Ismaaciil Aarka Jacaylku Haysdaba Wareego Official Music Video 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.พ. 2020
  • Copyright@Hawraar Music
  • เพลง

ความคิดเห็น • 341

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 4 ปีที่แล้ว +52

    Ismail aarka fanan muqdisho uso baxay cod bu leyahay 🔥👏👏

    • @muusecabdi4443
      @muusecabdi4443 4 ปีที่แล้ว +4

      sida umu soo baxeen ahdu muqdisho jogo durba isaga oo aan 1 sano dhamaysan ayau soo baxaay mansha allah hore u socoo bro fanaan somaliyeed ayaad tee

    • @nimcmaxamed8476
      @nimcmaxamed8476 4 ปีที่แล้ว +1

      Fanan cod macan ismaacil aarka❤❤

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 4 ปีที่แล้ว +22

    Hees kasta oo top ah ood aragto waxaad ka dhex eegta ugu yaraan hal qof oo legend ah ... *Nabiil Bulle* laxankiisa ku jira meesha yakhi😍✔✔

  • @sulekhadahir2957
    @sulekhadahir2957 4 ปีที่แล้ว +173

    Wiilkan inu yahay ban filaya heestii habeen labadiisa galin gig iyo dharax ban maqlaa dhaguhu ila guuxayan👍🏽💯 kuso dhawoow magaladaadii hargeysa cadey

  • @Supersalaxcarab143
    @Supersalaxcarab143 4 ปีที่แล้ว +43

    Aaar bal waxan la radiyo aaan dhadhamiye ilahay ban kugu dharshe hadi xalal lagugu shalay oo hooyada aad jaceshahay like ta aan dhadhamiye ii saar 😂😂😂

  • @yahyefilms5743
    @yahyefilms5743 2 ปีที่แล้ว +48

    After 1 year we interested this Song❤

  • @bahjatahir980
    @bahjatahir980 4 ปีที่แล้ว +84

    Ala yacsk yarku cod macana hdad ila argty liketa ha idhfin 👏

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +29

    Wwwww wiiil dayar oo cod macaan❤❤💯💋💋💋❣ leh mnzha allh ❤❤❤❤❤ heeez wax badan xabaarzan😥😥😥😥

  • @deqsanxusen8979
    @deqsanxusen8979 2 ปีที่แล้ว +8

    Sanad kadib hadad hestan soo maqashay liketa hayla dhafin

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 4 ปีที่แล้ว +23

    Wiilkaan waa Fanaan buuxa keep going bro Ismail aar ciyaalkii ree hargeyso

    • @Najaax
      @Najaax 4 ปีที่แล้ว

      8889

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 ปีที่แล้ว +20

    WooooooooooW fanaankan wuu idhex qaaday😁 Fanaan igayaabiye cod iyo action ♥️👍Masha'Allah 👏👏👏

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +17

    Fanaan cod mcn ❤️ Ismaaciil Aarka 😍

  • @Yahiasocial
    @Yahiasocial 4 ปีที่แล้ว +23

    Ismail morgan cod ilaah hibo ku siiyay saaxibkeyga qaaliga fanka in aad heer ka gaari doonto ku rajeynaa 🙏💯

    • @yarkjclyarnkod2822
      @yarkjclyarnkod2822 4 ปีที่แล้ว +2

      Legend wye Morgan Cod kisa ayuu Fanka ku jogaa insha Allah waaaa u ka garidonaaa mel sare sxp Qaali ah Morgen wllle mxaan Mel is kula so shahenay

    • @ubaxcali8898
      @ubaxcali8898 3 ปีที่แล้ว +2

      Diinta mad dhahdiid wll

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 4 ปีที่แล้ว +14

    Ismaaciil Morgan Zxpky Muqdishaan Kugu Sugaah Liph Keep GoinG Wll 😍🤴💚💛❤🙏🙏

  • @ayaansomali262
    @ayaansomali262 4 ปีที่แล้ว +11

    Waaw wiilku cod mcnaaa masha allh
    Brother keep going fanka wuxuu u baahan waa adoo kale

