NINKAYGA INUU SI XUMAADO M0YEE FAID0 SOO MA WADIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 111

  • @mustafaahmedjama2318
    @mustafaahmedjama2318 5 ปีที่แล้ว +14

    Fartuun abaayo aad ban ku salamay ilahay dartiis ku jeclahay like isaara all asxabta ana u horeya

  • @abdihakim5691
    @abdihakim5691 5 ปีที่แล้ว +19

    Qisadayda jaceyl inta rabta inan soo qoro like iitaabo email 📧 deg deg ayan u dirayaa wlshy fartuun cadey oo aan odhanaya soo bandhig siqadayda jaceylka ku bilaabantay walina wanagii ku jirta 🍁💏

    • @rooneyali8551
      @rooneyali8551 5 ปีที่แล้ว

      Allha kusiyadiyo wll farxadada

  • @ahmednuur6835
    @ahmednuur6835 5 ปีที่แล้ว +6

    Africa waa qaali meelaha dadka balwada lagaga gooyo gabadha walashaya waa gabarfiican leh nin kayga balwada see uga jara abayo fiiri ani balwad weliba kuwa ugu xunxun baan laha waxa iga goyay gabadhan hada qabo alx daris aan ahayn muday qurbaha kumaqnayd anoo badalan oo balwad ibadashay bay ii imatay ayadana ogolaatay inan isguursano waxayna iiga goysay stress aa ihayay hadal wacan iyo inay iyadu wax walpo iitahay alle haiidaye waa ba itahaye abayo hadal fiican kula hadal asagoo balwada leh haku qaylin ina wax walpo u tahay usheeg khasab balwada qof kasta wax stress kusabsan darteedu u isticmaala weeydi stress ka haysta tusna ina wax walpo rali uga tahay lana shekayso oo farxad tus xaqiiq waa dayn balwada

  • @anisa.......6592
    @anisa.......6592 5 ปีที่แล้ว +8

    Wll meesha diyaar waad kujidhaa, mideedakale ninkaan markaad guursatay wuu caafimaad qabay ee wll xanuunka haku nicin.
    Ee ninka isku day inaad caawiso.

  • @maulidalihassan3766
    @maulidalihassan3766 5 ปีที่แล้ว +4

    wow only 11 person aya iga horeyso i am really happy
    wlshey my fartun i like you
    keep going

  • @bahjoqaali5185
    @bahjoqaali5185 5 ปีที่แล้ว +29

    Asc fartuun asxaab teeda salanta islaamka ayaan idinku salamay ilaah dartiis igu saar susbcrbe isaar ilaah janada hanagu kulmiyee

  • @samriyezakicade1096
    @samriyezakicade1096 5 ปีที่แล้ว +12

    Abayo Fartun Wan Ku tagersanahay waxa tahay Qof qalbi furan ilah dardis ayaan Ku jeclahay Abyo halkaga kasi wad hana Isku mashqulinin nacabkaga Ficiladisa hoormar wacan walashey
    👇

  • @sadifoyusuf6232
    @sadifoyusuf6232 5 ปีที่แล้ว +1

    Haha my fartuun!! Waa naga farxisay waayo badana wax calosha iga qabto aa lagu soo diri jire
    Hada sheekk jeceel ah masha Allah
    Abaayo gabdha hore waxaa leeyahay Allah ninkgeda u wanjiyo reer kii isku wara Allah ka dhigo. Ducada Ameen
    Waano aad uficana wa siisay ❤❤❤

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 5 ปีที่แล้ว +7

    Waa fartun oo soo dhacday shaqo Aniga ku jirah baan ku daawanaya addicted

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 5 ปีที่แล้ว +4

    4 bilood waa waqti yar abaayo sanado baa lasamraa isku day inaad caawiso Allah dartiis isgana Allah hasoo hadeeyo hana kamadoobeeyo

  • @zamuuhussein4820
    @zamuuhussein4820 5 ปีที่แล้ว +1

    fartuun abayo allaha Ku barakeeyo maskaxdaada qof maskaxdaada wanagsan. gabdhaas waxaan leeyahay illaahay talo saaro ninkaagana garab sii waa ilmahaaga aabahood dhaqancelin u samee oo niyadaada ka dhaadhici maalin un in is bedel uu usamaynayo insha allah

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah3528 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash.allh walshey Fartun Ibrahim ilove qisoyinka guur ee frxada allah ubarakeyo inta heysato aniga iyo fartun inta nalamidkale allaha siyo guur diin frxd leh insh.allh

  • @maryamoruunaadan6047
    @maryamoruunaadan6047 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa rabi Abaayo

