ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Caashaqa Dhabta ah (MUSIC VIDEO)
    Directed by Ibrahim Eagle
    Mursal Muuse
    Erayadii: Weedh Same
    Laxankii: Maxamed Ahmed Bakal
    Music by Ilyas Idris
    Productions of Eagle Media Pro

ความคิดเห็น • 2K

  • @fariihafani
    @fariihafani 11 หลายเดือนก่อน +115

    Heestan😢noloshayda xasuusteeda oodhan weeye hestaan waxay soo baxdey 2015 markaas aniga waan yaraa lkn waxa bartey 2018 aniga oo maraya wax barashada fasalka 6 aad aniga markaasna waxaan udhagaysen jirey kaliya waan jeclaaah heestaan 😢aniga xagayga jacaylka ugu wayn aan haystey markaah wuxuu ahaa hooyadey mcn iyo aabahay saaxibadey iyo walaalahay saxiibadey waxa la odhan jirey faakhir faysal jaamac❤anigana farax cabdirisaaq ahmed waxan joogney magaalada laascanood waxaana dhigan jirney iskool ladhihi jirey maahir oo dugsi hoose dhexe aha kadib 2019 waxa dhacay xanuunki qatarta aha ee aduunka dhan dadkii joogey laayey wax barashadiih oodhan naloo fasaxey anaga aad ugu faraxney walhi hadan in badan markuu xirnaa waan uxiisney kadib waa lafurey wax barashooyinkiih 2021/8/1 anaga dhan waan nimaaney dhowr iyo toban cisho kadib 😢2021/8/17 anigoo galaaska ku jira oo sugaayo saaxibadey iney timaado baa lay sheegey iney dhaqtarka taalo halisna gashay aniga xiisadiih oo lagu jiro kasoo baxay dhaqtarka ugu tagay saxiibadey iyadoo nafta daba yaaqo ku tahay oo tabcaan ah aniga intaan aamini waayey waxaan sameeyo intaan garan wayey ayaan kasoo baxay dhaqtarka kadib in badan uduceeyey waliba in badan malin kadib waa laqadey ayadiih oo waxa lageeyey hargeysa.si dhaqtar loogu dhigo aniga saan usugaayey iney soo noqoto ayadooh caafimaad qabta galab qamiisa oo taariidu ahayd 2021/8/20 ayaaa laysoo wacay oo lay sheegey maalinkaas mugdi aad uweyn galay wayo waxaan waayey tiir kamida noloshayda iyo farxadayda dhan qofkii aan agtiisa kaheli jirey😓aad ayaan ukhasaarey hadana waan is adkeeyey wax barashadaydiih baan iska sii watey waana uduceen jirey waqti walbo alxm hada 2022/8/14. Ayaan heley farxadiih ii badeyshey waxaana keheley wax walbo oon kaheli jirey saaxiibadey iyo wax kabadan aniga waligey kuma fekeri jirin inaa jacyl samaysto lkn 😢maaha waxaad celin karto dareenka qalbiga ka imaanayo ❤hadana waan sameeyey taas mar walbona waxa rajaynaya inaan san ahano oon kala fogaan waxaana aad ugu xiisey saaxibadeydiih qaaliga ahayd😢❤mar walbo tabo heestaan dhagaystaa wana uduceeyaa😥❤allow janada guri weyn uga yeeL😊❤

    • @abdydz9565
      @abdydz9565 11 หลายเดือนก่อน +4

      Allow unaxariso 😢 reer lascanod anaba ah

    • @fariihafani
      @fariihafani 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@abdydz9565amiin ya allah

    • @DrmohamedHalaa
      @DrmohamedHalaa 9 หลายเดือนก่อน +9

      Aamin huuno macan , u ducee anigu ba sxbkay waan wayay oo cancer bone marrow ayuu u dhintay 3 sano kahor. Markasta oo dhimasho aan maqlo isaga xasuusta wanan u duceeya.
      Sadaqona u bixi wax yar iyo wax waynba. Anigu wax badan mahayo xadana sadaqada aan bixinayo isaga u niyoda walahi.
      FARXAN MUMIN(NAFAQO) .
      borama ayan kaa soo salamaya huuno Gacalo.❤

    • @fariihafani
      @fariihafani 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@DrmohamedHalaa😢Allah ha unaxariiatoh wll qali qabrigana alle ha unuuriyo

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 8 หลายเดือนก่อน

      Allh unaxariisto

  • @apdinazirbozz2019
    @apdinazirbozz2019 10 หลายเดือนก่อน +58

    Heestam aadbaan u jeclay waayo qof aan jeclaa ayaan u qaadi jiray ,qofku markuu qof jecel yahay wlhi waa addoon ,wax kasta waan usameyey ,raganimadaydii ayaan xitaa dhinac kaga dhacay ,heer aan marwalba iyada ka fikiro ,iyaduna iima naxariisato ana kama tago ,ugu dmbyn hben ramadan ah saacaduna ahayd 11kii 4aad 2023 ramadana ay maraysay 21 hben ayaan arkay hamblaydeeda runtii waan u qaadan wayay ,ilaa aan iyadii waydiiyay ugu dmbyn ,oo ay ileedahay maya waa been ,lkn run ayay noqoty ,waanka samray oo waan ilaaway dhakhsaba ,hada waa ninkaygii si walba u calaa cali jiray .
    Markaa dhalin yarada wax jecel waxan kula talinaya inay qofka ay rabaan aanay aad isku siin hadiii kale siduu doono ayuu kaa yeelan doonaa runtii ,
    Hada qof wngsan ayaa is naqana oo wlhi kwngsan inantii hore .
    "Wiil iyo gabadh qof aad jecesahy si kasta oo aad u jeceshay wlhi aad naftaada hawgu wada dhiibin
    05/10/2023
    Hadad iga dmbyso like saar wll❤😢

  • @nasrisiciid3987
    @nasrisiciid3987 ปีที่แล้ว +265

    🥺Ka dhaliilayad istidhaa dhirbaax 💔💔dareen dhapah hadu jiro love hayga ilawin..2023 mursal muuse axyaa sowt 💔🥺

  • @ikraanmuniish466
    @ikraanmuniish466 ปีที่แล้ว +325

    Hestan Hadan dhagesto wan iska ilmeya ♥️😭 sanadkana Wu sii dhamanaya 2023 waxan rajeyna mustaqbal wanagsan io cafimad hadu alle idmo hada iga danbeysana like ha iga ilabin 🥺

    • @Aishabdull2024
      @Aishabdull2024 ปีที่แล้ว +5

      Ani xitaa abayo hada lee arke lkn jacaylkaga runta madamaatha😥

    • @apdifatahahmednuur12-we5pm
      @apdifatahahmednuur12-we5pm ปีที่แล้ว +1

      Ruñtii wllhi ampa qalpigay ikicisaa

    • @marwacabdirsaaq9710
      @marwacabdirsaaq9710 ปีที่แล้ว +3

      @@apdifatahahmednuur12-we5pm ani xitaa 7sano ka hor ayaan dhegeysan jirey waana ilmeeyey😭😭😭

