Xidigaha Geeska | Hankii Qaranka Rumoobay (Shaqo Qaran)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Cabdi Hani, Yurub Geenyo, Xafladda Barnaminjka Shaqo Qaran
    Erayadii Xasan Xiis
    Laxankii Maxamed Miyir Xaaji (AUN)
    Music Furinle

ความคิดเห็น • 1K

  • @shacabshow8839
    @shacabshow8839 5 ปีที่แล้ว +387

    Wlhi jidhka i dubaxiyey hadad i dareentay like isaar

    • @abdiaziz3507
      @abdiaziz3507 4 ปีที่แล้ว +2

      Aad baan u dareemay

    • @Xaliye2024
      @Xaliye2024 3 ปีที่แล้ว

      🖐😂

    • @ahmedhassan-vo1uu
      @ahmedhassan-vo1uu 3 ปีที่แล้ว +7

      Wll ka waran ninka hortiisa laga qaaday ee ka midka ahaa dufcadii ugu horeysay ee shaqo qaran waxay ahayd markii aan soo dhamaystay tobabar ciidan maalinkii aan galay aniga oo jidhkaygu dhisnayn ayan galay balse wllhi waxaa xasuustaa inaan soo baxay aniga oo ad adkaanta jidhkayga ka yaabay maalmo xusuus ku leh noloshayda

    • @Mawliidibraahincali
      @Mawliidibraahincali 4 วันที่ผ่านมา

      waa run

  • @abdirahmansiraadsaahid777
    @abdirahmansiraadsaahid777 5 ปีที่แล้ว +665

    Runtiii nasab reer Somaliland waaan Idin jclhy Wlhy ilhy aqooonsi ha idinsiiiyo aaaamiin wll ana in ilhay gumaysiga iga dulqaaado ii sooo duceeeya From Ogaadeenia

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 5 ปีที่แล้ว +12

      noloow walaalo

    • @fadumosuleman9654
      @fadumosuleman9654 5 ปีที่แล้ว +7

      Thanks dear ilahay ha idnak saaro

    • @jamacmaxamed306
      @jamacmaxamed306 5 ปีที่แล้ว +7

      Amiin amiin yaarabi

    • @somalilandpresstv
      @somalilandpresstv 5 ปีที่แล้ว +6

      Abdirahman Siraad Saahid thanks wllo amin,alle adna haka dulqado gumaysiga,insha alah khyr

    • @deeqmohamed7760
      @deeqmohamed7760 5 ปีที่แล้ว +6

      Abdirahman Siraad Saahid Ogadenia xagee la dhahaa Somali State miyaad ka wadaa wllo

  • @deeqkoosar4558
    @deeqkoosar4558 5 ปีที่แล้ว +516

    Reer abtigay reer Somaliland jiroo jooga waan idin aamin sanahay horay usocda dad kaygiii Guul iyo gobanimo from Alcagdheeriyah Hehehehe somaali galbeed ama Ogaeenia 🌹wixii duriyada ah like 👌🤟🤟🙏

  • @caaishamohamuud1804
    @caaishamohamuud1804 5 ปีที่แล้ว +423

    from muqdisho wlh aad iyo aadan ugu farxsanahay hormarka kutilabsaneysan ❤❤❤war hada tol iyo qarabo tahin wil somalilander ah oo jamhuurida barakeysan ikaxeysto iskaso dhaxsaara

    • @abdirizakyousuf5184
      @abdirizakyousuf5184 5 ปีที่แล้ว +10

      Waa laguu helayaa wll

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 5 ปีที่แล้ว +11

      caaisha mohamuud wllo dhab makaa tahay hadaad tidhaa haa iska xaadiri wariyaha muqdisho ku sugan ee layidhaa axmed yaasiin hanoo kaakeenee

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +5

      😁😁😁 welcome sister🙏❤

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 5 ปีที่แล้ว +4

      anigaa caaisha qaali

    • @maxamedmursal359
      @maxamedmursal359 5 ปีที่แล้ว +4

      Kkk waa diyaar sister

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 5 ปีที่แล้ว +276

    Ha,noolaato soomaliland waa walaal idin jecel from🇸🇴🇸🇴🇸🇴somaalia!!!

  • @melaninqueen6891
    @melaninqueen6891 5 ปีที่แล้ว +261

    Ohhh😑 they make me cry 😢 one love from Puntlnd ilaah baraaraha ha idiinsiyaadsho 💪❤️😊

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 5 ปีที่แล้ว +6

      Amin huuno qli

    • @somalilandpresstv
      @somalilandpresstv 5 ปีที่แล้ว +4

      Shoukri Abide’ thansk wllo,alle ha idin barakeyo wllo idina

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 5 ปีที่แล้ว +6

      shukri walshy qaali soo dhawow aad baad u mhasan tahay

    • @melaninqueen6891
      @melaninqueen6891 5 ปีที่แล้ว +5

      jamal skp Dear brother❤️🥀💯

    • @hudacismaan3930
      @hudacismaan3930 5 ปีที่แล้ว +1

      7

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 5 ปีที่แล้ว +102

    Walee reer hrgyza Fan & heeso Laguma gaaro Dad nasab ah oo an jclhy horumar fcn dheh nolada

