ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

XAMAR DHAXAL UMAY HELIN by XIDIGAHA GEESKA OFFICIAL AUDIO l HD l 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • #ammuqadisho #gurmadqaran
    GOBFILMS
    SUBSCIRBE,SHARE AND COMMENT

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +455

    Alle dhibta ha ka dulqaado dadka reer muqdisho iyo Soomaali oo dhan masiibo aad u wayn baa dhacday 😭😭😭😭😭 ha la iska ilaaliyo erayada caadifadaysan ee dadka walaalaha ah kala dilaya 🙏🙏
    #XamarDhaxalUmayHelin 😭😭😭
    #BigLoveFromHergeisa 😭😭😭

    • @TheGobfilms
      @TheGobfilms  6 ปีที่แล้ว +21

      walal wax garadbad tahay ilahay caqliga haku daaye.

    • @soomaliangirl1360
      @soomaliangirl1360 6 ปีที่แล้ว +6

      Abdirahman Yaare waa xaqiiq huno soomalia way dhibaataysan tahay dareenka ha lala wadaago
      #xamar_dhaxal_umay_helin

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 6 ปีที่แล้ว +4

      Abdirahman Yaare Waxgarad alle Haku Dhawro Hno

    • @abdihakimilasiiarag8075
      @abdihakimilasiiarag8075 6 ปีที่แล้ว +1

      yaara binu yaara

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +2

      TheGobfilms mahadsanid Wll Abdirahman Maano 🙏🙏

  • @dhereye44
    @dhereye44 17 วันที่ผ่านมา +31

    Black night 2/ aug/2024 now 😢👂🏾

    • @boqoradainaali3311
      @boqoradainaali3311 16 วันที่ผ่านมา +2

      😭😭😭🤲 intii dhimatey ilahey haunaxariisto intii dhaawac neh alle hau booga dhayo aamiin🤲

    • @aaziyajiciir2019
      @aaziyajiciir2019 16 วันที่ผ่านมา

      ​amin ya rabi i.a weyka bixi 😢

    • @AniisahappyHappy
      @AniisahappyHappy 16 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin😢​@@boqoradainaali3311

  • @aydaruusdalmar4436
    @aydaruusdalmar4436 6 ปีที่แล้ว +510

    Reer soomaalilnd waa Dad nadiifa qalpigooga inta ila qabta like isiiii

    • @bahjadahabo5807
      @bahjadahabo5807 4 ปีที่แล้ว +1

      Tnxs Allahayoow moqdisho xorowdaa Allahayow Haydilin anool somalia tagin

    • @aadankenta9424
      @aadankenta9424 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo kale wllo

    • @ladanmohamedahmed8929
      @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว

      Inta take waa nadiiif bis bk

    • @nimcodagan842
      @nimcodagan842 4 ปีที่แล้ว

      , Somalian bakadanbaysa qaraxyada xamar taswalaogyahy

    • @geeleciirale6990
      @geeleciirale6990 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@bahjadahabo5807p,ulp

  • @King_Yash612
    @King_Yash612 6 ปีที่แล้ว +340

    I'm from Muqdisho my mother she's from Somaliland Waxan aad ugu Faraxsanahay in eey Abtiyashey Qalbi ino Qabojiyen Walahi ilin aya iga timaday Abalkina marnaba ma Gudi karno 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @nastexocarab4742
      @nastexocarab4742 6 ปีที่แล้ว +2

      Yaaq shiid 😍😍😍😍😍😍

    • @ilyaasmedia24k
      @ilyaasmedia24k 6 ปีที่แล้ว +8

      habo waan isku leenahay

    • @eshwaksirman3114
      @eshwaksirman3114 6 ปีที่แล้ว +4

      Yaaq shiid huno dhipka laiskagama tago somali wa hal qudha

    • @hodanciise6965
      @hodanciise6965 6 ปีที่แล้ว +5

      Soomalidu waa isku dhig waxb kuma kala duwanin siyasad unba inkala rixayse........ shacabku waa hal

    • @filsancawad208
      @filsancawad208 6 ปีที่แล้ว +10

      Yaaq shiid wlllo ilinta kaa timi anagaba waa naga timi wllo anaga dad wada dhashaa nahy somali ayaana nahy xamar dhibteedana way na dhibaysa wllhy ax illlhy xamar ka dulqaad dhibka runtii muqdisho wn arkay waana dad aad u wacan
      From burco somaliland

  • @abrominmoabdullahi5863
    @abrominmoabdullahi5863 6 ปีที่แล้ว +121

    Anoo ah reer somaliland hadana Waxan ka xumahay dhipatada ku habsatay wllehen reer muqdisho 😥😥ilahay haydin kasaro dhipatada aamiin aamiin aamiin yaa rabi big respect my people 😍😍😍😥😥thank sxb gob flims

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 6 ปีที่แล้ว +251

    Hilba wada dhashay ayaynu nay ilalahya dhibta ha idiin Ka dul qaado walalahayga Somalia From jamuriyada somaliland

  • @maamewaawe9307
    @maamewaawe9307 6 ปีที่แล้ว +153

    From mudug baan ahay hadana meel soomaali dagto Hargaysa iyo kismaayo baan u jeclahay soomaali wayn waan idin jeclahay oo kaftan ahayn waligay ma qorin ereyo xanaf leh ama qabyaaladaysan oo aan qolo ku durayo waan jeclahay inaan arko 5somalia oo mid ah insha allaah❤❤

    • @daahirdhere197
      @daahirdhere197 6 ปีที่แล้ว +2

      Maame Waawe inshalah somaliya iyo muqdisho nabad warta way heli biednilahi dhawan, wl inagada midnimada wl 60sanan faaido ka wayee,

    • @maamewaawe9307
      @maamewaawe9307 6 ปีที่แล้ว +1

      Daahir Dhere insha allaah sxb Guul waynu gaari

    • @najaadhupi4619
      @najaadhupi4619 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭🙏🙏🙏

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 ปีที่แล้ว

      We love sxb

  • @mmcnuur2678
    @mmcnuur2678 6 ปีที่แล้ว +234

    Thanks xidigaha geeska like isaaro wixii jecel walalen waqooyi somaliland

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 6 ปีที่แล้ว +217

    Kaalintii waaberi waad buuxiseen 😍💪✋ xarunta fanka , fikirka iyo xikmadda soomalida.

