ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

XIDIGAHA GEESKA AFKAYGOOW QOLO MA TIHID OFFICIAL VIDEO 2017 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • AFKAYGOOY QARAN JIRAAD TAHAY
    EREYADA: ABWAN JAYLAANI, LAXANKA: MAXAMED MIYIR, MUSIC: AXMEDWALI FURINLE, CODKA KOOXDA XIDIGAHA GEESKA MAXMED CIRO, KHADRA SINIMO, CABDIRISAQ ANSHAX, UGBAAD ARAGSAN, MURSAL MUUSE

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @ugbaadaragsanvevo4669
    @ugbaadaragsanvevo4669 6 ปีที่แล้ว +243

    Abwaan jayga jeylaani
    Adeero mustafe saleban
    Maxamed miyir laxankayga
    Iyo dhamaan tageerayaasha waad mahadsantihiin 😍 afkaygow qolo ma tihid

  • @salmanmoha2038
    @salmanmoha2038 7 ปีที่แล้ว +202

    Jubuuti Qimaahaga Weeye
    Jigjiga Qurxdaada Weeye
    Gaarisa qaykaagi weeye
    Borame qalankaga Weeye
    Muqdisho Qoridaada weeye
    Hargaysa Qaamuska weeye
    Bosaaso Qiyaastada weeye
    ❤️❤️lovet 5somaliyed❤️

    • @mukhtaraxmed1240
      @mukhtaraxmed1240 7 ปีที่แล้ว +4

      mashalaa somaliya hanoolatto

    • @salmanmoha2038
      @salmanmoha2038 7 ปีที่แล้ว +1

      mukhtar axmed Aamin

    • @susankhayr3918
      @susankhayr3918 5 ปีที่แล้ว

      Oh my days BURCO WAAD ILAWDEEN😠😏

    • @moealichanel4215
      @moealichanel4215 4 ปีที่แล้ว +1

      Susan Khayr
      Burco Qabkaaga weeye

    • @susankhayr3918
      @susankhayr3918 4 ปีที่แล้ว

      @@moealichanel4215 Maxaad u jeedaa Walaalo..

  • @inadiiriye1483
    @inadiiriye1483 7 ปีที่แล้ว +555

    Wlhi kooxda xidigaha geeska waa fananinta ugu codka macaan uguna maskaxda badan fananinta af somaliga ku hadasha
    Qofki igu raacsan like dheh!

  • @maroodijeex6565
    @maroodijeex6565 7 ปีที่แล้ว +401

    haysku qaldin afka iyo siyaasada oo uu ilaahay kala saarey mana jiro wax ka qiimo badan maarkad joogto dalshisheeye hadi ad aragto qof afsomali ku hadlayaa li keta ii sara iinta iala qabta

  • @cirdaye9638
    @cirdaye9638 5 ปีที่แล้ว +6

    Aniga rer xamar an ahau wlhi borama a waxa tahay aniga o 11 sanno jiro weligeyna ma dareemin ina wadankega ka maqanahay hdana xamar ayan 2018 kuso laabtay qofkasto o af somali ku hadlana wa walalkey qabiilna qalbigega kuma jiro fadlan ilmaha an dhalno yaana ku barbaarin qabiil so somali isku raacdo wani wada jeclahay wixi somali ku hadlo o dhan ❤️

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883
    @welovesomaliawanjeclahaywa7883 5 ปีที่แล้ว +66

    hees inta aan maqlaayay midii ugu qiimaha badaned noolaada walalahega qaaliga ah ee Somaliland waxad tihin gobta Somali oo dhan ❤💚❤✋👈

  • @mohamedabdimukhtaar4989
    @mohamedabdimukhtaar4989 5 ปีที่แล้ว +163

    2019 ya ila dhagaysanya oo ay heestani qimo ku leedahay♦️♦️♦️❤

    • @axmedxuseen3401
      @axmedxuseen3401 5 ปีที่แล้ว

      💋💋💋💋💋💋❤💘❤💘❤💘👄❤

    • @axmedxuseen3401
      @axmedxuseen3401 5 ปีที่แล้ว

      👢👖👗🛍👠👙🎓

    • @axmedxuseen3401
      @axmedxuseen3401 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk

    • @zuuzuhassanganey4700
      @zuuzuhassanganey4700 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh wax kle ani aa kula dhagesanooyo