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +758

    Hadaa Somalilnd Dhaladda Tahy Like Iisaarra
    😁😁😁😁

    • @SaluumHashi
      @SaluumHashi 5 ปีที่แล้ว +3

      👍👍👍👍👍👍

    • @abdilahimohammed9234
      @abdilahimohammed9234 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlo lagu maa dirni like iyo share do shat up samaliland waa nabda cafimad kaa naxoo nafata waaaa kuu geee sii xun uuu dhimo injasyo xarnti 😃😃😃

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว

      Wllo meelkasta waan kugu arka walle yaab

    • @SaluumHashi
      @SaluumHashi 5 ปีที่แล้ว

      @@rahmacookingandbakery8196 mayaabtay afkaygaad kalabaxday 🤣🤣

    • @SaluumHashi
      @SaluumHashi 5 ปีที่แล้ว

      @@abdilahimohammed9234 waraa qadaad weny ayar majoogtidooooo 😏😂

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 5 ปีที่แล้ว +220

    Gaajo xunbaa i haysay,Cunto ayaan is lahaa cun heestan oo socota ayaan arkay, cuntadiiba waan daadiyay, heestaan ku qadaynayaa dhiigay iga raacday jamhuuriyada baraykasani allow dhawr😍😍😍

    • @SaluumHashi
      @SaluumHashi 5 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂😂😂maaheee way ku cuntami wayday

    • @apdyzhakour6537
      @apdyzhakour6537 5 ปีที่แล้ว +3

      Hassan Ahmed
      InaGa Yara habee

    • @SaluumHashi
      @SaluumHashi 5 ปีที่แล้ว

      @@apdyzhakour6537 😂😂

    • @apdyzhakour6537
      @apdyzhakour6537 5 ปีที่แล้ว

      مسس صوماليلاندر
      HeH

    • @mohamedabdirahman4208
      @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan ku qadeynyaa anuu
      Cuntadi bay dhadhn uyeshy

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 5 ปีที่แล้ว +174

    Heestan Hankii Qarankaa Rumoobay waxay ka kid tahay Heesaha ugu Saamaynta badan Waxaana Ereyada sameeyey ama Alifay Prof. Xasan Xiis.

    • @mohamoudmohamed9996
      @mohamoudmohamed9996 5 ปีที่แล้ว +7

      Prof Xasan Xiis waa Macallinkii Madaxweynaha Muuse Biixi. Alle ha xafido Prof Xasan Xiis.

    • @nasrinasriabdiwali0923
      @nasrinasriabdiwali0923 4 ปีที่แล้ว +4

      Masha alaah guul iyo gobo nimo somaliland

    • @sharmaarkecawke8238
      @sharmaarkecawke8238 ปีที่แล้ว

      Ereyada:- xasan xiis nin la yidhaabaa leh

  • @abdimajidabdimalik8715
    @abdimajidabdimalik8715 5 ปีที่แล้ว +57

    Wllhi heestan way iga ilmaysiisay qadiyada wadanimo intay ku dheer tahay guulaysta

  • @itz_Marwa456
    @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว +156

    Ilma iga soconasa dalkayga iyo dadkayga jecliyaa 😍😍

    • @golisrealestate3908
      @golisrealestate3908 5 ปีที่แล้ว +4

      😭😭😭😭 dareen aan caadi ahayn ayey leedahay heestan

    • @amaldhoolayare2811
      @amaldhoolayare2811 5 ปีที่แล้ว +4

      Dalkiina waa waxan kufAno iyo dawladeen MBC

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว +1

      @@golisrealestate3908 haa runtiii

    • @ixsaan9294
      @ixsaan9294 5 ปีที่แล้ว +1

      Me tuu quruxeey guul Somaliland

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +178

    My country Horuumar wacan dalka dadiisa dhista
    From gobolki hodanka sanaag🙋‍♂️

    • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
      @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 ปีที่แล้ว +2

      Guul iyo gobanimo jamhuuriyada barakaysan slmulah libaax

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว +4

      From sanaag weeye .badhan. Big love

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว

      Labba dhagax Nin Dhexdood ka soo Baxay thanks

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +2

      Family Roots thanks poqor

    • @khalephpadmacanshe1396
      @khalephpadmacanshe1396 5 ปีที่แล้ว

      Ilahy hanoo siyaadiyo nimcda rabi noogu deeqay walalhyga somalida kle meelksyo joogan gobanimo Ku noolada all somaali , iyo umada muslinka from sanaag

  • @saeedabdi3816
    @saeedabdi3816 5 ปีที่แล้ว +150

    Heestan Ninkii Laxameeyey Bilad Sharafbaan Siinlahaa
    Respect Walaahi

    • @iamzakaria1122
      @iamzakaria1122 5 ปีที่แล้ว +7

      Saeed Abdi Maxamad miyir uu ahaa intaan heesta la soo saarinbuu dhibtay saxiib. alle ha u naxariistee