  • @muslimahmed7470
    @muslimahmed7470 6 ปีที่แล้ว +107

    mudo 30 daqiiqo gudahood waxaa daawaday ku dhawaad 1500 oo qof ilaa hada wax dislike saaray ma jiraan mnsha allh wlhi somali waa isku calool fayoobaaty love from berbera

    • @hussientahir6047
      @hussientahir6047 6 ปีที่แล้ว

      muslim Ahmed wll side dislike loo saarya hadan nahay soomalaind wan idin jecelnahay wlahi ilaahay dhibta ha idinka dul qaado

    • @safaabdi3340
      @safaabdi3340 4 ปีที่แล้ว

      👍

  • @subairmuhandisibnuismaciil9404
    @subairmuhandisibnuismaciil9404 6 ปีที่แล้ว +121

    big respect muqdisho
    allow ka qaad dhibatada
    from hargiesa somalliland

    • @kingckwalashis7705
      @kingckwalashis7705 6 ปีที่แล้ว +1

      subair muhandis ibnu ismaciil AmiiiiN thanks walal Qali ah

    • @somalibaanahay3050
      @somalibaanahay3050 6 ปีที่แล้ว +1

      subair muhandis ibnu ismaciil amiiiin wll mcn full respect wllhy hargeysa

    • @axmedibrahim4131
      @axmedibrahim4131 6 ปีที่แล้ว

      subair muhandis ibnu is
      maciil

    • @khalidcilmi5492
      @khalidcilmi5492 5 ปีที่แล้ว

      subair muhandis ibnu ismaciil aamiin

    • @khalidcilmi5492
      @khalidcilmi5492 5 ปีที่แล้ว

      somali baan ahay ģ

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 6 ปีที่แล้ว +67

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ilahay aa noo maqaan😢😭😭
    😭😭😭😭😭😭😢⬇
    Xamar dhaxal umay helin
    Dhiig korkeeda lagu qubo
    Xamar dhaxal umay helin
    In dadkeeda lagu dhibo
    Xamar dhaxal umay helin
    Dhismeheeda ruux neceb
    Xamar dhaxal umay helin
    Dheligeeda ruux jecel
    Xamar dhaxal umay helin
    Doorato wixii dhacay
    Xamar dhaxal umay helin
    In dhexdeda lagu dilo
    Dhalaankiyo duqaytida
    Xamar dhaxal umay helin
    Qaraxyada dhacaaye
    Ku dhamaatay shacabkii
    Xamar dhaxal umay helin
    Misiibadan dhirbaaxdiyo
    Dhiiladiyo wax yeelada
    Way Ka bixin dhibaatada
    Nabad dhalata baa iman
    Iskadaa qof dhaayaha
    Ilmo dhibiq kaso tiri
    Ay dharkiisu qoysee
    Haddi dhirtu ooyi layd
    Ama dhagaxuba hadlilaa
    Dhawaaqiyo qayladoda
    Dadkaa dhega beeli laa
    Yaa damiirka dhawacay
    Iimaanka kala dhimay
    Iilka dhigay dadnimadi
    Dhoofiyay wanaagi?
    Dhagar qabaha yaa yiri
    Dhalasha wadaagtan
    Yaa masuulka dhigay
    Ninka shilinka dhaafsaday
    Maati dhimasho lagu habay
    Ninka dhiiga islameed
    Ba.anaa ku dhiiraday
    Dhagar qabuhu yaab lehe
    Dadka maanay dhaadayn
    Dadku maanay dhiiliyo
    Dab dhexdooda laga shido
    Ilbaxayn dhibaatada ?
    Dadwaynaha ninkii dhibay
    Dhiigoda kii shubay
    Haddan ruux ka dhicinayn
    Inaan gacan kusoo dhigo
    Eebe muu ka dhuumani
    Markaan dhaco walalkay
    Eedhibo masakiin
    Dhagartooda doorbido
    IFKA SOW KUMAAN DHIMAN
    💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙i love you somaliland wlh wa dad lagu fano

    • @makulatalinawalal8536
      @makulatalinawalal8536 6 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare xaqiiiq zhp ino wada maqan

    • @Ayaaana21
      @Ayaaana21 4 ปีที่แล้ว +3

      Insha allah wanka baxaynaa walalky ayamihii wacnaa way so socdaan.

    • @Ayaaana21
      @Ayaaana21 4 ปีที่แล้ว +3

      Musiibada dhirbaxday iyo way ka bixi dhibatada

    • @QULAASOCHANNEL
      @QULAASOCHANNEL 4 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah abowe waa ka baxeena dhibka 😭😭😭🤲♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺

  • @abdiibrahim1133
    @abdiibrahim1133 6 ปีที่แล้ว +59

    I m from burco ale maqdisho habadbaadiyo waan ilmeeyay wlhi dhibka walalahay ku dhacay😰😰💔

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 6 ปีที่แล้ว +109

    Si kasta oo qadiyada la iskugu khilaafsanyahy hadana wllnimada io islanimadu waa halkeeda
    We love muqdisho😘😢

  • @Amirajamac
    @Amirajamac 6 ปีที่แล้ว +300

    Dad wada dhashan nahay aan isku dhowaano somaliyeeey🇸🇴

  • @canabdahabo7446
    @canabdahabo7446 6 ปีที่แล้ว +20

    Walaahi dadkeena soomalida wax naxarista kaga qurux badan maan arag, waan ilmeeyey farxad awgeed markaan akhriyey comments ka oo labada dhinacba wanaag iyo qalbi san ka muuqdoo. Am from Somaliland Muqdisho big love and respect ❤❤❤

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 6 ปีที่แล้ว +110

    Waa heestii ugu fiicned oo qiiro ah oo lasoo qaado walaalaheen jira oo jooga mahadsanidiin hiiil walaalo somaliland 💚💭❤️ 🇸🇴🙏🏾

    • @deeqacabdeqaader240
      @deeqacabdeqaader240 4 ปีที่แล้ว

      Illaahow xamar nabad noga dhig somaaliya oo dhan insha allaahu

    • @deeqacabdeqaader240
      @deeqacabdeqaader240 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaalhena reer Somaliland illaah ha idka aqbalo amiin

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 4 ปีที่แล้ว +16

    I am From somaliland My City Hargeisa.
    Wlhi wan ilmeeyaa mrkan maqlo Qarax baa muqdisho ka dhacay😢😢 Ax Alle ha idinka dulqaado walalayal

  • @hiboahmed5967
    @hiboahmed5967 6 ปีที่แล้ว +145

    waligeyba wan ogaa iney rer somalind dad nasaba yihiin viva somali weyn💕💕❤👏

  • @umaymaaseir5406
    @umaymaaseir5406 6 ปีที่แล้ว +53

    reeer somaliland wlhi waa ni jecelnahay wala leheen aa tihiin guulesta waana ku mahad san tihiin wala lehen from mogdisho

