MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2014
  • Rom Music Production Heeso , Majaajilooyin , Hidaha iyo Dhaqanka , Barnaamijyada Fanka iyo Suugaanta Iyo Wixii la halmaala Kala soco Rom music Production

    pages/Rom-Mu...
    / @roblehmohamed4454
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 535

  • @jamaaljey
    @jamaaljey 7 หลายเดือนก่อน +75

    *Wali Hadaa Daawaneyso 2024 Like 👍*

    • @nuurmukhtaar9174
      @nuurmukhtaar9174 2 หลายเดือนก่อน +1

      7years ka bacdi waan soo booqday in kastoon film iyo memory uun ka dhagaYsan jiray😂

    • @ayaancali-nu5zs
      @ayaancali-nu5zs หลายเดือนก่อน

      Wan kula dhageysaneynaa 😂

    • @HadiaJamal-gn1hn
      @HadiaJamal-gn1hn 11 วันที่ผ่านมา

      Waanakan 😅2024/715

  • @ApthiwaduuthMohamoth
    @ApthiwaduuthMohamoth หลายเดือนก่อน +43

    Mursal Muuze iyo sawtu rahma Hadaad Iga Danpeeso Like😊😮

  • @cabdikhaaliqahmed133
    @cabdikhaaliqahmed133 ปีที่แล้ว +114

    Dib ayaan usoo booqdey wed, 28 june 2023 maalin ciid ah musal muuse iyo sowtu rahma😢😢 hdii aad iga danbeyso love❤😊

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 11 หลายเดือนก่อน +2

      Zxp hestan musal sal miyey ku so gali jirtay

    • @kiyoka_bl
      @kiyoka_bl 6 หลายเดือนก่อน

      @@mohammethussein9313Haa Musalsal bulsho tv laga soodayn jiray buu kuso Gali jiray lkn magaca wan hilmamy

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb aniguna isla maalintaas aad sheegtay ayaanu ku qaylaynay wxanay ahyd ciidii carafo 2AM oo habeenimo waana hees marka la iska mirqaamayo ama jawi aad ku jirto kaalay iska araga legendry ba tahy sxb waanan ku salaamaya meelkasto aad joogto ✌️❤️

    • @fadxicabdi721
      @fadxicabdi721 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohammethussein9313q

    • @CabdibadalShabcan
      @CabdibadalShabcan หลายเดือนก่อน

      Ehel mirQaan anigu Zhp Hapeen Ciid araFo ah aYaan DhaGaYsanaYaa 17/5/ 2024😢❤ma NoshaY zxp

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS ปีที่แล้ว +275

    Waxaan Hubaa in aad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay hadaa iga danbayso Like dhac kusii 👍😁

  • @drrashiid5533
    @drrashiid5533 4 หลายเดือนก่อน +29

    Waxay ahay 2017 bilowgiisi, waqtigaas waxa aan ahaa arday jamacaded.
    Waxa aan xidhiidh ubandhigtay gabadh aan classmate ahayn . Nasiib wanag way iga aqbashay waliba si kaftan iyo rer magaalnimo leh isku fahanay. ❤ Gabadhaas waxa ay ahayd mid codmacan aniguna sido kale, waxa aan isku qaadi jirnay heeso kala duwan❤ kadib jamacadi kowad ayaan dhamaynay. Waxa aan usafray deegaan kale si aan jamacada labaad uso dhameyo, iyaduna deegaan kale. Muddo 4 sano ah waan wada soconay lkn xidhiidhkayagu joigto ma aheen. Hayeeshe marna qalbigayga kama bxiin ❤ Nasiib xumo😢😢 waa la iga guursaday markii aan jamacadi labaad dhameeyey😢😢😢 ilaa hadda waan ilmeeyA markaan xasuusti😢😢😢

  • @Zakariyemohamet2222
    @Zakariyemohamet2222 หลายเดือนก่อน +5

    Inta daawaneesa 2024❤

  • @aamiindiiriye8085
    @aamiindiiriye8085 9 หลายเดือนก่อน +23

    Qalbiyada hala ilaaliyo gqar ahaan hablaha aynu ilaalino waayo ma xejistaan dhibka illhay baa qalipi jileec daadax ah u dhaliyay heestu qiiro badanaa yaa salaam ❤

