ILA TALI: GUURKA BADAN BAA LA IGU CAAYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

ความคิดเห็น • 198

  • @saladohasan1715
    @saladohasan1715 ปีที่แล้ว +58

    To the girl who got married 3x:
    There maybe a deep-rooted issue as to why she chooses men who have commitment issues or are mot a marriage material. I would say she can try connecting with a therapist to help her choose differently and help her discover her reasons for choosing such dysfunctional men.

  • @user-ii2yc9df4m
    @user-ii2yc9df4m ปีที่แล้ว +40

    wll gabadha Ninkeeda cuntada kucaayo, talada aad siisay aad ayan ugu😂 wana kahelay, masha Allh love u babe keep going.

  • @Nimcosharaf465
    @Nimcosharaf465 ปีที่แล้ว +45

    ALLAH IS ONE ❤❤❤

    • @Supr93
      @Supr93 11 หลายเดือนก่อน +1

      The I’m only going for once I

  • @maryamashiekdon1525
    @maryamashiekdon1525 ปีที่แล้ว +17

    HONESTLY SHE DESERVES TO REACH A MILL BY NOW!!!! support your own somali mohamed.

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 ปีที่แล้ว +23

    Fartuney qudba Siro waa xaran abayo. It would be much better if you’d told her she should only tell her walii (Abo, abowe or adeer) and get married without having a big celebration then if it becomes bad then Fi’amanillah. It’s okay to separate if you two don’t understand each other. Kheyr for her bidhnillahi 😊

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +7

      Abaayo since she is a divorcee it ain’t. She doesn’t need even waalid to give her hand in marriage. I did suggest she informs one adeer she likes 😅

    • @inamohamoud5058
      @inamohamoud5058 ปีที่แล้ว

      @@FartunDuvetGirl absolutely waa garoob sister

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +1

      Intaas bee abaayo ogeen. Gabar isma bixin kasto lakiin garoob waa free 😂

    • @Anon-e8m
      @Anon-e8m ปีที่แล้ว +9

      Absolutely incorrect, a woman needs the consent of her wali even if she was previously married. The prophet (peace be upon him) said: Any woman who gets married without the permission of her guardian, her marriage is false, her marriage is false, her marriage is false.

    • @ismahanchannel4187
      @ismahanchannel4187 ปีที่แล้ว

      Fartoney Gabar iladhatay haduu ninka qabo 3bil wey iskafurta cudurkas ayey qabta kiifuri waayo waan kudilaa ugudharata wena yartah 21jir waan quran saarnay waxey tagantahay jinigeega ayaa nacay 3bil kabadhan malanolan karo nin bal talo sodhiba rer komati🤔

  • @user-ih5ew9yx9p
    @user-ih5ew9yx9p ปีที่แล้ว +8

    Excellent advice. Fartun has many talents mashallah

  • @Ekoabdi
    @Ekoabdi ปีที่แล้ว +21

    I love my Auntie 😂 ur vlogs on tiktok r 10/10❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +4

      I think I’m be a tiktoker now lol ❤️❤️❤️

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว +7

    As for the future groom Marry the one you love because living a lie will never do you any good life is not a game life is precious the clock is always ticking you can't pause time I know you want your parents blessings and all that but you don't have to condemn yourself, your future children and lovely bride to unhappy and unhealthy environment 😢

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +8

    Anigu waxaan kule talin lahaa wiillkaas in uu marka koowaad Alle tala saarto marka xogtah qof aadan jeclayn ha guursan waayo waad gubaneysaa intaad dadka u daneyneysidna qof ayaad qalbiga ka jabinee marka istikhareyso gabarna waa la furey iyo waa iga weyntahy laguma naco ee qofka shakhsiyadiisa ,akhlaqdisa iyo diintiisa ayaa lagu qaataah reerkaga wax ma arooosayaan ee waa adiga qofka nolosha sameysanaya bro marka istikhareyso Allena jidka kuu saxan ha ku tusiyo midii khayr kuu lehna Allah calaf ha kuugu daro brother 🤲🤲🤲

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 ปีที่แล้ว +8

    Ado gabdhas igu magac darte ceyni 😂lkn qisadeeda xoga yar iishabahda lkn alxamdulilah wan ka roonahay i mean sadax nin imaso furin lkn guurkeyga kama niyad jabin awlad ii joogto alaha ii barakeeyo mid qeer qaba alaha isahlo amin ani inta gbr ila mid ah calafkiina alaha idin hagajiiyo amin🤲🏽💘

