MAALIN TEYDA CAADIGA AH IYO MISAAN DHIMIS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 267

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  2 หลายเดือนก่อน +22

    Grab one Knife from Amazon,www.amazon.co.uk/dp/B0B1TMZWBV?maas=maas_adg_35E61281651E5B54E2940B0F5608C408_afap_abs&ref_=aa_maas&tag=maas .10% Discount code,3CK2S5Z2 ,10% OFF code + 20% coupon=20% OFF now! Will end on 9/5/2024

    • @rouki9529
      @rouki9529 2 หลายเดือนก่อน

      fartuuney xbbti horta wn ku slamay wnn ku jeclhay ilatlali bn inn kuso diro raba instgram xta wn klaso hdlay ee halkeen kagaso dira iso jwab qli ila 2020 bn kugu xidhnhay

    • @mariamaosman9915
      @mariamaosman9915 2 หลายเดือนก่อน

      Green tea lasimo waliba noca Lipton

  • @MsHen1987
    @MsHen1987 2 หลายเดือนก่อน +12

    Your wedding your happiness your rules Fartun. From my experience those who love you will respect your wishes. I didn’t have buranbur either, my wedding started 6pm sharp and ended at midnight. Everyone was on time and I made my entrance at 6.45 pm. I had the itinerary of the evening printed in small letters on the back of the invitation so people knew what to expect. To my surprise all 130 guests were present on time and respected our wishes. If you have a certain vision those who love and respect you will rise to the occasion. For the gifts, I found it too much trouble to ask people what I wanted, instead I asked people for a duaa and if they insisted on gifting, then they could gift us with a small envelope with cash they could deposit in a gift box at the entrance of the wedding. This too was printed on the invitation cards, also worked extremely well. All the best habibti! ❤❤

  • @ZahraQurux-j3i
    @ZahraQurux-j3i 2 หลายเดือนก่อน +20

    Asc fartuun
    Funaanad gacmo dheer ah xiro abaayo gacantaada cududeedaa loo jeedaa sidoo kalena timaha qarso waa dambi waad ogtahaye
    Waan ku taageeraa❤

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 2 หลายเดือนก่อน +16

    Videos ga adi iyo abaha uku amanayo ana sameye reposted dhahde wa arke fartun tysm 😍💞👏🏼👸🏻

  • @xamdimgxmohamud4074
    @xamdimgxmohamud4074 2 หลายเดือนก่อน +11

    Natural comedy fartuuney tahay 🤣🤣wlh dawadaashada waan ku raaxsystaa hada office shaqda anoo jooga kudawanaya mid ah aroos kaaga hambalyo anigaba kulamid baan ahaa arooskayga baraanbur wan diiday marka abyo waxad jeceshay lee sameey it your day somalia halkoo mar maa noogu imaatid qof kaliyga youtuber taageero sax u ahay tahay xamar hadii imaato waan ku arki lahaa runtii

  • @NeimaMaxamed-b5x
    @NeimaMaxamed-b5x 2 หลายเดือนก่อน +20

    Waliga wax dadku sameyn ba quruxbadan samee say maskaxdada kujirta nafisba kudaremi incha Allah anaguna hda re Africa nhy sacabka iyo comment nagudaa ❤😂😂

  • @hafsamohammed1956
    @hafsamohammed1956 2 หลายเดือนก่อน +12

    Wet tooth brush ->add tooth paste->then water

  • @AbdirahmanHasan-d7t
    @AbdirahmanHasan-d7t 2 หลายเดือนก่อน +46

    Who else misses the intro song 😭it was soo catchy

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  2 หลายเดือนก่อน +14

      I miss it too

    • @safiyosalat3212
      @safiyosalat3212 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@FartunDuvetGirlwhat is the name of the song

    • @SafiyoSalaad-mf8oy
      @SafiyoSalaad-mf8oy 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@safiyosalat3212we are same name safiyo lol

  • @Farhiadaimond
    @Farhiadaimond 2 หลายเดือนก่อน +17

    400k coming soon team shefuna fartuuntena maxaa ku haysataan ol most 6 year 7 years meelahas ku jirtaa u kaca plz 😢

