfjnvlslsotjtjrurhhhhjdoqm jdjkkkhggjkklgfdo

    • @saynabcabdi8060
      @saynabcabdi8060 7 ปีที่แล้ว

      gmelejthsndgdowknd kjejdjjdjddjdjjfkhfrogdid fwhkhffjjjgftjjhgdfg

    • @xamdasamsam2750
      @xamdasamsam2750 7 ปีที่แล้ว

      masha llaah ugadaa qabiil qaran baan ahe

    • @cajaeydontcayuumonaas8354
      @cajaeydontcayuumonaas8354 7 ปีที่แล้ว +1

      Hamakivic mohamed ✊✊✊

  • @waayeelfarhan4056
    @waayeelfarhan4056 8 ปีที่แล้ว

    wah wah wlhi heesto waa iqiira galisay somaliya somali baa leh thnks brothers

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 8 ปีที่แล้ว +4

    Mansha'Allah fanaaniin aan ku faano keep it up, brilliant and incredible song. I hate tribalism viva Great Somalia

  • @awoabdilahi4303
    @awoabdilahi4303 8 ปีที่แล้ว +11

    waa best song intaa hees wadinya maqalayay 💓💓viva xidigaha geeska N somaliland💚💛💜

  • @abdulqadirmohamudali7282
    @abdulqadirmohamudali7282 7 ปีที่แล้ว +11

    Nagadaya qabiil waan ku lug go neeee

  • @fadumoyusuf9123
    @fadumoyusuf9123 8 ปีที่แล้ว

    wow waa hees qimo leh thanks xidigaha geeska

  • @muxiyoaarka8922
    @muxiyoaarka8922 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 ayaa fooda nagu soo haya walina waan dawanayaa heesta qaran ayaa na deeqa allow somali dhowr meel kasta oo ay joogaan🥰

  • @samiraabdulkader7035
    @samiraabdulkader7035 8 ปีที่แล้ว +38

    its true viva somalia and all people

    • @mrderweyn4470
      @mrderweyn4470 8 ปีที่แล้ว +7

      +Samiiro Abdulqadir fuck somalia

    • @samiraabdulkader7035
      @samiraabdulkader7035 8 ปีที่แล้ว +3

      +abdirahman jaakhuur ok viva somaliland

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว

      +Samiiro Abdulqadir maad cabsootey, waakan kaga siiyey viva somailand kkkkkkkk

    • @samiraabdulkader7035
      @samiraabdulkader7035 8 ปีที่แล้ว +8

      +Ateye Elmi doqon bad tahay hadal uma quro nocaga o kale idiots n fools

    • @somalibaanahay3050
      @somalibaanahay3050 7 ปีที่แล้ว +2

      Ateye Elmi viva somalia guuul iyo gobanimo ala ku jecliya cadowgaga cagta ka hooos teda kale heestan xidigah geeeska wey xaden heestan waxa qaday gabar iyo wiil somalia ah tuuugo dheh wax leee xadeysan

  • @cabdullahibohar7996
    @cabdullahibohar7996 8 ปีที่แล้ว +4

    iga daaa Qabiil Qaranbaa ideeqeeee!!!!Thank you Laabsaalax

  • @queenallisa5107
    @queenallisa5107 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilyaas idiris caynaan🙏💕

  • @xamdasiciid6460
    @xamdasiciid6460 11 หลายเดือนก่อน +1

    2023 baan dhagaysanaya ano la ooyaya wlh waxa maanta ka taagan wadankaygi 😢

    • @Ali-jama_axmed
      @Ali-jama_axmed 5 หลายเดือนก่อน +1

      Dalkaagu waa kee wll😂

  • @khadarshaaciyeofficial4510
    @khadarshaaciyeofficial4510 5 ปีที่แล้ว +3

    Wooow
    Xidigaha geeska nolaada
    Fadal hadad commentska ku jirto lake isaaar

  • @zaluumdesignandfashionstyl2294
    @zaluumdesignandfashionstyl2294 8 ปีที่แล้ว +4

    igadaa qabiil wa idabarjaree
    igadaa qabiil wa i duleyaye
    igadaa qabiil qaranba ideqee viva reer borama cimrigiin hajiro ninkii wax badan ucad yihiin unba hesta fahmi kara axsan hees

  • @cabdirasaaqaadan1485
    @cabdirasaaqaadan1485 5 ปีที่แล้ว +3

    Hadad 2019ka daaa wanayso waan ku salamay heestaaa waa hees really

  • @mohaashiikh572
    @mohaashiikh572 8 ปีที่แล้ว

    hees qiimo leh, oo wax ku qadasho mudan , axsan murti , allow qalbigeyna isku fur ee somalinimadeyna no celi yaa allah

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 8 ปีที่แล้ว +18

    My idol Nimcan intiisa ban ku haysta viva somalia (khatumo, Somaliland, Puntland galmudug etc)

    • @Joker-es6mp
      @Joker-es6mp 5 ปีที่แล้ว

      cazuzyare ahmed khatumo halky heysaty wll inta kle gartee

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว

      Waryaaa Somaliland wa qaran madax banana ee khatymo macaa Margate

  • @ashlikhadar2214
    @ashlikhadar2214 8 ปีที่แล้ว +8

    Hayigii fanka hargaysa ayay ka sojeedan walee waa hees iqiiro galisay Ilove Somaliland
    😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @abdilahiabdi8216
      @abdilahiabdi8216 8 ปีที่แล้ว +1

      Hoygii fanka Somaliyeed ayay kasoo jeedan Boorama

    • @ashlikhadar2214
      @ashlikhadar2214 8 ปีที่แล้ว +1

      Maya waxay ka sojeedan hargaysa Somaliland

    • @abdiomar585
      @abdiomar585 8 ปีที่แล้ว +1

      +Abdilahi Abdi nacas hoyga fanka somali ayay kasoo jedaan borama waa somaliland hargaysa ayaa laga xukumaa kagama xukumo baydhabo

    • @memberkays
      @memberkays 8 ปีที่แล้ว +1

      +Abdilahi Abdi kkkkkkkkkkkkkk gormay boorama xikmd yeelatay ma taarikh ayaad usameynaysa

    • @abdilahiabdi8216
      @abdilahiabdi8216 8 ปีที่แล้ว +1

      +Abdi Omar waar orod nacas yahaw Hargeisa maxay xukumi iyadiiba la xukumaa ma tuulada isaaqu dagaad isheegaysa viva my home town Boorama xidiguhu meeshay kasoo jeedan cidkasta taqaana

  • @awoabdilahi4303
    @awoabdilahi4303 8 ปีที่แล้ว +1

    Best song viva xidigaha geeska😍😍

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 7 ปีที่แล้ว

    Alaya cizak good job Gobfilms sxb qaali ah

  • @madmullah3800
    @madmullah3800 8 ปีที่แล้ว +3

    This a good message if you have a friend or a family member who is obsessed with qabiil tell them iga daa qabiil.

  • @rakiaahmed11
    @rakiaahmed11 8 ปีที่แล้ว +82

    War wlhy somalidu waa jaahil aan waligood ilbaxeen waayo meel kasta qabiil ayeey la taaganyihiin xataa comments laxowl war caalamka wax la qabsada oo toooosa meel kaste caaac hala taaagnaanine dad isku diin iyo isku luuqada ah hdne cadow isku ah somali Ka hor lama arkine Ee tooosa is qabsada✌🏾️✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾😒😒😌

    • @salmacaddeey8403
      @salmacaddeey8403 8 ปีที่แล้ว +5

      adi kuwa lagatirada badanyahay maatahay

    • @darodali6364
      @darodali6364 8 ปีที่แล้ว +3

      +Salma Ibraheem bal waxadd kuhadlayso arag naaa xishood naagbaad tahaye adigu qabiilba malihide marba ninkii kaaa tumaad laqabiil tahaye eee wax isku fal tiro badnaan iyo waxaas hala imaan meesha just enjoy

    • @jeyjoe5544
      @jeyjoe5544 8 ปีที่แล้ว +2

      +Salma Ibraheem just waxaad ubaahantahay school kaama samreeno waan kaa daaweeneenaa cudurka iyo jahilnimada

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +2

      +Salma Ibraheem, Caqligaa kugu yar yartaney, halka uu isagu ka Hadley iyo maangaabnimdaadu isma laha. Naa kii guri ku geystaba adigu la qabiil ayaad tahay ee is ogow cidna ma tihide.