  • @naliyah9415
    @naliyah9415 ปีที่แล้ว +6

    Girl i need the skin care,MashAllah😍

  • @foosiyamaxamed453
    @foosiyamaxamed453 ปีที่แล้ว +2

    Cayninyeey wxs wax ka wac ku wadaa saliga nabiga iyo astaqfaarta badso hppti❤❤❤😊

  • @HamdaMuse-k6k
    @HamdaMuse-k6k 11 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu waxaan oron lahaa inay familigisaa casuumto qado 😌saas bay ku ogaan kartaa problemka jira

  • @miskiismail8599
    @miskiismail8599 ปีที่แล้ว +6

    I love dilemma you should do it more ❤

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah talo fiican baad siisay wiilkaas waxaa wanaagsan qofkas qalbiga aad ku heyso inaad guursato inta aad isku qasbi laheyd qof aadan wax dareen ah aadan u heyn

  • @GAANI.
    @GAANI. ปีที่แล้ว +3

    Waa kujajafeena adna Update ahaw huno ❤

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 ปีที่แล้ว +2

    Vlogyada tiktok inta sogali nh abayo its gonna be amazing

  • @naftauroon1468
    @naftauroon1468 ปีที่แล้ว +4

    Confession Iyo dilemma noso badi fartun ❤

  • @poeticjustice9649
    @poeticjustice9649 ปีที่แล้ว +4

    Allahumma Baarik sis!!! The green looks beautiful on you ❤

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah xbbty ilahay ha ku xiftiyo mudo dheer ban kula socda aad ban u jeclahay sida dhaqankaga iyo diintada u haysato

  • @mudancalinuur4323
    @mudancalinuur4323 ปีที่แล้ว +2

    Abyo 2 sano kugu xirnhy waxaan dawadaa barnaamijydaan mar iga qabtaa inaan fiirsado illatli yaashi aad soo galisay 1 year ago ee nosoo badi pls Fartuun faceed karooney❤

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 ปีที่แล้ว +3

    dadka caydoooda waxba kama qaadayso aleylen i would advise abayo to focus on herself and go for a self-discovery journey. Focus on healing ❤️‍🩹 and you shall excel and thrive inshallah my 2 cents ✌🏾

  • @chef_bushra
    @chef_bushra ปีที่แล้ว +4

    2018 ilaa hada abayo kula socdaa wll gang dhab ahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @Samira-ou2ru
    @Samira-ou2ru 10 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going sis ❤

  • @salamkala14
    @salamkala14 11 หลายเดือนก่อน +1

    My advice is take a break work on yourself get ruqya stop being so needy Abaayo I know trust me I been single since I was born but Talk to the guys don’t just marry however have standards and trust Allah plan’s for you it will work out inshallah ❤❤❤ ask yourself what are somethings you are bad at with your previous homes do you anger issues or do things happen oddly I think there’s people who aren’t happy for you they are around they don’t want you to have a family 😂

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +5

    Noloshada cidnah wax kama galin ee Alle talo saaro wixii shar ahna Alle ka magan gal🤲🤲.
    Ninkaga asaga ku dheh karso runtana u sheeg ninka 😂😂😂😂

  • @fadumoahmed967
    @fadumoahmed967 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Fartun you look stunning on this green baati💚
    Allahuma barek 🤲

  • @nasteexoabdi1607
    @nasteexoabdi1607 11 หลายเดือนก่อน +2

    Silic kunol 30dn gursata dhanta ba horay loyiri abayo gurku washaraf❤❤❤

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin ปีที่แล้ว +1

    Fartuun you know nd we know you are talented. Allahuma Baarik 😊.

  • @azizaabdi4675
    @azizaabdi4675 ปีที่แล้ว +3

    hey girly i am so proud of you

  • @jamadmohamed
    @jamadmohamed ปีที่แล้ว +3

    as a girl i find it interesting how men will not pick between two women. they’ll try to have both at the same time 🤣🤣

  • @Enissa3713
    @Enissa3713 ปีที่แล้ว +3

    We miss You apyo Fartuuney ❤️

  • @dekaisse925
    @dekaisse925 11 หลายเดือนก่อน +1

    The girl who married 3x. Pray salat istikhara!