    • @Marwaahmetttt
      @Marwaahmetttt 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad wll❤😊

  • @yahyejamaal5194
    @yahyejamaal5194 7 หลายเดือนก่อน +115

    golden voice still listing who here 2024 listing like me 😂 ❤🥇😊 🎧

    • @Maxamed_adan
      @Maxamed_adan 5 หลายเดือนก่อน +1

      🤓🥸

    • @mo_khad0z
      @mo_khad0z 4 หลายเดือนก่อน +5

      Waka waka heesta wan Ku Miriqamaya

    • @jbr724
      @jbr724 4 หลายเดือนก่อน

      02/03/2024 time 03:33am 🥶🤦🏾‍♂️

    • @zakivich__7711
      @zakivich__7711 4 หลายเดือนก่อน

      markaa dhagystty jaceyk kuqaday😔🤧

    • @mesutupdy2736
      @mesutupdy2736 4 หลายเดือนก่อน +1

      Same 😂😂

  • @NadahHamoudi
    @NadahHamoudi หลายเดือนก่อน +6

    24/6/2024😭💔💔

  • @deeqali923
    @deeqali923 3 หลายเดือนก่อน +18

    Anooo jiifka kasoosalalay Baan kusoo noqday 2024 bal liketa 👍 dhackusiiya

  • @XafsomaxamedjamacXafsoma-pv4jd
    @XafsomaxamedjamacXafsoma-pv4jd ปีที่แล้ว +35

    Heesan hbn khamis ah oo 2017 bishii 6aad aheyd xasuus xanun bdn wlhi mrka dhageysto waa qiirodaa jclkeyga calaf naga geeyey 😭😭😭😭😭😭

    • @salmansitarowcking7578
      @salmansitarowcking7578 5 หลายเดือนก่อน +1

      😭😭😭

    • @ApthiwaduuthMohamoth
      @ApthiwaduuthMohamoth หลายเดือนก่อน

      Sorry 1 year ka dip Qoraalkaaga arkayyyy👋😣
      Waxaad Ku sugantahyna Garan Maayo 😣

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 ปีที่แล้ว +12

    Mid ka mida heesta aan ugu jeclahayy heesaha Yurub Geenyo❤😢

  • @naste1
    @naste1 ปีที่แล้ว +47

    Old is gold 🥺🎧🤤

  • @nasrajamac449
    @nasrajamac449 ปีที่แล้ว +43

    qofki 2023 dawanayaa like saar

  • @ubaxyusuf6767
    @ubaxyusuf6767 ปีที่แล้ว +22

    ilaa ay tarikhdu manta tahay 12/3/2023 waan dhagaysanaya best song I have ecer seen ❤💪🏻💪🏻💪🏻🎼🎶🎤

    • @animekissa6216
      @animekissa6216 ปีที่แล้ว +1

      Me Too. Vav song

    • @shandilepoi3314
      @shandilepoi3314 ปีที่แล้ว +2

      wxan u dhageysta gabar ad magaca iskumid ka thin🥺💙

  • @mahamudmuxumed1106
    @mahamudmuxumed1106 5 หลายเดือนก่อน +7

    Heestan yaa dawanaya 2024 like ❤❤❤😢

  • @aj2023
    @aj2023 7 หลายเดือนก่อน +14

    1:00 habenimo
    Sabti bisha 15/12/2023 ban dhagaysanaya hestan qoraalkan wanku tusi doona markan midowno ilaahay idinkii, ogow inan dartaa u dhagaysan jiray heestan.
    wanku jeclahay 🎉 ❤😢

