ISMAACIIL AARKA | U GUURGUURO WAAYAHA | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2020
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.th-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA & LAXANKA: DAAHA GAAS
    MUSIC : BULSHAAWI
    DIRECTED,CAMERA & EDIT: MONIUM
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR
  • เพลง

ความคิดเห็น • 518

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 3 ปีที่แล้ว +86

    Hestan ine Millions gareso hda ogthy Like

  • @xassanosman5895
    @xassanosman5895 3 ปีที่แล้ว +208

    Heesta dareenkeeda hadduu sigaaraa kuu taabtey sideyda oo kale is muuji😥

    • @khaayahhassan7632
      @khaayahhassan7632 3 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥😥😥😥😥😥😌

    • @suheebmohamed8128
      @suheebmohamed8128 3 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @naimabilan5219
      @naimabilan5219 3 ปีที่แล้ว

      Same😭

    • @thaabityare9153
      @thaabityare9153 3 ปีที่แล้ว +1

      👌

    • @mahdiahmedhassan3786
      @mahdiahmedhassan3786 3 ปีที่แล้ว +2

      Nolosha ma fudud
      Dadkeyga Somaliyed
      Aan dadaalka badani
      Wax walbo waad awoodaa
      Waad sameyni kartaa
      Waad xaqiijini kartaa

  • @mohamedamin6875
    @mohamedamin6875 3 ปีที่แล้ว +20

    Waw another level weeyi
    TUSMO films SIDAA KU SIII SOCDA NAIROBI AYAN IDINKA SOO SALAMY @

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 ปีที่แล้ว +36

    qofwaloo ka 20 years ka yar wakhti ficana haystanee ka faidayso intad yartahay nolosha wax baro💚🤍❤💯❤❤ saxiibka xuna ka hadha waa ka kaliye noloshada burburinkara❤❤💯

  • @yasirhasan5957
    @yasirhasan5957 3 ปีที่แล้ว +42

    Muqal farin xanbarsan
    Macalinkena waxu dhihi jiray hadadan xisabta maskaxda kaga dalin.
    Dudka ka dhidide oo ah "xamaali noqone"✊🏿😥 waxbarashada waa furaha nolosha

    • @hanathankshana8700
      @hanathankshana8700 3 ปีที่แล้ว

      meesha ookaadhahaayo xamaali ayaa nuqunee waxaa kawanaagsan in ookudhaho dadka masaa kiinta ayaa caawinee ?waayoo xamaaliga waxaa laga yaabaa in oofur sad uhelin wax barashada 😎👍👍👍

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 3 ปีที่แล้ว +7

    Viva ismaail arak Somali super 🌟 love from Hargeisa 👌👌👌🌹🌹🌹🌹💚💭❤

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 3 ปีที่แล้ว +24

    Ismail aarka
    Eryada iyo laxanka daah gaas
    Tusmo Films 👏

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +99

    NIN RAGA WAKHTIGA LA DAGALAMA OON IS DHIGAN 🕯🤴🏻
    AYAMUHU SIDODABA QOFKA KARTIDA LAY LA DAGALAMAAN😥❤
    MUXU WAKHTI NIN RAGA GABAY💔🤴🏻❤

    • @cabdirayfan1428
      @cabdirayfan1428 3 ปีที่แล้ว +3

      Garaad kaaga aad ayuu u shaqaynaya wllo

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabar qalbi wanagsan MashaAllah mar dhaw ma arkin qof sidaada cml uga damqada raga😭Mahadsanid❤✋

    • @hmhfootball276
      @hmhfootball276 3 ปีที่แล้ว +4

      Doqonka waxba mahelaanba wll kaliya ninka raga ah uunbaa nolosha adag mara lkn wxa wx walba aadkaga gudbi kartaa isku xidhka ALLE subxaanahu watacaalaa iyo dedaalkaaga

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hmhfootball276 😊benta maha wll

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +5

      @@Ehel_Caashaq1 😊ragu ki idhalay iyo labadi ila dhasha kamida wll wan jeclahay wilsha somaliyeed❤

  • @adisom1396
    @adisom1396 3 ปีที่แล้ว +4

    Aaarka magacaba ka Garo lph non codkiisa Ku meel mara(u guclee dantaaduu ugur guuro waayaha💪💪❤️🇸🇴🇸🇴)

