I think the reason why she/he unblock you from one of their social is somehow there is still feeling of walaltanimo. Just waiting one another to initiate conversation you know if there was no shitty past its always good to win your bestie back ❤
Ilmaha yaryar Waxa ay heestaan dareem ay ku dareemaaan qofka xun iyo qofka fiican ayaga oon tilmaami Karin reason ka ay uga helin qofka marka Ani Waxaa dhihi lahaa dhageyso gabadhaada ee ninkaa faraha ka qaad! Ilaahay mid Kheer qabo hakugu badalo.
Fartuney if you wronged the person apologize and correct the mistake. I won’t tell you not to be positive about how the person will behave with you but I will tell you not expect anything in return from that person. Apologize genuinely do good and go with the flow of things. My talo might seem harsh but abayo mcn I don’t want you to look desperate for San ku neefle.
FARTUUN ❤wll la xiriir wayo diintu waxay qabtaa labo qof hadii ay sadex bari wax ka badan isku caraysanadaan inay danbi weyn tahy 🙏plz adi raali gali ajar badan helysa waa iga talo❤
Fartun my love, everything has a beginning and and end. Sometimes we need to it as a sign that some relationships aren’t strong. Forgive and move that chapter has ended.
I'm a single mother of two, and my children's are my number one priority No man can ever come between me and my children no man can ever come before my children period It's easy to get a man they are everywhere. Please always put your child first and listen to your child's words There are so much bed stuff going on within our Somali community please trust your children's
Fartuun, as soon as wax wanaagsani maskaxdaada kusoo dhaco waa la sameeyaa abaayo, waxaan ku dhihi lahaa la hadal Caadi u salaan raali gali xitaa haddii lagaa khaldanyahay. Aduunyadu waa afar cisho wax la isku wareeriyo maaha, markaa abaayo xitaa haddii laguu soo jawaabin waajibkaagii waad gudatay you’ll never fele guilty intaad nooshahay. 🤍
Children are angles always listen to them there must be a reason why she doesn't like your future husband continue dating him pay close attention to his behaviors around her you never know maybe he's not as good as he appear to be remember your daughter/ children always come before any man
Ka soco Ayan Ku dhihi laha wayo laba arinba wan Ku dhihi laha tan koobaad Xitaa Hadi aad ka qaldanty waxay ahed sidi laba qof oo waweyn in qofka kuso hor farsisto ama kuso Waco sidan Ayan ka tabanaya Ku dhaho Madama block Lagu saray qiimaha dadnimo qofkas ma yaqan Tan labad adunki WA halabay qofkas in uu 3 sano ka dib Si uun uGA aar gooso is yiri Soo lagama yabo oo balayo Soo wado Wxay ahataba waxan Ku dhihi laha inta qeeb ka mid ah ka soco Ku dhaheso oo naftada qeeb diidan thy ka joog sug marka naftada isku racdo in aad xiririso arag lkn inta qeeb diidan thy qeebtas ha Iska inadha Tirin
I was always wondering what happen between you and ikram. Bring her back but tell her to put the ego aside she act boujee stuff. Anyway bring her back and ramla too.
Hadii gabadha yar dhahday marabo iskada ayaan oran lahaa. Waayo adigu waxad tahay qof wax jecel wax badan ayaa kaa qarsoomi karo oodan ogaan karin because of the love so I think out of box gadhadane number one hakuu ahaato abyo Allaha ku xafido gabadhada aamin dhamanten allah noo xafido.
I would give them a like/follow first then comment on their posts. The dm them or text them keeping it light. ❤ it’s going to be fine in sha Allah! We all have that friend. It’s always sad they choose ghosting over talking it out
The Shaykh's comment is well-known and is based on the duty of the husband as well as hadiths such as: Narrated `Aisha: Hind bint `Utba said, "O Allah's Messenger (ﷺ)! Abu Sufyan is a miser and he does not give me what is sufficient for me and my children. Can I take of his property without his knowledge?" The Prophet (ﷺ) said, "Take what is sufficient for you and your children, and the amount should be just and reasonable. Of course, this isn't a free for and every situation should be assessed and each person needs to be conscious of Allah SWT to ensure they are not transgressing against their partner.
Talo wxe tahy inkasto wili hooyo noqonin lkn wa dareemi kara wa so Maray nolasha walidkisa qof ke kala tagan gbdhada hde ogaleyn ninkas makula talinayo abayo ina guurkiisa gasho lkn waqti si labadooda wiilka ku dheh gdbdheyda happy kuguma daremeyso isku day ina isfahan tan waqti isbar hdo intas isku fahmi wayan guurkas ha galin 🥰
Asc abyo horta ilhy culeyska haka qaado tasbiixda badso Ani wxn ku dhihi lahaa la xiriir figure out what actually made he or she mad wada fadhiista then xata hadaa xiriirkii sida hore kusoo celin karin iscafiya taas muhiim ah
4years old is too young ninka gabadha yar gifts haw keeno caruurtu waxay jecel yihiin qofka wax siiya may be isagoo gacan madhan buu u yimaada toys iyo macmacaan u keen dheh😂 thats is all
Abayo qof ku block kusiiyo halmar waliga haka fikirin qof ka wngsan illhy kugu badalaa ka soco amaan sii laga yaabo xitaa inu xumaan kula rabo ama naag ha noqoto ama nin ha uso laaban hortaada usoco mcney qof qalbi wngsan leh ayaa tahay ❤️❤️
Mashallah, la xirir oo raali gali waayo adiga ayaa la imaday waxa u qofka ku xanaqay. Hadii u marki hore qofka u waxa ku dhih lahaa waxa ku dhih laha ha la xiriirin, qofka sadaxad ee idinku dhex jiro iska ilaali hada kadib.
I would say you know her/him deeply waa zxpkaga so waxa ku dhihi Laha adi Hada gardarada lahayd aad still ka fikirto aad tabto saxibtinimadina intay doonto Ha ka soo wareegto la hadal oo sifican u raali gali then see their response because they might want your friendship back too.
Qof waxa jira aan dadka ku qaldamin isaga haddii halmar lagu qaldamana aan dib usoo noqon, caadi bay ila tahay qofkaas in uu block ku saaray waayo waa dabeecaddiisa ayaa laga yaabaa ee abaayo aduu ha noqon qofkii qaldamay ee hadana raali galin aan bixin.
Mansha allah gabdha hore talo fcn ba siisay abayo.2 Allahuma baarik abayo as young grow up West you're best .... sidixdaba talo fcn bad siisay wa ama tada si kas ah hadi qofka ku block kaga dhigay adoo waxba ku samayn don't bother.sorry in an shaydan noqdo ma rabee lakin ani rayigayga waaye
Abayo iskaga amus coz hada lahadshid ine wili uqdad kaqabta lagayaba xarirkina dhambana ina adiga iskuqasbeait oo kale buu ueekana dhadka qar xita ina arsadan bee jecelyihin so u never know but hade kulasohadasho ama is aragtan wanaji una sheg ina kaxuntahay wixi dhacay kana raligaray markas if she or he still wants to be ur friend so dawey
Tallada aan ku siin lahaa waxay tahay fartuuneey mar hadii wali qalbigaaga uu ku jiro qofkaasi lahadal dheh wllay wixi waa dhamaade aan is cafinno walaltinimadeenina inoo so celi haddu aqbalo axsan haddi kale ka soco hana soo jaleecin mar danbe
Qofkaas hadu wax kala weyn nii dhaxmaro, ee hadalkaas aa tiri kaliya kaxanaqay, laxa tiir ee iscaafiya, caafiska ajar weyn aa lagu helay, unlimited ajar qoofki wax caadiyan uu hela😉. And for your heart qoofkas laxarir, sida arintaa uu dhameestirtay and qalbiga kugu dago.
