ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Gayigeena oo xor ah Kooxda Xidigaha Geeska HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
    • Barnaamijka Cawayska V...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 188

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno2593 4 ปีที่แล้ว +38

    Calankaa i Guud Sudhan Bartii Lagu Gardaadshiyo Burcoy Kaama Gama'sani ❤❤❤ I'm From Burao

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 ปีที่แล้ว +19

    Calankaa i guud sudhan, bartii lagu gardaadshiyo, Burcooy kaama gama'asani. ♥
    Qofkasta oo Burcooy ciidaada ku dhashay, ku koray oo ku barbaaray hoodo iyo nasiib ayuu leeyay.

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 ปีที่แล้ว +36

    Gashaaanka cadowga casimadeena geeska dad goba HARGEISAAAAY😭😭😭
    Caawa hurdo iima taalo bari hargeisan u socda 7 sanno kadib my home😭😭😭😭❤️‍🩹❤️‍🩹

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 ปีที่แล้ว

      Wad nabad tagtey baan filaya 😍🥰

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 ปีที่แล้ว

      @@SAFWAN.0.499 hno waka so labtayba durba wa u xiisay wallhi ❤️🤦🏻‍♀️

    • @najmacilanleey4711
      @najmacilanleey4711 ปีที่แล้ว

      @@Unique_girl77 noso laabo queeneyy🥺❤

    • @SaaraAhmed-fq3rv
      @SaaraAhmed-fq3rv 5 หลายเดือนก่อน

      Caasimada iga gaadhsi salaan diirano boqortooyo from garoowe🙏💯❤

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว +34

    In furinle heesaha somlalind ka giijiyo music inta ila aragtay like

  • @ff-qr4px
    @ff-qr4px 3 หลายเดือนก่อน +4

    Markan u bahdo Heesah Somaliland in Aan dhagysto waxn dhagysta Xidigah Geeska Waayi siday Ugu Ciil Baxeen Qarnkood Wali Maan arg xidigah geeskana waan ku Caqliyaystay oo WaxY ila yihinba Xidigo Aan waligood Damayn like ku qabo inta Ila Argtay Somaliland ❤

  • @abdirahmanrashid4526
    @abdirahmanrashid4526 2 ปีที่แล้ว +23

    Xidigaha geeska the only band that made history with record of the best patriotism songs ❤️❤️❤️❤️ viva Somaliland

    • @caydaruuzmaxamed736
      @caydaruuzmaxamed736 ปีที่แล้ว

      Absolutely walhi zhp❤

    • @MubarakTMC
      @MubarakTMC 8 หลายเดือนก่อน

      Mashallah Well done xidigaha geeska

    • @MubarakIsmaiLSD
      @MubarakIsmaiLSD 13 วันที่ผ่านมา

      💯💯💯❤️❤️

  • @safasagal3986
    @safasagal3986 5 ปีที่แล้ว +63

    Buuhodle reer abtigay saaxil gobalkaygi sanaag saygayga qaaliga 💚❤

    • @crisaaqsomali8357
      @crisaaqsomali8357 5 ปีที่แล้ว +3

      Halkaad ku dhalatay ayuunba meel walba ka saraysa.

  • @ishraqali9671
    @ishraqali9671 5 ปีที่แล้ว +28

    cilmi ganacle xaruntii laga zoo guntaniyo kama guurin boorame💕💓💋❤😍😍😍

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 5 ปีที่แล้ว +37

    This is the Somaliland that the majority want and Inshallah Somaliland for all Somalilanders. United Somaliland Viva Somaliland.

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 ปีที่แล้ว +65

    Somalilanders I love you guuul
    marksta like igu qabo wllyaall farxad ku wara ❤💬💚👍

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 5 ปีที่แล้ว +1

      Ok habo I love you reer Abtio somaliland o dhan wah reer abtigay

  • @mfayz980
    @mfayz980 ปีที่แล้ว +11

    Sooley ❤🐎
    Golihii Darwiishkoow
    SSC Khatumo 💙🤍🐎

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      Ssc maxaya

    • @alcovich4145
      @alcovich4145 ปีที่แล้ว +4

      @@Suhayb1_4 Tad hortada ku argtidna somaliland waxey adigu

  • @akae5153
    @akae5153 4 ปีที่แล้ว +26

    Still 2020 Somalilaan nimadu waa dhuuxayaga iyo dhuuxii awoowyaashay

    • @Cabdi21
      @Cabdi21 3 หลายเดือนก่อน

      Happy 18 may ❤🎉

  • @nourapeaceshow9085
    @nourapeaceshow9085 5 ปีที่แล้ว +55

    Heestan oo aan aad ujeclaa shan sano kahor ilaa hadana aanan ka daalin anigoon si fiican u kala garanayn magacyada fanaaniintan oo aan hada sida wanaagsan u xiftiyay magacyadooda ayaan maanta soo booqday si aan u daawado waxanan raadinayaa comment 5 years ago la bixiyay lkn waan gaadhi waayay ba