  • @fatimamaxamud1458
    @fatimamaxamud1458 ปีที่แล้ว +3

    Ano filin firsanaya iso dhacay wan so rore wan jclhy fidiyowyada ila taliga ad so gudbiso

  • @ashahassan7791
    @ashahassan7791 ปีที่แล้ว +4

    Hey, fartun. Waan soo carare markaan notification ka arke 😂

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A ปีที่แล้ว +2

    Fartuuneey qudbo siro lama ogolo😮

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macan mar kasta garabkaga nahay duco iyo wax kastana wa kula garab taaganahay hada nahay walal Gang ❤😊

  • @anababdi9566
    @anababdi9566 ปีที่แล้ว +4

    😂😂Fartuun aniga tallada aan siin lahaa Halmaalin cusbada uguroonaw sowmar danbo kuu dhihi

  • @hani9479
    @hani9479 11 หลายเดือนก่อน

    It is not permissible for a man to marry a woman without the consent of her legal guardian, such as her father or brother; either she has or has not previously married. view on the hadith: “Any woman who gets married without the permission of her gurdian, her marriage is invalid, her marriage is invalid, her marriage is invalid. If her husband has consummated the marriage, then the dowry belongs to her in return for that. If she does not have a guardian then the (Muslim) ruler is the guardian of anyone who does not have a wali.” (At-Tirmidhi, Abu Dawud and Ibn Majah)

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 ปีที่แล้ว +1

    Fartuun wll qodba sirta ma guur baad u taqaana waa xaram hblaha waxaas ha kula talin plz ani talooyinkaaga wn jecla ljn caawa wn xanèyba mrkn maqley qodba sir

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sister Fartuun❤

  • @warsanmahamud4773
    @warsanmahamud4773 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun boqorad laandheere qurux ku dhiigle waa danayste marku vewis u baahan yahay ayuu u yimada Fatush

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo gabar tiktok aan ku arko oo kaltuumo ladhaho magaceeda lkn tiktok waxay kusoo gashaa shib iska dheh collaboration lasoo sameey hadey macquul tahay waan jeclaan lahaay inaan isku kiin arko

    • @samio3348
      @samio3348 ปีที่แล้ว

      Weyba isku Egyihiin

  • @zuhuurahmed5158
    @zuhuurahmed5158 11 หลายเดือนก่อน

    Aniga hadaa ahaa lahaa wiilka udambeeya waxa first waxa guursanlaha gabadha waalidkey iiga raaliyahy then waxa guursanlaha mid aan rabo hadaa masuuliyadooda ka soobixikaro ayagana i ogalyihiin hadii taas iisuuroobayna waxayrabto ha igu qaadatee taanrabaa guursanlaha waalidkeyna saan ooga dhaadhiciyaba waan ka dhaadhicinlahaa

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 11 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka qudbasiro ma ficana gabartan waan tuntay may oran lkn guur somaray tiri Marka guurso Wll xalal Mid ah ilahay hayna sugo😢❤

  • @OmarAli-uu7ck
    @OmarAli-uu7ck 11 หลายเดือนก่อน +1

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii la sheegi karo sheeg sheego😂😂😂fartuuney caqli badan❤

  • @ايانعبدكريم
    @ايانعبدكريم ปีที่แล้ว +1

    Wllhi abaayo in badan ban ku dawanayay ila 2020 abn ku dawananyay aaad ban ku jecelahy wan ku tagera❤❤❤❤

  • @sumayacabdul763
    @sumayacabdul763 ปีที่แล้ว +2

    Love you fartun❤❤

  • @KefahApdul
    @KefahApdul 11 หลายเดือนก่อน +1

    War fartuuney aniga hdii aan 1 million subscribers ku gaarsiinkaro waan samayn lahaa 😢 lkn ma awoodo tankle somalia dadaalkada uma jeedka miyaa markasta iga farxisaa 😊

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว

    ASC the one with 3 failed marriages she didn't marry herself or divorced herself I don't see why she would give a damn about what people are saying because men are running after her and running from her it's not her fault the only thing that I can say to her is what you choose about a man and how do deal with them at home trying to figure out where you're going wrong anyway wishing you all the best because you deserve only the best

  • @maryamoruunaadan6047
    @maryamoruunaadan6047 ปีที่แล้ว +1

    ❤Masha allah❤

  • @yasminkastan
    @yasminkastan 11 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️💗💗love you Fartuun great session

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah Fartuun waan ku jeclahay xabiibti

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 11 หลายเดือนก่อน

    Ani waxan dhihilahay gabadha maxa kagalay qof bini adama wuxu dhahay kad isfahantan u kenso dadkina kii ad isfahmiwaydan wll sisoco dheh

  • @nyg1162
    @nyg1162 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Dilemma aad nosocelisay.