  • @MohamedOmar-sg1yn
    @MohamedOmar-sg1yn 6 ปีที่แล้ว +59

    Baroor-diiqdu intay inoo taalo siyaasida inoo yara dhiga,
    From somaliland
    With you muqdisho 💝💗

  • @hassanibrahim1143
    @hassanibrahim1143 6 ปีที่แล้ว +29

    Tnx xidigaha geeska😍 dadki dhihi jiray laabsaalax M.bk iyo axmad zaki wa cunsuriyiin meel ha iga fadhiistaan Pig respect walaalahen reer somali land

  • @qoraxjoog7399
    @qoraxjoog7399 6 ปีที่แล้ว +190

    Laabsalaxow Gob Iyo Geesi baadtahay Cid Dambe ka'akhrisan maayo waa Qalbyaaladeyste Guuuleyso Abwaankeygow

    • @dongarow3226
      @dongarow3226 6 ปีที่แล้ว +2

      Qorax Joog bk ku dar abti wlhi dadkuun baa wax kale ka aminsane bk waa ninka qudha ee xidigaha ku jira ee dadka wada jecel een xiqdi ku jirin somali waa somali uun waa in aan isku damqana am from hargeisa

    • @qoraxjoog7399
      @qoraxjoog7399 6 ปีที่แล้ว

      Guuuleyso walalkeygow

    • @maryamadhuubqueeen2245
      @maryamadhuubqueeen2245 6 ปีที่แล้ว

      Qorax Joog kula mid baan ahay waxan aaminsana inuu cunsiri yahay sida la ii sheegay lkn qof danbe kama aaminaya

    • @bileshidaneahmed7332
      @bileshidaneahmed7332 5 ปีที่แล้ว

      Awalba waan aaminsanaa in uu yahay Abwaan Soomaaliyeed kaalintii looga baahnaa Abwaan Soomaaliteedna wuu buuxiyay waa 5ta Soomasliyeede

  • @hibosjr
    @hibosjr 6 ปีที่แล้ว +107

    Wlh Wan jeclahay Reer Somaliland Walalo qali Mahad sanadin Alow hey dilin ano idin soo arag ❤❤

    • @libanqdi3529
      @libanqdi3529 6 ปีที่แล้ว +1

      Hib0 Xamar soo dhawow wll somali wa isku dhiiig kaa ladadinayo iyo kayagu wa isku mid

    • @Oneday20209
      @Oneday20209 6 ปีที่แล้ว +1

      Hib0 Xamar any time soo dhowow wllo waa dalkaagi Iyo dadkaagi

    • @hibosjr
      @hibosjr 6 ปีที่แล้ว

      liban qdi Sax wll Dhigeyga tahiin❤😢

    • @hibosjr
      @hibosjr 6 ปีที่แล้ว +1

      sayidali Yaasir Adinkaba dad wanagsan tahiin ❤Walalo qaliya

    • @hibosjr
      @hibosjr 6 ปีที่แล้ว

      Najaah Mohammed Aad iyo Aad Cidna igama xigto ❤

  • @canabdahabo7446
    @canabdahabo7446 6 ปีที่แล้ว +33

    walaalahay anoo Somaliland idinkala soo hadlaya waxaan idiin sheegaya Xamar dadkaygii weeye dalkaygaygii weeye xanuunki lagula kaco waa mid anigana laygaystay o I xanuujinaya tan iyo malinki falka foosha xun dhacay ilintayda ma qalalayso wallahi😢😢😢 ii samir xamarey oo ii aamus waad noqon xaruunta nabada aduunka malin dhow insha Allah, dhagar qabaha falka waxashnimada kula kacay duqatida iyo dhalaanka ukala eegin ilahayow ka abaal mari oo dunida ku caarcaara. Ilahay ha u naxaristo intii ku dhimatay inta dhaawacana rabi caafimad dagdaga hasiiyo inta awlaad, waalid iyo qaraabo ku waydaynay rabi sabir balaadhan haka siiyo. Ameeeen

  • @abdilahiahmad3312
    @abdilahiahmad3312 6 ปีที่แล้ว +34

    Hargaysa muqdisho garisa jigijiga iyo jabuti mid weyi hadanu kala wadamo nahay xuduudu nakala fogayn mayso wllalayal
    from:borama

  • @maroodijeex6565
    @maroodijeex6565 6 ปีที่แล้ว +95

    hadaanu nahey rer Somaliland ma necbin Somalida ee goaanka yaga maseeriga ah e qaranimada Somaliland yaan lo arkin xumaan
    xamarna dhaxal umay helin inta gacan Ku dhigle ah

  • @nimcohariiza1776
    @nimcohariiza1776 6 ปีที่แล้ว +102

    😭😭😭😭😭
    Thnx walalahena rer somaliland
    😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @amanijama9597
      @amanijama9597 6 ปีที่แล้ว +2

      Nimco Hariiza u wlc sis may Allah bring peace in muqdisho and Allah haa naxaristo dadka ku dhintay

    • @amanijama9597
      @amanijama9597 6 ปีที่แล้ว +3

      Nimco Hariiza u wlc sis may Allah bring peace in muqdisho and Allah haa naxaristo dadka ku dhintay, we feel sad with you😭

    • @nimcohariiza1776
      @nimcohariiza1776 6 ปีที่แล้ว +1

      Amani Jama 😭😍 alah ayaa naga sogaraya insha allah rer hargesa rer burco dhamaan aad ayan idinkumahad celineynaa

    • @---7573
      @---7573 6 ปีที่แล้ว +3

      Nimco Hariiza walalo ayaynu nahay walo

    • @nimcohariiza1776
      @nimcohariiza1776 6 ปีที่แล้ว +1

      xamda cali wa sas abayo 😍😍

  • @maceeymaow9551
    @maceeymaow9551 6 ปีที่แล้ว +26

    😭😭😭😭 walalahen xidigaha geeska sida murugada nola qeebsadeen eebe dhib hainka illaliyo illh hano naxariisto shacabkeyga musiibada kudhacdy😭😭. Allow janatul firdows ugu bishaarey