  • @diyaarsaneofficial2585
    @diyaarsaneofficial2585 4 ปีที่แล้ว +13

    wiilkan wàa wiil caluumta diinta said uyaqana waana fanana marna waa shiikh nin aan gacan tagay horay uso wll morgan

  • @dabaaaaye
    @dabaaaaye 4 ปีที่แล้ว +8

    Yaaa salaaam!! Ismaaciil fankaa in badan sugaayay! Hees dhan walba ka dhisan. Good Job Hawraar crew!

  • @najmogalmudug6619
    @najmogalmudug6619 4 ปีที่แล้ว +15

    Ax cod buu hya wale wiilkn❤❤❤😍🤴

  • @aarka8204
    @aarka8204 4 ปีที่แล้ว +37

    Heesta qiirada lahed ee si qaas ah noo sameeneysay hadaa rer muqdisho nahay wiilka ku baranay😥😥
    Codkada waa hibo gaar ah horay u soco libaax

  • @najmanajmamohamed1277
    @najmanajmamohamed1277 2 ปีที่แล้ว +19

    Farom alizaki io salaax sang io Amin yare♥️😻💞🙏

  • @janojuweria3921
    @janojuweria3921 4 ปีที่แล้ว +11

    Woooow Hees xikmaad waadata😭😘

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadii Qof dan la'hi Habsaamoo Rajadu dip u guratay waayooo Cashaqu ha is diidanaado♥️💔💔💔

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 4 ปีที่แล้ว +6

    Somali super 🌟 beautiful voice and cute boy!welcome to hargeisa ismail yare huno i love xamar cadey

  • @muslimlady4981
    @muslimlady4981 4 ปีที่แล้ว +18

    Hargreisa bilic wanag my bro keep going

  • @xassanlakad4262
    @xassanlakad4262 4 ปีที่แล้ว +5

    Ismaciil morgan Aarka wlhi waan kuu xiisnay rer muqdisho nahay cadwgaga Allha qabto horay usoco🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว +7

    Cali Zaki saalax sanaag amiin yare iyo abdijabaar gacaliye inta ku a tagtay heestan markii ugu horaysay like ii saara

  • @nastexosaadaq5746
    @nastexosaadaq5746 2 ปีที่แล้ว +3

    ina kusoo aragty salah sanag aaamin yare abdijibar iyo cali saki haday daacide hungowdo❤️🥰❤️❤️

  • @queenqarnih6679
    @queenqarnih6679 2 ปีที่แล้ว +7

    Allaaah yacisak hees xigmad xambarsan horay usoco wllkeen aarka 🥰

  • @caliqanciye337
    @caliqanciye337 2 ปีที่แล้ว +4

    Heesta sidayda 2021 hadad dawanayso
    Iso salaan😀

  • @roobleluka5766
    @roobleluka5766 4 ปีที่แล้ว +4

    ismacil aarka ❤axyaa cod
    iyo muuqaal cajiiba hawraar☝️😘

  • @abdiqafarsaidamir56
    @abdiqafarsaidamir56 4 ปีที่แล้ว +5

    masha allah alfanan ismaciil aarka xidiga muqdisho uga shidan keep going bro

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial5540 4 ปีที่แล้ว +8

    Alfanan Ismaiil aar horay usoco🇸🇴

  • @isleegshow
    @isleegshow 2 ปีที่แล้ว +3

    Ismujiya inta hestan kaso maqashay cali zaki iyo gacaliye amiin diini salah sanag kkkk

  • @jimcalexuseen8872
    @jimcalexuseen8872 4 ปีที่แล้ว +23

    hadaad heestan markaa aragtey wiilka yar ee qaadaya like 😅😅

  • @MadashaUgaaska
    @MadashaUgaaska 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestani inay kala kacayso 2021 cida og like saara😂😂