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 5 หลายเดือนก่อน

      Alle ha isku kiin barakeeyo sxb ❤️🤲, aniguba 8 sanno ayaan boqoradi aan 2016 caashaqay ila hda is jecelnahy oo la yidhaahdo sumaya daud cumar sumaya ciiltira waana sababta ka danbaysa iyadu xidhiidhkayagu intaas oo sano ana waan dajiya mar walba oo igu xanaaqdo Waa dumar oo dumarka oodhan aya taas ka siman , waliba anigo kaso dheeraaday 2020 oo dalki ka imid ayaanu xidhiidhkayagu Wali is dhimin inu si xoogaysto un mooyane iyadu hargeisa ayay joogta ana germany masaafo aad u dheer aya no dhaxaysa lkn anigana way iga go antahy inaan xaaskayga maalin un ka dhigto runti iyada un ban ku koobanahay adigana sidaasan ku rajaynaya sxb inaad gabadha aad jeceshahy ka taxadirto oo hday kugu xanaaqdo dajiso raguna way iska damac badan yihiine iyada un aad u go do ✌️❤️

    • @BarwaaqoBarwaaqo-oi7zi
      @BarwaaqoBarwaaqo-oi7zi 2 หลายเดือนก่อน

      Hees iyo badh weeye 😊

  • @user-rl4wx9xj7c
    @user-rl4wx9xj7c หลายเดือนก่อน +3

    Dadkii hore udhagesan jirey gacanta taga💖✋️☝️

  • @ruqiyarubaabi6999
    @ruqiyarubaabi6999 10 หลายเดือนก่อน +23

    Wan huba inad so booqan dontid hestan midhaha macan 😢2023 like 2adii habenimo

    • @aflaamofficial1859
      @aflaamofficial1859 3 หลายเดือนก่อน

      16 /4/2024 2:08 minutes haben nimo ano hesta dhagaysanaya ayan araky comentkaga 🎉😂
      Waxn ku rajaynaya inad cafimad qabto 😊

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaa laqaaday 2014 aniga waxaan dhagaysanaa 2024 😂😂

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 3 หลายเดือนก่อน

      After 10 years ciyaal ba tahy 🤣

  • @SamiiroMohamed
    @SamiiroMohamed 5 หลายเดือนก่อน +21

    Walhay waa habeen tariikha 1/2/2024😢😢 wana ooyaya hadada igaa dabyso lekisara

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 5 หลายเดือนก่อน

      Wllo Ha ooyin nin xun oo qiimahagi iyo sharaftadi garan waayay hadaad haasaawe wadaag noqoteen ilahay Mid khyr qaba ayu kugu so hagaajin lkn wllshy comments yada ayaan iska eeg eegayay kaaga ayaan arkay wxn kugula talin laha inan dhalin yaro ah ayaad thy oo dhaban leh wakhti kaama tagin kaliya noloshada dhis future kaga ku mashquul inan yaro isagisiba xafadooda half ka baastada ka cunaya un tiisi maarayn Mxd uga baahantahy dookhuna horto wa cajiib lkn wxn ku odhan laha waliga qiimaha ay naftaada yari leedahy Ha iloowin oo yaanu dareenku kaa tann badan be strong women wllshy insha allah i wish u beautiful life ❤️✌️ aad baanan ku salamaya aniguna hda saacadu wxy iitahy 1:28 am habeenimo Frankfurt heestana iyo heesaha Khadra silimo sababtuna wa kaligay ayaan guri cidlo ah daganahay shaqadayda iyo hawlahayga markan so dhamaysto gurigayga ayaan heesaha iskaga dhagaysta tv gayga wxso commen ah remoute ka ayaan kaga so qoray 🤣 wxsina wxa usabba commen kaga oo aan Aad uga yara xumadaay inan ta ila dhalatay oo kle ah oo dhibaato haysato marka dumarkuna wat iska qalbi jilicsan yihin marka ku doqono aan rag yaqaan ahayn ayu wakhtigu kugu so beegi kara marka wxa la sameeya wakhtiga unba laysku dhaafiya ahmiyad badana lama siiyo insha wllo maanta wxi ka danbeeya naftada horu mari oo inan yaro danbe haw ooyin jaceylkuna Waa wax jira oo ma diidani lkn qiimaha naftaada ayaa ka muhimsan I hope inaad ifahantay

    • @malaakbintunaxar6707
      @malaakbintunaxar6707 3 หลายเดือนก่อน

      Mxa kgu dhcay bayp

    • @nuurmukhtaar9174
      @nuurmukhtaar9174 2 หลายเดือนก่อน

      Waa xaal aduun wllo waxa laga yaapa inaa hada farax San tahy ogow inuu sidaas wakhtigu isku bad badlaYyo ayey dadkuna isku bad badalayaaan