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 3 ปีที่แล้ว +9

    Hadaaad heesta jacayl uqabtay is muuji👍👍
    🤩Ismaaciil aarka nin soo baxay🥰

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesta Sanadka ismail Aarka, Runtii Waa Hees Dareen Qaas Ah, Qaabka Loo Jilay Run Run Baan Mooday Beautiful Director..... Waxaa Amaan Mudan, Abwaan Daaha Gaas Oo Aad Moodo Inta Badan Inuu wax ka sameeyo Heesaha Bulshada Wax Ka Badali Kara...... TUSMO FILMS HOYGA FANKA

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 ปีที่แล้ว +13

    Alfanaan aarka wxd tahay fanaan jira❤️ waa hees qiimo leh oo ka hadlaysaa nolosha iyo xaladeeda😰

  • @mohammedel-haji568
    @mohammedel-haji568 3 ปีที่แล้ว +18

    Galadaada rux naba
    Cidna farax ma galisayee
    Marka nolasha guul
    Iyo heer yar ka gaadaba
    Gadaal socodka Aamiga
    Dadka gaabis kugu rida
    Marna gaari waa talo
    Marna adigu garan waaye
    Wa gadaa aduunyo
    Yuu gurin jacelkuye
    Uguclee dantaadho
    U guur guura waayaha
    Naftaan gud xilkedii
    Dhanu gari diide
    Hadba rux gaasira
    Garab wehel kadigataa
    Ereyo xulasha

    • @user-hk1mt4ih1m
      @user-hk1mt4ih1m 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waar sxp wxaan kala garanwaayey inaad adigu samaysay markii hore lkn aad baad uxiftiday qof maskax leh baad tahay horey usoco brother ❤❤❤❤

  • @mohmurtisame7459
    @mohmurtisame7459 3 ปีที่แล้ว +15

    Iminkan wadaa waxbarshada weliba heer jamacded hargaysa. Insha waa kafidatsanaya fursda Alle isiiyey oo aan dad badan oo asagey ah aney helin fursda Alx . Dhamanten aan ka faidaysano waqtiga waa dahab nolosha halmar la hele

    • @youngtaawul5323
      @youngtaawul5323 3 ปีที่แล้ว

      mohamed walal sidada oo kale baan ahay mogdisho baan jooga heer jamacada ban ahay alle hanaga dhigo kuwii nimcada eeba siyay ka faa.ideysta #ismaaciil aarka wa qof in badan mogdisho waqti kuwada qaadanay

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 3 ปีที่แล้ว +18

    Ismacil aarka xidiga hargeysa iyo xamer isku wata.. nr 1 cidi kugu ma heysato sanadka 2020 dhamaadkisa 🤟🏾🤟🏾🤟🏾

  • @barkhadvlogfilms588
    @barkhadvlogfilms588 3 ปีที่แล้ว +12

    Gadaal socodka aadmiga marna gaabsi kugu rida like ta itusa king and queen 👑

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 ปีที่แล้ว +4

    Billions veiws bay uqalantaa🥰
    Uguclee dantaada ugurguuro waayaha🤷‍♂️
    Waano io waxsheeg😍

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 3 ปีที่แล้ว +166

    𝗗𝗶𝗴𝗻𝗶𝗻 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗶𝗼 𝗶𝗹𝗮𝗵𝘆 𝗹𝗶𝗸𝗲𝘁𝗮 𝗶𝗼 𝘀𝘂𝗯𝘀𝗰𝗿𝗶𝗯𝘁𝗮 𝗸𝘂 𝗿𝗮𝗱𝗶𝗻𝘆𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗮𝘆𝗮 ☝️

    • @abdullahaarav6718
      @abdullahaarav6718 2 ปีที่แล้ว

      i know it's quite randomly asking but do anyone know a good website to stream newly released series online ?

    • @atlasgideon6211
      @atlasgideon6211 2 ปีที่แล้ว

      @Abdullah Aarav Flixportal :)

    • @abdullahaarav6718
      @abdullahaarav6718 2 ปีที่แล้ว

      @Atlas Gideon Thanks, signed up and it seems like a nice service =) I appreciate it!