    • @saeedabdi3816
      @saeedabdi3816 5 ปีที่แล้ว +5

      Allah Ha Naxariisto Maxamed Miyir

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 4 ปีที่แล้ว +5

      Mishiinkii xidigaha geeska miirka laxanka alle ha u naxariistee maxamed miir xaaji ayaa laahaa laxanka

    • @Tungaabtv
      @Tungaabtv 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay ha u naxariisto

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 3 ปีที่แล้ว +2

      Wuu u qalmaaa rappi haw raxmado

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 5 ปีที่แล้ว +115

    Ax wan ilmeeyay ilahow wadankyga noo daa 💪💪💪💪💚💙

  • @maxamedmursal359
    @maxamedmursal359 5 ปีที่แล้ว +103

    Madaxwayne biixi noolow taariikhdaa ku xusi doonta
    From gobolka saraar caynabo

  • @jamilaaden7527
    @jamilaaden7527 5 ปีที่แล้ว +341

    Ax wlhi wan ilmeyey somaliland guul 💪💪💪💪❤️

  • @mahadbadacastv7842
    @mahadbadacastv7842 5 ปีที่แล้ว +140

    Heesatsn Waan jeclahy waana hees qaran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 5 ปีที่แล้ว

      aad ind wadanimadaa ku xasuusinaysaa guul

    • @halacbay4442
      @halacbay4442 4 ปีที่แล้ว

      guul

    • @jaamacaxmed7537
      @jaamacaxmed7537 3 ปีที่แล้ว

      Beena maha jamhuuriyada Somaliland hanoolaato

    • @idirisxaamud9581
      @idirisxaamud9581 3 ปีที่แล้ว

      Ha nolato somaliland

  • @mnaaji441
    @mnaaji441 5 ปีที่แล้ว +292

    Somaliland One love somalilander dhalad ah bn ahay ooo darwiish ah.

    • @xogsugan1842
      @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว +2

      Abtigay

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 4 ปีที่แล้ว +2

      Libaax

    • @sherom6597
      @sherom6597 4 ปีที่แล้ว

      2 kaadhle, fadlan lacag ku shubo🖕

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sherom6597 adaa laba kaadhle ahe iskaga tag inanka waa soomaalilander dhalade wanku wataa bro

    • @aadanshinmirir2326
      @aadanshinmirir2326 2 ปีที่แล้ว

      @@xogsugan1842 lll

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 ปีที่แล้ว +83

    Wiil soomaaliyeed ahay like isiiya 😂😂😍😍😍🇸🇴

    • @hassanburaale392
      @hassanburaale392 5 ปีที่แล้ว +7

      Like lahyne heesta dhuux Ya Qadad wayn

    • @abdimacalin4197
      @abdimacalin4197 5 ปีที่แล้ว +2

      @@hassanburaale392 war gafuur culus ban ahy anigu kkkkk

    • @husseinhaji9746
      @husseinhaji9746 5 ปีที่แล้ว +4

      Hhh waxaa ka wacnaa adigoo idhaahda Qadaadwayn ban ahay hhhh

    • @sucaadnur5100
      @sucaadnur5100 5 ปีที่แล้ว +4

      Salman Abdullahi kkk waa ku siin laha lkn calankasa ka booday😅😅

    • @abdimacalin4197
      @abdimacalin4197 5 ปีที่แล้ว +1

      @@husseinhaji9746 sxb dad ku way is amaanaan lkn anigu caydan isla jecllhy ilaahy amarkiis

  • @hibamohamednur6489
    @hibamohamednur6489 5 ปีที่แล้ว +152

    Halkaasan ku dhashooon ku dhaata somaliland cadawgaa unoolaw dalkaygooow
    Bilaahi calayk mar iyo laba anaa ku dhashoo ku dhaata slander dhaba like igu sharfa

  • @jaamacsakab6509
    @jaamacsakab6509 3 ปีที่แล้ว +35

    Mnsha llh reer soomalind from gedo garbahary idinka soo salamayaa guulaysta jamuriyada barakaysan

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 ปีที่แล้ว +1

      Wanu kaa qadnay wll jaamac sakab

    • @sareeyemanusqaame8723
      @sareeyemanusqaame8723 ปีที่แล้ว

      Waa markii iigu horaysay oo aan dhagaysto 08/30/2023 waa 8/25 ka dib jab kii gooja cade

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +33

    HIIGSIGA HIMILADA DALKENA
    HAYAANKA TUBTIISA HAYSTA
    HIRKA❤ IYO DOOGA IFTIIMAY
    HAWADA UDUGAA NASAQDAY
    MIDHAHA HOBANTA HORTAY
    HILAACA CIRKAA KUHOORAY
    HOORAY👏👏👏👏👏 HOORAY
    HILAACA🙏 ❤KU 🙏❤HOORAY