Horta laf jabtay marna sidii hore ma noqoto balse dadka waa kala duwan yihine hadaa qof cafis ku taqaanay tahay u tag qalbigaaga waxa ku jira uga waran raali galin buuxda ka sii then option is up to her/his adiga danbiga waaka dhacay waayo kuligeen waa qaldanaa mahoo so aniga saas bey ila tahay
Kaso Ayan Ku dhihi laha wayo laba arinba wan Ku dhihi laha tan koobaad Xitaa Hadi aad ka qaldanty waxay ahed sidi laba qof oo waweyn in qofka kuso hor farsisto ama kuso Waco sidan Ayan ka tabanaya Ku dhaho Madama block Lagu saray qiimaha dadnimo qofkas ma yaqan Tan labad adunki WA halabay qofkas in uu 3 sano ka dib Si uun IGA aar gooso is yiri Soo lagama yabo oo balayo Soo wado Wxay ahataba waxan Ku dhihi laha inta ah qeeb ka mid ah ka soco Ku dhaheso oo naftada qeeb diidan thy ka joog sug marka naftada isku racdo in aad xiririso arag lkn inta qeeb diidan thy qeebtas ha Iska inadha Tirin
lahadal madame ee meel block ka qaday wali wlltinimadi qimaheda kama dhaman so lahdal cafisna waydiiso then hadii wax isbedel ah ku arki weesidna iskaga aamus
I think the reason why she/he unblock you from one of their social is somehow there is still feeling of walaltanimo. Just waiting one another to initiate conversation you know if there was no shitty past its always good to win your bestie back ❤
Ilmaha yaryar Waxa ay heestaan dareem ay ku dareemaaan qofka xun iyo qofka fiican ayaga oon tilmaami Karin reason ka ay uga helin qofka marka Ani Waxaa dhihi lahaa dhageyso gabadhaada ee ninkaa faraha ka qaad! Ilaahay mid Kheer qabo hakugu badalo.
Fartuney if you wronged the person apologize and correct the mistake. I won’t tell you not to be positive about how the person will behave with you but I will tell you not expect anything in return from that person. Apologize genuinely do good and go with the flow of things. My talo might seem harsh but abayo mcn I don’t want you to look desperate for San ku neefle.
Your actually my comfort and always make me smile. May Allah make things easy for you sis ameen ❤
The feeling of walalnimo is still their. Thts why lugu unblock try u chances lahadel you might get back what was lost 🥰👑 wish u all the best
FARTUUN ❤wll la xiriir wayo diintu waxay qabtaa labo qof hadii ay sadex bari wax ka badan isku caraysanadaan inay danbi weyn tahy 🙏plz adi raali gali ajar badan helysa waa iga talo❤
Fartun my love, everything has a beginning and and end. Sometimes we need to it as a sign that some relationships aren’t strong. Forgive and move that chapter has ended.
Allah ha ku xifdiyo qali ❤ waxad samaysaa wanagii idinka dhexeeyay xasuuso oo la hadal oo waydii
Markasta adiga ahaaw qofka dadka cafiya jecel xiririya adba intas inuu illahey dhankisa aad ka heshid wad jeceshy isjeclada illahey hainawada jecladee❤❤
I'm a single mother of two, and my children's are my number one priority
No man can ever come between me and my children no man can ever come before my children period
It's easy to get a man they are everywhere. Please always put your child first and listen to your child's words
There are so much bed stuff going on within our Somali community please trust your children's
Fartuun, as soon as wax wanaagsani maskaxdaada kusoo dhaco waa la sameeyaa abaayo, waxaan ku dhihi lahaa la hadal Caadi u salaan raali gali xitaa haddii lagaa khaldanyahay. Aduunyadu waa afar cisho wax la isku wareeriyo maaha, markaa abaayo xitaa haddii laguu soo jawaabin waajibkaagii waad gudatay you’ll never fele guilty intaad nooshahay. 🤍
Fartun why did they unblock you If they dont want talk to you ku adkee iyagaa ka hadli sababtay block kaaga qaaden
Children are angles always listen to them there must be a reason why she doesn't like your future husband continue dating him pay close attention to his behaviors around her you never know maybe he's not as good as he appear to be remember your daughter/ children always come before any man
Wa ku jecelahay wll waayo waxa tahay gabadha kaliye si ilbaxa ugu jirta TH-cam hore u soco ❤
Asc sister allah hakaaqabto wixii ku dhibayo ameen isa soo xigaab adkaar sabaax walmasaa iyo suratul baqrah
Abaayo wac oo raali even if uuu kaaa diido ku celceli oo ku dheh waan ku jeclahay xanaaq baa iga keeny walaltinimadaadana waan jeclhy let’s go abyo haka baqin usheeg
Xitaaa waa waxan aminsanhy qofkaaaas isla sidi inuuu kaaga fikiraayo ama uu qalbiga kugu haayo🎉❤❤
Ka soco Ayan Ku dhihi laha wayo laba arinba wan Ku dhihi laha tan koobaad
Xitaa Hadi aad ka qaldanty waxay ahed sidi laba qof oo waweyn in qofka kuso hor farsisto ama kuso Waco sidan Ayan ka tabanaya Ku dhaho
Madama block Lagu saray qiimaha dadnimo qofkas ma yaqan
Tan labad adunki WA halabay qofkas in uu 3 sano ka dib Si uun uGA aar gooso is yiri Soo lagama yabo oo balayo Soo wado
Wxay ahataba waxan Ku dhihi laha inta qeeb ka mid ah ka soco Ku dhaheso oo naftada qeeb diidan thy ka joog sug marka naftada isku racdo in aad xiririso arag lkn inta qeeb diidan thy qeebtas ha Iska inadha Tirin
Fartun leave them- it’s not worth. If they blocked you and didn’t want to talk to you for 3 years, they are not worth it. 💐
Haa waa xadi kartaa lakin waxaad u baahan thay lakin wax siyaada ah maha oo ku dheedheeshid ama dad kale siisid
Wallahi very true.. qof isagoo reer leh waxas sameyo khatar waye.. kawaran hadii Illahay naftada inlajaro kadhigay dembiga hadad gasho…
La xariir aduunkan wa 2bari calool xuma ma fiicno sister 👍👍👍👍
Marar badan ha u imaado ha is bartaan muhiimada waa ilmaha Nin waad heleysa abayo
She does not need to take any money behind his back she could easily ask him directly
I was always wondering what happen between you and ikram. Bring her back but tell her to put the ego aside she act boujee stuff. Anyway bring her back and ramla too.
La xidhidh hada is ledahay wad ku qaldantay oo rali gali hadi kale ku qaladin ha la hadalin kugu la talin laha❤
Yes waxy xadi kartaa haduu ninkeyda bakheyl yahy oo ku filneyn reerka waxa uu siiyo
Lkn gabdhan waa geeysiyad m.a ani waxan kuu sheegi lahy usheeg dacadnimo wax dhaanta malhn talada fartuun qaado
La hadal bbi maybe the reason ee unblock ku dhahday same feeling aatihin arinka ka rli gali ill say talk to her
Waxa ku dhihi laahy raali gali xitaa hadii sxptinimadas solabanenin qaladkga ka rali gali siniyad wanag utimado😊❤ yereey solabo meshan waa ku cajiznee
Hadii gabadha yar dhahday marabo iskada ayaan oran lahaa. Waayo adigu waxad tahay qof wax jecel wax badan ayaa kaa qarsoomi karo oodan ogaan karin because of the love so I think out of box gadhadane number one hakuu ahaato abyo
Allaha ku xafido gabadhada aamin dhamanten allah noo xafido.
Fartuun taada abyo laxarir wayo wax aad dhahday darted buu qofkan kaga tagay allah baa qalbigaga wanagaa ku beeray iska raali gali waayo allah wuu jclyahy qofka qaladkiisa kasoo noqdaa wali janis baad hesataa oo allah baa ku jcl lahadal abyo🤍👸
I would give them a like/follow first then comment on their posts. The dm them or text them keeping it light. ❤ it’s going to be fine in sha Allah!
We all have that friend. It’s always sad they choose ghosting over talking it out
Faaartuun abayo welcome back.
The Shaykh's comment is well-known and is based on the duty of the husband as well as hadiths such as:
Narrated `Aisha:
Hind bint `Utba said, "O Allah's Messenger (ﷺ)! Abu Sufyan is a miser and he does not give me what is sufficient for me and my children. Can I take of his property without his knowledge?" The Prophet (ﷺ) said, "Take what is sufficient for you and your children, and the amount should be just and reasonable.
Of course, this isn't a free for and every situation should be assessed and each person needs to be conscious of Allah SWT to ensure they are not transgressing against their partner.
Masha Allah that's true well done brother or sister
Talo wxe tahy inkasto wili hooyo noqonin lkn wa dareemi kara wa so Maray nolasha walidkisa qof ke kala tagan gbdhada hde ogaleyn ninkas makula talinayo abayo ina guurkiisa gasho lkn waqti si labadooda wiilka ku dheh gdbdheyda happy kuguma daremeyso isku day ina isfahan tan waqti isbar hdo intas isku fahmi wayan guurkas ha galin 🥰
Lahadal abyo Alle hakaa raali noqdee waayo qofka cuqdad uu kaa qaaday ma uu san filaneen war kaas inaa ku dhaheesid iska salaan ❤😊
I love fartun iyo jaf jafid +advice 😂😂
Asc abyo horta ilhy culeyska haka qaado tasbiixda badso
Ani wxn ku dhihi lahaa la xiriir figure out what actually made he or she mad wada fadhiista then xata hadaa xiriirkii sida hore kusoo celin karin iscafiya taas muhiim ah
4years old is too young ninka gabadha yar gifts haw keeno caruurtu waxay jecel yihiin qofka wax siiya may be isagoo gacan madhan buu u yimaada toys iyo macmacaan u keen dheh😂 thats is all
Abayo qof ku block kusiiyo halmar waliga haka fikirin qof ka wngsan illhy kugu badalaa ka soco amaan sii laga yaabo xitaa inu xumaan kula rabo ama naag ha noqoto ama nin ha uso laaban hortaada usoco mcney qof qalbi wngsan leh ayaa tahay ❤️❤️
Those two sisters you came to meet and they m.a sang well as mohamed
Adeer ayaa soo marey meeshaan عمو مر من هنا
Masha Allah you look so beautiful dear ❤❤❤ aniga wa sameya mararka qarkud wana ushegaa 😂😂henda adeg
Fartuun aniga Waxaan kudhihi lahaa sidii oow qofkaa sameeyo samee hadow kudaneeyo danee hadii kale kasoco maxaa
Naaa caajiska nagadaaa inoo so duub video sidaan kuu Aragno walaal gang 😅❤
Mashallah, la xirir oo raali gali waayo adiga ayaa la imaday waxa u qofka ku xanaqay. Hadii u marki hore qofka u waxa ku dhih lahaa waxa ku dhih laha ha la xiriirin, qofka sadaxad ee idinku dhex jiro iska ilaali hada kadib.
I would say you know her/him deeply waa zxpkaga so waxa ku dhihi Laha adi Hada gardarada lahayd aad still ka fikirto aad tabto saxibtinimadina intay doonto Ha ka soo wareegto la hadal oo sifican u raali gali then see their response because they might want your friendship back too.
Maya abaayo la xiriir walaalah waa iney is cafiyaan tani waa aduunyo
Inchallah Allah ku xafido walal qali❤
Waaan la xariiri lahaa maxaa yeelay qofka qalad ayaa la iiga tusay waxaan dhihi lahaaa hadad qalad ii Fahantay iga raalinoqo taasaa kuu qeyr ah Adna
Qof waxa jira aan dadka ku qaldamin isaga haddii halmar lagu qaldamana aan dib usoo noqon, caadi bay ila tahay qofkaas in uu block ku saaray waayo waa dabeecaddiisa ayaa laga yaabaa ee abaayo aduu ha noqon qofkii qaldamay ee hadana raali galin aan bixin.
Fartun anigu Waxan ku odhan lahaa la xiriir isna cafiya you will never know naftu meel ay jirto
Pls hala xidhiidhin wa iga talo wllnino
Mansh allah abayo allah haka qado culayska adaremayso amin yaa rabi
Asc habo waala ogolyahay ninka hadii uu bakhiil yahay waa laxadaa lakiin looma xadaayo wax bilaa macna ah lkinwixi nolosha ku saabsan waa la ogolyahay
Silent treatment ❤ if they blocked leave them
Farduun qofkaa la xiriir geesinimo muuji sxb…. I know who it is/ they are waiting for u
Mansha allah gabdha hore talo fcn ba siisay abayo.2 Allahuma baarik abayo as young grow up West you're best .... sidixdaba talo fcn bad siisay wa ama tada si kas ah hadi qofka ku block kaga dhigay adoo waxba ku samayn don't bother.sorry in an shaydan noqdo ma rabee lakin ani rayigayga waaye
Shukansi halabay noo so gali ❤
Abayo iskaga amus coz hada lahadshid ine wili uqdad kaqabta lagayaba xarirkina dhambana ina adiga iskuqasbeait oo kale buu ueekana dhadka qar xita ina arsadan bee jecelyihin so u never know but hade kulasohadasho ama is aragtan wanaji una sheg ina kaxuntahay wixi dhacay kana raligaray markas if she or he still wants to be ur friend so dawey
La xariir, qofkaas, khaladkuna xagaaga ayuu ahaa markaas raali grlin bixi
Fartuuneey raadi oo lahadal oo raali gali sababtoo ah reasonka lagu kala tagay adaa lahaa marka lahadal baan ku dhihi lahaa wllo😊
Tallada aan ku siin lahaa waxay tahay fartuuneey mar hadii wali qalbigaaga uu ku jiro qofkaasi lahadal dheh wllay wixi waa dhamaade aan is cafinno walaltinimadeenina inoo so celi haddu aqbalo axsan haddi kale ka soco hana soo jaleecin mar danbe
Xgee ila talida wlo xgee lguu soo diraa in aankula wadaago rbaa taydee please ii soo sheev😢
Isaga/ ama yada kolba wax yahay marki hore ad wada socoteen manu xataa ku qiimeenen ama agtiisa anad ku weynen qalad dhacy waxs oo block lugugu jiiday taasa macnaheeedo waxa weye inan marki horeba qiimo agtiisa kamad lahyn fartuun qoftas
qofka inta rali galiya kaa gabso oo darensi un ina khaladkaga ka rali galisay inta ka diib hada lagula hadlo waa sii wanagsan hadi kalana kasi soco
We love you sister ❤
We miss you long time adiyoz bye
Talk to her
Qofkaas hadu wax kala weyn nii dhaxmaro, ee hadalkaas aa tiri kaliya kaxanaqay, laxa tiir ee iscaafiya, caafiska ajar weyn aa lagu helay, unlimited ajar qoofki wax caadiyan uu hela😉.
And for your heart qoofkas laxarir, sida arintaa uu dhameestirtay and qalbiga kugu dago.
Ha laxidhidhiin
I just wanna ask is she ikran cause you guys seems so close i would say if it worthy to connect with her if it not let it go like period😊
I gues its her
Ani tada hada ka hadlo qofkaas niyadeyda waxay isledahay waa ikram please haday tahay niyadada qeebta laxariir kudhahayso raac TikTok ayaan ka arkay rer comment see isla kiin jacelyihin aan aniga kamid ahay waqti qurxan baa sowada qadaten walalyinimo iyo ceesh sowada wadagten marka adiga qoola tiri hadu kubabay saxibtinimadi soceli gabadhaas fartun please abayo
Laxiriir abaayo si aad isucafisaan
World remit promcode kaaga ma iisheegi kartaaa fartuuneey Abaayo
Saaxiibtinimadu waa qaali ee laxiriir iisha Allah 😂😂😂
Abyoh wan kujeceladay wlhi😢😢
Horta laf jabtay marna sidii hore ma noqoto balse dadka waa kala duwan yihine hadaa qof cafis ku taqaanay tahay u tag qalbigaaga waxa ku jira uga waran raali galin buuxda ka sii then option is up to her/his adiga danbiga waaka dhacay waayo kuligeen waa qaldanaa mahoo so aniga saas bey ila tahay
Kaso Ayan Ku dhihi laha wayo laba arinba wan Ku dhihi laha tan koobaad
Xitaa Hadi aad ka qaldanty waxay ahed sidi laba qof oo waweyn in qofka kuso hor farsisto ama kuso Waco sidan Ayan ka tabanaya Ku dhaho
Madama block Lagu saray qiimaha dadnimo qofkas ma yaqan
Tan labad adunki WA halabay qofkas in uu 3 sano ka dib Si uun IGA aar gooso is yiri Soo lagama yabo oo balayo Soo wado
Wxay ahataba waxan Ku dhihi laha inta ah qeeb ka mid ah ka soco Ku dhaheso oo naftada qeeb diidan thy ka joog sug marka naftada isku racdo in aad xiririso arag lkn inta qeeb diidan thy qeebtas ha Iska inadha Tirin
La xishidhi hada is ledahy wadka khaldan tahy
Waa naga xiisa dhacday fatuuney
Hadan nahay rer Snapchat nahay wan kuso jiidnay😂welcome back lovely ❤
Maxa ugu qorana Snapchat abayo iso sheka?
@@queencaisha8230 fartushh
Fartun Qofkas wlaltimodina xumatay hadii adiga ku qaldantay iyo hadi uu asaga kugu qaldamay adiga karonow oo cafiswaydiiso lkn ha isku bahdilin oo ayusan isdhihin adigay ku,bahantahay wayo bini Adamka aya isdhaha hadi ad cafis kala hadasho waxay isdhahan adigaa muhiim ah lkn waxayna ogayn qofka mihimka ah inad adiga tahay wayo asaga xifaaltay ayu raba adna waxad rabta in ad nolosha la xifaltanto
lahadal madame ee meel block ka qaday wali wlltinimadi qimaheda kama dhaman so lahdal cafisna waydiiso then hadii wax isbedel ah ku arki weesidna iskaga aamus
Qofkas ikran hadeey tahay la xariir fartuneey
Tan labaad gabadhada ilaasho koly waxbay argtay u malynaya caruurta dareen bay layehiin
Fartuun qofka lahadal oo ogow waxa kudhacaY wa intaaso lasku kiindiraye hadu kula hadli waayana marka naftaada canaanta kaa daynayso waxaba kuu cadaanaya
Fartuuneey xageed aaday ❤️🌹💃🏻🇨🇦
If u the one o qofkas kowthi kuqaldamay u need to speak to them
Adkaar isku akhri sweetheart top ga aaba ku qoslay iyo mid kale oo ninkayga lugta ka gubay
Live too short fartuuney maybe isku day ina lahadasho and believe hubi labada dhinaca in lays rapo oo adi bes walaltinimo rabin
Iska daf hala xiririn
La hadal oo xiriiri kadibna dhibta jirta xaliya
Nin adigoo Uur leh ku Qiyaamay markasta oo Uur u Yeelato wuu ku Qiyamaa
Abaayo fartuun snap maxaa kuugu qoran mcny
Fartushh haa igu qoran abaaho
Fartuney hdey jirto inaa ka qaldanthy la hadal qaldkas waa dhacay ralinoqo dheh qalbigaga nadiif ah walaltinimadi qoftas hdey soo laabto sii wad hdi klena ayadon wax leysku qabin lakala danesana
Ala xaa kuugu xiisnay farxuuneey ❤❤❤❤❤
Keep doing sister ❤❤❤
Acuudu bilaah ilamaha siqiirka wax ma oge isku keen iyaga isbarane adigana ilmahaga lashekayso oo ka war hay
My lovely sister lahadal ❤
Wax walbo waxan jeclahay carurteyda ka horeyaan marka iska daa ayan dhihhi lahaa