    • @asmatahir1848
      @asmatahir1848 ปีที่แล้ว +1

      ANIGA XATA SHAN SANO KASIB WAA SOO LABTAY HEES IYO LAMA ODHAN KARO WAY HEES DHAFTAY ILAHOW NO BARAKEE JAMHURIYADA BARAKAYSAN EE SOOMLAN FROM JIGJIGA LKN NAAG HABAR AWALA SACAD MUUSE♥️♥️

    • @teamarimaheena9981
      @teamarimaheena9981 ปีที่แล้ว

      Maantoo kuu ini 3 years ka hor qortay

  • @shaakirabdiweli7297
    @shaakirabdiweli7297 3 ปีที่แล้ว +13

    GOLIHII DARWIISHKIO GUMAYSIGA LA DIRIRKIO GUMAHYA SOOLEEY❤❤❤🌺⚘

  • @abdifatahofficial1882
    @abdifatahofficial1882 4 ปีที่แล้ว +17

    Xaruntii cilmiga lagasoo Guran jirey kam go in Boorama cadey❤ 15/5/2020

    • @safiyahappy2628
      @safiyahappy2628 2 ปีที่แล้ว +1

      calaankaa i guud sudhan bartii lgu gardaadshiyo burcoy kama gamasani❤❤❤💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤

  • @somalilanderpurre5769
    @somalilanderpurre5769 4 ปีที่แล้ว +38

    CALANKAA IGUUD,SUDHAN BARTII LAGU GARDAADSHIYO BURCOOY,KAAMA GAM,A,SANI

  • @midnimocadaalad8018
    @midnimocadaalad8018 5 ปีที่แล้ว +47

    Janadii galbeedkiyo gayigaan ku ababiyo ma ilaawo gabiley

  • @yonisadancheik2818
    @yonisadancheik2818 4 ปีที่แล้ว +15

    Casimadeeena gaarkiyoo kuma gabin hargeysaaaaaaay❤️❤️❤️❤️❤️💔💔💔

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 ปีที่แล้ว +29

    Geedkii dulqaadka xarun Halgan
    Baligubadle ❤👈

    • @cabdilaahiciise4266
      @cabdilaahiciise4266 2 ปีที่แล้ว

      Arab jamuriyada luggaha ay kusocot jirra oo jooga wllyaal

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 5 ปีที่แล้ว +20

    Calankaa I guud sudhan Halkii lagu Gardaadshiyo burcooy kaama gamasani❤

  • @Sadaamtesma
    @Sadaamtesma 6 หลายเดือนก่อน +2

    Stil iam listening 2024 Alle Dalkeyga somaliland cadawgisa hajabiye😢❤

  • @wardoudi9993
    @wardoudi9993 4 ปีที่แล้ว +11

    Geedki dulqadkiyo sama lagu guneyiyo baligubdle ida♥️

  • @barkhatismail2150
    @barkhatismail2150 4 ปีที่แล้ว +11

    Calanka bartii lagu gardaadshay Burco❤️❤️❤️❤️😢😢

  • @user-wy2ku2ol3n
    @user-wy2ku2ol3n 8 หลายเดือนก่อน +3

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 6 หลายเดือนก่อน +2

    Nimcaan alwayw is the best 🎉

  • @Mohamedmuhani1
    @Mohamedmuhani1 ปีที่แล้ว +6

    Gayigeen oo xora Wale Ayar Kama Gudo❤💭💚💉2023

  • @marwo2807
    @marwo2807 5 ปีที่แล้ว +25

    Cilmi galac leh xaruntii laga soo guntanayiyo Borama mad gaysaan

    • @asmaabdirasak5639
      @asmaabdirasak5639 5 ปีที่แล้ว +2

      Janadii galbeedkiyo kuma ilaawin gabiley❤

    • @akae5153
      @akae5153 4 ปีที่แล้ว +1

      Cilmi galac maaha ee waa Cilmigana

  • @MasnacabdiAdamnuur
    @MasnacabdiAdamnuur 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤gashaanka gashanka cadawgiyo caasimadeena geeskiyo kuma gabin hargysaaaaay❤ reer hargysa is muujiya