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 2 หลายเดือนก่อน +15

    Abaayo Arooskaga miid khayr qabo Alle hakaga dhiigo isku waraa adiyo xajigaga America joga hadan isku meel nahay waan kaso qayb gali lahaa waxaad ka miitahay dadka aan ugu jeclahay youtubeka waxaan jeclahay taloyiinka wanagsan ee dadka siiso❤

  • @Nalinlok12
    @Nalinlok12 2 หลายเดือนก่อน +11

    I was always afraid of marriage because of xabsi 🏢but you are the best example that one doesn’t become less attractive but only more beautiful

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 2 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallh fartuuney ina caatoday gacmahaga laga fahmaa 😂😂😂mashallh wax yar wey dhubteen😂😂😂❤❤❤❤❤mashallh

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫵

  • @lolasmith8607
    @lolasmith8607 2 หลายเดือนก่อน +2

    sis, can you pls do a video where you are advising us Somali girls/girls in general on marriage, choosing the right one, how your life changed, and more topics around that area

    • @lolasmith8607
      @lolasmith8607 2 หลายเดือนก่อน

      love your vids btwyy

  • @Ugaso
    @Ugaso 2 หลายเดือนก่อน +1

    Good idea waye ina malin arooska qabsato wax cusub ayay noqonysa oo unique ah

  • @hibaaqahmed9099
    @hibaaqahmed9099 2 หลายเดือนก่อน

    I love day time wedding! That's what I plan on doing? Also for the gifts. do an amazon registry. It's so simple, pick a few things that you know you need for you or your new house and that's that.

  • @LulIbrahim-l2y
    @LulIbrahim-l2y 2 หลายเดือนก่อน +6

    I wash the toothbrush first , add the toothpaste then wet the paste

  • @amalisreading
    @amalisreading 2 หลายเดือนก่อน +10

    Daytime is where it’s at. And it’s your day, do what makes you happy!

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  2 หลายเดือนก่อน +4

      They putting fear in me saying no one will turn up 😭😭

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@FartunDuvetGirldon’t listen to people trust me.

  • @itsikraneyyy
    @itsikraneyyy 2 หลายเดือนก่อน +7

    Arooska xafladiisa hawen ka dhigo salada cisho kadib hawenki magalada jawi waye qurux Cdi mahan buuq majiro Lkn maalin cad goorma laga tagay fartuuney 😅 illahey haku barakeyo guurkaga abayo ❤🎉

  • @aishah9466
    @aishah9466 2 หลายเดือนก่อน +2

    I'm working on healthy wight loss. Have you ever thought of decreasing your window of eating ( intermittent fasting) rather than calorie restriction? I learned that research shows that it is hard to sustain calorie restriction. So, what research recommends is doing different types of fasts ( currently following the research "Fast like a girl" by Dr. Mindy). I'm working on maximizing my sunnah fast and my intermittent fasting depending on where I'm in my cycle (as women we have 30 day cycle with varying hormone levels). Alhamduillah, I noticed that different types of fasting really help with craving for sugar or processed foods.

  • @HeyHey-yq1vm
    @HeyHey-yq1vm 2 หลายเดือนก่อน +4

    My dear sis congrats alahuma barik you can see the difference mashlaah dadaalaa wuugaaraa keep up the good work you deserve big hug sis love you ❤❤❤❤

  • @na_bi777
    @na_bi777 2 หลายเดือนก่อน +4

    In her K-drama area >>> 🙌🏼💕😝💋✨️💅🏼💫

  • @nafizaabdi5869
    @nafizaabdi5869 2 หลายเดือนก่อน

    Definitely daytime wedding is amazing sis may allah bless your marriage iin shaa allah

  • @munshi3853
    @munshi3853 2 หลายเดือนก่อน

    Haa ani wan imani laha. Aroos maalin ayan jeclahay oo habenki daqsa damana. Go for it abayo ❤ those who love you will definitely come ❤

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 2 หลายเดือนก่อน +6

    Yes, we had a daylight wedding Alx, it started 12noon and we left the guests to party on 8pm for our 9.45 ✈️ honeymoon. However u have to get ppl to post rsvp bk to ensure the lazy ones that will not attend 😂 waa howl fiican, atleast the aunties that hooyo wanted but I did not click with cld not attaned 😂, we had no buranbur but 2 make it clear we had a wedding day itinerary with the invite day as 2 what was happening, besides they had their Buranbur at the meher. With the gifts we created a wish list with John Lewis. I hope that helps, good luck and remember it's the couples day , do as u wish and enjoy it insha Allah

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 2 หลายเดือนก่อน +5

    Jirkaba waa bila adam wax cuna kulaha ala fartuunaa😂😂😂

  • @Hibonoura1705
    @Hibonoura1705 2 หลายเดือนก่อน +3

    Coming soon 400k fartun duvet girl xbbti from Djibouti 🇩🇯 l love you ❤️💕 my sister ❤

  • @Iman-321
    @Iman-321 2 หลายเดือนก่อน

    Arooska malin cadey Marax waye fartuuney tan hadiyada WAA SHEEKO KARTA WAA CAADI SABBTO AH ADAA LAGU WADA ❤

  • @miskimadar9532
    @miskimadar9532 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ana kusheygayo qamadi markasta cun ciyaw bad caatoweee

  • @somaliyahanoolaato2021
    @somaliyahanoolaato2021 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fartun's mum watching laughibg and saying yaaah😂

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 2 หลายเดือนก่อน +3

    Tonerka hadii suufka ku dhibaayo waxad sameysaa caag yar soo gado oo kuwa sprayga ah ku shubo ka dib biif boif ku siiso dhaqsi jirka ku galaaya waa taladeyda abyo frtuun

  • @dowsellaabdie6068
    @dowsellaabdie6068 2 หลายเดือนก่อน

    Fartuney isneeliina nacnaciina banoqotay sxb Allahumma barek😍😍😍

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 2 หลายเดือนก่อน +1

    Buranbur iska daaaa plz abayo ❤❤❤❤ buranbur saxmad socoto waaye

  • @halimah7164
    @halimah7164 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah habo macaan I agree with you no buranbur maalin cadeey cidna ha u joojin waa maalin taadii

  • @ashaabukar3758
    @ashaabukar3758 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun baayo i love you aad baan ku tageera 1m adiga lee uqlma hore usoco❤

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah alle ha ku barakeyo abayo wana cusubhy youtube aya furtay iso dhaweyn❤❤❤

  • @fatxiabdilaahi1466
    @fatxiabdilaahi1466 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha kaga dhigo mid qeyr qabo

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations first of all ❤ wish happy/healthy beautiful life. I agree with not wanting baraanbur and doing all night wedding. just have to do what's right for you!

  • @FaskaAhmed
    @FaskaAhmed 2 หลายเดือนก่อน +3

    Pcos kaso hadal abaya gabdho badan aa la dhiman intuu igu racsan in laga hadlo fadlan like sii

    • @shukrihussein831
      @shukrihussein831 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi waa runta xitaa laga yaaba gabdhaha somalida Ineysan aqoon Pcos

  • @riyana1564
    @riyana1564 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuney abyo try carnivore diet for a month. It best so far

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaa❤

  • @na_bi777
    @na_bi777 2 หลายเดือนก่อน +1

    Pyramid game was hit different 🔥

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 2 หลายเดือนก่อน +7

    Gabadh ila dhalatey camal arooskaaga ugu farxay wllo alle reerkaaga haku barkeeyo fartuun indho deeqaay🎉🎉❤❤

  • @iqbaalahmed8633
    @iqbaalahmed8633 2 หลายเดือนก่อน +1

    15:56
    I agree with you the day wedding is the best cuz of it gives more vibes than the night and it's day light natural friendly wow
    I highly suggest you to stick with the day wedding you'll see the result after you get the plan over ok my dear sis💐🥳🥳🥳🥳❤ and 💐🥳💐🥳💐🥳💐🌹🌹🌹🌹

  • @munahussein6581
    @munahussein6581 2 หลายเดือนก่อน

    Fartun wa caatowday mansha allaaah

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif9878 2 หลายเดือนก่อน

    Sun carem ka xageed kasoogaday sis? ❤

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fartuney waa ku salamay qli waxaa soo tijaabisa dietka ah
    Breakfast 3 ukun + Green tea
    Lunch 3 ukun ah +Green team +Xabad 🍏
    dinner borash +Xabad 🍏 +Gren tea
    Youtupekana geli hada rabtid sii baar Amazing Wlhy waaye 💋

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 2 หลายเดือนก่อน +2

    Awal baa taagnaa kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @KhadijaAli-hz6bh
    @KhadijaAli-hz6bh 2 หลายเดือนก่อน

    Arooskaaga kadhigo waqtigaad jeceshahay qofkii ku jecel oo qadarin kuu hayo wuukasoo qeybgalayaa aniga Nederland baan daganahay hadaad isoo casunto waqti fog ama xili hore fasx baan dartaa usooqaadanaya waanakasoo qeybgalayaa Galabtiina waaba waqtiga ugu fiican oo aroos la aado 😊

  • @AdnaNuur-z4b
    @AdnaNuur-z4b 2 หลายเดือนก่อน +3

    Inaa caatowdid hadaa rabtid quraac io casho is kadhaaf waaa caatoobeee😂😂😂😂 anaa kudhahe

    • @simanabdulahi8702
      @simanabdulahi8702 2 หลายเดือนก่อน

      Beenta ma aha😂

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 2 หลายเดือนก่อน

      Af inglish waxaa lugu yidhaahda OMAD one meal a day Somalidii hore ayaa sidaa u cuni jirtay. Anugu Somalia markii igu dambeysay aan joogay qof casho cunayyey indho ma saarin. Cashaba lama sameensanjirin dhaqanba dadku uma lahayn haddana wallahi maanu gaajoonjirin. Waa dhaqan wacan oo hadda la ogaaday inay caafimaadka aad ugu fiicantahay.

  • @samsammohamud-o5t
    @samsammohamud-o5t 2 หลายเดือนก่อน

    Haa wan kuu iman laha wlhi mlinkii qurux ah 😂😊

  • @MaryamFarax-c7f
    @MaryamFarax-c7f 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo weey nugu socota no badii routine love you qaali ❤

  • @idilcabdilaahi9323
    @idilcabdilaahi9323 2 หลายเดือนก่อน

    The one and only fatuush ❤

  • @Abaaz-ot8bj
    @Abaaz-ot8bj 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bismilaah dheh markaa cuntada cunayso walaasheey igawayn wax badan😂

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga cadayga waa dhaqaa daawadaa mariyaa kadib daawada waa qooyaa😂

  • @FaizaIbrahim-qi1sz
    @FaizaIbrahim-qi1sz 2 หลายเดือนก่อน

    It’s your wedding and it’s ur choice so whoever loves you will agree and will come day time

  • @aaliyaatisa7025
    @aaliyaatisa7025 2 หลายเดือนก่อน

    To be honest that’s the kinda wedding I wish I had ! Most of my non Somali friends their weddings end by 22 sometimes even 21 🤣 so yes ! Wa imaan laha ma tiri Wa ku duceen lahaa

  • @ahlammostfe3827
    @ahlammostfe3827 2 หลายเดือนก่อน

    walhi good idea same walhi

  • @samiiraabdi1327
    @samiiraabdi1327 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo nolosha hal mar le aroosad iyo experience dareme so pamper yourself as much as you can your are the pride if someone one give you a choice oo u kudhaho hadiyad maxa rabta tell him what he can and afford dooqaga kaciyar not every day is your day so ka faideso aroosadena tahay ciyarciyar miya btw congrats bride 🎉❤

  • @LubanMohamed
    @LubanMohamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    More routine like this please

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa jeclan laha ina ka qeyb glo mlintada balse ma mcqul ma ahn 😢 hamblyo 🎉 fartun❤guurkda kii lagu nasto lagu nagado allha kaga dhigo 🫶🥹🥹❤️❤️

  • @Zalamfuad
    @Zalamfuad 2 หลายเดือนก่อน +6

    Adyo ad wll qli alle ha ku barkeeyo cafimad qabna ha kgu gadhsiiyo malinkga
    Hadan fikirkayga ka dhiipto ku adkeeso waxa rabto nafdaduna raliga ku tahy adi iyo seygaguba congratulations mar kle iyo marar badan 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh byo ftun❤anigu wjigyga biyo cad kliya ku dhaqa😂alxm ❤lkn mlin wan rjeynaya in aan skin care gato alxm midibkyguna original weye maba jecli is cadyn 😂🤮🤮alhamdulillah for everything 💞

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush3109 2 หลายเดือนก่อน +2

    Smoothie kudarso chia seeds will will be full for a hours

  • @FilsanMohamed-nn8mk
    @FilsanMohamed-nn8mk 2 หลายเดือนก่อน

    Fartuun abaayo masseg baan kusoo qori lahaa halkee lagaala Soo hadlaa😢arin baan kula wadaagilahaa

  • @Narinbeauty12
    @Narinbeauty12 2 หลายเดือนก่อน

    Maxa ku diiday vlogyada sidan ah ❤❤

  • @Narinbeauty12
    @Narinbeauty12 2 หลายเดือนก่อน

    You are my favourite girl ❤❤ sumai from somaliland

  • @NasriinMohamed-u8w
    @NasriinMohamed-u8w 2 หลายเดือนก่อน

    It's so funny 😁 wlhi wllshy wn ka helaa kulaha malin cadban ka dhiganaya iyadiyo dokheda 😂 anigu wn ku wata nio❤

  • @Iman-321
    @Iman-321 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waa ka kadaneyna❤❤ habiibti

  • @EmanAYMAN-lb1jh
    @EmanAYMAN-lb1jh 2 หลายเดือนก่อน

    Fartuuney filmka meel iigu sheeg Netflix or youtube😂

  • @KhadraomarDahabo-e5q
    @KhadraomarDahabo-e5q 2 หลายเดือนก่อน

    Haa wlhi qali wan ka ibsana

  • @Hodanmowlid-h3m
    @Hodanmowlid-h3m 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu adaan mar hore kaa daawaday wanaan tijaabiyay daawada la qoynaayo waan ka helay runtii ❤

  • @fardowsaismail2131
    @fardowsaismail2131 2 หลายเดือนก่อน

    haa waa imaan laha

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaarakallah waad caatowday❤

  • @mushka42
    @mushka42 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah aniga xiliyadaas ayaan qaadan lahaa arooskii waan tagay waana soo hooyday ciyooow (waan imaan lahaa dabcan ) lkn Australia joogaa fartuuney hambalyo kun jeer ❤🎉❤

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo fartuun wn kujeclhy illaahey habarakeeyo Abaayo noqoda kuwii iskunaaagada oo iskuwaaarah adiga xaajigaaga ❤❤❤❤

  • @simrandinimohamed6504
    @simrandinimohamed6504 2 หลายเดือนก่อน

    Fartuuneeyy xabiibti I can't wait your wedding day abayo lakine nasiib malihi oo makasoo qayb gali karo lakine xabiibti wankusoo ducaynay insha allah I wish you good luck

  • @salmaabdikarim1589
    @salmaabdikarim1589 2 หลายเดือนก่อน

    Asc fartuun, abaayo u only get married once enjoy it, make it the most of it, I never got the wedding I wanted because people will tell u what they like so don't listen to people 😊 ❤

  • @nafizaabdi5869
    @nafizaabdi5869 2 หลายเดือนก่อน

    Yeah I would like to buy some abaayas

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  2 หลายเดือนก่อน

      My sis add me on Snapchat soon I’m start selling on Snapchat for affordable price

    • @nafizaabdi5869
      @nafizaabdi5869 หลายเดือนก่อน

      I will thanks sis

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 2 หลายเดือนก่อน

    Imagine inta midida mesha cad ka fureysay jawigaga wu isbadaly wala labody wx iga qaldamy ma ogi bisinkaa😢😢hdana marka canaha ku fureysay wan naxay😢😢bisinka vediogiba mindida ka dawan wayay😂😂😂ma walan rabaaa😮imiss sharaf dhore❤wxba kama qaldana aroos malin abyo mlinkaga wye hduu habeen noqdana waa caaadi hadydana sheego sxb dalbo doqaga ka ciyaar😂😂buranburna gas usiiii😂😂😂😂😂commentga wa dheyahy hdna bila macno😂😂😂