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah usoo hanuuniyo gabadhas ninkeda gabadha labaadna guurkiina guur khayr Allah isu kiin barakeyo oo owlaad saalaxiin ah ha idin kala siiyo aaamiin yaa rabbi

  • @xilkasdumar7384
    @xilkasdumar7384 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah maanta qofka 1aad waaw one ❤️ all Somali 👍 sis fartuuntayda caashaqa ❤️ like inta iga danbaysa 👍

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay dhibka hakaa saaro asagana hakuu badalo 🙁🙁🙁

  • @Nada-ir9ok
    @Nada-ir9ok 5 ปีที่แล้ว +11

    Maxa ka wada Fartuuney ano schoolka ku jira uso galisay hada xiisadi ban kaso dhex qoraya😭😂😂

    • @Shamis_shamis
      @Shamis_shamis 5 ปีที่แล้ว

      naana mohamud fartun schoolkii waa dhameysay that’s why eey u soo galisay saacadaan hhhh

    • @MM-cp9px
      @MM-cp9px 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @Nada-ir9ok
      @Nada-ir9ok 5 ปีที่แล้ว

      I know lkn ano kle oo wali ardayada tageeraheda ka mid eh

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  5 ปีที่แล้ว +2

      Iga raali ahoow 😫 ilaahay haku fududeeyo wax barashada in sha allah 💕

  • @mariamm4398
    @mariamm4398 5 ปีที่แล้ว +2

    First person peace and love from kenya❤❤

  • @aliza292
    @aliza292 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wlshey quruxsan aad baan oga helaa taloyinkaaga rabi haku xifdiyo wanku jeceley❤

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 5 ปีที่แล้ว

    Asc magacyada anan kamaqlin wa
    Midhifla, Qafa,Qarad,Jinaw,Kaha.

  • @libanhassan3393
    @libanhassan3393 5 ปีที่แล้ว

    Allow nolasha haa nagu xumeynin.
    Lcg iyo mal aduun wax weyn
    Maha
    Muhiimada waa farxad jogto ah
    Gabar walbo somlai ay riyodeda waa nin wangsan iyo owlad
    Alx ninka dunida ugu fican aniga Hanti
    Mahadsanid fartuney abyo
    Sida ula taliso gabdhaha 🙏

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 5 ปีที่แล้ว

    Pls febka kusoo gasho isheeg abyo imail sida wx logu diro ma aqaano talaan karabaaa ruux dhuban ahay pls 😢😢😢😭😭😭

  • @MohamedAbdi-zw6jr
    @MohamedAbdi-zw6jr 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aaamin amin ragana alle ha siiyo dumar fiican ha siiyo

  • @kooshaji2258
    @kooshaji2258 5 ปีที่แล้ว

    Fartun wa runteda anaga wiil haboyar u ahy 16jir ah waxbarashadi nagadiiday shiishad io darogo naga bartay 6bil aynku xarenay mel dhaqan tosin alxm hda masajidka wukaga horeya waxbarashada sido kle aad ayana ugu faraxsannahy ilahba mahada leh dadalka mareebana abayo ku dadal hadi rerkisa ka sabren cidkle mahesto adiga aanan ehen abayo❤

  • @bushrohashi4156
    @bushrohashi4156 5 ปีที่แล้ว

    Fartuun cadeey mansha allh wllshy allha ku xifdiyo taladaada waxan kadhigta dhiirigalin qofkasta ooy ku socotababa horay usoco

  • @asadyg868
    @asadyg868 5 ปีที่แล้ว

    I love the way you give advice, Bless you

  • @Hooyoanisa
    @Hooyoanisa 5 ปีที่แล้ว

    I love mama isniino, my young sister Fartun!

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 5 ปีที่แล้ว

    Dadkaan badanaa commetka bixinayo like iyo subscribe lee lagamary

  • @iskufilin9237
    @iskufilin9237 5 ปีที่แล้ว

    fartuun abaayo m.a waxaatahy qof talada ku wanaagsan alle haku xafido nagana alle hana xafido hormar wcn

  • @abdulrahmanloma_oyan5361
    @abdulrahmanloma_oyan5361 5 ปีที่แล้ว +1

    Team #fatush gacanta hala so tagto
    👇

  • @yusufalimohamed2313
    @yusufalimohamed2313 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashsllh fartuun wll qliya keep going

  • @abdulrazakkaheie7652
    @abdulrazakkaheie7652 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah fartun maskax siliim ah baad leedahy talo kaa kafcn majiro

  • @ifraaxmukhtaar5669
    @ifraaxmukhtaar5669 5 ปีที่แล้ว

    Asc fartuun waa kusalaamay masha allah aqliga ayaa kugu jeclaada mcn hormar wacan