    • @queennihaal3718
      @queennihaal3718 7 ปีที่แล้ว +1

      Ateye Elmi waaa ku sugtay jawabta ku haboon anigu wan iskala weynahay nocas inan u jabo xanunsan oo cudurka qabta alle ha caafiyo inta xanunsan

  • @samiyasimansiman3394
    @samiyasimansiman3394 8 ปีที่แล้ว +2

    best song saan wax dhamo malahaan inaa lamidowo nimcan hodan yurub mursal big love 😍😍😍😍

  • @bbddbbfbdfbfbdvdv
    @bbddbbfbdfbfbdvdv 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 hadiii aad dawatay ismuuji wll

  • @abdiazizozil8501
    @abdiazizozil8501 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadaladan waxa qatay nimcaan oo kaliya yaa igu racsan ❤️💯💪🏽nimcaan

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 8 ปีที่แล้ว +4

    Viva Somalia Hanoolato gulaysta xidigaha 💖💖💖

  • @kaafiakaftan4597
    @kaafiakaftan4597 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah iga daaa qabil qaranbaa ideeqe iga daaa somali maxamed i love you wllaladay illhy dartiis u jecelahay ❤

  • @farxaanabdullaahi7845
    @farxaanabdullaahi7845 8 ปีที่แล้ว

    mansha allaah waa hees macan ilaaxad xidigaha geeskana mar hore ayaa sidan looga baahnaa

  • @guledyahie255
    @guledyahie255 8 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭one love

  • @diidahusein6741
    @diidahusein6741 8 ปีที่แล้ว +3

    i love thise song noolada fanaaniinta reer awdal cadawgiina cagta hoosted viva mursal muuuse omrer 💛💚💛💗💜💓💝💞💝💘 nimcaan abdirahman hasaan hilaac hodan abdirahman dheere iyo ilyas idiris 💙❤💖💙❤💙💖💚💛💜💛💚💝 noolada dhamntiinba

  • @najaahabdirahmaan8649
    @najaahabdirahmaan8649 ปีที่แล้ว +2

    Yaa iga danbeeya 2023

  • @7zeez
    @7zeez 8 ปีที่แล้ว

    waaaaw nice iga dheh viva iga daa qabiil allow na sin dhaman somali meelwali aay joogto 😘😘😘😘

  • @hassangure8540
    @hassangure8540 7 ปีที่แล้ว +4

    Iga daa Qabiil walaal qaran baa i deeqee iga daa Qabiil

  • @xamzadaacad550
    @xamzadaacad550 7 ปีที่แล้ว +5

    Kafogow qabiil waligaa Reer hebalnimo darajad laguma gaare dib baa loogu socda qabiil waa qurun

  • @marwaanfaizal9288
    @marwaanfaizal9288 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow waa fananadyadi rer awdaL Dhal gobed nolada dhmntiN ..

  • @rahmaahmed7970
    @rahmaahmed7970 8 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wale waa hees iyo badh I loved this song really thank you so much Xidigaha Geeska Love youu all.

  • @thedahirsisters2008
    @thedahirsisters2008 8 ปีที่แล้ว +71

    Somaliland guul no qabiil

    • @nasramuktar7965
      @nasramuktar7965 8 ปีที่แล้ว +5

      waliga xadarad yesha dalinyarey qabil nihayadisu wa duli iyo cidla aya ina huran hadafkinu ha ahado sharaf din iyo gobanimo waligin uul iyo dirked ahada plz

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 7 ปีที่แล้ว +30

    Dhal gobeed ayaa meesha iskugu timid 4 #samaroon ah oo dhal gobeeda (hodan ,nimcaan,mursal,ilyaas idiris) iyo laba abti ay u yihiin (yurub iyo laabsalax)oo borama ku so koray

    • @dajiyaahmed3965
      @dajiyaahmed3965 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk joji qabyalada wllo iyo booramahan aad dadka lahoos cararaysid

  • @garyaqaanzaki2258
    @garyaqaanzaki2258 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa hees aad u cajiiba quluubtana saameyneysa dareenkeeda gaarka ahna way wadataa

  • @libanjilao2225
    @libanjilao2225 8 ปีที่แล้ว

    Esh calaaaaa hee,Igdaa qabiil qaran baa ideeqeeeeeee 💖💖💖👌👌✌

  • @ruujaabdi124
    @ruujaabdi124 7 ปีที่แล้ว +8

    wow...best song so far 🔥😍👏 @2017🎈

    • @djroba3152
      @djroba3152 ปีที่แล้ว

      Imika ma noshahy 2023😂😢

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +6

    Midnimaa dalka wax udoorisee ila doon
    Somalia hanolato
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴👆🏻