    • @atlasgideon6211
      @atlasgideon6211 2 ปีที่แล้ว +1

      @Abdullah Aarav You are welcome :)

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw Masha'Allah Heesta
    Ereyadaa ✔️
    Qisadaa ✔️
    Music. ✔️
    Duubista Video ga✔️
    Fanaanka qaabka uu u jilay iyo codkisaa ✔️
    The best of them all👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
    guuleystaa Hambalyoo...🎉🎉🎉👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @ibraahimabdiataaka2858
    @ibraahimabdiataaka2858 3 ปีที่แล้ว +6

    Ina adeerkey Gar io Gardaro waa ku wataa keep Going

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 3 ปีที่แล้ว +4

    Mar Hadey Tusmo Films Ay Goob Joog Tahay Waa Best Muuqaalku
    TUSMO FILMS IS THE BEST

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah hargeisa qurux badana allaha idin siyadiyo hormarka from muqdisho🇸🇴🇸🇴

  • @xadarisoxadir2940
    @xadarisoxadir2940 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka heer no gadhsiiya from muqdisho Hawiye mooye hargeisa cid kale kuma bashali karto

  • @amaalahmed2906
    @amaalahmed2906 3 ปีที่แล้ว +18

    Wlhy qisadan anay iga hadlaysaaa allow sahal amuraha aduunku waaa itixaaan wlhy😭😭😭

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว +6

    Ismaciil iyo sameeyaha heesta abwaan daaha gaas qisada heesta nooga sheekeeya si aaan wax uga ogaano
    Thanks ❤️

  • @shueibahmednour
    @shueibahmednour ปีที่แล้ว +1

    Xaladan oo kle anaa ku sugan
    Ii soo duceya qarabo 😰😰😰

  • @omarabdi8298
    @omarabdi8298 2 ปีที่แล้ว +4

    Can't believe Daaha Gaas in uu ereyadan sameeyay!
    Malaha dadki miyiga joogay buu ka soo qaatay!
    Uguurguuro waayaha🔥

  • @gureeydhamancad9146
    @gureeydhamancad9146 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaarka masha allah sxb macane

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 ปีที่แล้ว +6

    Best Song ismaaciil Aarka ❤👏

  • @siddiiq8660
    @siddiiq8660 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka Abgaal Ismaaciil Aarka waan ku wataa bro

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 3 ปีที่แล้ว +25

    Wlhi anna xaalada ku sugan. Jaamacada waxa iga reebey dhaqaale la'aan shaqo ayaan uga hadhy University of hargaysa sophmore ayaan kaga hadhay. Kuwaan la dhigan jiray immika waa senior. Waxa aan naxa Markey ardaydan wax la dhigan jiray jaamacda aygo ku sii socda aan anna shaqo aanan lahayn ku kalhaayo oo iyaguna Islaaman. Yaa rabbi dadba aniga igasii darane ii naxariiso

    • @abdiwahabahmedali7511
      @abdiwahabahmedali7511 3 ปีที่แล้ว +4

      Saas weli fursad ayaad heysataa qasab ma ahan si aad martabad fiican u gaartid inaa jaamacad kasoo baxdid ee keliya ku dadaal sidii aad shakhsiyad fiican u lahaan lahayd oo aad meel iskaga soo saari lahayd inshallah illaahay wuu kula garab galayaa haka walwalin saaxib.

    • @ista6776
      @ista6776 3 ปีที่แล้ว +1

      Inta nafi kugu jirto fursad ba jirta wllo, manta xamaalo bari markaa fursad heshana waxbarashadi unoqo

    • @ilwadcabdijamal7813
      @ilwadcabdijamal7813 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal Apdirisaq haw bixiin waqtiga nin raga ciilay nacas buu sasabayaye✊🥺alleh waxan kaga barayaya inaad nolol halka u sarayso aad ka gadhoH ✊hadi adi aad dhaqale la aan wx u baran wayday waxan rajaynaya inaad u badkaga heer sare gadh siin doonTo

    • @kipirley5478
      @kipirley5478 2 ปีที่แล้ว

      Ax wllo hays dhiibin is dhiri gali malin malmaha kamida qoralkan dibad uso aqrisan ado waxkasta haysta 🥺🙏💔insha Allah

    • @hafsaosman9119
      @hafsaosman9119 2 ปีที่แล้ว

      Sorry wll 😭😭😭

  • @shulaacYare66
    @shulaacYare66 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees micno wayn gudbinaya weeye qisadeeduna dareen xambarsanty hmbalyo TUSMO
    From Gopolki Raga🙌

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว +1

    Wewe Ismail Aarka best fanan😍🙏🧡

  • @dayaxentertainmentofficial1306
    @dayaxentertainmentofficial1306 3 ปีที่แล้ว +4

    *ISOO* *BOOQDA* *KING* OR *QUEEN* *plz*🤲🤲🤲🙏

  • @hamducadey7213
    @hamducadey7213 3 ปีที่แล้ว +3

    wa ingaara Admiga Gacaltooyada Dhabe gefka Cadawga how jebin ❤🙏

  • @arezona4291
    @arezona4291 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow amazing absolutely Tusmo keep five 🤝🙏

  • @yuusufmohamedabdi4780
    @yuusufmohamedabdi4780 3 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan Daaha Gaas Abwaanka Qisooyinka Allaha maankaaga ku ziyaadiyo🔥❤️

  • @mehdiabdi4631
    @mehdiabdi4631 3 ปีที่แล้ว +33

    Jamaacada Hargeisa
    Hadad argtay like isaar indr 😊

  • @nasriin_Apdinur
    @nasriin_Apdinur 10 หลายเดือนก่อน +2

    Naftaan gudan xilkeede dan ugaara diiday hadba ruuxa gaasira garab wehel ka dhigaty❤ waa in gaara aadmiga gacltooyada dhabe inta geeri noloshu kaa xitaa in door badan hanka godobta dhaliye gafka cadowga ha u jbin😢❤ 4:51

  • @wizer1594
    @wizer1594 3 ปีที่แล้ว +2

    Poqorka codka Alfanan ismaciil.Arka👏👏👏

  • @xamdishiiqxasanxamdishiiqx1361
    @xamdishiiqxasanxamdishiiqx1361 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees dareen leh inta la qirotay like sar

  • @ismaaciil.7275
    @ismaaciil.7275 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta ismail aarka taageerta like saara

  • @abshirmurtisoor2877
    @abshirmurtisoor2877 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan hadaad kaheshay is muuji aniga wax badan baan kafahmay oo saamayn Togan iyo mid taban ba, ah.
    Like and flow

    • @farhiyoabdi9861
      @farhiyoabdi9861 3 ปีที่แล้ว

      👌👌👌👌👌👍👍👍👍💯💯💯💯💯👑👑👑♥️♥️♥️♥️♥️

  • @apthirahmaanliiro1323
    @apthirahmaanliiro1323 3 ปีที่แล้ว +9

    HeeS darEenkeda wadaTa hadad haysaTo qof nolasha kula dareema like saar😣

  • @bukhaaricabdi1502
    @bukhaaricabdi1502 3 ปีที่แล้ว +2

    tusmo films wax kley noqoty kep goin

  • @xaydarkonamiofficial5548
    @xaydarkonamiofficial5548 3 ปีที่แล้ว +1

    👍daha gaas
    Wn ka haya

  • @abdikanishirar7491
    @abdikanishirar7491 3 ปีที่แล้ว

    Ashqaraar! Hees dareenkeeda wadato✌

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax iyo way hees iyo badh waayaha nolosha habda mel aye kula so marayan abwan daha erayo cajiib ah fanan qaliya ina aderrkey ismail arka❤❤

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal ปีที่แล้ว

    Waxaan joogaa dalka South-Sudan waxaana ii daaran heeskaan, ilaaheey baa talo kufilan.
    Guul iyo gobanimo dhamaantiin.

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 3 ปีที่แล้ว +3

    U guclee dantaadoo
    U guur guuro waayaha😔

  • @shaaaficinaasir4657
    @shaaaficinaasir4657 3 ปีที่แล้ว

    Legenaa isugu tagay abwaankii sanadka daaha gaas
    maclinkii waynaa ustaad bulshaawi
    keep going aarka

  • @khadrayusuf563
    @khadrayusuf563 2 ปีที่แล้ว +1

    UGUCLEE DANTAADA UGURGUURO WAYAHA INTAA ADBAN UGAHELAY😍😍

  • @muuminaxmedaxmed6386
    @muuminaxmedaxmed6386 3 ปีที่แล้ว +30

    Wlhi xaqiiqatan muuqaalada hargeisa habeenkii iyo ka maalintii waa mid aan laga xiisa dhacayn hoyga fanka hada waxa u dheer muuqalada cajiib ah

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 3 ปีที่แล้ว +2

      Ha mashaallah alle dhulkeena hano Amansado💔

    • @cumarnaane3299
      @cumarnaane3299 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣cuqdadlan Hassan waxba laysu ogeen kawaran

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 3 ปีที่แล้ว

      @@cumarnaane3299 ina dhilo ina amison

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cumarnaane3299 ma qaraxland bad mooday meesha

  • @abdullahiisakabdi6227
    @abdullahiisakabdi6227 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend waaye yarkan😍

  • @wiizkhaliifa34
    @wiizkhaliifa34 3 ปีที่แล้ว +1

    Aarka legend keep going

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mar kle ayaan daawanayaa

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj ปีที่แล้ว

    Uguclee dantaada 🙌👊❤

  • @younisabdielmi7581
    @younisabdielmi7581 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa ka qaldan dadka like kuraadinayo quraanka iyo rasuulka dalinyaro meel loogu talagalay baa jirto meeshaan waa meel music kadaaya mahadsanidiin

  • @zirta7538
    @zirta7538 3 ปีที่แล้ว +3

    Ismali aarka keep going LeGend

  • @abdifatahahmed5569
    @abdifatahahmed5569 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees Dareen keeda wadato Run ahaantii
    Maxee Nin Rag Danta Ciishay😭💔
    Lkn kii Adkayto Aa Rag Ah💯✅

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiilja igu matalo Hargeysa😘
    Ciyaal Xamar keena 💋👏♥️

  • @muktarseid7584
    @muktarseid7584 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku ducayso Somalia oo nolosheeda calamku u tartamayaan oo axsaan fale noqotaha 🤲

  • @mawledzaam
    @mawledzaam 3 ปีที่แล้ว

    Monium Keep Going walaal

  • @user-nu1xx9dv9e
    @user-nu1xx9dv9e 3 ปีที่แล้ว

    Wa wax ka Jira bUlzhada wlHie🥺❤

  • @mustafehassan112
    @mustafehassan112 3 ปีที่แล้ว

    Monium waaa another level

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaal qurx Bdn io jilliin dhaba keep going bro ISMAIL Aarka

  • @mubarikabdalla5963
    @mubarikabdalla5963 3 ปีที่แล้ว +6

    Somali take a note education is the key of life. Thanks ismcail

  • @safiahashi9081
    @safiahashi9081 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees wadata dareenkeeda dhalinyarooy waxbarashadu waa furaha nolosha waqtigiina ka faa'ideysta

  • @muhannadofficialpage8894
    @muhannadofficialpage8894 3 ปีที่แล้ว

    ismaaciil runtii waad la Heshay

  • @romanioboy9725
    @romanioboy9725 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan soo galay ano niyad jabsan waqtiga iyo waayaha aduunka ihayaan way itaabatay heestan🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @AarLyrics79
    @AarLyrics79 3 ปีที่แล้ว

    Daaha Gaas Abti Waala yaabay walahi Eshcalaa Ereyo iyo Laxanba
    Muuqaal Dhamaystiran Team Tusmo

  • @shafkacade6196
    @shafkacade6196 3 ปีที่แล้ว +5

    Alx fankii iyo qurunkii waankabaxay isoo duceeya walaalahay codsi in aan kulabanin 1k oo subscribed igaarsiya codsi waaye waa7

  • @muuseahmed4472
    @muuseahmed4472 3 ปีที่แล้ว +1

    Anuu barjaralaha shaqo cadiya ayaan u arkaa 🤞👏

  • @maajidkariim5097
    @maajidkariim5097 2 ปีที่แล้ว +1

    Aahhh uguurguuro waayaha

  • @Become_Skiller_Technology
    @Become_Skiller_Technology 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend always islegend
    Ish calaa voice and video

  • @ibraahimxasan9456
    @ibraahimxasan9456 3 ปีที่แล้ว +18

    Guys waa idin baryaa baryadaan badan naga dhaafa waa idin dhibsannay oo wllhi ah, faallo adinka ayaan idinka aqrin la,nahay xaqiiqdii.

    • @qabulahmedafrax9285
      @qabulahmedafrax9285 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll comment dhan wlhi waasonaciraba dadkan maxaakaqaldan

    • @aliahmedali65
      @aliahmedali65 3 ปีที่แล้ว +1

      Guys waan idin baryeynaa e baryada badan naga dhaafa hhhhhhh whi waad iga qoslisay calooshaad ka hadashay

  • @ibtisaamaragsan5048
    @ibtisaamaragsan5048 3 ปีที่แล้ว

    Aarka jiliinku caadi mahn horay usoco wall wax ku ciila ilaahay ha kaa hayo ❤👏🌸

  • @cabdifataaxburcaawi2176
    @cabdifataaxburcaawi2176 3 ปีที่แล้ว

    Wel don and go forward bro fanaan jira

  • @abdirisakmustafe6927
    @abdirisakmustafe6927 3 ปีที่แล้ว

    Hees dareen gudbinaysa top video tusmo wax kle

  • @waanxaday5174
    @waanxaday5174 3 ปีที่แล้ว

    Keep going boqorka codka ismaciil aarka 🙏

  • @mahadyare8070
    @mahadyare8070 3 ปีที่แล้ว

    Aarka haya hore usoca

  • @cabdicasiis2903
    @cabdicasiis2903 3 ปีที่แล้ว +5

    This man another level🤴🔥🔥🔥🔥

  • @kiinaadan2857
    @kiinaadan2857 3 ปีที่แล้ว +2

    Ismaaciil aaarka hore usoco bro

  • @KaafiyoXurmoMusic
    @KaafiyoXurmoMusic 3 ปีที่แล้ว +1

    walaalkay marna fanaankaygi Aarka.😍

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilhayow hesaha naga madobee yaa alh🙏

  • @abdirazak7374
    @abdirazak7374 3 ปีที่แล้ว

    Aarkii fanka oo fagaaraha jooga hore USO sxp

  • @lavly12367
    @lavly12367 3 ปีที่แล้ว +4

    Omg this song is so deep 😭 😍

    • @c-seey6676
      @c-seey6676 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk
      Maxa jira

  • @muniiribrahiin6100
    @muniiribrahiin6100 3 ปีที่แล้ว +2

    Ismail aarka inta rageerta like ii saar
    Keep going zhpE

  • @hamsek2677
    @hamsek2677 3 ปีที่แล้ว +13

    Reer xamarow raali ahaada wiilkan sidaas ayaanu ku qaadanee

    • @siraweys4908
      @siraweys4908 3 ปีที่แล้ว +1

      Liinta ka ilaalsha fadlan

    • @zakiexpo9064
      @zakiexpo9064 3 ปีที่แล้ว +1

      @@siraweys4908 reerbuu nagala jooga
      Wana magaladisi labad xorbu ku jooga

  • @arusjunior3586
    @arusjunior3586 3 ปีที่แล้ว

    What a Meaningful song bro hambalyo

  • @abshirhaji9636
    @abshirhaji9636 3 ปีที่แล้ว

    Ismaaciil Aarka Jiliinka aad ayuu u keenay fanaan da'yar ah oo mustaqbal fanka ku dhex leh waan ku taageeraa sxb horay usoco

  • @pinkqueen6629
    @pinkqueen6629 3 ปีที่แล้ว

    Xamze Rashid my brother keep going

  • @xamda185
    @xamda185 3 ปีที่แล้ว

    Mashable Allah Fiiri Masha Allah. Waxaa mahad iska Leh Illaheygi inago galad yeeley willal sidas u quruxbadan. Illahow inoo xafid iyo dalkeyna. Ismaciil handsome man.

  • @aliabdidhegaweyne9080
    @aliabdidhegaweyne9080 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend Ismail aarka horay usoco

  • @zuperzackztar2292
    @zuperzackztar2292 3 ปีที่แล้ว

    Aarka keep going prothee

  • @sumayaalideksi999
    @sumayaalideksi999 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi xaqiiqda ayaa uu ka hadalaya😔

  • @mohamedabdullahi5572
    @mohamedabdullahi5572 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees ka sheekeynysa aduunyada iyo xaladaha bini aadamka

  • @moonamoona5647
    @moonamoona5647 2 ปีที่แล้ว

    Ax yaa hees😥👌

  • @DhulCun-oz5tl
    @DhulCun-oz5tl 8 หลายเดือนก่อน

    Aabo Daaha gaas cid ereyo Hees kugu gaadha ila iminka Ma HayO❤❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +4

    *IsmaaciiL AarkaH legend_**______*