  • @NajahAhmed-rg4zx
    @NajahAhmed-rg4zx 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku bareekyo rerka qaali faraxd warta adiga iyo xajigagaba

  • @EmineeAbdiadam-jn1yz
    @EmineeAbdiadam-jn1yz 2 หลายเดือนก่อน

    omg wlhi waa amini la'hay aniga xitaa sasaan rabay insha allah mardhow inaan gursadaan rabaa i was telling my friend today inaan rabo inuu malin dhaco arooska dadkana aysan is dhibin qado yar io hal taash thats enough i guess and inanan buraanbur rabin hal hees oo hido io dhaqan ah waa qaadan karaa
    anyways gurkaaga guur kheyr qabo allah kaaga dhigo. aaaada kuu tageraa wlahi

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed7294 2 หลายเดือนก่อน

    It’s normal day wedding ❤

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 2 หลายเดือนก่อน

    Wan ku imani lah laki africa joga abyo pls qof live so gaala so casuma

  • @raxmomaxamed5866
    @raxmomaxamed5866 2 หลายเดือนก่อน

    Aroos maalin cadey lama dhigto habeen dhigo queen ❤😂

  • @Maya-w5d2s
    @Maya-w5d2s 2 หลายเดือนก่อน

    Iso duceya guys plz muradkeyga inu ii sahlo😭😭

  • @nagaddoualeh6610
    @nagaddoualeh6610 2 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulation 😂😂 you said "moi"

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 หลายเดือนก่อน

    WAA LAGUU. XIISEY. NO MORE.
    CATUUTI. SH😮LUQOOS. WAA LAGA. TAGEY❤❤❤

  • @KadroDirshe
    @KadroDirshe 2 หลายเดือนก่อน

    cabayd noo keen waaka gadaneenaaye tankle doqaga ka ciyaar aroskaga hadyadaadan sheego😂❤

  • @Safasahalaxmed
    @Safasahalaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxa sameya markan cadayanayo first buurushkan dhaqaa dawadan mariya hadana waan sii qooya❤😂

  • @ShukriH23
    @ShukriH23 2 หลายเดือนก่อน

    I do the same with my toners 😭, I just make sure my hands are clean Wallahi

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah waa caatawday horay uwad 🎉

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 2 หลายเดือนก่อน

    fartuuney waan aragnay routinekaada saxda ah ee mid extra ahnaa waanka sugeynaa 🤣

  • @nazliismail7963
    @nazliismail7963 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waimaan

  • @sabrinaalmooni9742
    @sabrinaalmooni9742 2 หลายเดือนก่อน

    😂alla fartuney thriller io revange wkla jclhe wx klh iguma baxdo eee ama list ku triya intafirsade jah ddka isku doqnhe wa jeclhe❤🎉

  • @FadxaFarah
    @FadxaFarah 2 หลายเดือนก่อน

    Anaa kaa gadanaayo fartuuney

  • @FartuunMaxamed-kt1re
    @FartuunMaxamed-kt1re 2 หลายเดือนก่อน

    Samideey wax la qariyo mataqaaan 😂❤

  • @sumayozuuu
    @sumayozuuu 2 หลายเดือนก่อน

    Fartuun dhibleey 😹🫶🏽

  • @hmhayatio9877
    @hmhayatio9877 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cadeyga iska badel sis adha iskene 😂😂 love you xo

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  2 หลายเดือนก่อน +1

      Wax kale ii dharan waxaas waa minor. Var kale raadi

    • @hmhayatio9877
      @hmhayatio9877 2 หลายเดือนก่อน

      @@FartunDuvetGirl it’s not a car just giving a friendly advice

    • @hmhayatio9877
      @hmhayatio9877 2 หลายเดือนก่อน

      Why get so defensive ?

  • @Zahralive
    @Zahralive 2 หลายเดือนก่อน

    You funnny my sister one love ❤❤❤