  • @macafcadetube619
    @macafcadetube619 5 ปีที่แล้ว +20

    Gaashanka cadowgiyo caasimadeena Geeskiyo
    Kuma gabo hargeisay😍

  • @aishajama2551
    @aishajama2551 5 ปีที่แล้ว +20

    laascanod ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @aminamohamedmohamaud8741
      @aminamohamedmohamaud8741 5 ปีที่แล้ว +9

      Reer somaliland fanka xuurtay ku hayestaan iyagoo 4milon ayey 1omilon oo somali ah ka maskax iyo caqli badan yihiin reer somaliya somaliga way barteen ee asalkoodu wadama kalay ka yimaaden sababto ah faanka ayey hori mar ka samayeen lahayeen luqaad walba dadka udhashaa horimariya sida reer somaliland oo kale

  • @user-tp6zp5gd1t
    @user-tp6zp5gd1t 3 หลายเดือนก่อน +2

    2024 listen

  • @shugraanhassan5519
    @shugraanhassan5519 4 ปีที่แล้ว +11

    Me borame💎👑🙏😘😍❤

  • @khadramohmed4233
    @khadramohmed4233 ปีที่แล้ว +6

    I'm listening after 8 years
    22/Oct/2022💝 Saturday

  • @user-uw5un1fp8c
    @user-uw5un1fp8c ปีที่แล้ว +2

    Axmed siilayo madaxwaynihii simaliland igu xasusta badan ilhy cimriga iyo caqligaba haku barakeeyo wlhy into haystay wax walipa way dhiznayeen😢

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +31

    Saaxil ❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sawtu raxma yurub maxamed cabdi geenyo jecliyaa ❤

  • @ayanibrahim201
    @ayanibrahim201 5 ปีที่แล้ว +18

    Viva burco 2014-2019

  • @C.raxmaanLaango
    @C.raxmaanLaango 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gayi'geena oo xor ah, Abwaan wedhsame salaan sare

  • @Zakarie769
    @Zakarie769 3 ปีที่แล้ว +4

    Calankaa iguud sudhan bartii lagu gardaadshiyo burcoy kaama gamacsani💉💚🤍❤🦁🦁🦁💪💪💪

  • @abdimakid6605
    @abdimakid6605 ปีที่แล้ว +2

    Hargeisa, Boorama, Burco, Gabiley ,Sool, Sanaag, Berbera Allow nbd ka dhiig

  • @ciiltirehassanmaraykan4724
    @ciiltirehassanmaraykan4724 2 ปีที่แล้ว +3

    2022 ayaan soo booqday ❣
    Janadii galbeedkiyo
    Gurigaan ku ababiyo
    Ma ilaawin gabilay😎

  • @aizhaofficial3589
    @aizhaofficial3589 5 ปีที่แล้ว +19

    Borama cdey 💓💓💓💓😍

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 5 ปีที่แล้ว +15

    Xidigaha geeska waa hanti qaran aad baan idinku bogay sida qarka barbar taagintiin kulikiin wadaniyiin dhaba tihiin boqorka codka bk boqorada codka sowtu raxma geeyo sowtu rijaal abdi hani Ciro muhashada codka hodan abdi raxmaan hilaac oday ifraax Hargeisa asma love

  • @vilvilohiiray8609
    @vilvilohiiray8609 3 ปีที่แล้ว +6

    20/9/2020
    Somliland guul ❤🔥

  • @LiibanhasanKolompia-hk4nq
    @LiibanhasanKolompia-hk4nq 8 หลายเดือนก่อน +2

    Janadii galbeedkiyo gurigaan ku ababiyo kuma ilaawo gabiley❤

    • @Luul-px6du
      @Luul-px6du 3 หลายเดือนก่อน

      Ayyy ❤

  • @mustafemostapha7650
    @mustafemostapha7650 5 ปีที่แล้ว +22

    Still 2019

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +8

    Guul somaliland youroub hodan asma and the xidigaha guest the are really amazing

  • @mekor_kordahab7849
    @mekor_kordahab7849 ปีที่แล้ว +1

    Seedi waa beer nimacaan hilaac qaybta sool dhiigu ushubay 🐎👑👑🥰❤️🤘❤️🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🥰🩸🩸🩸🐎🐎🐎🐎❤️❤️🥰🩸🩸🐎🐎🐎

