ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ISMAIL AARKA IYO AYAAN WADANI
    NEW SOMALI MASHUP 2023
    MUSIC : MUSTAF KARAAMA
    VR: YACQUUB VARGILIA.
    CAMERA & EDITING Y3

ความคิดเห็น • 422

  • @huisenftoor6654
    @huisenftoor6654 ปีที่แล้ว +27

    Caadi maaha war waa kuwan dadkii fanka loogu talagaley axyaa golden voice ✨

  • @Faysel296
    @Faysel296 ปีที่แล้ว +185

    I'M From Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 I love aya & esma music

    • @abdifatahyussuf8171
      @abdifatahyussuf8171 ปีที่แล้ว +31

      Meeshan xabashi waxba kuma lahan ee haku lumin najisyahow!!!!!

    • @shamsirashid7853
      @shamsirashid7853 ปีที่แล้ว +2

      @@abdifatahyussuf8171 you are so mzr?&😡😡😡😡😡🛑🇱🇷🇱🇷🇱🇷🇱🇷

    • @maxamuddhaqane8066
      @maxamuddhaqane8066 ปีที่แล้ว +6

      Thnks pro ❤

    • @caalamiproduction7581
      @caalamiproduction7581 ปีที่แล้ว +5

      ​@@shamsirashid7853 dhipta jirta wexe tahay xabashida waxa uqabta ine darajo ku dheeryihin oo wx ka mid tahay dadka ay miskaxda ka gumeysteen soo kaa hadii wax laga sheego aad uqabto cirku inu kugu soo dumaayo 😮‍💨😒

    • @caamirmuxudiincamey837
      @caamirmuxudiincamey837 ปีที่แล้ว +1

      😂

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 ปีที่แล้ว +33

    Heestan inta hore yay kashidantahy❤

    • @zak6754
      @zak6754 2 หลายเดือนก่อน +1

      100%

    • @AbdiwaliOsman-w2l
      @AbdiwaliOsman-w2l หลายเดือนก่อน +2

      Beenta ma ahna

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE ปีที่แล้ว +60

    Waceysle Starts Aarka and Wadani 🎉 From Saleebaan Habargidir Heeskaan Waxaan Mooday Music giisa markuu toonka bilaaban hayo heeskii shooli ee arooskiinu rraacaa ladnaan ladnaan amazing labadeyda fanaan 🎉

    • @coonkacadde8568
      @coonkacadde8568 5 หลายเดือนก่อน +3

      Mustaf karaama lee saas wax utumikaro

  • @yusufmohamoud1056
    @yusufmohamoud1056 ปีที่แล้ว +12

    Wow my dear sister qali keep going ayaan wadani boqorada codka keep going guy's 🥰👏👏

  • @mohamedabdi4509
    @mohamedabdi4509 11 หลายเดือนก่อน +14

    NABADEEY WAXAA QABA
    NINKA ADIGA OO NOOL
    NIMCO KULA WADAAGEE
    NEBCIYEE ABAAREEY
    DOOGII NUGAAL IYO
    NAQA JECELIYAAYEE
    NARUUROOY
    HARKII AAN KU NASTEE
    YAAA NUURAL CAYN
    SIDUU NABARKU IGU YAHAY❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamedDeeq-yd5nt
      @MaxamedDeeq-yd5nt 10 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @siidcalicade5814
      @siidcalicade5814 6 หลายเดือนก่อน +2

      Yaaku warama hadnahygiyow inaan walidartaa wadlajoog u ahay Mala wehelkygiyow waalano naf jaceyl wataa waana qadanine waxba kuuma hayaan

    • @MaimunSheik
      @MaimunSheik 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤👏

  • @abdifatahbashe7392
    @abdifatahbashe7392 10 หลายเดือนก่อน +21

    when legends come together great things happen❤

  • @nuurojiinow9638
    @nuurojiinow9638 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah waxaan hees wey dhaaftay afkiina caano iyo malab lagu qabay

  • @Fardosaoomar5960
    @Fardosaoomar5960 ปีที่แล้ว +16

    Masha allaah pro cod dahab ismaciil aarka ayaan wadani wan idin wataa 🥰🥰🥰

  • @hodanmahamed5004
    @hodanmahamed5004 ปีที่แล้ว +14

    Aayan qurux iyo codba allah kusiyaye ❤❤

  • @AniisaaadanAniisaaadan123
    @AniisaaadanAniisaaadan123 ปีที่แล้ว +37

    Codka qurxda badan waxn jecla ina lagu akhriyo quranka karimka wa iga codsi wllo✨️

  • @zacdiyazeetuni4702
    @zacdiyazeetuni4702 ปีที่แล้ว +19

    Ay M.a @Ayaan wadani and @Ismaciil Aarka🎵
    🥰Boqorada codka and Boqorka codka❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @KhalidCosta4
    @KhalidCosta4 ปีที่แล้ว +8

    Favorite Ayan iyo aarka Guuleesta 🔥

  • @ahmedabdi6488
    @ahmedabdi6488 ปีที่แล้ว +10

    wooow m.a libaaxeenaa is heshay wlhi 👍👍

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare ปีที่แล้ว +15

    Woow amazing laba fanaan isku soo baxaayo aarka iyo wadani waxaan idin ka codsanaa inaad heesihii sahra axmed iyo samatar dib usoo qaadiin mahadsanid ❤️❤️❤️🙏❤️🙏

    • @maxamuudcoloow8445
      @maxamuudcoloow8445 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abaayo quruxbadan Allah kuxafido indaban my queen ❤

    • @MuxiyoCiise
      @MuxiyoCiise 8 หลายเดือนก่อน

      haa sxb gut❤

  • @ayoubrouble3950
    @ayoubrouble3950 ปีที่แล้ว +22

    Waxaad moodaa dadki qaadayba ineey ka cod mcnyihiin ❤️❤️

  • @mjcomedy6516
    @mjcomedy6516 ปีที่แล้ว +12

    Woooooow boqorka codka my legendary musician ❤️❤️❤️

  • @ismaijirmaa3544
    @ismaijirmaa3544 ปีที่แล้ว +8

    Waaaw! Muster class 👏

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ayan wadani iyo ismaacil arka.allah idin xafido.finally abgaal fanaanini

    • @DRAKRAM31
      @DRAKRAM31 3 หลายเดือนก่อน

      Gabadha h.g waayo hhhh

    • @AnsprechpartnerNameless
      @AnsprechpartnerNameless หลายเดือนก่อน

      War waad xanuunsantihiin heesta dhageysta , WHO cares waxey yihiin.

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 ปีที่แล้ว +15

    Bishii Barakesaned Ayaa So dhaw Mabi Amaan noga Badala Si Uu Alle Soonka naga Aqbalo🙏😔

  • @sundusyasindahir1995
    @sundusyasindahir1995 7 หลายเดือนก่อน +5

    Doogi nugaal iyo alla jecliyaye😭❤️🫶🏻🐐🇸🇱rer nugaalednimo

  • @abdirisaaqsanka3592
    @abdirisaaqsanka3592 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi ayaan wadani wa duni kale ❤❤❤❤

  • @aayatkhair
    @aayatkhair ปีที่แล้ว +51

    I love his voice.. I think he has best male voice.. Allahumma barik ❤️

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadba jira walano haday wax is raba arkan walalaha kala dile jacaylkeena ka wayn❤❤❤❤that part hit different

  • @Suhur_abdy
    @Suhur_abdy ปีที่แล้ว +6

    Ayaan wadani ismaciil aarka faniin aan jeclhy waye noolada❤❤

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 หลายเดือนก่อน +12

    Somali music is the best nobody's can't beat.we are the best.we are the best world.1 viva somali.

  • @Osoble_69
    @Osoble_69 10 หลายเดือนก่อน +5

    ayaan wadani wlh codkaaga waa 100% masha alah aarka legend cod mcn 🐐💯

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel ปีที่แล้ว +5

    Waaaaaw walalahy waa Laysku helay meeshan wacdaraa ka dhacay guulaysta

  • @kamalyare1632
    @kamalyare1632 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hadii Qurux la isku baxo, Haween wada borotamaan, Sagaleey dheehaga bilan, Bilaahi ma garayan. Axyaa hees. Gabdhaha MR qurux laguma gaaro wlh Mashallah. From MJ

  • @BishaarYare-p4z
    @BishaarYare-p4z 9 หลายเดือนก่อน +5

    I M from x d s I love somaali music😂😂😂

  • @afraxyare2227
    @afraxyare2227 ปีที่แล้ว +6

    Boqorada codka iyo boqorka codka aarka ❣️🎻🎻🎻🎻🎻🎻💯💯💯❣️❣️

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 ปีที่แล้ว +5

    What a beautiful mushup 2legend 👏👏👏👏

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 8 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan si qaas ah baan u jeclahy ❤salama intii iga dameyn doontay 😚🙌🏿

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 ปีที่แล้ว +7

    Wacesle heesayo waliba abdirahaman saleman ina aderyaashey ❤️👑

    • @DeeqowMuqtaar
      @DeeqowMuqtaar ปีที่แล้ว +3

      Waceysle wey yihin balse wa cabdi raxmaan saleman iyo macalin dhiblawe aye kala yihin ayan macalin dhiblawe❤ kaste ebow

    • @abdirahmanmohammedwehlie4383
      @abdirahmanmohammedwehlie4383 ปีที่แล้ว

      @@DeeqowMuqtaar sax waye❤️🥰

    • @hindi18
      @hindi18 54 นาทีที่ผ่านมา

      ismaciil aarka waa warsan gali

  • @mohamedalibarre
    @mohamedalibarre ปีที่แล้ว +15

    I`m from somaali i liked somali music❤

  • @abdisalamzubeyr3933
    @abdisalamzubeyr3933 ปีที่แล้ว +2

    Cod100
    Ciyaar100
    Duubis100
    Music 100
    Arka iyo gabadhan
    Yaa ugahara fanka ayago oo keliya ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Guul

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aarka fanka 😊❤

  • @miskimohamed4840
    @miskimohamed4840 ปีที่แล้ว +4

    Eedadey ayaan qurux iyo inader ismaciil guuleysta❤

  • @halooyeelo5679
    @halooyeelo5679 ปีที่แล้ว +6

    muqaalka qofka edit gareyay ayan la ahdla wll beutybox ka sa u isticmaashey maha wll wad ka abdisay adjusmentga hada muqaalka o dhan waa smooth saaid ah

  • @oraahsameadanhassan2363
    @oraahsameadanhassan2363 ปีที่แล้ว +5

    I dont understand Somali language but wan jaceleahy hesaha Labadan fanaan🥰🥰🥰

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 10 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxan ku xasuustaa taraag aan galay aniga saxad qof ookale 28 8 2022 1laa 12:000 Habeenimo xasuus ogu qaali ah sxb yaiin khadar iyo aniga ahaa nimcaan caraxaman habeen wcn

    • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
      @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂❤😂😂😂

    • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
      @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉😮😮😅😅😊😊

  • @YURUBBELAOFICIAL
    @YURUBBELAOFICIAL ปีที่แล้ว +4

    WOOW. MANSHA ALAA SOWD ESH CALAA HEÈS AYAAN IYO ISMAIL ARKA NOOOOLADA

  • @riazabukarali
    @riazabukarali ปีที่แล้ว +8

    Best mashup ever 👌

    • @MuriidiHaaji
      @MuriidiHaaji 8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤

  • @ahmednoor873
    @ahmednoor873 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo dadkii fanka ayaa ishelay walee m.a❤😊😊

  • @sulemanjabr3903
    @sulemanjabr3903 ปีที่แล้ว +9

    From Eritrea 🇪🇷 love somali

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS ปีที่แล้ว +8

    IM from SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴 I Love you
    Song SOMALIA 🌹 🎵 💚

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 ปีที่แล้ว +2

    Mxd uxusi weyday Cidii heesta lahayd alle haw naxariisto Axmed Mooge liibaan

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 ปีที่แล้ว +8

    Ayaan iyo aarka geeska ismaaciil 🥰

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel ปีที่แล้ว +5

    Ayaya doogiii nuugaliyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FarxaanSaldaato-p6l
    @FarxaanSaldaato-p6l 9 หลายเดือนก่อน +1

    2023/12/14 inshalah waxan rajeynaya hadii ilahay hamigeyga ii aqbalo inan marlabad soo xususan dono inshalh

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว +4

    Aarka &Ayan Wadani 🇸🇴❤👍👍💘👍👍👍👍

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Codadka Dahabiga Ah

  • @MiskimohamedAbdulle
    @MiskimohamedAbdulle 6 หลายเดือนก่อน +1

    Eedadey ayaan wadani iyo adeerkay Ismail aarka legends

  • @laylasbeautysalon117
    @laylasbeautysalon117 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah gold voice

  • @CfataaxcCfataax12
    @CfataaxcCfataax12 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan ayaa sameyay kawren asxbta heesta qiimeeye ❤

  • @ABUUAFNAANPRODUCTION2
    @ABUUAFNAANPRODUCTION2 ปีที่แล้ว

    Xidig muqdisho ismaciil aarka ft ayaan wadani

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq ปีที่แล้ว +3

    The great Abgaal 🎉

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie17 ปีที่แล้ว +1

    Waahwaah waxaasaa jacbur songs lagaa dhahaa,❤Codadkuna waa afkaaga caano lagu qabay,horay u socda...

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaaaaw my legends yaa salaam

  • @LUIZDIAZ-ik1uq
    @LUIZDIAZ-ik1uq ปีที่แล้ว +1

    I'm from Kenya🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct 2 หลายเดือนก่อน

    Yaaaa yaaa yaaa nuural cayn siduu nabar ku igu yahay ❤❤❤❤

  • @maryanmaryanruun7828
    @maryanmaryanruun7828 ปีที่แล้ว +1

    Ayy dumashi mahadsanid hartiyay naruuruy Doogie nugaaley

  • @omarsaqya-jv9qq
    @omarsaqya-jv9qq ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw Intaba caadi maaha wlh

  • @Internut1985
    @Internut1985 ปีที่แล้ว +1

    I am from Garxajis I love Abgaal songs 😅

    • @abdullahi370
      @abdullahi370 10 หลายเดือนก่อน

      Heeskaan waxa iskaleh nin. Isaaqa sacad muuse xaaji gujis ayaa lahaa waxa qaadaa axmed mooge abgaal heeso kale ayay leeyihin tan isaaq ayay kula dhuuqayaan

    • @Internut1985
      @Internut1985 10 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahi370 👍🏽

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wadanu Ft Aarka Hees iyo Bar

  • @nastehamohamed7455
    @nastehamohamed7455 ปีที่แล้ว +1

    Jah heestaydii magacaygi naruro gobolkaygii nugaal❤

  • @cabdullahicali4578
    @cabdullahicali4578 ปีที่แล้ว +3

    Wow Amazing 😮

  • @Nasab803
    @Nasab803 ปีที่แล้ว

    Sado ali.xasus Allah ya raxma raximiin cod macana ayan wadani❤❤❤

  • @CalidaauudCabdule
    @CalidaauudCabdule 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw❤❤

  • @engmohamedyusuf9222
    @engmohamedyusuf9222 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wadani ❤❤❤ keep going

  • @khad0z6
    @khad0z6 5 หลายเดือนก่อน +2

    Still wacting 2024 Habenka ciida 😂

    • @Wardaaliii
      @Wardaaliii 3 หลายเดือนก่อน +1

      From ciida carfo😂

  • @qadracumar7367
    @qadracumar7367 ปีที่แล้ว +1

    Woooow woow caadi mahan heesta Ayan iyo Ismail 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zainuuawow1955
    @zainuuawow1955 5 หลายเดือนก่อน

    My favourite singer Ismaaciil aarka codkaaga waa waxkale 🔥👌

  • @mohamudabdi81
    @mohamudabdi81 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw ❤️❤️❤️

  • @SuldaanJaamac-k2k
    @SuldaanJaamac-k2k 2 หลายเดือนก่อน

    Waaaaw masha allah od macan ❤❤1000

  • @ahmedsalah-of6ok
    @ahmedsalah-of6ok ปีที่แล้ว +1

    Kuwan oo kale oo badan u baahan ms. Ayaan iyo Aarka waa mahadsantihiin.

  • @RukiaHussein-rd8mb
    @RukiaHussein-rd8mb ปีที่แล้ว +11

    I'm from Kenya and I don't understand the Somalia languages but I love the song of this guy Allah bless you alot and give are full of talents

    • @dayibibraahim1077
      @dayibibraahim1077 ปีที่แล้ว +1

      And you we love you too

    • @khadardeek7387
      @khadardeek7387 ปีที่แล้ว

      Waxaas hanola imaanin.if you cant understand go n search for what you understand

    • @libanabdullahi3434
      @libanabdullahi3434 10 หลายเดือนก่อน

      @@khadardeek7387 se wax yeshe mandow

    • @salaanwarka8419
      @salaanwarka8419 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@dayibibraahim1077😊😊

  • @Mahadabdisalan-o4r
    @Mahadabdisalan-o4r ปีที่แล้ว

    Waaw caadimaahan cod ismaaciil iyo ayaan wadani❤❤

  • @Canshuurocabdirashiid-d2d
    @Canshuurocabdirashiid-d2d หลายเดือนก่อน

    Mashaallah❤❤❤❤

  • @deeqahassan8130
    @deeqahassan8130 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah boqoradena allah noka xafido

  • @abdullahiabdimahamed2398
    @abdullahiabdimahamed2398 ปีที่แล้ว +5

    Wonderful voice

  • @khulmiig
    @khulmiig ปีที่แล้ว +1

    Fadlan heesta ugudanbeyso ay qaadeyso ayaan yaa originali lahaa ??

    • @maanbila2198
      @maanbila2198 7 หลายเดือนก่อน

      Shankaroon axmed baa qaada

  • @AbdikafiAli-nb8mq
    @AbdikafiAli-nb8mq 11 หลายเดือนก่อน +1

    LA jaanqaadka heesaha Cumar dhuule dadka laguma dhibin oo qof waliba heerka uu ka joogo bulshada wuu la heysaa Fanka aan duugoobin Allaha u naxariistee Cumar Mahdi

  • @engmohaachannel4586
    @engmohaachannel4586 ปีที่แล้ว +11

    Great voice i love it

  • @najmamaxamed7590
    @najmamaxamed7590 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah Abowe ❤

  • @SabirCabdi-p2k
    @SabirCabdi-p2k ปีที่แล้ว

    Hees hees dhaaftay ❤waaka heyaaa

  • @hasanahmedhasanahmed7657
    @hasanahmedhasanahmed7657 ปีที่แล้ว +1

    Xidigta muqdisho ismacil aarka

  • @fartuunfanka4119
    @fartuunfanka4119 ปีที่แล้ว +2

    Ishcalaa hees😘

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 ปีที่แล้ว +2

    Wooow Ayaan wadani ❤❤❤❤

  • @ibraahimCali-pn8tu
    @ibraahimCali-pn8tu 9 หลายเดือนก่อน

    Goat 🐐 fanka❤😊

  • @alicabdi4635
    @alicabdi4635 ปีที่แล้ว +2

    M.a ismaaciil aarka io ayaan wadani

  • @huda4995
    @huda4995 ปีที่แล้ว +1

    Hoygii Fanka Galmudugbaa Nagala wareegaysa ❤️🥰

  • @zamzamdauud3089
    @zamzamdauud3089 ปีที่แล้ว +2

    Gawar macalin dhiblaawe ah iyo will Abdirahman Saleeeban wacesle Nimo ilma aderayal ❤😊

  • @ibraahimciidowcali7673
    @ibraahimciidowcali7673 ปีที่แล้ว +1

    Aarka fanka iyo boqorada codka ayaan wadani guuleesta

  • @abshirmohamed7204
    @abshirmohamed7204 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan gabadha ogu cod macaan fanaaniita muqdisho

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว

    Waceesle cadow wanaagsanoow walaalihii waa is wataan waa na waalaayaan 🎵🎵🎤🎤🎸🥁🎧🎹🎺🎻🪘🪕🎷

  • @MohHaz-v6l
    @MohHaz-v6l หลายเดือนก่อน +1

    Why not given best female singer award. Ayaan wadani

  • @MiskimohamedAbdulle
    @MiskimohamedAbdulle 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 who still listing 😢

  • @abdimajidhussein8825
    @abdimajidhussein8825 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 🎊 👏 Galmudug

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha llh