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 6 ปีที่แล้ว +82

    Ilahayban ku dhartee wan ilmeeyay waxanan ka ilmeeyay comntiga dadka ay qoreen qof walba wanag iyo kalgacal uu muujinayo qolada kale ayuu ku cabiiray dareenkisa waa wax lagu faarxo lkn waa iga su al siidan aynu iskugu damqanay ee dhiib ku ino wada tabtay maxaynu marka wanagu jiiiro iskugu farxi waynaya ee isku cayna khasatan walalaheena reer xamarku maxay ino xasiidan ee uga naxan wanageena hadi an nahay reer Somaliland almuhiim waxan nahay walalo isku qasban eee an noqono dad dhiib iyo dheefba qayb sada o an ku kala teegin
    Aad ayaan uga xunahay dhiibki ka dhacay xamar dhaman dadki dhiintay rabi haw naxariisto inta dhimata dhawacana ilahay cafiimaad ha siiyo ehelki iyo qarabadina samiir iyo imaan 😢😢😢😢😢😢

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 6 ปีที่แล้ว +10

      Asma Uae abaayo wa idin jecelnahay dhalinteenuna wee is jeceshahay ee nacabka ina kaladilaa waa qabqablayadha inagu dhexjiro oo waqtigoodii gurbay. Anaga dhalinyaro ahaan khasatan aniga wan jeclahay wlhi qof walboo dhig somaliyi kujiro wa iskugu key mid. Somaliland ahaana aad baa idinkugu duceya in ilahey nabadina idin siyadiyo. We luv u guys meelna kuma kala harno

    • @dhawrsancaqil9746
      @dhawrsancaqil9746 6 ปีที่แล้ว

      Zaynab Omar waa xaqiiq wll in aynan kala marmin oo ma jiiro qof ka marma walalki ee ilahay warxumo tashiilka haynaga qabto idiinkuna waad heelaysan nabad warka insha allah wll qaali

    • @dhawrsancaqil9746
      @dhawrsancaqil9746 6 ปีที่แล้ว

      sayidali Yaasir xaqiiiq way ka ilmaysiinayan marka siida ixtiramka iyo wanagu ku jiiro dhalinta somalidu uu wada hadlayso wll ilahay wanaga hayna tuso

    • @somalibaanahay3050
      @somalibaanahay3050 6 ปีที่แล้ว +1

      Asma Uae wllo aniga wan jeclhy in ad noqotaan sida jabuti o kale lkn wll waxan ku qurux badanahay in an ahaano dad mideysan o hal qaran ah

    • @canabdahabo7446
      @canabdahabo7446 6 ปีที่แล้ว +3

      Asma Uae walaalo dhib markuu ku haysto ninki kuu damqada ayaa walaal dhaba waxba maaha farxdu iyo waxaasi lakiin xanuunka laysugu hiiliya from hargieaa
      ❤Muqdisho

  • @ramlahosman1947
    @ramlahosman1947 4 ปีที่แล้ว +27

    28/12/2019 another black day😓😭😭iam from hargaisa inshalh xamarey wadkabixi dhibaatada

    • @ap.junior2823
      @ap.junior2823 4 ปีที่แล้ว

      inshallah wan kabixi dhip malaha

  • @Khadar_aden
    @Khadar_aden 6 ปีที่แล้ว +124

    bk ma ku.jiraa fanaanka.inta.jecel like igu qabta

  • @abdiqaniyusuf3655
    @abdiqaniyusuf3655 6 ปีที่แล้ว +64

    IlaahaY Waxaan Ka Baryaa Inuu Xamar Dhibta Ka DuL Qaado Wlhi Murugo Iyo Miisiibo Nagu DhacadaY 😭😭 Yaa AlaaaH U Gargaar Walaalaha Qaraxa Ku DhaawacmaY Una Naxariiso Oo JanoiYinkaaga Ugu Deeq Kuwa Ku DhintaY 😭😭😭😭

  • @fuadismail7210
    @fuadismail7210 6 ปีที่แล้ว +56

    Hargeysa & Muqdisho waa ul & diirkeed ayaGa dadka isku dhow, Umad xun ba isku diriYsa, Hadday il wax noqoto isha kale ayaa u ilmeysaa . Alle umadda uurkooGa burCad ha isku mariYo, Somaliyana nabad haga dhigo ..Viva somali dhamaantood meeshay jooGanba 😭😭✌✌

    • @yungciiltire9608
      @yungciiltire9608 6 ปีที่แล้ว

      fuad ismail sxb waa runtaa mahadsanid bro Somalia Allah Hal ka dhigo

    • @farihazeat3923
      @farihazeat3923 6 ปีที่แล้ว

      fuad ismail
      xamar

  • @xidigtasomaliland5862
    @xidigtasomaliland5862 6 ปีที่แล้ว +169

    Anku hadaad SOMALILANDR nahay xamar dhibkeeda majclin waayo waa dad aan isku jinsi nahay dhibkeeduna uu na dhibayaa allw dhibka ka dul qaad masiibda dhibxdiyo way ka bixi dhibaatada somalay waad ka bixi dhibaatada xamaray waad ka bixi dhibaatada 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @qoraxjoog7399
      @qoraxjoog7399 6 ปีที่แล้ว

      Xidigta Sweden Gob iladhalatay Oo walashay ah

    • @mahamedabdimuhumed4670
      @mahamedabdimuhumed4670 6 ปีที่แล้ว

      Xidigta Sweden ❤🙏💙

    • @umusalahudin4998
      @umusalahudin4998 6 ปีที่แล้ว +3

      Xidigta Sweden tack waan ognahay inaa walaalo jiro tihin reer xamar hada nahay waan jecelnahay soomaliland waana walalaheyn si kastay ahayo iyo wax walbo dhaca ii nolada cadow iiba idinma tuso waxahi weligay ma nicin mana cayn ilaa iyo yaran waan jecla inta isku keen tirta allaha naga qabto

    • @umunadar8748
      @umunadar8748 6 ปีที่แล้ว

      Xidig take Alpo maba jeclan kartid coz iska da somaliye waa dhigade qof la dhibaya ku dhibayo

    • @xidigtasomaliland5862
      @xidigtasomaliland5862 6 ปีที่แล้ว

      Qorax Joog mhdsnd wll

  • @osmanmohamoud143
    @osmanmohamoud143 6 ปีที่แล้ว +81

    somali alle qalbigena ha mideyo sa marka dhibatada jirto isugu damqano oo kale
    from burco am deeply with u $ lov u moqdisho ❤❤❤❤❤

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 6 ปีที่แล้ว

      osman waaar somali maa xmarhargaysa

    • @ayanducale9464
      @ayanducale9464 6 ปีที่แล้ว

      Osman Mohamoud xx7

    • @somalibaanahay3050
      @somalibaanahay3050 6 ปีที่แล้ว +2

      Osman Mohamoud we love reer burco wlhi dhiigeena tihiin dhankena baaldahaba ayad kaga jirtaan xamar xushmad iyo dad idin jeceyl aya joogo allow anigo burco iyo borama iyo awdal igeey dad somali dhaba ku nool halkas full respect from xamar cade dagmada shibis