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 5 ปีที่แล้ว +7

    Guud ahaan Dadkiisana weligay makala gurin❤👀💚

  • @yaxyemohamed8326
    @yaxyemohamed8326 5 ปีที่แล้ว +14

    We are soomalilanders

  • @shaakirabdiweli7297
    @shaakirabdiweli7297 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA HALKII WAA HALKII GARAADDADA GUULLE AY KU DEEQAAYE BUUHOODLE ILA GARO❤❤❤🙏🌺⚘

  • @xamdaqaali1992
    @xamdaqaali1992 20 วันที่ผ่านมา

    gaashanka cadawgiyo casimadeena geeskiyo kuma gabo HARGAISAAY ❤️
    Calankaa iguud sudhan bartii lagu gardaadshiyo BURCOY ❤️
    kaama gamasani 🫀
    Geyigeena o xora wale aayar kama gudo ❤️🫀
    SOMALILAND 💚🤍❤️ ha noolato 🫀❤️❤️
    Hadad iga danbayso like isaar ❤️🙏

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah Somaliland socotay waa mahadsantihiin xiddigaha geeska taariikhdaa idin xusi waxaan si gaar ah u salaamayaa ABWAN LAABSALAX waa abwaan qaaliya oo Somaliland leedahay.

    • @safiyahappy2628
      @safiyahappy2628 2 ปีที่แล้ว

      calankaa i guud suddhan,halki lagu gar daadshiyo burcay kama gamasani from burco

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 2 ปีที่แล้ว

      @@safiyahappy2628 .Thank you Safiya. Guul Guul.

  • @qadanali9434
    @qadanali9434 4 ปีที่แล้ว +7

    2014 =2020

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +1

    Gaashaanka cadowgiyo caasimadeena geeskiyo kuma gabo hargeisaa after 8 year maanta u socdaa😥❤☝

  • @amounnour715
    @amounnour715 4 ปีที่แล้ว +9

    sool❤️

  • @najmahassan8087
    @najmahassan8087 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah ilahay ha xafido somaliland

  • @xerogeeltv
    @xerogeeltv 4 ปีที่แล้ว +6

    yaa daawanaya heestan 11/27/2019 Xidigaha geeska intii loogu jecla

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +5

    Xidigaha geeska ❤️😍🥰💕

  • @meecadsoftware3761
    @meecadsoftware3761 3 ปีที่แล้ว +4

    Bilic aan gaboobeyn iyo gobolkii lahaa sanaag maad i geysaan

  • @rahmacookingandbakery8196
    @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว +17

    Guul Somaliland walle waa dad jira duriyadu

  • @abulabasibnadam622
    @abulabasibnadam622 3 ปีที่แล้ว +2

    Gayigeena oo xor ah wallee aayar kama gudo. Guud ahaan dadkiisana waligay ma kala guro.

  • @nuurasaleban6358
    @nuurasaleban6358 ปีที่แล้ว +4

    ❤️🤍💚 calanka I guud sudhan barti lagu gardadshiyo Burc0y kama gamasani💚🤍❤️☝️

  • @aawilzakin8028
    @aawilzakin8028 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed bakal ciro legend🙏

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 16 วันที่ผ่านมา

    Xidigihii Sharfanaa ee hargaysa, sharaf iyo karaamo ayaan idiin hayaa.

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +2

    Geyigeena oo xor ah
    walee aayar kama guuro
    Guud ahaan dadkiisana
    waligay makala guro
    #Weedhsame #XidigahaGeska

  • @mawliidkokodhi9739
    @mawliidkokodhi9739 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 waankacsanahy

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland, so beautiful

  • @adanaskar9632
    @adanaskar9632 7 ปีที่แล้ว +11

    www fanaaninti qaran noolada

  • @cawoabdi6138
    @cawoabdi6138 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawanaya 2020

  • @atisardias9622
    @atisardias9622 4 ปีที่แล้ว +3

    i like this aong

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +10

    Guudahaan dadkiisana weligii makala guro

    • @samiiradagan9768
      @samiiradagan9768 5 ปีที่แล้ว

      buuhodle umabahan reer cuqudad layin

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +4

      Samiira Dagan duriyadu waa dad nasaba walaahi wixii Somali oo mid ah burburiyey ayey ahayd inad nacdo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +2

    Viva Republic of Somaliland

  • @girmad343
    @girmad343 5 ปีที่แล้ว +3

    So sweet.