    • @Hassan_Apdirahman
      @Hassan_Apdirahman ปีที่แล้ว

      Love youuuu ❤️‍🩹😋

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 8 หลายเดือนก่อน

      i.a sis niyada khayr u sheeg 😊

  • @hapanecadee8091
    @hapanecadee8091 3 ปีที่แล้ว +688

    2021 qofki dawanayo weliba asoo dareen hayo love ka ha iga ilaawin

  • @iqraahmedcabdi
    @iqraahmedcabdi 11 หลายเดือนก่อน +98

    Heestan dareen goniya ayeey igu ledahay runtii wiil baan isjecleen sanadku markuu ahaa 2019😢waxan isku aheen xafad waan is jecleen xarir fican baa nadhexmaray😢sasay tahay hooyaday way necbeed wiilka oo markasta way idhihi jirtay kahar ana kama haro oo waan jeclaa😢heer waxa garay markasta laydilo oo aan dilku waxba iga tarin oo aan isaga kiliya ii cadyahay😢kadib sas hadeey aheed xafadii dhan waa layga kexeeyay ana markaas xafadan aqoon baa laygeeyay kadib dadkii walalahay ahaa waxay igu noqdeen xin hal gabar ayaa isla keen rabtay aniyo wiilka😢kadib ima iman karo oo gurigii wardiya lakeenay oo layiri gabadhaas yey guriga kabixin teelkii waa layga qaday😢meelan kala hadlo waan wayay gabadhi isla keen rabtay markasta wuu soo wici jiray oo kudhihi jiray iqro igu dhiib markastana markay ii keento oon cabaar lahadlo bo waa layga qadaa oo waxa laydhahaa see ninka ula hadashaa😢markii danbe hooyo io walashay way is dagaleen oo gabdhii teelka walaga qaday😢iyadana kadib xafadii way katagtay walalashey ani dhankastaba waan kacidlooday😭isagii waan wayay meelan kala hadlo😢mudoo dheer kadib anoo iska qalpi jabsan oo iska ilmeeya ayaa waxa dhashay 2020 kadib teel baan helay waan la xariray teelkisii gabar baa iga qabatay walashiiya oo igu tiri maxamed wuu dhoofay oo teelkisa ana haysta lanbarkiisa ayey isheegtay kadib waan wada xirirnay alx dhib badan kadib waan is helnay hadana xaaskisa ahay alx ilahay baa mahad leh oo manta heerka nasoo garshay😢ilahay waxan kabarya in uu inta is jecel isa siiyo🤲😭

    • @m1dhahir245
      @m1dhahir245 10 หลายเดือนก่อน +2

      M.a abayo mustaqbal ba ni rajenaya iyo nolo 😢❤

    • @apdinazirbozz2019
      @apdinazirbozz2019 10 หลายเดือนก่อน +1

      Guulaysta ❤😢

    • @iqraahmedcabdi
      @iqraahmedcabdi 10 หลายเดือนก่อน

      @@apdinazirbozz2019 🙏❤️😪

    • @iqraahmedcabdi
      @iqraahmedcabdi 10 หลายเดือนก่อน

      @@m1dhahir245 tnks wll❤️🙏

    • @DrmohamedHalaa
      @DrmohamedHalaa 9 หลายเดือนก่อน +1

      Dhib badan ayaad soo martay, ilahaw walidka iyo jacylada is waafaji oo , haka dhigin kuwo cagsi ku noqda dookhaaga aamin yaa rabi.
      Idinkuna walal farxad badan hela oo nolol qurxoon oo aan weligeed qab yoobin duca nii soo diraya huuno

  • @mohamedwarsame1384
    @mohamedwarsame1384 4 หลายเดือนก่อน +127

    Who still watching 2024 😢😭💔

    • @omarfarhanahmed3505
      @omarfarhanahmed3505 4 หลายเดือนก่อน +5

      😢

    • @ZakariaSamir-ld7bo
      @ZakariaSamir-ld7bo 3 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢

    • @filsanfani8658
      @filsanfani8658 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢qalbiga i ololaya tana may i danbaysay 2024😢😢😢

    • @ifrahomar4511
      @ifrahomar4511 3 หลายเดือนก่อน

      🥹💔🫂😭

    • @najmaabdiwahab
      @najmaabdiwahab 3 หลายเดือนก่อน +3

      Qalpigan ka jabanahy😢💔😭

  • @hawokosar5167
    @hawokosar5167 4 ปีที่แล้ว +178

    Wxy ila thy wakhti Xaadirkan Aan tagaanahay in ay aniga heestani ay igu socoto😓 Intii qalbiyadoodi xanuun dareemiyo Alle haka dul qaado.

    • @amrancarys275
      @amrancarys275 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @jrinho172
      @jrinho172 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin abyo only waxa daremi kara qof dhawac so maray 😭

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhaayuhu ilmada Dhayal Uma Qubaan 😢😢😢

    • @samiamohamed814
      @samiamohamed814 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @hanabashiirhazzan1596
      @hanabashiirhazzan1596 3 ปีที่แล้ว

      Ameen wlll 2021 stiil waan daremya xanunkaaas alle qalpiga ha oqabojiyoh🤧😰

  • @nouradinabdulahi1171
    @nouradinabdulahi1171 10 หลายเดือนก่อน +7

    Waxan jeclaaday inan ilaahay ku manaystay qurux,akhlaaq,diin, iyo dadnimo intaba waxan wada soconey mudo ku siman 3 sano sidaan u jeclaaday isma lihi cid baad u jeclaanaysaa
    Aduunku wayska xaalado badanyahay inantii waa layga guursaday oo hada nin kale ayay xaaskiisa tahay guurkeeda waxa laga joogaa sanad iyo bilo hadan maalin jacaylka aan u hayay muu is bedelin iskadaa inuu nusqaame wuuba igu sii kordhayey
    Naciima waxaan kuu rajaynayaa nolol cisi iyo karaama leh iyo guusha labada daarood.❤😢🙏✋️
    In kastooy dhahaan way kala dhinteen
    qofka kugu dhex nool siduu kula dhashaad ugu dhaarataa
    ka dhaliilayaad istidhaa dhirbaax
    Yartu dhool la mood dhuuxay degtoo way igaga dhegtee kama daba dhaceen.😢😢😢😢😢

  • @HamseAbubakor
    @HamseAbubakor หลายเดือนก่อน +5

    Caawa oo ay tahay habeen isniin 7/july/2024.
    Heestan wxay igu leedahy xasuus gabar aan jecla mudo 7sano ah waliba mid qarsooni ah.
    Waana sanadki igu dambeyy school.
    Waxn rajayna inan mar kle soo booqan doono anoo guulo badan gaadhay i.a ilaahay ha inoo rumeeyo hadafyadena❤

  • @bilalkhaliifnour6379
    @bilalkhaliifnour6379 3 ปีที่แล้ว +341

    Intuu jaceel kugu dhacey2021 yaa daawanaya like dhac dhac🤣

  • @hoodoahmed3579
    @hoodoahmed3579 3 ปีที่แล้ว +158

    13/11/2020/01:32 sideen kuu ilawa adoo labo Sano iga maqan gursaday Heer yeeshay laguu dhalay mxd jacaylka igaga beeraysay hadad murugtan I badi doonto ood saan dunida iigu cidlayn doonto mxd iga baryi jirtay hadad maalin iga tagi doonto qol madow oo murug ah intad igu xidhay bad iga tagtay sacdi 💔💔😭😭😭😭😭 siwalba oon isku dayo inan ku ilawo daqiiqad igama baxdid 😢😢

    • @maandeeqmaankamaxamed4940
      @maandeeqmaankamaxamed4940 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry an had i hesat😭😢🥺💔

    • @joker_pro670
      @joker_pro670 2 ปีที่แล้ว +19

      I’m Feeling Sad With You , Lkn Aniguba Nin Xun Baan Ahay Maadaama Aan Ka Fogaaday Gabadh Aad Ii Jecleyd Iina Ilmeysay Waqti 😭😭😭😭😭😭 Iminkaan Ka Shalaaynayaa WllHi 😭😭😭😭 Noloshu Kuma Ciisho Ruuxdaan Jeclaayey Samir Iyo Iimaan 😭 Nolol Aad Ku Faraxdo Ind Hesho Baan Kuu Rajeynayaa

    • @faizadagane2256
      @faizadagane2256 2 ปีที่แล้ว +11

      Ax xabibti in ad aniga iga hadlaysa uqatay xanaq an uu qabay asaga ninkale uu gursaday walina qalbigayga kama bixin iacaylkii allow qalbiyada ino qaboji

    • @almaz100
      @almaz100 2 ปีที่แล้ว

      🥺😭😭😭😭ax sorry huuno

    • @maasimahmedyousuf9163
      @maasimahmedyousuf9163 2 ปีที่แล้ว +4

      sorry sister jacayl waa dhab balse waa nasiib alle dadka siiyo qof anan daqiiqad ka marmin💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 3 ปีที่แล้ว +63

    Sidaan kuu dhursugo
    Kuuguna dhadhabo
    Hadaad dhadan lahayd
    Eray lagu dhibto
    Qalbigayga dhiba
    Intaad igu dhahduun
    Cidlo ima dhigteen
    Intasa Heesta iga gadan
    OMG😢😢

  • @hodanidiris7240
    @hodanidiris7240 ปีที่แล้ว +15

    2016 ango class 8 piramary will ani isjeceleni oo iga weyna markaasto waxan kusugi jirey wadada reerkena qofkamida markey laa ii ariko anago waada tagani xafado markaan tago walaa ii dili jirey ugu dhambeen waan isgursaaney waa laidhihi jirey wilika waa faqiri anigaan sidu yahay ayaan kuracey aniga secondary matagi waan usamirey lkn asaga meel xidilo ayuu iga tagey ango umuli oo 2 weeks umulii ah oo cunugeyga iga dhintey😭😭😭 xafadena ayuu idirey saan ID usoo jarto ayuu warqaada furinkaa isoo dhaba direy maanani isdagalini markaan weydhiyey waxu iyiri gaber abtigey dhaleey ayaa laa ii dooney buu idhahey gabadha waan isinaqana she was my classmate 😢 qof waliba rerkeyga katirsana waxa laigu dhahey ninkaa anigaa keesadey mahano sheekaad hanaso garini ayaa laa igu yiri gurigeyga iyo meherkeyga imaasini ango zero ah ayaan xafadena kasoo tagey hadaladaa reerkega ayaan uadi keeysaan waaye malinti laa ifurey ilaa hada raga waan kabaqa xita mashukaansado ninkaa sidaas i bahadiley hada ayuu idhahay i cafi anigaan markaasto SIM card iskaa turo nambarkegya wuu soo helaaya hoyadisaa xitaa reerkeyga intey adey ayeye waxey kutiri gebedhina cafisi iweydiya ayeye tiri aniga iyo willkegya nabsigaa ayaa naga soo baxey anigaa macafini karo waxa barashodeyda iyo mustaqbaalkeyga ayuu kuciyarey 😞😩

    • @Apdalla170
      @Apdalla170 9 หลายเดือนก่อน

      Wll iska cafi una samir madama uu wax barshadi iyo mustaqbalkagi kaga cayary noqo qof isaga ka wanagsan 😔🥺💔

    • @ferihahassanmohamed1739
      @ferihahassanmohamed1739 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi abyo nin faido malaha wlhi isku qisaa nahay lkin aniga makensan family igu dareen anigo wax barasho ku jiro niyada igu jabiyey 6yrs ka soo wareegatey ilaa iyo hada kalsoni nin aan ka qursado maigu jirto wlhi cilmna waa iska rabaa😢

    • @FatmaAdan-j4i
      @FatmaAdan-j4i 25 วันที่ผ่านมา

      😢😭😭😭😭

  • @hodanaxmed5172
    @hodanaxmed5172 ปีที่แล้ว +24

    qiso igu dhacdey
    sanadi 2019 waxa jirey wiil an jecella
    jacaylkisuna aad bu isaqey asana gabar an zxipo
    ney bu jecela waa wada socon jirney saa uwada malin malmaha ka mida anago jamacada wada jogna ba waxa dhacdey zxptey baa dhahdey waa ni so noqona iska si wada wada akhrista casharada waa yara farxey waxa isdhahey zxpta wata niga baxde waxaga usheego intu ila hadlu idhahey waxa ku shega ana waxa dhahey anbo waxa ku sheegi raba kadib isheegu dhahey ana waxa dhahey adu ihor sheeg kadib wayeahey uu idhahey kadib wuxu idhahey gabarta zxpta ah ban jeceley zxp ee ila tali sen wax ugu sheegta😢
    ana shock iuo naxdina iskugu key darsantey ilina waa iga so istagtey kadib inta dareenkeygi qarsadey oo an ilinti dib iskugu caliya dhahey
    si xad dhafa maa ujeceshey haa uu idhahey
    inta wadnahu garacaeygu kor ukaca dhahey
    usheego kuna dheh waa ku jecey kadib waa kaso baxey ano ilintu sida roobka iga dhaceyso
    guriga imdey ano shock san na ilmeynaya hooya idhahdey maxa ku heley ano la hadlina qolka galey habenki oo dhan xagasa ku jirey albabkana waa so xdhey kadiba heestan dartey
    subaxi marki la gara ano sidi uu so jedda baa kacey saladi subaxa tuktey waa yara bafisey kadib jamacadiya imiid waba wilka jecela oo zxptey jaceyl uso ban dhigtey yadna waa ka aqbashey waxyna ku balaneen iney is guursan donan sanadka dhamadkisa ana waa samrey nolozheydana hora usi watey yagina waa is gursaden 1 wilna ujogo alx zxptey iyo dumashigeyga isku wara😊❤

    • @iam.legendar
      @iam.legendar 11 หลายเดือนก่อน +2

      GobonimO😊💔

    • @Apdalla170
      @Apdalla170 9 หลายเดือนก่อน +3

      Dadko dhan waxa ficnan lahed in ay sidada oo kle noqdab sbbto ah waxa thy qof ilaa xad wanagsan❤️😭

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 7 หลายเดือนก่อน +1

      Legend mad

    • @hodanaxmed5172
      @hodanaxmed5172 4 หลายเดือนก่อน

      ❤0wllkey​@@Apdalla170

  • @zakariamohamed6771
    @zakariamohamed6771 4 ปีที่แล้ว +290

    2020 qoofka dawanaayo waliba isagu jiifa like ta itus

    • @sagalmaxamed5519
      @sagalmaxamed5519 4 ปีที่แล้ว +5

      Me Walibo hestu Daren bey wadataa😭😥😥😥

    • @apdyqanijamal4629
      @apdyqanijamal4629 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣

    • @apdyqanijamal4629
      @apdyqanijamal4629 4 ปีที่แล้ว +3

      @@sagalmaxamed5519 DAREEN WAALIYA WILIBA

    • @ayaanqaali7874
      @ayaanqaali7874 4 ปีที่แล้ว +2

      Ka dhaliilayaad is tiraa dhirbaax..💔😥

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 7 ปีที่แล้ว +150

    axyaaa mursal muuse ❤❤❤ heestan dareenbay igalisa cajiiba illahy amarkiis like ii dhaha 💑💑 akhyaarta jacelka 😓😓😭😭

    • @mahamed1817
      @mahamed1817 ปีที่แล้ว

      Asc sxn muursal

    • @najahadam1025
      @najahadam1025 ปีที่แล้ว

      @@mahamed1817poopooopp😊😊

  • @Abdirahman.abiib22
    @Abdirahman.abiib22 2 ปีที่แล้ว +67

    Qofkasta oo Comments akhiryay 2022 si aan u' ogaano Love ii saara awlaad cashaqeey❤❤

  • @Daganita1212
    @Daganita1212 ปีที่แล้ว +66

    Adoo barkintada illini qoysay hadad dawanayso alaha qalpiga ha inoo wada qaboojiyo 💔😢

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 3 ปีที่แล้ว +105

    Dhaayuhu ilmada dhayal uma qubaan 😭😭😭😭
    2020 oct 06 habenimo
    Xasus 😭💔

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 ปีที่แล้ว +96

    18 jan 2019
    uma malaynayo in qof mursal lamida somali laga heli doono (qareenka jacaylka umada somaliyeed)💖

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +6

      Benta maha wll. Dadki dadka sidada wax u qiri jiray way ku yaradeen somalida.
      Hora lo yidhi " hadaan la isku qirin waxba layskuma qaban".

  • @inaabdulaaahi4040
    @inaabdulaaahi4040 7 หลายเดือนก่อน +10

    Still listening 13/1/2024😢 sidaan kuu dhursugo kuuguna dhadhabo hadaa dhaabi LaHayd 😢erey lagu dhintoo qalbigeyga dhiba 😢intaa igu dhahdo uun cidlo ima dhigteeen😭😭

  • @ayandhalad4136
    @ayandhalad4136 ปีที่แล้ว +18

    31/3/2022 waxay ahed malintaan heley midkan rag Oo Dhan dartis ugu go ay Aad Ayan ujeclhy 🥺😔Wan ogahy inuu ijecelyhy blse qilaaf kasto imado lapadena makala dhaman karno mcneeeeeee❤ hadey isku Dayan inee igu kadiran ana doqon ah adneh dheeliga iga ilaali😭❤️ farxd markan kuheley ayey idhameestirante waligaa ha is dhihin way kafoganeh anigaa nolol ithy boqorka NAFTA watahy ❤ Y:KH:A ilmaheyga abahod Allha Ika dhowro❤

    • @shirwaccabdisamad4343
      @shirwaccabdisamad4343 ปีที่แล้ว

      Qofkii intaa idhahe iga tagay ka wrn

    • @rinna.0099
      @rinna.0099 ปีที่แล้ว

      Muu jooga hada talow

    • @rinna.0099
      @rinna.0099 ปีที่แล้ว

      ​@@shirwaccabdisamad4343 cidna ha aaminin weeyan markaas

  • @Maxamed84
    @Maxamed84 8 หลายเดือนก่อน +11

    Hesstan waxan dawanaya 12/12/2023 waa maalin talaado ah sacaduna tahay 15:53 PM ama galabnimo i.a sanadka dambe waqtigan OO kale haduu Alle igarsiiyo waxan jeclahay in aan Dib Ugu so noqdo anigoo guulo badan soo xaqiijiyay i.a WLL iisoo duceey riyoyin bdn ayan leyahay in uu Alle igu garab galo zido kle Adigana riyadada allaha kurumeyo Dhamaan riyadena allaha noorumeyo aamin aamin ❤❤

  • @zhakirmohamoudzaed6728
    @zhakirmohamoudzaed6728 ปีที่แล้ว +38

    ● Sidaan kuu dhursugo
    ● kuuguna dhadhabo
    ● Hadaad dhaadanlay
    ● Erey lagu dhintoo
    ● Qalbigayga dhiba
    ● intaad igu dhahduun
    ● Cidlo ima dhigteen.
    Xaqiiqdi ereyadan iyo qisadaydu waa is leeyihin 😔
    Inta is jecel allah ha isa solon siiyo inta wada joogtana jecel mara dhilan idiin rajen zxpayal👋
    Sun,27,nov,2022.

  • @maxamedburhaan
    @maxamedburhaan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Heestaa Markaan Dhageesto Waxaa Dareema Inaa Jecel I hayo Lkiiin waxaaa Jeclahy garan Maaayo Lkiiin Xasus galayaaa 💔💔💔 still wan dawan 2024/6/9

  • @Shayniqurux
    @Shayniqurux 11 หลายเดือนก่อน +11

    ❤waxa jira qof aan u xiisay lkn ma wacan karo umana zheegi karo ina wali jeclhy ama aan u xiizaY😭🎶❤️6years qof inta ila socday saan ku ilaaba way igu adagtahay runtiii😭dantu wxy igu kalifaysa inaan ilooopo ana way igu adagthy 😢💔jcylow xumida mrka waydo wx ku fahma 💔😭 2023/9/12....21:33 habeen weye arbaca so galayso😢

    • @abdikariimismail4766
      @abdikariimismail4766 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waykan jacayle iga daa ciyaarta maynaan is waayine😢😢

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 8 หลายเดือนก่อน

      niyada khayr u sheeg adunka dhanba waa imtaxan ma ogid 🥲 si ad xanunka u darentid aya qof khaldan nolosha laso galinaya kadibna laga saraya cashar haku noqoto 🥰 waka bogsaday alxamdullilah 😢

  • @NimuzhHusein
    @NimuzhHusein 9 หลายเดือนก่อน +26

    Heetaan waxaan dhageysanyaa anigoo jaceyl uu ihayo 29/10/23
    03:23habeenimo 😢dib ayaanb usoo booqan doonaa fariintaan rajada guusha jaceylkeygu waa 40%guul daradiisuna waa 60% anoo guuleestay ama guul dreestay baan soo boo booqan doona I.a🥺

    • @marianMm-bz9bl
      @marianMm-bz9bl 9 หลายเดือนก่อน +1

      Inad guulesato ouu rajeen🥺🤚

    • @IletreiNeta
      @IletreiNeta 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wll setahy ma guulaysatey❤😭

    • @NimuzhHusein
      @NimuzhHusein 9 หลายเดือนก่อน +4

      @@IletreiNeta waan fiicanahy wlle waaan ku guul dareestay jaceylkeygii 1aad lkn waxa aan waayy qof aaan jeclahy ugu dambeyna waxaan hely qof xad dhaaf ii jecel🥺💝daacadnimadu mar walba waa wadada guusha Alhm 🤲😘

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 8 หลายเดือนก่อน

      m.a😢

    • @jacfarmaxamed747
      @jacfarmaxamed747 8 หลายเดือนก่อน

      Maguulaysatay sxp😢

  • @user-ci5ho8qo2o
    @user-ci5ho8qo2o 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ma tihid ciyaalkan danbee marba hees iskaga dhaga ee dhaha wan ka heley keliya waxaad xulata hesa yaroo kooban oo jawigaad ku jirtid io heesa haasiba is leeyihiin'waan saalamaya dadka ila noocASA 2024 I'M still 😮 hestan melaan ku dhagesan ma jirto liibiya'tunisa'somali' Italy 'sudan' Ethiopia '

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 6 ปีที่แล้ว +68

    Dhaayuhu ilmada dhayal uma qubaan dhidhka caashaqa show lagu dhayaa😢😭 jacayl baa ihaya manta xadkisu sareeyo😍

    • @Abdirasaq01
      @Abdirasaq01 2 ปีที่แล้ว +1

      بتمنى انك تعافيت 🥺

    • @Butterfly-dq5oh
      @Butterfly-dq5oh ปีที่แล้ว +1

      Waxan umalenaya hada waad ka bogsatay😢

  • @ramlomohamedomar
    @ramlomohamedomar 3 หลายเดือนก่อน +3

    8years after I am still listening 😢xanunkeda cawan darema ilahow qalpiga iqaboji kuwa iga danbeyow waligin qofad jeclatan haisku wada dhipina o daremadina hau bandhiganina hana is racsinina wayo adunka dadki wanagsana wka dhamaden qof dacad idin ahne manta lama hele ha dhawicina hana qiyamina hadadan dacad u ehen o Dan ad kaledihin runta ushega plz inta noloshada dhisane qof noloshisa iyo farxsdisa ha bur burinina😢😢💔🥺

  • @quruxsansidahooyadeed4006
    @quruxsansidahooyadeed4006 4 ปีที่แล้ว +171

    ax ax ax😭😭😭😣hees dareen xambaarsan 😭😭blz liketa igudeeqa abowe&abyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏ax ax lala xanoonbadanaa hees xasoos kooleedaheed mrkad ilewdey qlbigaa gakasaartey hadana dibkuu xazoozineysa😭😭😭😭

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maanta 21/01/2024 tahay wali kam1 Xiisa dhicin heestan Curadkii Fanka Mursal muuse Qiira igalisay 😢
    Yaa ilamida 2024😢

  • @nadarmahamud9107
    @nadarmahamud9107 5 ปีที่แล้ว +189

    2019 yaa dawanaayo xasuus gooni ah ii ledahay hestan😢

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 ปีที่แล้ว +38

    Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

      Sow mahan walahi aad ayaan ula qirooday dhibanayaasha nala wadaagay qisooyiinkooda 💔

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 7 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad

  • @Butterfly-dq5oh
    @Butterfly-dq5oh ปีที่แล้ว +12

    Dhayahu ilmada dhayal uma quban😢garka cashaqa show lagu dhaya sidan kuu dhur sugo kuguna dhadhabo hada dhaadi lahyd eray lagu dhintoo qalpigyga dhibaa intaad igu dhahdoo cidlo ima dhigteen /23/August/2023 😭💔🙌inta qalpi jaban alle ha ukabo qalpigoda qof wlba qofku jacelyhy ilhy ha uso dhoweyo hadu khyr uyahay😭❤️‍🔥🤲

    • @alisoumbouli1360
      @alisoumbouli1360 11 หลายเดือนก่อน +2

      dhidhka caashaqaa shaw lagu dhayaa
      weeyaaan

  • @ardivamohamed3897
    @ardivamohamed3897 5 ปีที่แล้ว +50

    Inkastoon dhahaan wey kala dhinteen.... qofka kugu dhex nool sida kula dhashaad uga dhaarataa...kan dhaliilayaan is iraa dharbaax😍😍 what a hees❤ xasuus😢

    • @abdirahmanblue3621
      @abdirahmanblue3621 2 ปีที่แล้ว +4

      Xaqiiq dhaayuhu ilmada dhayal uma qubaan dhibta caashaqaa show lagu dhayaa 💔😭😥

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 7 ปีที่แล้ว +36

    axyaaa mursal muuse ❤❤❤ heestan dareenbay igalisa cajiiba illahy amarkiis like ii dhaha 💑💑 akhyaarta jacelka

  • @user-pe5nj8wo2g
    @user-pe5nj8wo2g 5 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan dhagaysan bil rabadan sanadka 2024/3/21 anoo rajo badan leh oo iska qalbi jabsan hadaa nolahay commentigayga waan sobooqan doona anoo hamigaa laha io rajada sugayo ilaah ii rumeeyo i.a ❤ hada iga danbeeso like haila dhaafin 🙏❤️‍🔥

    • @user-de8vg7ej9h
      @user-de8vg7ej9h 5 หลายเดือนก่อน

      Allah qalbiga ku qabojiyo sister 😢

  • @ncm9871
    @ncm9871 4 ปีที่แล้ว +38

    Inkastooy dhahaan
    Waykala dhinteen
    Qofka kugu dhex nool
    Siduu kula dhashaad
    Ugu dhaadata 😪❤
    2020 one love mursal❤

  • @ubaxjaamac8275
    @ubaxjaamac8275 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasuus 24-jan-2021 maalin Axada 11;31am ani io Fatima Mohammed Islam daawanayna heestaan shaqo ku jirnaa music geeda markaa maqalnay heesta aqrinay xataa ayadoo waa hore noogu danbaysay Fatima buugteedi shaqaday qoranaysaa ana waa ag fadhiya maanta qolka pharmacy ga io Kan ANC gaba wan ka shaqaynaya ana wareer wlhi lkn hada heesta ku ilawnay waaba Kusoo ceshanaynaa markay dhamaataba fatimana kusoo celi bay ileedahay🤗😥😥😥😥🦋🍓

    • @Soomaalinimo320
      @Soomaalinimo320 3 ปีที่แล้ว +2

      Wn xusi doonaa Aniyo adi
      Dib baan u raadiyey commentigaaga
      26 Jan 12:35 isla kursigii aad qoraalkaas ku qortay baan anna qoraalkaan kaso qoray😢😭
      Mss Janno👩‍⚕️❤

    • @ubaxjaamac8275
      @ubaxjaamac8275 3 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥😥😥💗

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg 10 หลายเดือนก่อน +3

    9/10/2023/ waan soo Bookhday xasuus dheer galay hapi waa qoftan sidhab ah u jeclaaday walina maan ilaabin aniga oo reer kale dhistay lakiin in ay reer dhisatay wan maqlay mana aqaano sida wali niyadda ugu hayo inay igu hayso lakiin uma malaynaayo 😢❤

    • @arabismail150
      @arabismail150 9 หลายเดือนก่อน

      Maalin dhaweyto hees kale oon dhagaysanayey Commenti aad bixisaaa arkay oo ah inaad wadanka ka haajirtay jacayl awgiis
      Goormee reerka dhisatay ?anyway hambalyo wlle iska iloow gabadhaas kalana qoftaadi ma ahayne waxana macquul ahayd in aysan khayr kuu ahayn oo ilaahay kaa leexiyay markaa xaaskaaga jeclow wlle ayadaa jaceyl kaa mudan kuna dadaal reerkaa sidii uu uwaari lahaa

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 4 ปีที่แล้ว +24

    In kastooy Dhahaan Way Kala Dhinteen💔😢😩 Qofka Kugu Dhex Nool💔😢😩 Siduu Kula Dhashaad Ugu Dhaadataa💔😢😩
    Yaa Daawana August’ 11’ 2020💔😢😩

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 ปีที่แล้ว +17

    1:40 midnight 8..2023 waxan dreemyey qalbi jab waxan u so galy halkan inan fariimaha aqristo 😢💔 malaha dadk fariimaha so qoraya Wa sando ka hor waxaan idin sheegya in aad waxad ka dawowdeen bn hada hayaa Waxan rajeynayaa fariintaan in aan u soo laabto sando ka dib anoo is badaly oo xaladan ka baxy in aan dib u aqriyo Heesta😭💔

    • @husseinhassan27
      @husseinhassan27 ปีที่แล้ว +1

      Sorry walaal inaad kabato baan Alle kaga rajeynayaa 🤲

    • @jacksonpro484
      @jacksonpro484 20 วันที่ผ่านมา

      Inchalla alle DaDka qalbiga haw wada qapojiyo

  • @SakariyeHassen
    @SakariyeHassen 4 หลายเดือนก่อน +3

    AX 😢😢😢 way hees dhaaftay wllihi jacayl kaygii ugu horee yay maan ilaa win wali ilaa hada waan jecelahy in kas tooy iga tagty markay ii dhashay canugii ugu horee yay ilaa hadana waan is qabnaa lkn way iga duday waxayna iga maqan tahy 1sano

  • @susibibi281
    @susibibi281 5 ปีที่แล้ว +70

    2019 idiinma hayo Azxptii Mursal ama Tageerayaashi 😎🍀❤️

  • @maxamedroobdoonduufaandidi2319
    @maxamedroobdoonduufaandidi2319 3 ปีที่แล้ว +20

    Axad 9 may 2021
    11: 4 daqiiqo iyo 52 sikin habeenimo
    Ramadaan ied two or three inooga hadhay
    Eid Mubarak heestan caawa ku dhafrayaa 😢❤

  • @istahilnour441
    @istahilnour441 ปีที่แล้ว +4

    2023 ki ayan dawanyaa qofkan jecla 3 week kahor adunka katagy alle ha unaxriisto 15/6/2023 11:30 am 😢😭🤲💔

    • @MarwaanRidwaa
      @MarwaanRidwaa 7 หลายเดือนก่อน

      Naxaris warta yarabi😢

  • @mathematicianbukhari4674
    @mathematicianbukhari4674 4 ปีที่แล้ว +32

    Xasuus aniga iyo gabdhan jecla 2015 ayay aad u dhagysan jirtay ilaa ay ilmayn jirtay Lkn calfku waa balayo 2018 ayay dhoof ilaa Canada anigunah xasuus ku nolaa Lkn 2019-September -20 laguursaday malinta dharka wan dhigan gadhay najax faysal

    • @habicabdi3130
      @habicabdi3130 3 ปีที่แล้ว

      Ax niyad jab wlhi😭

    • @abumaya6749
      @abumaya6749 ปีที่แล้ว

      😭🥹

    • @abumaya6749
      @abumaya6749 ปีที่แล้ว

      Ax Dharkaan dhigan jiray markaad i tidhi ayay ilmo igu soo istaagtay 😭😭 alle badal khayr qaba wll haku siiyo Aamiin 🫶🏼🤍

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 7 หลายเดือนก่อน

      Badal kheyr qaba bro

  • @cabdirisaaq1225
    @cabdirisaaq1225 6 ปีที่แล้ว +60

    Yartu dhool lamood dhuxay dagtoo way igaga dhagtee kama daba dhaceen😥😥❤ya daawanaya 2017

  • @asmarproduction9105
    @asmarproduction9105 4 ปีที่แล้ว +101

    2020 yaila dawanaya 😭😭😭💕

    • @barwaaqosabanmaxamed4929
      @barwaaqosabanmaxamed4929 4 ปีที่แล้ว +2

      𝗔𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗔𝘆𝗮𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗲𝗲𝗿 𝗗𝗮𝗮𝘄𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮 𝘄𝗹𝗵𝗬

    • @user-wf7ll5mn7j
      @user-wf7ll5mn7j 6 หลายเดือนก่อน

      Dhaayuhu ilaaa da dhaayal uma qopn😢

  • @najmaizmail8113
    @najmaizmail8113 3 ปีที่แล้ว +29

    2021 qofka dawnaya isgoo dareen haayo like ii zaar🥺🥺

  • @rahmagasle4175
    @rahmagasle4175 5 ปีที่แล้ว +30

    2019 maalin Arbaca ah waliba maalinta sadaxaad Ee iida ayaan daawanayaa Hodan iyo mursalna waa lamaane😍❤

    • @user-bj3ot5uk9f
      @user-bj3ot5uk9f 28 วันที่ผ่านมา

      Hada laakinse maha 😢

  • @jamaalnur
    @jamaalnur 9 ปีที่แล้ว +72

    inta uu mursal muuse uu adiga ku heysto xidagaha geeska waxba ugama baahna waana ka heley muqaalka aad soo saartey muuqaalo kale ayaan kaa sugeynaa sxb sare ninkaan garab qabo walaahi waa fanaan jira adigana sxb waxaa tahey media one f the somalia and america ninka ugu heysta wlhi thanks thanks

  • @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei
    @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei 7 หลายเดือนก่อน +15

    2024 am still watching 👀😪

  • @abdikariimismail4766
    @abdikariimismail4766 8 หลายเดือนก่อน +2

    14 dec 2023 /hbn jimce ah saacaduna thy 9.37 Albe Tog J moo jira i.a hadii la noolaado wan kuso noqon doonaa Qoraalkan wxn xidhiidh la leeyahay 3 hbl Alle khyr haka dhigee se mid bay niyadaydu ubadan tahay Taasina wa iga sii jeedaa Allow khatumada khyr noogu khatim gabar wngzna wn ku waydiistay 🎉❤ najmo nawaal Amal

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 7 หลายเดือนก่อน +3

    "Inkastoo dhahan way kala dhinteen qofka kugu dhex nool sidu kula dhashaad ugy dhaadata " Wuuf Hees way dhaaftay Mursalow waan qiirooday anoon Cidna jeclayn haddana21/01/2024😢

  • @blackpanther8445
    @blackpanther8445 2 ปีที่แล้ว +6

    Galabka heestaa la duubayey wxn ku kulaney jaamacada anoo 10sanno wadanka ka maqnaa 🥲hadana 10kiisi by dhaaftey insha alh alle ha i nabad geeyo 😢
    Alla dhulka hooyo wacanaaa🍀

  • @hanamahmed5287
    @hanamahmed5287 4 ปีที่แล้ว +45

    Maalin xasuus leh 8》10》 2019 like wxii iga dnpeeya💔💔💔💔💔💔💔💘

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 3 ปีที่แล้ว +17

    inkastoy dhahaan way kala dhinteen qofka kugu dhex nool siduu kula dhashad ugu dhadataa😥❤🙏inkasto waalid io waayuHu nakala ka xeeyay lkn sidii buu igu dhex nool yahay💔

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 2 ปีที่แล้ว +1

      Me wlhy kula kid ahay waalid iyo calaf baa nakala kexeeyay qoftaydii😥😥😥
      Waliba wadan kale ayaa layga aadsiiyay😥😥😥 yaa usheega xaaladayda iyo inta ay qalbigayga leedahay😭

  • @qaalihaween2861
    @qaalihaween2861 9 ปีที่แล้ว +25

    mursal muuse alle kima tuso wax ku dhiba wllo qaali noolow anigu waxan ka mid ahay dadka ku tageersan
    video ibraahim si fiican ayaad u video u samaysa thnkx respect big

  • @magicfootballpro9892
    @magicfootballpro9892 4 ปีที่แล้ว +28

    Cidii dhageysaneysa 2 Aug 2020 wixii ka dambeeya liketa ha ilaawin

  • @ladanmohamed748
    @ladanmohamed748 3 ปีที่แล้ว +24

    😢qofkii haween heestn dhagesanya 20201-2022 time 00:52😆💔

  • @mohantidhoor3902
    @mohantidhoor3902 2 ปีที่แล้ว +5

    Waqti Haben ah isnin so galyso 12:09:2021 Sacadu ay tahy 22:25 Xasuus Daren qof aan u haayo inolow Nolal intey jirto Ilah wax Dhib ah kuma tuso😭😭❤️✅💯

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 6 ปีที่แล้ว +26

    Qofka kugu dhex nool siduu kula💋 dhashaad ugu dhaadataa 😢
    Ka dhaliilayaad istidhaa 😢
    Dhirbaax😭😭😭

  • @fatoumaissa8711
    @fatoumaissa8711 9 ปีที่แล้ว +86

    Waxkastuu qaado just naftaydaa kahesha Nin kan OmG heestana kasii daran kuwii hore like her melody cadi mahan

    • @jamalsweets
      @jamalsweets 9 ปีที่แล้ว +2

      +Fatouma Issa waxkastuu qaado way igaga dhagtee miyaa fatouma. loolz. nice song really.

    • @fatoumaissa8711
      @fatoumaissa8711 9 ปีที่แล้ว +4

      jamal kone hadan awoodayo gurigaan dhigan lahaa hay heeso hbnkastee Lol really he's awesome

    • @user-kf6kr5us2x
      @user-kf6kr5us2x 9 ปีที่แล้ว

      lol

    • @zackid.abdiaziiz2581
      @zackid.abdiaziiz2581 8 ปีที่แล้ว

      +Fatouma Issa lol say no more

    • @egalali750
      @egalali750 8 ปีที่แล้ว +1

      Hargaysa ayaan isku aragnay summer kan rageedi Mursal muse fanaan qaran lama arag wax la mida

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 ปีที่แล้ว +9

    "Qofka kugu dhex nool siduu kula dhashaad ugu dhaadata"💕
    "Sidaan ku dhur-sugo kuguna dhadhabo haddad dhaadi lahayd erey lagu dhinto qalbigayga dhiba"😭💔

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 ปีที่แล้ว

      Dhaayahu ilmadu Dhayal uma Qubaan 😢😢

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud6044 2 ปีที่แล้ว +9

    Yarku dhool lamood Dhuuxu dagoo wuu igaga dhagee kama daba dhacee💔😭

  • @abbasdheere2293
    @abbasdheere2293 9 ปีที่แล้ว +24

    mursal muuse heesihiisa midba midey ka sii danbeysey ayey ka mcntahey . axyaaa fanaan jira Abti noolow

  • @awdal26
    @awdal26 9 ปีที่แล้ว +81

    Amoud University background, extremely beautiful scenery. Waa Jaamacada Camuud a legendary place.

    • @hajiawoow8012
      @hajiawoow8012 2 ปีที่แล้ว +3

      Cawa halkaan jeceyl baa ikeyno kududada ijarey jacelow maxa thy 14.9.2021 time 10 :23pm Turkish live

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 ปีที่แล้ว +3

      @@hajiawoow8012 Xagu ku dambeeya Jaceylki?

    • @Mulla-alyusufi
      @Mulla-alyusufi 11 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wa camuud. 8 sano kahor ayaad soo qortay. Camuud waqtigaa qabyo ayay ahayd hada way iyara dhaantaa subaxaanan ku kalahayaa😢😢
      25sep/2023 sophomores.

  • @ikraanmuniish466
    @ikraanmuniish466 ปีที่แล้ว +3

    Ax ya jaceyl ilahow ruux ijaceyl dhibato I qureyn oo nolsheyda ku filan isahal 🥺♥️

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS 2 ปีที่แล้ว +4

    Wxaan huba inaa heestaan miraha macan Dib usoo booqatay Like dhac kusii😢🤗👍

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 8 ปีที่แล้ว +96

    inkastooy way kala dhinteen hodan iyo mursal oo way kala guursaden ruuxi kugu dhex nool siduu kula dhashad ugu dhatada
    kaa dhaliilayad is tidha dherbaax oo yidhaa heli mesid waa la qaba
    yarta dhool lamood dhuxey dagtoo wey igaga dhagte kama daba haro wa sheko dheer halkan lagu ma dhamen karo

    • @ibraahimshakulyare3862
      @ibraahimshakulyare3862 7 ปีที่แล้ว +2

      Anob Mohamead 😉😉😉😉

    • @Tafo775
      @Tafo775 7 ปีที่แล้ว +4

      Anob Mohamead waad ka diaarisey wale

    • @xamsocismaan8155
      @xamsocismaan8155 7 ปีที่แล้ว +2

      anob mohamed r

    • @maxamedqaaje1395
      @maxamedqaaje1395 4 ปีที่แล้ว +11

      Hada commentiga waxa kasowaregtay 3 sano
      Hodan iyo mursal waa lamaane. Adigagi commentiga qoray xagad kusugantahy

    • @khadarmuslimn4321
      @khadarmuslimn4321 4 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedqaaje1395 war GMail wuu turay baan uu malyn aba wu dhintay 😁😂😂😂😂😂😂😂😂 abaa sidayeey passeword ka laa ilaway

  • @sahimtalktv
    @sahimtalktv 4 ปีที่แล้ว +32

    2020 yaa dawanaya heestan....Qofki dareemi kara heesta micnaheda 👉👍

  • @hargeysabandofficial3104
    @hargeysabandofficial3104 5 ปีที่แล้ว +12

    inkastooy Dhahaan waykala dhinteen...
    Qofka kugu dhex Nool siduu kula Dhashaad ugu dhaadataa 2019/07/20 Saturday still I am watching

  • @ibraahimabdalla-rg1st
    @ibraahimabdalla-rg1st 4 หลายเดือนก่อน +2

    19/4/2024 galab khamiis ah anigoo jahwareersan ayaan qorayaa qoraalkaan maaqaan waxa ihaya waxa ay yihiin jacayl mise xanuun😂😂

  • @user-hi3cf7ek1m
    @user-hi3cf7ek1m 6 ปีที่แล้ว +111

    2018 still yaa dawanya😂 ha idhaafin waryaa

  • @samraali537
    @samraali537 2 ปีที่แล้ว +8

    Alhamdulillah ilahay ayaa kumacadsan oo murugtii iyo jacayl kii ladhihi jiray niyadayda kasaaray oo maanta qof aan u bahanay iyo qof an keclay toona jirin

  • @mudalibaasbare3411
    @mudalibaasbare3411 2 ปีที่แล้ว +5

    7 Sano ka dib yaa Wali ila dhageesanooyo oo jaceylka dhulka la gale stil I'm remain 😰😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @ceynsheyare2220
    @ceynsheyare2220 5 ปีที่แล้ว +17

    😭😭😭😭😭
    Jeceyl kaygii
    An adun ka ugu
    Jeclaa isoo xasuusi yey
    Aduunyo hoy ragow dumar
    100 kiba 70 waa khiyanolayan
    Iska ilali ya manta ayay murugo
    Kuw inthy hadana 2019 8 ..24

    • @regalsnow9707
      @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว

      Cidina kumay khiyamine aadiga sikhran ah koley dumarka ka jeedi afkaga adiga wan aqana noocagaso kale koley dhaqan xumad kula kacday i know xabagle orod mid kale guurso dibjir yow khiyamo kuyeh sikhran waxay aheyd inay waliba ku kabayso bagay ku nacday wa fariid tasii umada ka fadhiso kalab yow xata langab xun bad tay i know wan iska garanaya waxa ka soo uraya qabiil yaro xuno daciif duli alla ku bad😎

    • @faisobashiir1272
      @faisobashiir1272 5 ปีที่แล้ว

      Sory wlo dumarka oo dhan sas mahn

    • @footballgoalsandhighlights8854
      @footballgoalsandhighlights8854 4 ปีที่แล้ว

      @@faisobashiir1272 daacadu way yartHahy lkn

    • @sucaadcabdi9535
      @sucaadcabdi9535 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi horta kuwan arkay anigu 100%85 ayan khiyaanad u qiray

  • @Charlea-kussey
    @Charlea-kussey ปีที่แล้ว +4

    Ilaahaw jacelkayga calaf iku dar ohin ma karaye😭🤲 ❤

  • @bellaxaax
    @bellaxaax 9 ปีที่แล้ว +35

    Omg the best Somalia video ever for real, the color, the motions, the environment, awwww man. Your the best!!! I wish there was a lion by him next to tree he is sitting at tho loooool. Am so in love even more.

    • @highflyer215
      @highflyer215 5 ปีที่แล้ว +1

      There is passing behind him thats beutiful

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 10 หลายเดือนก่อน +2

    *Sidaan Kuu Dhur Sugo
    *Kuuguna Dhadhabo
    *Hadaad Dhaadi laYd
    *EreY Lagu Dhintoo
    *Qalbigayga Dhiba
    *intaad igu Dhahdoo
    *Cidla ima Dhigteeeeen😢😢😢
    2023/10/21
    *

  • @zeytuun3275
    @zeytuun3275 หลายเดือนก่อน +2

    still watching 2024😢💔

  • @cabiiriphan3338
    @cabiiriphan3338 10 หลายเดือนก่อน +3

    Inta 2023 fiirsanayso waa salaamay heesta way iga ilmaysiisay jclka waa wax jiro❤❤❤❤

    • @riyaadcismaan2833
      @riyaadcismaan2833 5 หลายเดือนก่อน

      Ana hadaan so boqday 2024😊❤

  • @yaasiincabdi-yp8hb
    @yaasiincabdi-yp8hb 5 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Heestan Waxay igu Leedahay Qiso dhab ah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Mana awoodi karo inaan so qoro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Hadii aan waxa yar ka taabto wkhtigas ay so baxday heestan waxan joogay mglda bosaso waxan dhigan jiray school mar kaas waxan ahaa 7 waan xasuusta waxan watay mobil nokia caash dheer la dhihi jiray heestan mar kasta dhegeysn jiray mar kaas aan gabar u qaday jcyl xad dhaaf ah😢wan xasuusta wkhtiga aan schoolka kaso nqdo baan aad u dhegeysan jiray😢heestan qisada kale ay igu leedahay sxbkeey isaguna aad bu u dhegeysan jiray wkhtigas oo aad u wacana in kastoo anigu jcyl baxadiisu aad u culustahay aan ku dhex jiray oo ay ahayd markii igu horey say aan gabar la shekeysto mar kaas oo aan jcyl dhab ah u qaday😢ax 😢
    qisada aad bay u dheer tahy mana awoodi karo inaan qoraal kuso kabo 😢Caawa baan heestan dib u dhegeystay in kstoo wkhti aad u dheer kaso wareegtay hadane way adag tahy inaad ruux aad si dhab ah jcyl ugu qaado inaad iloowdo😢
    Tue 5 Mar 2024😢
    10:21😢
    Qofka aad jclto inaad iloowdo ama aad xasuusta iska tir tirto way adag tahy😢

  • @mobiin7280
    @mobiin7280 5 ปีที่แล้ว +18

    2019 yaka dawanayo stil wrya ha i dhafn😁😁😢😂

  • @abdillahiabadir3083
    @abdillahiabadir3083 5 ปีที่แล้ว +10

    Hestaan wa iguqali waxaan ku xasuusta qof igu qali ahayd 2015 balse hada wakhtigu nakala haleyy i waching19/07/2019

  • @amiirasiciid9359
    @amiirasiciid9359 ปีที่แล้ว +54

    After 8 years still listening 2022/10/6 heart broken 💔 😢

    • @muqtaarmacalin5204
      @muqtaarmacalin5204 ปีที่แล้ว +4

      Am sorry abyo heys dhibin hana isdhibin noll qurx bdn io malmo wcn kurajynaya abyo qli

    • @aleelapowy9682
      @aleelapowy9682 ปีที่แล้ว +3

      Ax😢

    • @amiirasiciid9359
      @amiirasiciid9359 ปีที่แล้ว

      @@muqtaarmacalin5204 wad mahadsan tahay abowe dhamanteenba nolol qurux badan ino rajaynayaaa

    • @specialgirlintheworld395
      @specialgirlintheworld395 11 หลายเดือนก่อน

      Illahy hkuu qaboojiyo😢

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 11 หลายเดือนก่อน

      @@amiirasiciid9359malmahi wacna Way so socdan Niyada no wanaji 😢😢

  • @cabaassundus-fq8lr
    @cabaassundus-fq8lr ปีที่แล้ว +3

    14/10/2022 hbeen jimce ah 9:30 hbeenki aan waayay qofkaan jeclaa aad ayan ujeclaa iyadna sidaan ujeclaa laba jibaarkeed ayay ijecleed gabadhaas waxaan isku baranay zxbtinimo say saxbtinimdii usocoty usocty ayuu xidhiidhki adkaadey oo jacyl isku badaley❤kadib sidan ufarxsanen ee hadiydo farxad kasta isla qaadno ayay hablo iyaga sxbo yihiin wllkeed o iyada kaween nagu diren wllked marka ani iyo iyadaba wa naga wenyhy iyda waa diley gurigooda ayuu cidhiidhi iyo xabsi uga dhigey aniga jab kasta wa isla marney wllkeed xtaa heer waxa uu gaarey uu idhi dunida ayaan ku dhaafinya saasoy tahy hadana gabdhii wati ani ijecleede igamy hadhin oo dilmadan iyo xabsigan iyo cadaadiska lagu hayo may dareemen kliya jacaylka ay iqabto dan u ahaa balse maxaan sameeyey aniga ayaa xidhiidhki jarey iyada oo idooneysa wax klena uma jarin kliya bal inuu wllkeed cadaadiska ka qaado gabdhaas waxy ahyd gabadh xishood asturnaan iyo sharafteeta iyo walipa ta qoyskeeda ka fikirta waa sababta aan ilaa imka anu jacylkeedu iyar waxba iskama dhimin waanan sugi doona intay nolosheyda ka harty xtaa haduu calaf iga qaado oo nin kle hanto icafi gacaliso😢💔🙏

    • @aaminoahmed9654
      @aaminoahmed9654 ปีที่แล้ว +1

      Illahay baan kugu dhaarshee saan ha sameen abowe gabadha ha u jarin xariirika inaadbsiibxoojiso mooye nin rageed iska dhig ee inanta inaa jeceshahay xitaa u sheeg kan wllkeda ee ha goyn gabdha markasta wac hadii aadan la kulmi karin i.a qeyr ayey ku dhamaan abowe😢😢❤❤

  • @user-pw2mu4tj1r
    @user-pw2mu4tj1r 9 หลายเดือนก่อน +3

    qisadeyda 😢😢2023/11/21
    wxa kaimaaday dhulka carabta ee qadar waxa jiray 13sano😢mrkn imanay waxa ley geeye dugsi siaan quranku igu dhumin aa sii xifdiyo malin wxa dhacdy ina jeclado wiil oo ila dhigta dugsiga oo waliba jaceylka klige igu ah mrwalba wxa raadiyey number kiis waxa isisy sxibtedoo walshisaah😢asinehkdib mrkn heley number ka ilama hdli jirin wuu idhageysanjire mrwalba siiilo socdy ba waxa dhcdy ina wiil udirsado oo iiso ogoo dhaho kdib wilki iso wcy oo an jwb kasugaye kdib iga dhahay erey qalbigeyga dhiba oo igu dhahhy wxu dhahaye gwadhas mjecli ani dhmaat hayelato wee yrtahe mjeceela yran gala 💔😭wa jceylki igu horeye an jeclade mrba gurigoodi tgy oo hooyade hoyadis saxipo ahanyen kdib gwadhi wlshis aheyd dhmnten wda fdhisane kdib itusisy swir gawar ay iyada jeceshahhy asineh uu lahadlo kdib ilinta ceshan waye an ooye 😢😢wliba said waxa dhahhy ani mxu iidhageysna uu dadka kle ula hdlaa waan iska so bxy mrkn guriga imady ayan qolka glyo hees aan jeclaa iska dhgesnaye kdib ooyay hda an qoralka qorayo wa ilmeyneyaa 😭😭😭💔dhuuxo dagay 💔💔😭😭saan ujecla ilahe ba og hda wxa xirir ula yeshty wil oo asi ijecel lkn wxba iima tro sbbto ah kii an jeclaa qalbigeyga kama bixin niyad uma haaayo qofkle wilkn kle saaid ayuu iijecelyahy asineh😭😭😭nafteydu nafbey rabta naftuna nafkle rabtaa wliba aso wx wlbo idhahy😢😢😢wali wan jeclhy maxa sameeyaa 💔😭😭😭hda wxa jira 18sano mrksn iyo hda isku mid mhn wan weenady ani wa isbadaly lkn asi wasidiisi 😢😢😢qalbigeyga wxi kujiro ilho kliya og qofan wx lawadago mheysti 😭😭😭💔💔💔😭😭jceyl yaran haku galo wa dhib xitaa dugsiga ma ganbin jirin mrwalbo ina arkaa jeclaa hda dugsiga kabir ka ahy lkn asi ilama joogo wa ncy😢😢😢😢😢😢😢😢qalbigeyga see jceshahhy ilhe haii yelo qalbigeyga wu xanuunaye saaid mhaysti qof damiya dabka gudahega ka shidn 😢😢😢😢intaas ayan idinla wdagay😢😢, 20/11/23taarikhqdu waqtiga jceylku igaly 2019/11/1😭💔balacck day wali wan kujeclhy waliba jceylkii qarsodiga ahaa wliba ani bes igu koobana😢😢😢wxan so labanaya mrkle i. a wxi igu dhco wan arki doona i. a😢😢😢😭wiilkan klena halmalin inu iga mqnado mjecli sbto ah wakan ilinteyda tiry oo idareensiyey frxad yar lkn ma ka bxin kro qalbigeyga jceylki igu horeye mxa smeyaaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @rta4510
      @rta4510 8 หลายเดือนก่อน

      Wll farxad ku rajeynaya 😭

    • @user-kj3qb2sv5y
      @user-kj3qb2sv5y 8 หลายเดือนก่อน

      @@rta4510😢😢😢inshalh

  • @maslahfitness7855
    @maslahfitness7855 7 หลายเดือนก่อน +9

    Who is like me watching , 2024

  • @mofarah9084
    @mofarah9084 11 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan dad badan Ayey qalpiyadoda tapata qof Dhagaystay Oo aan qiroon majiro❤

  • @abdiazizali3834
    @abdiazizali3834 8 ปีที่แล้ว +5

    father of Xidigaha Geeska ,
    Yartu Dhool la mood
    Dhuuxey Dagtooo
    way igaga dhagtee
    Kama Dapa Dhacen.
    Axyaaa erayo 👏👏👏

  • @zahrinaboss1015
    @zahrinaboss1015 11 หลายเดือนก่อน +2

    20 September 2023 , 9:38 hbnimo BN dhqgeysanaya 😢😭 qof ban jcldy mana yeelan kro QOFKAS si xad dhaf BN u jclhy 💔hadu qoralkan kuso gaaro waxa ku leyhy frxd igu noolow ❤😭

  • @Pretty_Nezlihaan
    @Pretty_Nezlihaan 9 หลายเดือนก่อน +74

    Who still watching 2023😢😢

  • @yasmiinyaska7611
    @yasmiinyaska7611 ปีที่แล้ว +9

    😢😢😢qof laga fogaday uun baa dareemi karto xanunka uu lee yahy jcyl Aniga Nasib ma lihi aan jcyl keyga dhabta ku hanto 😢😢😢

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 ปีที่แล้ว +8

    Qofka kugu dhexnool siduu kula dhashaad ugu dhaadataaa😓
    2021 yaa iga dambeeeya👍

  • @Safia.cabdi.salaan
    @Safia.cabdi.salaan หลายเดือนก่อน +1

    2024,aniyo qalbi xanuun daremoyo 😢💔😭👍🏻

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 11 หลายเดือนก่อน +2

    Jacayku waa xanuun
    Qofkii soo maraa garanayaa
    Cidii iga danbaysa like ❤