  • @mawelvlogs
    @mawelvlogs ปีที่แล้ว +14

    Asc
    Bari ba waxa dhacaay gabaadh ayaa iis baraanay 2019 waxay ahyd gaabadh aad iyo aad uu qurux baadan oo akhlaaq leeh gabaadhi waxan waada hadalna ba xidhiidh ayaa samaayn waax noolooshu noo qurux baadnato ba gabadhi waan iis yaara qabsanaay waxaan iis qabsanay 2021 oo lapa dayaduuba waan isku caadhonay waax aan isku caadhonaba calaaf ayaa yimiid meeshi aniga ayaa gabaadh kale guursaday gaabadhi wn kala tagnay waxaan kala tagnay 2022 bishi 1aad gabaadhi hoore ee uu xiidhidh ku naaga dhaxeeyay ayaa ila haada suugaya heestan Mr walpa wn dhagaysta iyaadana wn waada hadalna😢😢

    • @FarxiyoCali-ng1fu
      @FarxiyoCali-ng1fu 11 หลายเดือนก่อน

      Lkn hada Ida. Sugeyso maxa u gursatay oo qof kle adon jeclan noloshada uguso birisay asna been u shegeysa wll 😢

    • @Toronto1654
      @Toronto1654 4 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad jeceshahy maxa u Raadin weysay

    • @apdalehusein9945
      @apdalehusein9945 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb wan kusalmay hada noshahay isoo.jawab sxb qalad ayaa samaysay wlhi maxaa sas u samaysay sxb 😢qof ku jcl maxa oga guurstay qofta qalbigeda dhawac u gaysay ma daremi kartid wakas nabsigi kuso hoos dhigay lugaheda soryyy wlhi wax ficn mDa samayn😢

  • @Apdikani
    @Apdikani ปีที่แล้ว +64

    2023/7/4 Still listening Old Is gold 💗🤗

    • @AmalAbdirahman143
      @AmalAbdirahman143 ปีที่แล้ว +4

      Old mhn bee bro it's 2014 old is like 19990😂😂

    • @Apdikani
      @Apdikani ปีที่แล้ว +2

      ​@@AmalAbdirahman143 9 years Wx Yar miya😂😵

    • @MahadCisman-fb6tl
      @MahadCisman-fb6tl 8 หลายเดือนก่อน

      @@AmalAbdirahman143 I

    • @user-dk8mw1tp7j
      @user-dk8mw1tp7j 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​ᴀɴᴀ ʜᴅᴀɴ ᴋᴜ ʀᴀxʏsᴀɴʏᴀ ᴛʟɪᴏ 😂

    • @kiyoka_bl
      @kiyoka_bl 6 หลายเดือนก่อน

      @@AmalAbdirahman143almost 10years ba kaso waregaty

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 ปีที่แล้ว +25

    Ex-taydiiyey Wakhtigeenii wacnaa ma ilaawi karo wlhi mudo dheer kadib cawan heestan dib u dhagaysanayaa 20/12/2022💔😥

  • @user-Abdulqadir_03
    @user-Abdulqadir_03 9 หลายเดือนก่อน +6

    Hees an Zaid ugu qirodey 😢 wlhi xta wax awood uu yelan Wye ina meshan wax Ku so qoro 8/10/2023

  • @khadarciise3813
    @khadarciise3813 ปีที่แล้ว +70

    It's a very nostalgic song that makes me feel gloomy and moody when I hear it.
    How long have I been listening to this song shows how time flies. Today is October 2022, it was just yesterday when this song was released, I wish everyone who reads the comments good luck and a good life.
    You will get out of the tough times, Prosperity and happiness will knock your doors 👋

  • @nasermohammed-yl4qk
    @nasermohammed-yl4qk 8 หลายเดือนก่อน +4

    I'm from Ethiopia but I love this song

  • @ghettobuddy4432
    @ghettobuddy4432 5 ปีที่แล้ว +25

    Rembering my ex use to sing this for me when i dd know nothing about somali language.... bt i loved it now i do get it all. *kuala lumpur malaysia one love somalia

  • @cabdifataax8665
    @cabdifataax8665 8 หลายเดือนก่อน +5

    The Good Old Days 🥺 Waan Hubaa In Dhamaanteen Aan Si Dareen Leh U Dhegaysan Jirnay 9sano Kadibna Weli Si Sidii La Dareen Ah Ay Inoo Taabanayso.

  • @Munayo12
    @Munayo12 ปีที่แล้ว +10

    4/1/2023 baan daawanaya xasuus wlh😢❤

  • @pablogariomosalah2897
    @pablogariomosalah2897 3 ปีที่แล้ว +11

    Who is still watching 2021😭😭😭love isosara

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 5 หลายเดือนก่อน +2

    heestan waxan waxan xusuusta jecayl kaygi koowad❤#faysa❤#cabdisalaan❤#faysadheeman❤#wajaale❤#hadajogta❤#ana❤#hargeiysa❤#joga❤#asaxabeey❤#noosoduceya❤#singal❤#nimada❤#inankabaxno❤#aamiin❤noodhaha

  • @Ummada21
    @Ummada21 2 วันที่ผ่านมา

    Old is gold, Fanaaniintu xilligii ay soo baxayeen bay ugu hees fiicnaayeeen ❤hadda wax la qaado malaha

  • @AbdillahiAbdirahman-tk8ul
    @AbdillahiAbdirahman-tk8ul 2 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa weli 2024 ila dhagaysanaya heestan😇

  • @apdirahmanazka107
    @apdirahmanazka107 10 หลายเดือนก่อน +6

    Xasuus igu dheer jaceylkii qabyoobay waxan kuu rajeynaya Nolol wngsan mar walba wanku duceeya tanina waa heestii anagoo wada joogna dhageysan jirnay 😢😢❤❤

  • @Amiiirahmedali
    @Amiiirahmedali 16 วันที่ผ่านมา

    Inta ku marqamaysa heestan 2024 is muujiya👍👍

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Mursal Muuse & Yurub Geenyo noolaada. Heestan boog ayey dhayday. Rooble Mahamad Mahadsanid. Mu, alifka heesta Mahadsanid. Musikiista, & laxamiistaha waa Mahadsantihiin kuligiin.

  • @apdalehusein9945
    @apdalehusein9945 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xasuuus 2014❤😢yarantii heesta micnaheda ma fahansaneen lkn hada wn fahmayaa wow mobilky wlashy ka dhagaysan jiry

  • @timeforbinaryoption7715
    @timeforbinaryoption7715 ปีที่แล้ว +33

    Xasuus nin aanu sxb ahyn bay ka tahriib tahy inantu jeclaa markaasu seeska xaafada ku dhagysan jiray burco ayay ahyd goobtu
    Isna wuu tahriibay yurub buu ugu tagay yadoo laguursaday ax maxan ku sameeya kugu seegay hadalkee
    Inanki ustaria ayu jooga hder yaduna jarmalkay caruur ku haystaa
    ( salfudeed ku wa dhibe isa seegi Mayne hasaluugin wayha )

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 ปีที่แล้ว +7

    14.6.2023❤😔
    Maalin) Arbaco ah🥺🔥🙁
    Time) 4:14 in Europa)
    Summer time🔥🙋‍♂️intaa dawaanyasa 2023 liketa 👈waa inoo 2024🥲🎊🙌

  • @FaraxSaleeban-fu8hm
    @FaraxSaleeban-fu8hm 6 หลายเดือนก่อน +2

    Inta 2024 Dwaanaysa waa salaamayaa sawtu ruxma❤

  • @sahlasahla9860
    @sahlasahla9860 หลายเดือนก่อน +2

    Manta hestan maskxdeyda kuso dhacday 05/june/2024❤😂

  • @sulaymancabdiraxman8185
    @sulaymancabdiraxman8185 6 หลายเดือนก่อน +3

    Saqda dhaxe habaynki miya lagu salama❤👋 axsan yaa hees

  • @waxcusub8654
    @waxcusub8654 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxn dhageysanaya 22/jun/2024 6:29 xasuusbay noqon inshallh❤

  • @Amuun13
    @Amuun13 ปีที่แล้ว +18

    Old is Gold😪❤️

  • @sharmaboy9676
    @sharmaboy9676 ปีที่แล้ว +9

    Maanta Oo Tarikhdu ThY 16/1/2023 Malin Talado ah Ayaan dhagaysanayaH 🥰❤

  • @SagalBashiir-oh3lv
    @SagalBashiir-oh3lv 4 วันที่ผ่านมา +1

    "Isa seegi maynee
    Ha saluugin waayaha"

  • @ibnueyow8545
    @ibnueyow8545 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walaahi waa amazing heestan 2024 xitaa waan dhageystaa

  • @salahdinali3537
    @salahdinali3537 ปีที่แล้ว +33

    It remind me alot it never get old💯 ,still it's rocking a nice throwbac it takes me bac to2009🥳🥳

  • @Hamthiitha8713
    @Hamthiitha8713 ปีที่แล้ว +7

    24/12/2022 cidii ila dawanaysa like dhac kusii❤

  • @farrrrrrrro
    @farrrrrrrro หลายเดือนก่อน +4

    yurubta codka macaaneyd naaagtan xiligeedi naag ka cod mcneyd ka qurux badneyd may jirin khadra silimo oo kaliya ka horaysay naagta labad ayey soo galaysaa geenyadu wakhti dahabigaaa dib ma usoo yara xasuustaylike saar😁

    • @dahabosheegowahmed6357
      @dahabosheegowahmed6357 8 วันที่ผ่านมา

      Khadro miyaa yurub ka cod macaan khadro silimo codba mahaysee

  • @topaasyare1532
    @topaasyare1532 ปีที่แล้ว +5

    Iqra wlHi kuma ilaawi Karo mudo dheeer ka dib mnta dib usoo booqday heestaNi😰💔

  • @shandilepoi3314
    @shandilepoi3314 ปีที่แล้ว +5

    14 may sunday wxan dhagesan jirey anigo yar hada o an naqdey bukan jceyl🥺😂 wan dhageysta old is gold wlhi ubaxey qoralkan wa ku tusi donna waxan ku jclhy sida biyaha badu u jclyhin mojadaha bada🥺💙 wxan ku jclhy sida geedka ubaxa u jcel yhy biyaha🥺 wxan ku udugsada sida balanbalistu ubaxa u udugsato👸🏼💙 lagma yabo ina kla tagno si wlba ahato ana ku ilaalsan dona🥺

    • @ayaan6126
      @ayaan6126 ปีที่แล้ว +1

      😊❤

    • @nuurmukhtaar9174
      @nuurmukhtaar9174 2 หลายเดือนก่อน +1

      M.a calaf ha isku kiin daro

    • @shandilepoi3314
      @shandilepoi3314 หลายเดือนก่อน

      @@ayaan6126 mahadsnid

    • @shandilepoi3314
      @shandilepoi3314 หลายเดือนก่อน

      @@nuurmukhtaar9174 amiin wllo

  • @craxmaanisamacil8268
    @craxmaanisamacil8268 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxn dhagen jiray wllkey oh la xidhay anoh 9 jira hadanah 18 jirah Alx wan wada jognah wllkey

    • @king_ipriyoz47
      @king_ipriyoz47 ปีที่แล้ว

      Ana waxan dhagesanaya wllky OO la xidhay a noh 18 jir ah isaguna 16 jir ilahay ha ii soo dayo🥺

    • @Marwaahmetttt
      @Marwaahmetttt 8 หลายเดือนก่อน

      @@king_ipriyoz47hada malaso dayey wll😢

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub maxamed cabdi sowtu raxam qofta sababta u ah inan hestan kuso noqdo ❤

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hadba waxad ku sugantahay Hadaf kula Socdaan Ahay💔😪Y.G SowTu RaHma❤

  • @BushraMohamud-cd2mz
    @BushraMohamud-cd2mz 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walii waan kusugayaa😢12 bishii kowaad 2024

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax6474 หลายเดือนก่อน

    Heesteyn wn jeclahy illahayow yeysan xanun xun igu reebin qofkeyga aan helaa❤8/june/24

  • @mariama78
    @mariama78 5 หลายเดือนก่อน +2

    MaNa Samir darnaanine wali waan kusugaya❤Z♡😭😭
    31/1/2024 rabow maalmaheyga wanaaji🤲🏽🤲🏽😥

  • @mustafe983
    @mustafe983 6 หลายเดือนก่อน +5

    2024 hadad dib ugu so labatay sidayda mucjizad tahay 😮❤😂

  • @sakariyearnold6600
    @sakariyearnold6600 ปีที่แล้ว +4

    Surpacaadka caashaqa😒💔

  • @najmoahmett8817
    @najmoahmett8817 ปีที่แล้ว +7

    Wali waan ku sugyaa 🥺❤❤

  • @xamdicalasow1958
    @xamdicalasow1958 4 ปีที่แล้ว +9

    Xasuustii jecylkeyga calafka nakalageye

  • @NimcoZaid
    @NimcoZaid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Geenyo alwys Geenyo❤

  • @amiishaahmed4755
    @amiishaahmed4755 ปีที่แล้ว +6

    I love this song ❤❤ 2023

  • @abdiwahaby.abdilahiemail7458
    @abdiwahaby.abdilahiemail7458 9 ปีที่แล้ว +22

    My favorite song even if am alone when I listening I feel some how adore

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 ปีที่แล้ว +5

    Kuu saafay hadalkee maxaan maxaan maxaan kuu sameeyaa kugu sooreey maankee ❤❤🎉

  • @amindadaaminak9602
    @amindadaaminak9602 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maybe we still listening😂

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri ปีที่แล้ว +4

    Micna aad u fog iyo taariikh dheer ayay heestaani ii samaynaysaa. Sannadihii quruxda, taxaddarka iyo jacaylka-2014.

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 9 หลายเดือนก่อน +8

    Old is gold 😊
    Still on fire 🔥

  • @naasirbashiir358
    @naasirbashiir358 6 หลายเดือนก่อน +3

    2024😢 sahal maaha caashaqu😢

  • @hodanali1016
    @hodanali1016 2 ปีที่แล้ว +7

    Hadad daaawato 2022 like isar

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 3 หลายเดือนก่อน +1

    2024 yaa dib usoo booqday heeskan ❤️

  • @user-ug5uo4hk6g
    @user-ug5uo4hk6g 8 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waaxan dhageesanaya 26/11/2023 wanan ku Qayiilaya ala heestan io miuurqanku isku mañana ❤😊

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 5 หลายเดือนก่อน

      Dadki caadiga unoolaa ba tahy nio legendary waagan dalki joogay ban ku qayli jiray ana 2017 ila 2018 khamiisaha magalada hargeisa ciyaal goljanno ayaan ahaa memories

    • @nuurmukhtaar9174
      @nuurmukhtaar9174 2 หลายเดือนก่อน

      Saacadu waa 2:24 habeenimo kula mid paan ahy waana ku mirqaamaya waxaana dib usoo booqday muda laga joogo 7sano

  • @farxaandahircalifasu275
    @farxaandahircalifasu275 5 ปีที่แล้ว +10

    maanta oo roob da aayo sacada 17:43
    arbaco
    tariikhda
    24/4/2019
    heestan waan so radiyey
    aad baane ujeclhy

    • @ayaaneymire2609
      @ayaaneymire2609 4 ปีที่แล้ว +1

      Farxaan Dahir Cali fasu maantay ay tariikhtu tahay 24/12/2019 saacadu waa 7:44 pm oo roob da aayo ayaan aniguna dhageysanayaa 😂😂

    • @a.rahmanmohamed2922
      @a.rahmanmohamed2922 ปีที่แล้ว +3

      Manta tahy tarikhda 29/09/2022
      O roob da,ayo 🌧️
      Duhurnimo 12:42 pm 😂♥️

    • @xalawiyuusuf
      @xalawiyuusuf ปีที่แล้ว +1

      Maanta ay taariikhtu dahay 30 jan 2023 maalin monday ah saacada 10:30 subaxnimo lkn roob noma da,aayo😁

    • @shandilepoi3314
      @shandilepoi3314 ปีที่แล้ว

      old is gold💙😭

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah SALAX SANAG waa HEES marka aan dhagaysto AAN DAREEMO JACEYL RUN AH.

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mursal muuse and and yurub geenyo the best song for ever me still listen 2023/8/16 galabnimo

  • @khalidboodhle9252
    @khalidboodhle9252 ปีที่แล้ว +3

    2023 isaseegi maynee hasaluugin waayaha💯💯

  • @sakariaaedaruz3881
    @sakariaaedaruz3881 7 หลายเดือนก่อน

    Mursal muuse omer fanaanka ugu codka macan somali ❤❤❤ legend iyo yurub big fan

  • @snela11
    @snela11 6 หลายเดือนก่อน +1

    Old is gold🎶🎧

  • @gikabouriomar5552
    @gikabouriomar5552 3 หลายเดือนก่อน +1

    WOW WOW WOW M.M.C.S.W

  • @zamiirzapcah7718
    @zamiirzapcah7718 ปีที่แล้ว +1

    My favourite weey HeeztaN GaaR Ahaan music 🎶 saaraN 🙇‍♂️♥️

  • @phaheartali4981
    @phaheartali4981 ปีที่แล้ว +11

    I will leave my comment here if anyone likes it I will come back and watch years to come if InshaAllah I will be alive😂😂😂

    • @ji8698
      @ji8698 ปีที่แล้ว

      Lol

  • @user-yl3zd8jf1s
    @user-yl3zd8jf1s ปีที่แล้ว +1

    7/14 /2023 wali wan ku sugaya ex taydii hore oo jogtaa USA anigana sweden jogaa inchaa allah❤

  • @FranZieski
    @FranZieski 3 หลายเดือนก่อน +2

    24/4/2024;at 12:19 AM

  • @mohammedkhadarabdallah6988
    @mohammedkhadarabdallah6988 6 ปีที่แล้ว +4

    it's very nice mursal mouse omar and urub abdi

  • @user-nw4jr9bz4r
    @user-nw4jr9bz4r 10 หลายเดือนก่อน +1

    I love this song wan so radiya sanad walba hadero kale 30/9/2023 bay ku began tahay manta

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 10 หลายเดือนก่อน +3

    Still Listening, OLd is GolD🪙🎧🎶🎹

  • @UbaxyuusufAadan
    @UbaxyuusufAadan หลายเดือนก่อน +1

    2024 june still listening 😢

  • @fowsiyaismailahmed5939
    @fowsiyaismailahmed5939 2 หลายเดือนก่อน +1

    Weli waan ku sugaya🥺

    • @ayanfarah7041
      @ayanfarah7041 2 หลายเดือนก่อน

      Www❤❤❤

  • @halimatoudiallo1111
    @halimatoudiallo1111 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xiliga ay so baxde heesta ila hadda 2023 wn dhageysta sowtu raxma

  • @user-fm4cv5dk1h
    @user-fm4cv5dk1h 14 วันที่ผ่านมา

    Habeen safara mombasa to nairobi 2024/7/13 hadaa iga Dan baysay love❤

  • @lmn90
    @lmn90 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masterpiece ❤ 2023.10.20 sawtu raxma iyo curadkii xidigaha.

  • @onexx1
    @onexx1 8 หลายเดือนก่อน +2

    28/November/2023
    Tuesday_1:30AM

  • @saidhusein4762
    @saidhusein4762 9 ปีที่แล้ว +6

    Nice song I like it

  • @mawlidmaxamed9386
    @mawlidmaxamed9386 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan ku xasuustaa xilligii aan shukaansigu nagu cusbaa heestii so baxdaba waxa lagu kala dirsan jiray blootooth 😅😅

  • @maykal746
    @maykal746 ปีที่แล้ว +4

    10/11/2022......still watching fv song ever

  • @naciimomacalin3937
    @naciimomacalin3937 ปีที่แล้ว +3

    Ay soobaxday ilaa hada w,an wata 2023 galayna

  • @ahmedsadiiq4402
    @ahmedsadiiq4402 7 ปีที่แล้ว +11

    waw yurub geenyo fananad la isku racay

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman ปีที่แล้ว +9

    The memories were amazing it was a sweet time in my life I remember the ex song