  • @yusufhassan8799
    @yusufhassan8799 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ina adeer qudba sura wa xaaraan. Olajeedada guurka wa in labada qof layskuogaado. Wax la qariyo qurun ba kujiraa

  • @Ummieofsix
    @Ummieofsix 11 หลายเดือนก่อน

    Wallahi it’s the best advice for the first everyone.may Allah reward you wallahi. I need your advice😊😊😊😊😊

  • @khadiijocali6803
    @khadiijocali6803 ปีที่แล้ว +1

    Fartuun aadban uga helaa shekadada so badi

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว +2

    The one with the food critic husband my dear it's not about food it's about you he wants abuse you through the food don't try to please him with different food put an end to that while you still have the chance by stop cooking what is the use of breaking your for ungrateful person because if you entertain this next time he'll start criticizing your appearance body shaming and criticizing food is emotional abuse

  • @Queen-pb9kg
    @Queen-pb9kg ปีที่แล้ว

    Week two vedio nosodig fartuney abayo ❤

  • @sans123-d8c
    @sans123-d8c 11 หลายเดือนก่อน

    Fortunately cadeey

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo Masha allah very good advice ❤❤❤

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 11 หลายเดือนก่อน

    asc samiye gabadha cuntad talo waxan siinaa maalin in cuntad noocii hore badasho ha dhado maanta daris sab qabey noo keeny in ayad kariseyb yee is ka dhigin markasogaato

  • @ikraangureey6218
    @ikraangureey6218 ปีที่แล้ว +4

    Ninka cuntada caayo ani waxan dhihi laha adiga kari cunto teyda ka wangsan kari hda taqaano ha dhahdo ama ha cunin cuntada kariyo maba ka heine why u dhameysane😂😂😂😂😂😂

  • @nastehaabdikarim33
    @nastehaabdikarim33 ปีที่แล้ว

    Horay usoco Fatima qofka aan ka taagero TH-cam ka 👏🏻😘

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going sis

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil ปีที่แล้ว +2

    Cuno aan u kariyay haday xuntahay xitaa waa xuntahay kama yeeleen Dulufka 😂
    Asaga jikada ha galo hasoo karsado oo ahayn Dadaalkayga marna hal bacad lagu lisay kama dhigi karyo

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 ปีที่แล้ว

    Masha allah gabadh yare oooo aaad u aqliibadaan baaaad taahay

  • @amira5248
    @amira5248 ปีที่แล้ว +1

    this is a sign for me 😂😭

  • @husseinofficialpro8
    @husseinofficialpro8 10 หลายเดือนก่อน

    Guur badan dhib maleh Ragg iyo dumar ba marba hadeey xalaal ku guursanayaan waa caadi

  • @user-ce6jt8nm4e
    @user-ce6jt8nm4e 21 วันที่ผ่านมา

    Ninku dhaqan xumaaa yaab war waxagu wa dookh tigaga tana wan raba tana wan rabaa jacaylku wa hal mar hal qof ayana lo qada ee edab yeelo

  • @yazminmohamed6311
    @yazminmohamed6311 11 หลายเดือนก่อน

    What qodbiha siraha ma banaayey😮

  • @Nasriin143
    @Nasriin143 11 หลายเดือนก่อน +1

    Talo fiican baad siisay wiilka labad gabar mid oo rabo mid kale oow guursan rabo ani xitaa salaatul istiqaar tuko aan dhihi lahaa hadii aadan aqoon xitaa youtube ku qor ducadane waa muhiim inow ku duceysto si labadabo midii qeyrka ugu jiro ilahey u waafajiyo.
    Waxaan kula talin lahaa qof walbo oo nolol cusub bilaawyo inow salaatul istiqaaro tukto markii aad qofka aad xariirka isku soo bandhigtaan

  • @rahmamawlid9743
    @rahmamawlid9743 11 หลายเดือนก่อน

    Haye is there anyway if we can get a few quotes for the house for me and a few of the other options then please let me and I my best thanks to all 2 who are coming back for 23 337 on Sunday night so we can arrange a time to meet and discuss the next steps for us you

  • @zamzamahmed4679
    @zamzamahmed4679 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa ha u jooginin ani 4 jer wa igu caya lkn ani ma ba u jooji somali 😂😂😊😊😊