    • @abdimohamed3430
      @abdimohamed3430 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiin

  • @kawsarabdihonest718
    @kawsarabdihonest718 6 ปีที่แล้ว +99

    I am life muqdisho I have nerver see somalind thank reer abtigay 100/1000

    • @khalidshayga5473
      @khalidshayga5473 6 ปีที่แล้ว +1

      Nairuz Cadey ada mudan abti.
      Ikahau dhibta ha idinka qaado.
      Insha ALLAH wad iman abti

    • @niciimaabdirisaaq2700
      @niciimaabdirisaaq2700 6 ปีที่แล้ว

      Xidigaha

    • @molitoismo5368
      @molitoismo5368 6 ปีที่แล้ว

      Adaa leh waanu kugu soo dhawaynayna abti

    • @Abrahan-biihi
      @Abrahan-biihi 6 ปีที่แล้ว +1

      Nairuz Cadey Wllashay Waanku soo Dhawaynaynaa Incha aallah Hadaad no Timaado

  • @abdiwajib
    @abdiwajib 6 ปีที่แล้ว +27

    Misna Xiran Dhar Caadi ah
    Macnaheeda Ma Fahamteen
    Waxaa uu abwaanku kawadaa Waa siyaasi Xil U Haya Umada sida Xildhibaan ama Waziir oo AlQushaash ah. Hadaa igu Raacsan Tahay Hit (Like)

  • @gobiyoduriyad9170
    @gobiyoduriyad9170 6 ปีที่แล้ว +10

    wllhi reeer somaliland baan ahay
    xamarna dhiigayga
    siyad mooye dhiig iyo somalinimo waan wadaagna sidaan u ooyey waligay uma ooyin we love u walaalahayo ❤️

  • @aminamohmoud1274
    @aminamohmoud1274 4 ปีที่แล้ว +12

    Maanto kle 14ki October 2017
    Wlhi qof islamnimo iyo somalinimo ku jirtaa ilaawi maayo maalintaas😭😭😭😭😭

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +80

    somali land idin jecliyaa ii noolaada wlalayaal isku midbaanu nhy waan is la dhalaney❤❤❤❤

    • @eshwaksirman3114
      @eshwaksirman3114 6 ปีที่แล้ว

      Ayan Ilays qabyalad xun ba ina kala sovaysa iho oday siyasiyin sheganaya mahane dad qudhaynu nahay af qudhaynu nahay din qudhaynu lenahay rabigena wa illahay
      One love somalia Midnimo✊

    • @majabeofficial6939
      @majabeofficial6939 6 ปีที่แล้ว +1

      horta magaca qabiil iyo qaran iyo dawlad ma maqili karo waayo waxa la layay wa dad islaam ah oo isku dhiig nahay markaa pls inta masiibada laga soo kabnyo xataa hadaad caysaan qabiyalada magaca qabiil yaan qoralkaasi lagu arkin baraha bulshada somaliland and somalia one love nabad dhaltaa iman doonta insha allah

    • @muxiyadibabdi3450
      @muxiyadibabdi3450 6 ปีที่แล้ว

      waaalalhy rer somaliland waxad tiihin daaad waaangaa jeceel angaa ilaahy dhibkaa hangaa qaaado inshaaaalah naaabdnaaa waaay noqoon somaaliya

  • @sadiyabooher1715
    @sadiyabooher1715 6 ปีที่แล้ว +20

    I am from Somalia 🇸🇴 I proud to be Somalia 🇸🇴 love this flag 🇸🇴

  • @munaalasow8573
    @munaalasow8573 6 ปีที่แล้ว +51

    😭😭😍 mhdsnidiin xidigaha geeska.....
    Somaliland❤
    xamar alaa u maqan😭💔

  • @suhaybofficail3459
    @suhaybofficail3459 6 ปีที่แล้ว +15

    Ilahay muqdisho nabad kadhiig walahay reer muqdisho Samra wll inshallh wad kabaxaysa dhibatadad from hargaysa caday

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 6 ปีที่แล้ว +14

    Ku mahadsanidiin reer somaaliland dareenkiina aad ku muujiseen hesta....xamar way dhaqaaqin isha allah guul iyo gobanimo.

  • @nawaalsulub8014
    @nawaalsulub8014 6 ปีที่แล้ว +17

    Can't stop wlhi ooohinta wlaalahy dhibka wanu idinla dareeemayna ilahy baa idin maqan ax ax from burco😓😓😓😭😭😭😢😢😢

  • @somgedi
    @somgedi 6 ปีที่แล้ว +7

    Iam from white house muqdisho full respect ✊ xidigaha gees star ⭐️ of fanns 😭😭😭

  • @ummnoura4891
    @ummnoura4891 6 ปีที่แล้ว +81

    Xamar Dhaxal Umay Helin
    Dhiig Korkeeda Lagu Qubo
    Xamar dhaxal Umay Helin
    In Dadkeeda Lagu Dhibo
    Xamar Dhaxal Umay Helin in
    Dhexdeeda Lagu Dilo
    Dhalaankiyo Duqaytida
    Xamar Dhaxal Umay Helin
    Geeri joogtiyo Dhagar
    Xamar Dhaxal Umay Helin
    Dhaxal Xamar Umay Helin
    Hadba qarax Dhacaayiyo
    Dhiiladiyo Waxyeelada
    Xamar Dhaxal Umay Helin
    Dhurwaagiyo Dadqalatada
    Misna Xidhan Dhar Caadiya
    Soomaaliyeey Misna Xidhan Dhar caadiya
    Xamareey Dhaxal umad Helin
    Dheeligaaga Nacab Jecel
    Dhismahaaga Ruux Neceb
    Xamar Dhaxal Umay Helin
    Inta Gacan Ku dhiigla
    Ninka Diin Ku dhuuntiyo
    Xamar Dhaxal Umay Helin
    Dhareerliyo Nin Liituhu
    Dhawaan wayka Dabar Goi
    Masiibada dhirbaaxdiyo
    Way Ka Bixi Dhibaatada
    Soomaalaay Wad Ka Bixi Dhibaatada
    Nabad dhalatayba iman
    Dhooliyo Gu'ba curan
    🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +1