    • @sacdiyogureey4715
      @sacdiyogureey4715 5 ปีที่แล้ว +1

      Waan kahelay waana wax run ah dadkaa kalatagay laakiin luuqada meykalatagin

  • @Starlight_34667
    @Starlight_34667 6 หลายเดือนก่อน +6

    2024 ta ya dawanoyo ani cml oo uso xiisey 😢

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 4 ปีที่แล้ว +79

    2020 yaa ila dawanaya like ha iga lawina walalahayga umada somaliyed

  • @qumanqali636
    @qumanqali636 7 ปีที่แล้ว +708

    5fanan waxay ka matalayan 5somali 1.Ciro wa djabuti isagu shanada bu wata macanaha wa dawlad dhamaystiran. 2.Anshax wa Somalia wadadi nabada wa ka socda. 3.Mursal wa Somaliland barwaqay ku jirta meshu tagan yhy ba cadaynsa. 4 .khadra wa gaarisa iyadu wali gumaysigi bay ku jirta qolka inay dhex fadhido ka garo. 5.ugubaad wa jigjiga iyaduba gumaysi bay ku jirta lakin xoriyad bay haysata wata guriga dhex socsocta . 😁😁😉 like dhe hadad igu racsantahay

    • @nuuriyenuuriye895
      @nuuriyenuuriye895 7 ปีที่แล้ว +15

      Quman Qali sax wll alle maskaxda ha kuu daayo si fiican bad uga fikirtay

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 7 ปีที่แล้ว +5

      nuuriye nuuriye Mahadsanid huno

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 7 ปีที่แล้ว +3

      Madasha Barbarta SOMALILAND Aamin walalo

    • @mzzsmileuggie8968
      @mzzsmileuggie8968 7 ปีที่แล้ว +3

      Quman Qali hhhhh

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 7 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +173

    codka ugbaad dartii waa qiroday😢👈
    astaan baad qoom uu taahyyy
    qiimaahaa somalimo
    ayad quwadiza tahay😢

    • @aishaboss9779
      @aishaboss9779 6 ปีที่แล้ว +4

      Ibraahim Shakul Yare aniga xitaa waan ku jiriricooday ilin baana igu soo istaagta qeybtaas markastoon daawado. 😢 lkn waxaa arkay aydoo la fadeexeyssnaayo ilaahy ha u sahlo. 😢😢😢

    • @daudic1829
      @daudic1829 6 ปีที่แล้ว +3

      Aisha boss kol hadu qof fannan noqdapa ceeb iyo fadeexad ka filo
      Midh midh mooyaane

    • @mohamedyuusuf7925
      @mohamedyuusuf7925 5 ปีที่แล้ว +5

      Wlly wan qirooday intay somalinimo.ku jirta ayaa ka jidhidhicoonaya keliya ina kle wlly wany daremy wlly

    • @saarayousuff8172
      @saarayousuff8172 5 ปีที่แล้ว +3

      Ibraahim Shakul Yare 😭😭😭😭afkygow ayaaad quwadiisa tahay

    • @queenisjecel6729
      @queenisjecel6729 5 ปีที่แล้ว +2

      Haa wllhi anba

  • @axmmedali9157
    @axmmedali9157 7 ปีที่แล้ว +304

    codka 100% laxanka 100% music100% erayada100% like 100% iga dhiga azxbta

  • @sahalkumarr6359
    @sahalkumarr6359 7 ปีที่แล้ว +177

    yaa qabiil nicab like saare 😉😉😉

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 7 ปีที่แล้ว +3

      Sahal Kumar R adeeer qaabiilka ma necbi ee qabyaalada ayaaan necebahay

    • @XuseenNuuradiin5544
      @XuseenNuuradiin5544 6 หลายเดือนก่อน

      ❤😂anu wanjeclahay

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 7 ปีที่แล้ว +123

    Hees micno wayn ku fadhida 🤔 Xidigaha geeska another level 👏 Alle maskaxda iyo caqligaba ha u barakeeyo abwaanka miraha alifay Cabdirisaaq Xaamud Jaylaani 👋👋

  • @Ashra_fow
    @Ashra_fow 7 ปีที่แล้ว +24

    Xidigaha Geeska waa kooxda kooxaha af.somaliga ku heesa
    Xaqiiqda ku heesan nio ka yaabay abwaan iyo fanaan lama kala dhaco

  • @rahmaruuhi6487
    @rahmaruuhi6487 7 ปีที่แล้ว +59

    ax anshax wuu iga ilmeysiiyay allow soomali mideey oo mid qudha kadhig😢😢😢😢😢😢👐👐👐👐👐

    • @naciimaahmed8084
      @naciimaahmed8084 5 ปีที่แล้ว +1

      Ax ugbad argzan way iga qirayzizay

    • @drxaayoow2105
      @drxaayoow2105 5 ปีที่แล้ว +1

      InshaaAllah maalin isku wada imaaaheena Mogadishu na dhibka Allah haka saaro #ShantaSomali

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว +131

    xidigaha geeska inaba cadi Ma aha from DDSi we Love you Somaliland 👩‍❤‍👩👈
    waan idinku dharana haduna Nahnay Re DDSi dad lagu famo ayad tihin Runti qimaha somalinimo ayad quwadooda tihin 👩‍❤‍👩👩‍❤‍👩👈👏