  • @amirmohamed485
    @amirmohamed485 5 ปีที่แล้ว +3

    fartuun hada Egland joogi laahay wa guursan laha wana isla so dayn lahyn barnamijyada

    • @ahmaddnadeef7851
      @ahmaddnadeef7851 5 ปีที่แล้ว

      Amir mohamed egland bey joogateye raadi xaqiiq

  • @idilabdi586
    @idilabdi586 5 ปีที่แล้ว

    Allah haufududeyo gabadha kowaad nin balwadiista dhibkiisuuleyhy 😓😓

  • @edabsansidihoyadeed704
    @edabsansidihoyadeed704 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo fartuun Mashallah talo wanaagsan siisay laakin somaaliaya waa laga yaqanaa rihab waxaa la dhahaa dhaqan tuusin meel baa lagu xiraa ilaa qofka is ka bedelo lacag lagu bixiyaa meelo badan ka furan somaalia

  • @marwobarlin869
    @marwobarlin869 5 ปีที่แล้ว

    My favorite fartun wan ku salamay fadlan waxaan kaa codsanayaa inaad SHOUT out ii sameeyso PLEASE

  • @amorde6183
    @amorde6183 5 ปีที่แล้ว +1

    Fartuun i love u abaayo lkn u disappointed me when i sent u my dilema and u didnt share it here😭😭😭

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  5 ปีที่แล้ว +1

      Please message me again! They are too many abaayo walaahi I can’t keep up

    • @amorde6183
      @amorde6183 5 ปีที่แล้ว +1

      Its ok
      Plz send me ur email i lost it
      Thxz abaayo

  • @muslimahassan3611
    @muslimahassan3611 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah beautiful queen 😍😍😍😍😍

  • @ayanyusuf263
    @ayanyusuf263 5 ปีที่แล้ว

    Abaayada dhiban dhibka Allah ha ka qaada .abaayada faraxsan Allah h u siyaadiyo

  • @umuyussof2690
    @umuyussof2690 5 ปีที่แล้ว +1

    Abayo maanta waxa ii haya kii aan isla naqanay 😂😂

  • @gavinteatimewas2434
    @gavinteatimewas2434 5 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayada ninka balwada leh anigey igu dhacday yuusan ku diline ninkaas ka carar raja malahan nin balwad lehe

  • @mankaboy3963
    @mankaboy3963 5 ปีที่แล้ว +2

    Bles Walalaheygow ilaahey dartis Subscribe igu saara channel kan Blz walalyal🙏🙏

  • @muna-oj1iw
    @muna-oj1iw 5 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah abayo fartun illehay ku dhor 😍😍😍😍 l love you sistr 😍❤❤❤❤❤

  • @talisonaasir8038
    @talisonaasir8038 5 ปีที่แล้ว +1

    waaw masha Allah mama isniino qurux jawaa tahay 😍😍🤗

  • @rasmir9952
    @rasmir9952 5 ปีที่แล้ว

    maasha Allah fartuun fariidooy waan ku salaamay 😍😍😍

  • @Eva-bf5mu
    @Eva-bf5mu 5 ปีที่แล้ว

    Can you change your intro music please

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 5 ปีที่แล้ว

    Fartun heesta kuso gasho ayaan kaa raba magaceeda love na isaar

  • @waayaaragwayeelwaxgarada4856
    @waayaaragwayeelwaxgarada4856 5 ปีที่แล้ว

    Fartuun waaku tageera walaahi sisaa id ah waliba waxaan kahelaa sidaa dadka ula taliso

  • @khaliifrashid5005
    @khaliifrashid5005 5 ปีที่แล้ว

    Asc abayo waxandhahaya ilhay bari salatulayilkatuko uduce inuilahay darogada kagoyo sabirkabadi wadgulaysanaysa inshalaah

  • @khalisyussuf2436
    @khalisyussuf2436 5 ปีที่แล้ว

    Ilahey dhibka haka qado gabadha dhiban markasto talo fican baad sisaa dadka dhiban fartuun jasakalaah kheer walalo

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran1029 5 ปีที่แล้ว

    FARTUUN LOVE YOU SO MUCH💘

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 5 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah my sister

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 5 ปีที่แล้ว +2

    aamiiin yaa rabi

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +1

    Fartuush much love ❤❤❤❤❤❤

  • @ابومحمد-ن7ز6خ
    @ابومحمد-ن7ز6خ 5 ปีที่แล้ว

    Miss you frtuuntyda cashaqa

  • @motorkacumar5085
    @motorkacumar5085 5 ปีที่แล้ว

    asc fartuun waan ku cusbahay janaalkan wax fiican ayaan ka arka thanks sstr

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa Allah ducada

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 5 ปีที่แล้ว

    My fartuun aqli badan🌷💓

  • @noofmohamed7176
    @noofmohamed7176 5 ปีที่แล้ว +1

    Fartuun mama isniino😘😘😘😘

  • @kadijaelmi9266
    @kadijaelmi9266 5 ปีที่แล้ว

    apaayo qoraalka shaashada aad soo saareyso naga daaa intii igu raacsan plz like iisaaea🙂