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 4 ปีที่แล้ว +5

    sooooooooool

  • @nouranasab5844
    @nouranasab5844 2 ปีที่แล้ว +2

    2021 November ya dwanya

  • @farhanofficial5495
    @farhanofficial5495 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 yaa ila dawanaya

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 3 ปีที่แล้ว +3

    2:25 Wa marki igu horaysay ee aan Bk afkiisa aan ka maqlay magaca Borame,heesahisa uu gaar ah ama uu kaligi qaado ka ma maqlin hal ereyga borome

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣 borama somaliland maanay ka mid ahayn

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanmohamed1862 su'aashasi weydi Bk,Borame inay ka mid tahay Sland iyo in kalay?

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cusleyeciltire1008 bk afkiisa borama kagama baxayso somaliland haduu diidan yahay
      Waana shakhsi isagu

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw❤

  • @buuhoodleshacani224
    @buuhoodleshacani224 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan allh

  • @daadofficial3995
    @daadofficial3995 ปีที่แล้ว

    gaashaaanka cadowgiyo caasimada geeska
    Hargeisa 2023

  • @leylaabdulkadir3257
    @leylaabdulkadir3257 4 ปีที่แล้ว +1

    Sory asma love ur aye lahed waqtigas 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💓💓💓💓💓

  • @fathiaa1437
    @fathiaa1437 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligey makala guro 2021

  • @apdiqani9389
    @apdiqani9389 4 ปีที่แล้ว +2

    weeey hees qaaliya

  • @ilhankoos9138
    @ilhankoos9138 ปีที่แล้ว

    Waa goobtii diintee ka soo galay islamkee saylac ayaan la gees marin dhaxalkii awoowyaashay

  • @user-ec3mm8zm4n
    @user-ec3mm8zm4n 7 หลายเดือนก่อน

    Casimadena qeskiyo kumagabo hargaysay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 2 ปีที่แล้ว +1

    GAYGEENA OO XORA SOMAALILAND GUUL INCHA ALLH
    NOLAADA XIDIGAHA GEESKA

  • @idilciise3726
    @idilciise3726 5 ปีที่แล้ว +7

    Qadaadwayn hana cawryina

  • @muusecabdimuuse6399
    @muusecabdimuuse6399 4 ปีที่แล้ว +2

    Gayigeena oixorawalugey jamagudo

  • @zuhaipsworld7095
    @zuhaipsworld7095 ปีที่แล้ว +1

    8sando kabacdiban dawanyaa 25/1/2023 guud ahaan dadkiisana waligay makala guro💚🤍❤

  • @nuurfaarax3873
    @nuurfaarax3873 4 ปีที่แล้ว +4

    Bilicaangaboobin sanaag

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 5 หลายเดือนก่อน

    Waa hoobtii deentee kasoo galaxy islaamku saylac yaan la garab Marin

  • @mubarakcayngalabokor7953
    @mubarakcayngalabokor7953 5 ปีที่แล้ว +4

    dadkisana makala guro makala guro

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว +2

    Cadowga soomaalilaan ilahay hajabiyo

  • @user-zb9on6ok7r
    @user-zb9on6ok7r 5 หลายเดือนก่อน

    Somali land my mother land jamhuuriyada barakaysan allow noo dhawr

  • @abdirisaqassayr6244
    @abdirisaqassayr6244 3 ปีที่แล้ว +1

    2020 Yaa ila daawanaya ala maxaa lais badalay

  • @dhimbiil1
    @dhimbiil1 3 ปีที่แล้ว +2

    Calan tawxiidle nin hadhsanayaa hodmay.

  • @Nafiisaabdi162
    @Nafiisaabdi162 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allH Heestani waxay koobsatay dhamaan gayiga iyo gobolada Somaliland xidigaha geesku way halgameen oo u hagar baxeen Jamhuuriyada Somaliland..waxan dhagaysanayaa heestan 20/05/2024
    Somalilnd cadaw badan ayy yeelatay dagaalo ka dhex oogan gabyaalad baa nafta u keentay cadaw badan ayaa ka dhex shaqeeyy Allaw Somalilnd nabad ka dhig Aammiin Yaa Rabbi.💚🤍❤️💪

  • @qadancrahman7613
    @qadancrahman7613 5 ปีที่แล้ว +6

    aaway daadmadheedh dhinac bay ka raranthy

  • @AmiinHasan-xi9jw
    @AmiinHasan-xi9jw ปีที่แล้ว

    C furunle asal asal dhaly guul