    • @hudadhawarzan3729
      @hudadhawarzan3729 7 ปีที่แล้ว +5

      Sowda DDSI JiGJiGa nasab

    • @hamseabdi8279
      @hamseabdi8279 7 ปีที่แล้ว +3

      Sowda DDSI JiGJiGa wllshy Rabi kaliyata aya lagu gaarta in la is taageerana way haboon thy
      1❤ So Dhawow Markasta wlshY

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 7 ปีที่แล้ว +1

      Sowda DDSI JiGJiGa somaliland +DDSI = WALAAALO
      alle ha idin dhowro wlllo dhamaantiin

    • @khadarmuuseguuleed
      @khadarmuuseguuleed 7 ปีที่แล้ว +1

      Sowda waan idin jecelnahay anaguba

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว

      Sakariye Issa Yousef 😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤

  • @Adnan_ismael
    @Adnan_ismael 7 ปีที่แล้ว +77

    intii fanaaniinta xidigaha geeska taageerta like ta iga habeeya Afkeygoow Qolo ma tihid 😍😍😍😍

  • @saidfarah7496
    @saidfarah7496 5 ปีที่แล้ว +28

    Reer Somaliland waa hormuudka iyo hibada suugaanta soomaalida.Weldone.

  • @zackomarr
    @zackomarr 7 ปีที่แล้ว +168

    viva inta afsomaliga kuhadasha noldada🖐

    • @kikaka1521
      @kikaka1521 5 ปีที่แล้ว

      Waawo

    • @zuhuuribrahim9090
      @zuhuuribrahim9090 4 ปีที่แล้ว +1

      Wax soomaali ku hadlaa ma Jiri oon soomaali ahayn markaa intaad leeyahay inta af soomaali ku hadasha waxad tidhaa inta soomaali ah.

    • @user-ne7jk3lh1s
      @user-ne7jk3lh1s 2 ปีที่แล้ว

      @@zuhuuribrahim9090 🤣🤣🤣🤣sanad kadib wad iga qoslisey whli 🤣🤣

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 7 ปีที่แล้ว +44

    heestu intay TH-cam kujirto Iyo dadka daaway isma lahaa Viva Xidigaha geeska😍

  • @cabdiwaasacmo8460
    @cabdiwaasacmo8460 7 ปีที่แล้ว +14

    Abwaanku heesta in uu ka reebo may ahayn meel afsomaliga lagu soo hadal qaaday burco waa hooyada inta afka somaliga ku hadasha i believe from wajaale jsl One love ratatataata another level xidiga geeksa

  • @susankhayr3918
    @susankhayr3918 5 ปีที่แล้ว +5

    Waan Jidhiidhicooday...yaa kale dareemay jidhiidhico...oof caleek..afkaygow qaali baa tahay💐

  • @somalitiktok3269
    @somalitiktok3269 7 ปีที่แล้ว +242

    Afkaygoow qolo ma tihid
    Intaaas ku haysta like hayla dhaafina

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 ปีที่แล้ว +25

    Hees iyo badh hormuudka fanka somaliyeed xidigaha geeska ❤💕🙌

  • @fatherabdek2321
    @fatherabdek2321 หลายเดือนก่อน +5

    2024 yaa Ila daawanaya, xili ay umadii somaliyeed ka marayso meeshii ugu xumayd,.
    ALLOOW isku kaaya keen😢❤

  • @zhakiipromance3529
    @zhakiipromance3529 5 ปีที่แล้ว +39

    Bakal Cirro :Ogadeen
    Mursal muse: samaroon
    C Anshax : shekhaal
    Ugabad aragsan :isaaQ HaparYoniz
    Khadra silimo :iSaaQ Hpar AwaL
    Full Zomali ❤❣

    • @baaabaa2912
      @baaabaa2912 5 ปีที่แล้ว +1

      Full somali ma'ahan dir ayaa 3 ah halka reer xamar , jareer iyo raxanweyn eee ka maqan yihiiin meeesha

    • @hafzamohamet7855
      @hafzamohamet7855 5 ปีที่แล้ว +1

      That's true

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 5 ปีที่แล้ว

      Abwaanka ayaad ilowdey kkkkkk soo raadi

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 5 ปีที่แล้ว +1

      @@baaabaa2912 qabiil lagama hadlaayo. Weligeed lama qancaayo miyaa

    • @baaabaa2912
      @baaabaa2912 5 ปีที่แล้ว +1

      Sarah2834218th Mohamed waxa meeesha ku qoran maxee yihiiin ma xadiiisa

  • @fatmiinicadeey2239
    @fatmiinicadeey2239 7 ปีที่แล้ว +23

    wlhi Hagar ma ficne xidigaha waaa fananinta an ku fani karno wana fananinta ugu shidan meshey Somali dagto viva xidigaha geeska 😍

  • @gabadhahooyomaariyo3926
    @gabadhahooyomaariyo3926 7 ปีที่แล้ว +23

    wlh wan ilmeyey markuu wiilka jilbaha dhulka dhigtay oo uu yirii dadkaga qabsamo qolaba qolo didan tahay adigu waxaa tahay af quraa allow sharafteenii iyo karamadeeni noso celii yaarabii