      Dahabo Dhawrsan
      Sidee u xifdiday ood uqortay hhhh thanks 😍😍

    • @ummnoura4891
      @ummnoura4891 6 ปีที่แล้ว

      Kamal Abdullahi ❤❤❤

    • @34aym83
      @34aym83 6 ปีที่แล้ว

      Dahabo Dhawrsan xamaray waad ka bixi dhibatada ❤❤❤

    • @deqamohamed8960
      @deqamohamed8960 6 ปีที่แล้ว

      Dahabo Dhawrsan gob bay tihiin

    • @feesalmaxamedofficial5730
      @feesalmaxamedofficial5730 6 ปีที่แล้ว

      Dahabo Dhawrsan sax

  • @shankabood
    @shankabood 6 ปีที่แล้ว +5

    😭😭 isnshalah waanu ka bixi waad ku mahadsan tihiin walalaha nala damqaday ee somaliland noolada xidigaha geeska big respect idiin hayna

  • @apurahmanfficial812
    @apurahmanfficial812 ปีที่แล้ว +4

    here they did it again after 5 years😭😭
    let us pray for them again wlhi🤲
    one love muqdisho from djibouti❤🙌

  • @fadumojama7407
    @fadumojama7407 6 ปีที่แล้ว +25

    اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين واشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم اغفر للمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم ارزقنا حسن الخاتمة اللهم ارزقنا الموت ونحنوا ساجدين لك يا ارحم الراحمين اللهم ثبتنا عند سؤال الملكين اللهم اجعل قبرنا روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النار. اللهم امييين يارب

  • @ilhaamomer5957
    @ilhaamomer5957 6 ปีที่แล้ว +32

    Comments ayaan akhriyay wlhi Wan farxad oyay waxan arkay dhaliyaro hadalo wacan is waydarsanaya o wax isu ogol isu oyaya isu naxaya Markasta kuwi is wanajiya Alle haynaga dhigo
    Aduunka Cidkale lamawadago dhaqan Dhalasho An ahayn dadka somalida bal sawiro hadi somali o dhami Ay hal noqoto xata haba kala qaybsanate haday is garab istagan waxan huba inay qimihi sharafti iyo wanagi Awoodu dunida jinsiga somali ku laha u soo noqon laha. Kufanaya inan somali ahay

    • @itsmeyrdaddy6071
      @itsmeyrdaddy6071 6 ปีที่แล้ว +1

      Hada ayaan akhriyayay walahi somali waligeed iyagoo saas muxibada leh uwada hadlaaya maaan arag ilaahay qalbiga soomaali burcad haysku mariyo

    • @kamandowkamandow1404
      @kamandowkamandow1404 4 ปีที่แล้ว

      ilahau qaranka somlilnd cadowga ha ka qabto

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 3 ปีที่แล้ว +9

    Inta daawanaysa hadda oo ka socda rasaas xamar😥Madaxweyne af gambi ku qabsada la dooni mayno wllolahay from somaliland😞Alle dhibta haydinka saaro😥

  • @karoonetech748
    @karoonetech748 6 ปีที่แล้ว +23

    BiG respect fanaaniinta XIDIGAHA GEESKA LOV UH labsalax nd Bk

  • @moztafetavo6095
    @moztafetavo6095 2 ปีที่แล้ว +2

    SooMaaL¡ Waa M¡De YayNan WaxPa kaLa Qaad QaaD¡n V¡va SooMaaL¡ WayN 😰♥️✋

  • @hajiakram773
    @hajiakram773 4 ปีที่แล้ว +5

    naxdintiyo dhibaatada
    nololbaa xigayseeeee
    muqdishay ha niyad jabin
    😭😭😭😭😭😭😭😭🙈
    from burco somaliland
    14-Actobar 2019👈

  • @Eastafricagooner92
    @Eastafricagooner92 6 ปีที่แล้ว +19

    Hargaysa la ooynaysa Walaasheeda muqdisho oo dhaaawac la daalaa dhacaysa 😢

  • @abdifitahahmed4149
    @abdifitahahmed4149 6 ปีที่แล้ว +15

    Is-Jaceyl iyo Midnimo ayaan ka qaadnay dhibaatadii uu cadowgu inoo geystay....SOOMAALIYA HA NOOLAATO!

    • @nasraahmed4301
      @nasraahmed4301 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdyphatah Ahmed waa laiska naxay lakin lama midobin kala dal ayeynu nahy isku jinsi isku diin isku luuqada se kale calana oo kal xuduuda alle dhibta haidinka qaado muqdishoy

    • @fardawsabarre9455
      @fardawsabarre9455 6 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah way kabixi dhimatada dhibka 😢dhaxal looma yeesha nabad dhalatay ba imaan 😢😢insha Allah

  • @ahmedcrlion1547
    @ahmedcrlion1547 6 ปีที่แล้ว +24

    Wali Dhagar intaa Leeg
    Kama dhicin Aduunyada
    Xero dhiigta Aadmiga
    Dhulka hooyo laga dhigay
    Taariikhdu maayo dhigin
    alle ha u NaxariiSTo intii dhimataY inta dhaawacana CafimaaD sareecan leH alle Ha siiYo

    • @maxamedsiciid9658
      @maxamedsiciid9658 6 ปีที่แล้ว

      alla xamar dhaxal umay helin in dadkeeda lagu dhalaankiyo duqaytida wllhy wan ka naxay xamar somali meel ay joogto wan ka naxaa dhibtaa siyaasada inaga sara oo somali isku dara

  • @muhiimabarre4502
    @muhiimabarre4502 6 ปีที่แล้ว +11

    Oh walahay wadnha I xanuunya, Miskiin ilahay Xamar cadawga ka qabto. Xamar way ka bixi dhibtada In'Sha'Allah nabad dhalata iman 💔💔💔💔💔

  • @hassanpk6100
    @hassanpk6100 6 ปีที่แล้ว +5

    Waan kaxumahay 100% dhibta kudhacday walalahy mogadisho walahhy waan ilmeyey somali waa iskumid walalayaal siyaasiyiin calooshooda ushaqaystayaala dadka kala qoqobaye sharafti somali aduunka kulahayd waysoonqoqn inshalah dhowan from somamliland

  • @rahmaruuxi7413
    @rahmaruuxi7413 4 ปีที่แล้ว +15

    Manta yaa dhageysanaya😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abdibasednasser1380
      @abdibasednasser1380 4 ปีที่แล้ว