  • @arfiabdi7117
    @arfiabdi7117 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going my brother fananka Somali 💞💞💞💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💘💞💋💕

  • @abdihalimmohamed3277
    @abdihalimmohamed3277 4 ปีที่แล้ว +5

    Markay 1m gaadho like isaar

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan anigu imaykaan arkaye waab ku haysta

  • @ilhaanahmed7156
    @ilhaanahmed7156 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a fanaan Reer Muqdisho Oo Cod macan keep going legend

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees hees dhaafty 2021 hadad soo raadisay💃Aarka🎙🔥

  • @nabadiyonololchannel7043
    @nabadiyonololchannel7043 4 ปีที่แล้ว +6

    Wllkey ku soo dhowow fanka somaliyeed

  • @hibakmohamet9270
    @hibakmohamet9270 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha alllllah
    Codka 100%
    Style 100%

  • @user-cz5us1md5d
    @user-cz5us1md5d 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nolasha waa wareegto sababtoo ah shaly wax qurux badan ay kaa qaadatey ayey manta ayoogo wixii kula xunyihin kusoo celinee😊 qofkaa marka ugu horeso jeclaato sinaba kuma ilowsid waqtiga iyo wayaha iyo qofkaa wuu isbadali karaa lkn xasuusaha qalbiga isma badalaan😢😢

  • @faisaabdulqadir4791
    @faisaabdulqadir4791 4 ปีที่แล้ว +16

    inte ban radinayay heestan habenki la diyrinyay xadir ban ahaaa hawrar iyo ismacilba horay uu socda hees iga dheh

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 4 ปีที่แล้ว +10

    Midkeena dayaciyo midkeena daryeela dunidaa arkayse Duhurkii adigu hay habeenkiina iida
    Fire song

  • @maajidmohaz7384
    @maajidmohaz7384 4 ปีที่แล้ว +9

    Fananka zanadka aarka
    Laxamiste weyn n.buule
    Fara dahab m.cadceed
    Rag baa is helay🙏
    Hore usoco wll aarka🤞

  • @maxamedfoodcade3406
    @maxamedfoodcade3406 3 ปีที่แล้ว +1

    Aarka hargesa ma.aday sxb mcn 🇸🇴🥰🥰

  • @ahmedmahameddaud2934
    @ahmedmahameddaud2934 2 ปีที่แล้ว +3

    After One Year amazing😂

  • @mahuraan143
    @mahuraan143 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah ismail cod nin oo buuxa baad leedahay bro horay u soco heestii Afku waa afkii aan muuqaalkeedaan kaa sugaynaa

  • @KaafiyoXurmoMusic
    @KaafiyoXurmoMusic 4 ปีที่แล้ว +7

    Hore usoco ismaciil aarka👌💯
    Heesti qarniga iyo chanelkaygi hawraar group
    Oo shaqo wacan lagu yaqaano.

  • @mahadbashaash7588
    @mahadbashaash7588 4 ปีที่แล้ว +3

    Good job ma legend ismaaciil Aarka waan hubaa inaad soo muuqan doonto lpx keep going #Hawraar_music_production dad howshooda la hubo🙏🙏

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw cod ayuu leyahay fanankan keep going

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan hadda ayay ka qaraxday tiktok 11/2021 ✌

  • @yahyeabdi9578
    @yahyeabdi9578 4 ปีที่แล้ว +6

    Wow..!It's Amazing Song, ismail Aarka Bro ,your Voice Looks like Xsn Adan smtr ,Any Way You're Talent Guy , And I Say you Keep Going Broh ,thanks😘❤

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 4 ปีที่แล้ว +3

    Mi boy Aarka axsn voice go forward lipx

  • @abdirahimbeyle3714
    @abdirahimbeyle3714 4 ปีที่แล้ว +2

    Abgaal boy🙆‍♂️💗🙆‍♂️

  • @Tracks777
    @Tracks777 4 ปีที่แล้ว +24

    amazing stuff

    • @updihakiimcllahi790
      @updihakiimcllahi790 2 ปีที่แล้ว +1

      Welcome so somali music🇸🇴🇸🇴

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน

      Ohm that’s you and me in a bag 💼 of extra cheese 🧀 please and tho I’m still in the same | _ no need of it a and 😂 ok bye for it all my i 😂😊

  • @maxamedabuukarcusmaan9875
    @maxamedabuukarcusmaan9875 4 ปีที่แล้ว +1

    Duhurkii adigu haay habeenkina iidaa sxb sare ismaciil morgan horay usoco

  • @maanbila2198
    @maanbila2198 4 ปีที่แล้ว +2

    Aarka fanan dhameys tiran mesha🎶 kasii wad ina aabo ❤❤❤❤❤

  • @apdizhakurtayzonapdizhakur4411
    @apdizhakurtayzonapdizhakur4411 2 ปีที่แล้ว +3

    IzmaCiL Aarka CodkiE O QoFa ❣💟

  • @hudaapdirahmanyuusuf8271
    @hudaapdirahmanyuusuf8271 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla ismaaciil aarka yarka sanadka💋❤

  • @nasroabdikadir331
    @nasroabdikadir331 4 ปีที่แล้ว +3

    Am in loph with this young man 👌

  • @nihaalindho2180
    @nihaalindho2180 4 ปีที่แล้ว +3

    Abti illaha ha hakusoo hanuniyo love you abti ❤️❤️✌️

  • @wardawacan233
    @wardawacan233 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcha allah talented weye wilkanu

  • @abdirahmanabukarmahmedabdi3622
    @abdirahmanabukarmahmedabdi3622 4 ปีที่แล้ว +2

    Fnan ismacil fanan jira athay pro nice codkaga horey usoco pro

  • @ahmedsuliemani6835
    @ahmedsuliemani6835 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta illa aragtey iney heestu is khilaafat like ha saarto

  • @fadumawarsame8567
    @fadumawarsame8567 4 ปีที่แล้ว +2

    Axlaa song wlhi ❤️❤️❤️

  • @qeyrmedia3656
    @qeyrmedia3656 4 ปีที่แล้ว

    Al fanaan aarka Keep going my pro🎤🎧 heesta sanadka

  • @abdihalimmohamed3277
    @abdihalimmohamed3277 4 ปีที่แล้ว +5

    Amazing voice🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @saiida001mahad6
    @saiida001mahad6 4 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️cadi maha 👌🏻

  • @xasaaziyare4751
    @xasaaziyare4751 4 ปีที่แล้ว +2

    Al fanan aarka new love song so dhawow cimamadada mahysto
    Horey usoco ✌

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 4 ปีที่แล้ว +1

    Aarka keep going pro 🔥🔥💯💯

  • @Tracks777
    @Tracks777 4 ปีที่แล้ว +4

    awesome video

  • @Neima_Omer
    @Neima_Omer 3 ปีที่แล้ว +1

    HADAY DAACADI HUNGAWDAY
    DAMACU KA ANBADAY XAQIQDA
    JACAYLKU HA IS DABA WAREGO
    axyaaa hees 👏👏👏👏👏

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 ปีที่แล้ว +1

    Koley ani Cawa wan uso muraaday Heeskan Alla Yacizak Aarka🌏💥

  • @yarkjclyarnkod2822
    @yarkjclyarnkod2822 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllle Waaaa Sxp Qaaaali ah Morgan Wllle waaaad Tilabsathy AlllH ku Dhwro Haregeysa Cade mey Ka Shidnathy nh wllle Codka Ayaa Fanka ku jogatA
    KEEP GOING MORGAN SXP QAALI AH

  • @abdikadir6ix9ine97
    @abdikadir6ix9ine97 2 ปีที่แล้ว +11

    After one year and this song is hit❤️

  • @mustafabdullahimohumud217
    @mustafabdullahimohumud217 ปีที่แล้ว

    Jaceylku ha isdaba wareego 😎

  • @nimcoabdullahi848
    @nimcoabdullahi848 10 หลายเดือนก่อน +1

    😢iLove😭you❤❤wow

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 4 ปีที่แล้ว +3

    Maftuux Cadceed 👌👌

  • @josephameeza5169
    @josephameeza5169 4 ปีที่แล้ว +17

    BoqoRoW ka paxsatay oo wlhi
    Ane igu haleey in Naan bajaajta ka shido😂😂😂😂

  • @zadaamapdi2561
    @zadaamapdi2561 2 ปีที่แล้ว +1

    From tiktok wa idin salaamaya😁♥️

  • @kingnarayan7358
    @kingnarayan7358 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hees aad u macan Nolow wall Aarka 🙏🙏

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 4 ปีที่แล้ว +2

    www waa wiilkii haben labadiisa galin qarax baan arkaa

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 4 ปีที่แล้ว

    Wooow waa fanan buxa mansh allah

  • @axmedaadan5706
    @axmedaadan5706 2 ปีที่แล้ว

    Magacaahajiro ismaaciil aarka wllo

  • @heescomingson644
    @heescomingson644 4 ปีที่แล้ว +1

    Arka xidig mustaq bal ifaya leh hore u soco form hobalada geyga moqdisho

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh❤✌😗

  • @hannabeauty2540
    @hannabeauty2540 2 ปีที่แล้ว +2

    My only singer ❤️

  • @padriacaaqilali249
    @padriacaaqilali249 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii iLa ragtaay hestaan markaad maqashay inad jecel darenthay🥲

  • @anisamerica2056
    @anisamerica2056 4 ปีที่แล้ว

    Best song xaqiiqda💯💯💯

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad ka baxsatay sxb

  • @najmonalka9928
    @najmonalka9928 4 ปีที่แล้ว

    Fany bay ❤🔐

  • @saidocishqi3338
    @saidocishqi3338 4 ปีที่แล้ว +4

    Aarki Aaryada alaylehe Alleh haykaa xifdiyo Boqortooyo ❤❤

  • @caynitv7319
    @caynitv7319 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh wallhi 🥰

  • @nasroabdulkadir2196
    @nasroabdulkadir2196 3 ปีที่แล้ว +4

    Amazing song

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 4 ปีที่แล้ว +6

    Wallee muqdisho haday fanaan la hubo heshay , saaxiibkeey Ismaaciil aarka keep goin bro

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa muqdisha hhhh

    • @yarkjclyarnkod2822
      @yarkjclyarnkod2822 4 ปีที่แล้ว +3

      @@shaadiaofficial7006 Muqdisho waaaa u ka tagay lkn Waaaa Fankena ogwa taaas hada Haregeysa ayuu ku sugan yahya alllah dhwro sxp Keey Qaaali ay Morgan legend wye

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +2

      @@yarkjclyarnkod2822 wn grty lkn inu rer xamar yahay lagama dareemo af rer waqooyibu ku heesaya mrka rer xamarku heesayan markiiba wa lafahma sida awgeeyd ayaan ku dhahay

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 ปีที่แล้ว

      official hhhhhhhh

    • @sahankawararka9922
      @sahankawararka9922 4 ปีที่แล้ว

      @@shaadiaofficial7006 yarku xaga baashaal buu u aaday ee saldhigiisu waa xamar

  • @ahmedyaqzhiid883
    @ahmedyaqzhiid883 4 ปีที่แล้ว +2

    Ismacil arka hore usoco

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet8429 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanan dhamystiran 💓

  • @abdirizakjrali6377
    @abdirizakjrali6377 4 ปีที่แล้ว +2

    KEEP GOING
    POQORKA CODKA AYAAD BADESHAY ZXP FANAAN HUBAN
    HEESTA WLHI
    SAMEYN IGU YELATAY

  • @deeqadagan4891
    @deeqadagan4891 3 ปีที่แล้ว

    Mucjisada fanka soo gashay🔥🔥🔥