  • @ELSOULTAN-un2xt
    @ELSOULTAN-un2xt 6 วันที่ผ่านมา

    Fartuun what happened to u

  • @AziyAhmed-sn1nz
    @AziyAhmed-sn1nz ปีที่แล้ว +4

    Qudba sirada laftirkeedu sooxaran maha 😅

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 11 หลายเดือนก่อน

      Hadi abahy aderkey ama walal key u baxsho lkn an dadka kle le laga qarsho xaran mahan San fila wyo dadka masul kama ahan e muxramkeda le iney bixiyo le muhima

  • @amransiciid5632
    @amransiciid5632 11 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂 fartuun waa talo dii oo qofa

  • @ximpiloohmohammed8702
    @ximpiloohmohammed8702 ปีที่แล้ว +1

    Ii wad sheekada cawada xaadira ahey mugoo uni❤🎉😂

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +3

    2:00 Taladaas aad siisay Gabadha 3 Nin Guursatay ee aad adi tiri wee xuntahay baa ani ila fcn🤣yaaba og hado xumado sii fasax

  • @salmaqurux6834
    @salmaqurux6834 11 หลายเดือนก่อน

    Sister your are the best you Touber in 🇸🇴 ❤😊

  • @shawtty3185
    @shawtty3185 10 หลายเดือนก่อน

    The one complaining about the food, he's the problem, he's ungrateful , the food has no problem at all, they probably looking for a reason to leave or be with someone else

  • @roromahamed6194
    @roromahamed6194 ปีที่แล้ว

    kabax dhalalkaa idilay mashalh
    arosada see tahy miss you queen

  • @hamdixsan
    @hamdixsan ปีที่แล้ว

    Ar waa soo laabatay Fartuun

  • @xanaanomarali1452
    @xanaanomarali1452 11 หลายเดือนก่อน

    Faruun i love it❤❤❤

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 Fartuun STOP ✋ qudba siro ma jirtee ani xatee jab ayaa igu dhacay 😂😂😂😂

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 ปีที่แล้ว

    Istaaqftana badi ku dheh oo go’aanka guurka isaga haka timaado wcs

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 ปีที่แล้ว

    Me qofkii ugu horeyey ilove u fartuun

  • @sihaamjibril826
    @sihaamjibril826 ปีที่แล้ว

    I love fartun really 😊

  • @user-wl4ms5fj3j
    @user-wl4ms5fj3j ปีที่แล้ว

    Naa kujafnay fartuune Adna najaf

  • @istarelmie2111
    @istarelmie2111 ปีที่แล้ว +1

    Mama isniino waan u xiisay 😂😂

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 11 หลายเดือนก่อน

    Guur badan gudaha ha ku biirsato biyo iyo shahwo

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 11 หลายเดือนก่อน

    Fartun miss you baby girl ❤🎉

  • @asmadahir5177
    @asmadahir5177 ปีที่แล้ว

    Abayo you look stunning❤

  • @HaniXasan-qi7ub
    @HaniXasan-qi7ub หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤😊

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 ปีที่แล้ว +1

    Fartun sister, you are such an amazing woman but I feel I have to comment on this video, abaayo it is a bit weird to give advice to divorced women while you have never been married before. I personally believe that there is some huge issues with ppl getting married left right and centre, men and women. These ppl are wounded and need healing, they are causes such a fitna in our societies by using marriage. If any cannot hold a marriage together that person needs a therapist not getting married till she or he find the one. LOL

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +3

      What made you assume she is the issue? Just because she didn’t have a successful one? I don’t get that thought idea! What if they were just not right for her and she has no healing to do? A person doesn’t have to have a trauma out of a marriage that didn’t work. What if she walked on all 3 counts? I’m sorry but let’s not force healing on someone if she didn’t state she requires one. The advice she asked is how can I marry and not get shamed. It wasn’t how can have a successful one.

    • @fatimahabdul4329
      @fatimahabdul4329 ปีที่แล้ว +1

      @@FartunDuvetGirl Lol sister, walahi you funny, oh she just wants to be married marka? not succesful, party to party marriage miya? Dee anigu waxaan is lahaa inantu guri lagu nagado oo lagu waaro ayeey doonaysa. You right sis, tell her do marriage to marriage marka, party to party. Waan ku salamaya

  • @HamdaMuse-k6k
    @HamdaMuse-k6k 11 หลายเดือนก่อน

    My queen ❤love u

  • @anisaabdi1066
    @anisaabdi1066 11 หลายเดือนก่อน

    Love u siz❤

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 11 หลายเดือนก่อน

    Waa qof dad u Nool saxiib Guurka waa calaf iska bashal