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 3 ปีที่แล้ว

      Inataan ugu jeclahay

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 5 ปีที่แล้ว +63

    Jidhiidhico igu taagan iga wala masha allah

    • @SaluumHashi
      @SaluumHashi 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdi aziiz ma igaga soohoresay meeshanna 😂🤣waan kusalaamay wll 🖐️

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 5 ปีที่แล้ว +2

      Waar Beenta Iska Daaa Cabdiraxmaan Sacad Baa Noo Sheegaye😂

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว

      Ina marshaalow ciyaarta Naga daa inadeer sawdiga qddwayn doonty mxd la jidhicooty😂😂👐

    • @marshaal1234
      @marshaal1234 5 ปีที่แล้ว

      empire girl indro qadad wayn hadan ahan laha waban iska dhiman laha🤣

    • @marshaal1234
      @marshaal1234 5 ปีที่แล้ว

      مسس صوماليلاندر yes 🤣

  • @nicaamamaxamed1747
    @nicaamamaxamed1747 5 ปีที่แล้ว +50

    Mar kasta oo laysku duubnado guushu waata wlhi😢Alle Swt Wax Dhiba inma tuuso somaliland guul iyo gobanimo 😘❤❤ilahy cadawgina hoos haw riido😤

  • @haldoorrashiid6537
    @haldoorrashiid6537 5 ปีที่แล้ว +127

    Hadad Somaliland jeceshay like isaar

  • @abdirahmanfarah7268
    @abdirahmanfarah7268 5 ปีที่แล้ว +85

    Wow 😮 😯 😲 faraxadda aduunka
    Waan idin jeclahay DALKAYGA IYO DADKIISABA from Canada 🇨🇦

    • @abdifataahmoha5900
      @abdifataahmoha5900 5 ปีที่แล้ว

      Dalkaaga kaalay wll oo ku dalxiis lana kaalay fikrado cusub.

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 5 ปีที่แล้ว

      Wow Canada aad ayaan u jecelay waa riyadeyda kowaad insha allah wan ka rumeyn doona

    • @aichahassan3264
      @aichahassan3264 5 ปีที่แล้ว

      Absolutely wallo

    • @raxmaali3516
      @raxmaali3516 4 ปีที่แล้ว

      From Finland I miss more wlhy my mother land ❤❤💚💚💋🤲💉

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      @@raxmaali3516 kula mid ahay wlahy dalkii 8 years ago iigu danbeysay finladn taaa xunbaa kula joogaye dalkii ma igu laabanaysaaa lol

  • @rodahamud
    @rodahamud 3 ปีที่แล้ว +7

    Maxamed miyir waa musicianki laxameeyay illaahay ha u naxariisto🤲
    Xidigaha geeska😍

  • @yaxyeaadan674
    @yaxyeaadan674 5 ปีที่แล้ว +96

    Ilahaw somaliland barakee ducada walal ubarya dalkeena barakaysan we love dalkayga aan jeclahay

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 5 ปีที่แล้ว

      Amiiin bro

    • @caashahaboon2801
      @caashahaboon2801 4 ปีที่แล้ว

      Ameen Ameen

    • @hodanibraahim4788
      @hodanibraahim4788 4 ปีที่แล้ว

      Allaahuma Aamiin

    • @mohamedaden5155
      @mohamedaden5155 3 ปีที่แล้ว

      Walahi waan u duceeya qof walba ooy hooyaday ka mid tahayna waxan ku idhaa ducada ha inaga iloobina

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 4 ปีที่แล้ว +15

    Amarka ilaahay heestan markaan dhagaysanayo waan ilmeeyaa tiranna laguma soo helayo ibta jeer aan dhageystay malaha
    Xidigaha geeska inaad hanti qaran tihiin cidina iskuma hayso la'aantiin fanku wuu saqiiri lahaa

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG 5 ปีที่แล้ว +43

    Jamhuuriyadda Barakaynsan Guuleeyso weligaa cadowgaaguna hajabo, Calankaaguna illahay idinkii meelna Dheer Ka muuqdo Aamiinta ubadiya. Salaan gobeed dhaamaan shacabka JSLN ee Barakaynsan.
    From London

  • @umalkeyrmahamed44
    @umalkeyrmahamed44 5 ปีที่แล้ว +129

    Habaryoonis ayaan ahey lkn qabiil kuma dumeyso somalilaand dalkeegi Waan ku salamey madax weene inkaston reer burco jac nagu dhajisey Waan u imanaya burco biixi viv duriyadi somalilaand America 😂😂😂

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว +8

      Umalkhayr wll maxad iskugu dabaqab tay duriyada iyo Somaliland. Waxay ila tahay in ad isaaq ka wadid duriyada. Marka Somaliland isaaq uun ba iska leh. Anigu warsangali ayan ahay.

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว +1

      @@umalkeyrmahamed44 wan gartay. Somaliland ma isaaq kaliya iskale . isaaq iyo Somaliland wadiga isku daba qabte

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว +1

      @@umalkeyrmahamed44 haye walal.

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว

      Sowdiga meeshi Meel reer ka dhigay .maxan ku bashaala .hhhh

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว

      @@umalkeyrmahamed44 shubali ne maxad kawa da abti.hh

  • @mucaawiyefarah2577
    @mucaawiyefarah2577 5 ปีที่แล้ว +28

    hestan dhiga ayay i dhaqajisaa
    bila calek inta ila darensaney likr ta igu cazuuma

  • @mahomedhassan5754
    @mahomedhassan5754 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow wdnka noo barakee oo aqoonsi nasii rajo intaa ka bdn ma naawilo karayno shacbiguna uu daalee yaa allah sidii roon

  • @farhanjam2773
    @farhanjam2773 5 ปีที่แล้ว +34

    Manshallah somaliland wan jeclaha abtiyal viva somaliland ad u jeclaha naski hooyo ayah I farayah jacal kah somaliland inan imado Ayan is ku wadah sanad kan abtiyal

    • @isaacamir2073
      @isaacamir2073 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allaah waad nasoo bookhan ood ku taxtaxaashi doontaa.

  • @mostaphaothmanfarah589
    @mostaphaothmanfarah589 5 ปีที่แล้ว +32

    Wale dhiga i dhaqaaqay ax😭😭illahaw ictiraafka noo rumee🙏🙏

  • @xusenjamac9243
    @xusenjamac9243 5 ปีที่แล้ว +54

    Waqal sxb madaxaad noosaarantahay horay usoco waan kuu hogaansanahay dhamaan soomali oodhan

  • @fatimalucky636
    @fatimalucky636 5 ปีที่แล้ว +61

    Jecliyaa dhulkayga💚*❤💪

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 5 ปีที่แล้ว +13

    Nabada allah idiin barakeeyo Walaalayaal from Galamudug somalia

  • @ajab6437
    @ajab6437 5 ปีที่แล้ว +50

    Waxan ka helaa markay leyihin
    Hayaanka tubtiisa haysta hirkiyo dooga iftiimay
    Hawada udugeena saaqay
    Midhaha hoobaanto hoortay
    Hilaaca cirka Ku hooray

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi wan ilmeeya mar kasta oo an heesta maqlo ,mecneheduna maaha inan xiista ka helay ee wadankayga aya meel dheeer igaga yaala

  • @Husni143
    @Husni143 2 ปีที่แล้ว +9

    Dunidaan ugu jecelahy balse wali maanan tagin maalinse waan tagi donaa insha alaaah from Mogadishu owlaadul caaasima salaan boqortooyo abtiyaasha gabadhayda barakalaaah

  • @abdirahmanabdilahi8763
    @abdirahmanabdilahi8763 4 ปีที่แล้ว +23

    Xuus aan iga dhamaan , malinkas halkaa wan fadhiyey ano kulabisan dirayska ciidankayga qaranka ...
    💚💭❤ SOMALILAND..💚💭❤ 👨‍✈️

  • @suhaybismaaciil3092
    @suhaybismaaciil3092 5 ปีที่แล้ว +25

    Khadar waqal thank u such great work
    For showing heesahn qurxoon ee wadani nimadu ku dheehantahy
    Thank u a lot
    From: muwadin jamhuriyada somaliland ah😍😍😍😍😍

  • @salmaanjaamac5181
    @salmaanjaamac5181 3 ปีที่แล้ว +18

    Hadaan geerida tahriibka😥😢
    Hadaan ubadka uga hiisho..
    Hadaan unugtiyo tacluusta
    Hadaan ka badbaadsho hooyo
    Hadaan dunidaa horaysa lahaabto horumarkeeda💙🎶🎻SOMALILAND 🎤❤️

  • @shacabshow8839
    @shacabshow8839 5 ปีที่แล้ว +13

    Reer soomalin Like saara

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว +10

    Intaas faraxsantihiin waa farxadeena Waa laheena hormarkiina jeclahay dhibka rabi hadiin kahyo from muqdisho❤❤

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wllo 🤲🤲
      Idinkana nabad bn ilahay idiin weydiiyay insha allah 🤲

    • @ladanmohamedahmed8929
      @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedismail8560 saas wyo ileen kalama gono wllheen❤

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว +1

      Amin dhamntenba wlo alle haku sharfo

  • @khadijagulied189
    @khadijagulied189 5 ปีที่แล้ว +49

    Mansha allah allow dhowra Somaliland allow no siyade Nimcada and laso kobe karine Guuuuuuuuuuuulysta xidigaha geeska nooloada Allowo dhowra ciidamada qaranaka gurxubadana geeesiyada qaraku allow idena dhowra o edna xifde geeesiyo allow naga qabo ishaa cadowga iyo xasdinta ka xune Somalilad iyo Horumarjode ishaa xasidku idenka Deyrana my people Somaliland

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah hore bay u martay jamhuriyada Barkaysan Ee Somalind Allow noo siyaadi nimcada iyo Nabada Aad Nasiisay wxn halkan ka slmya kooxda qaranka xidigaha geeska oo ay ka dhex muqdaan labdi fanaan codkooda la holin waayey sowtul rijaal Abdi hani xaashi Abdillahi iyo sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo

  • @voiceofsomalilanders
    @voiceofsomalilanders 5 ปีที่แล้ว +39

    wan jecelahay somaliland wan ku fanaa somaliland dhiigaygu waa somalilander inta jecel waan jecelahay,wlhi nafta ayan uhurayaa qori iyo qalin ayan ku dufaacayaa. I LOVE YOU #SOMALILAND

  • @jamilaaden7527
    @jamilaaden7527 5 ปีที่แล้ว +95

    Dalkaygi somaliland guul 💪🇭🇺❤️❤️

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +22

    Hees la qaado heesta ugu shidn
    Viva Jamhuriyda 💚💭❤

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 5 ปีที่แล้ว +14

    Allow dalkayga iyo nabadayda noo adkee oo dadkaygan isuwad sikhir ina dhawayd wa lasku kaya sixre midnimad Somaliland allow adkee wale wan jeclay dalkayga iyo dadkiisab nabad waarta iyo horumar badan inshallah🤲 😘😘😘😘❤💭💚⚘⚘👈

  • @hawoabdulle8339
    @hawoabdulle8339 4 ปีที่แล้ว +7

    Idinka baa is aqoonsadey ,aqoonsiga kale Alle ha idiin sahlo horumar ayaan idiin rajeynayaa,Noolaada Somaaliland. From Mogdisho

  • @asmadegan7163
    @asmadegan7163 5 ปีที่แล้ว +23

    Maansh allh Guul Walalay guuul forma midisho casimaad umad soomaliyeed farxad kuwar waad guulasaten doonta

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +11

    Hadaaan dunida horeeyso
    Lahaabto horumarkeedaa
    Hankii qarankaa rumoobay❤🗨💚
    Hiigsiga himilada dalkeena
    Hayaanka tubtiisa haysta❤🗨💚

  • @aasiyaaxmed796
    @aasiyaaxmed796 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah tabaraka Allah dalkayga iyo dadkayga. wan ku fanaa allow isha cadow inaga hay ♥️💬💚 gul iyo gobanimo jamuriyada barakaysan ♥️♥️♥️

  • @hodanomer134
    @hodanomer134 5 ปีที่แล้ว +16

    Mnzh Allah wllhi farxadi aduunkan galay mrkn Heestan daawado allaw idaa dlkayga iyo daddlayga somaliland guuul waarta inzh allah💪💪💪

  • @geesigadhulkahooyo2551
    @geesigadhulkahooyo2551 3 ปีที่แล้ว +7

    Erayadi Xasan Xiis wan iska gartay inu abwaan habarjeclo sameyay alow kor ka yeel Somaliland

  • @mahadofficial2439
    @mahadofficial2439 5 ปีที่แล้ว +38

    Somaliland guul io gobanimo muqdisho idinka so salama🙌

  • @abdirashidmahamedelmi968
    @abdirashidmahamedelmi968 4 ปีที่แล้ว +66

    Beautiful Somaliland from Borama💗

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 ปีที่แล้ว +2

      Thanks my dear brother 💕

    • @sareeyemanusqaame8723
      @sareeyemanusqaame8723 ปีที่แล้ว +1

      Ciyaar ta iska daaye is xoree

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@sareeyemanusqaame8723ma faqash baa haysata maxay iska xoreeyan iyagu dowladii gaalkii afweyne ayuun Bay iska xoreeyen rajiimkaas bakhtiyey

  • @sukhrahassan5914
    @sukhrahassan5914 5 ปีที่แล้ว +19

    Wxkasta waanka jclay hormarka soomaliand ❤

  • @hapaneshaydo9
    @hapaneshaydo9 3 ปีที่แล้ว +5

    MeeQe jeer kuso ceshaday bad u malaynysaaa heesta
    Marka wadaninimadu dhiigaga Raacdo
    Wa iska sidan oo kale
    Jamuriyada barakaYsan one Love ❤

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 ปีที่แล้ว +8

    Maxamed Miyir, ninka heesta laxameeyay Eebbe ha u naxariisto. Wax la qiyaasi karo maaha sida uu cajiib u yahay laxanka heestu.

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 5 ปีที่แล้ว +14

    SomaliLand socdaashoo xidigaha Dushoodiyo Samadey Ku socotaa kii sugaaayey Samir ❤💬💚👏👏👏👏✅✔✔

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 5 ปีที่แล้ว +59

    heestaan waxaay ituustaa inaan wadani ahay somaLILAND AH
    iyo dun xariir ah

  • @janaatabdalle3863
    @janaatabdalle3863 5 ปีที่แล้ว +15

    Hankii qarankaa rumoobay💚 from Badhan0

  • @S.Osman1
    @S.Osman1 4 ปีที่แล้ว +98

    CIISE+SAMAROON+ISAAQ+GABOOYE+HARTI= SOMALILAND
    hadalkaa waxaan usoo qoray kuwa leh reer abtigay iyo duriyadii iwm iyagoo u jeeda reer sheekh isaxaaq oo u haysata in SOMALILAND reer kayagoo kaliyi lee yihiin qabiilada kale la´aantood wax Somaliland layidhaa ma jirto mana jirayso waana sbbta naloo ictiraafi laa yahay sidan rajaynaayana dadkaygu wey fahmi oo waxbay ka badali taa oo sidii horeba u dhacaday nin kasoo jeeda Boorama ama Laascaanood ama Ceerigaabo ayaa berbera iyo burco iyo gabiley laga dooran oo dalka iyo dadkaba horgali

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 4 ปีที่แล้ว +8

      geesi anba dbhuloos ahban ahay somaliland wan ahay wa qar xamar iyo meelo bas jooga

    • @musbaaxmaxamedmusbaax4476
      @musbaaxmaxamedmusbaax4476 3 ปีที่แล้ว +6

      Somaliland bari iyo galbeed isku miid weye reer gari male somaliland. Alle habarakeeyo dadkayigaa reer somaliland. Meelkasta oo ayaa joogan iyo somali oo dhaan

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 3 ปีที่แล้ว +5

      Geesi.... ninkii laga xigsado ee dudaa waa nacas
      Somaliland

    • @nuuradiinmaxamedxusen2897
      @nuuradiinmaxamedxusen2897 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa ruun waa run wllo

  • @bilaalabddi3201
    @bilaalabddi3201 5 ปีที่แล้ว +59

    Wan jecla inan noqdo nin military ah oo jiida fadhiya lkn wakhtiga isamixiwayay 😓 wan rajeynaya inan malinun noqdo nin militaryga katirsan

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +3

      hamze tyGa ilahay hakugu simo oo haku barakeyo inshallah

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 5 ปีที่แล้ว +56

    Waa heestan ugu jeclahay heesaha wadaniga ah lama arag lama maqal w weyn ha copyright garaynina

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 5 ปีที่แล้ว +27

    Ax 😭😭ina oya iga haysa wan u xisey wlhi wadnkygii😭

    • @ruqiaabdi7209
      @ruqiaabdi7209 3 ปีที่แล้ว

      Waad iman inchlh wllo

    • @hamzemohamedosman2077
      @hamzemohamedosman2077 3 ปีที่แล้ว

      mawax aan looxisinba wll wlhi markan heestan daawaday waxay igu kalifty inaan utartamo shaqo qaran dufacdii 3-aad

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice4646 5 ปีที่แล้ว +27

    Jecliyaa inta jecel somaliland wada jirta guul guul

  • @zainabirshad1748
    @zainabirshad1748 5 ปีที่แล้ว +4

    Hormar wcn soomailen illhy soomalia saas haka dhigo
    reee waqooqi horey usocda😍😍😍🤗😍🤗😍😍🤗😍😍😍😍😍

    • @sharmarkeahmed9491
      @sharmarkeahmed9491 4 ปีที่แล้ว

      Zainab Irshad Ameen walaal, waa walaalahayo in intaas iyo in ka badan helaan Somaliland Oo dhan ayaa jecel

  • @Unknown-ez3mo
    @Unknown-ez3mo 3 ปีที่แล้ว +9

    Ya daawanaya #2021 Allow bulshadayda reer Somaliland Nabad iyo barwaaqo ku soor ❤

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +13

    ILaahow noo rumee yaa rabi yaa raxman🙌🏾

  • @mohameddjamaabdillahi
    @mohameddjamaabdillahi 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah haa uu naxaristo abwaan maxamed miyir heestan waxay leedahay qiiro gaar ah oo walibaa si gaar ah ayey kuu tabaneysa one love dadkeyga reer Somaliland dhulkii hooyo 💚🤍❤️ from Djibouti 🇩🇯

  • @updisamedpogba8355
    @updisamedpogba8355 5 ปีที่แล้ว +28

    Waxan arkaa dhiigaygih IyO dhuxaygii rer Somaliland Guul marwalpa😍😍
    Hankii Qaranka Rumoobay

  • @janagalemuuminallaale1633
    @janagalemuuminallaale1633 5 ปีที่แล้ว +14

    Hal dad iyo hal dal
    S❤️maliland 💪🏾💪🏾

  • @reermuqdishoreremuqdisho1296
    @reermuqdishoreremuqdisho1296 3 ปีที่แล้ว +9

    Hdeyno hawiye nhy wanjeclnhy hormarka wlalhen

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

      Alle haydin sharfo wllo
      In sha Allah ilaahay Nabad buuxda xamar haydiin siiyo

  • @justnow7263
    @justnow7263 4 ปีที่แล้ว +4

    Wadanku horumar wacan buu ku socdaa inyar mooyee.
    Sannad walba 1000 kun dhalinyaro ah sidaasaa loo qaadanayaa waa wax
    Fiican oo ku tusaysa wanaaga dawladnimadu leedahay.
    Maansha allah ilaahay qaranka ha noo ilaaliyo

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 5 ปีที่แล้ว +10

    Heesaha wadaniga heestaan ugu jecelahay 😍💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 5 ปีที่แล้ว +9

    Guuuuuul qaranka Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @xasanciir1502
    @xasanciir1502 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlahi wan jidhidhicoday... somaliland one love for ever and ever...wlalhayaga reer somaliyana ilahay dowlad wanagsan oo oo ay ku badhadhan iyo ilahayow nabad warta sii amiin amiin isha allla....

  • @raygawarya408
    @raygawarya408 5 ปีที่แล้ว +23

    I love ciidanka qaranka 💪💯💕💕💕💕

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 4 ปีที่แล้ว +7

    Alle haydin barakeyo waan idin jacelahay ree Somaliland from jigjiga DDS

  • @kadoon22
    @kadoon22 5 ปีที่แล้ว +13

    Waddankayga Wax kasta waan Ka heclahay ❤❤❤❤

  • @khaalidabdi6051
    @khaalidabdi6051 ปีที่แล้ว +7

    CAAWA OO BISHU TAHY 18 MAY 2023 YAA ILA DHEGAYSANYA THE BEST NATIONALISM SONG ever my country somaliland

    • @Max-ii3pj
      @Max-ii3pj 4 หลายเดือนก่อน

      Sanad kadib ayaan dhagaysanayaa 18 May 2024

  • @iskufilan5405
    @iskufilan5405 5 ปีที่แล้ว +7

    Hankii Qaranka Rumoobay Hore usocda Dad an jeclahy io Dal an jeclhy Jecliya Hor markina 😍😍 Malin wan tagi dona lkn ha ixerina iga qaleya 😋😋

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 5 ปีที่แล้ว +16

    Somaliland ❤️🌧💚
    Duco iyo habaartoona uma baahna 🥂

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +152

    We are #somalilander's 💚✷❤😇
    Hankii qaranka rumoobay👑😍😍

    • @MohamedAli-gn4fu
      @MohamedAli-gn4fu 5 ปีที่แล้ว +1

      💚💚💚💚💚💚💚💚💚
      🌟
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maryamomahad9009
      @maryamomahad9009 2 ปีที่แล้ว

      M a
      ¹1¹¹

    • @mohamedaden2871
      @mohamedaden2871 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAli-gn4fu years6y

    • @ahmedomar9297
      @ahmedomar9297 2 ปีที่แล้ว

      Waan kaa qaadnay ,mahadsanid

  • @shahinaasdauud8646
    @shahinaasdauud8646 5 ปีที่แล้ว +9

    ax wn jidhidhicooday allaw dalkayga dhawr feeling farxad bdn alx alx alx alx calankyga an nabada ku hoos hadhsanayo allah nasiiyey alx somalilnd🇮🇹

  • @sacaadaabdilaahi983
    @sacaadaabdilaahi983 5 ปีที่แล้ว +9

    Heestan heesaha kala waan ka jecelhay wlhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul Somaliland

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +6

    Ax ax Xidigaha geeska noolada ❤️😍Somaliland guul ku waar iyo Somali oo dhan ba

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 5 ปีที่แล้ว +23

    Go forward somaliland, greeting from dhul udug Barwaaqan idin rajaynaayaa walalayal

  • @honestboy1200
    @honestboy1200 4 ปีที่แล้ว +9

    Somaliland qof iga jecel ma jiro ayaan filayaa hadaan madaxweyne ama wasiir ahaan lahaa mushahaar la,aàn ayaan ugu shaqayn lahaa xaqiiiq ha nooolaato jamhuuriyadu ha waarto ha jirto ha is raacdo ha joogto ha jirto

  • @munaabdi3814
    @munaabdi3814 5 ปีที่แล้ว +24

    Jecliyaa dowladan Hanki qaran kaa rumobay 💚⚪️❤️

  • @voiceofsomalilanders
    @voiceofsomalilanders 2 ปีที่แล้ว +6

    Yaa daawanaya 2022 Somalilandera like isku muujiya💚★❤.

  • @itz_Marwa456
    @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว +15

    hankii qarankaa rumoobay 😍😍

  • @voiceofsomalilanders
    @voiceofsomalilanders 4 ปีที่แล้ว +6

    I love #somaliland wlhi wan jecelahay dalkayga cidna kaga haybaysan maayo jacaylkiisa
    inta ila jecel like ayaa inoo ehela 2020

  • @somalilanderman6429
    @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว +14

    Hankii qarankaa rumoobay
    💔💔💔💔
    Somaliland guul

  • @RamlaCismaan-g5g
    @RamlaCismaan-g5g 8 หลายเดือนก่อน +3

    2024 intuu dal jacayl keenay like iisaara