  • @shukriali6996
    @shukriali6996 7 ปีที่แล้ว

    Asaal waaye XIDIGAHA GEESKA MANSHA ALLAHHHHH IYO Abwaan Labaaa Salaaaxxx

  • @casayrali1175
    @casayrali1175 ปีที่แล้ว

    Waxaan jecelahay qof kastoo soomaliyeed inuu nolol wanaagsan kunoolaado waxaan jecelahay soomali oo aduunka laga sharfo sida wadama caalamka ee fiito power laydhaa ama Quwadaa aduunka
    Waxaan jecelahay soomali oo ah walaalo waxaan jecelahay soomalida oo wadankooda loosoo tahriibo !!!
    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @asmaharun5027
    @asmaharun5027 7 ปีที่แล้ว +6

    heestan kii fahmaya fahmaya waa igada qabiil macnaha gobol gobol 🇸🇴🇸🇴kaas ayaa ideqay i love may dadkyga garahan afartan fanaan iyo borama hunoye

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 8 ปีที่แล้ว +12

    Igadaa Qabiil Qaran baa iDeeqee igadaa. been maahan Noolaada Reer Boorama!!

  • @faadumomohumed1119
    @faadumomohumed1119 7 ปีที่แล้ว

    waaaw igadaa qabiil qaran baan ahee IGAdaa wallahi wan ladhacay soomalilad ha iska day so uqdada wax Ku qaaata heesta ana waxan leeyahy igadaa soomaliland

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 6 หลายเดือนก่อน

    Khaalid Khaalid, Cabdiraaxmaan Yuusuf, Mustaafe Qaysar 14/ Jan/ 2024, Liido, Mogdiso. Habeen Qurux badan❤

  • @hanidhugta7107
    @hanidhugta7107 4 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland 😍😍😍

  • @tufaxbeauty9842
    @tufaxbeauty9842 7 ปีที่แล้ว +28

    Naga da qabiil ee farmaajo noo wada geeya ✌️✌️

    • @FilmKoob
      @FilmKoob 5 ปีที่แล้ว +2

      Geeziyadayadu intay joogaan uma baahnin Amisom inay hablhyaga faraxumeyso

    • @sheeqnuur7793
      @sheeqnuur7793 5 ปีที่แล้ว +1

      Tufax sidas waaye farmajo noo geeya

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 ปีที่แล้ว +1

      faramaajo guuleso 💪🖒❤😍

  • @hashimnajwa1244
    @hashimnajwa1244 8 ปีที่แล้ว

    axyaa hees macaan oo so jiidatay dhaman shacbiga reer somaliland guulaysta xidigaha geeska dhamantiin

  • @suhaybofficail3459
    @suhaybofficail3459 8 ปีที่แล้ว

    wooow cajib waye qabiil igada viva Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @mohamedhassanali6694
    @mohamedhassanali6694 8 ปีที่แล้ว +4

    Igadaa Qabiil Qaranba ideeqe Midhahani xikmad waynbay xanbaarsanyihin, shantii somaliyeed hadii lahelayo somaliland wan ka tanaasulaya oo qaran somaliyed waan qaadanlaha lkin xamar iyo hargaysi midnimo donbe isugu iman maayan walaahi bilaahi tolaahi hadii wax la maqlayo somaliland anaga taladeeda leh Reer Sheekh isxaaqbaa leh yaan la wareerin somaliyey.

  • @mohajr1282
    @mohajr1282 6 ปีที่แล้ว +6

    Igada somaliland igada Ethiopian ayey dabada ku watan 🛇🚫

  • @samsunggrandprime7344
    @samsunggrandprime7344 8 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw waaw somali wayn vivaa wadaniyiin somaliyed inaa tihiin bariga xamar tagteen ayanu ogaanaye halkiina kasii wada guul iyo gobanimo waarta ayaan rabiga idiinkaga rajeynayaa xidgaha geeska

  • @jozabeela5709
    @jozabeela5709 5 ปีที่แล้ว +1

    qaran baaaa ina deeqo
    wlhi waa xaqiiq
    dhmntiiin wd mhdsantihiiin
    🖒🖒🖒🖒