  • @caydidnuur8666
    @caydidnuur8666 6 ปีที่แล้ว +16

    Cawada farxad ayaan la,ilmeenayaaaa mashaallah

  • @amalahmed1362
    @amalahmed1362 7 ปีที่แล้ว +32

    Muqdisho hargisa bosaaso gaarisa jigjiga ❤️❤️ 🇸🇴 one love my people☺️❤️❤️❤️

    • @amalahmed1362
      @amalahmed1362 7 ปีที่แล้ว +1

      Insh allah abowe waa midoobeyna markale from muqdisho

    • @maxamadcadar1449
      @maxamadcadar1449 5 ปีที่แล้ว

      Jabuuti bad ilawday huuno

  • @halimsaadiaadow657
    @halimsaadiaadow657 5 ปีที่แล้ว +29

    The bitter truth we are one☝️ One love❣
    From Wajer kenya

    • @XuseenNuuradiin5544
      @XuseenNuuradiin5544 6 หลายเดือนก่อน

      Really❤😮 sis we a both brothers 😢

  • @asiyahaji8047
    @asiyahaji8047 6 ปีที่แล้ว +17

    Afkeygow qolo matihid😍😍😍 love this song
    Proud to be somali🙋🙋

    • @user-hj4qi3rc5z
      @user-hj4qi3rc5z 7 หลายเดือนก่อน

      Still I have been listening 2024😮

  • @sharmaakeabdifitah6732
    @sharmaakeabdifitah6732 4 ปีที่แล้ว +4

    Sacada East Africa 1:37
    29/8/2020
    Goobta Kampala (uganda)
    Uducee dadkeena somaliyeed hadaad aqrinaysid qoraalkayg
    Afkaygow dunida kuma tihid qaxooto🇸🇴😭😭😭😭😭

  • @akwajr9674
    @akwajr9674 7 ปีที่แล้ว +16

    Gabadha ilka biraha kuleh quruxbadana magaceeda Ii sheega bal cod iyo Qurux Mnsha allaaah 😻💯💋😻👊

  • @mohamedaamiin261
    @mohamedaamiin261 7 ปีที่แล้ว +87

    ita jecel afka somaaliyeed like iisaara

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 7 ปีที่แล้ว +25

    heestan waan la il meeyay khasatan inta mursal &waliba c/risaaq inta uu qadayo inta igu raacsan Liketa sulka yar dhag ku siiya inta ila midka ah

  • @barotech4015
    @barotech4015 7 ปีที่แล้ว +17

    op Waxan Is laha Heesta Laabsax ayaa Sameyay Bqorkii Reer Hargaysa Abwaan Jaylaani alha haku Xafido Mazuul Thy

    • @dongarow3226
      @dongarow3226 7 ปีที่แล้ว

      Moha hukun oo labsalax hargeisa ma dago miyaa aboowe sawniga rer hargeisa moodayay cunsuriga hhh

    • @naimamohamed1015
      @naimamohamed1015 7 ปีที่แล้ว +3

      Moha hukun laaba saalaxab waa rer hargaysa labada abawanba waa reer soomaalilnd la soco markaa

    • @nurdiinasalsomali9762
      @nurdiinasalsomali9762 7 ปีที่แล้ว

      Don Garow laabsaalax laftirkiisu waa hargeysaawi

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 4 ปีที่แล้ว

      Laab Saalax iyo Jeylaani waa Abwaano yar yar .rag ka waaweyn baa Hargeysi leedahey, malaha dhalinyaradan 90kkii la danbeeyey baa tahee

  • @fathiabdeeq7840
    @fathiabdeeq7840 7 ปีที่แล้ว +60

    somaliland igu kalay dad jacal dadnimo gobanimo If you agree like

  • @hamdaxarago6116
    @hamdaxarago6116 7 ปีที่แล้ว +6

    my kooxdaydayda xidigaha geeska wlhi waa kooxda ugu shidan fanka maanta
    ma beentaybaa alle ileheh maya dheh lk

  • @jimaleomar4967
    @jimaleomar4967 7 ปีที่แล้ว +11

    fanaaanin xula wxaa tihiin iftiin i soo baxay fanka soomaliyeed grahaan wadnka soomalilnd hore usocd iyo horumar waara ayan ingu ogahay ✌✌

  • @basmaahmedjr1773
    @basmaahmedjr1773 7 ปีที่แล้ว +33

    afkaygoow qolo ma tihid aniga waxd Tahay Qodhayda 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @daaheabdisaid3523
    @daaheabdisaid3523 7 ปีที่แล้ว +142

    mursal muuse cumar inta ila taagerta farta taaga

    • @amiinkhadar2521
      @amiinkhadar2521 7 ปีที่แล้ว +6

      xidigaha geesku
      hanooladan msha allah ok

    • @eliashussein3263
      @eliashussein3263 6 ปีที่แล้ว +1

      Daahe Abdi Said ☝☝☝☝

    • @madiinocaday4071
      @madiinocaday4071 5 ปีที่แล้ว +2

      Borama qalinkaga weeyi wooow y

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 7 ปีที่แล้ว +14

    abwaan jaylaani ,,muxu uga reebay BURCO,,,,aykaso jeedan ,,hadraawi ,,cali sugule
    cabdilahi qarshe,,aabaha tacliinta,,,maxamuud axmed cali,,iyo qaar kaloo badan o laso koobi karan,,,heestu way kala dhiman tahay,,,1960 afomaliga qoristiisu way socotay
    imisa qof ayaa borama iyo muqdisho,,ragii qorey afsomaliga,ku jirey,dib ugu noqo heesta jaylaani

    • @albanoor8535
      @albanoor8535 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh sxb yaykaa hoos bixin waxa loo qaadey heesta Shanta soomaaliyeed
      Wana
      Muqdisha
      Jigjiga
      DJabuuti
      Garissa
      Hargeisa
      Saas u ogow sxb mar labaad yay kaa hoos bixin

    • @amiirmustafaamiir9920
      @amiirmustafaamiir9920 5 ปีที่แล้ว +1

      waa Runta lakiin Af somaliga Hooyga uu Habeen kii ku soo Hoyada waa burco

    • @farahsuleebaan6568
      @farahsuleebaan6568 5 ปีที่แล้ว +3

      Wllhy wll waan yaabay marku ka reebay

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว

      Wlah wa run intu bosaso so dhex dh ihi gayay burca kaga habonayd

  • @zeifyare7458
    @zeifyare7458 7 ปีที่แล้ว +48

    khadra silimo ayaa shidasa meesha inta taageerta kkk

  • @daygavichofficial8528
    @daygavichofficial8528 7 ปีที่แล้ว +25

    i like xidigaha geeska wlee fanaanii jirta iga dheh best video weeye
    give me like

  • @quenmalabo942
    @quenmalabo942 7 ปีที่แล้ว +34

    Wowow isma lahayn Inuu af. Kenu qiimaha oo dhan leyahay wlhy Srry somaliyey and #Ilove somli

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 7 ปีที่แล้ว +8

    Qiimaha soomaaalinimo Ayad quwadiisa tahay Afkaygow xidigaha geeska hormuudkii fanka 😍😘😗😊

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 7 ปีที่แล้ว +11

    Dadkaada qeeybsamoo qolaba qola diidan tahee adiga waxaa tahay af quraaa waa shanta somaliyed oo is diidan hadeey kheir tahay ilahay ha isku keeno somali oo dhan one love dadkeyga somaliyed ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ramlacadey7561
    @ramlacadey7561 7 ปีที่แล้ว +17

    jeeylaani inta Ku qabiila like iisaara yes!! abwaan baa naga soobaxay waa bahdeeydee naga badan. ❤❤❤

    • @abdiqaniismail4786
      @abdiqaniismail4786 7 ปีที่แล้ว

      Ramla Cadey kkkkkkk

    • @c.rasaaqbashiir2722
      @c.rasaaqbashiir2722 5 ปีที่แล้ว +1

      Ramla Cadey wali qabiil iyo qurunbaa kaa dhex guuxayaH ayado hees Qiima weyn ku fadhida aad dhagaySanaysid quluubtada qabiilka iyo qurunka allaha ka xaadho wllsheY

    • @istahilmohamed2484
      @istahilmohamed2484 5 ปีที่แล้ว +1

      Meesha waxaa ugu shidan ugbaad noolow ilaahay khaatumada khayr haynoogu khatimo

    • @ruwaydajamac7238
      @ruwaydajamac7238 5 ปีที่แล้ว

      @@c.rasaaqbashiir2722 😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍

  • @azhwaaqali6442
    @azhwaaqali6442 7 ปีที่แล้ว +9

    Afkaaygow qaran jiraa thy alle mazkaxda ku balaadhi abwaan jeelaani✌✌😍

  • @beutyahmet1908
    @beutyahmet1908 6 ปีที่แล้ว +11

    Oh xitigaha geeska wa fanaaniinta kaliyaato ku faana dalkooda hooyo wli ma arag hees ku qaadayan dal shisheeye idin jecliyaa 😘😘😘

  • @munirahassan5220
    @munirahassan5220 6 ปีที่แล้ว +34

    Hesstaan ilinteydee qabtaa markastoon dhageysanaayo waaan ilmeyaaaaa.

  • @aliii9323
    @aliii9323 7 ปีที่แล้ว +15

    Qimaha somalinimo Ayad Quwadisa Tahay ❤ Xidigaha Geska wan u Taganahay 👏👏

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 7 ปีที่แล้ว +6

    Afkaygow qolo ma tihid
    qabiil iyo reer ma tihid
    Anagu hadan somaliland
    nahay siyaasada uun baynu wadagin somali lkn wllalnimada iyo isku afku ba waynaga dhexeyan And we proud in an somali nahay 😍
    Jabuuti jigjiga muqdisho hargaisa gaarisa 😍

  • @cawoyasin9152
    @cawoyasin9152 7 ปีที่แล้ว +6

    wllhi xidigaha fananin shidan iga dheh afkaygow qolo ma tihid all somali waa isu mid isu af isu dad alle ha batakeeyo all somali
    like hadi hestan ka heshay

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 6 ปีที่แล้ว +10

    Xidigaha geeska inaba caadi ma aha from DDSI thank you

  • @hafzaqueen2422
    @hafzaqueen2422 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta ilaa hada dhgeysneyso ✌ 21_2_2022
    15:17pm galabnimo 🌹🥰❤

  • @duudwayneofficialchannell3898
    @duudwayneofficialchannell3898 5 ปีที่แล้ว +4

    Vedioga waxaa loo duubay si farxshan ah waar bi waaye like ta ila gaadha kkk

  • @haybeqadiye6839
    @haybeqadiye6839 7 ปีที่แล้ว +101

    warshada fanka iyo suuganta
    #Hargeisa
    aad ban idin ku faana walalo I aan ku tashado
    runtii fanku wu nolyahay intey dadka somaliland joogan

  • @ashalink3049
    @ashalink3049 5 ปีที่แล้ว +7

    Muslim ban Hadana Somali Qabyalad. Iyo. Han. Smoliyey GOD bless you

  • @somalilanderboykhaloud_hie7251
    @somalilanderboykhaloud_hie7251 7 ปีที่แล้ว +7

    Reer koonfurku hakala Gartaan
    Somali-nimada Iyo SOMALIA-nimada...
    Viva Xidigaha Noolaada.

  • @migilnuuribraahim5398
    @migilnuuribraahim5398 7 ปีที่แล้ว +8

    liketa kama helo 😆✌ afkiina caano lagu qabay ma kala dhacdiin masha allah

  • @sahalzuhri2617
    @sahalzuhri2617 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwankan abaal marin is tahilaa
    Wlhy we ficnaan laheyd inaan calankeeni quruxda badnaa ee u e kaa daruuraha
    So cesheno
    Guul somali weyn

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว

      Somali odhan ma matalo calankasi wllo qayb kaliyu matala mad ilawday marka 5ti calan halaysu so qaaati

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 7 ปีที่แล้ว +30

    xidigaha fankoodii fagaaraha ku caan baxay inta jecel xidigaha geeska please like!

  • @hanadcaddeofficial225
    @hanadcaddeofficial225 7 ปีที่แล้ว +17

    qayrkood paa kala diloo
    reer reer pay izku quudhzadane
    ha moodin inad qapyowday
    afkaygooow kupa hayztaa
    liketa izaraay muwadinintay

  • @MohamedAli-tv7wi
    @MohamedAli-tv7wi 7 ปีที่แล้ว +14

    viva somalilander
    Hogaanka.umada somaliyed.the true leaders of Somali nation

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 5 ปีที่แล้ว +6

    Dadkaa Qeybsamoo Qoloba Qolo diidantahee adigu wxaa thy af qudha🇸🇴♥

  • @argsanyuusuf6821
    @argsanyuusuf6821 ปีที่แล้ว +2

    Markii lays jeclab heestan la qad team qabiil wa idin salamy 2023😂❤

  • @moali614_4
    @moali614_4 7 ปีที่แล้ว +2

    Uf qabyalad please naga daya Dadkaygow viva xidigaha geska wlhi gobonimo waa taas

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 7 ปีที่แล้ว +2

    fan haduu qiima leyahay
    walee xidagaha geeska kor uqaday hobalada wabariga qarnigan ifiinki suganta Somalia aylahed wale iyagaba manta kor uqaday
    hore usocda walalahen xidagaha geeska ❤❤
    koonfuray kadaya colada walahen Somaliland wadad ilbax ah guuulaysta ciyal xidigaha geeska from moqdisho
    moqdisho qoridaada weye Viva Somalinimo❤❤❤

    • @amiirfahad1804
      @amiirfahad1804 6 ปีที่แล้ว

      Fariido Faraxsan dadko dhami hday ado kale wada ahan lahayen Somali ismaba nacden wlahi ee afxumadu wa wxa si kla fogaynaya 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sharmarkegman8264
    @sharmarkegman8264 7 ปีที่แล้ว +41

    reer boosaaso like igu qabta

    • @khaalidcabdi5548
      @khaalidcabdi5548 4 ปีที่แล้ว

      👏👏👏💓💓✋💪 soomaaliya

  • @kowtheryasin3979
    @kowtheryasin3979 7 ปีที่แล้ว +8

    xasha hees iyo nus inta igu raacsan liketa iska so dadajiya🙌🙌🙌

  • @barotech4015
    @barotech4015 7 ปีที่แล้ว +21

    Mursal Cod Buu Haya wale Kuli Makala Dhacan alha ha I din Siyaaaasho

  • @heyybebyarmanti80
    @heyybebyarmanti80 7 ปีที่แล้ว +17

    aniga waxaaad thy qudhayda
    afkaygoooow afkaygooooow
    inta afka jecel like kuqaboh

  • @asilamoha4247
    @asilamoha4247 2 ปีที่แล้ว +8

    I from jabouti and somaliland ♥️♥️♥️

  • @hodanntoahmed3759
    @hodanntoahmed3759 7 ปีที่แล้ว +13

    ✔afkeygow qolo matihid
    ✔qabiil iyo reer ma tihid
    ✔qof gaar kuuleh ma jiro💯
    i love shanta somali 〰like
    guul iyo gobanimo

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 5 ปีที่แล้ว +4

    Mursal Muusa fanaanka fanaanta Somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪

  • @hafsaomar4492
    @hafsaomar4492 7 ปีที่แล้ว +5

    xidigaha geeska inaan caadi maha
    afkaygow qolo matihid woooow like isara intii ila tageerta xidigaha geeska

  • @abdisalammohamud7055
    @abdisalammohamud7055 7 ปีที่แล้ว +22

    afkaygu waa soomaali ❤soomalinimo

    • @abdikadiryussuf471
      @abdikadiryussuf471 7 ปีที่แล้ว

      walhi wa ruun 💚💛💓💜💔💕💖💔💓💜💛💚💚💛💜💓💔💕💖

    • @welitube4998
      @welitube4998 7 ปีที่แล้ว

      xidigha gska wa cuno bla dadan wyu wxakmqan dadalka if no nimcan yurub ganaiyo wa zero

  • @fahiiima1010
    @fahiiima1010 7 ปีที่แล้ว +29

    Afkeygoow qaran jira tahay😍😍

  • @dekoosman22
    @dekoosman22 7 ปีที่แล้ว +32

    afkeygow qolo matihid qabiil iyo reer matihid qof gaar kuulihi majiro
    dadkaada qeybsamo qolaba qola diidantee adiga waxa tahay af qura
    aduunkiyo qaaradaha astaan baa qoom u tahay qiimaha soomalinimo ayaad quwadiisa tahay afkeygow
    afkeygow qaran jiraa tahay
    afkeygow qaalibaa tahay
    aniga waxa tahay qudheyda
    jabuuti qiimahaagi weeye
    jigjigo quruxdaadi
    gaarisa qeydkaada weeye
    muqdisho qoristaada weeye
    hargeisa qaamuuskadi weeye
    boorama qalinkaadi weeye
    boosaaso qiyaastaadi weeye
    afkeygow afkeygow aniga waxatahay qudheyda.

  • @misssusu
    @misssusu 7 ปีที่แล้ว +28

    waar dadkii odhan jiray xidigah geesku waa cunsuriyeen cawa lama hayo miyaa Haydn ku taagantaan Lee nahy

    • @saqalothman234
      @saqalothman234 7 ปีที่แล้ว +1

      afkygoooW qolo matihiDa
      niCe Song❤❤❤

    • @myusuf951
      @myusuf951 5 ปีที่แล้ว

      ciro inuu darood yahay baan ogaanay kkkkkkk lollkk

    • @salimmustafomar2433
      @salimmustafomar2433 4 ปีที่แล้ว +1

      ogow nin somalinimad ku ween tahay samee abwan jeylani

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 ปีที่แล้ว +30

    This song is very nice all the artist are talented anissa hassan djibouti uk somaliland mashallah

    • @cialove1725
      @cialove1725 6 ปีที่แล้ว

      Dalkaykoow dalkaykoow dadad jiraa tahay

  • @mmhaji2045
    @mmhaji2045 7 ปีที่แล้ว +4

    Sikastoo loodhaho Xidigaha Geeska waa Qabyalaadiista yaal Iga walee Heestan Koobkaad ku qaadeen Soomali oodhana waa la dhacday. Abwaanka Qiimaha leh Abwaan Caydiid Xaamud midhaha wuu ku farayaraystay Alle ha sharfeee. Aad baan idiin jeclahay sxbyaal Noolaada Halkaas hawsha kawada somalina haydiin sinaato uwada heesa. Big love and Support From Hoygii Darwiishka Laascaanood

  • @wiilkareerhargeisa8380
    @wiilkareerhargeisa8380 7 ปีที่แล้ว +161

    JABUUTI
    MUQDISHO
    GAARISA
    JIGJIGA
    madaxaad ii saaran tihiin nabad nolol horumar barwaaqo ayaan idin rajeyna GUUL DHAMAAN SOOMALI WEYN

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 7 ปีที่แล้ว +5

      wiilka reer Hargeisa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @omarmunye6290
      @omarmunye6290 7 ปีที่แล้ว +19

      sidoo kale walaal adiga iyo intaad jeceshahay oo ah soomaali weeyn waxaan idiin leenhay cadowgiina cagta ka hoos inshallah, from xamar, vivo Somalia.

    • @HamzaOsman-rr9em
      @HamzaOsman-rr9em 7 ปีที่แล้ว +1

      I'm

    • @zakimattaan2609
      @zakimattaan2609 7 ปีที่แล้ว +9

      Hargeisa
      Burco
      Berbera
      Borama
      👇🏾🇪🇹jigjiga
      D-jabouti
      Wlee idin jecliYaa karaman idin hayaayo kor kaa isaaran tihin

    • @samiajamaal7412
      @samiajamaal7412 7 ปีที่แล้ว +1

      +Zaki Mattaan somalidakale majeclid

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 ปีที่แล้ว +2

    yaa dawanaya 2023 xidigihii geesku way furfurmeen waa loo xisi dooona

  • @lakishimiabdi9813
    @lakishimiabdi9813 5 ปีที่แล้ว +3

    Sanadba sanadka ka danbeya inay qabyaladu si wayna neysa moda 😢😢
    2019
    Inta ila dhagaysa naysa
    Like sara 😢💝

  • @ahmedeid701
    @ahmedeid701 5 ปีที่แล้ว +7

    #jaylaani waa abwaan jira inta igu raacsan #like saara

  • @zuleimanabdirahman2484
    @zuleimanabdirahman2484 7 ปีที่แล้ว +79

    heestani waxey kusocotaa reer xamarkii odhanjirey afka noodaaya sideen somalinimadii kabaxney.adeer afku shan dal buu kadhexeeya.like Saar hadad igu raacsantahey.

    • @hassanibrahim1143
      @hassanibrahim1143 7 ปีที่แล้ว +3

      zuleiman abdirahman shan dal ma adiga kadhigay mse wa riyadaada teeda kale ka waran hadii aan ku dhoho heesta wexey kusocotaa isaaqi dhihi jiray xidigaha geeska hargeysa uunbaa laga leeyahay?! cuqdada iska daa ee heesta ku raaxeyso si fcn ne ufahan😴

    • @hamseyonis6888
      @hamseyonis6888 7 ปีที่แล้ว

      Afka malaha koonfur qudha
      5 soomaliba leh 😮

    • @aarzoomalilanderdhalada1814
      @aarzoomalilanderdhalada1814 7 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Ibrahim siduu madfac kaaga dul dhacayay ayay garashadii kaa luntay nacala ku dhalaye wax fahan

    • @shukricabdilahi5724
      @shukricabdilahi5724 7 ปีที่แล้ว +1

      zuleiman abdirahman wlhi waa runta afka ciid gaar uu lahi ma jirto

    • @updysameddaahirtaay5670
      @updysameddaahirtaay5670 6 ปีที่แล้ว

      xayawaaaan

  • @sucaadsaleebaanbarkhad2389
    @sucaadsaleebaanbarkhad2389 5 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭 somalia ilahay sharattoodi hausooo caesho qabiil quliubtayada kasaar

  • @carafaadbogba8091
    @carafaadbogba8091 5 ปีที่แล้ว +10

    Heeso xasuuso iga mudan waligay wan Ku fana Somaliland allawu isku keen somalida meelkastoy joogan

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 ปีที่แล้ว +6

    xidigaha geest mashallah anissa hassan from djibouti especially mursal muse and his wife kadra I love

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +2

    Inta jecel Qur.aanka

  • @Nada-beela
    @Nada-beela 5 ปีที่แล้ว +4

    Somali melwalba jogta usku gacan nuqda🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @somalilanderboykhaloud_hie7251
    @somalilanderboykhaloud_hie7251 7 ปีที่แล้ว +6

    Wan Zalaamayaa Dhamaan 5ta Somaliyeed.
    gaar ahaan Wadankayga Somaliland iyo Xidigaha

  • @cumarbashir4344
    @cumarbashir4344 5 ปีที่แล้ว +2

    Muqdishay qorideda somaliland micna ku jira xornimo qalinkeda waxa u yaal muqdisho somaliland😀

  • @sabrincabdi1752
    @sabrincabdi1752 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 yaa ila dawanaya like ha iga ilawin 😍😛❤

  • @riyokuqosle9384
    @riyokuqosle9384 7 ปีที่แล้ว +6

    kooxda qarniga xidigaha geeska horaa loo soconya wxii hadlayaaba hayska hadlee

  • @a.qaniwargeys9936
    @a.qaniwargeys9936 4 ปีที่แล้ว +3

    Manta oo ay thy Malin Ciid ah Qofkii Dawanaya sideyda cml Like ha i saaro. Xidigaha kaliya oo an Ka tagero fanka Shanta somaliyed Guuleysta oo jira waligiin. Waxana idinka so salamaya. Mglda mogadhisho Eid mabruuk. Shanta somaliyed