      Aniga 😧

    • @hafsaahmet9876
      @hafsaahmet9876 4 ปีที่แล้ว

      Aniga 😭 baa dhageysanaya

    • @rahmaruuxi7413
      @rahmaruuxi7413 4 ปีที่แล้ว

      abdibased nasser ilhow dhibatada naga dul qad😭😭😭😭😭

    • @rahmaruuxi7413
      @rahmaruuxi7413 4 ปีที่แล้ว +1

      hafsa ahmed ilan baa iga timi wlhi😭😭😭

    • @hafsaahmet9876
      @hafsaahmet9876 4 ปีที่แล้ว

      Dhibatada Allah naga dulqaado anaga iyo intii Muslim eh abaayo

  • @adendoubaddarar9598
    @adendoubaddarar9598 4 ปีที่แล้ว +2

    Big respect muqdisho illahw dhibatada ka qad waxad dhabarki somaliyed from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @hodanabdi9990
    @hodanabdi9990 6 ปีที่แล้ว +17

    Wexey muujineysaa heestaan in qofka walalkaa ah Ku damqanaayo hilba wada dhashaa nahay noolaada xidigaha iyo dhamaan reer soomaaliland

  • @cabdirahmansalebanwayrax7264
    @cabdirahmansalebanwayrax7264 6 ปีที่แล้ว +15

    Qadiyada uunbaynaan isla fahmaynin lkn wllo meelna aan kala tagayn ayaynu nahay ilahay qalbiyadeen ha isku soo dhaweeyo wlaalahayo reer muqdisho

  • @halaislam7097
    @halaislam7097 6 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭 Ilahay dhipka ha Ka Dulqado Somalia Inzhllh Walalalaheen way Ka bixi donan Dhipta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    More love From Somaliland ❤️

  • @garow_GT
    @garow_GT 4 ปีที่แล้ว

    Sikasta ha ahaatee wllhay muqdisho khilaafkasa hana ga dhaxeeye hadana waa wllhay alle haka saaro dhibaatada amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ilhaamomer5957
    @ilhaamomer5957 6 ปีที่แล้ว +4

    Masiibada dhirbaxdiyo wad ka bixi dhibatada
    Nabad dhalatay ayaa iman dhool iyo gu'ba iman xamareey
    Shacabka muqdisho ku nool gamcaha is qabsada fursad yaan laydinka helin laydinku dhibo is garab istaga wayo waxa la dhibaya e oyaya waa shacab isugu jira hooyo abo dhalinyaro dhalan wayel Alle ha u naxariisto dhaman inti dhimatay inta dhawaca Alle ha cafiyo ilahaw Somalia o nabada I tus From Hargeisa Somaliland

  • @kingkhadar9180
    @kingkhadar9180 6 ปีที่แล้ว +6

    Xamar dhaxal umay heli geeri joogto iyo dhagar 😓😓😓😓😓😓😓😓allow dhowr Somalia 😢😢😢form somalilander jecel xamar😢😢😢

  • @khalidshayga5473
    @khalidshayga5473 6 ปีที่แล้ว +5

    Walhi I'm crying wlhi.
    Magac kasta halashegto lkn somali wa walalo.
    Ilahay waxan ka baryya inu ka dhigo dhibti ugu denbeysey

  • @muna441
    @muna441 6 ปีที่แล้ว +6

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷
    I am somalia
    Thank you Somaliland Insh'ALLAH SOMALIA will raise soon

  • @rahmamussa7763
    @rahmamussa7763 6 ปีที่แล้ว +14

    iam form jibout walalya s land iyo moqadisho iskusu dhwada nacabka Han iskadhicinee

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 4 ปีที่แล้ว +3

      adna nagu soobiir bal caqliga eega adba somali tahay

  • @luludacoce7741
    @luludacoce7741 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks xidiga geeska iyo waliba abwaanka umada Allah ha idindayo dhamaan xidiga geeska wlhi waxaan idin dhaho ma aqaano waana mahadsanid inta taakeerta xidigaha geeska ismuujiya

  • @zakariasaid9801
    @zakariasaid9801 6 ปีที่แล้ว +85

    Big respact muqdisho

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 6 ปีที่แล้ว +26

    Reer Somaliland waa dad isku kalsoon oo markasta si qiiro leh u muujiya dareenkooda

  • @bahjadahabo5807
    @bahjadahabo5807 4 ปีที่แล้ว +8

    Somalia waxad ku istaagi doontaa cagaahaaagu mardanbe incha Allah somalia 😢😭😢😭😭

  • @iqraaxmed5431
    @iqraaxmed5431 4 ปีที่แล้ว +8

    black day 28/12/2019 😢😢😭😭😭😭😭alleh ha idinka saro from hargisa wan ka damqady wlhi dhibtada dhcdy mnta

    • @khaalidcabdijaamac2913
      @khaalidcabdijaamac2913 4 ปีที่แล้ว

      Allaw wlaalahay dhibaatada kazaad Aaamin aamin From burco😭😭😭

    • @drzeefofficiall1514
      @drzeefofficiall1514 4 ปีที่แล้ว +2

      Black day 28/12/2019
      Xamar dhaxal umay helin
      In dhexdeeda lagu dilo
      Dhalaankiyo duqaytida
      Inta xamar dhibaatateeda ka xun
      Like ta iigu qabta please

    • @germanytoday4245
      @germanytoday4245 4 ปีที่แล้ว

      sorry😭😭

    • @qamarqamar9638
      @qamarqamar9638 4 ปีที่แล้ว

      allow cadoowga naga qabo 😭😭 dadkeeni wee Naga dhameeyeen allah ha cadaabee 😢

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +54

    Allah naga saaro dhibka yarabi

    • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
      @inantamusebihiadeerkauyaha6319 6 ปีที่แล้ว +1

      Maria Jama Amiiiin alle ha idinka saaro dadkaykiii ax axaa 😢😢😢😢😢waydnu ka bixi dhibaada

    • @muhiimabarre4502
      @muhiimabarre4502 6 ปีที่แล้ว +1

      Maria Jama ameen In'Sha'Allah.