  • @shucaybyare1409
    @shucaybyare1409 5 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi

  • @jannah6891
    @jannah6891 5 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha kuu wanaajiyo ninkaaga

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku soo habuuniyo

  • @NA-id8hb
    @NA-id8hb 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo Fartun love u

  • @aishaahmed3758
    @aishaahmed3758 5 ปีที่แล้ว

    Allaha ku so hanuuniyo

  • @aminafarah3272
    @aminafarah3272 5 ปีที่แล้ว

    Ameen Ameen Ameen. ❤️

  • @haawoibrahim5850
    @haawoibrahim5850 5 ปีที่แล้ว

    Amiiin ya rabi 2👰

  • @moxmefmoxmed1977
    @moxmefmoxmed1977 5 ปีที่แล้ว

    Furtun abaayo i love you horo usoco

  • @Umma1
    @Umma1 5 ปีที่แล้ว

    Ameen

  • @mmh27channel5
    @mmh27channel5 5 ปีที่แล้ว

    qof 30 jir balwad ku bartay kacarar

  • @isbadalkanolosha6019
    @isbadalkanolosha6019 5 ปีที่แล้ว

    Fartuneeeeeeeeeeeeeeeeeeey wan kuuu jeeeeeeeeeeeceeeelahay

  • @waayaaragwayeelwaxgarada4856
    @waayaaragwayeelwaxgarada4856 5 ปีที่แล้ว

    Gabadhas oday geeda alaha uhanuuniyo

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 5 ปีที่แล้ว

    fartun waan kusalamay wll 🙉🙉🙉🙉🙉💖💖💖🙉🙉🙉🙉🙉🙉

  • @inahajji5866
    @inahajji5866 5 ปีที่แล้ว

    M.Allah apaayo fartuun waan Ku taagera wll xageen kalazoo xariira oon Snapchat aheyn iizo zheeg

  • @MohamedAbdi-zw6jr
    @MohamedAbdi-zw6jr 5 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @abdallejama1176
    @abdallejama1176 5 ปีที่แล้ว

    Fartun iska daa waraqda shashada,

  • @waayaaragwayeelwaxgarada4856
    @waayaaragwayeelwaxgarada4856 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @haawoibrahim5850
    @haawoibrahim5850 5 ปีที่แล้ว

    Amiiin ya rabi 1

  • @luulm.mtuuryare5979
    @luulm.mtuuryare5979 5 ปีที่แล้ว

    abayo illah haka madoweyo balwada

  • @shukriinalihaji3634
    @shukriinalihaji3634 5 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @labadhagaxtv3081
    @labadhagaxtv3081 5 ปีที่แล้ว

    #walaalgang ❤️❤️❤️

  • @lajecleycawil3702
    @lajecleycawil3702 5 ปีที่แล้ว

    Tuuuneeeey 😍😍😍😍

  • @kalinle.hassan
    @kalinle.hassan 5 ปีที่แล้ว

    Pless shout out wllo

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 5 ปีที่แล้ว +1

    Wa cunugaga abihis cidlo ha uga tagin wllo

  • @fartuunabdiaziz2390
    @fartuunabdiaziz2390 5 ปีที่แล้ว

    Asc fartuunabdiaziz2323

  • @xanansomalilandersafiya9594
    @xanansomalilandersafiya9594 5 ปีที่แล้ว

    Fartun 😘

  • @sabrinaminali1508
    @sabrinaminali1508 5 ปีที่แล้ว

    Amin

  • @asmarofficial2986
    @asmarofficial2986 5 ปีที่แล้ว +1

    Team #ck isa so mujiya

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @dhammachallac5558
    @dhammachallac5558 5 ปีที่แล้ว

    2

    • @bishaarowarsamefarah7306
      @bishaarowarsamefarah7306 5 ปีที่แล้ว

      Wa firrad wangsan fartun maashaa allah

    • @dhammachallac5558
      @dhammachallac5558 5 ปีที่แล้ว

      Awees Xaaji kuma fahmin waxaad ku hadlayso sxb kala saar si loo fahmo waayo ani ayaad ii soo jawaabeysaa waanad ka hadlaysaa fartuun

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @MohamedAbdi-zw6jr
    @MohamedAbdi-zw6jr 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkk