SHUKAANSI QALDOOMAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 635

  • @Zack-sd9yz
    @Zack-sd9yz 4 ปีที่แล้ว +127

    Somalida deg dega caan ayey ku yihiin waxaa fiican inta aadan qofka beenin in aad wax hubsato uk high schoolka 16 ayaa looga baxaa 17 college ayaad aadeysaa qofka uk ku nool ayaa ka war heyn kara hadii wadanka aad ku noshahay uusan sida aheyn macnaheedu ma ahan in aysan dhici karin.

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  4 ปีที่แล้ว +32

      Umada qaar they think they know everything 😂

    • @Zack-sd9yz
      @Zack-sd9yz 4 ปีที่แล้ว +5

      @@FartunDuvetGirlsaxiix deg dega waa camal sheydaan

    • @amiinahisse1910
      @amiinahisse1910 4 ปีที่แล้ว +4

      🤣🤣🤣🤣 qisada sifiican u dhageeso

    • @kahagure3075
      @kahagure3075 4 ปีที่แล้ว

      Mama isnino Wallahi you’re funny 😂

    • @asia1500
      @asia1500 4 ปีที่แล้ว

      Fartun Duvet girl never mind sister❤️🙏

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  4 ปีที่แล้ว +235

    For the doqomo that think the education system is the same worldwide! Please here in the uk we start college at 16/17 and most graduate university at 21/22! Get your research game up please !

    • @ayannamohamed8113
      @ayannamohamed8113 4 ปีที่แล้ว +5

      I graduated in the university when i was 16 (and i am 17 now)
      It all about effort.
      Love ya sis fartun!

    • @nimcaabdalla4041
      @nimcaabdalla4041 4 ปีที่แล้ว +4

      Manshalaah wllo horay usoco

    • @abdirahmancirro3519
      @abdirahmancirro3519 4 ปีที่แล้ว +1

      wlhi funny bad tahy sister

    • @Flame22144
      @Flame22144 4 ปีที่แล้ว +3

      AQOONYAHAN hahaha it was bareeefad i guess🤣🤣🤣

    • @faadumofaarax3533
      @faadumofaarax3533 4 ปีที่แล้ว +1

      Now Iam 23 and still am in university

  • @abdirisakmahamus8014
    @abdirisakmahamus8014 4 ปีที่แล้ว +256

    Fartuun youtubers ka somaalida waxad kaga duwan tahay waxd tahay qof creator ah oo wixisa isago layimada halka soomalidu isku mawduuc ay iska copy yan oo aad ugu yar yahay inu Qofku wax cusub keeno inbadan bn ku xiranahy chenelkaga waxn ku leyahay horay usoco wll

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  4 ปีที่แล้ว +37

      Thank you walaal Macaan 💕💕💕

    • @sudimohamed9458
      @sudimohamed9458 4 ปีที่แล้ว +12

      Waa runtiis content kaduwan soomalida bey Fartuun keentaa.

    • @aliishamohamed7077
      @aliishamohamed7077 4 ปีที่แล้ว +3

      Ha wlhi

    • @suheebmohamed8128
      @suheebmohamed8128 4 ปีที่แล้ว +1

      @@FartunDuvetGirl walalhi waa run abaayo talanti Ayee ledahay Ka badan waan kaa sugeyna

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 4 ปีที่แล้ว +3

      I totally agree with u she is masha Allah tabarakallah.......... plzzzz ppl markad qofka wax fican laa kaa sheegayo masha Allah u raciya isha biniadamka aaad bee u xuntahay asago qofka waxba ulaa jedin

  • @kalali9178
    @kalali9178 4 ปีที่แล้ว +73

    The door story was the funny thing ever 😂😂😂wallahi

  • @iqriitamoha532
    @iqriitamoha532 4 ปีที่แล้ว +84

    Fartuuney xbbti musalsal aan dawnaye 21:20 hbnimo ayey ii tahy waa soo orday lee😂😂😂wll gang qofka ugu dacadsan waa iqra like ii saara sxbyal

  • @iqraabdalla8229
    @iqraabdalla8229 4 ปีที่แล้ว +57

    Somalidan xaasidsanaa 3.5K baa daawanayso 5boqol iyo waxbaa like bixinaysa somaliyeey wax quura acudu blh
    Walaal fartuun horay u soco waa iga qoaliyay video gan walahi
    Ninka gaariga soo xaday iyo ninka dhuusada lagu inkiray baa iigu qosol badnayd😂😂😂

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +40

    *1:48* fartushh u made my day wlhi kkkkk
    Ayuu baash-yeeyey sidii filimada camal 😂
    Huuno iska qosol oo iska farax 😍

  • @Itsmehadx
    @Itsmehadx 4 ปีที่แล้ว +9

    We need part 2 of those story fartuuuuun!!! I can’t find any story in comments 🌝

  • @Ari__Bow
    @Ari__Bow 4 ปีที่แล้ว +11

    By far the funniest video, make more of these, I love hearing about "dates gone wrong."

  • @Mmm-ve7hy
    @Mmm-ve7hy 4 ปีที่แล้ว +16

    Without fartun 2020 could be died ass 😂😂✋🏾❤️😊love this girl Manchallah

  • @mariamfamau741
    @mariamfamau741 4 ปีที่แล้ว +28

    I luv her energy wallhi😍am here for her reactions😂

  • @hafsamohamed8512
    @hafsamohamed8512 4 ปีที่แล้ว +3

    Yeahhhhhh Am so happy to be one of the first 1k viewers ❤❤ love you Fartun❤

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 4 ปีที่แล้ว +11

    Kudos to you girl! I haven’t laughed this much. You are a brilliant story teller 😂

  • @dalmarhaji7122
    @dalmarhaji7122 4 ปีที่แล้ว +19

    Qisadaydaan idinla wadaagayaa
    Waxaan wada soconay mudo 3 sano kudhaw xiriir lahayn jacayl ah maalin ayaa waxay isoowcday iyadoo wal walsan kadibna waxay isheegtay in aabaheed siinaayo nin aabaheed kada wayn waxayna iga codsatay
    Inaan islabaxsano waayo aabaheed hadaanka doonto waxuu idhahyaa waydoonantay gabadhu
    Anuuna waankadiiday oo waxaan is iri habaar waalid iyo colaad xidid ha qaadan waxaa lasoobaqay 4 sanookale kadib ninkiibay kala tageen hadana waa xaaskayga oo waan iskufaraxsanay
    Qisadayda waataas anigana

  • @aymanosman207
    @aymanosman207 4 ปีที่แล้ว +4

    This is the first time I’ve seen this beautiful somali sister and I already love her xxxx well done 👍 You’re doing a wonderful job so different so interesting.

  • @kamaal2023
    @kamaal2023 4 ปีที่แล้ว +19

    Gabadhaan Fartuun waa da' walbo laqeeyr😂😂
    Mar talo ayeey jeedine sidi odiyaashi marna weey iska shactireyni sidi dhalanyaradi..
    Keep going habo

  • @balqiisakhadar2089
    @balqiisakhadar2089 4 ปีที่แล้ว +8

    Anu waxn odhan laha fartun way U qalnta in walltinimo lalabilabo😍😍🥰

  • @najmahussein4053
    @najmahussein4053 4 ปีที่แล้ว +12

    I just love ur"never seen never heard" stories 😂😂 😂

  • @ItsMe-et5sx
    @ItsMe-et5sx 4 ปีที่แล้ว +32

    Kan gaari uu soo xaday Naag dating ugu soo watay baa ugu daran wallahi Indha adkaa xoolaha 😂😂😂

    • @asima9161
      @asima9161 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣

  • @rahmaruuhi1682
    @rahmaruuhi1682 4 ปีที่แล้ว +8

    Fartuuuna qurxbadan 😍😍❤❤ I missing you wlhi yr videos because nowadays I'm busy

  • @fartuuncadarey902
    @fartuuncadarey902 4 ปีที่แล้ว +2

    intuu idhahay waa mashqulsanatay
    ayuu gabar kle xariir lasameye
    markan ogadana
    wuxuuu idhahay ooh
    waa inacdee shekadii iigu badale
    fartuun one love samideyda

  • @healthyandnutritionhealth5284
    @healthyandnutritionhealth5284 4 ปีที่แล้ว +29

    Wey igu dhuustay wey igu inkirty😂
    Diif aaaa😂
    Never seen never had😂 goormee saan lee ufiirisay adne ar gabar lama wato🤪🤪 maamo isniino

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa wax u dhaqmo wadamadas ku dhasheen weeye waxa hdi la sheegaya o dhan qaab daradooda

  • @bezani
    @bezani 4 ปีที่แล้ว +8

    Kan gacanta darbiga loo saartay oo kadib la shumiyey armuu waxa shumiyey nin ahaa😱 Subxaanaka yaa Cadiim😂

  • @maryamomaria2288
    @maryamomaria2288 4 ปีที่แล้ว +10

    Isha cadowga allaha ka hayo m.a wan ku wataa abyo❤️❤️❤️❤️❤️

  • @briiney2102
    @briiney2102 4 ปีที่แล้ว +7

    I like her energy 😍🔥😂😂🤣🤣 keep going girl luv you 😘😘🥰

  • @hodoabdullahi7042
    @hodoabdullahi7042 4 ปีที่แล้ว +6

    Alle haka farxiyo fartuuneey walaal wlhi Alle darti bn kujecelahay ❤ funny girl😂😂😂

  • @theheba.0
    @theheba.0 4 ปีที่แล้ว +7

    i’ve never right a comment to u but yeah fartuun i love u so much u r so great god bless u

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 4 ปีที่แล้ว +40

    Wlley gacaliso ani wab yaabay
    Inaa comments ka aqriyo waan rabaa hdne inaa codkaaga ka mashquulana ma rabbo dhib bdna 🤣🤣💝💘 adiga iyo asxaabta Comments dhiibtaba funny aa wada tihiin wan idin sitaa Gcalo😘💯👌

    • @princesszuzu9957
      @princesszuzu9957 4 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid baan ahay🤣😃😃

    • @kaahamaxamed7403
      @kaahamaxamed7403 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi ani xata hada waa dmina xadana waa aqrina 😂😂❤💋

    • @shukriahmed7308
      @shukriahmed7308 4 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid🤣🤣

    • @Iimaan_
      @Iimaan_ 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xatee wlhi😂😂😂😂🤣

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว

      Walhi waa run😂😂😂😭

  • @ubahahmed7
    @ubahahmed7 4 ปีที่แล้ว +8

    No more chance 😂😂😂 keep going sister 😘

  • @NOName-lt2ti
    @NOName-lt2ti 4 ปีที่แล้ว +7

    Walal gang wallhi Vidio kle ayan fiirsanay.😂😂😂😂 waso orde le.💖🥀

  • @Mssdaily
    @Mssdaily 4 ปีที่แล้ว +12

    Duuso la isku inkiraayo
    Maanta igu kow 😂😂
    You made my nigth thnks xbibt

  • @maandeeq9106
    @maandeeq9106 4 ปีที่แล้ว +9

    Walai i'm gonna say Alhamdulillah i never see all that 🤣🤣 the last one had me ✌

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 4 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhhhhhh sheekada ugu horysay qosol wlhi film cml ila noqday darbi gacan saar yaah 🤣🤣🤣

  • @abdallazaki8552
    @abdallazaki8552 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh this girl walahi is something else,
    This is the first video I've seen of her and I'm in love with her stories i already gave her subscribe miyaa la dhihi jiray

  • @Didafarah89
    @Didafarah89 4 ปีที่แล้ว +3

    In Canada, we hold the door if someone behind us. Even if for stranger. Yes girl you deserve better than him. Bloody, if he can't hold the door for you , there is no hope . If the guy isn't opening the car door for me first date, then he's not for me 😆

  • @nimorella6357
    @nimorella6357 4 ปีที่แล้ว +27

    Hahaha daacad ban u qoslay kan inta lagu dhuusay hadana lagu dafiray 🤣🤣🤣🤣🤣 laydhka

    • @zoyamukhtaar6399
      @zoyamukhtaar6399 4 ปีที่แล้ว +1

      Wl siday ugu dafirtay ma waxay tidhi anigu maan dhuusin

    • @nimorella6357
      @nimorella6357 4 ปีที่แล้ว

      @@zoyamukhtaar6399 sidaasay tiri labadooduba isla jooge ma Jin ba dhuusay🤣🤣

  • @mariamabdirahman7668
    @mariamabdirahman7668 4 ปีที่แล้ว +11

    Fartuuney wlly gacaliso suurahaan kugu jeclahay ilaahy ammarkiis😂😍

  • @hindifm4000
    @hindifm4000 4 ปีที่แล้ว

    kkkk abaayo wlh sheekada albaabka markaa kahadleysay calooshaa ihurtay, waxaan iska ahay qof yaroo iska..............kalsiini nafeed ayaa ilaah kusiiyey masha allaah, allha ku barakeeyo mid kaasii jaceyl badan oo kaasii qalbi furan allha kusiiyo

  • @henna8166
    @henna8166 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah wll waan iska kaa jeclhy♥️❤❤

  • @samiyasiman1266
    @samiyasiman1266 4 ปีที่แล้ว +33

    That is bad she didn't have blocked you

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  4 ปีที่แล้ว +11

      She blocked me from everything lol

    • @aaiish9097
      @aaiish9097 4 ปีที่แล้ว +2

      @@FartunDuvetGirl lol so petty 😂

  • @salamhaji6722
    @salamhaji6722 4 ปีที่แล้ว +12

    fartun you are really funny my dear but that gentleman you tried to date him he wasn't really a romantic Guy but it was really funny

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  4 ปีที่แล้ว +9

      I agree I was disappointed because he was saying he liked me for 3years. I was expecting so much 😂

    • @faizamahamed1300
      @faizamahamed1300 4 ปีที่แล้ว +4

      @@FartunDuvetGirl 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryamamaxamed6235
    @maryamamaxamed6235 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan maqli jiray doqon iyo gelba lama daba kaco wlhi wan ka dhaxay albabka kugu dhacay shekotinkad wan jecelhy 1 sano ayan kugu xirnayay manta igu horeyso komatiga sister ilove you so much

  • @safiamohamud2607
    @safiamohamud2607 4 ปีที่แล้ว +3

    You are my favorite!!! Ily abaayo ❤️

  • @BTSArmy-xw1lx
    @BTSArmy-xw1lx 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc kkkkk Fartun wad IGA qoslisa qisadada💕💕💕💕😂😂😂

  • @roodinalive
    @roodinalive 4 ปีที่แล้ว +5

    The audacity to HEIGHT CATFISH and shukaansi you who’s her friend lol 😂😂😂💀

  • @queenfariida1315
    @queenfariida1315 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah faartuun jecliyaa kalsoonidada allaha ku dhowro❤❤

  • @MaaidaMaaida
    @MaaidaMaaida 4 ปีที่แล้ว +4

    Maxaan sheeeko qosol Leh kaamaqlay Love you fartuush ❤❤❤🥰🥰🥰😘😘💯💯

  • @hafsasalaad532
    @hafsasalaad532 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qosol iguma harin xariifada dhuusada inkirtay io xariifka gariga soo xaday io bbe laf isi siiin😂😂😂😂😂😂😂😂fartuun umadan maaha 😂😂😂😂😂😂love you sis👸🏻❤🥰😂🙈

  • @naimamohamedyusuf7934
    @naimamohamedyusuf7934 4 ปีที่แล้ว +3

    I like your energy Sis from Somali 1:18🇸🇴🇸🇴💙

  • @Sirta47
    @Sirta47 4 ปีที่แล้ว +1

    this my story
    dabeecadaydu waa in aan keligey gabadh uu tago weligeyba. ka dibna my best friend hbn igu yidhi cawa ii raac date leeyahay oo waa laba hablood mid aad iga jeediside
    hayee bn ku idhi wn israacanay hablihii bn uu tegnay tiisa uu timad isaga waxa ahyd inan xoog uu qurux bdn aniga inantii kale isoo hor isatagtey hayee hadalkan bilabay inantii jawaabtu waxa aheyd wll umul bn aheey inta ay xijaabkay xidhanyd cadhuuf ku qoysey halka naaskeed ku siman ayaa tidhi eeg naasaha ii dayaa ilmihi ba iga oyaya aana yaab iyo amakag wxn ku idhi iska tegnow inta zxbtu soo kal dhaqaaaqyan wn iska dhaqaaqeey markii danbe wxn ku cadhoodey zxpkey hayee aargoosi bn uu diyaariyey zxpkey wxn la hadalay gabadh aan zxb ahayn wxn ku idhi soo keexe gabadh ay jaar ahayn oo dhego cuslayd ka dibna zxbkey bn ku idhi cawa waa date leenahay
    waa keexey hablihi bn uu tegnay gabadh azxaabta ahayn gooni ula dhaqaaqey meel iyagay uu dhow isagii iyo inantii dhegaha cuslayd isku soo hadhey hadalkan dhex mareey
    zxbkey= magaca wll
    inantii dhegaha cuslayd= wll wlhi dhakhso bn uu soo baxoo dacaskan bn ku soo baxeey
    zxbkey= wadad inaga dhaqaaji wll
    inantii= waa telesom ma siite somtel bn siita
    inantii qof dibnihiisa ayaa uun bey qiiysata
    ka dibna wax aan u dhaqaaqeyn in wadad ku dhacno zxbkey uu xishoonya wuxuu raacaya gidaarada wadada inantii dhegaha cuslayd iyadoo qeyliinaysa ayaa ku leedahay maxaa gidaarada wadad ka raaceysa caadi md ila socotid dadkii wadad fadhiyey eegayaa gabadh qeyliinaysa iyo ninkan liidka raacaya
    aniga inantii kale qosol bn dhulka jiifna

  • @hamdiabdishire8784
    @hamdiabdishire8784 4 ปีที่แล้ว

    masha allh frtuuneey qosol soconayaa thy
    lga yaabee asaguna wuxu kuu eegi waayy xishood iny ahyd

  • @jamalkhalif7058
    @jamalkhalif7058 2 ปีที่แล้ว

    qoftoo aan mudo gaadi jiray aa malintii danbe iga ogolatay inan date aadno lkn waxay tiri 1 condition gaarigayga aan qadanayna because gaari cusub ay wadatay oo ay payment kuso qadatay ana haye lee dhahay qoftii waxan after casho waxan aadnay theater 🎥 waqtigu wa winter -30 ah freezing 🥶 movie too long uu ahaa waxan kaso baxnay around 11:30pm almost midnight markan soo baxnay waxa iso wacay my casing oo roommate nahay oo ladhaho cabdishukri lkn ani waxan isaga so gabsaday shukri talefanka marku soo dhacay wan soo bixiyey isha Ayla raacday magaca screen ka soo fuulay markaysay tiri shukrina maxay ahayd Mya wa ina aderkey oo roommate nahay horay ayba u carartay anoo dhahayo kaalay la hadal xataa ima dhagaysan meeshii aa layga cararay ani gaari mahaysti Uber aan iska wacday anoo freezing 🥶 noqday after 20 min 😄 💖

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 4 ปีที่แล้ว

    Subaxanalaah fartun abaayo ninka hadad hadalka laqadaqadi leheedna waxey ku dhihi leheed ninka adigaleyba ku keenay iyo iwm ah marka abaayo waa sidaan bani adan kaan keep going abaayo waan ku jecelahay 🥰❣♥️

  • @Mjigu
    @Mjigu 4 ปีที่แล้ว +1

    Shekada u danbeysay oo adiga kugu dhacday abayo fartuun Kisto murug kaa muqato inad qariso isku dayeysay Lakin fartuun Anaka family ayan nahay wax kasto waan qeeb saneyna abayo fartuun gull ku rajeyna aduun iyo aqiro gabar Masha Allah ayad tahay ku dayasho mudantahay

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  4 ปีที่แล้ว +1

      Lol abaayo I’m just good at acting! 💕💕💕

    • @Mjigu
      @Mjigu 4 ปีที่แล้ว

      @@FartunDuvetGirl sax

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 4 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂am just speechless wlhi fartuun 😍😍😍🥰

  • @faizaholan9503
    @faizaholan9503 4 ปีที่แล้ว

    Wilkan wada socono wuxu iso diray sawir kadinad💫 shidan wuxu ii dhahay ma ku gada waxan ku dhahay ha waliba wan farxay lkn markan farxay kulaha halke laga hela waye 😱🙈🙉🙊lkn fartun kuso qado vidoga so socda insha allah wan ku jeclay fartun 👑

  • @sacdiyoaxmad
    @sacdiyoaxmad 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going sis 👍👍

  • @azizakariye2841
    @azizakariye2841 4 ปีที่แล้ว +2

    I'm crying 😂😭😭😭 the first story tho ... she literally dominated him miskin

  • @yaayaapro4213
    @yaayaapro4213 4 ปีที่แล้ว +17

    Wee igu dhuustay kulahaa Weena igu inkirtay Ar Adigaa 🤣🤣🤣

  • @btsjungkook4009
    @btsjungkook4009 4 ปีที่แล้ว +4

    احسها انحرجت اخر شي😂😂🐸
    حتى انا متأثره بالأفلام اخاف يصير لي مثلها😂💔

  • @malapoabdi7468
    @malapoabdi7468 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi I’m see jest waxtahy fani wlhi fartuuuney 😅😅😅

  • @sainabsaed7242
    @sainabsaed7242 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xppti keep going ilhy haku dayo ❤❤❤💋💋🙏🙏🙏

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 Caawa sidaan u qoslay
    Si maaha fartuuney ilaahey ha noo kaa daayo walaaley gacaliso🥀🥀⚘🌷

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 4 ปีที่แล้ว +1

    Waankudawadaa Abayo but it is the 1st comment
    Abayo wiilka wuxuu islahaa biz waaye Fartuun o waweynka ah hadi cawa kulasocasheysay hawada ayuumaraye qalbigiisa majoogin 😁😁 xoogaane wuuxishoonsye wuxukafikiraye kulanka 2d hadiyaduu kusiinlahaa iyo haduu kuhelo kama eheyn with out care plz janis labad sii miskiinkaas wiil kafcn inujiro i dont think 🤪🤪🤪😁 so funny 😆

  • @faizabullay2330
    @faizabullay2330 4 ปีที่แล้ว +3

    Albaabka iska qabo beer casaad baaad thy fartuney 🤣🤣🤣😝😇
    Luv you xppti wlhi❣❣💯👑

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala sheekoyinkga mcaan bdnaa 😭❤hdaa guri kula joogo sheekoba kma bxeen ❤❤❤❤

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 4 ปีที่แล้ว +3

    Qof yaro iska gaaban wad thy se adiga albabka iska jiidhay e In aad baby love isa siin inad wakhti sii saa bay ahyd. 😍

  • @queenarraweloh5947
    @queenarraweloh5947 4 ปีที่แล้ว +2

    8:07 abaa fartuuun😳
    Indhahaaga waaba ka cabsadaye😹😹
    M.A❤

  • @rahmaruuhi1682
    @rahmaruuhi1682 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 ka Albaabka ka qaban waayey noqon mayo baby love haysasiino😂😂🤭Agree with you Sister

  • @yasmine11.11
    @yasmine11.11 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going fartun love u ❤️😘

  • @akramabdi5252
    @akramabdi5252 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa iga washey 😂😂👊 qosalkaga iska jclhy wllshy Fartun 👋

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 4 ปีที่แล้ว +37

    Wligeey date ma aadiin alx😂😂😂🤣🤣nin isku meel joognana maba shukaansado aan kulano aaba diida intaas

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว +4

      🌚❤❤❤you will get sawj saalxa insha Allah

    • @dhulmarchannel2683
      @dhulmarchannel2683 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk lkn waayo MA ogtahay inabti will ka aad isku meel joogaan in uu kaaga cawan yahay Cid walba mida kale noloshu MAAHA kaliya in laysku baxo kkkk

  • @raaqiyacabdi466
    @raaqiyacabdi466 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah fartuun fariido😍💖

  • @sabrinajama7740
    @sabrinajama7740 4 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂brain damage you’re too funny my dear ❤️❤️❤️❤️

  • @m.kthetiger2197
    @m.kthetiger2197 4 ปีที่แล้ว +3

    Love isa siinaada sii wad huuno xoogaa inoo nervous ahaay aa lagaa yaabaa Lol

  • @fatumaabdi122
    @fatumaabdi122 4 ปีที่แล้ว

    Fartun i like your content👍you are unique masha Allah..

  • @nanamufasa8743
    @nanamufasa8743 4 ปีที่แล้ว +8

    I have never been this early 👁️👄👁️

  • @mohamedaminofficial9212
    @mohamedaminofficial9212 4 ปีที่แล้ว

    waxan jogay Kenya gawar ayan hadaa kahor balansaday waxey itiri cawada casho adeyna kadib waxan wacay mid an saxibo nahay kasoqatay Gari taxi ah waxey sowadatay 5 gabdod kadib Aniga lacag waxan hesta 560 shilin gabdahi xishod majiro marka maqayadi imaday shuwarma cheken Baris qofwalbo waax ayu dalbaday Anigaa yaab waxaan dahay Airtime sogadana ila hadaa wey isugayaan gabdahas

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud6955 4 ปีที่แล้ว +3

    War fartuun caadi matihi mashallah waa fuure

  • @thegr8tahmed
    @thegr8tahmed 4 ปีที่แล้ว +3

    3:10 The one who's steel the car then ugu tagaya jaceylkisa indho adkaa😂

  • @ahmednuh8932
    @ahmednuh8932 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk fartuun waa iga qoslisay walahay waan waxaa tahay gabadh nagu qaai ah Masha allah❤❤

  • @wlalahaqalbigachannel3311
    @wlalahaqalbigachannel3311 4 ปีที่แล้ว +6

    Fartuun queuxey i love u my love ayan tan mekupka maku kacsan tahy❤❤❤❤❤❤❤👈

  • @islamabdi3793
    @islamabdi3793 4 ปีที่แล้ว

    Masha'allah Fartun! Bila make-up baad ku qurux badan tahey wlhey ❤😗

  • @salmoshanleeye6914
    @salmoshanleeye6914 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh fartuun wallaahi caadi ma tihid. Waxbaa kugu dhacay.hory u soco abaayo.😂

  • @norabeauty1
    @norabeauty1 4 ปีที่แล้ว

    Hahahahahahah😂 ar flimka badan iska dhaaf albab wax furayo runta ma jirto😂😂😂💪🏾 Farax waxas ma yaqano😂🌚🌚

  • @hibaaqcadeey4292
    @hibaaqcadeey4292 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂Qof yaroo iska gaaban baan ahay kulaha inaba caadi ma tihid qiso qosol badan 2bada qisee kugu dhacayba waa qosol💞

  • @deeqsanofficial2799
    @deeqsanofficial2799 4 ปีที่แล้ว

    Noloow wll 😘

  • @ferihaahmet1736
    @ferihaahmet1736 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 mr abdulle wuu iska si socdaa wlhi fartuney wa iga qoslisy

  • @abdisadikfarah6159
    @abdisadikfarah6159 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll fartun wad iga qoslisay lakin mahmahba ahayad dumarku ninki xariri ugogla xananbay ugoglan omacnehedu yahay hadad wanajiso wakuxuman hadad xumaysona wakuwanaji. Marka ninkasi armusas kabaqaye

  • @fatimacabdi1888
    @fatimacabdi1888 4 ปีที่แล้ว +2

    ABAYO FARTUN ALLAH CIMRIGAGA HA DHEREYO❤❤❤❤❤

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaa igu darneed markan mobile u soo ibiye ee nin kale ee sisay uu igu yiri sxb dumashida ayaa isoo ibisay mobile kan ana waxan ogu ii biye inaan kala xiriro iyo in gabdhaha kale aan ka dhiso

  • @deeqocabdirahman4756
    @deeqocabdirahman4756 4 ปีที่แล้ว +1

    Qosol socoto aa tahay horay u soco qaali 💋❤️

  • @bintali8115
    @bintali8115 4 ปีที่แล้ว

    Exactly happened to me .....in fortune & her friend story

  • @fatima-yj3hm
    @fatima-yj3hm 4 ปีที่แล้ว

    Hadda ka hor wxa igu dhacde guy sxb ehen isla safarne bus ban sarnen and then markaa borderka so garne wxaa jire qabow badan mel yar oo coffe shop ah an wxa uga so qade coffe madama u coffega jeclaa guyga inta mesha ku jire wu iga so carar o buska u so galay and then aayar ba iska so baxay ano tii layaban ban coffega u dhibe mise meshu thankz iga dhihi lahaa kuma loho maxa coffega igu kentay iyo qaylo mad shaax iso qaadid wan hurdi lahaye ninki bartas igu danbesay coz doqon uba ila noqde

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว

    😀😀😀 Walaahi Waan Qoslay fartu iga aamus🤣♥️♥️♥️♥️♥️

  • @dacwamediacenter967
    @dacwamediacenter967 4 ปีที่แล้ว

    keep rocking dear fartun

  • @makeupbynihaa5945
    @makeupbynihaa5945 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah abyo fartun ad ku jeclahy make up laaan saida u qurux badan thy I love u so much marka xanaqsnhy waiga qoslisa jazakal qeer my big sister

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkk fartuney shekadada udanbaysay aad bey iiga qoslisay wlhy🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abadallajilao8651
    @abadallajilao8651 4 ปีที่แล้ว

    M.a fartuun waa lagu sugaaye inkastoo nagu soo daahdey hormar wcn

  • @sadiaomar7678
    @sadiaomar7678 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan qoslay Jacayel mayaqano kacarar kas haku aamiiniin naftada