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +1

      Dajiya soomalilnder amin insha Allah hno

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว

      Muhiima Barre insha Allah hno

    • @fattahfattah3340
      @fattahfattah3340 6 ปีที่แล้ว

      Ilahay nabad hano gadhigo somaliya ilove you dalkayga hoyo guul iyo gobonimo insha Allah

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 ปีที่แล้ว +7

    Durwaaga iyo dad Qalatada😭😭 Misana xiran Dhar caadiya ....... dhar caadiya Xamareey dhaxal uma helin😭😭😭😭😭xamareey waad ka bixi Dhibaatada Soomaalaay waad ka bixi dhibaatada Insha allah Allaw adigaa inoo Maqan😭😭😭😭👈

  • @hamdiali8238
    @hamdiali8238 6 ปีที่แล้ว +7

    Xamar dhaxal u mey helin geeri joogta iyo dhagar😭😭😭😭😭😭😭😭 allow cadawga naga qabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴 xamarey ha niyad jabin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 6 ปีที่แล้ว +4

    I'm From HarGaisa
    Aad Baan Uga Xumahay Walalahayga Qaaliga Dhibaatada Ku Habsatay Waan Uga Ducaynayaa Cadowga Dharka Usoo Xidhay.
    Xmareey Dhaxal umaad Helin Dheeligaaga NACAB Jecel Xamarey dhismahaaga ruux jecel

  • @GALAYDH
    @GALAYDH 6 ปีที่แล้ว +13

    I'm from somaliland
    😢😭 labo Qof oo muhiimah igaga baxay qaraxaa kana xumahy musiibada ku habsatay somalia dad wada dhashay ayay nu nhy
    wada isku afa walibah makala maqnin isku dhexnoolnahy blse indha iska tirka naga dayah wan idin la jirnay Somalia Way kabixi dhabatada insha allah 😭🙏✊☝

  • @idirisadde
    @idirisadde 2 ปีที่แล้ว +2

    Siduu wali qaraxi uga socda wadanka
    Allah ha unaxariisto dadki shacabka ahaa
    Ee maanta ku geeriyooday

  • @walidsultanofficial5543
    @walidsultanofficial5543 6 ปีที่แล้ว +17

    Abwaan laabsaalax iyo kooxda geeska Africa Aad ayaa umahadsan tihiin...

  • @user-mb3by3ib7t
    @user-mb3by3ib7t 6 ปีที่แล้ว +8

    Somali meelkasta ay joogaan waa dad wada dhashay midna kakale dhib uma quudho lkn hadii siyaasad lagu kala duwanyahay maaha in laynacebyahay. Walahi sida ka hargeysa jooga aan inyar oo dhiba ula ogolayn ayaan ka xamar ama meelkale jooga ugu ogolaanayn..viva SOMALI oo dhan ilaahay ha iikiin xifdiyo

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 5 ปีที่แล้ว +5

    wlhi ilmo kulul ayàa iga timid allow dhipatada ka saar wllahena muqdisho I am from somaliland 😭😭😭

  • @mustafeisse4107
    @mustafeisse4107 6 ปีที่แล้ว +13

    Waa hees qiiro xambaarsan kana turjumaysa walaalnimada somalida. Siyaasad waa lagu kala duwanaan karaa lkn jinsi qudha ayeynu nahay haday il bukooto ta kale waa la bukootaa ismana arkaan labada indhood we love xamar from hargeisa. Alle haw naxariisto umada somaliyeed ee la xasuuqay gacantiina midig ayaan nahay muqdisho waa muraayada umaa somaliyeed

  • @sakariyeabdiaskar6755
    @sakariyeabdiaskar6755 6 ปีที่แล้ว +16

    Xamar dhaxal umay helin geri jogta ah
    Ax ax aad ayaan uga xumahay dhibatada kudhacday walalhayga xamar kunool dad walalan nahay lkn siyasadaan ku kala duwanahay hadanu nahay reer somaliland waan idiin ducaynaynaa

    • @oneshak
      @oneshak 6 ปีที่แล้ว

      Sakariye Abdi Askar ma ahan inan siyasda kahadalno haduna nhy rer somaliland war adiga somali waaa somali wllo nagadaa siyasad qurunka ah waxa unuga iqabayaba waa siysada

    • @ciiseaadangeele2511
      @ciiseaadangeele2511 6 ปีที่แล้ว

      labsaalax badbu ku jiraa ee istaaf adag samayso

  • @ilkacasekumaar
    @ilkacasekumaar 4 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allaah reer somaliland dad fiican

  • @Mubaarik_Ibrahim
    @Mubaarik_Ibrahim 6 ปีที่แล้ว +3

    Kooxda xidigaha geeshka iyo abwanka fariin bay diryeen ah
    Xamar waad ka bixi dhibtaaada
    Wa hubaal fariin cad bay direen
    Thnkz xidigaha geeshka

  • @sureyaazackarie8847
    @sureyaazackarie8847 6 ปีที่แล้ว +1

    Qaraxaas Wlhi waxan ku wayay Waalidkeyga an adunka u jeclaa Allow U naxariiso intii musiibadaas asiibtay
    Allow adaa Xamar nabad nooga dhigi kara Yaa rabbi😭😭😭😭😢😢😢😢

  • @ikraanmahmed6861
    @ikraanmahmed6861 6 ปีที่แล้ว +9

    thankz reer somalilan sidad noola qirooteen guulaysta waligiin walalaheen baa tihiin

  • @medj1956
    @medj1956 6 ปีที่แล้ว +13

    Xamarey raali nooqo 😭😭😭 waad ka biixi 😭🙏

  • @sana_qli
    @sana_qli 16 วันที่ผ่านมา

    Xalayna dad baaa la xasuuuuqay allow reer muqdisho dhib ka kasaaaar 💔😭🤲🏻🇸🇴

  • @sharmarkedadan1728
    @sharmarkedadan1728 6 ปีที่แล้ว +6

    Walahay xamar dhaxal ume helin dhibkuu wuu dhamaani doonaa from somaliland cassimada ceerigaabo

  • @muuqaaltechnologyhargeisa918
    @muuqaaltechnologyhargeisa918 6 ปีที่แล้ว +6

    I'm somalilander dhinlbtana wan la dareen sanahy wlalahy wXaana leeyaHy intii dhimatay alle Ha u Naxariisto inta dHaawaca aH allE Ha CaafiYo inzHa allaH

    • @hanad3265
      @hanad3265 6 ปีที่แล้ว +2

      muuqaal hargeisa ilahayoow dhibka ka saar walalaheen rer somaliya dhibkoodu waa dhibka yagee yaa alaah hoyoyinka ooyaaya qalbiga u qabooji

  • @kiinhassanali7496
    @kiinhassanali7496 6 ปีที่แล้ว +10

    Thanks walalehena Somaliland 😢😢😢😢

  • @khadijag4049
    @khadijag4049 6 ปีที่แล้ว +13

    BK 😭😻

  • @canabquen380
    @canabquen380 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta qaraxii mnta xzuz kusoo dhcdy aan u wdada duceyno wlalaheen😭😭😭🇸🇴

  • @KhadarwaleeD5
    @KhadarwaleeD5 6 ปีที่แล้ว +5

    Laabsaax aabwaan inaa tahay kuaaamisana lkn fikir qaldan baan kaa aaamisana
    Hadana madaxa iisaarantahay
    Abwaan somaaliyeeeed💪